Dowladu ma waxey u xoog weyn tahey shacabka Jubaland, jidkii shalay lagu hungoobay maa laga joogo.

  Рет қаралды 13,939

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 16 сағат бұрын
Guul Jublaan inshaaalh❤❤❤❤
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 Күн бұрын
Guul Jubaland guul Jubaland guul Jubaland guul 🇸🇴🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@Ibrahimdaud-c4l
@Ibrahimdaud-c4l 19 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Balwan 💪💪💪💪💪💪💤
@AhmedDahir-io2wy
@AhmedDahir-io2wy 21 сағат бұрын
Asc Mr Abdullahi balwaan mashaallah waa runtaa waa xaqiiqda dhabta ah Somali oo dhan waa ogtahy wna lasocdaan wax runta ayaad sheegaysaa. Waxaana halaag kudanbaynaaya damujadiid & Xasan munaafaq. Inshaallaah Thank you so much.
@SalmaanAhmedali
@SalmaanAhmedali Күн бұрын
Illahow xasan naga qabo
@CaashoCabdullaahi-x4y
@CaashoCabdullaahi-x4y Күн бұрын
الله يحفطك يا رجال❤️‍🩹
@sahrafarah4674
@sahrafarah4674 Күн бұрын
Jubaland guuleysta
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah shacabka waxey la safana mamul jubland guuleysta wlkn abdulahi balwan hadalka wa run wu fashil may dulkan kasta iyo hanjabad wu ku jabey waxa xaqi lama taban dagalki raskaboni kulbiyo doolo ceebta adunka ba ku dhacday maleeshiyad belad oo laga so aruriyey muqdisho waxey isku dhiban kenya Ethiopia ceebta adunka ba ku dhacday odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man
@rahh4137
@rahh4137 8 сағат бұрын
❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waxaan la jirnaa Axmad daacad iyo Juba Laand ee xaqa ku taagan. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 18 сағат бұрын
Waa runta Axmed waxa u hiliyay Qaranka nolow in badan Saiid Axmed Cadde
@abdibarri9012
@abdibarri9012 Күн бұрын
HASAN WAA DOQON MADAX ADAG XOOLO WAXA KA DHAMAADAY LACAG IYO HUB HASAN WAXA KU NOOL YAHAY RIYO
@MohamedAbdirahman-w4x
@MohamedAbdirahman-w4x Күн бұрын
Xassan Xumow Waa ceeboobay Xaqiiqdii Reer Gedo Weligood Dagaal loogama Guuleysan Gardaro Iskaba Dhaafee❤❤
@sahrafarah4674
@sahrafarah4674 Күн бұрын
Jubaland in la cunaqabateeyo wax ku cusub na ma,ahaa xiligii Farmajo ayay ahayd balse waxbo loogama qaadin hadana waa sidaas oo kale
@Yedo25254
@Yedo25254 Күн бұрын
Waa nasiibdaro in Xassan sheikh Oo Somalida ay rajo badan ka qabtay uu u Xuubsiibto Dagaalka Ooge
@mohamedyusufosman297
@mohamedyusufosman297 Күн бұрын
Mahadsanid hogaaminta Soomaaliya way ku fashilmeen siyaasiyiita Fila Soomaliya Soomaliya hadaan loo gurman si cadbaa loo iibsaday Bad iyo Bariba ugutanbayn aan u hiiliino yaan dhihi laaha
@Banooda
@Banooda Күн бұрын
Hassan safarow Ahmed dhuxul iyo inta u kala safan kuli waa munfaqiin qashin ah jab iyo hoog waxaa aheyn yee filan ku seexda kuna soo toosa ilmo fircoon!
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x Күн бұрын
Xasan aqirka kismayo ayaa lagu xiri doonaa gardarado garab maleh xadsn ceebtii aduunka ayaa ka raaci doontaa ceebtii kowaad way ku dhacday tii la baadna xasan kismayo ayaa lugu xirayaa aaqirka insha allaah
@Emi92546
@Emi92546 Күн бұрын
wallahi waxaa ceeb ah nin aad ku aadey badadii hadana aad lacag ugu dartey ee Wali ku daandansanaayaan aad hoos u fiiri meysid xazzanow ma sixran tahey aawey dhiig somaaliga xaguu kaa aadey
@Fowzia69
@Fowzia69 Күн бұрын
HA SOO WADAAN AAN ARAGNO BAL WAXAY KA QAADAAN WLHI SALKA AYAY DHULKA KU DHUFAN
@MohaMusa-qr8cd
@MohaMusa-qr8cd 22 сағат бұрын
Xasan nef waya somali inu burbuuruya ubu raba
@nasrudiinshaafie7017
@nasrudiinshaafie7017 20 сағат бұрын
adoo raali ah REEROOW XASAN ayaa as aas u ah colaadda xasan sheekh waana milkiilayaasha soomaaliya awoodooda ciidanna ma ii miisaano ogaadeenkuna xitaa xawaadley uga hiiliyeen kililka iyagaayna ugu neceb yihiin (faarax iyo faha) sabab ? ADLAN BALWAANOOW ARINTAA II SOO BAAR
@hillowdiriye
@hillowdiriye Күн бұрын
Gardaraale maguuleysto x tuug isdhaaf lacagta ha daadaadiyo xaqa ayaa qabtey
@umuahmedumukhalid412
@umuahmedumukhalid412 20 сағат бұрын
Dolada xasan sh farmaajo uu ka ad kaday oo dolada kala wareegay but cafinwayay ma mid iskaceliyay muu cafinaa
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv Күн бұрын
Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda xasan waa fashilmay
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 22 сағат бұрын
Dorasho madacceyso inti habargidiir ee iska qabbo wayye, caloshoddi uu shaqeystayasha oo uu fududeyyey hassan sheikh inn habargidiir xamar kaa kicciyyaan
@Youmumshouse
@Youmumshouse Күн бұрын
This is so sad and embarrassing at the same time gurgurte ceeb maha wixiisa ceeb waa dhafeen sidee dalkada ogu burburin karta cause odayban isqabanay reer Gedo ayago iska dagan ayu dagaal kuqaday dolow walaga qaxay
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 21 сағат бұрын
Xasan sheekh maxeey tahay Waxa uu ka rabo gobolada kale wuxuu xakhii ka dhacay kuwa raacsan maamulkii wadanka wuxuu wada siiyay caruurtiisa iyo ehelkiisa waxaa cad in aan waxbo laka wadaagi Karin waa keligii taliye oo doonaya in uu wada siiyo qabiilkiisa msdaxda gobolada iyo degmooyinka iyo mashaariicda iyo lacagta gobolada ka soo gala .
@saynab7503
@saynab7503 Күн бұрын
Runta ayaad ka sheegtaa wax walba suxufi sate hore udoco c/laahi bal waan waad liibaani
@User2-y6u
@User2-y6u Күн бұрын
Dhiiqo qabyala uma qalmo madaxweyne wa saxibk ithopia cadoowgaa somali dhiiqo dhiblow
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 Күн бұрын
Horta ma la isweydiiyay wax uu dagaalka ugu qaadayo Ethiopië ay xuduuda u soo gashay dekada kismaayo ayuu u dig iyo dam lee yahay siduu ugu wareejin lahaa maadan Ethiopië ay rabtay dhinaca waqooyi hadan xukumad cusub timid intii la sugi lahaa waxaa xasan uga fudud jubaland inuu dagaal ku qaado hadhowna ay Ethiopië uu gacanta u galsho ay saas bad ku hesho laakin waxaa aan aad uga xumahay ciidamada somaliya uu isku baabinaayo because ma la isweydiiyay dagaalka waxaa loola jeedo ciidanka qaranka la sheego ma og yihiin siyaasada ku jirta dagaalka xasan uu ku hayo jubaland cadowga lala dagaalayo intee buu ka yimid mise labada ciidan ayaa cadow isku ah jawaabtu waa maya ee waxaa uu rabo xasan waa siduu Ethiopië gacanta uga galin lahaa jubaland waa inaad siyaasada dhinaca kasta ka fiirisaan wabillahi towfiiq somali ha noolaato ha is raacdo peace 🕊️
@AbdiazizMohamed-t6g
@AbdiazizMohamed-t6g Күн бұрын
Kan neef wayo wlxi
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 22 сағат бұрын
idaarka madaxa ladhaca dheh xasan xabaalo qptpow adiga iyo marxuunka
@Ibrahimdaud-c4l
@Ibrahimdaud-c4l 19 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Balwan 💪💪💪💪💪💪💤
Массированный удар РФ по Украине в Рождество
1:06
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
DR MAXMUD DAHIR: MW XSM 'WAAD FASHILANTAYE DEG DEG ISKU CASIL'
21:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 25 М.
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН