No video

DOOD Nabigu injir Miyaa Laga guray ? Culumada islaamku Maxay Ka Dheheen / Somali qadim

  Рет қаралды 163,639

Somali Qadim Tv

Somali Qadim Tv

Күн бұрын

Nabigu injir Miyuu Lahaa ? Culumada islaamku Maxay Ka Dheheen / Somali qadim

Пікірлер: 330
@abdifatahmohamed5397
@abdifatahmohamed5397 16 күн бұрын
Subxaan allah,subxaan Allah,Nabiga meeshu uu fadhiisto ayaa udug laga dareeri jirey.Nadaafad xumo nabiga ka fog.Subxaan Allah.Nabiga ha laga xishoodo.
@abdibilledaud9611
@abdibilledaud9611 2 жыл бұрын
Masha Allah sheikh abukar xasan malim Alla habarakeeyo sifican ayo ufafahiye wana kafilaaye
@c.xamiidaadan9881
@c.xamiidaadan9881 Ай бұрын
Wax nabiga caayay majiraan, ee dacaayada iyo been abuurka iska dhaafa. Shiikh umal waxa uu sheegaayo jeebkiisa kama keensan ee kutubta aad adinka xitaa iney xaq yihiin aad sugeesaan ayuu kasoo raray. Kana Baar halkaas hadaa qalad moodo, markii aad aragtana ra'yigaaga haku fasirinee ee culimadii hore ee qarniyadii fadliga badnaa noolaa ula laabo fahankood. Mahadsanid
@CabdikariimPirlo
@CabdikariimPirlo Ай бұрын
Maxa fahana qeyru qal qlilaahi miyaa injir lahaaya aamintay anoo shiiq ahen xita injir ima galine damj weyn waaye ina dhahdo nabiga injir laha​@@c.xamiidaadan9881
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 25 күн бұрын
WAA UDGAYAY IYO INJIRBUU LAHAA ISMA GALAAN
@AbdallaAli-g6e
@AbdallaAli-g6e 15 күн бұрын
Saxiixul bukhaariga kazoo fiiri xadiis saxiix ah waaye
@samiiraali8590
@samiiraali8590 3 жыл бұрын
Shiikh abubakar xasan maalin ayaa sifiican usharxay ilaahy rali haka noqdee
@jibriil487
@jibriil487 Жыл бұрын
Sh umal walee dib baanan kuu dhegaysan doonin ilaahayna aakhiro hay kaa tuso ilaahayna calaamo hakaamuujiyo inshlh aaamiiin
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 4 ай бұрын
Lawadina midka dhunsan waa la arki donaa qabri cabudyahow
@MaslahMm3
@MaslahMm3 2 ай бұрын
Jaahil baatahy ilahey xaqa haku tuso
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
umul tuug yaala dhageysan diinta wuu fidneeyaa ilaah aana waajib kiisa marsiinaayo insha-allah nabigeena suuban c/s/w uu uu caayaa mar kasta
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
@@mohacadeofficial5032 tuug xaraami aa tahay qof nabiiga caaye aa qabiil ku difaacee mujrim bastar ah oo ilaah ka furtay aa tahay
@nasiryre144
@nasiryre144 Ай бұрын
@@user-de6lm4wn9c adiga mxa ku ceyneesa sheikh umul asna xadiis un buu fasiruu dhahee ma caay baa waad xad gudubte aqiro adoo ku qabsan sababtana waa ina ku edeese tuuganimo 🙌🏾
@calimaxamed198
@calimaxamed198 3 жыл бұрын
Masha allah sh abukar xasan maalin sifeecanuu usharaxey
@MuxidiinabdiwahabAbdiwahab
@MuxidiinabdiwahabAbdiwahab 2 ай бұрын
Mansh Aalaah sh Obakar xasan maalin janatul fardooso Ale haa kaawaraaabiyo
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 2 жыл бұрын
Shiikh Abubakar alle ha xifdiyo.
@CabduqadirXuseen-ue1sk
@CabduqadirXuseen-ue1sk Ай бұрын
Masha allah sh abuubakar janada alle hageeyo❤
@asaduzamanalmaxmud7671
@asaduzamanalmaxmud7671 2 жыл бұрын
Sheikh Abubakar masha allah shukran
@Ufarxiya
@Ufarxiya 28 күн бұрын
Ma shaa allaah allaaha kubarakeyo shekh Abubakar xassan sifican iyo sidaan filaayay iyo sidaan wada filaynay ee an uga naxnay hadalka ninkan umal ah
@shafijama6572
@shafijama6572 Жыл бұрын
Subxanaalahi af adagaa umul Alle ha xifdiyo sh abukar hasan Malin sida fiican ii uu nogu cadeyay been abuurashada nabiga (Salalaahucaleeyhiwasalim) ee ka sameeyay umil
@jaamacgureey3554
@jaamacgureey3554 Жыл бұрын
Aaaaaaaaamiin sheikh abuukar xasanmaali xafidu laah guul xerteyda
@MaxamedAhmed-jh4gr
@MaxamedAhmed-jh4gr 10 ай бұрын
Waar sheekhu injirmuushigin nabiga gaahay ee waa laga baadhaayay
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
umul nahaabi diinta mashruuc ahaan uu u heystaa ee diin ahaan uma heysto
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
@@MaxamedAhmed-jh4gr adigaa beenlow ah mujrim ah wuu sheegay si fiican u dhageyso dadka waxee dhaheen waxa la baaraye waa injir uu dhahay umul tuug hanoo difaacin saqajaan baa tahay aan diin laheyn
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Ай бұрын
Horta nabigeena nadaafo nisful iimaan marka nabiga nadiif ah bui ahaa ilaah ka baq kutubta sax maahin
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 19 күн бұрын
Umaloow injir alah hakugu ibtileeyo
@user-yt1wv9sl2e
@user-yt1wv9sl2e 21 күн бұрын
Sh umal Alle ha xifdiyo waa daliil cad qofkii qaadanayaa
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын
Subxanallah, maxa looga maqliwaayay Culimada islaamka ee kale adiga mooyaane, Rasuulku udgoone ayuu ahaa Sallalaahu Calayhi Wasalam 💓⚘💓
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
umul nahaabi diinta mashruuc ahaan uu usoo qaatay ee diin ahaan uma heysto asaga lee caaya nabiga c/s/w wadaad kale oo caaye majiro
@cabdiqoslaay
@cabdiqoslaay Жыл бұрын
M.a sh abuukar xassan macalin ilaaheyow kuxifdi
@DaauudIbraahim-p1t
@DaauudIbraahim-p1t 11 күн бұрын
Subxana allh subxana لا اله إلا أنت سبحانك 😢
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 Жыл бұрын
Baarakalaahu sheekh Abuukar Xasan Maalin adduun wax badan ayaan soo joogay weligey umul ka hor iyo kadib midna kama maqal ilaa hadana wuu ka towbadkeeni la yahay
@abdirizakahmed5078
@abdirizakahmed5078 Жыл бұрын
Shikh Abu bakar Masha Allah lllaha kuxifdiyo
@abdullahiali6580
@abdullahiali6580 Жыл бұрын
Sh abubaka allaha noo xifdiyo ma sha allah
@user-gi1gt8ww3h
@user-gi1gt8ww3h Ай бұрын
ماشاءالله تبارك وتعالى جزاك الله خيرا الشيخ ابو بكر حسن
@Khalaf2002
@Khalaf2002 2 жыл бұрын
alloow noo daa culimadaya alsusuna wal jamaaca aami aamin
@ilyaasc.xafiid9572
@ilyaasc.xafiid9572 Жыл бұрын
Yaa waaye ma skiikh abuukaraa
@user-vz2pq4bh7e
@user-vz2pq4bh7e 21 күн бұрын
Sheekh abubakar ❤allah ha xifdiyo
@AmmaarYuusuf-s9f
@AmmaarYuusuf-s9f 16 сағат бұрын
شيخ محمد عبد امل ماشا الله حفظه الله
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq 24 күн бұрын
Mashalah shiiq abuukar xasan ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aminatt31828
@Aminatt31828 Ай бұрын
nabiga cidii ka been abuurata aduun iyo aakhiro ilaahey ha ku tuso ciqaab 😭😭😭😭
@Ufarxiya
@Ufarxiya 28 күн бұрын
Jazaa kallaah shekh abubakar
@CumaariShekh
@CumaariShekh 6 күн бұрын
Shek abuubakar maashaa allah
@xamzamaxamed9211
@xamzamaxamed9211 Жыл бұрын
M Allah Allah ku xafido sheekh abukar xasan maalin
@Kassimtechcom
@Kassimtechcom 4 ай бұрын
Dhamaan culumada qeer Allah wadasiiyo ❤❤ iyo walaalahayga muslimiinta❤❤
@AishaCudey
@AishaCudey 11 күн бұрын
شيخ محمد عبد أمل زاد ك الله حرصا وعلما❤
@MaxamadJamac-zi8cx
@MaxamadJamac-zi8cx 3 сағат бұрын
اءمين
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 3 жыл бұрын
حفظه الله شيخ محمد أمل زادك الله علما وحرصا وقد بينت هذا المسأله
@abdifitahsharifhassan9627
@abdifitahsharifhassan9627 3 жыл бұрын
Wecel wy
@abdifitahsharifhassan9627
@abdifitahsharifhassan9627 3 жыл бұрын
Tuugaan
@nasiyenasiye3078
@nasiyenasiye3078 2 жыл бұрын
Muxuu cadeeyay marasuulka inuu caayay baan ku garab taagantahay war dadkii islaamka sheeganayay wey halaabeen
@anashassanali2281
@anashassanali2281 2 жыл бұрын
Illahay idiinkiis adiga iyo qurunlaha aad amaaneyso injir aad ka harsan weysaan idin gashay, dadkuna idiinku cibro qaateen,
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
@@anashassanali2281 jaahil ayaad tahay ee diinta baro
@idahmed8232
@idahmed8232 3 ай бұрын
Umaal ... Hortaa injiir inteey qashaa meel wasaax aah..markaa nabii waasaax miyuu lahaaa ... subxanaal...
@abdirashidhassan332
@abdirashidhassan332 2 жыл бұрын
Sheikh Abubakar xasan moalin illahey hainoo xafido
@idowaliadow9320
@idowaliadow9320 Жыл бұрын
Sheik abukar haasan Malin Allah janada hanaga warabiyo🧭🧭🧭
@adeyyussufadey3574
@adeyyussufadey3574 Жыл бұрын
amiin🥰🥰🥰🥰🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@rashkaff3242
@rashkaff3242 Жыл бұрын
Iskada in nabiga in jir laha tixsi anka uma dhowaan jirin subxanalah
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 Жыл бұрын
Cid uu nabad galiyay ma jirto, hooyooyin kii umadda swcws xaasaski nabiga iyo asxaabtii iyo ambiyadii oo dhan kuli wuu af lagaadeeyey, wixii nool ciribtiisa soo ogaada umul illaahay idan kiis, meeshuu ku dan beeyo insha allaah
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 4 ай бұрын
Qurafadle qabrigi u cabuday laga reebe uma xumid
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 4 ай бұрын
@@mohacadeofficial5032 awal ayaa horay loo yiri kla yaab nabiyoow swcws nin aan waxba kaa ogeyn, umul iyo kuwa ku fever ka ah qiimaha nabi muxamad waxba kama oga
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
waa nahaabi khawaarij ah muqdisho waalaga soo raacdeeye hargeysa waa loo diiday inuu tago waana qabiiliiste diinta ku qaraabta umul tuug
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
@@mohacadeofficial5032 umul tuug iyo adigaba jahanama aa niilagu xareynaa
@AbshirMohamad
@AbshirMohamad 4 ай бұрын
Allow jana kugu jazee shekh abukar❤❤❤❤❤ alah darti
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 29 күн бұрын
Subxaanallah ma nabiguu ku sheegay injir
@taherjamac228
@taherjamac228 2 жыл бұрын
Nabigu guriga uu seexan jirey udgoon buu noqonjiray nuur ilaahaahay doortay ayuu ahaa wax kalaad akhridee dib wax u baro
@user-bo2vc1wz7z
@user-bo2vc1wz7z 17 күн бұрын
سبحان لله
@Fartuun2
@Fartuun2 Жыл бұрын
Daalim aan laga daalim sanayn injirta adigu jirkaaga aadan u ogolayn ma ilaahay rasuulkiisa oo qur aanku ku soodagayey korkiisa daahirka ilaahay khalqigiisaa u khuduuci jiray korkiisa dhididka kasoo baxaa miski ayuu ahaa saxaabada beenta hakasheegin ilaahay aduunka iyo aakhiraba laahay haku dooriyo dilkaaga banaan meelkastaa oo aad joogto isku nabi ma nihine
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
umul nahaabi waa tuug ilaah ka furtay nabiga c/s/w oo ilaah nuur ku sheegay oo aayad qur'an ah ooku dhahaa xadiith aa jira yaab
@YussufYarow
@YussufYarow 12 күн бұрын
Subxaanlah war ilahay kcabso
@abdulomar9828
@abdulomar9828 Жыл бұрын
mashallahu jazakallahu alkheira wajaza sheikh
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d Ай бұрын
Sherkhu injitbu subanuhu laha was qalad
@muxudiinxaajoow1131
@muxudiinxaajoow1131 2 жыл бұрын
M.a sheekh.xasan malin.allaha ku xafido
@user-db7fi3td8t
@user-db7fi3td8t 9 ай бұрын
Mansha Allah sheekh abubakar ❤
@shaaficiabdicali
@shaaficiabdicali 4 ай бұрын
masha Allah sheekh abuukar xasan maalin
@youmoha8200
@youmoha8200 6 күн бұрын
miski uu ka udgoona nabigena scw...injir maba uso dhawan karto
@ibrahimag881
@ibrahimag881 Жыл бұрын
Masha Allah sheekh Umal Waad ii Fahansiisay Masa'aladii Jazaakalahu kheyr
@xalimosharaf4116
@xalimosharaf4116 2 жыл бұрын
Subxaana llaah afkiisa uma xishoodo jaahil saan ayuu u af kakanyahay allaha ku hadeeyo
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Ilaah Qur'anka Wuxuu Ku Sheegay ( Qad Jaa'akum Naarun Wak Kitaabun Mubiinun ) Macnahheeda Ilaah Wuxuu Dhahay Waxaa Nii Soo Diray Nabi Nuur Ah Iyo Kitaab Umul Nahaabi Waa Diin Laawe Nabiga C/s/w Qofkii Caayaa Waa In La Dilaa Sida uu Nabiga C/s/w Noo Sheegay
@mohamedjelle9162
@mohamedjelle9162 Ай бұрын
ManshaAllah sheikh abukar maalim aya sifcn usharaxe
@abdulwahididris6543
@abdulwahididris6543 Күн бұрын
Sheikh Umal sadax dalil buu kahadlaye ...Sheikh Abubakar sadaxdaboo mufasiroo.
@samiiraali8590
@samiiraali8590 3 жыл бұрын
Asaxaabada rasuulka yaan lagu been abuuran nabi muxamad calayhi salaatu wasalaam ilaahybaa ka dhigay khayru khalqi laahi waana nuur ilaahy nabigu qofkii waxanu ahayn ku tilmaama ilaahy ba ka abaal marinaya subxanahu watacaalaa
@muxudiinshiiq-ps4pz
@muxudiinshiiq-ps4pz 6 ай бұрын
IlaheeyHAKUXFDIYO SHEEKHÈNA SHEEKH ABUKAR XSAN MAALIN
@maryandirshe8156
@maryandirshe8156 2 жыл бұрын
Marshall alah Dr sh abukar xasan maalin
@maryandirshe8156
@maryandirshe8156 2 жыл бұрын
waasheegtay wlhi
@shaaficiabdicali
@shaaficiabdicali Жыл бұрын
Masha Allah sheekh abuukar
@AboweAdo
@AboweAdo 28 күн бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@gordantv5371
@gordantv5371 6 күн бұрын
Markaan shere geeyey ninkan oo nabiga caayey waan istiqfaar
@Ugaas65
@Ugaas65 19 күн бұрын
Manaafaq Umul
@JAABIRJANNA
@JAABIRJANNA 10 ай бұрын
sheekha kheer allaha siiyo inbadan kheer wuusheegay idinkana in aad ku fogaataan maahan culumada allaha noo xifdiyo ma khaldame waa allaah
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Ай бұрын
Subxanallah!!! Waar qofku miyaanu xishonayn? Ma Rasulkii Ilahay ee khayrul khalqillahi ahaa ayuu leeyahay injir baa gashay? Yahuu!!!
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 Жыл бұрын
Shekh Abukar Allaha ku barakeeyo
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 22 күн бұрын
Subxaana rabika.rabul ciza camaa yazifuun.wa salaamun calaal.mursaliin Wal xamdu lilaahi.rabil caalamiin.
@osaamahbinusayid3841
@osaamahbinusayid3841 Жыл бұрын
Sheeq abuukar xasan maalin maashaallah Alaha ku xafido
@tariikhtowbah4346
@tariikhtowbah4346 3 ай бұрын
Nabi maxamed see gabar ajaanib ah jirkiisa u taabatay taas dood mudan
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 26 күн бұрын
Afkayga kala baxday suaal mudan isweydiin
@cabdicabdulahi763
@cabdicabdulahi763 Жыл бұрын
سبحان الله والعياذ با الله Waa wax laga Xumaado in Suubaneheena layirahdo injirle buu ahaa إنا لله وإنا إليه را جعون
@Aweysaxmedcali
@Aweysaxmedcali Ай бұрын
Mashaa alaah nabigaa scw qof daahir ayuu ahaa injir baakujirtay xaataa xaaskiisaa maadhaaheyso injir waxaa kaa dhalaataa wasaq arintaas yaan laageelin
@suldaanmaariyoyare7377
@suldaanmaariyoyare7377 Жыл бұрын
Maashaalaah
@user-gu5wh5zh2w
@user-gu5wh5zh2w 7 ай бұрын
ilaahay ka xishood sxp
@AbshirMoha-f1b
@AbshirMoha-f1b Ай бұрын
inaa lilaah war ma nabiigii baa scw kabax san LA a
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 26 күн бұрын
☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIIMA 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIMA 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIIMA 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐
@Haghar2001-yd3hc
@Haghar2001-yd3hc 22 күн бұрын
Inta Badan Culimadu waxaa ay isku heystaan waa masail yar Intaas baana meel kasta lala wereega tolow,sidaa ay tahayna dhamaantodu qofna ujeedkisu mahan fool xumeynta diinta Ee waa raadinta raadinta sawaabka, Sida aynu inta leysku haysto u faafineyno si lamida aan ufaafino Inta leysku waafaqsan yahay, Hadii kale waxaad ogaata in caamadu dhexdoda khilaaf ka dhaco اللهم وفقنا لما تحبه وترضاه❤
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 25 күн бұрын
جزك الله أمل
@mumtaazsheekh9396
@mumtaazsheekh9396 22 күн бұрын
Aalaha kubara keeyo sheekh bal aan.iswaydiinee. qofwalba.oobini aadan ah ama soo maali ah. Ma ogolyahay inladhaho. Injir ayaakugujirta maanta. Umal kan inkaar qabaha ah. Hadii ladhaho injir baa kugujirta ama umal injirbaa kujirta. Ma ogolaani lahaa.
@jibriil487
@jibriil487 Жыл бұрын
In uun haddi ilaahay wax aqbalaayo ha laygu eego habaarkaas aan habaaray sh umal
@mohamedabdullahi4981
@mohamedabdullahi4981 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 dhintaaaa islamka aya kukuyar walalo sfcn dintaa usobaro wayo dhinta islamka nastexo wayee eee dibata maaxan hadhe habarkaa kasohoreyaaaa adhii ayan kukubaqaaa runtiii Allah kudanbi dafo inshallah
@dekaltoss1129
@dekaltoss1129 7 ай бұрын
Mashaa allah sheekh Abuubakar noolaw Umulna dib dambe uma dhagaysan doono
@SharfaneSheikh
@SharfaneSheikh 25 күн бұрын
Sheikh abukar allah ha no deysto
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 10 күн бұрын
Acuudubilaahi
@Abdirsaaqsamaan-vi2oq
@Abdirsaaqsamaan-vi2oq 11 ай бұрын
War joog sh omal 😢
@suheibali8529
@suheibali8529 2 ай бұрын
Sh umal xafidahulaaaah😊
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 2 ай бұрын
ma aflagaadada nabiga ayaad ugu ducaynaysaa adiga iyo isaguba uskag baa tihiin bilaa caqliya qof markiisa horeba doqon u dhashay cilmi uu bartaa fariid kama dhigo waligiiba doqon uun buu ahaanayaa
@sadecumaara6652
@sadecumaara6652 Жыл бұрын
Sheikh Umal axaadiis ayuu sheegayaye axadiistu mabenba mise wa axaadiis jirto culimada ku haysato ha inoo kala cadayyan
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 Жыл бұрын
Shaydaan umul isagaainjire ah iyo kuwa taageersan
@YasminmohamedOmar-m7r
@YasminmohamedOmar-m7r 25 күн бұрын
نحبك يا عالمنا نفديك باروحنا
@mowliidmohamed7605
@mowliidmohamed7605 7 ай бұрын
CAALAMO DEG DEGA ALLAH HAKA MUUJIYO MA NABIGAAD INJIR KU SHEEGTAY AFXUMAA WUXU
@MoustaphaMudir
@MoustaphaMudir 3 ай бұрын
Sh umul allahu xifdiyo caalimka geeska afrika cadowgiisana allaha jabiyo waa culimada shirkiga tirtirtay allaha cimrigiisa iyo cibaadadiisa barakeeyo
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 Жыл бұрын
istaaqfurulaah shaqsiyaadisaa hafaaraagashaninaa
@xamdimahadhassen8460
@xamdimahadhassen8460 20 күн бұрын
Sheekh umal run buu sheegay waa xadiis saxiixa wuxuu sheegay diinta soobarta jaahiliin baatihiin
@samdaani
@samdaani 3 күн бұрын
Asxaabtu maysan caayin adiga ayaa caytamaya Wax injir ah majirtu Lamana sheegin umul ka hor
@Sacdia1976
@Sacdia1976 7 ай бұрын
Sh umal cilmi kuma gaaartaaan nebina macaayiin naga aaaamusa
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 3 күн бұрын
Qaatala kalaah
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 10 күн бұрын
Ninkaan ha la qabto
@RelaxationA
@RelaxationA 2 жыл бұрын
Car yaa Sheekh umal kala doodo si waji ka waji ah masaladaan wadaado hadaladooda lasoo gooyey cilmi maahan ee wadaadka masalada si cilmi ku dhisan ninkii wax isku hayoow balanso
@anashassanali2281
@anashassanali2281 2 жыл бұрын
Cilmigaaas aad ku sheeegeyso uu la kali noqday, naftiisa xaaraamta ka dheregtay iyo shayaadiintii adeegsatay baa bartay. Adigane ku dabo dhibo, hadaad umul qurunle difaaceyso Rasuulkane scw kula yaraaday.
@mohyadinabdihussein4162
@mohyadinabdihussein4162 Жыл бұрын
Adiga ma rumeysantahay in Nebiga scw injir lahaa ama Naag ajanabi ah inta dhabteeda ku seexdo injir ka guri jirtay.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
umul waa tuug ilaah ka furtay oo diintiisa lacag tahay asxaabta ooku been abuuray sheekh mustafa iyo sheekh abdirashiid sheekh ali suufi weligood nabiga c.s/w ma caaynin macnaheeda waxa umul tuug sheegaayo qandaraas uuku soo qaatay
@hamdaomer5264
@hamdaomer5264 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam allow nacafi naha raalinoqo rasuulkii allow
@user-rk4pp1ri9y
@user-rk4pp1ri9y 29 күн бұрын
Imanka alah kaqaado benale
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 3 күн бұрын
Asaga ayaa ilahay ibtileeyay wajiga malax kagashey ilahay baad mahadleh in wajiga malax kaagaliyay
@khadijoyusuf586
@khadijoyusuf586 Жыл бұрын
Umal waa donfaar balayaha aanfa allaha ku ridee
@shafeamaney1744
@shafeamaney1744 29 күн бұрын
Wuxuu hadana kubeen abuurtay culimada oo uu leyahay iyaga kufasiray subxanallah,hasheego kitabka iyo safxada ay kutaalo hadii ay runtahay
@AbdifatahBotan
@AbdifatahBotan 8 ай бұрын
Sh. Abuubakar sida qurux badan u gasiray
@Mahdi-hc3ud
@Mahdi-hc3ud 2 күн бұрын
Ilahy ha ku cadaabo umaalow
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Umul Nahaabi Diin Shaqio Kuma Lihid Ilaah Aana Ku Gula Xisaabtamaayo
@ahmedguhad1283
@ahmedguhad1283 Жыл бұрын
Sheikh ha aflageydeynina maxaba nabiga(saw) hadii ladaho asaga aya naga jacel din Alla kacabsine noga daw marka afka kaduga sheqa
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 11 ай бұрын
Ummul maakadooratay Nabigeena udgoonka badnaa صلى الله عليه وسلم ? Jaceelka Nabigeena nuurka iyo udgoonka badnaa صلى الله عليه وسلم umul iyo Ibn Nahaabi kama muuqato.
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 23 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
SHEIKH USUULI OO LA WEYDIIYAY SU"AALO QOSOL BADAN 2022
29:24
SAYIDKA CHANNEL
Рет қаралды 142 М.
Khuraafaadka iyo shirkiyaadka suufiyada || Sheekh Maxamed Cabdi umal
15:04
Hadaad iiga jawaabto waan muslimaya // Dr ZAKIR NAIK   Afsoomaali Q.1aad
12:20
QISOOYIN SIXIRKA ||MUCJISO SIXIRKA ||SHEEKH XASAAN 2024
13:19
LIIBAANTA TV
Рет қаралды 63 М.
Aragtida Nabiga NNKH | sh maxamed wacdiyoow
29:23
Aala Axmed Binu Idriis
Рет қаралды 67 М.
Dood, Culimada Qaadiriya iyo Wahaabiya Q1aad.
1:09:51
KAARIYE Films
Рет қаралды 328 М.
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 23 МЛН