NIMANKAAS LO'DAAS KA AGCIYEYSA AY AFUUFAAN LEE CAQLIGOODUNA LO'DAAS WAXBA MA DHAAMO WAXA XASAN SHIIQ IYO USC USOCDAANA WARBA UMA HAAYAAN. ALLAHOOD ALLE WAA MAXAS.
@Xaajiwarfaa3 сағат бұрын
Axamed xasan buu eeday tolow xasan iyo dane yay eedi doo naan waa sugaynaaye xulufadii 2022
@abdi258sh3 сағат бұрын
Jubbaland waxaa jooga in kabadan 20 kun oo ciidanka darawishta Jubbaland 200 mahee hataa 5000 kun oo xamza raacdo waxba ka qaban maheesa dowladda federaalka😂
@Sofia-ji2zj3 сағат бұрын
Maansha allah XDS guuuul 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️👍❤️🇸🇴❤️👍❤️👍❤️👍❤️👍❤️👍❤️alxamdulilaah
@Mohamedabdisulop2 сағат бұрын
Ahmed madowe wixigadiid ahaa iyo hubkii ugu badna kuhayo kismaayo kaxawiya reer Ahmed madowe kismaayo hubbadan ayaa lagu qabsandona ogada Ahmed madowe wuu guuldarestay
@mohamedjimale-p3i2 минут бұрын
Somalia gulll❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mrahmedjimale2 сағат бұрын
Guul somaliya
@pchanad5717Сағат бұрын
waan ka xumahay wey adkesan waayee malin faar majo cuna qabateen malin xasan sheeg wey dhibtoodeen sax sax guuud
@azizmumin1534Сағат бұрын
Soo dhawaada federaalla Somalia not federaalka kenya
YEY LA DAGAAMAYAAN SOW ISLA DOWLADOODII UUN MAAHA SIDAA AYAA LOOGA BAAHAN YAHAY DHAMAAN CIIDAMADA GOBOLKASTA OOO AY JOOGAAN
@zakariyamahamud99903 сағат бұрын
Geeda naar gacanta halagu soo dhigo
@Ahmed123-k6l3 сағат бұрын
Hawiye ayaad u tageersannahay
@ashasangbe94492 сағат бұрын
Wecelo jabkii axmed madoowe kod kurideen maxasan waax idin siinaay markaas xoolo uuf
@saidmusa86592 сағат бұрын
Aberkenfig axmad madooban alaha soo hadeey
@xasanxuseen13042 сағат бұрын
Xabad baristimool oo yiri .
@hassanbinadow11903 сағат бұрын
Dowladnimo aya na dheqdo
@rodajama71112 сағат бұрын
Hadalka sida aad hadalka aad udhigtay ma ah ee xogata sifiian u soo gudbi.
@mahamedabdullahiahmed83842 сағат бұрын
Axmed Madow sadkaan wa looyabaa😅
@caliibraahim46322 сағат бұрын
Looduna maisi soo dhiibtay meesha ka ciyeydo
@diniodawaa17053 сағат бұрын
Wlhi xaqooda ayuu galay ciidanka Cajiib hada ayaad heleysiin xaqiina dhalinyaridii 7 Sano ciidanka kujiray ayaa misharna qaato darajana qaato marka waa in xuquuqdoda si deg dega loo siya
@AxmedcabdiWaasuge3 сағат бұрын
❤
@meyremeyre80783 сағат бұрын
Waxaan ahay ciidanka xooga dalka gor gor waxaan ku sugunahay raaskambooni waxaan sugnaa amar soo qabashada ahmed cancer ♋ Somali 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 hanoolaato
@AbdiSheik-rl8sj3 сағат бұрын
Masagawaay halageeyo kuwaanu waa caaboon yihiine
@raashidiinabdullahi55833 сағат бұрын
Maya kow jubaland ayey xoreynayan ayaga iyo cidanka dowlada wada jiro wayo wa kuwo degan ah halka macawisleyda masaga way ey tababar cidan u bahanyihin
@YuusufMaxamed-g3eСағат бұрын
War.ma.soomali.gakiyeyalbedbaa.waba.kash
@khadarabdullahi64712 сағат бұрын
200?
@Yuusufmaxamed10Yuusufmaxamed103 сағат бұрын
Waa wwwwwwwww
@umuxafsa33913 сағат бұрын
Yaab ciidankaa aan gawaarida haysan haduu cadaw soo weeraro maxay isaga celinayaan
@HasanmahamedCali3 сағат бұрын
Xita Lodi axmed madow we isasodhibtey ine kamid noqonenin loda axmed
@AbdiShakur-f1s44 минут бұрын
hhhhh
@LaabJacayl-x5r3 сағат бұрын
Axmed iyo xasan midkee u dhow hada in lasoo xiro😂😂😂😊