Xogta Daahsoon: Amniga Qaran ee Soomaaliya & Djaouti, Wareysi Kulul oo Xiiso leh

  Рет қаралды 192,835

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 147
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 ай бұрын
Mnsha allah xogmal media aad baad ugu mahadsantihiin soo gudbinta barnaamijkan qiimaha badan
@caateeyemedia2193
@caateeyemedia2193 3 ай бұрын
نهز
@AfrikaFaarax
@AfrikaFaarax 5 ай бұрын
Ninka jibuuta ugu aqoonta badan oo wlhi ah mufakir shiikh cabdiraxmaan bashiir ❤
@Hashim-eu2cm
@Hashim-eu2cm 5 ай бұрын
❤❤❤
@KhadraFariid
@KhadraFariid 2 ай бұрын
​@@Hashim-eu2cm😊😊😊
@YahyePeris
@YahyePeris Ай бұрын
Qqq​@@KhadraFariid
@SAMAFALE3
@SAMAFALE3 5 ай бұрын
Masha Allah Tabarakalah wa barnaamij aad u qiimo badan wax badan neh aan ka faa’idnay. Jazakumullahu qeyrn
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 4 ай бұрын
Asc Wadaadkan Waa Caaqil Ilaahey Diin & Maaddi Siiyay Allah Akbar
@bashiabdiaziz1515
@bashiabdiaziz1515 5 ай бұрын
Mahadsanid Sheekh Abdiraxmaan Bashiir Waxyaabo badan oo aan ka indhosaabnayn ayaad noo intiimisay Allaha ku xifdiyo Aakhiro iyo Aduunba
@somsaid2116
@somsaid2116 5 ай бұрын
Ilahay ha idin barakeeyo. Shiikh bashiir waa mahadsanyahay run ahaanti waxaan aad uga hela sida uu Quraanka kariimka ugu sharaxayo amniga iyo siyaasada. Aqoon iyo aragti qota dheer...
@alifarah5262
@alifarah5262 5 ай бұрын
Sheekh Cabdiraxmaan waad mahadsan tahay, jinsiyaddan Soomaalida waa ay kuu baahan tahay. Dulyadeyna waa mahadsan tahay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
Aragtiyo wanaagsan horay ayaa loogu soo bandhigay Soomaali Laakiin waxay u dhaga nuglaadeen Qabyaalad isku dir waana Qorshe lagu burburinaayey noolshooda iyo jiritaankooda Ilaa maanta oo ay ku gubteen kamaysan waantoobin.
@rocky4066
@rocky4066 5 ай бұрын
waa haddii soomaalidu ku waan samahayaanee sheekh cabdraxman bashiir jazaka allaah kheeyra sida aad inoogu iftiimisay waxa ka jira caalamka iyo sida dadkeenu uga war la'yihiin .
@husseinhared
@husseinhared 5 ай бұрын
Man sha allah walaheyga qali ah allaha weyn haidin xafido wsc❤❤❤❤❤❤❤
@Mohamedfarahayir
@Mohamedfarahayir 5 ай бұрын
Waanku salaamayaa sheekhaygii Abdirahman souleman Bachir
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 ай бұрын
Mnsha allah sheekh abdirahman jzakallah khayr ilaahay haku xifdiyo
@husseinhared
@husseinhared 5 ай бұрын
Shiiq abdiraxman allaha weyn haku xafido baraka lah muxadarada wa macqul mid cilmi mid diini ah xafadulah calayk walal ❤❤❤❤❤❤
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 5 ай бұрын
Masha allha hayari walodhinta sheq. Cabdiraxman somaliya tobobar ka waxa siyay talyani oo jabuti sukuriti iyo ilbanimo way udhantahay❤❤❤❤❤❤
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 3 ай бұрын
Allah ya Barak Sheekh ❤
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
Mashaà allaah
@idrissaidarous-hi3mf
@idrissaidarous-hi3mf 5 ай бұрын
Jazakalahu ya shekh abduleahaman
@zahradurow9525
@zahradurow9525 5 ай бұрын
Maa shaa Allaaha shiikhow Allaaha ha ku xafido fa’iido badan ayaat na sisay jisakallaahul khaira.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 5 ай бұрын
Libax nool shekh bashir bravo
@RashiidYassseen-no9ol
@RashiidYassseen-no9ol 4 ай бұрын
Sheekh. Bal ka waran. Mw xasan sh. Maxamuudna. Heshiis ayuu. Kenya lasoo. Galaye. Mahadsanid waad ka jawaabtayba weriyuuna wuu mahdsanyay su aashii isagaaba. Iiga horeeyey
@ikranabib7919
@ikranabib7919 5 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah sh Abdirahman may Allah bless 🙌 🙏 💖
@AbdiAden-we2nr
@AbdiAden-we2nr 5 ай бұрын
Asc shiikh abdirahman iyo wariye sare waad mahadsan tihiin wax fiican baad wadaan
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 5 ай бұрын
Maasha allaah shiiq cabdirixmaan rabi ha barakeeyo umada soomaaliyeed nin soo labeeya shiiq cabdirixmaan ma la waayey dadka soomaaliyeed waxay u baahanyihiin mufakariin iyo siyaasiyiin caafimaad qaba oo ka fakaraya danta iyo maslaxada umadooda maasha allaah
@faadumocali5574
@faadumocali5574 5 ай бұрын
Sheikh cabdiraxman Bashiir xafido Allah Umada somaliyed Rag laheeste yaal ah Aya maxad Uah
@UmuYasmiin555
@UmuYasmiin555 5 ай бұрын
Maasha allaha sheera allaha xarido soomaaliya iyo jabuutina allaha xafido
@Keway603
@Keway603 5 ай бұрын
Asc 💯/💯 saaxwaye!!! ALLAH XANAWAFAJIYA Mitnimo warta somalia xaloducaya kolwalba e Latukata ?AMIIM AMIIM AMIIM ALLAH HUMA SALIM CALAA MAXAMATH WACALAA SAYITHINA MAXAMATH KAMA SALEYTA CALA IBAHIM AMIIM AMIIM AMIIM
@Keway603
@Keway603 5 ай бұрын
SUBXANAALAAX !!! SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@husseinhared
@husseinhared 5 ай бұрын
Walal maxan uweyn walalkeygan suxufiga qaliga ah.mufarka ah madi diin ka dhisn allow ku dhor walal baraka lah❤❤❤❤❤❤
@ibrahimafgoye3408
@ibrahimafgoye3408 5 ай бұрын
جزاك الله خير كثيرأ
@zinasisle5045
@zinasisle5045 5 ай бұрын
Asc ShiikhA/Rahman&wariyaha,farsamayaqaanka walaahi shiikha wuxuu si cilmiyeysan u la hadley qowmiyada somaalida ee kala qobqoban waligay ma arag qof sidaan u la haley somalida & madaxdooda Ilaahey xaqa ha fahamsiiyo shiikhana waxaan leeyahay sii wad waanada waxey wax tareeysaa kuwa muminiinta adigana ajar ilaahey Halaak siiyo.
@abdullaahijaamac5168
@abdullaahijaamac5168 4 ай бұрын
Asalaamu Calaykum Waa yaab qoomiyada soomaaliyeed Miyaanay Jabuuti kujitin!!!!!
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 5 ай бұрын
Jazzaakallahu kheyran Waa mahadsantihiin
@idrissaidarous-hi3mf
@idrissaidarous-hi3mf 5 ай бұрын
Walahi wax aad u fiican waxa sheekhu ka hadlaayo
@Iltenis
@Iltenis 5 ай бұрын
Dulyadeyn Fadlan Sheekha hadalka u ogolaaw ha hor boodin
@abukarabdulahihasan8612
@abukarabdulahihasan8612 5 ай бұрын
Salaamulaah saxafiga iyo sheekh bashiir alaha idin dhowro
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf Ай бұрын
🌹🙏🏻🌹💕SHEEKH MA AHAN SHEEDAANKAA INA BASHIIR ODAYGA GADHKA WEEYN EE JABUUTIYAANKA AH WUXUU KA MID AHAA 1988 KUWII LOWYACADO ISAAQA KEENI JIRAY ISAGOO KASOO RAAFijiray JABUUTI SHEKH MA AHAN WAA SHEYDAAN INA BASHIIR ILAA MW/CIGAAL ALEHA UNAXARIISTEE SOMALILAND ILAA MW/ MUUSE BIIXI HALKII BUU DHIIGA REER SHEEKH ISXAAQ INLA DAADIYO AYUU JECEL YAHAY MAGACIISUNA SH/CABDI RAXMAAN FIIRO GAADH AH U YEESHA
@MohamedIBRAHIMISMAIL
@MohamedIBRAHIMISMAIL 3 ай бұрын
Amni waa nabad Somaliland iyo Jabuuti.
@mahdnova3465
@mahdnova3465 5 ай бұрын
I like listening to him. He is very inteligent
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 5 ай бұрын
ALLAAH caqli wanaagsan Hana siiyo
@Xirsiev
@Xirsiev 5 ай бұрын
34:29 "horta Somaalidu Amni qowmiya maba lahan"😂😂😂😂 waa runtii wllhi
@deeqmd7405
@deeqmd7405 5 ай бұрын
Shiikh cabdirixman & daadiyaha barmaajka
@ubax3018
@ubax3018 3 ай бұрын
Aniga waxaan kukoray wadamo Muslin caraba wlhiy dhimashay Kaxigaan ninka raga hooyadiis Ineey joogto gùriga gabadheeda Raga ayaa masuulka ah familka Qaasatan hooyadii iyo gabdhaha aan laqabin ee walaashiis
@gobanimo0077
@gobanimo0077 3 ай бұрын
Reer Koonfureedku, maalmahan waxay jacayl u qabaan ninkan! waxay ku badaleen profsoor Axmed samatar. Bal barii ha caayiina.😊
@faadumocali5574
@faadumocali5574 5 ай бұрын
Mansha Allah MAxuu run sheegay sheikh badiraxman Dalken hogamiya wanagsan Allah noo go dhiibo
@mohamoudabdiqadir5457
@mohamoudabdiqadir5457 2 ай бұрын
Reerka ciisaha ee jabuuti dega soomaali uma yaqaaano dal buu isku haysta markaasu ka hadlaya Somalida ku nool boosaaso iyo xamar iyo hargeysa , waa munaafaq ninkan bari hore ayaan ka hadhay sheekh isku sheeka ku darro waa laba nin oo isku jiibinaya
@mohamoudabdiqadir5457
@mohamoudabdiqadir5457 2 ай бұрын
Kulaa somalia iyo jabuuti sheeko jaban may hayaan
@hassanomar8696
@hassanomar8696 3 ай бұрын
Amniga qoowmiga ah ee Jabuuti oo la saaqidey Soomaaliya waxay aheeyd, in uu ku xidhnaado Amniga Faransiiska, waayo, de iyagu amnigooda qoowmiga ah ma garanayaan, ismana difaaci karayaan.
@omerabdillahi5996
@omerabdillahi5996 5 ай бұрын
Sc sheikh. Noodaaya. Magical. Caasimaddayada. Hadduu. Carrabkaagu. Kuu diidayo. Magacaanu. Isu naqaano.adduunkuna. noo yaqaano.
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 5 ай бұрын
Mahadi hakaa gaadho islamic mufakir cheikh Abdourahman Bachir iyo wariye sare dulyadeeb
@MaxamedAaamin-g1w
@MaxamedAaamin-g1w Ай бұрын
Waad ku mahadsantihiin
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 5 ай бұрын
Siyaasiga Qamriga caba Dilla:
@abdulkassim6740
@abdulkassim6740 5 ай бұрын
Fadlan markuu Sheikh Abdirahman uu wax fasirayo haka dhexgelin hadalka, madaama dadka daawanaya ey u baahan yihiin in Carabiga iyo Quranka loogu macneeyo afkeena Somaaliga. Mahadsanid
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 5 ай бұрын
The 2 Munaafiqiin are back ! Xaasiid ma aflaxo yuuuuur!!!
@cabdixafiidcabdullaahi
@cabdixafiidcabdullaahi 2 ай бұрын
Soomaaliya horay umarin teeda marka koobaad waxaa diidan dawladda soomaaliya sidaan ogahay
@Starkingstone
@Starkingstone 5 ай бұрын
Somalia dowlad maheesato amnigeeda suggikarta
@cabdixafiidcabdullaahi
@cabdixafiidcabdullaahi 3 ай бұрын
Dawladdu waysan dib isu fiirine amni marabto.
@IbrahimCabdulle-fq6xt
@IbrahimCabdulle-fq6xt 5 ай бұрын
Asc filimka wad laso raagtiin naga daaya please
@Moe-h3n
@Moe-h3n Ай бұрын
vive la Somaliland
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 5 ай бұрын
Dugsi Quraanka ha difaaco:::::
@SpringLoesch-u8c
@SpringLoesch-u8c Ай бұрын
Buddy Way
@jacfar571
@jacfar571 5 ай бұрын
Shiikhda ciyaarta halaga daayo oo asaasayaasha cbb dhaha
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 5 ай бұрын
JABUUTI LUGOOYADEENEY KA SHAQEYSAA
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 5 ай бұрын
Huugaaa Waxaa waa laga Terry Djibouti in at is bixiso ata Buqiiq
@MubYus
@MubYus 5 ай бұрын
Tuuug xun oo jabuuti ka soo carary , Sheekhnimo been ah sheegta Somaliland ma dhegaysato.
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 5 ай бұрын
Kutubka Quraankaa Guul ah aduunyo iyo aakhiro: Soomali waa Qofka Raaca oo Fahma Quraanka;: isagaa Aduunka Hogaamiya:::
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 5 ай бұрын
Somalia waa dugsi Quraan Qamriga ha laga fogeeyo::::
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 5 ай бұрын
Ka Qamri Caba Dilla: ka heesa Dilla.::
@CanabFarax-nj5wl
@CanabFarax-nj5wl 5 ай бұрын
👍👍👍
@jirde1
@jirde1 5 ай бұрын
SHEEQ WAAD FASAQANTAY
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 5 ай бұрын
Ninkani waa iticsaam kalkaal djobuti Ayaa Laga eryey
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 5 ай бұрын
Ganacsaha Qamriga Caba Dilla:
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 ай бұрын
Horta Amniga Xamar Sug
@عليحسين-ق2ج8ح
@عليحسين-ق2ج8ح 5 ай бұрын
Sheekadoodu waa laab la kacay lugana kuma joogo
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 5 ай бұрын
1990. Aya nacas laga isticmalaya maskaxdidhimatay
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 ай бұрын
Which qaran
@assadabdi7737
@assadabdi7737 2 ай бұрын
Somaliyey shalay odagen ayaan cadowga ku fasaxnay anago karna inaan ka dhicino ilaa manta eey ka gareen heer dhulkoda kaniisado laga hirgaliyo Somaliey manta hadal uma baahnin ficil ayaan u baahan nahay filic aan ku saleesnen walaalahen wuqooyi ambaax anaga aqoon u hel meel aan kaso laaban karin ayoo nagu wada dalkena maanta ayoo hiila nooga baahan yahay waxa dalka difaacayo waa inaga runti itiopia madax ayee dalkan u sameysatay ku waas oo wadada usii xaara waadna arki donta dad badan oo madax inoo ah iney amxaaro laso jiri donaan oo hal yeeygeena xasan sh aan cidleyn doono dalkeenana sidaas lagu qaadan doono manta madax weynahena garab ayoo naga raba meel walbo inaan ku caayno maahan anago qabil iyo reer keyga maahan aaminsan war reer kaga xagoo ku nolaan dona hdiiba dalka lagaala wareego caqliga ha shaqeeyo arintan wey qoto dheer tahay sidaan u sahlaneeno maahan wlhi blhi tlhi arinta meelxun ayee mareysa
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed 2 ай бұрын
❤🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭
@abdimahamed-jx9uz
@abdimahamed-jx9uz 5 ай бұрын
sax
@Naasiribrahim-ky9lj
@Naasiribrahim-ky9lj 2 ай бұрын
Akhascaleeg.uraaye
@عليحسين-ق2ج8ح
@عليحسين-ق2ج8ح 5 ай бұрын
Way ka hoortay labadaba hadaad riyoonaysa, habeenkii bay riyada fiicantahay hadh cad riyood waa waali
@EddyFerrio-e7g
@EddyFerrio-e7g Ай бұрын
Enola Passage
@SucaadSiciid-g9v
@SucaadSiciid-g9v 5 ай бұрын
😊😊😊
@housseindhereh1722
@housseindhereh1722 5 ай бұрын
Asc aad baannii salamaya marka hore lakiin su,aal ?cabdiraxaman abshir iyo wariyaha waraysanayo mayrogayadaynaya miso sisaxiibtinino ayay isku waraystan/ labadan nin waa yaab bal ofirsada lakiin waxa yaaba wariye ogara cabdiraxaman bashir
@abdigah5364
@abdigah5364 5 ай бұрын
Sh C/Raxmaanow tijaaradda iyo bedeecadaha geeska Africa dagaalka xuutigu aad uma saamaynayo waayo innaga tijaaradda badankeedu innoogama yimaaddo xagga Suez Canal . Waxay tijaaraddu innoga timaadda jahada xagga bari sida China , India , Malaysia , Iran , Thailand , Taiwan iyo Indonesia
@abdigah5364
@abdigah5364 5 ай бұрын
Hooyo iyo Soddoh aad guri wada-dejisey adiga sababay wixii khilaaf dhaca
@AbdixaafidAbdullaahi
@AbdixaafidAbdullaahi 5 ай бұрын
Scw scw scw
@CiseMahmed
@CiseMahmed Ай бұрын
Aminiged ka hadlayisa xagu yala ma ka amsoba mise
@ahmguh7989
@ahmguh7989 5 ай бұрын
Somali qaadka ayaa dhib kuhaya .please Stop qaadka waryaa ama nayaa .
@sheersheer1896
@sheersheer1896 5 ай бұрын
Haa waa dhibaato kamida dhibaatooyinka inahaysta
@saciidhersi1811
@saciidhersi1811 26 күн бұрын
Been baad isku shegysaan , mufakar maaha ee buugaag dad mukafariin ahi qoreen buu akhriyaa. Sheekhnimadiisana waxba kama jiraan mar haddaanu xaqiiqda ku dhaqmyn balse dad aany isgayinba oyna jaar ahyn iska caashaqy .
@CabdiqaniAxmed-r5e
@CabdiqaniAxmed-r5e 2 ай бұрын
GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI STATE GOBANIMO GUUUUL GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED OROMIA STATE GUUUUUUL MUSLIM STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI STATE GOBANIMO GUUUUL GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI STATE GOBANIMO GUUUUL GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL 🇾🇪 I IYO YEMEN AFRICA STATES UNITED OAU I IYO YEMEN AFRICA STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL SITI GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE 🇾🇪 GOBANIMO SSC GOBANIMO GUUUUL GOBANIMO GUUUUL IYO YEMEN 🇾🇪 HAWASH STATE CAFAR STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GOBANIMO SANAG CERIGAVO GUUUUUUL DARWIISH LAND SARAAR DAYAXA GUUUL JIIDALI BANCAWL GUUUUUUL GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL SITI DARWIISH STATES GUUUUUUL NABAD IYO NABAD GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL 🎉GUUUUUUL NABAD IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NOLOL GUUUUL IYO YEMEN AFRICA STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH LAND SARAAR DAYAXA GUUUL JIIDALI BANCAWL GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED OROMIA STATE GUUUUUUL MUSLIM ☪️ 🎉CANFAR STATES GUUUUUUL MAKHIR STATE GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO NABAD SUDAN STATES 🇾🇪 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤😂❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@osmansufi4066
@osmansufi4066 3 ай бұрын
Waar kani sheekh ma aha waa ka ismail cumar geelle ay habarwadaag yihiin ee naagta ismaaciil iyo caruurtiisa caaya oo ismaaciil yidhaa walaal naagta iyo caruurta ii daa oo aniga I cay hada ismaaciil baa waxbaray ilaa iminkana hooyadii oo ismaciil cumar habaryar u ah oo jabuuti ku haya waa bilaa sheekh
@HamdaHassanRooble
@HamdaHassanRooble 5 ай бұрын
Doqonbaad tahaye somaliya xuduud lama laha jabuuti
@nasrihassaan2610
@nasrihassaan2610 5 ай бұрын
are you sleeping bro
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 ай бұрын
Amini qaran kulahaa maxaa amni qaran ah.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 5 ай бұрын
Qaran kala tagaya amniga kaa dhexeeya ma garan.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 ай бұрын
@@AhmedDaud-fd6vn waxaan suganaaba waa inata sida Rafax iyo Qaza loogalo naagaha iyo caruurtana guryaha lagu dumiyo waa intaas un intaan sugnaaba.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 5 ай бұрын
@@ashaoali8020 walaashay macaan intaas aad sheegaso , Muuuuqdisho waaba ka bilaabatay, guryihii Bangario,Guryihii Vaymiska qaranka,xaafaddii Dabdamiska,qabuurihii Xalane/Afissione iyo xaacaddii Zona K u jaamacaddii Siyaasadda intaa oo dhan iyo in ka badan IYAKAA qaatay,walina waa wadaan maa joojkn doonaan illa iayaka dhexdoodu guryihii xaaraanta ku kala qaysadeen isku laayaan.
@MouminHersi
@MouminHersi 5 ай бұрын
Abdirahman bachir masirka jabuti inuu qa hadlo maha madaama uqu yahey marti
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 5 ай бұрын
Hees ta xoola lagu waraabiyo iyo beeraha. Heesaha Qamriga la socdo dilla ka heesaya:
@DaahirAfgooye
@DaahirAfgooye 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂aabniyaa ba war jabuuti waa dad yar oo hadana cadoow ah
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 5 ай бұрын
Ninkan hadlayaa wan yaaban ahay eh ya fahmaya afkiisa, subxanallah! Ma kana mufakar ah?? Waxa ka daran kan marwalba ka hadalsiiya. Sidii wuxuu uu hadlayaa ciyaalki sanfiilka DJIBOUTI ku ciyaarijey..KKKKK
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 5 ай бұрын
Adigu Ma Oroma tahay ,waxan uu ku hadlayaa miyaanu af somali ahayn.
@sheersheer1896
@sheersheer1896 5 ай бұрын
Ninyow heedhe aflagaadada daayoo ama sheekha dhegayso ama iska aamusoo iskaga tag billah calayk
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 5 ай бұрын
@@sheersheer1896 Anigu sheekha Xertiisa ku taxan ayaan ka mid ahay Yaxfidu allaah ee jooji Adyada.
@nasrihassaan2610
@nasrihassaan2610 5 ай бұрын
malaha ku wa hadalku kusocda baad ka qeybtahay , hadadan fahamsaneyn waxay darasa ama wey of thinking waa iska sidaan
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 5 ай бұрын
@@nasrihassaan2610 Si xun ayaad wax u faham tay clam dwan. Sheekhu meelo badan ayuu wax kaa tusay oo gacma gacmeeyey hadana muran iyo irkik ayaad la soo taagan tahay ,waayo dadka aad sheegayso ee uu la hadalayaa sheekhu ? Waa kuwa sidan aad imika tahay dadka u la hadla aamu wax dhegayso halka aan joogo war uma hayside ?
@abdiali319
@abdiali319 5 ай бұрын
Somalidu waxay tidhaahdaa “Inantii Xaartay Xumaatay”. Sheikha waan jeclaa oo waraysigiisu wuu ka sareeyey sida uu ayaamahan dambe u dhaqmo. Waxa iibsaday Daarood. Ma dhegaysto imika waayo wuu janjeedhsaday. Ta kale Djibouti iyo Xamar waxa u dhaxeeya Somaliland oo imika Ethiopia ay gaadhaan bira u tahay. Waad qurux badnayd laakiin waad foolxumaaray imika.
@gigachad9879
@gigachad9879 5 ай бұрын
Saqajaan baad tahay bilaa edeb
@alifarah5262
@alifarah5262 5 ай бұрын
Caqli ma gudbe ayaa leedahay wiilkaagan Sheekha maagaya caqli qoyseed iyo mid qabiileed waa uu ka weyn tahay
@aden2026
@aden2026 4 ай бұрын
Sual baan qabaa somali tariikh wada leh oo lixdankii ka horaysan baan bal ha noo sharaxo?
@هرويموافق-ج7ي
@هرويموافق-ج7ي 5 ай бұрын
Sheeko kumu darin amniga alamnu lcaqadi waxan kawada caqiidad u mada in la ilaliyo
@bashehusien3810
@bashehusien3810 5 ай бұрын
Diinta islamka qofka sheeka ku ahi wuxu ku sifaysanyahay run iyo cadaalad. Marka aad leedahay jibouti iyo somaliya , waxad dulmi ku haysaa-- somalilanders oo kalgacal somalinimo ku sirmay 1960kii oo illaa hadda dhib kaga socdo ..Halkaad ku aragtay khamriga somaliland cabto..somalilandta la sheegayo ayaad tidhi, markaa ma sheekh baad tahay mise shaydaan?
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 5 ай бұрын
CUDUR SOMALILAND LAYDHAA BAA DADKAN KU DHACAY. DRUGS KA SIDA BADEECADA CAADIGA AH DAKADA MOGADISHU UGA SOO DAGA EE CONTAINERS KA KU YIMAADA KAMA HADLAYAAN 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 .
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 5 ай бұрын
BAL WAXN NACASKA EE UMAD DHANLEH KHAMRAY CABAAN
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 113 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 7 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 26 МЛН
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
Munaafiqiinta iyo khatartooda - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
1:07:46
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,3 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 113 МЛН