Doorkii Hore Wax Jiri Jiray \\ Abwaan Cabdi "Shube"// Tayo Channel

  Рет қаралды 373

Tayo Channel

Tayo Channel

Күн бұрын

Alle Naxariistii Janno Ka Waraabiyo
Abwaan Cabdi "Shube"
Aamiin Yaa Arxamu Raaximiin
*Doorkii hore waxa jiri jiray
Dameer yaroo kabala lahoo
Kolbi naagta daashaa
Dalaayadii la fuusha
Tagsi lagu dangiigsado iyo
Diyaaradbaa ka daba timid
*Doorkii hore wax jiri jiray
Timahoo la daystoo
Dumdumiyo xaraariyo
Burcad lagu dam siiyoo
Dabadeedna la kala rogo
Taaloog dabada laga qoro iyo
Fooshadbaa ka daba timid
*Doorkii hore wax jiri jiray
Baarcade duleed taga
Oo haweenka dunidoo idil
Durbaanka u garaacaan
Waan daalaye idaa
Iyo tuwiis dabada loo lulo
Iyo rooga roogbaa ka daba yimid
*Doorkii hore wax jiri jiray
Haweenkoo dabkuun shida
Intay dareemo saaraanoo
Indhaha qiiqu kaa dilo
Daar leedhka laga shida iyo
Sagbadbaa ka daba timid
*Doorkii hore wax jiri jiray
Dumbuq maandhiin af weyna a
Iyo toori daabku jaban yahay
Oo neyl baraara dooxayn
Dayax iyo hubka is wadiyo
Dabaabadbaa ka daba timid
*Doorkii hore wax jiri jiray
Inagoon dadba ahayn
Iyo doqoniimo ta u weyn
Oo reerba reer ku duula
Oonu dabadeed is madhinaa
Oo diyadii walalkaa
Ka dambe aad ku bixisaa
Dadkiiyoo wada walaala a
Iyo calankiyoo dushaa sudhan
Iyo tooradbaa ka daba timid
*Doorkii hore wax jiri jiray
Inan doob ku gaamuray
Oo hawsha loo diro
Oon waligiiba daaleyn
Qaar sigaarku uu dilay
Oo dacas iyo surwaal xidhanoo
Duhurkii kolkay tahay
Dawakhsanbaa ka daba imid
*Doorkii hore wax jiri jiray
Inan cududu daar tahay
Badhiduna ka daran tahay
Qaar daba laxooxa loo
Qaadkii dudubinayoo
Diirataa ka daba imid.....
(Yasin Qarbooshe)

Пікірлер
IDAAJAA HEES UU SAMEEYEY? MA ABWAAN BAA?BAL ADBA!
9:36
HAN-IRMAAN CHANNEL
Рет қаралды 4,7 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 128 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
abwaan maxamad gacal xaayow allaha u naxariisto gabay gobnimo
5:23
Wareysi Abwaan Cabdullaahi Cabdi Shube
6:52
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 10 М.
Abwaan Cabdilaahi Cabdi Shube Iyo Gabaygii Rafad
6:29
Zameer Jamaal
Рет қаралды 1,9 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН