doodii suufiyada iyo salafiyiinta qaybtii munaaqibka 12/15

  Рет қаралды 232,747

Guutooyinka

Guutooyinka

Күн бұрын

Пікірлер
@BAROMANTA36shafici
@BAROMANTA36shafici 5 жыл бұрын
Wllhi ilaahbaan ku dhaartaye jawabta kufulin ayuu bixiyay sheikh cabdulahi alaha ha kaa raali noqdo
@abdulatiifi5522
@abdulatiifi5522 4 жыл бұрын
hahaha, runtee??? war beenta qasabta eh uu dadka ku qasbaayaa
@abdirisakmohamedhassan1586
@abdirisakmohamedhassan1586 6 жыл бұрын
Mashaa allah suufiyo Waa dad cilmi allA siiyay ALLAHA DHOWRO
@zuhayphayaanyuusuf3369
@zuhayphayaanyuusuf3369 6 жыл бұрын
May wlaalow kuwani waHay ilaahay ku laamanaysinayan sh abdiwadir
@yarka__muqdisho3591
@yarka__muqdisho3591 3 жыл бұрын
@@zuhayphayaanyuusuf3369 wllo hhhhh yaa kuy sheegay cilmi la imoow😤😤😤😤
@amiirmohamed480
@amiirmohamed480 5 жыл бұрын
كلمات حق يريدون بها الباطل
@adowadan4405
@adowadan4405 3 жыл бұрын
سبحان الله الخالق
@shuukefanax3219
@shuukefanax3219 3 жыл бұрын
M.a Runtii Culimada Suufiyada waxay si toosan uga jawaabeen sualaha la waydiiyey oo mid waliba daliilkeda ay daba dhigeen m.a. Waxan leyhy wahabiyada diinta aad faahmkiina ku dhisaydaan joojiya oo ILHY ka cabsada SW.
@bdihakimhaji6973
@bdihakimhaji6973 5 жыл бұрын
Astaqfurallah; xaqiiqadu ma qarsoona ikhwaani alla ha idin soo hanuuniyo.
@nuhcanalplus3665
@nuhcanalplus3665 5 жыл бұрын
umul iyo xirtiisa hadii ay islaamnimo iyo qalbi wanaagsan rabaan intaan wanaaga ah ee uu shiiqa sheegay allaha ku soo hadeeyo i.a
@khalidabdullahi1288
@khalidabdullahi1288 6 жыл бұрын
Nabbi iyo sheikh maa isku mid ah oo isku aqoona yaab macalin oo allah agtiisa looga soo waxyoodo baa lala meel dhigaa arday wuxuu macalinka baray maahe waxkle aqoon subxnallh
@Khadab
@Khadab 14 жыл бұрын
Rag carab ah oo waa hore gabayo ay tiriyiin shirki wayn ku galay oo sheegtay awoodaha eebe oo ay qaarkood ka toobad keeneen oo ay dib u ashahaateen ayuu isku dayayaa odaygan yari in uu difaaco oo uu la xiiqsan yahay. subxaanallah.
@kunciilyare8016
@kunciilyare8016 5 жыл бұрын
Ader abdulqadir jeylani ولي من اولياء الله
@sacdiyobjolaal2769
@sacdiyobjolaal2769 5 жыл бұрын
@@kunciilyare8016 hhhhhh c qaadir aaway horta asiga hadu wali yahay muxuu u dhintay u unoolan waaye Marku dadka malakul mowtka ka celin jiray asiga moxo isaga celin waaye
@jamisa3668
@jamisa3668 5 жыл бұрын
@@sacdiyobjolaal2769 Abuu Bakr Allah haka raali noqdee ayaa ugu fadli badan nabiga scw kadib, mana maqalno warkiisa iyagoo sheeg sheegaaya. Intaas ugu ekeey warka, Aakhirana bal inuu naftiisa la ordo iyo inuu iyaga usoo ordo baan sugaynaa ee sheekada intaas ugu daa. Madax adayga iyo qalbi adayga waa lagu yaqaanaa.
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 5 жыл бұрын
@@jamisa3668 wa runta wadaad maskiin alle aha adoon alle o wahore lafihisa aboor cunay ayey leyihin sh jilanoyow nabadbaadi subxanallaah xt rasulkena scw nabadbadi iney dhahan baa shirki ku ah alle unbaa cibaadadiiisa kali u ah
@yunussalah3587
@yunussalah3587 5 жыл бұрын
Balaayo ku arak
@cumaryare2680
@cumaryare2680 5 жыл бұрын
M,a sufiyada aad io aad wahaaviyo meesha waxba ku hayaaan
@nuurmahadnmk1578
@nuurmahadnmk1578 5 жыл бұрын
Abdi Abdilaahi niyahow nin duuf san baatahay ale haku so hanuun sho niman kaan caadeys tay khilaafka
@maajidshariif4859
@maajidshariif4859 6 жыл бұрын
Shiikha cimaada gadoon o ekaa General ceydiid allow ku naxariiso
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
Ma suufinimo ayuu kudhintay ?
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
Caqiidadan faasidka ah ?
@xalimomaxamedcali282
@xalimomaxamedcali282 5 жыл бұрын
Allhu akbar qiila ayheyaan xaqa marban dinta waxay umaleyanbo raayi maqaano naxwah sificn uma so aqrisanin umaleynaa yarbi culumaden alsunah wal jamaca no xafid allh so hanuniyo inta dhunsan xaqa allh ku hanuunsho
@reeyerashka9124
@reeyerashka9124 6 жыл бұрын
masha allh horta inagu walalan nahy muslimina wan nahy doodana aad ban uga helnay.wa wax wangsan lkn waxaa soo baxday in fahanka iyo cilmi la isku khilafay lkn isku dhan loosocda. lkn ra yigayga......suufiyada cilmi bay hantiyeena allha noo xfdiyo oyagan anigu cilmiga karaacdaa hadda ....culumada ladoodysana allha iyana xfdiyo salada subx ban kuwada tukanaa masajid ay cilmiga kabxiyan
@iftinshmoha687
@iftinshmoha687 5 жыл бұрын
Waa runtaa reeya rashka
@dalmar8431
@dalmar8431 2 жыл бұрын
DHIBAATADA KITAABKA USUULU THALAATHA فتنة كتاب اصول الثلاثة Kitaabka usuulu talaatuhu wuxuu gaalaysiinayaa muslimiinta oo dhan,xataa anbiyada wuu gaalaysiinayaa. Waxaa ka mid ah waxyaalaha ku qoran kitaabkaas. 1. Qofkii ka baqa cid aan ilaahay ahayn wuu gaaloobay. Sida aan wada ogsoonahay bini aadanku wuxuu ka baqaa wax kasta oo noloshiisa halis galinaya sida cadawga,libaaxa, maska, iwm, Waa kuma qofka aan ka baqini. Waxa ku taala quraanka inuu nabi muuse ( nabad gelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee ) yidhi markii ilaahay uu u diray Fircoon si diinta uu u gaadhsiiyo: قال رب اني قتلت منهم نفسا فاخاف ان يقتلون waa aayada" 33" ee suurada alqasas .oo ah: Waxaan ka baqayaa inay i dilaan, waayo qof baan kasoo dilay ( waa nin aanu doonayn inuu dilo oo si aan ula kac ahayn ugu dhintay ilaahayna ka cafiyay) Haddaba saw ninkaa qoray buugaasi muu gaalaysiin Nabi Muuse illayn wuxuu ka baqay fircoon oo qof bini aadan ah. Waxa diinta lagaga baxo waxaa ka mid ah in la gaalaysiiyo hal qof oo muslin ah,ama ka badan. 2. Wuxuu kale oo uu gaalaysiinayaa Nabi Muxammed (nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) oo ilaahay ku soo dajiyay aayada. وتخشى الناس والله أحق ان تخشاه Waa aayada "37" ee suurada "Axzaab". Macnaheeduna waa:dadka ayaad ka baqaysaa, ilaahay ayaana mudan inaad ka baqdo. Macnuhu ma aha ilaahay Kama baqdid ee dadka ayuunbaad ka baqdaa. Ee waxa weeye: ilaahay baa mudan inaad kaligii ka baqdo. Adiguna ilaahayna waad ka baqaysaaa,dadkana waad ka baqaysaa. Ee cabsidaada ilaahay ku koob.Sida aayad kaleba ay sheegayso, oo ah. اللذين يبلغون رسالات الله ويخشونه ولايخشون احدا الا الله وكفى بالله حسيبا waa aayada '"37" suurada Axzaab. Macnaheedu waa: dadka ilaahay farriimihiisa ( diintiisa) gaadhsiinaya dadka kale, Ilaahay bay kaga baqayaan, waxa ay samaynayaan iyo waxa ay ka tagayaanba.Dadka canaantoodana dan kama laha. iyagoon ilaahay mooyee cid kale ka baqayn, ilaahay ayaanaa kaga filan wax kasta oo ay ka baqayaan. Waa qisadii Zaynab bintu Jaxshi oo intaanu Nabigu ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) iyada guursan , waxa qabi jiray Zayd binu Xaaritha. Nabigana (nabad gelyo iyo Naxariisi dushiisa ha ahaatee ) waxa ilaahay u sheegay inuu guursan doono Zaynab marka uu furo Zayd oo ahaa adoon uu Nabigu (Nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) uu soo koriyay adoonnimadiina uu ka xoreeyey. Guurkaana waxa lagu baabi"inayay dhaqankii hore u jiray oo ahaa in ninku inanka uu soo korsaday xaaskiisa hadduu furo aanu guursan karin,waayo waxay u yaqaaneen inankiisii isagaana lagu magacaabi jiray oo uu ku abtirsan jiray. Markuu Zayd ka soo dacwooday xaaskiisii Zaynab oo waliba uu doonay inuu furo ayuu Nabigu ( nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) ku yidhi:xaaskaaga hayso ilaahayna ka baq. Waxa lagu canaantay Nabiga ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) maxaad u tidhi xaaskaaga hayso ,waaba laguu sheegay inaad Zaynab guursan doonto e. Waxaanu ka baqay inay munaafiqiintu warkii suuqa galiyaan, ayadoon guurba la gaadhin,walina Zayd qabo,oo ay yidhaahdaan inankiisi xaaskiisa ayuu rabaa oo hadal hayaa. illayn marmarsiiye ayay u raadinyeene Aayada kuma taalo qofkii cid aan ilaahay ahayn ka baqaa waa gaal, isaguna wuxuu usoo daliishaday:inuu gaal yahay qofkii cid kale ka baqaa. Ninkaasi saw ma cada inuu gaalaysiiyay muslin kasta xataa Nabi muxammed, illayn dad ayuu ka baqay.dadkuna ilaahay ma aha. Wuxuu qorayaa buugaasi 14 waxyaalood oo labadani ay ka mid yihiin, oo uu dadka ku gaalaysiinayo. waana wax dadka ka dhaca had iyo goor.Waxay ku gaalaysiinayaan dadka muslinka ah,ra'yigooda. Aayadaha uu ku qoray buugaa yar,macnaha ay sheegayaan iyo waxa uu u soo qaatay isma laha. Gaalaysiintaasi waa jeebkiisa, ee aayaduhu ma sheegayaan sidaa.Ninka buuga qoray oo ah Muxammed bini Cabdi Wahaab iyo dadkii raacay mooyee wax arrimahaa cid ku gaalaysiiyaa ma jiro.Qof la gaalaysiiyayna wax loo reebtay ma jirto. Naftiisii iyo xoolihiisii toona lama badbaadin. Waana albaabka fitnadu inooga soo gashay 40 kii sano ee u danbeeyey. Waa kuwan 14 kii وأنواع العبادة التي امرالله بها الاسلام والإيمان والإحسان ومنه الدعاء والخوف والرجاء والتوكل والرغبة والرهبة والخشوع والخشية والانابة والاستعانة والاستعاذة والاستغاثة والذبح والنذر وغير ذلك من أنواع العبادة التي أمر الله بها كلهالله تعالى والدليل قوله تعالى ( وان المساجد لله فلا تدعوا مع الله احدا ) فمن صرف منها شيا لغير الله فهو مشرك كافر Klalimadaha kasoo bilawda الدعاء kuna dhamaada والنذر cid aan ilaahay ahayn qofkii xagiisa uleexiya (la aada ) sidaan soo tilmaanay,wuxuu leeyahay waa gaal, waana arrimo diinta islaamku aanay cid ku gaalaysiin. Ee ruux walawba diintaada ilaasho , waxa socota fitnadii aakhiru zamaanka ee la inooga digayay. SI AAD UGA BADBAADISO DAD HALISTAA KU DHICI LAHAA UDIR DADKA KALE.
@OsmaanAbdi-b1y
@OsmaanAbdi-b1y 2 күн бұрын
Nin weyn aya thy hadaldadana waa sida dhucilaha cml inte safxade
@mohqiska5868
@mohqiska5868 5 жыл бұрын
Qisada nabigeena muxamad scw waxoo usooqaatay shiiqa daliil Wax fahma walaalahay Caqliga usaaxibka ahaw su,ashii laweydiiye eheedna
@anashassanali2281
@anashassanali2281 2 жыл бұрын
Cajiib waa la helay wahaabi umul gana weyne iyo qurunkii is soo aruursaday.
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 4 ай бұрын
Suufida allaha sohanuuniyo wa qowm baadiyoobay
@fartunhppy2359
@fartunhppy2359 5 жыл бұрын
Alla mxaa oday baadil iyo shirki la xiiqsan walee alle hortiisaad ka helaysaane ku socda meshay idinla tagto alle nama geeye
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
Waa kuwii diinta nasoo gaadhsiiyay markay jireen wahaabiyo ma jirin
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
@@abdim.m.q3127 wahaabiyo micnaha qofkii allaah kaligii caabuda o aan qabuuraha ku dawaafin sheikh abdul qadir jaylani iyo sheikh aweys aan awooda allle siin miyaa laga wada wahaabi suufi micnaheeda waa diin la,aan 🤔🤔🤔
@khaalidismaacilali9556
@khaalidismaacilali9556 5 жыл бұрын
Ilaahay hasoo hadeeyo suufiyada
@abokoraxmed7506
@abokoraxmed7506 3 жыл бұрын
qisadu waxay khusaysaa nabiga ma khusayso cabdiqqdir jaylaani
@kiincanjax6355
@kiincanjax6355 5 жыл бұрын
inaali,llahu wa.inaa.ilayhi raajicuun weligay niman kacilmiyar maanarag manaan maqal
@inaalibudul8957
@inaalibudul8957 Жыл бұрын
Sufiyada waa caamo runti
@madashaaqoontaislaamka9030
@madashaaqoontaislaamka9030 Жыл бұрын
m.a culimada Ahlusunna wajamaaca Si fiican Bay uga jawaabeen Su,aalaha ay Wahabism ku waydiiyeen Allah ha soo hanuuniyo inkastoo Ay sida leebku qaansada uga dhex baxo Ay diinta uga dhex baxeen Oo sida ay ugu soo noqdaan tahay 0.00000000001 Cilmiga haday bartaan Waxbay fahmi lahaayeen Laakiin Nasiib daro qol yarbaa lagu xidhay lacagna lagu siiyay ka dibna waxay moodeen inay diintaba iyagu hayaan
@jamaalcabdicuud1430
@jamaalcabdicuud1430 6 жыл бұрын
Wlhi shiikha waa nin aqoon badan
@abdiosman4928
@abdiosman4928 6 жыл бұрын
Farah ma'alim is the referee here lol
@engabdirahmaanaxmednur2976
@engabdirahmaanaxmednur2976 5 жыл бұрын
ilahaye hasoo hanuuniyo walalahayen salafiiyiinta oo wadada qaldan ku socda waxaa walbo quraanka ilahaye ayaalagu cadeye marka salafiyinta waxa leyahaye war waxmataro
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 4 ай бұрын
Suufiyadan shirki iyo khuraafat waxan ahayn maahayan
@abdixamiidmaxamed9693
@abdixamiidmaxamed9693 2 жыл бұрын
Suufiya alle ha soohnuuniyo
@adoontiialle7922
@adoontiialle7922 5 жыл бұрын
Sadexda duq laga kari maayo shirkiga way ku soo ilma korsadeen wiilasha dhalin yarada ah wax ayaa ka dhexmuuqda wayna ka cilmiroonyihiin qaadiriyada qaaaaaaqle.
@abdulatiifi5522
@abdulatiifi5522 4 жыл бұрын
😀😀😀😀
@seynabali8621
@seynabali8621 5 жыл бұрын
Subxaanallah Camaa Yasifuun ku malahoo sunigii Abdulkaadir !
@AbdirahmanMFarah-jo4up
@AbdirahmanMFarah-jo4up 6 жыл бұрын
Subxaanallah, Yaa Allah soo hanuuni walaalahayo lunsan weeye . suufiyow sidaas maaha xaalku ee shaydaanku iyo jahligu yuusan cadaab alle idiin jiidan ee towbad LA imaada
@Abdikaniraul
@Abdikaniraul 2 жыл бұрын
1pasjsjsjjjjjsaaaiiiii000
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 6 жыл бұрын
Subxanna Allah
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 5 жыл бұрын
Suufida ilahay haso hanooniyo
@mohqiska5868
@mohqiska5868 5 жыл бұрын
Qisada nabigeena muxamad scw waxoo usooqaatay shiiqa daliil Wax fahma walaalahay Caqliga usaaxibka ahaw su,ashii laweydiiye eheedna
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
@@mohqiska5868 suufi diin ma haysto e ka fiirso 🤔🤔
@abdirahmanfaisal402
@abdirahmanfaisal402 4 жыл бұрын
Yaa nooga horeeyay ku lahaa waa laagag horeeyay kitaabla iyo sunnada fasirkeeda
@xtrimistboy
@xtrimistboy 5 жыл бұрын
Rabi kacabso mataalo halkan ee rag iskadici aa taalo.
@xamsexamse1921
@xamsexamse1921 5 жыл бұрын
Illaahayaw culumadan suufiyada soo hadee
@ahmedyusuf311
@ahmedyusuf311 5 жыл бұрын
Mansha allh wallahy suufiya du cilmiga cidi kugadhimayso
@mahammedabdugadernoor1162
@mahammedabdugadernoor1162 5 жыл бұрын
ALAH ayaa xaqiiqda og
@zalmanhashiboy2746
@zalmanhashiboy2746 5 жыл бұрын
Masha Allah suufi dadka qaar say uyaqaanan Iyo say tahay isma laha wlhi hadaad fahmi lahayd waxaba kamaadan sheegeen hadana kuwaan wahaabiyitiin ah cilmi meesha kuma hayaan alaha soo hanuuniyo
@krazyville
@krazyville 13 жыл бұрын
ilaahay hasoo hadeeyo suufiyada
@mohamedatto2397
@mohamedatto2397 3 жыл бұрын
He
@mrburtugey
@mrburtugey 13 жыл бұрын
@09sirad Asalamu Caleykum walaal horta ogoow yaanan wax ba laguu xumeyn wahaabi waa magac kamid 99 magac ee Allah subxanahu watacaalaa, mida diinta Allah hala barto adiga ayaa fahmaayo qofka khaldan iyo kan saxan, teeda kale baro carabiga iyo axaadiista Nabiga Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee. Qaladne ha ii fahmin walaalkaa Kheyrka kula jecel
@safuuabdalle
@safuuabdalle 2 жыл бұрын
Alwahaab waamagac magacyada Alle kamid ah lakiin dadka diidayo moowliidka nabiga ayan kasoohorjeednaa
@FawziFilms
@FawziFilms 5 жыл бұрын
Waxa ay sheegayan qolyahan suufiyada ah inaysan waxba ka jirin waxad ku garan kartaa iskuma kalsoona oo way iska garab buuqayaan
@wadanigadhabtaa1397
@wadanigadhabtaa1397 2 жыл бұрын
Dadkaan markii diin laga doodayo mxay naxwo iyo sarfi mesha u keenaan🤔🤔🤔
@yunussalah3587
@yunussalah3587 5 жыл бұрын
Waxaan soo qoraya commentska dhamaantoodi waa tuugo waana jaahil suufiya waa dad wax baŕtey
@adoontiialle7922
@adoontiialle7922 5 жыл бұрын
Yaani kula xumaan dhaartaa iyo markhaatugaa beentahi.
@Mahir-yare
@Mahir-yare Жыл бұрын
Suufi baadil ayee ku sugan yihin
@forcetvs8772
@forcetvs8772 10 жыл бұрын
war suufi waa nin waalan Qaadiriya C/qaadir jeynaali ayaa kala weyn waxkasta sababtoo ah waxay barbar dhigeen nabiyadii ilaahay ... ilaahay ha soo hadeeyo qaadiriya
@mohqiska5868
@mohqiska5868 5 жыл бұрын
Qisada nabigeena muxamad scw waxoo usooqaatay shiiqa daliil Wax fahma walaalahay Caqliga usaaxibka ahaw su,ashii laweydiiye eheedna
@abdinasirmohamed9085
@abdinasirmohamed9085 7 жыл бұрын
Waryaaaaaaa umada shirkiga kadaaaaya ani waan lasocday had kahor sabtooo ah carabiga fahmayo
@ألآبذكراللهتطمئنالقلوب-ق3ذ
@ألآبذكراللهتطمئنالقلوب-ق3ذ 5 жыл бұрын
Cakuyee suufidu ayagoo qaldan ayey ismoodaan inaysaxanyihiin
@hanimohammed4720
@hanimohammed4720 5 жыл бұрын
Sufi waa RIJAAL TUUGADA ISKA DHICIYA WAA MOORYAAN DIINEETKA
@abdiazizsheikh9665
@abdiazizsheikh9665 5 жыл бұрын
sax wallahi maxee ka yaqanaan kuwaan waa khawarij
@mohqiska5868
@mohqiska5868 5 жыл бұрын
Saxiix wlshee
@siidalicabdishakuur2623
@siidalicabdishakuur2623 5 жыл бұрын
Wahaabiyo waxa dalka iyo dadka fasahaadiyay waa adinka ee ilahey kabaqa
@xamsexamse1921
@xamsexamse1921 5 жыл бұрын
siid ali cabdi shakuur wll diiinta aynu haysanaa waa kitaabka alle iyo axaadiista rasuulka csw wixii intaa dheer waa baadil
@hassanabdihassanabdi393
@hassanabdihassanabdi393 5 жыл бұрын
Illahoow Jahiliintan sohanuuni wale sufii aa wey iskudaxyaceen
@Khadab
@Khadab 14 жыл бұрын
qolooyinkan qaadiriyiintu marka lagu soo qabqabto ee tawxiidka ilaahay ee dhabta ah loo sheego ayay iyaguna yidhaahdaan cid ilaahay sheegatay awoodihiisa ma akhrino gabayadooda oo cidna ma waynayno aan ilaahay ahayn. hadana gabayada ay akhrinayaan ayaa ah wada shirki. iyagiibaa iska hor iyo dabo imanaya. oo wada dawakhsan. ilahay ha idin soo hadeeyo masaakiinyahay buuri cunka wayni.
@TheSufisomali
@TheSufisomali 14 жыл бұрын
Allahu akbar ... Bal dal wax walba way abuureen , waa wax qalad socdo ah.
@shugrixasan7754
@shugrixasan7754 6 жыл бұрын
The Somali suubxanalah.suufiyada.alehasohadeyo
@abdullahimohammed1893
@abdullahimohammed1893 6 жыл бұрын
war wahaabi anagaa barany xaq iyodiinba waxba kamagalin jaahilna inlaladoodaa lagafiican
@IsmailxaajiMaxamud
@IsmailxaajiMaxamud 11 ай бұрын
AHLUSUNO GUUUUUUUULSTA
@maymaahmed1164
@maymaahmed1164 6 жыл бұрын
Hhhh aaaheey kulahaa oday sheikhow wax xaqa ku dood carabiga marki loo fiiriyo wae maahe ana waxaaudul fardi ninka dhahy ama adinka udhaha ama isaga ha dhehee wax qiil ah malaha suufiyay alle ha idin soo hanuuniyo
@hanaddeeqsi3296
@hanaddeeqsi3296 6 жыл бұрын
kkkkkkkksuufi tuugo af somali xitaa mayaqaanaan cilmi iskabo dhaafe waa dood bilaa caqliya
@kingupdykanivlogsfilims2896
@kingupdykanivlogsfilims2896 6 жыл бұрын
8:24 yeysan burhaantisa idin jiirin kulaha wle wa qoslay dodan ya adkaday horta 🤔🤔
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 5 жыл бұрын
Aadbuu iiga qosliye odaygaan
@liibanmanlii
@liibanmanlii 4 жыл бұрын
Sheikh abdiqadir kaan lashego muxu ahaa, malaaig miya nabi miya rasul miya. War bal ninkas lashego Qur'an rasushi iyo nabidi lagu shege kuma jiro, ee kitaabke ayu kujira.?
@sacdiyobjolaal2769
@sacdiyobjolaal2769 5 жыл бұрын
Waxa la weydiiye iyo woxo ka jawaaboyo labo kala yihiin
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 4 жыл бұрын
Meesha iskaga kacaya suufiyoy diin kuma haysaane
@rooza114
@rooza114 5 жыл бұрын
Suuufiyada aqooon waa leeyihiiiN lkn waxbaaa ka qaldan shiiikh cabdul qaadir in uu nabiga scw dhabarkiisa in uuu ku jiray mxaa daliil u ah 😳😳😳
@mohqiska5868
@mohqiska5868 5 жыл бұрын
Qisada nabigeena muxamad scw waxoo usooqaatay shiiqa daliil Wax fahma walaalahay Caqliga usaaxibka ahaw su,ashii laweydiiye eheedna
@saidhassan1505
@saidhassan1505 4 жыл бұрын
sh abdiqadir waa awlaadii xasan iyo xuseen oo waa asharaaf
@abdiraxiimyuusuf7680
@abdiraxiimyuusuf7680 5 жыл бұрын
Qaadal kumulaah suufiyadu
@ahmednadiir537
@ahmednadiir537 6 жыл бұрын
Walee waxbaakudhacay shacaariyadii
@zakifaandhe9796
@zakifaandhe9796 5 жыл бұрын
Suufiyadu waxay ku daran yihiin xaqa waa iska indha tiraan mida kle dadka aad doodaysaan si dhaqan leh baa loola hadla iyaga maba yaqaan
@maymaahmed1164
@maymaahmed1164 6 жыл бұрын
😂😂😂 wlh suufiyo cilmi iska daaye majaajilo ayay meesha ku hayan burhaantisa yay idin dar darin kulahaaa horta burhaan maxa la dhahaa😞🤔
@zalmanhashiboy2746
@zalmanhashiboy2746 5 жыл бұрын
khawaarijtu mataqaano
@MrNur1970
@MrNur1970 14 жыл бұрын
من اخرج الحذيث أيها الصوفي الله يهديك
@ahmedmohamed2028
@ahmedmohamed2028 6 жыл бұрын
Suufiyo meeesha cilmi kuma hayaane ra a yi ayey ku hayaan
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Wahaabiyo allow yaysan na qarxin
@sacdiyobjolaal2769
@sacdiyobjolaal2769 5 жыл бұрын
See u naxsan yihiin arag suufida
@hanimohammed4720
@hanimohammed4720 5 жыл бұрын
Khawaarijiinta maxay haayaanwaxna
@abdifitaahibrahim6615
@abdifitaahibrahim6615 5 жыл бұрын
iney kuwasan ney rabaa dilo afxun
@WekioWStudioOmarwekio
@WekioWStudioOmarwekio 5 жыл бұрын
Xaqiiqda buu indhaha ka saaray allaha soo hanuuniyo wahaabiyo wado qaldan bay ku socdaan
@abdulahimohamed1296
@abdulahimohamed1296 6 жыл бұрын
Wahaabiya diin ma yaqaanaan xoogaa suufiyada ka barteen ey dadka ku daba gediyaan
@hashimsuhaib
@hashimsuhaib 6 жыл бұрын
Hhh ....benta ma ahan...
@hanaddeeqsi3296
@hanaddeeqsi3296 6 жыл бұрын
@@hashimsuhaib suufida mesha isugu timadaa waxbo aqoon wax barta jahliga ka baxa
@abdulahibashirabdulle7440
@abdulahibashirabdulle7440 6 жыл бұрын
Suufiyada mesha waxba kuma haayan
@dariknour6051
@dariknour6051 6 жыл бұрын
Hashim Suhaib waan arkaa hohobiyaha aad riday 😂
@abshirlaaly1678
@abshirlaaly1678 5 жыл бұрын
Suufiyada wax barta waa dhukantihiine
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 6 жыл бұрын
Wallee suufi beentiis iyo khuraafaatkiis waalaga daba-tegay . Beeen badanaaa. Munaaqib iyo shirkigaas waala ogaaday.
@bmb8251
@bmb8251 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😅😂😂
@YAABKA1
@YAABKA1 13 жыл бұрын
walaal maxaa u soo galin weydeen qeebt aqiidada
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Walaahi wahaabiya waa loo jawaabay lakin maku qancaayan ? Hayhaata nin bidca naqday inaw tawba keeno ma badna wahaabiya uba sii daran
@engabdirahmaanaxmednur2976
@engabdirahmaanaxmednur2976 5 жыл бұрын
salafiyinta waa kuwa dadka hore ka ridayo
@muhammadhussein8906
@muhammadhussein8906 6 жыл бұрын
Alsuufiyyah 😂😂 Aqoon LaAan Bey Alle Ugu Gafaan Iyagoo Isla Quman, Qofku Alle Fahamku ufuro wuuba iskaga qoslayaa
@abdirahmanmahamad585
@abdirahmanmahamad585 6 жыл бұрын
Muhammad Hussein f
@abdihafidabdillahi5037
@abdihafidabdillahi5037 5 жыл бұрын
wllhi wa ruun kkkkkkkkkkk
@hodoahmed75
@hodoahmed75 4 жыл бұрын
Waar Beenta Iyo Ruuntu Kala DuwaN Isku Midna Maha
@09sirad
@09sirad 13 жыл бұрын
@krazyville wahaabiyadana Alle ha hadeeyo gu been aburashada iyo jahligana alaha kaa saaro
@DhuugaalRk
@DhuugaalRk 5 жыл бұрын
Sh. Cabdulqaadir iyo anbiyada maxaa iska galay?? Nabigi ilaahay ayaa sidaas yiri sh.cabdulqaadirna ma dhahayaa hhh af adkaa nimanku
@mohqiska5868
@mohqiska5868 5 жыл бұрын
Qisada nabigeena muxamad scw waxoo usooqaatay shiiqa daliil Wax fahma walaalahay Caqliga usaaxibka ahaw su,ashii laweydiiye eheedna
@SonofOmar
@SonofOmar 6 жыл бұрын
Suufiyada Xaqiiqadoodi iyo Shirkigoodi waa la ogaaday, umaduna tawxiidkii ayaa losoo naqonayaa. Suufiyo inay dhunsanyiin waad u jeeda, waxay ku dawciyayaan qubuuraha tuuga
@bashkaaaismail9149
@bashkaaaismail9149 6 жыл бұрын
Kidddf
@yarka__muqdisho3591
@yarka__muqdisho3591 3 жыл бұрын
Oo yaa ku tusiyay wll hhhh cilmi la imaaw😤😤
@saidhassan1505
@saidhassan1505 4 жыл бұрын
مضاف iyo مضاف إليه maxay ka yaqaan wahaabiyo ilaahay ha barakeeyo shiiqaan wlhi waa laacib
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 4 жыл бұрын
Mxa taqaan suufiyahow mushriga ah oo subaga caba
@baashiyare8493
@baashiyare8493 5 жыл бұрын
Cajib wahabiyoooy cilmiga barta aanfo ha idin didhee🤣😂
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 5 жыл бұрын
Orod caqli iyo damiir soogado hadaaba leedahey qubuur caabudo ayaa cilmi lah hadana isu keenaayo nabiga scw iyo sh c/qaadir hadana aaminsan qofka kaa muuminsan ayaa illaahey loosii maraa sababtoo ah illaahey ayey nooga sokeeyaan makuwaasaa cilmi leh waxaa kacilmi badan xayawaanada ehlu shirkigaan sheydaamada iyo qubuuraha caabudo xasbunallaahu wanicmal wakiil suufi iyo shirkigooda allaha naga xijaabo
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 6 жыл бұрын
Suufiyo mesha Waxba kuma hayaaan. Hhhhh
@mohqiska5868
@mohqiska5868 5 жыл бұрын
Meshaan wahaabi wax kuma heesoh wlle
@qaasiinqaasiin66
@qaasiinqaasiin66 6 жыл бұрын
umul waa cararay kkkkkkkdiintu waa fahan umul iyo wahaabiyo Diiin mayaqaanaan baqti waye umul
@hanaddeeqsi3296
@hanaddeeqsi3296 6 жыл бұрын
suufidan igu yaab badan suaal la weydiyay meel loo dirsane ku doodaayaan waa jaahiliin iska cad
@hanaddeeqsi3296
@hanaddeeqsi3296 6 жыл бұрын
adiga shiiq shaqsi ah ha caayin xisho inkaar qabe
@soomaalisoomaalidhalay6687
@soomaalisoomaalidhalay6687 5 жыл бұрын
idaadi comedy waa runtaa
@cawaalexuseen6733
@cawaalexuseen6733 5 жыл бұрын
Shekha cayda ka daa suufiyo waxyaabo shirkiyaat ah bay dadka diin uga dhgyaan sheekh umal waa xaq udirir
@khabiibnoor4148
@khabiibnoor4148 6 жыл бұрын
war nimAn yahoow suufiyada yaa dadka kaqabta
doodii suufiyada iyo salafiyiinta qaybtii munaaqibka 13/15
10:14
Guutooyinka
Рет қаралды 193 М.
DOODII 2001 QAYBTII 4AAD الإستغاثة
1:55:14
Minbarka
Рет қаралды 152 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
DOOD DHAXMARTAY TAKFIIRKA IYO SH MAXAMUUD SHIBLE NAIROBI-KENYA
1:48:39
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 364 М.
Doodi Sufiyada Iyo Salafiyinta Qaybta Munaaqibta Party 1
56:35
SUUFIYADA VS SHEEKH XASAAN XUSEEN
19:15
ليبان دِرِر
Рет қаралды 253 М.
Dood Cilmiyeed | Sheekh Shibli | Sheekh Abdirahman Bashir |
1:47:28
Abdinasir Kuluc
Рет қаралды 197 М.
SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB OO MUHIIM AH 2024 || Sh Maxamed Cabdi Umal
44:11
Doodii Sufiyada iyo Salafiyinta Qaybti Munaqibka Party 2
42:32
sh Cumar faaruuq( aun)mamudna in aan ujawaabo 》xasaan xuseen
3:20
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 106 М.
Doodii Nairobi  (salafiyo iyo Suufiyo) Part 6
2:20:06
Ustaad Mohamed Hussein
Рет қаралды 13 М.
DOODII 2001   QAYBTA 3AAD الإستواء
2:03:42
Minbarka
Рет қаралды 166 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН