"Dowladda waxay ku Fashilantay wixii loo igmaday,Maamul Gobaleedyadii & Dowladdii waa kala tageen"

  Рет қаралды 26,079

Universal TV

Universal TV

20 күн бұрын

Xildh.Kooshin"Dowladda waxay ku Fashilantay wixii loo igmaday,Maamul Gobaleedyadii iyo Dowladdii waa kala tageen"

Пікірлер: 157
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 18 күн бұрын
Maashaa allaah waa runtaa guulaysta
@rocky4066
@rocky4066 18 күн бұрын
idinkaa doortay xasan sheekh waxaa layidhi afeef hore lahow ama adkeeysi dambe yeelo
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 18 күн бұрын
Waxaa soo baxay dad waalan oo waxey donaan iska sheega ayagoo Rajo iska laheyn, oo ku Xisabtamo kaliya Lacag sidee ku heshaa waa ( Fadlan Lacag ku shubo ) waxey ka shaqeyan in ay umadda iska hor keenaan ma yaqaaniin meesha laga yimid iyo maha loo socdo !!! Waxeey daneeyaan in la yiraa waa siyaasi & in ay soo shaac baxaan Qalad & Saxba !!!!.
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 18 күн бұрын
Waxaadtihiin xil/ Ushaqeeya Shisheeye???
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 18 күн бұрын
Xildhibaano sax ah inta tuugada ah alle umada haka qabto
@iskufilan1223
@iskufilan1223 18 күн бұрын
Guul dowladeena somaliyeed guul Dalxureeye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✅✅✅✅✅✅
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 18 күн бұрын
Hadad qaylo maqashaan mooshin😂 ayaa la karkarin alla maxaan soomali bartay
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 18 күн бұрын
“Asalaamu Calaykum “ Baarlamaankan qaylyaya maanta sow kii doortay XSM ma,ahan ma,kuwa cusub baa? Adeer waa Ninkaad doorateen shalay waad na ogaydeen dhaqankiisa ee malaha laatuushkii baad ka waydeen?
@hassanhnlwarsame3192
@hassanhnlwarsame3192 18 күн бұрын
Waa xildhimano tuugaha diidana horamarka soomsaliya
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 18 күн бұрын
intuba waarun laakiin damiir malihidin ee hadaad xildhibaano sax ah tihiin mooshin kakeena oo rida waxaan mooryaanta ah
@ahmed-jm6di
@ahmed-jm6di 18 күн бұрын
Gumeysi kalkaalayaal, iimaan laawayaal uu gumeysi iyo Dowladaha deeriska u adeega
@mahadm459
@mahadm459 18 күн бұрын
Why not stand together instead of against each other
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 18 күн бұрын
Xasan sheekh ma moshin lagakeno
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 17 күн бұрын
Mashallah … Tuugada naga qabta wadankiina uu hiiliya… Somalia hanoolato
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 18 күн бұрын
War hadaan shacabka nahay waan diidnay mooshin iyo dana qaasa oo nalaku beer laxawsado waana ka ilbaxnay waayo dowlad xun aya inoo dhaanta dowlad la'aan
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 18 күн бұрын
Reer Gaalkacyo goronto khayrqabta Allaah hanookeeno burcad baa nadilootay
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr 18 күн бұрын
Aamii
@DADAahmed-iz4xw
@DADAahmed-iz4xw 18 күн бұрын
MashaAllah dadkan oo kle iney nagu jiraan ma modeyn MashaAlllah Allow umada kuwo udamqada somaliyeed xililka ugu dhiib
@hafsaali4297
@hafsaali4297 18 күн бұрын
😢oohintii ma billowdeen, yaa isgaaray. Waxoogaagii ma idinka dhammaaday. MD Xasan iyo Xildhibaannadu isma dhaantii. Ee ninyahow intaadan naftaada waayin isaga carar meesha.
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 18 күн бұрын
War ninkaan waa Nin aragti Leh
@khadiijasuufi6363
@khadiijasuufi6363 18 күн бұрын
Good
@maxedxuseen5581
@maxedxuseen5581 18 күн бұрын
Maasha allah
@omarabdi4179
@omarabdi4179 18 күн бұрын
Wil hooog
@farhaanmahamednour4652
@farhaanmahamednour4652 18 күн бұрын
masha Allah
@MaalimNure
@MaalimNure 18 күн бұрын
Yes xildhibaan geesi ah
@Bin-Isse
@Bin-Isse 18 күн бұрын
Masha xildhibaano damiir leh ayaad tihiin ilahay haydin garab galo, oo ilahay dawlad nimada haynoo badbaadiyo.❤❤❤❤
@ahmedismailbulbul9991
@ahmedismailbulbul9991 18 күн бұрын
Markii ay mesha ku dhax arkiwayeen danahooga ayay. Ku someraystaan sidan ookale. Markay jaqaayeen may ka hadlaan
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 18 күн бұрын
Eedaha iyo dhibaatooyinka ay sameeyeen xasan sheekh iyo raysal wasaarihiisa iyo xukuumadooda
@user-sk2sr2yr5l
@user-sk2sr2yr5l 18 күн бұрын
Xildhibaanadii imaaraadka waxaa ka soo haray inkaar iyo aflagaado. No more bribe!!!
@ubahahmed1648
@ubahahmed1648 18 күн бұрын
Kkkk waxuuw kuhadlayo eega tuugo
@maxamuudisxaaq709
@maxamuudisxaaq709 18 күн бұрын
Idinkuna maxaad ku guuleysateen???
@aminbarud6306
@aminbarud6306 18 күн бұрын
Waxaa imiuqata hadal macaankaa oo $200 lasiiyo aamusa
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h 18 күн бұрын
Uma diir naxaysaane laaluush baad doonaysaan xaaraan baad isku bahaysateen ilaahay baa idinla xisaabtami doona
@dahirbulxan4227
@dahirbulxan4227 18 күн бұрын
MAzh alaah waxaan orankaraa xildhibaankaas wuxuu gutay shaftii loodoortay ilaah ha kuxafido mawaDi Salaan sare oo aan ka wafo somaLiya
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 18 күн бұрын
Tuugo ayaa tihiin intaa dorateen xasan iyo kooxdisa ayaa hada ka daba qeylinaysaan ayaa idinka dhageysanayo waxaas
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 18 күн бұрын
Ninkaas Talaabo Halagaqaado?
@AliSamatar-ht9sm
@AliSamatar-ht9sm 18 күн бұрын
4:26 4:33 4:33 4:33 4:33 4:34 4:34 4:34 4:35
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 18 күн бұрын
Amaaa Barri sidii dhabancad samaysaan iyo gaagaaab
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 18 күн бұрын
Alle Ayaa kaasoo Bad baadiyey Dabinkiii Damuljadiiid Kuugu dhigtay Dawlada Kenya.
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 18 күн бұрын
Kan wu marqama waxba lagama qorayo wlh 😊
@Adam-y3x
@Adam-y3x 18 күн бұрын
Xildhibaan eedayn wax dhaafsiisan mahaysaa?dhibka wadanka kajira diyaar ma u tahay inaad xalkiisa qayb kaqaadato mise waxaad kamidtahay kuwa dhibaatada ku ceesha dhaleecayntana ku wanaagsan?
@BulxanInaMaxamed
@BulxanInaMaxamed 18 күн бұрын
Xildhaabnku waxuu isku heystaa inuu yahy suxufi okle warka utabinayaaa😅
@user-tm3gg6sw3x
@user-tm3gg6sw3x 18 күн бұрын
Masha allah kusoco
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@cismaanguure927
@cismaanguure927 18 күн бұрын
Xildhibaano shurunshuuro ah oo hadalkooda u muuqdo in ay yihiin kuwo laga soo qoray goobaha fadhi ku dirirka waa yaab,
@Luul-ps7ym
@Luul-ps7ym 18 күн бұрын
Gees somaliyeedi Allow ku daa
@mohamudsamatar8993
@mohamudsamatar8993 14 күн бұрын
$5000 bishii waxay quudin kartaa 100 qoys oo saboola ee Dab Damiska laga bara kiciyay ee cagafta la mariyay ee maanta dibad wareegga ah.
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h 18 күн бұрын
Ma ogayn miyaa ?
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 18 күн бұрын
Kkkkkkkk kuwaan kistii yareed ayaa kasoo dhamaatay,,,
@nimcoluky4657
@nimcoluky4657 18 күн бұрын
Dowladu ha ka garbaxdo xildhibaanadu
@user-pe2gc2dg9r
@user-pe2gc2dg9r 18 күн бұрын
Xildhibaanada waxan leeyahay warkiina cadeeysta saaxiibayaloow Lacag baad doonaysaan sow maaha
@uzeir7082
@uzeir7082 18 күн бұрын
Adinka wax lagu badalo keen, booq iska daa
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 18 күн бұрын
Waan bogaadineynaa #xildhibaanadan_isbaabulay
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 күн бұрын
Saw idinku maydaan dooran. Ma waxaan idin soo marin ayaa jiray
@aadanwa8526
@aadanwa8526 18 күн бұрын
isaaqa kii ugu imaanka la'a ayaa soo galay barlamaanka
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 18 күн бұрын
Musuqa halaga qabto mw iyo sh Adan madowe parlinanka waa tuug halala xisaabtano
@Slyman_guy
@Slyman_guy 17 күн бұрын
Xumayaal adinkadoortay kaxaabiye xaarcuna yaal
@Zakariya0070
@Zakariya0070 18 күн бұрын
Allow tuugada naga qabo
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 18 күн бұрын
Maanta hurdo ka soo kaceen markii xasan culusoow wadankii ku cayaaray
@off473
@off473 18 күн бұрын
Adeerow naacda nagala tag dantaada ayaad wadataa ee teena ma wadatid ma lacagtii lagu siin jirey baa lagaa jartay? Adeerow nuucaada oo kale waanu ka aamin baxnay
@Xassan976
@Xassan976 18 күн бұрын
Ayaanka xaassankariysite ayaatahay hildhiban afkaga ka cisho shuubakudhashye
@off473
@off473 18 күн бұрын
@@Xassan976 maxaa la caytamee xoolo yahow waalidka lama caayo
@user-we7xs8dt1j
@user-we7xs8dt1j 18 күн бұрын
Xildhiban duuf kiisa cunaaya hhhh balo ma ciyaal malcamad baa.😂😂😂😂
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 18 күн бұрын
War ninkan codkarsanaa Hadalkiisuna Cadaa
@AbdiRizaqAhmedOthmanFatheroflo
@AbdiRizaqAhmedOthmanFatheroflo 15 күн бұрын
Kuwaan xildhibaano laguma tilmaami karo waayo itoobiya ayeey safaaradeeda Kenya sho kula soo qaadey jeebkana loo soo buuxiyay waxeey istaahilaan in kuligood doogasho lagu xukumo waa dawadhilifyaal itoobiya soo dirsatay
@Xaawosaladcali
@Xaawosaladcali 18 күн бұрын
qumayo weeyye midkaan hadlaaya
@albayaan100
@albayaan100 18 күн бұрын
Asc umad noocaan ah goormeey aduunka wax la qeybsanayaan been burburin qabyaalad musuqmaasuq isku dir qabiil iney beec geeyaan qarankii soomaaliyeed asoogooda ka gadaan dhul bad
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 18 күн бұрын
kooxda maafiyada ugus ee qawaarijta markeey arkeen dowlada xasan sheq talaabsatey ku socota xawli ayaa kuwii barlamaanka ku jirey bilaabey ineey lugaha qabtaan Dolada ayagoo caqabd ku ah jiritaanka shacabka soomaaliyeed 😂😂😂😂😂😂😂😂
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 18 күн бұрын
Xildhibaan Xasan A/Nur Alle Ha ku xiftyo masuul sare Alle Ha ku kareemeeeyo 🎉 Alle Hassan Si degdega dalka Ha udhaafiyo Balaaayo Iyo Boob ayuu dalka keeenay 😂
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf 16 күн бұрын
Qabuuraha ninki fagay hogamiya qaran ma noqon karo
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 18 күн бұрын
Kuwaani Amxaaraday lashaqeynayaan ee dhammaatood shacabku haduuryeeyo. Halugu celiyo tuulooyinkii ay shisheeye kalkaalku kasoo dirsadeen.
@anwardaahir-ts5vu
@anwardaahir-ts5vu 18 күн бұрын
khere iska dhig dhigaaa
@asxaabi
@asxaabi 18 күн бұрын
ku jiqsii weeye, xaaladda uga sii dar, somali waa sun oo qaylo badanaa markay hadlayan waa ilmada yaxaaska arrinkodu lkn ujeedo ayey leyin
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 18 күн бұрын
Wa xildhibaaano tuuuuuug ah oo qaraaar haaaayo dalxureeye nooooolooow
@MunaCalinuur-mp4bg
@MunaCalinuur-mp4bg 18 күн бұрын
Yaa balamiyey wacalka
@popular7493
@popular7493 18 күн бұрын
soomaaliyeeeeey anagana aan isku mashquulsanaano itoobiyana mindiyaha ha soo sifaysato ilma adeerayaalo khilaafka iska daaya daciifnimo unbaa laga dhaxlaaa war aan umidowno duulaanka cadawga
@gulledahmed6819
@gulledahmed6819 18 күн бұрын
Waan soo dhoweey nayaaa in baarlaamaanku qaato masuulyada loo igmaday oo ah laxisaabtan.
@aidrushassan-on9oj
@aidrushassan-on9oj 18 күн бұрын
Hridy😊
@user-rn6gi8yl3z
@user-rn6gi8yl3z 18 күн бұрын
Waxtihin qaimin cadaqatayal wadankoda lacg xun o lakusiyay
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 18 күн бұрын
Istuugo isbahaysaty weye
@Ladanabdii
@Ladanabdii 18 күн бұрын
Run💯💯
@aminbarud6306
@aminbarud6306 18 күн бұрын
Wiil wii dhalay
@XasanCali-qj5tz
@XasanCali-qj5tz 18 күн бұрын
Xidibanadi,wey,ba,han,yihin,lacagta,halasi,yo,somalinimo,mahan,sidan,
@worldtour236
@worldtour236 18 күн бұрын
WAR XILDHIBAANADU LACAG BADAN AYAY RABAAN. DAD IYO DAL DAN KAMA LEH
@user-jk7kf5tg4k
@user-jk7kf5tg4k 18 күн бұрын
Beenloow
@InnocentTreeSwing-cb1jz
@InnocentTreeSwing-cb1jz 18 күн бұрын
Wax soo baro😂😂
@AliSamatar-ht9sm
@AliSamatar-ht9sm 18 күн бұрын
Kooxdii,dhuuni,qaatayaashii baarlamaanka waa,warkii,pudland
@gjama9511
@gjama9511 18 күн бұрын
Ragani waa Basaasiin ee halaqabto!! Madaxweyne Nin walba u dir Deegaankii uu ka yimi si'uu ugashaqeeyo sidii uu isusoodhaweyn lahaa Dawlada iyo Deegaamada kale Ninwaloow
@abboowemohamed7559
@abboowemohamed7559 17 күн бұрын
Afkaa Uray markii Musuqa lala dagaalay… Saaxib sheekadaas waa qaraxday
@mohamedsayid8094
@mohamedsayid8094 18 күн бұрын
Barlamaanku ha qabsado shaqadiisa, yes man ayaad ahaydeen. Waan soodhawaynaynaa la xisaabtanka dawlada.
@abdirizakali3506
@abdirizakali3506 18 күн бұрын
Wax kale lakama rabo 5km qadatim bulshada kaso jetin ku celiya intas marka sameysan wan idin amuneyna!!
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 18 күн бұрын
Kuwaan xildhibaanada isku sheegayo Yaa arkay inta fasaxa lagu jiray aygoo joga ama tagay dadkii soo dortay
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 18 күн бұрын
Kheyrre 2
@Mr.Hoiwa123
@Mr.Hoiwa123 18 күн бұрын
Waana sababta uu abiy ahmed u doonayo bad uun lahayn waxanu arky jileeca xasan neeef guurguurte
@hurdaaye21
@hurdaaye21 18 күн бұрын
Kuwani way jabeen
@gjama9511
@gjama9511 18 күн бұрын
Nimankan Hslkan ka hadlaya ee Xamar Hoteeladeeds jiifa Nin waloowaba meeshii lagaasoodoorta tag oo kashaqee
@mohamedali-dr4vg
@mohamedali-dr4vg 18 күн бұрын
Hadal qorxan oo aan lahayen ficil waxaa kali ah oo ninkaan hadalaayo sax ah waa in xasan sheikh uu fashil yahay laakiin midkaan hada hadlaayoo oo xiqsan asagaa keenay xasan laalushna kaqaatsy hadana wadaniyad mahan hadalkaan waa inuu halo xoogaa uu holiday ku aado kenya
@user-rz9im6ji8m
@user-rz9im6ji8m 18 күн бұрын
Ninians dawladbaa xamar fadhida had urban tuman wataa sidii bulduqeed dacha loo rogay ahun csuldan timacade
@Axmed-ds7lv
@Axmed-ds7lv 18 күн бұрын
Taas waa kaa diidnay nacas yahow
@fowziya9536
@fowziya9536 18 күн бұрын
Quuq layaalbadan baasoobaxay waa dadkii wadanka loo xilsartay wx isku badalen quuqlayal yaahuuu dheh
@MahamedAhmed-qy4ou
@MahamedAhmed-qy4ou 18 күн бұрын
Cid idin dhigeysaneyso malahan meesha iskaga taga
@mustafesulyman
@mustafesulyman 18 күн бұрын
Qadmuun.dadkaliitiga.ah.eexildhibasn.kusherg.inta.uutilifoonka.kawasskhaynoyo.dhaha.umada.innuu.lahadlo.madaxesynaha.uulafadiyee.dulidulidhalsy.waa.lahadlaauun.nuugaŕansyss
@sakariyecalimaxamuud6017
@sakariyecalimaxamuud6017 18 күн бұрын
Tani wadaniyad ma ahan ee farxisadi ma idinka go, dey. Ku darso bishu wa bilow
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 18 күн бұрын
tuugo shelay maxaad laaluushka u khaadneyseen tuugo
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 18 күн бұрын
Dhafoormoordiyaaaal ayaaat tihiiine ka horwareega wijiga umadasoomaaliyeed wejigiiiin gubaye oo belo idinku dhacdaydeee
@MukhtarIsakDeerow
@MukhtarIsakDeerow 18 күн бұрын
Fashil ayaa dhacay
@mahdibashi6504
@mahdibashi6504 18 күн бұрын
Shishiiye kal kaal baa tahay
I AM NOT ODM ||EDWIN SIFUNA
8:22
Eroo Mtetezi
Рет қаралды 1,1 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 79 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 108 М.