Waxaa ila WANAAGSAN in daadka dagan muqdisho in la diwaan giliya la helo tirada saxda ah ee ku nool gobalka banadir kadibne daadka ku nool haso doortaan qofka kasta oo ayaga aay u codeeyaan ama aay jeceel yihiin halaga gudbo 4 .5 iyo qola gooni ah ayaay u xeraan tahay caasimada
Warya. .mahan. Ana. Lehe. Xamar. Walagaga. Tagaya. War. Ku. Xar
@husseincaatoofficial43213 күн бұрын
Yaa kaala tashanaayo taas bal is weydii ? wey isku dhamaatay caqli xumadiinii aheyd KAAGA KULA LIHI KEYGANA ANAA LEH😅😅😅😅
@R3dS3a3 күн бұрын
Caasimada waa in laga werejiya muqdisho hadi maqam kaweyn casimad aad dooneyso wa fidudahay waa in caasimada aad somali kuso celisan laba xil oo isasaran aad rabtan tiisi mid la aqbalayo mahan
@AndrewErish3 күн бұрын
Muqdisho, Muqdisho isk ilooba ee wax iska weydiiya dhaqaalaha baabaay, Colaadaha siyaasadeed iyo kuwa qabiil. Cunta laanta heysa shacabka, Musiqa baahsan ee heysta imada?
@abdirizakabdallah26723 күн бұрын
Maqaamka Xamar Farmaajo marka uu soo laabta aan dhahna, Mogadishu Maqaamey rabtaa
Waxaa xaarana in reer muqdisho in xilalki dowlada iyo casimadi kaligod ay somalidi kalodhan ay ka fara marogsatay arinkasi waa in dib logala xisabtama oo cidi qadaneysa madax weyne nimo aan logu darin iney casimadina kufadhiyan ta waxay dhalisay dulmiga inagu habsaday ee ladulmiyay somalidi kale
@abdiMahdi-o7x3 күн бұрын
Faire une récemment au long de région de banadir, après une statue inspecté par des espère dans les divers faculté merci,
Dadkaan wa riyoonayaan sababtoo ah dawladnimadiibaa khatar ku jirta iyo wada jirkii soomaaliya muqdisho hadaan loo sinayn yey oo maalin walba dad gaar ah sheganayaan yey caasumad u noqonaysaa mida kle hadiiba la tuuray tastuunkii dalka oo waxaan cidna isku raacsanayn la rabo inaad ku dhaqantaan mxy wxay tahay caasimada iyo wxn ad ka hadlaysaan sida soosocota dalku wa kla tegey doorashana wada qabsaan maayo taas ogaada
Waba laga gurayaye maxa laysu xanajin meshu guri qabil bay noqotay o ku hayo unaka leh ayado cid waliba deggentahay.
@khadiijasuufi63633 күн бұрын
Muqdisho waa caasimada soomaaliya waa sumad loo siman yahay
@abcbc40083 күн бұрын
Asc maxaad ku heysatiin in loo ongolaado waxa ay xaqa u ledahay Reer muqdisho insha Allah waa heleysiin Xaqiina insha Allah.cadowga Reer muqdisho Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.guul iyo gobonimo Allah ha siiyo Reer Muqdisho wa in ay heshaa matelaad sax ah.cid idin didan ma jirto in ay Tahay caasimada umada somaliyeed .ee walalayaal ka dayaa Xaq darada aad ku heysiin Reer muqdisho xaqeeda siiya please.cadowga Reer Muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul iyo gobonimo Allah hana siiyo dhamaan Reer muqdisho Amiin yaa Rabi.Reer Muqdisho Allah is suficient for us Alxamdulilaah Rabilcalamiin