Doodda adag ee walaalaha salafiyiinta ku wajaheen suufiyada oo keentay inay majliskii ka yaacaan.

  Рет қаралды 56,996

HIDAAYA TV

HIDAAYA TV

7 ай бұрын

Пікірлер: 155
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 7 ай бұрын
Mansha Allah Ahlu Suna 2 nin ee matalaya waa niman cilmi leh
@shaytomataan2332
@shaytomataan2332 4 ай бұрын
Jumce. Mubarak 🎉
@mascuudnajiib
@mascuudnajiib 7 ай бұрын
Labada dhinacba diintiiba mobelka iyo waraaqo ayay ku wataan marka waa inay iyagu dib isugu laabtaan ooy wax barashadooda sii wadaan ooyna isku fiirsan iyaga dhexdooda ka culimo ahaan🙏
@deeqo1223
@deeqo1223 7 ай бұрын
Alusuna allaha dhowro waa suufiyada xaqa ku taagan alxm❤❤❤
@nejmyseid2477
@nejmyseid2477 7 ай бұрын
War Nabiga Ku Saliya, Salafiyiinta waxa ka dhiman, Cilmi, Fiqhi, Imaan, iyo wax yaalo fara badan, waxa sheegay Rasuulka caleyhi salaatu wa salaam.
@MrMoe612
@MrMoe612 7 ай бұрын
Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam
@awaaare718
@awaaare718 7 ай бұрын
Suufiyo inanay caqiidada xaga rasuulka ka qaadan ayaa cadaatay ee ay qof gaara ka qaateen .
@qurbaawis642
@qurbaawis642 7 ай бұрын
Wahaabi bal ka waran yuu ahaa ISNA
@awaaare718
@awaaare718 7 ай бұрын
@@qurbaawis642 الوهاب هو اسم من اسماء الله. Waa magac kamida magacyada allaah qur'aanka ayey sidaasi kutaal.
@user-wq9sl1qj9q
@user-wq9sl1qj9q 7 ай бұрын
Xasbunalaahu wanicmal wakiil wax fidnaysan illah ban kamagan galnay mawliidka hajiro
@abdallabro11
@abdallabro11 7 ай бұрын
صل الله عليه وسلم❤❤
@aminahashim8767
@aminahashim8767 7 ай бұрын
وقو له:صلى الله عليه وسلم (( حق الله على العباد ان يعبدون ، ولا يشركون ا به شيئا
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 7 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam ❤
@ashaabdullahi3586
@ashaabdullahi3586 7 ай бұрын
Yaa huuu abubakar cid ka fadli. Badan oo nabi aheen maleh
@abdiasiis6505
@abdiasiis6505 7 ай бұрын
Nimanka meesha kuceeboobay waalayaqaanaa waana arkaynaa adeer indho alaan ma ahin
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 7 ай бұрын
Caleyhi salaatu wasaaam. اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم. Ku salliya nebiga markaa soo hadalqaadaan.
@user-pe8ld7ux6r
@user-pe8ld7ux6r 7 ай бұрын
Maasha Allah
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 7 ай бұрын
Mawliidka nabigena muxamed salallahu calayhi wasalam ❤ wa khayr mana joojin doono insha allah
@user-ud8fx5nl2s
@user-ud8fx5nl2s 7 ай бұрын
Dhalasho ma u samayni wllo
@queen.taasha3984
@queen.taasha3984 7 ай бұрын
😂😂😂😂 geelka yuu idinka fhamaanin io bunka ajar ma helaysaane
@kheyrtuse9535
@kheyrtuse9535 7 ай бұрын
​@@queen.taasha3984 War iyakaaba bahane ujeedadooda ugu weyn waa iney bunkaas iyo hilibkaas ka subkadaan😆
@user-hg6yc1wk9g
@user-hg6yc1wk9g 6 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@DeeqMohamad-jv7zn
@DeeqMohamad-jv7zn 6 ай бұрын
Ha.isdagaalina.wll.ayaa.tiihiin
@kadra825
@kadra825 7 ай бұрын
لا اله اله الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير سبحا ن الله والحدلله والله أكبر الحمدلله على نعمه السلام واكفا بالله وكيل الحمد لله على نعه السلام واكفا بالله وكيل سبحا ن الله والحمدالله رب العالمين 🎉❤🎉❤
@Ladnamaxauud-eo2xr
@Ladnamaxauud-eo2xr 7 ай бұрын
Wlhi waa aakhiru samaan. In diinta la khalkhal geliyo😅😂😂😂😢
@adonallah
@adonallah 7 ай бұрын
Asc reer duulaaye halayga gaarsiiyo Gaza ayaa leynkaga baahan yahay ninkii Abu cubayda ahaa gurmada oo kadega Gaza hadaan Tolnahay oo yuhuud meel naga saara hadikale caruurTa hanaga didininaa
@maan8746
@maan8746 7 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhj
@rahmaibrahim8392
@rahmaibrahim8392 7 ай бұрын
Hhhhh
@osmanali1487
@osmanali1487 7 ай бұрын
Balo koofiyo qurxuun❤❤
@aminahashim8767
@aminahashim8767 7 ай бұрын
وماخلقت الجن والانس الاّ ليعبدون
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 7 ай бұрын
Cabdi waaxid maasha allaah
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 7 ай бұрын
Wuu shafeca aqiro iyo aduun nabigaNnkh
@Ruman143
@Ruman143 7 ай бұрын
Buuq iyo qaylo aan waxba ahayn wax ma tarto suufiyow diinta shakhi maleh qofna lama raaco diinta waxaa kaaga fialan dhaqnkeda iyi barashadeeda الكتاب وسنة الرسول صلي الله عليه وسلم fahan oo baro iyi inti wanagsanyd, bidcada iyi waxa aad la wreegysan joojiya nabi muxamed صلي الله عليه وسلم Allah sharafy kor yeelay dadki la saxibay ee la nolaa oo kaaga dhawaa waxa aysan samynin oo adi samyanyid mixuu yahay سبحان الله
@Mukhtaar_114
@Mukhtaar_114 7 ай бұрын
Dooda aad bay ugu ciyarayan qoloda wahabiya ahi kaliya isdifaac ku jiran
@imranmurzal5883
@imranmurzal5883 7 ай бұрын
Nimankan 3 da ah is difaac bay ku jiraan Si aan Anshax lahayna way uhadlayaan YAA ILAAHAl Caalam
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m 7 ай бұрын
Waxba mayaqnin mopelka ayey kuwataan su aalaha iyo jawbta
@kaltuunallahuakbra5519
@kaltuunallahuakbra5519 6 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@abdirashidmohamoud1459
@abdirashidmohamoud1459 7 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 7 ай бұрын
Sufiyada waa layawan waa Culumo dacad diinta u ah lakin sadaxadan khamiuska gashan oo tell ama labtobka kafirinayo markey sobilaw deen waxa bilabatay fararuq dimed isdil iyo ineey adeg sadan dhalin yarada oo aydhumiyan wexey ubadan yihiin khawarijta iyo ninkii ra iga ayawatan dido ineey dhigisa baneyasato imarka waa khawarij ee hala iska jiro waa kuwii qarax abaabulo wana bidcidii NNNKH waa qonkii ushegay sadaxda khamiska wadato ee iska ilaliya muxuu ufirina wixii loso qoray muka jawabo sida 2 wiil ee sufiyada ilahey hala jiro sufiyada yarabi👍💪💪💪💪✌🏽
@kadra825
@kadra825 7 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم صل على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم صل على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر يارب يارب العالمين يارب يارب يارب العالمين يارب يارب العالمين 🎉❤🎉🎉❤
@user-op4nw9rw1j
@user-op4nw9rw1j 6 ай бұрын
Scw scw
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 7 ай бұрын
Waxa ayaan darro weyn ahna in diinta khilaaf la galiyo iyadoo koox kooxaysan laysku bahaysanayo se anu waxan odhan lahaa diintii nabiga صلي عليه وسلم majirin koox hebel iyo hebel balse waxa jiray quraan ,xadiis labadaas uunba la ictimaadayana waxa soo raaca waa sheekhda diinta aad ubarteyna ee alle ka cabsi iyo amaanada alle ee dhaxalka ambiyada ay sidaana aanan aragtiyahooda iyo danahooda ka hormarin kusifoobeyna .waa qalad in adooma alle xaalkooda qalbiga alle ogaa dadka lagu jahwareeriyana .war dadka kitaabka alle iyo xadiiska haloo dhaafo ummada muslimka ahna .
@Ismacilmaxaamd
@Ismacilmaxaamd 7 ай бұрын
السلفيون ❤ ماشاء الله اللهم بارك فيكم ❤
@abdirahmanaadan
@abdirahmanaadan 7 ай бұрын
Subxanalah
@user-nx3cc5eg7v
@user-nx3cc5eg7v 7 ай бұрын
Wariyaha waraysanaya waa suufi😂 yaan lagu gaadin
@user-gf8ty2zp2d
@user-gf8ty2zp2d 7 ай бұрын
Suufina ma ihi salafina ms ihi nin illahaybaan ahay
@mohameddigale3563
@mohameddigale3563 7 ай бұрын
Suufida luqa lagu helay wxay dhahany garan wayeen😢
@libandaher8748
@libandaher8748 7 ай бұрын
war tariikh carbeed waxaan aad isku haysaan awooyaashin iyo dadkii uu dhintay calankan aad ku hoos murmasaan carabtii ay kadhasheenba kuma murmaan xili waxaan joogna umada soomaaliyeed ay is xoreyn lahayd carabi sheeko kaga baahna ee panafricanism gala kolba wax 😮
@AvecToieg-uf3go
@AvecToieg-uf3go 7 ай бұрын
نريد معاني الأبيات
@khadarissack5574
@khadarissack5574 7 ай бұрын
Kaas iska qoslayo maxaa daray abti mida kale Google aya wax ka firinayan talenfonkaa ka qaaad 😂
@Hakiim326
@Hakiim326 7 ай бұрын
garac😂😂 is ku mela wax ka firinenay
@Abdalle12.
@Abdalle12. 7 ай бұрын
Xaqu waa cadyahay suudiyada is difaac xataa mahaystan
@kadra825
@kadra825 7 ай бұрын
سبحان الله وبحمده عدد خلفه ورضانفسه وزنا عرشه ومداد كلماته استغفر الله العطيم واتوب إليه
@rimaaseey
@rimaaseey 7 ай бұрын
لااله الا الله وحده لاشريك له ملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير. اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين❤❤❤
@mustafesulyman
@mustafesulyman 7 ай бұрын
Wahaabiya.ha.aaminina.qaadiriya❤
@shuceybabdikadir5981
@shuceybabdikadir5981 7 ай бұрын
Wariyhu dhinac buu ujaran jeraa
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m 7 ай бұрын
Wahabi inkaran oo mopelka kafirsanyo jawabta....
@mustafeabdiabwanka2233
@mustafeabdiabwanka2233 6 ай бұрын
Timawaynta fiican
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 7 ай бұрын
Kuwa dhanka bidix kaa fadhiya culumo uma muuqdaan ee orthodox afsoomaali ku hadlaya weeyaan..
@wallkaraama5491
@wallkaraama5491 7 ай бұрын
Ilaahada lama keenin daliil baneyey ama xarimay mowliidka
@AsmaAhmed-fd5rg
@AsmaAhmed-fd5rg 7 ай бұрын
وأمّا الذين في قلوبهم زيغ فيتبعون ماتشابه منه ابتغاء الفتنة وابتغاء تأويله bal fiiri sida suufidu sida isaga daba waregsanayn mutashabiha un bey ku ordayn xujo cad wey la iman wayen😢😢😢
@aminajama7768
@aminajama7768 7 ай бұрын
qof waliba camal kiisa ilaahay buu la hortegyaaye ma cidbaa cid ka wakiil ah wadaada waxaan u sheegayaa yaan la isku kiin jebin ee ilaashada dalkiina hadii kale dhulka aad ka dhex doobyeysaan waa laydinka qaadi waana la idin gawr gawrici dhamaantiin
@user-ud8fx5nl2s
@user-ud8fx5nl2s 7 ай бұрын
Wllo waa in la isu sheego xaqa ❤❤❤❤
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 7 ай бұрын
Culimadan muqdisho neceybka u qaba maxey yihiin? Dumarka iyo ragga mey kala soocanyihiinhargeisa?
@user-fy5gg5ve3o
@user-fy5gg5ve3o 7 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@user-yw9fx4sh4p
@user-yw9fx4sh4p 7 ай бұрын
Qebtj 2ad ban sugaynaa in.a
@shardiidxasan
@shardiidxasan 7 ай бұрын
Waryada nimankan kharax ayey diyar u'yihiin ee kacarara nimankan ama dila
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 7 ай бұрын
WAR SHEECIGAN MAXAAD KA DHAGEYSANEYSAA
@Ismacilmaxaamd
@Ismacilmaxaamd 7 ай бұрын
Ma intaa uumbay ahayd mise xalqado kale ayaa jira ?
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 7 ай бұрын
SHAME SHAME ALL KHAWAARIIJTA IYO HAAWANTA ISASOO BAHAYSTAY VIVA SOMALILAND IYO CALANKA TAWXIIDKU KU XARDHAN YAHAY
@ashaabdullahi3586
@ashaabdullahi3586 7 ай бұрын
Hhhhhhhhh cunoo dhereg nabigune wuu soonaa subxanalah
@faaraxjaamacaxmed3755
@faaraxjaamacaxmed3755 7 ай бұрын
😮kabtay meeday baa kadhacday
@mustafbashiir16
@mustafbashiir16 5 ай бұрын
Awalba suifiyiinta caqli malaheen
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur 7 ай бұрын
Labadoodaba wey kala daran yihiin laakiin waxaa dhow oo xaqa kaa qaadanays suufiyada
@nejmyseid2477
@nejmyseid2477 7 ай бұрын
Salaada Tahajudka ee la tukanayo tobanka danbe ee bisha Rabadaan, 1. Abu-Bakar Asidiiq war kama hayin, 2. Cumar ibn Al-Khadab na war kama hayin, 3. Cusmana war kama hayin, 4. Imam Cali war kama hayin, ---------------------------- 5. tabiciintu war kama hayin, 6. tabici-Tabiciintu war kamahayin, 7. Tabici-tabici-taabiciintu war kamamahin, Been maaha, salaada tahajud 400 ee qarni ee islamka war laga ma hayin. Hadaan Mawliidka sanadkii 1qudha an dignay, sandkii 10 habeen maxay uu dukadaan Tahajudka salafiyiintu. Bidcada may ka amaan gleen hala waydiiyo???
@abuilyaas4702
@abuilyaas4702 7 ай бұрын
Waad qalad fahan Tay Salaatu layl faral maaha Tahajudka waa salaatu layl, salaatu laylna xilli kasta habeenkii waa la tukan karaa , nabiguna jamac iyo kaliba waa ku tukaday Saxaabo iyo cidkasta waa tukan jireen Nabigu intuu seexday ayuu toosay wuu tukaday salaad dheer ramadaan iyo qayr keedba iyana lama ogayn miyaa Ma bidcaa Taas nabigu tukaday ayaa tahajuda ama taraaawiix u bixi ama salaatu layl ubixi magaca yuu ku qaldin Qof aqoon leh intaasa wax sheeg uugu filan .
@adonallah
@adonallah 7 ай бұрын
Kkkkkkk shacTaroolka reer duulaaye
@abdirihmangaandaa7459
@abdirihmangaandaa7459 7 ай бұрын
Abul xasan Al ashcari 204 muusan ahayn ee iska huni
@moyaleguyo9802
@moyaleguyo9802 6 ай бұрын
War ma ku wanaa Culima'a
@user-uj8bw5zl3n
@user-uj8bw5zl3n 7 ай бұрын
Wahaabiya way jabeen, oo hoogeen.
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 7 ай бұрын
Mobilka lagu fooraraa waa ixtiraam darro. Ha la isla socdo.
@atika5785
@atika5785 7 ай бұрын
Suufiyo dhib badan diinta ma qof ayaa laga qaataa mise nebi umada Allah inigi qabto dulinmadu way iniga muuqataa caqiidu xumadiisa
@abdikompany5322
@abdikompany5322 7 ай бұрын
3 vs 2 mxa khaldan
@AvecToieg-uf3go
@AvecToieg-uf3go 7 ай бұрын
منهم قادرية؟
@qurbaawis642
@qurbaawis642 7 ай бұрын
Cadaalada qolona 3 ka dhigtay qolona 2 ka dhigtay
@mukhtaarshide5265
@mukhtaarshide5265 7 ай бұрын
Dooda soo kordhiya
@imranmurzal5883
@imranmurzal5883 7 ай бұрын
Wa aduunyo Diintiiba muran iyo dood gashay Bal wakaaase Yaa ladhagaysan oo lagu kalsoonan waxba yaan Lala Yaabin dhalinyarada Halowsan ee la dhaho Dhaqanki iyo diintii bay ka tageeen Waayo Dadkaaso miidhan baa Diinta Kolba dhinac urogaaya 😮
@sowdosiman2276
@sowdosiman2276 7 ай бұрын
Suufi caqligiisa wakaas😂war wax soo barta😢
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 7 ай бұрын
Suufiyo Dood lalagalay Buuq unbay ku dambayn waayo Qadhaabkaa ka gu,i ee Qofkii Raba in uu Xaqqa Ogaado habarto Tafsiirka iyo Xadiithta iyagaaba Cadaynaya hanagu filaadaan
@awaaare718
@awaaare718 7 ай бұрын
Caloolaa in labuuxiyo iyo inla soomo bal maxaa iska galay.
@ashaabdullahi3586
@ashaabdullahi3586 7 ай бұрын
Sax
@alidaahir2688
@alidaahir2688 6 ай бұрын
Kkkkk
@jawaahir9473
@jawaahir9473 7 ай бұрын
Ninkaan suufiga fuulxumo badana runta suu yelay maxaa waye
@user-gx5td5vd8d
@user-gx5td5vd8d 6 ай бұрын
qacbaakayeedhaymeesha😅😅😅
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 7 ай бұрын
Wariyuu waa ashcari waayo dhinac buu kararanyahay maaha dhex
@csalaancaliibraahim1381
@csalaancaliibraahim1381 7 ай бұрын
😂
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 7 ай бұрын
Shekh duulaaye aad buu uga ilbaxsan yahay timawaynta kale sobobta wuu doodayaa maxanaaq sana toorayna masito wuu dhadhaw yahay
@faaraxjaamacaxmed3755
@faaraxjaamacaxmed3755 7 ай бұрын
Wariyahni daacadmaaha waa timo wayn.
@shardiidxasan
@shardiidxasan 7 ай бұрын
Timo weyneyney nimankan ya'huuda ah hala dodinina
@bashehonest9261
@bashehonest9261 7 ай бұрын
Wahaabiyo Waxba lama Joogaan😊
@oglsawen2585
@oglsawen2585 7 ай бұрын
Culimadha wa ashacira wxankale wa al qushash al shabab musow wadanka kaqabo wa urur sacudi lagu sameye
@adonallah
@adonallah 7 ай бұрын
Muse laascano kaso cararay ma culumada ayuu isku doonan Kara
@mustafbashiir16
@mustafbashiir16 5 ай бұрын
Suufida luuq aa lagu hayaa wax dhaxaa ay bananka ka booteyene
@shardiidxasan
@shardiidxasan 7 ай бұрын
Nimankan iney lafadhiistan Aya qalad ah nin ka wariya ah iyo kandubaya aya dambi kudhacey
@ramlacabdi3852
@ramlacabdi3852 7 ай бұрын
Mawliidka waa bidcatul xasana waana caadi inla sameeyaa❤❤
@abdiwasacaj2513
@abdiwasacaj2513 7 ай бұрын
Soo noqo ayaa ka dhacday
@khadarissack5574
@khadarissack5574 7 ай бұрын
Hhhhhh markad rag iska cile ku jirto khamis ayad iska so qadan
@user-uu4dk1dl8e
@user-uu4dk1dl8e 7 ай бұрын
Labadooduba wax mahayaan hadii dhan la eego waxaa ugu dhow khayrka shuyiinta soboobtoo ah markaste waxay afka ku hayaan saliga nabiga csw waliba cidna macaayaan oo maradiyaan lkn salafiyiintu waa urur ay kadanbeeyaan boqortooyada sucuudigu oo ku ilaashadaan xukooga si ayna uga dhalan islaamka dhexdiisa dowlad islaama ama xukuumado quwad leh oo ku dhaqma kitaabka quraanka waxayna ogyihiin inay sucuudiga iyo khayraadkiisu yahay mal kadhexeeya islaalka markaa waxay usoo direen niman ay waxay kusoo bareen jamacado sucuudiga kuyaal iyo yamanta oo layiraa jamatul iiman oo kasocda wadan kaste oo islaama kuwaa oo burburinaya qofkastoo diinta faafiya ama kaxaadisa iyagoo u adeegsanaya cilmiga halabarto wasax inaa cilmiga labarto lkn oo waa tiirka umihiinsan islaamka lkn salafiyiintu dhufays baa kadhigtaan aykugaadhaan ujeedadooda muhiim u ah boqortooyada sucuudiga qofka cilmiga kabaranayana waxay galiyaan cuqdad taa oo ay khalad ugu sheegan micnaha xaadista iyo cay ay caayaan culumada islaamka ee xadiisa sida sheekh dirir iyo mustafe buro wan sidaan wada ognahay culumo khayrka shaqaysta hadaba sheekha salafiyiinta ugu wayni mushahar buu qaataa looga soo diro sucuudi daga waxayna diinta dhex wadaan fidnad af sheekh hebal cadaabtuugalayaa
@user-rn6wy2wt1v
@user-rn6wy2wt1v 7 ай бұрын
Qeebta lawad inow sobobsii
@user-wq6ki4cn8t
@user-wq6ki4cn8t 7 ай бұрын
Salafiyo qaylo ayay meesha ku hayaan . Wax soo barta 😂😂😂
@khadrasalax9738
@khadrasalax9738 7 ай бұрын
Selefiya bisinka selefigu ma dad cadi waa dadka aaminsan inay gabadhu hadii ay nin lasheekaysato waa xaraan mobil iyo aragti toona no sheeko qurankan xitaa way wada bedeleen bisinka
@Kariimaog8u
@Kariimaog8u 7 ай бұрын
Maalinta qiyaame ee aad ilahay hor tagan tahay caday ma u haysataa inay salafiyiinta cajab iyo caraba leh sidaa aamisan yihiin ?
@khadrasalax9738
@khadrasalax9738 7 ай бұрын
@@Kariimaog8u selefigu miyanay ahayn dadkan neef ay yagu qashan mooyane aan cunin hilibka kale ee kaluunka cuna wlhi selefiga hadan isdhaho ka sheeke waxan ku arkay waa yaab ilAhay shartooda hanaga duwo hargaysan way ka buuxanba qof nin ahi hadii uu madaxaga arko waad galawdaybay ku leeyihiin
@Kariimaog8u
@Kariimaog8u 7 ай бұрын
@@khadrasalax9738 Wllo sad tahay Ma takfiriyiin iyo salafi isku kaldaysaa
@khadrasalax9738
@khadrasalax9738 7 ай бұрын
@@Kariimaog8u sorry isku mid maha miya anigu makala aqaano lakiin halayga rali ahaado adiguna thanks
@somalitech102
@somalitech102 7 ай бұрын
​@@khadrasalax9738kkkk walal kuwasi salafiyinta maha ee waa takfiiriyin mana badna ee waa waxyar lkn waa firqa daala oo way lunsanyihin
@abdimalikmowlac5366
@abdimalikmowlac5366 7 ай бұрын
Sufiyada mesha ciLmi kumaa hayaan wana lawada ogayahy wxey wadan inu san waxbo kajiriin
@abdirahmanali4394
@abdirahmanali4394 7 ай бұрын
Ree hargeysaa masajidka ciyarta kadayaa
Maxay maydka iyo qubuuraha uga ducaystaan culimada Qaadiriyaddu?
9:07
Dood, Culimada Qaadiriya iyo Wahaabiya Q2aad.
45:40
KAARIYE Films
Рет қаралды 93 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 12 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
Suufiyo oo maalmahan weerar ku ah culimada salafiyada
1:52
Tubta togan TV
Рет қаралды 4,4 М.
Universal TV Latenight Show 08 02 2014 Suufiyada iyo Wahaabiyada maxa kala haystaa
1:20:32
Sheekh  Almis Yaxye iyo Taariikh Nolaleedkiisa.
8:47
MM Somali TV
Рет қаралды 77 М.
suufiyo iyo sheekooyinkooda lagu qoslo|||sh abdikariim hassan xoosh
5:19
ًًWahaabiyada Badankooda & Sufiyo Waa Mushrikiin || Sh Xassaan
20:04
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН