Doodii Sufiyada iyo Salafiyinta Qaybti Munaqibka Party 2

  Рет қаралды 202,754

baraa ah

baraa ah

Күн бұрын

Пікірлер: 187
@abdimohamed9519
@abdimohamed9519 10 ай бұрын
Sheikh Mohamed Abdi Umal meel uu joogo suufi kuma nuuxsan karo , Alle ha xifdiyo culimadeena dhamaan
@abdisalamgolden-boy3485
@abdisalamgolden-boy3485 3 жыл бұрын
Sh Maxamed Cabdi Umal Caalimka Qarnigan 21aad.
@ahmedbulle8257
@ahmedbulle8257 4 жыл бұрын
Sheikh raggaas baad ka qoslineysay anka noo hadli meyso,wan ka qoslinaa،،، Runtii aniga suufi baan ahay lkn sida loogu qahayo un hadey xooshu ku dhamaata wan ka baxay Insha-Allaah,أللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك😭😭😭
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
Mashallah wll diinta wey cadahay qofki caqli leh sidaada camal ayaa doodan kafaaideystay Alle hanawada hanuuniyo
@Abdullfx19
@Abdullfx19 Жыл бұрын
Ka bax sxb alle kaliya ayaa dunida leh ka masul ah asaga kliya wx qburo qof uu uwakishay mlahan ayagana wakiil iyo awliyo awod xad dhaf ah lehe aminsamyhinn
@MohamedIshakOsman
@MohamedIshakOsman 2 ай бұрын
Allah inoo xafido sheekh maxamed macalin cabdi umal
@ibnumaxamed5544
@ibnumaxamed5544 Жыл бұрын
3/12/2023 >2024🎉 goormaad daawaneesaa muqaalka .
@ismaeilhassan0721
@ismaeilhassan0721 7 ай бұрын
16/06/2024
@dhangadiriye6713
@dhangadiriye6713 4 жыл бұрын
Sh umal wllhi in aysan kajawabaynin kkkkk wllh Mel busaray
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
😂😂😂wllh been maaha meel buu saaray manakuwaansamaayaan sidee layeeli
@alihussein9396
@alihussein9396 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk Runta Aya loosheekay
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
Masha aallah tabarakallhum sheikh mohamed umal Allah ku xiifadyo suufiiyad meesha wadiigan ka cararasiiyeen xaqa aya yimadayi badilkn waa tagayii
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 5 жыл бұрын
Bidco iyo khuraafad ayay diin ka dhigteen dadkana ku lug goynayaan.. ilaahay dhamaanteen hanagu hanuniyo jidka toosan.
@saadsaidawaleh3367
@saadsaidawaleh3367 3 жыл бұрын
sheik mohamed umal wa sheikh aan ka yabay sidu hadalada uga jawabayo iyo sidu wax kala wadoo
@abdiqaniqeys
@abdiqaniqeys Жыл бұрын
Hadiska macnahisa bad si kle ufahmten Wa kan macnahisa saxda كنت سمعه الذي يسمع به " أي أنه لا يسمع إلا ما يُحبه الله 2- " وبصره الذي يبصر به " فلا يرى إلا ما يحبه الله ... -3 ويده التي يبطش بها " فلا يعمل بيده إلا ما يرضاه الله .. 4- " ورجله التي يمشي بها " فلا يذهب إلا إلى ما يحبه الله ...
@Engkhaalid5
@Engkhaalid5 4 ай бұрын
Sh maxamed Abdu Umal Alle ha xifdiyo suufiyo meel ayuu saaray 2001 markaa ayaa caruur waagaas dhalatay hada isku dheerarinayaan
@mohamedmohamudharedxafiisk7401
@mohamedmohamudharedxafiisk7401 5 жыл бұрын
Masha allah qofki dhageysto badhilka iyo xaqa wu kala fahmaya suufiyada allaha sohanuniyo
@Osmani-96
@Osmani-96 4 жыл бұрын
Ar suufi iyo shiico beenta inaga daayo wllylow please🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭.
@mucaadibnusayidcali9828
@mucaadibnusayidcali9828 4 жыл бұрын
Awliyadaa diidantahay😂😂😂😂
@saacidomar8752
@saacidomar8752 4 жыл бұрын
Suuuuuuuufiyo iyo Shiiico ha isla simin way kala duwan yihiin Suuufiyo waa dad iska funny ah 😆😆😆😆😆 buuurahay iska fuul fuulaan wa afsomali maydhan xaydh bay ku dhaashaadan oo Barakaa ku jirta bay oranayaan 😆 waana dad nabaded waligood na way joogeen wadanka Lkn Shiiiiico yaa 😡👊 dadkaas lacnadan ee Faraha dhiiga ku leh ee dadka khasab ku shiiceeya kuwas bani aadam maaha
@cawalefarey6345
@cawalefarey6345 Жыл бұрын
Maashaa culimadeena sheekh saalax sheekh cabdulahi calli gurey sheekh shariif sheekh cabdi casiiis dhamaan ehlu suna waljameeca allaha xafido
@Abdullfx19
@Abdullfx19 Жыл бұрын
Magaca ma ka raace indhaha eeba tagene
@ibntaadhigojr7789
@ibntaadhigojr7789 8 ай бұрын
Qabri kula gali mayaane kufartas isaga har
@MuxyadinMacalin
@MuxyadinMacalin 3 ай бұрын
Dhamaadka 2024 ayaan daawanayaa
@faraxcade3228
@faraxcade3228 8 жыл бұрын
جزاهم الله العلماء بينوا الحق للأمة
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Ninka dhex-dhexaadka ah miyaanu ahayn basaaska Kenya ee Faarax Macalin
@somaliman8162
@somaliman8162 Жыл бұрын
Haa😂gaalki waynaa
@kingdubow4122
@kingdubow4122 4 ай бұрын
M.a Allah barakeya sh umal 😊mel busare 😊
@Hashim-t2f
@Hashim-t2f 8 ай бұрын
9/5/2024 maalin qamiis ah ayaan daawanaayaa
@Abdiazizmohshacenka-fe4uv
@Abdiazizmohshacenka-fe4uv 4 ай бұрын
Habeen qamiisa 21/08/2024
@Hashim-t2f
@Hashim-t2f 4 ай бұрын
@@Abdiazizmohshacenka-fe4uv ugaas salan sare my prother farxad kunooloow
@hassanm5128
@hassanm5128 8 жыл бұрын
Suufiya mawliidkay aqriyaan shirkiyaad farabadan baa kusugan oo quraanka iyo axaadiithka kahor imaanayo
@nuurcadenuurcade7157
@nuurcadenuurcade7157 4 жыл бұрын
Hada adiga mowlidka shirki maledahay yaajaahil
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
@@nuurcadenuurcade7157 mowliidku waa bidco waxa laga aqriyana waa shirki miiran adigaana jaahil ah oo diinti kadhigay shirki iyo bidco
@khadiijomaxud2477
@khadiijomaxud2477 6 жыл бұрын
Ilahey ha soo hanuunsho xaqana ha tuso sufiyada
@abdirahmanalcadaala6794
@abdirahmanalcadaala6794 4 жыл бұрын
Aamiin
@abdulkadirosman4550
@abdulkadirosman4550 8 жыл бұрын
suufi waxba meesha Ku ma haayaan e Allah idin soo hanuuniyo suufi waxey wadaan waa bidco
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
Waa sax sax Allah so hanuuniyo
@mulkiartan8247
@mulkiartan8247 6 жыл бұрын
Muraaqibka ka hadla yaqey meelkale ha aadinee ar suufiyada rafasho badanaa
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
😃😂😂😂🤣🤣🤣 sax sax
@abdirashidahmedali6421
@abdirashidahmedali6421 6 жыл бұрын
Cilmi qarsoon ma diinba Oo Oo kitaabka iyo Sunada ku qorneyn
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Жыл бұрын
Sheikh mohamed Cabdi umal Wlhi waa caaliim cilmigu ku saldhig tay allaahu akbar maxa lagu been abuurtay dadka la damcay in lagu diro aniguba wax kalaan ka aamin sanaa Wadaago aan diinta aqoonin mad habo kale aamin san baa dad ku dirayay
@ahmedelmi2899
@ahmedelmi2899 6 ай бұрын
Walala maxa lagaga sheegay adigo.mahadsan no fahfahi iyo dadka ku surad xuneeyay ma shiica mase suufi mahadssnid adigana xiligaas maxad ahed suufi mase salaf thanks
@CaamirYare-k4c
@CaamirYare-k4c 5 ай бұрын
Allah akbar runta wee cadaaty 🏴
@mahamudgeele2961
@mahamudgeele2961 4 жыл бұрын
قل جاء الحق وزهق الباطل الصوفيون
@zamzamjamacahmed7723
@zamzamjamacahmed7723 2 жыл бұрын
Dabaal
@yuusufgureey6163
@yuusufgureey6163 6 ай бұрын
Adigoona luqada xataa eska sixin karin inaa wax radiso ama culumada ugefto waakuugu ceeb مضاف اليه دائما مجرور وليس الباطل في الصوفية بل هم اهل الحق والتربية القلوب walaal dhamaanteen hanuunka Allah hanagu sugo
@ZakariyaMukhtaar
@ZakariyaMukhtaar 4 ай бұрын
الصوفيون خبر لمتدء محذوف تقديره هم
@Mazim107
@Mazim107 4 ай бұрын
Usheeg bal xoolaha​@@zamzamjamacahmed7723
@siciidcali9664
@siciidcali9664 4 жыл бұрын
من مشاكل الصوفية قلة العلم
@Abdullfx19
@Abdullfx19 Жыл бұрын
Shiqul xadiith shiq maxamad cabdi umal
@إمامأهلالسنةأحمدبنحنبل
@إمامأهلالسنةأحمدبنحنبل 3 жыл бұрын
Wxa ubahanahay mas,alada mowliidka halke ka helaya wll
@abdisalamgolden-boy3485
@abdisalamgolden-boy3485 3 жыл бұрын
Masha AllaaaH culimada Salafka
@Rageahcade114
@Rageahcade114 7 жыл бұрын
Ar nin illaah hanuun la doonin yaa hanuunin karo ar ahlu bidcaa sirta owliyada lama dhexgalo ku lahaa
@xasanyare3984
@xasanyare3984 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 7 ай бұрын
Waxan daawanyaa 2024 Bishii 6/18
@Abdiazizmohshacenka-fe4uv
@Abdiazizmohshacenka-fe4uv 4 ай бұрын
2024/08/21😂
@abdirahmanalcadaala6794
@abdirahmanalcadaala6794 4 жыл бұрын
SubxAANAL ALLAH IN LAISQAAWIYO MIYAA KARAAMO AH
@SakariyeMaxamuud-p2g
@SakariyeMaxamuud-p2g 6 ай бұрын
Huraafaadka suufiyada😂😂😂😂
@farxiyoxasan3015
@farxiyoxasan3015 4 жыл бұрын
Masha.allah
@Isxaaqmr
@Isxaaqmr 3 жыл бұрын
25:43 😁 waa funny kuwn kk
@kamaalmuridisufi8593
@kamaalmuridisufi8593 8 жыл бұрын
allow 2bada qolo kii saxan nagu hanuuni
@c.raxmancali6250
@c.raxmancali6250 4 жыл бұрын
Ooo wlaal soomadan isku dhaygysanin marka way cadahy qolyaha xaqa ku taagan
@abdullahimoahmedsh1772
@abdullahimoahmedsh1772 4 жыл бұрын
@@c.raxmancali6250 suufida waa eber
@ahmedbulle8257
@ahmedbulle8257 4 жыл бұрын
Amiin
@munosaed160
@munosaed160 6 ай бұрын
Tafsiirka oo dhameestiran baro adaa wadada saxan helaayee
@gdbdbhdhd1325
@gdbdbhdhd1325 6 жыл бұрын
Kkkk shoow faarax macalin inta uusan siyaasada soogalin masaajida ayuu albiitare ka ahaa lol
@ahmedsadiiq2917
@ahmedsadiiq2917 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@calaseeycuuqle493
@calaseeycuuqle493 6 жыл бұрын
Gdbdb Hdhd Barigaas ka Hor buu siyaasada ku jiray xiligaan 10 ka hor buu Baarlamaanka kenya ku jiray,
@abusakina1241
@abusakina1241 4 жыл бұрын
Mp buu ahaa markaan
@dekj2572
@dekj2572 3 ай бұрын
Ma taqaanaa waqtiga Farah sogalay siyaasada hadadan aqoon keep silent
@umlove2157
@umlove2157 8 жыл бұрын
illahy hanodayo wadaadada xaqa iyo badilka no kla sarysa suufiyadana illahy hadohadeeeyo
@anabwarsame4840
@anabwarsame4840 5 жыл бұрын
Aamiin
@nurahmed5131
@nurahmed5131 3 жыл бұрын
Qolyahan suufiya ah warkoodu ma cada waxii lawaydiiyada meel kala ayay la aadayaa xitaa quraanka mayaqaanan
@saadsaidawaleh3367
@saadsaidawaleh3367 3 жыл бұрын
yax war sheikh maxamed cabdi umal baa waxay manto dhaan daldalayeen ku tuuntay oo melsaray (cilmi la fahmi kariin ayaa jira iyo wixi oo dhaan baa )
@farxaanjayte6218
@farxaanjayte6218 3 жыл бұрын
Subxaana laah
@munowarsame6473
@munowarsame6473 10 жыл бұрын
Asc alaha noo xifdiyo culumadena xaqa fahmay alaha soo hanuniyo sufiyada dadka way badiyene
@maxamuudkhaliifxassan668
@maxamuudkhaliifxassan668 9 жыл бұрын
wallaahi wax lagu qoslo ayey u istaahilaan suufidu
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
Meesha sufiy waxba kuma hayen maska kacan 😃😃😉
@mohamedabdullahi1012
@mohamedabdullahi1012 2 жыл бұрын
@@ismahanbiintufarah2067 masha Allah tasi been ma axaan
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
7:31 😂😂😂
@xudeyfiahmed1769
@xudeyfiahmed1769 3 жыл бұрын
😅😅
@maxamedcumarmaxamedcumar8185
@maxamedcumarmaxamedcumar8185 3 жыл бұрын
😂😂
@MohamedSaalah-w6r
@MohamedSaalah-w6r 5 ай бұрын
Waxaan daawanayaa 2024 07
@AbdirahmanMohammed-z4g
@AbdirahmanMohammed-z4g 5 ай бұрын
😂😂same
@Abdiazizmohshacenka-fe4uv
@Abdiazizmohshacenka-fe4uv 4 ай бұрын
21/08/2024😂
@dwdchanel3620
@dwdchanel3620 6 жыл бұрын
Suufiyada dhagta wax iskugu sheeg badanaah kalsooni cilmi iyo aqoon ma jirto miyaah nin shiikh ah oo aad isku fikirtihiin oo indhaha loo gaduudin waaxay taasna waan la yaabay allow suufida xaqa fahan siih
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
😂😂😂
@docolaychannel5818
@docolaychannel5818 3 жыл бұрын
😜😜😜😜
@alihamud322
@alihamud322 11 ай бұрын
Yaa arkay farah macalin? Aad bu u yaryahay
@mohamedilkacase4692
@mohamedilkacase4692 8 жыл бұрын
culimada yan lacaayin labada dinacba Lakin sufiyada x aqay qarinayan
@hodanbushra7947
@hodanbushra7947 6 жыл бұрын
Sufiyada ilahay haso hanuniyo
@nuurcadenuurcade7157
@nuurcadenuurcade7157 4 жыл бұрын
KKK xaqeeba kushegayaan xaqa eyqarinayan maxey tahay doqonow
@abdullahimoahmedsh1772
@abdullahimoahmedsh1772 3 жыл бұрын
Suufida been weyna subxanllah 😂😂😂
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
😂😂
@mahadbicir-8885
@mahadbicir-8885 Жыл бұрын
Ilahow xaqa nagu dil
@axmedsalal330
@axmedsalal330 Жыл бұрын
Qaala tacaalaa.iyo.qaala rasuululaahi waxaan ahayn.waa.baadil
@mohamedilkacase4692
@mohamedilkacase4692 8 жыл бұрын
sheiykh jalaani ud aaya uliaya nimadisa ma Ahan ilabaryo pleec
@husenadde9041
@husenadde9041 6 жыл бұрын
waxaan ka faaid nay mlaha xadiis cusub ama xikamad ama qiso cusub waxaan lafahmi karayn baad nagu waaaheen
@imaansh1590
@imaansh1590 8 жыл бұрын
ALLOW NOO DHAAF AHLU SUNNAH
@AhmedSuleimn
@AhmedSuleimn 9 жыл бұрын
suufiyadu baadilbay ku doodaysaa ee ilaahay ha kabaqaan ما رايت اجهل منهم way is waalayaan oo qarfo ay ay jafayaan baadilna ku doodayaan sh.umalna ilaahay ha ciseeyo
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 8 жыл бұрын
Ahmed Saleban shalay baad dhalataye waxad dib ugu noqo taa awoowgaa iyo awoowgii dariiqadii ay haysteen ama somalidi inaga horaysay ma diin cusub baa timid ina siyaad bare ka dib
@abdisalanalinor
@abdisalanalinor 4 жыл бұрын
Mahamed omar ibrahim saas maykaa kamaree diin islaaamka dib unoqo nebi muahamed scw galaadaa saaas kudhahi maa wax cusub latimid hordaaa lashubijiray aay dhahen mardanbe soobaxday kudheheen nebi scw galadii qureysh markaa hadad kaas dood kadhiganayso daliil manoqodo waayo diin islaamka qaribkubilawday hadaadana qariibkunoqonaysaa saas udhahay nebi muhamed scw
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Dee kuwaasi waxey ahaayeen gaalo jaahilin ah oo aan alle aqoon rasuulkisina diiday marka see masal uga dhigee ninkaan muslimkaa ee rumaysan alle iyo rasuul ee fac ka fac haysta diinti nabiga lagasoo gaaray 615 ilaa hada waxaw ku yiri aniga iyo adiga isku dariiqa ayaanu ahayn ee maxaa kaa bedelay wadadii islaamka ee aad ku dhalatay marka dee ka jawaab su aashaas??????????? Waxaba ha u ordin miisaal gaalo meesha gaalo ma joogto ha is indhatirin
@wilabh1716
@wilabh1716 6 жыл бұрын
Alhusuna allaah ha xafido
@AaishaXasan-o4n
@AaishaXasan-o4n Жыл бұрын
@Grand.daddy5
@Grand.daddy5 8 жыл бұрын
suufi mesha wax kuma hayaaan
@saynabdiiriye4378
@saynabdiiriye4378 7 жыл бұрын
Wax jawaab ah mahayaan waa qaylo bes kkk
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
Kkkkk ruunbad sheegty sufiiy 😃😃😂😂🤣
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Suufiyadu waxba mahayaan waa shactiroolayaal 😂😂😂😂
@saacidomar8752
@saacidomar8752 4 жыл бұрын
Afsomali weeeeeye 😆😆😆😆😆
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
😂😂
@cabdikarincumar5194
@cabdikarincumar5194 3 жыл бұрын
Wahaabiyo uf
@janaraalwaasuge6624
@janaraalwaasuge6624 11 ай бұрын
Uf hadal maahe cilmi la imow ama iska aamu😅
@qamarmukhtar8662
@qamarmukhtar8662 6 ай бұрын
​@@janaraalwaasuge6624 Cuqdada ka daaaa dadka😂😂😂😂
@AbdirahmanMohammed-z4g
@AbdirahmanMohammed-z4g 5 ай бұрын
​@qamarm😂😂🎉ukhtar8662
@hassanmohammed2701
@hassanmohammed2701 3 жыл бұрын
Wahaabiyada madaxa marada u sarsaan wax ay ogyihiin malahan waa afmiishaariin
@anasmohamed5191
@anasmohamed5191 3 жыл бұрын
Kkkkkk waba aragtaa in suufiyada meel lasaree wllhi sfcn hadaad udgysato adoo midan uexaneenin waad fahmi kartaa suufiyada in aay waxba Isla haynin sh umal bas ayeeyba iska celin Karin
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
@@anasmohamed5191 war kan waxbo magalaayo في قلوبهم مرض فزادهم الله مرضا ختم الله على قلوبهم وعلى سمعهم وعلى أبصارهم غشاوة
@jareerkapretoria2833
@jareerkapretoria2833 3 жыл бұрын
Ninka dhexdhexadinaya waa Kuma ii sheega
@docolaychannel5818
@docolaychannel5818 3 жыл бұрын
Waa faarax macalim
@ubahabdikadir1028
@ubahabdikadir1028 7 жыл бұрын
Kkkkkkkk shiiq dhagta wax logu shega maxaa waaaye
@aminahmed4439
@aminahmed4439 6 жыл бұрын
ubah abdikadir kkkkkk wlhi waad ila aragtay
@bedelabdirahman6567
@bedelabdirahman6567 6 жыл бұрын
mesha waxa iskuku imaday shekadoda waxaa waye rag iska celis iyo rag runkahadal ah waye
@AbdirisakMohamedabdi
@AbdirisakMohamedabdi 2 ай бұрын
Sualihi malagajwabay
@abuukarxasan5829
@abuukarxasan5829 6 жыл бұрын
alaha soohanuniyo
@nahzargaal6688
@nahzargaal6688 10 жыл бұрын
allaah xaqa wuu cadeeyay baadilkana wuu cadeeyay waliba culima ayuu udhibaay dacwadas odadka usheegta hadaba suufiyaashu baadilkooda dadku weyfahmey dadka kalahara suufiyaley bidcadiin
@princenasir7682
@princenasir7682 9 жыл бұрын
tuug baad tahay ee suufi afkaaga uraaya kalabax ayehow
@nahzargaal6688
@nahzargaal6688 9 жыл бұрын
Hhhhhhh
@KornelAbdi
@KornelAbdi 8 жыл бұрын
+Prince Nasir Wlhi Suufido Aniga Dad walwaalan Baan Ba u qaba Wan Ba Ka Cabsadaa Kaaga Darane Ninbaa Hadlaya Dhagta buu wax Ugu sheegaya Alla qosol Badana Ilahay Haa Ino Xifdiyo Culumadeena Sh Umal Ii Kena Wlhi Weey Carari Lahaayeeen
@Topsomal
@Topsomal 7 жыл бұрын
Mame Mo Ashraf
@AhmedAli-yy9nw
@AhmedAli-yy9nw 6 жыл бұрын
Sufi 1300 sanno ayey sax ahaayeen, 200 sanno ayey qoladdan kalle soo baxeen.. 6 qodobna wey la yimaadeen... waa intaas uun
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 4 жыл бұрын
Suufi goormay bilabatay balse yaa kuyiri 200 sano Islam Jira .
@nuuribraahim2317
@nuuribraahim2317 3 жыл бұрын
28/ 7/ 2021
@abdullahisheikhmohamed
@abdullahisheikhmohamed 2 жыл бұрын
الاشاعرة علماء هذا الزمان
@mohamedilkacase4692
@mohamedilkacase4692 8 жыл бұрын
a low xaqa uhiili umadana ugargar culimadana hanuni
@cabdikarincumar5194
@cabdikarincumar5194 3 жыл бұрын
Shwydamo
@abdisalanalinor
@abdisalanalinor 4 жыл бұрын
Hhh waxba yalona diidin kulahaaa intee qeel loo helikaro kulahaaa ayagabaa isfahamsany isku fikir ahaayni
@mahadbicir-8885
@mahadbicir-8885 Жыл бұрын
Dhageysta dooda si degan qolada qaldan wad fahmeysan salafiyinta ilaah ha ka raali noqdo qolada suufiyinta hada xaq doneysan raaca walaladiin hadi kle idinka ni taala
@ahmedhass4627
@ahmedhass4627 3 жыл бұрын
Suufiga umal ayaba kufilan
@mohamedilkacase4692
@mohamedilkacase4692 8 жыл бұрын
jawaab cad maha ayan kuwani way ska hadlayan
@suldanhirsey8347
@suldanhirsey8347 9 жыл бұрын
Meeshaan maxaa lguhayaa oon muran ahayn iyo anaa fiican qolo heblana ilaahay majecla kkk umada aduunka kunool qolo heblà
@najmaosman3osman850
@najmaosman3osman850 8 жыл бұрын
mucjisada la arkay suufiyadu xujadooda macade allaha xaqa hatuso waa dad aan waxba haynin
@nuurohussein701
@nuurohussein701 7 жыл бұрын
masha allh ilahow culumadeyna no daay
@mustafayusuf8203
@mustafayusuf8203 9 жыл бұрын
suufiyo allaha ha ciseeyo waa culumo sax aha laakiin wahaabiyo allaha ha duleeyo waa qudhun aan diin aqoon bidcadu waa firqo baadil aha
@CountMeCurious
@CountMeCurious 2 жыл бұрын
Wili manoshahay
@sakariyecabdirashiidsakari8705
@sakariyecabdirashiidsakari8705 3 жыл бұрын
😄
@saacidomar8752
@saacidomar8752 4 жыл бұрын
War suuuufiyada hala daaaayo hoooy 😆😆😆😆😆😆
@economistbashirmohamed5893
@economistbashirmohamed5893 8 жыл бұрын
suufiyadu marba ka hadlayaaa waqtiga ayaa kaa dhameeya ayuu isleeyahy waxba ku ma hayaan meesha
@ilyaswithSimplephysics
@ilyaswithSimplephysics 11 ай бұрын
9
@AbshirCabdinasir
@AbshirCabdinasir 6 ай бұрын
Suufiya,,,alahayoow,,iixidi,,waan,jeclahaye,,kafogaada,,nahaabiyada,been,tooda,,
@abdihassan1995
@abdihassan1995 8 жыл бұрын
war suufiyadu miyay waalan yihiin war munaaqibka ka hadla mawduuca waad ka baxsantihiine.yaab.
@sacdiyosiman2288
@sacdiyosiman2288 6 жыл бұрын
Haaaa wey waalanyihiin
@cayushcatosh5243
@cayushcatosh5243 5 жыл бұрын
Abdi Hassan
@ciisehumbule3654
@ciisehumbule3654 6 жыл бұрын
Allow barkeey culumada suufiyda allah naga qabto wahaabiyda
@maxamadfarhan6598
@maxamadfarhan6598 5 жыл бұрын
ciise humbule ILLAHAY HA KU ZOO HADEEYO
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
Ciise humbule allah uso noqa culumadad suufiy meesha wakuwan ku ceebobayii
@Minagamzel
@Minagamzel 2 жыл бұрын
Koley xaq IYO badil wa la kala saray hada doneyso iyo hadada doneyn laguma qasbayo lakin meshan qofka an waxa ka fahmin wa qof an waxaba fahmeyn allaha na hadeyo
@Abdiwahab-Abdullahi.
@Abdiwahab-Abdullahi. 3 жыл бұрын
Sufi waxbo kamafahmin
@axmedsalal330
@axmedsalal330 Жыл бұрын
Warsuufiyaalow dadka tafsiirka.u.aqriya.axaadiista nabiga.u.aqriya malaa awaalka iska daaya
@wilabh1716
@wilabh1716 6 жыл бұрын
Carabta wahaaweyeed hhhh
@abassabdiabdi7813
@abassabdiabdi7813 5 ай бұрын
Sufi wey babady muran maogiy waxbo mesh komahayan
@slimanimohan8712
@slimanimohan8712 5 ай бұрын
Suufiyo Bala kudhacday
@tayosiiralawazh9401
@tayosiiralawazh9401 5 жыл бұрын
Suugiyadu woxodu waa afsomali iyo muran hhhhhhhh waxa la waydiyo kama jawabayaan hhhhh
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. Жыл бұрын
Ilahay baan kudhartee wahaabiyo abaal weyn baan u hayaa
@ahmedelmi2899
@ahmedelmi2899 6 ай бұрын
Bro noo sheeg waxay kuu qabteen plz nona fahfahi iyo dadkad ka tirsaned beenta aay kugu wadeen
@munosaed160
@munosaed160 6 ай бұрын
​@@ahmedelmi2899stress kugu dhacay oo waa tarsaasiay been muuna sheegin iska fiiri show comment kle ku qaladay
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 8 жыл бұрын
suufi iyo salafiyin waxba meshaan kuma hayaan .
@xasancali4780
@xasancali4780 5 жыл бұрын
Yaaa haayo heee
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
Salfiiyin sax sax allah xifdyo
@AbdiazizNiman
@AbdiazizNiman 8 ай бұрын
Suufiyda waxba wan ka fah mi la ahay hada kadib salifi ban ahay sufi yadu been bay no sheegi jireen
@ahmedelmi2899
@ahmedelmi2899 6 ай бұрын
Kkkk bro mala huba bal waxay suufi yada kugu waale no sheg nona fahfahi
@munosaed160
@munosaed160 6 ай бұрын
Quraanka tafsirkisa iyo axaadiiith ta saxiixa kaa badan xaqa na Mar Ksta wuu cad yhy ee wax bilaa daliil ah iska ilaali
@axmedsalal330
@axmedsalal330 Жыл бұрын
Rusushii waxyi.loo soo.dhiibaybaba.ma.sheegane.siduu.u.sheegtay.shiikhu
@nasteexomoha4794
@nasteexomoha4794 4 жыл бұрын
suufiyadu way baabeen doodi laga qaad
@imaansh1590
@imaansh1590 8 жыл бұрын
WAHAABIYO WAXBA MEESHA KUMA HAYAAAN
@abdulfatahsomali1728
@abdulfatahsomali1728 6 жыл бұрын
Beenale idinka waxba islahayne
@axmedborow7045
@axmedborow7045 3 жыл бұрын
War wahabiyo cilmi soobarta
@ibntaadhigojr7789
@ibntaadhigojr7789 8 ай бұрын
Hh waaba kufaar wlh khurafad iyo been bay dadka kuhaystan
@nasiryre144
@nasiryre144 8 ай бұрын
Si qaldan bee wax u aamineen u sug ha galeesiinee
@عيسىالصومالي
@عيسىالصومالي 4 жыл бұрын
شطح هههههه الصوفية قوم ضال
@iqrafarah9300
@iqrafarah9300 4 жыл бұрын
Bidcadaan mashaaikhdeena ashaacirada suufiyah miyey gaarikaraan waxna iskuma hayaan bidcadaan kaba ka cararaa idin dhihi lahaa
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
Suufiyada meesha wax hala yimaadaan
Doodi Sufiyada Iyo Salafiyinta Qaybta Munaaqibta Party 1
56:35
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
Doodii Nairobi  (salafiyo iyo Suufiyo) Part 6
2:20:06
Ustaad Mohamed Hussein
Рет қаралды 13 М.
Universal TV Latenight Show 08 02 2014 Suufiyada iyo Wahaabiyada maxa kala haystaa
1:20:32
Q 2aad Dooddii 2001 Mas Alada (ILAHAY CARSHIGUU KASARAMARAY)
1:58:37
Sh Umal Aad Ula Yaabay Culimada Sufida Bal Nala Daawo
14:42
Islaam Media
Рет қаралды 73 М.
DOODII 2001 QABYTII 1AAD TOWXIIDKA IYO QAYBIHIISA
2:32:54
Minbarka
Рет қаралды 240 М.
Doodii Nairobi (Salafiyo iyo Suufiyo) Part 4
1:47:47
Ustaad Mohamed Hussein
Рет қаралды 2,4 М.
Dood Culus Suufi Iyo Salafi
55:23
Abdullah EspanoL
Рет қаралды 239 М.
Maxaa Udhexeeya Wahaabiyada iyo Sufiyada || Sh Xassaan
25:46
Daarul Xadiith
Рет қаралды 74 М.