BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT waa dal xora failed soomalia italiya no government
@EngdaauudAbiib12 сағат бұрын
CID KASTAA SOOMALILAND DALKEEDA WAA U XOR
@EngdaauudAbiib12 сағат бұрын
Dhilo dhul maqaado hooyadaa sharcigeedii was ma iman kartaa dal xuduud kuu dhaxeeyo sharciga afrika ilaali yaa dhilo
@EngdaauudAbiib12 сағат бұрын
Shisheeye wee somalia italia yaa dhilo
@Ahmed-v6g8g13 сағат бұрын
International law bay ku meeraysanayaan iyagoo xaqqiiqda iska indhatiraya iyo inay Somaliland taahay cidda uu heshiiskani ka go'o waayo iyadaa maamusha xuduudeeda guud ahaan.
Kan reer Djibouti wuxuu Inna leeyahay Ethiopia aniga uunba Ethiopia wax u soo dejinaya. Bal caqligaa eega. Kkk . Anigaa joogee Waa maxay kuwa kale ee Dhaqaale ka Raba Ethiooia
@SaedDahir-v6d14 сағат бұрын
Somaliland horta somalia makamidnoqotay sharci ahaan se somalia mala aqoonsaday mise taydiibay igula dhuuqday somalia xuduudeedu waa halkee
Hamze Hariir , fadlan la share garee videogan bareyaasha bulshada kale oo Somaliland sii ay u wada gaadho reer Somaliland oo dhan, una arkaan sida loogu tashaneyo, looguna qorsheeyneyo sii MOU da loo Dillo. Koleytoba ku guuleysan maayaan oo MOU da weey hirgeleyaa In Sha Allah.
@hamzehariir14 сағат бұрын
Haye walal halimo mahadsanid
@EngdaauudAbiib12 сағат бұрын
UAE 🇦🇪 AND 🇺🇸 AND CAALAMKU WUU AQOONSANAYAA HORAA LOO AQOONSADAY
@AbKaadir13 сағат бұрын
Meesha casharao English ah lagu dhigayaa waar af somali nagula hadal
@HaybeHaybe-h3wСағат бұрын
WAXAA LA YAABLE MEESHA CID KA SOCOTA SOMALILAND MA JOOGTO MIYAA, CAQLIBA MAAHA IN DADKA IYO DALKA LAGA HADLAAYO AANAY MEESHA JOOGIN,BAL XUMAATA EEEEEGA,👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈
Xataa hadad gudahayaga waxwaxaysan waxba kama tarayso kķkkkkkk
@EngdaauudAbiib13 сағат бұрын
Somaliya italiya only 3km destroyed
@CamuudAwedСағат бұрын
Kooxdan Cadaw ga ah Ee Meeshan keligood ka dhurmayaa Ee Aanay jirin Ama Aanay jirin Cid beenta iyo waxa ay isu sheegayaab ka soo hor jeeda Ama ka aragti duwani waxay iyagu isu sheegayaab ba waa waxay jecel yihiin Oo keliya mana ogola in ay xaqiiqada isu sheegaan dadka dhegey sanayana ka xishoodaan xaqiiqadu waxaa weeye Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Italia Soomalia waa laba Dal Oo Aan shaqo iyo shuqul toona is ku lahayn Geographically, Systemically, Constitionally and Culturally in taba waa laba Dal Oo laba duba leh xuduudo la Aqoonsan yahay Oo International Borders ah Xuduudagaas Oo ah Xuduudaha ay Aduunka iyo Africa ba Aqoonsan yihiin kuna Xusan Heshiiskii Berlin Ee lagu Jeexay Ama Calaamadiyey Xuduudaha Sharci Ee ay Africa leedahay tuugna ma xado hadaba kooxdan beenta iyo khuraafaad ka isu Akhriyay saa keligood waa koox dawakhsan runta iyo Xaqiiada sharciga ah in ay duwaan isku deyaya kuna salaybaya rabi taan kooda markaa waxaanu leenahay that is not really work or doesn't work about it at all 🚫
@halimamumin364315 сағат бұрын
Somaliland weligeed ka noqon meeyso gooni isku taageeni, hada mar eenugu dhowdahay nama soo Marin. Waa in aaney Somaliland marnaba ka noqonin .
@CaaqilmustafeCaaqilAadan11 сағат бұрын
JABUTI USKAK CADAWADE DAKADISA KAXIDHANTAY
@Ahmed-n6r1k15 сағат бұрын
Ma Soomalibaa dooda lagaga hadlayaa mise dad ingriisa. Kkk waa Waali caadaya wax dad somali sheeganayaa kkk
Waxan iyo waxa ka qaybgalaaba waa xaraan somaliland Guul
@QodarAbdulahi9 сағат бұрын
Asc Aqoon yahanadii hadey aqontada isku kenen danta meesha talla ,israiil iyo falastiin Sow ma aragtan ethopia mar hadey lugaha lagasho Dhibato hor leh waaye ee Aqoontiina tuujiya
@abdifataahdeyibseid326914 сағат бұрын
What is heritage? Maxa loo samaystay? Yaaa maal galiya?
@AhmedIdiris-fg9iw15 сағат бұрын
Naagtan iska hadlaysaa maxay katakana taarikhda s/land waxaan Odhan. Kaaraayaa kufahmay marka hore ku hadalluuqadaada
@farxiyaAhmed-g3k10 сағат бұрын
International law haduu jiro way somaliland genocide ka dhacay wax looga qaban waayay adeer ogow wadan wadan ku biiray liberties ayuu leeyahay balse hadii xuquuqdii lagu tuntay 1960 ilaa 1991 somaliland way looga zoo horjeedaa somali ismaba rabtee
@AHussien-j4r13 сағат бұрын
Waligeed somaliland so noqom mayso😂😂😂😂😂😂
@mahamoudnoor4893 сағат бұрын
Dadkani miyaney tariikhda akhryin Mise WA Ku qabso Ku qadamaysid
@IdkIdk-tv6lj11 сағат бұрын
Cadiwga somaalida baatihiin somliya waxba uma qabankartaan
@DaahirCilmi-t1z12 сағат бұрын
Dantiina iyo dantayadu waa kala laba waxad wadaan waa lafahmay cid aan ujoojinaynaa majirto ama seexda ama haseexanina kkkkkk. Soomaaliland guul guul guul
@EngdaauudAbiib13 сағат бұрын
Dal xora jamhuuriyada dimoqoraadigaa ee soomaliland cadaw masoo tooydo soomaliland soomalia italiya waa cadawga geeska
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl12 сағат бұрын
Waxaad ku shaqaysaa aniga aqoonsigayga hadaad sharci u baydho ma ahaan doontid wadan Jia oo sommaliya la yidhaahdo
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl12 сағат бұрын
Jirta
@AbokorAadan-e9d8 сағат бұрын
Mirjo dawlad sharciya somaliya la yidhahdo. Been iska daa somaliland wa dawlad madax baan xornimadayda waxa nooga wakiil ah dawlada somaliland oo keliya qaybna kama nihin mamulka. haweye ee xasan hogamiyo
@mahamoudnoor4893 сағат бұрын
Laba kalmdod oo English ah uun Ku hadal kadibna wax walba dafir
DJABUUTI WAXAY KA DHIGAN TAHAY NAAGAHA MARKU NINKII QABAY NAAG KALE GUURSADO WAY HINAASAAN WAXAY DHAHAAN MA WAXBUU IGA WAAYEY MUXUU NAAG KALE U GUURSADAY,😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊
@mahamoudnoor4893 сағат бұрын
Ala konfori jaahil badana
@Ahmed-n6r1k15 сағат бұрын
Awel miyanaan gumaysigii iyo luqadoodiiba ka xoroobin Mise inaga waalan . Cajiib. Kkk
@mahamoudnoor4893 сағат бұрын
Somaliya waxay aminsan tahay iney amirca wax walba u qabanyso Somaliland loo kenayo iydoo garba duuban
@EngdaauudAbiib13 сағат бұрын
Failed soomalia italiya only 3km destroyed by xasan duufle
Bada nin leh baa leh isku bad xataa manin soomalia italiya waa hindiya british soomaliland government waa dal xora
@wangchankim57313 сағат бұрын
Some times lawyers can exhibit slow speech and thinking... the idea that the agreement between Somaliland and ethiopia is not between two sovereign states, is an old one; and If you think that that argument with stop the fruition of that agreement, then i will not wake you up.