Hala Kala yaco dalkan Doorasho cod iyo Qof ka daceysa iyo dowlad jirta hadi xata labo qobol ka shaqeysa sida libya Dad an dowlad Rabin la wada dhisto halugu kala tago.
@firdowsmusay-ze9gs7 күн бұрын
urgufkan wa kan muqdisho qaraxayada kafuliya oo idoorka ugudbiya alshabaab ileen isagab ahe wana kii kaxanaaqay ssc inay soomaali uso laabtay
@khadar9177 күн бұрын
Sideedaba calooshi u shaqeyste dhaqanka dhiladuu leeyahay wax uu ka yax yaxo majirto ileen wajigaa diiran koonfur reerkaaga qarxiya bahala galeena u rogay si ay ictiraaf u helaan.