XOG MUHIIM AH Iyo Dood Adag Oo Dhexmartay Somali Shiico ah Iyo Ahlusna Waljamaac Suufiyada

  Рет қаралды 348,141

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 621
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin Жыл бұрын
Jazza kallah kheyr shekh C/rashid Alle haku xifdiyo oo qalad kale ha kaa ilaaliyo .
@MihamedOmarMahamud-hz3kp
@MihamedOmarMahamud-hz3kp Жыл бұрын
Sh abdirashid waad noo iftiimisay xaqqa ALIAHA kaa ajarsiiyo sida fiican oo aad ooga qayb qaadatay dooda mahadsanid inbadan
@CiisexaajiCali
@CiisexaajiCali Жыл бұрын
Masha allh culumada ehlu suna allaha xifdiyo ehlu baadil shiicada si feecan ayuu buudka ugula tuntay shiiqa dhalin yarada ah allaha barakeeyo
@ibroosdaacad5778
@ibroosdaacad5778 4 жыл бұрын
Somalida shekhan ahlu sunada oo cilmiga leh asxpta rasuulka scw difaacayo ma uduceysaan intaa culuma kalo maqan dhahesiin we ka fcnan lahayeen shekha waa shekh cilmi leh Ilaahey janada haku awaal mariyee
@HabibaFarah-y1c
@HabibaFarah-y1c 2 ай бұрын
Subxanalah may Allah protect us,zjazakalahul kheir sh c/rashid
@alihaadi3121
@alihaadi3121 3 жыл бұрын
Midkaan shiiciga intii laqabto dhaqan celin halageeyo umada buu baadiyayniyee😂😂😂😂
@ahmedjrahmedjr6542
@ahmedjrahmedjr6542 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@HASSANDheere-dt8gm
@HASSANDheere-dt8gm 5 ай бұрын
Anigu lamaba dooden lkn dheg iyo dhafoor Baan qarxin laha
@xasancdiiriye7658
@xasancdiiriye7658 11 ай бұрын
Maansha allaahu c/rashiid alle hakubarakeeyo fahankana hakuu siyaadiyo
@maxamedaamiinmacalincumar5233
@maxamedaamiinmacalincumar5233 4 жыл бұрын
subxanallah somali shiicinimo kufanayo Alle ayaa kamagangalnay
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
anaa kamid ah
@abdirazakahmed8780
@abdirazakahmed8780 4 жыл бұрын
@@AR-cx5yf nacladi kugu dhacday gaal yahow murtadka ah naarta ku waar
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 4 жыл бұрын
@@abdirazakahmed8780 Alshabaab iyo Shiico maxay is dhaamaan???
@FirstnameLastname-yq9wm
@FirstnameLastname-yq9wm 4 жыл бұрын
@@cumarhobyo9700 labadoda waa Kuwa diinta badalaya
@al-risaalatvbroadcastingis5230
@al-risaalatvbroadcastingis5230 4 жыл бұрын
@@cumarhobyo9700 waxay is dhaamaan Al-Shabaab waa sunniyiin salafi ah kuna taagan wadada Allah iyo sunnada nabiga SCW
@iftinqeybsheadan5263
@iftinqeybsheadan5263 4 жыл бұрын
Allah ha ku xafido A/Rashiid nin yar oo diintisa Illahay ku xafido ila yooma qiyaamo kuwaan bidcikooda hada Somalida ku soo badatay waxaa u keeyay waa ayagoo daciifnimadooda oo u keeysay bahida aduunyada nacalad ha ku dhacdo kuwa diinta Allah ku dheeldhelayo asxaabta iyo umma umada Muslimiinta caisha oo ah hooyada umada Islamka afkooda kutakayo nacalad dushooda ayay tahay.
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
Iran ayaa wax siisey ee waa ogyahay iney qaldanyihiin waa hungering wadma arko
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 ай бұрын
QARAXYADA IYO CAAYDU DIIN MA,AHA
@qisadeyda544
@qisadeyda544 4 жыл бұрын
Aniga maba yeelaayo asxabta xun ama dhibaato laga sheegaa hanuunka Allah haaayo qalbiga kadaremeysaa hadaa iimaan dhab ah ledahay wadada saxda ah ❤️❤️❤️sunni
@somtelkhayriyada9496
@somtelkhayriyada9496 4 жыл бұрын
Sh covid 19 ayuu ahaa somalida ay ku darsadeen saxaabadu aman moyane cay malaha
@yaxyecabdifaaraxofficialvi3751
@yaxyecabdifaaraxofficialvi3751 3 жыл бұрын
@@somtelkhayriyada9496 m.a
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 ай бұрын
QARAXYADA IYO CAAYDU DIIN MA,AHA
@زهرةيوسفحسين
@زهرةيوسفحسين 4 жыл бұрын
قال صلي الله عليه وسلم ((لا تسبو اصحابي فلو أن أحدكم أنفق مثل احدٍ ذهباً ما بلغ مد أحدهم ولا نصيفه))
@sayyidalalawi
@sayyidalalawi 3 жыл бұрын
قالها لصحابي منافق كما أبوبكر وعمر لعنة الله عليهم سب صحابي مؤمن
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 жыл бұрын
حوار بين الشيعة والوهابية. إن الوهابية دخلت في الصومال ١٩٨٥ .. ولكن الشيعة دخلت ١٩٣٠ اليمنيين الشيعة هاجروا الي الصومال وسكن حتى يومنا هذا. والثاني إن الشيعة مايرتكبوا الجريمه ولا قتلت النساء والأطفال ولا انفجارات ولكن الوهابية خربت العقيدة وارتكبوا الجريمة الكبرى مثل الانفجارات وقتل الأبرياء وتكفير المسلمين.. إن الشيعة سؤ ولكن الوهابية اسؤا
@cumar9875
@cumar9875 Жыл бұрын
@@Yusufxasann doofaar gaala us
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur Жыл бұрын
Xadiiskaan ii soo dir
@ibadomohamed
@ibadomohamed Жыл бұрын
Beenaaleh​@@Yusufxasann
@aishaomar2695
@aishaomar2695 4 жыл бұрын
Shiica ah!! Subhaanallah. Waa kuwa cayda ku dheereeya khulufada iyo saxaabada. Ma hunguri baa halkaa geeyey.
@ibnukmohamed5594
@ibnukmohamed5594 4 жыл бұрын
Maxaa kele ugeen kero hunguri aheen Allah ayaan kamegan galney subxnllh
@burfule7883
@burfule7883 3 жыл бұрын
@@ibnukmohamed5594 wall adigo iga raali ah shiicada iyo gaalada isku mid miya mase shiicada xoga roon ya no sokeya
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 ай бұрын
QARAXYADA IYO CAAYDU DIIN MA,AHA
@Haashim365
@Haashim365 5 ай бұрын
​@@burfule7883shiicada waa dad muslimiin ah, gaalo waaye madhihi karno lkn wey tarax tageen
@YasminMuqtar-j9k
@YasminMuqtar-j9k 11 ай бұрын
Waa mar kii ugu hooreeyay oo aan arka qoof soomaali oo sheecaa ahaa
@FaadumaShariif-w2s
@FaadumaShariif-w2s 4 ай бұрын
Xasbuna alaah alaha yow naganabad gali kuwa saxabada wax kasheegaya subxanalaah ehelusuno waljameca alxmdulilah alaha nodayo sheekhuna sheekh cabdi Rashid jasa akalahu khayr maa Shaa alaah 🥰🥰💯💯🙏
@ayaanlekiiko6943
@ayaanlekiiko6943 4 жыл бұрын
Shiicadu way kafog yihiin qur,aanka iyo sunnada
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Acuudu bilahi shiico aaaaa subxaanalahi allow naga fogeey asxaabta rasuulka ilaahey bey ugafeen
@cadnaanxuseen9106
@cadnaanxuseen9106 4 жыл бұрын
Haladilo kan
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Dalka ma joogaan hadii wadanka joogi lahaayeen ceeriinka ayaa lagu cuni lahaay Somali diinteeda kama kaftanto c/raxman c/shakuur oo hal arin ku kacay waxa qabsaday waala ogaay oo kaso laabtay kan oo asxaabta rasuulka ilaahey ugafay miyaa lasii daay karaa naftaba dhulka lama dhaceene
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 ай бұрын
QARAXYADA IYO CAAYDU DIIN MA,AHA
@ZakariyeZayidqawdhan
@ZakariyeZayidqawdhan Жыл бұрын
Anigu wan yabanahay sabata oo ah diinta islamka ma hal midbaa mise waa dhawr firqo mise muslim nimadii an ogayn ayaan laga hadlayn subxanallah allow khaatumada kheir nogu khatin yaa rabi
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 4 жыл бұрын
Dawlad laantii waxay keentay in dad iyo dalba la fasahaadiyo oo sheeco, takthiir,Arsenal,Ethiopia, Kenya, imaaraad, iyo reer galbeedba aysan noo dhaafin Diin iyo sharaf toona ee lets fight back.
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
Balaayoodhan aa soobaxday
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 ай бұрын
QARAXYADA IYO CAAYDU DIIN MA,AHA
@maxamadfarhan6598
@maxamadfarhan6598 4 жыл бұрын
Shiicada BadankooDu waa Gaalo
@hasaanali3915
@hasaanali3915 4 жыл бұрын
Ilaahaybu noqo shiico ma ihi kaliya islaamka dhabta aaminsanahay wahaabism ma ihi ee qofna gaal ha ku sheegin
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 ай бұрын
QARAXYADA IYO CAAYDU DIIN MA,AHA
@diktorzaki1076
@diktorzaki1076 4 ай бұрын
Qaar ma ahanee kuligood waa gaalo
@cabdusalaamahmed7156
@cabdusalaamahmed7156 Жыл бұрын
Shiicada waxaa Laga Kari la'yahay saxaabadii rasuulka.ujeedada kadanbaysa inay saxaabada gaalaysiiyaan ayaa ah in ay diinta islaamka kadhigaan mid aan jirin sababtoo ah Quraanka kariimka ah iyo Cibaadada aan samayno waxa rasuulka(scw) nooga soo guuriyay Saxaabadiisii(Alle haka raali noqdo damaantood).
@mohamedAli-yp6zd
@mohamedAli-yp6zd 4 жыл бұрын
Ninkan dhowr jeer dawaday maad Sh umul iyo sh xasan logu waco kabaha haka cararee
@hasaanali3915
@hasaanali3915 4 жыл бұрын
Sh umulba waa wahaaabi oo mahames abdiwahaab oo killer ah ayuu aaminsan yahay labaduba isma dhaaamaan
@ilyaasmaxamuud8473
@ilyaasmaxamuud8473 4 жыл бұрын
Shiikh xasan waxaan labo labada ah ma dhageysan karo gacan eey ka gaaree. Shiicigaan ciyaalka xaafada aa ku filan
@aduunyaduwaamaalmeekureebr284
@aduunyaduwaamaalmeekureebr284 4 жыл бұрын
@@hasaanali3915 Wll adaaba si qaldan u hadlaya Wahaabi wax la yidhaa ma jiro dad diinta doonay in ay ka didiyaan ayaa wahaabi qofwalba oo ehlu suna ah yidhi Waxayna ka bilaab matay suufiyada waayo muxamed binu cabdi wahaab ayaa in badan shirkigoodii dibada soo dhigay cadho ay u qabaan ayay yidhaahdeen wahaabi qofkii toosnaaba Dilku waa mamnuuc waxba yaan lagaa waalin diinta kuwa alshabaab iyo daacish ayaa wax laaya iyagoo diintii canbaareeyay
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 4 жыл бұрын
@@aduunyaduwaamaalmeekureebr284 Umul Waa Wahaabi waliba Sheydaan Nabiga CSW Caayay weeye, Allaah Ummadda hadhaafiyo
@aduunyaduwaamaalmeekureebr284
@aduunyaduwaamaalmeekureebr284 4 жыл бұрын
@@cumarhobyo9700 Diinta inaad fahantaa waa lagama maarmaan Cay iska daaye durid ayaan loo ogalayn Rasuulka nafteena naar ka badbaadiyay Lkn axaadiista lagu haysto gaar ahaan caamada isku day Tafaasiirtii ay saareer salafku inaad fahanto
@MaxamedMohaa-g4y
@MaxamedMohaa-g4y Жыл бұрын
Shiicadu waxay aaminsantahay diinta meel ay kaga taalaa malaha in lanaclado asxabtii rasuulka scw wllhi waa baadi cad
@foos7330
@foos7330 3 жыл бұрын
Asc asxaabta weligay kuma fikirin soomali shiico aa jirto alahuma najeynaa subxaanalah
@JamaluddinAlMuqdishaawi
@JamaluddinAlMuqdishaawi 2 жыл бұрын
Dadkaan hadeeyba jiraan, xoog eey Somalia ku leeyahiin majirto, ilaahay habaarkiisa haku kor dhaco dadkaan oo wasaqsan.
@hooyoaamaguul3673
@hooyoaamaguul3673 Жыл бұрын
Mar haddii la yiri qiyaame waxa xaadiraya 73 koxood oo mid walba leedahay aniga keliya baa saxan baa 72 Jahannamo lugu daadin doonaa, 1 mid keliyana ka badbaadi doontaa, Sdarteed, Somali & cid walba waa in laga helaa ruux sida shiicigan waalan oo waxyaabo been abuur ah diin ka dhiganaya haddana soo indho adak oo sidii nin xaq ku hadlaya u tartaraya
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 ай бұрын
QARAXYADA IYO CAAYDU DIIN MA,AHA
@MohamuudCapdi
@MohamuudCapdi 6 ай бұрын
Sh c/rishiid waxed difaacdeysaxaabadii nebiga alle haku xifdiyo
@seed3966
@seed3966 Жыл бұрын
لا إله الّا الله محمّدٌرّسول الله 😮 صلّى الله عليه وسلّم
@fuadmohamed1055
@fuadmohamed1055 Жыл бұрын
Shiicadu waxay khilaafeen Kitaabka ilaahey iyo Sunnaha Rasuulka saw
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 Жыл бұрын
Xasbiyallah wanicmalwakil, Allah yahdik
@bashiiraabdi3086
@bashiiraabdi3086 4 жыл бұрын
Subxaanallaah nimankan raafidada ah waxa kamid ah lixda arkaan ee ay iimanka ee iyagu u yaqaaniin arkaanta iimanka ee lagu islaamo qodob la dhaho taqiyah oo micnaheedu yahay in qofku waxa uu aaminsan yahay ka been sheego oo u qarsado marka uu la hadlayo cadiwgooda markaa ninkaan warka dhan waa beentii oo wax aysan shiico aamiin sanayn buu hada inagu dul akhriyayaa
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
beentaa dayuus
@MohamedHassan-zq8rr
@MohamedHassan-zq8rr 4 жыл бұрын
Waa runtiis ee adaa qaldan
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
​@@AR-cx5yfshiicaad adna koleytahay laakiin waa run oo beenta arkaantooday ka midtahey ee hadaadba been sheegee
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 ай бұрын
QARAXYADA IYO CAAYDU DIIN MA,AHA
@farahabdi6344
@farahabdi6344 4 жыл бұрын
Walee Abuubakar, Cumar iyo Cismaan, baa munaafiqiin gaalo ahaa baanan kaa dhagaysan. Munaaqfinimo iyo gaalnimoba adey kuu sugnaatay.
@ahmedjrahmedjr6542
@ahmedjrahmedjr6542 2 жыл бұрын
Hadalkiisa i dhibaayo 😁😢😥
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone Жыл бұрын
Shiico iyo Sunno labaduba waa shayaadiin Allah iyo Rasuulkii lamaane ka yeelay. Diintu maqaayad mahaa la galo oo laga baxo. Qof diinta ka baxay, awalba diin ma haysan. Nebi Mohamed Sunno iyo Shiico mid na ma aheyn. Cadawga koobad ee leeyahay maantana waaba kuwan is hor fadhiya. Follow quran Alone. Call God Alone and Worship God alone.
@NasraAbdirashiid-kk2ze
@NasraAbdirashiid-kk2ze 23 күн бұрын
Wallo suni waa dadka haysta diinta saxdaa halka shiicadu ay tahay dad qaldan because waxay caayaan abubakar iyo caasha abubakar waxa uu kamid yahay 10 janada loogu bishaareyey😢
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone 23 күн бұрын
@NasraAbdirashiid-kk2ze walaal Rasuulkii qof kale oo bani Adam ah janno uguma bushaareyn karo. Bal fiiri jawaabta Rususha maalinta Qiyaame: يَوْمَ يَجْمَعُ ٱللَّهُ ٱلرُّسُلَ فَيَقُولُ مَاذَآ أُجِبْتُمْ قَالُوا۟ لَا عِلْمَ لَنَآ إِنَّكَ أَنتَ عَلَّٰمُ ٱلْغُيُوبِ ‎﴿ Isweydii: Muxuu Nebi Muxamed u dhihi waayey, Abubakr iyo 9 kale maahine, inta kale war uma haayo?Taasi waxay na tuseysaa beenta munaafaqiintu faafiyeen iyo aflagaadadooyinka asxaabtiisii lagu sameeyo.
@NoNo-es2iu
@NoNo-es2iu 3 жыл бұрын
يا علي انت و شيعتك ... عن ابن حجر : أحمد بن حجر الهيثمي ، المتوفى سنة : 974 هجرية ، عن ابن عباس قال : لما أنزل الله تعالى : ﴿ إِنَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ أُوْلَئِكَ هُمْ خَيْرُ الْبَرِيَّةِ ﴾ 1 ، قال رسول الله ( صلى الله عليه وآله ) لعلي ( عليه السلام ) : " هم أنت و شيعتك يوم القيامة راضين مرضيين ، و يأتي عدوّك غِضابا مقمحين
@ashajama8864
@ashajama8864 3 жыл бұрын
Subxaana Allaha, maantana maxay keenen. Wallaalayaa naga daya dadka baadiyobay
@abdrisaqyusuf9445
@abdrisaqyusuf9445 4 жыл бұрын
Ilaahay hasoohadeeyo shiicada oodhan
@Prahimstudio
@Prahimstudio Жыл бұрын
Aamin🤲
@abdallabro11
@abdallabro11 11 ай бұрын
Amiin ya Allah
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 ай бұрын
QARAXYADA IYO CAAYDU DIIN MA,AHA
@SOMALIEDITORPROMAX
@SOMALIEDITORPROMAX Жыл бұрын
Ahlu sunaa sax eh
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
Ilahey dadka dalka iyo diinta hanoo dhowro shiico iyo gaal bidcadaba ilahey hanaga ilaaliyo ilaahow naxifdi
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 Жыл бұрын
Amiin yaa Rabbi
@saidaali412
@saidaali412 11 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@sahalhussein9503
@sahalhussein9503 3 жыл бұрын
Munaafiqiin way jireen waqtigi nabiga scw laakin nabiga asxaaabtiisa ha u gafin ahlu naar maa tahee
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Waxaa lagayaabaa Rabi inuu soohanuuniyo
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 ай бұрын
QARAXYADA IYO CAAYDU DIIN MA,AHA
@SahroYussuf-tq2gl
@SahroYussuf-tq2gl Жыл бұрын
Waxaan bari ka nahay shiicada waxay ku hadlayaan waxaana ilaahay ka baryaynaa culimada sunada in ay ilaahay noobadiyo oo ay guulaystaan
@csalaanelectrician9905
@csalaanelectrician9905 3 жыл бұрын
Subxaana Allah shiico ma no keentay
@craxmanrashidimaxamed8834
@craxmanrashidimaxamed8834 3 жыл бұрын
حب السنة وحب الشيعة في قلب عبد ليس يجتمعان
@hodanhashi9256
@hodanhashi9256 Жыл бұрын
L
@seynabmacalin2045
@seynabmacalin2045 Жыл бұрын
⁰⁰⁰0⁰⁰⁰000⁰⁰p⁰ppm L P00 9p ​@@hodanhashi9256
@MaxamedfarahAbuciisa
@MaxamedfarahAbuciisa Жыл бұрын
علم النجوم وعلم شرع محمد ... في قلب عبد ليس يجتمعان
@BarnijaamacXaamud
@BarnijaamacXaamud Жыл бұрын
​@@hodanhashi9256❤
@faizaabdulahi2928
@faizaabdulahi2928 4 жыл бұрын
Subxaana Allah vwaxan inaad umada soo horfadhiisiso oo aad buub buunisaan maaha
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 4 жыл бұрын
In fikirka ay wataan laga saxo ama laga jahli bixiyo soomaaha wll xagjirnimada iska dawee dadku dood way yeelan karaan waxna waa lays waydiin karaa.
@DaaciSaab
@DaaciSaab 4 жыл бұрын
Ahmed Qumbe has coopozzz.
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 4 жыл бұрын
@@DaaciSaab Sxb maxaa ka waddaa kuma fahmin hadal iyo ilkaba waa la cadeeyaa.
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 ай бұрын
QARAXYADA IYO CAAYDU DIIN MA,AHA
@hornafricchannel7470
@hornafricchannel7470 4 жыл бұрын
Shiico iran baa lacag soo siiyay .qof imaan leh ma caayo hooyooyinka muslimiinta iyo asxaabada.
@anabapple3411
@anabapple3411 4 жыл бұрын
Waad khasaartay hadii aad shiico u doodaysid ilaahay ha ku soo hanuuniyo
@إبراهيمكلخير
@إبراهيمكلخير 10 ай бұрын
Ilahayow jidka toosan nagu hanuuni wllahayga shiicadaa ee qaldamayna soo hanuuni iyo muslimiinta dhaman
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 4 жыл бұрын
Dhagax halagu dilo shiicada
@AbdullahiKalifkase
@AbdullahiKalifkase 5 ай бұрын
Maansha alaah sh cabdirashiid
@abdirahmaansheekhyussufsh6559
@abdirahmaansheekhyussufsh6559 3 ай бұрын
💯 💯 Muslim ☪️ wax kaa jiro malahaan
@ridwanziyad4425
@ridwanziyad4425 4 жыл бұрын
Shiico ninka Wanaag yar ku tuhmaa wuu Halaagsamay .Waxaynu Leenahay ninka ama dad Naarbay galayaan yidhi Saxaabadii Nebigu Janno ugu Bushaareeyey iyagoo nool illaahay baan idinku dhaaryee yaa ka shar badan Nimanka suntooda yaan lagu dagmin.
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar Ай бұрын
Afmiishar caqido xun.wakanokale.shiici asxabti Allah raali kanoqdey wax kashegaya
@liibanali5182
@liibanali5182 4 жыл бұрын
Acuudu bilaahi mina sheydhaani rajiim!
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 4 жыл бұрын
Ilaahay hakusoo hanuuniyo
@CnaasirMaxamuud-ni7wz
@CnaasirMaxamuud-ni7wz 8 ай бұрын
Wllhi arintan waa arin yaaab leh waa marki iigu horaysay oon arko shico dodayso oo aaaminsan caqidada inay qabsanto sida saxda waxan kalo layabay sidu yelayo asxabiti waxan kalo layabay aaxdista uu ku ciyarayo lkin sh cabdi rashid ba kahadlay hadu maqal jiro allaha barakeyo shekha
@NadiifoCabdishakuur-ee9vp
@NadiifoCabdishakuur-ee9vp 5 ай бұрын
Subxana allaah 😢
@aydarusabubakar5052
@aydarusabubakar5052 10 ай бұрын
Subxaan Allah Doodan Khalad ayaan u Arkaa Sababtoo Ah Waa Shiico in Dood loofuro Ma aha
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone Жыл бұрын
إِذَا جَآءَكَ ٱلْمُنَٰفِقُونَ قَالُوا۟ نَشْهَدُ إِنَّكَ لَرَسُولُ ٱللَّهِ ۗ وَٱللَّهُ يَعْلَمُ إِنَّكَ لَرَسُولُهُۥ وَٱللَّهُ يَشْهَدُ إِنَّ ٱلْمُنَٰفِقِينَ لَكَٰذِبُونَ ‎﴿١
@deeqesman2368
@deeqesman2368 Жыл бұрын
Subxaanalah dhamaan soomalida waxaan u sheegayaa shiicadu inayn islaam ahayn sidaadareedeed inladhagaysto maaha iyo inlaladoodo
@YuusufGoobo
@YuusufGoobo 5 ай бұрын
Subxanalh arwaa dulobay shico aaa 53:41 😊
@abdifarah3545
@abdifarah3545 Жыл бұрын
Istaqfurulaah cadiim
@maryanabdimanshaalaahsheik575
@maryanabdimanshaalaahsheik575 Жыл бұрын
Subxaanalaah Subxaanalaah
@WarsameAhmed-su2mz
@WarsameAhmed-su2mz 6 ай бұрын
Labadawo we qaldanyihin sufi iyo shico
@Abdikaaf
@Abdikaaf Жыл бұрын
Maashaallaah sheikh Farah illaah ha barakiyo Sheikha
@sahraismailyusufismaaciil4428
@sahraismailyusufismaaciil4428 Жыл бұрын
Subxaana llaah ha ku hadeeyo shiico illaahay idin baabii saxaabadii rasuulka s c w ayeey caayayaan ilaahay idin baabii
@aslihassan8547
@aslihassan8547 Жыл бұрын
ILAAHOW shiico ha naga dhigin.
@Caliyahasan
@Caliyahasan Жыл бұрын
Man shaw alh wll❤
@Somfox1
@Somfox1 4 жыл бұрын
Subxaaana laah .. Kuwa nacdalaya Abubakar , cumar , cismaan waa waa shaydaamo .. kaaga darane shiicanimada qaar somali ah baba la duufsaday hada .. waa in culumada Somaliyed dadka ka wacdi galiyaan kuwan ku soo duulay diinteena iyo Sunaha Nabi maxamed csw
@SalaadCali-ox3sd
@SalaadCali-ox3sd 5 ай бұрын
shiico khayr maleh
@mujahiddhamac6708
@mujahiddhamac6708 3 жыл бұрын
سبحان الله الله مانجين من قوم الظالمين
@coolcatschitah6394
@coolcatschitah6394 7 ай бұрын
Sunni is truth Muslims ☪️ ❤
@sadiasheikhmohamoudyussuf9462
@sadiasheikhmohamoudyussuf9462 5 ай бұрын
Rasuulka scw iyo asxaabtiisii maxaad u caydaan hadaad aaminsan tihiin
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 Жыл бұрын
Qofkaan arimihiisa waa cusub yihiin ee waxaa fiican in la soo Afjaro inta uusan Ummada Fidmeen. Subxaanalaah!
@Munmun-v3c
@Munmun-v3c 3 жыл бұрын
Afkaga qurunka ah man qof saxabi nimo kusin karta ama ku didi karta war shilin radisa tihin ويشترون بايات الله ثمنا قليلا u ilehey niga yiri
@aqoonwaaiftiin1359
@aqoonwaaiftiin1359 3 жыл бұрын
Asxaabta (allaha karaali noqoso) waa miisaan halbeeg cadaalad. Alle wuxuu kayiri: فإن امنو بمثل ما أمنيتك به فقد اعتدو وان تولو فإنما هم في شقاق ....
@xasancumarwadayabusaalax1918
@xasancumarwadayabusaalax1918 11 ай бұрын
فقد اهتدو
@Yusufxasann
@Yusufxasann 5 ай бұрын
QARAXYADA IYO CAAYDU DIIN MA,AHA
@dauddahir4170
@dauddahir4170 11 ай бұрын
Subxaan allah allah khatimadeen noo suubi
@shamsoahmed5167
@shamsoahmed5167 5 ай бұрын
Subxanallaah somaali hunguri ayey diin walba u galayaan shhiico iyo dad rasuulkenii maxamed scw ehelkiisa nacaladaya miyaa wax la ayiduah oo madhab laga dhigto wal ciyaadu billaaah war iimaanka allaha iidiin sugu oo ha hadin hanuunsho.
@SahraCabdilaahi-f5k
@SahraCabdilaahi-f5k Жыл бұрын
M.a 🎉🎉❤
@cabdifataaxmacallinmuxumed2409
@cabdifataaxmacallinmuxumed2409 2 ай бұрын
Ahlu sunna waljamaaca waa dadka ku taagan Wadada xaqa ah taasoo ah awaamirta ALLE iyo wadada rasuulka صلى الله عليه وسلم Ee ma,ahan koox gaar ah magac ay baxsato Ee naga daaya sheeka baraleyda
@CumarSalad-sw1xf
@CumarSalad-sw1xf 10 ай бұрын
Ahlu sunno waa sax
@khatroali5210
@khatroali5210 Жыл бұрын
Niinkan haladilo😂😂
@FatumaMohamed-l9e
@FatumaMohamed-l9e 11 ай бұрын
Mansha allaah
@lilGaraad4985
@lilGaraad4985 Жыл бұрын
Hadi aan 5 saladood tugado oo an nabiga rumeyo Sallahu caleyhi wasalam oo markaan wax heysto sadaqeysto oo illahay ku xamdi naqo markaan ladanahay iyo markaan an waxba heysaan, oo umada bila adamka muslim iyo kaal iyo madow iyo cadaanba ika nabad helaan, kuna digriyo nabiga atgaarta illahay badsado soomo hadi an cafimad qabo hadi kalana qaleyo Xajiyo hadaan ku wax heysto, walidkey an cawiyo waxan siyo hadaan hesto, carabkeyga isheyda calosheyda dhagteyda xubnaysheydu mid walba hadi ay ka fogaadan wax kasta dambi iyo karahiyaba u soo jiday, Alxamdulillah. Maxaa ani iku birinaya gurgurbyo oo an la dariqo noqonayaa waxba, Alxamdullilaha hadaan raaco dariiqadi Nabi Maxamed Sallahu caleyhi wasalam oo illahay ino ku soo dhibay. Allah akbar ❤️
@hardcoresalafist4189
@hardcoresalafist4189 3 жыл бұрын
Hala layo
@yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749
@yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749 4 жыл бұрын
War waxaan duligaa hasoo galin social media ha saxaabadii caadiliinta ahaa ayaa ridoobay cid aan ka dhageyseno ma jirtee xaaraami dheh
@apujacfarcaddaar4916
@apujacfarcaddaar4916 3 жыл бұрын
lacnad hakudhacdo shiicada
@abdirahmaanxuseen571
@abdirahmaanxuseen571 Жыл бұрын
shabeele sidad u socoten mashubhada shiicada ayad faafineysan war rabi kabaqa oo soomalida aag cusub haku furina kooxi xore ayaa loo taag la'yahay.
@maryanbintuimraan6385
@maryanbintuimraan6385 3 жыл бұрын
subhanalaah wallee shicado wadadii saxda aheyd way kaluntey Allah ayaan kamagan galney shartooda
@katrajama9666
@katrajama9666 4 жыл бұрын
kani waa saxan yahay ee ilaahayow ku hagaaji ee quraankii aan salaadiisa aan safiino salaad laga dhiganin am aan laga baranin ma jiro ee ilaahay u daaya talada
@Nuhabdi-n2z
@Nuhabdi-n2z Жыл бұрын
لاإله إلا الله 😮😮
@AymanSacid
@AymanSacid 4 ай бұрын
كلام حق يراد به الباطل
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin Жыл бұрын
Allow qaatumada noo suubi subxaanallah , somaali il adag shicana masohogaamiyeen waaba la Heli doonaan dad qabiil kuraaca oo gaara Heer qabiilku Kala weynado aaqiradiisa .
@samawadexariir6396
@samawadexariir6396 3 жыл бұрын
Subxaanalaah waxa dambiila ah cidii duubtay
@jamanour2880
@jamanour2880 4 жыл бұрын
Somaliyey dila nika leh abubokar waa gaal ee sheeganaya shiico
@saidaali412
@saidaali412 11 ай бұрын
Waa mucjiso Somali shiico ah
@bashirshmohumed6349
@bashirshmohumed6349 4 ай бұрын
سبحان الله اللهم نجنا من الشيعة وشرهم
@aslihassan8547
@aslihassan8547 Жыл бұрын
Qofkii aan dhiman wax walba wuu arki,Somali shiico ah maantaa iigu horaysay.
@IidoKhadar-bf8mg
@IidoKhadar-bf8mg Жыл бұрын
Ilaahay hasdeyo shiicada😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@alisuleiman9450
@alisuleiman9450 4 жыл бұрын
Mathabkii Murji ga Ee Culumadii Wahaabiyiintu Qaateen Ayaa Dhalay In Shiico,Mushrikiin,Cilmaaniyiin & Murtadiinba Shaadhka Lasoo Baxaan Allaah Swt,Rasuulkiisii Csw & Saxaabadiiba Caayaan Wa Kaa Waxii Ka Dhashay Kalimadii Sh Cali Warsame Ugu Gafay Imaam IBNU THAIMIYAH.
@YuusufGoobo
@YuusufGoobo 5 ай бұрын
Subxanalh arwaa dulobay shico aaa
@hoodosaeed6064
@hoodosaeed6064 4 жыл бұрын
الله أكبر
@qisadeyda544
@qisadeyda544 4 жыл бұрын
Saxix
@mohafaarah1422
@mohafaarah1422 Жыл бұрын
Shiicada waa gaalo
@Mohamudupdi
@Mohamudupdi 5 ай бұрын
Qofkuu ilaahay waxfahan siiyo unbaa waxfahma shicoy ingadaaya ciyaarta😅😅😅😅😅😅😅😢😢😢
Xukunka Shiicada Abu Bakar Iyo Cumar Caayo Ee Jigjiga Iyo Nairobi Dhooban Sh Xassaan Abu Salmaan
22:33
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 50 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Doodi Sufiyada Iyo Salafiyinta Qaybta Munaaqibta Party 1
56:35
Martida Jabarti(2). Shiico maxaad ka taqaanaa?
58:17
Alfikir الفكر
Рет қаралды 36 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Wixii Dhaxmaray Sh. Xassaan & Takfiir!!
18:25
Daarul Xadiith
Рет қаралды 284 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН