DOODA SOMALI CABLE TV:-Ciidanka Itoobiya iyo Ciidanka Masar & Xiisada Jubbaland iyo Villa Somalia...

  Рет қаралды 7,298

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@FarhanKeinan
@FarhanKeinan 18 күн бұрын
Sh Dig toor kar waa runtaa mahadsenid xasan allow nadhaafi aamiin aamiin xasan waa tuug waa tuug waa shaydaan
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 18 күн бұрын
Jeesow waxuu ka hadlaayo waa sax garguute umadda allaha kaqabto
@Turtle333face
@Turtle333face 18 күн бұрын
51:01 barakaca bulshada waa lugu qoslaya 😢
@bet3rf295
@bet3rf295 18 күн бұрын
Calaamadaha Aakhiru Zammaanka ayey ka mid tahay in kuwa ugu Anshaxa liita bulshada ay ka hadlaan maslaxada caamka ah.ee weliba wax laga weydiinayo wax uusan ahal u aheyn .yaahuu haddana ka yaahuu
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s 17 күн бұрын
Xildhibaan Jeesow si fiican oo waaqac ah ayaa u dhigtay
@ilyaasxamariofficial5912
@ilyaasxamariofficial5912 18 күн бұрын
X /d/ a/ jessow Allah kusharfo xaqa kuwaan Allah tuso anaga midnimo ayaan alle kabarinay qabiilka Allah umada qaladka ufahantay Allah kamadoobeeyo sax AUSOM ANAGABA RAALI KAMA NIHIN ANAGA DALKA UEH DIYAAR
@Turtle333face
@Turtle333face 18 күн бұрын
26:08 Xassan Diiqo iyo wuxu walaaqayo 😂😂😂😂
@AhmedYusuf-g3j
@AhmedYusuf-g3j 17 күн бұрын
2dan koofiyadaha qabo waa 2ba ciyaal suuqiin
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 18 күн бұрын
Dood xalal ah waye sadax nin ba fikirkoda wanagsan ayey Ka hadlen qof kama dhax hadleynin
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 18 күн бұрын
Awood Umaleh Baarlamaanka Inuu Dastuur Cusub uu Sameeyo Ogolaasho Bulshada Somaliyed Ayaa Ansixin Karto Markey Ogolaadan Ayaa Baarlamanka Dib u eegis kusamenayaan Baarlamkanka Marka 4 Qodob Waxba kama jiraan
@aweysali8546
@aweysali8546 18 күн бұрын
Jeesow runtiis waaye xasan waa faashil weyn waa isku dhaxyaacay garguurte xataa abgaal waa neceen iskaba dhaafee somaliweyn
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 18 күн бұрын
Bal amin jesow mesha uu xiliban ka yahey maxa laga sogayan oo wanag ah subxanallaah
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 18 күн бұрын
Runta ma ku dhibeyso😮
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 18 күн бұрын
Waar MOU uu muuse biixi saxiixay ayuu xasan sheekh qalinka ku duugay Ankara waadna arki doontiin February xabashidii oo taagan lughaye ilaa saylac
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 17 күн бұрын
Team Xasan sheekh Maxaaa Qaylo dhaaan kasoo Yeedhayso Farmajo dooni mayno ma waxaaay ka Faa iideeen Haddana Xasan dooni mayno ? Haddaba su'aasha iswaydiinta mudan waaa dhibku ma xasan baaa? 1. Xasan miyaa Qaldan ? 2. Siyaasiyiinta ayaan qaldan? 3. Beelaha ayaa qaldan ? 4. Dalka Ma gudaha ayaa laga weerarey mise dibada? Ugu dambeyn somalidu Xal ma uheli kartaa isbaabiinta umadnimo iyo Diin ahaan iyo dalnimo ?? Fiiiro Jawaabtaada noo reeeeb???
@wigorsougueh7678
@wigorsougueh7678 18 күн бұрын
Xildhibaan kuu waa ku saxan yahay.
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 18 күн бұрын
Waxaan garyaqaan kusheegga ah yaa yaqaanna jaamacadda uu kasoo baxay. Wallaahi waa saaqid weliba aad uliita ceebeeyayna magaca garyaqaanka. Labada nin ee kale waa macquul ceebna ma aha inay dadku kala duwanaadaan. Laakiin adoo qareen ah in tidhaa waxa la ansixiyaaba waa sax waa gef iyo been. Fadlan kanoo kale naga daaya Jeesow wallahi waa rag fariid ah meesheedii buuna dhigay
@SankaHasse
@SankaHasse 18 күн бұрын
Itopia hadeey rabto bad kanacsi ah jabuutaa siisay weyna ka aqbali wayeen iney qataan . Lakiin itoobiya waxeey rabaan saldhig ciidan qof aan okeen majirto lakiin dooladeena aa hoosaasineyso umada
@mustafamohamud8250
@mustafamohamud8250 18 күн бұрын
Garysqanka hada maxu leyahay fatikanka wa dowlad
@FarhanKeinan
@FarhanKeinan 18 күн бұрын
Dig toorka waa tuug waa beenale waa tuug
@ilyaasxamariofficial5912
@ilyaasxamariofficial5912 18 күн бұрын
Ithopia walaalo manihin WAA gaalo anagana dad Muslim ayaa NAHAY 100%sah
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 18 күн бұрын
Ethopia %60 ilaa 70 Waa Muslim lasoco sxb Gaalo Haku tilmaamin
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 18 күн бұрын
@@abdikadirhaji6852lakin muslim gaal kuso raacay 😮wXba isma dhaamaan waana cadow isku mid ah waliba munaafiqin waye
@MohamedMohamed-dw9yw
@MohamedMohamed-dw9yw 12 күн бұрын
Dadkaan wax ma aqriyaan miyaa
@anfac569-ps7es
@anfac569-ps7es 16 күн бұрын
war ninkaan garyaqaanka ah waxa uu wado waa qof jecleysi xasan sheekh ayuu ku taagersan yahay tuuganimada uu xasan baahane ayuu wataa waa tuug kale sida xasan dhiiqo
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 18 күн бұрын
Waxaan garyaqaan kusheegga ah yaa yaqaanna jaamacadda uu kasoo baxay. Wallaahi waa saaqid weliba aad uliita ceebeeyayna magaca garyaqaanka. Labada nin ee kale waa macquul ceebna ma aha inay dadku kala duwanaadaan. Laakiin adoo qareen ah in tidhaa waxa la ansixiyaaba waa sax waa gef iyo been. Fadlan kanoo kale naga daaya
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 18 күн бұрын
Soomaali ayadaa is wada haysata ee waxba yaan la eedayn dad kale markaad is wada cunteen ood iskugu yeerateen cadawgiinii abaalkiinunu waa in la idin kala qaybiyo
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu 18 күн бұрын
Garyaqaanoow xaal qaado.
@abdirahmanabdullahi6177
@abdirahmanabdullahi6177 18 күн бұрын
Bal aygas ayagu dhalay e dhahaaya itobiyo wa walalahen waligin ismanan dagaalin hafana somalibisku tilmaamaya fiiriya
@2daysago_
@2daysago_ 18 күн бұрын
Ninkan bal fiiri hada #4:28. Hada ma waxaas ayaa waxqabasho ah. Dowlad dhan miyaa rabtaa iney ku faanto in itoobiya na aqoonsatay sidaas darteed dowlada waxweyn bey qabatay. Thats too low Ninkaas waxbo kumaba dhax jiro mxaa meesha loo keenay.
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 18 күн бұрын
Ethiopia yuhuud mareykan iyo emarad rer galbeed oo faransiska ugu horeeyo turkina hor kacaayo masraxiyad👀cidi fahmi karta aya fahmi karta cadowga somaliya wa ethiopia ee dagaal bis ino iclaamiya anaka ku filan xabshida iyo wixii so raacaba
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 18 күн бұрын
Waxaan garyaqaan kusheegga ah yaa yaqaanna jaamacadda uu kasoo baxay. Wallaahi waa saaqid weliba aad uliita ceebeeyayna magaca garyaqaanka. Labada nin ee kale waa macquul ceebna ma aha inay dadku kala duwanaadaan. Laakiin adoo qareen ah in tidhaa waxa la ansixiyaaba waa sax waa gef iyo been
@XhuseinMoha
@XhuseinMoha 18 күн бұрын
😂😂😂 HABAYARATEE XAALKA HADAA KUSOO KOOBO WAA CASHIR ISKUUL O CINWAANKIISA QALDANYAHAY ILAA CASHIRKA DHAMAADKIISA CINWAANKIISA LASIXIN HADANE CASHIRKA LASHARAXAYO DADKA BADANAA OFFLINE AAN GARAN U MUUQDAN DADNE HOOSTA KA QOSLAAYO.
@XhuseinMoha
@XhuseinMoha 18 күн бұрын
Ciyaal layska mashquulinayo o kale waye shacabka. Waxa maqli jiray sunbuus afargees ah malaguu diray ileen majiro sanbuus afargees hadaa doonistiisa u baxdo caadiya tahay😂. Xanuun majiro e hubsiimada ayaa yar. Qof xanuunsan Gar magalo balse waxa wax waalan u ekaateen marķaa wax hubsanwaysaan. Hubsiimo halaa lasiistaa .
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 18 күн бұрын
Waaryaare garyaqaanka ma ethiopian baa?
@RoblehIgalAlu
@RoblehIgalAlu 18 күн бұрын
Hassan tuug bad maso eline
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 18 күн бұрын
Kan xasan uu rajokaöeeyahsy garyaqaan luflufkunool nacalatullaah c,wahab dhuuni
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 18 күн бұрын
Kan muqtaar baahane beelow qabyaaliste dhuuni raa
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 300 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO CABDULAAHI AXMED CALI 16 01 2025
16:00
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo  17-01-2025 #somalia
30:29
Somalia Radio News
Рет қаралды 4,9 М.