Dr Faisal Rooble - Ethiopia Hal Sabab kaliya ayay Go'aankan u qaadatay waana In Serious u qaadato.

  Рет қаралды 86,207

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 310
@Somfox1
@Somfox1 9 ай бұрын
Faisal Roble , Well done .. waa Aqoonyahanka kaliya ee si Somalinimo ku jirto umada wax ugu sheega , waliba soo qaata xaqiiqooyin .. Masha Allah Faisal Roble
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 ай бұрын
Feysal ❤ alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo we love you from Hargeysa
@abdullahialiabdi6035
@abdullahialiabdi6035 9 ай бұрын
Well knowledgeable person. I am surprised to see my first time.
@Hamze-Ladane
@Hamze-Ladane 9 ай бұрын
Maasha Allah, Allah ha barakeeyo DR. Feysal iyo Waraystahaba Noor. runtii walaahi aadbay ii taabtay waraysigu. Somali oo dhana iminka indhahoodu wey soo jeedana mana dhici doonta Qarnigan aynu ku jirno in dhul danbe oo soomali leedahay la qaato. anagana hawl baa noo taala hadaanu nahay reer Hargeysa
@abdikarim7306
@abdikarim7306 9 ай бұрын
As-Salaam-Alaikum, Noor Abdi. And Dr. Faisal Rooble. Noo Thank you very much for inviting Dr. Faisal Rooble to the SSTV. I’m so glad, and I think a lot of people who watched this program are happy as well. to see analysis like this, which I have never seen before, of the people you have invited to the SSTV program. Noor, you did very well. You have been asked a lot of questions that needed answers, and Dr. Faisal Rooble answered very well with a deep analysis. Dr. Faisal knows what he is talking about between Somalia and Ethiopia and around the world as well. I wish you would invite him to the SSTV program again and again, many times. 👍💯
@ahmedabdikadir4376
@ahmedabdikadir4376 9 ай бұрын
mashlah Mashlah somali legend and bravery expert and analysts patriotic and pure somali man
@Danta77
@Danta77 9 ай бұрын
Dr. Faisal warkiisa waa sax, waa in hurdada laga kacaa, weli waan isa soo daba qaban karnaa hadaan xoogeyna isu geyno. Somali ☝️
@ahmednur9383
@ahmednur9383 9 ай бұрын
Good information thank you Dr Faysal Rooble
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 9 ай бұрын
Noor iyo Faisal ilahey haa idin dhowr 😊❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwelibadane3404
@abdiwelibadane3404 9 ай бұрын
Waxan Aad ugu Faraxsanahay inaan Maanta Barto Qof kamid ah Aqoonyahanada Somalida Dr Feysal
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 9 ай бұрын
Feeysalow Meesha Ka kaca Weele Fadhi ma yaalo🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@abdikarimhassan5740
@abdikarimhassan5740 9 ай бұрын
Masha allah, waad mahadsanthy Dr Rooble iyo TV ga SSTV. Waa waraysi quruxbadan.
@timabadneofficial241
@timabadneofficial241 9 ай бұрын
Mnsha Allah Aqoonyahan Aragti dheer Dr,Faisal Abdi Robleh Alle haku Barakeeyo
@jgorgor8604
@jgorgor8604 9 ай бұрын
One of the best Somali intellectual.
@mohamed201yare3
@mohamed201yare3 9 ай бұрын
Mahadsanid dr
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 ай бұрын
Feysaloow Ethiopian Airlines waa in la joojiyo oo waliba somalidiina qurbuhu aad tigidhada ka iibsataan diyaaradaha kale, jaadkana laga joojiyo somaliya, Abiy Ahmed waa in dhaqaale ahaan la cadaabo, muuse biixi waa soo afjaray Somaliland,❤
@sm.5191
@sm.5191 9 ай бұрын
wey qasareen 500 oh kuun oh dolar ma arkiin waa lagala wada labtaay insha allaah guul
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 ай бұрын
@@sm.5191 muuse biixi waa imaaan laawe, dawladii Farmaajo, Raisalwasaare rooble 17million oo dolar oo la siiyay oo kaash ah muuse biixi jeebkiisa ayuu ku shubtay,
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 9 ай бұрын
Ma sha allah Adeer Aqoonyahan Faysal Abdi Rooble halyey Soomaaliyeed ilaahay afka kuma gooyo In aan gumaysiga Ethiopia kala faaidaysano waxa kahoraysa in deegaanka Soomaalida oo xuduud diisu tahay halkay ahayd 1930 ka xoroobo gumaysiga Ethiopia markaas baan wax wada qaybsan kara laakiin iyadoo deegaanka Soomaalida ee gumaysiga Ethiopia ku hoosnoola dhulboobka Oromada iyo Canfarta uu socda hadana dhulboobki horta aha Ethiopia ayrabto inay xoog ku qabsato waxaan dagaal ahayn nama dhex mari karaan guul umada Soomaaliyeed guud ahaan from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@r00bleawaale73
@r00bleawaale73 9 ай бұрын
Aad ayd u mahadsantihin dr Faysal Roble iyo Wariye sare Nour. Allah haydinka abaalmariyo sida ad wlalihin Somaliyed u wacyi galinasan
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 9 ай бұрын
Mahadsan ustaad faysal abdi rooble waa qabiir wax badan u soo joogay Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo adeer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedwaraabe8409
@maxamedwaraabe8409 9 ай бұрын
Dr faisal runtii waa dadka naadir ka ah in la arko Alle haku sharfo
@sahracali-ms4sr
@sahracali-ms4sr 9 ай бұрын
tukigu haduu aqbalo inu xeebaha somaliya ilaliyo waa guul
@Alankiika
@Alankiika 9 ай бұрын
Dr. Feysal is one of the most intellectual Somalis. We should choose him for president but I don't think we are that lucky to have such a great person. I never met him but I wish one day to meet him.
@abdelazizelmi
@abdelazizelmi 9 ай бұрын
walal masha allah qoralkaga aad ba uga helay lkn fadlan ku hadal luqadaada hooyo, Mahadsanid
@CR71987
@CR71987 9 ай бұрын
I did met him once in Harvard University conference hall in Boston America
@abzeezy56
@abzeezy56 9 ай бұрын
What clan is he thats the most important question if he is not darood he can’t rule simple as that.
@Samira-Hassan124
@Samira-Hassan124 9 ай бұрын
Abdalelazizelmi you oromo get out here!
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 9 ай бұрын
Jabahadihii ONLF dib haloo soo nooleeyo. Jabhado badan oo Soomaali ah waa in Itoobiya laga dhex sameeyo.
@oskajuud9500
@oskajuud9500 9 ай бұрын
Jabhadnimo adigaa lagugu soo galaaa soma ogid waayo waa marmarsiiyo inta gudaha lagugu soo gala ayaa la dhahaaa waan iska tirtirneynaa
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 9 ай бұрын
Good point
@mohamedalihashi572
@mohamedalihashi572 9 ай бұрын
​@@oskajuud9500 haddaba gudaha waa kujiraan gudaha somaliya
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 9 ай бұрын
Maasha allaah mr Rooble waa bad alla maxow aqoon yahan yahay cimrigisa allaha barakeeyo
@suadomar1777
@suadomar1777 9 ай бұрын
Masha Allah my brother Faysal Robleh Allaha ku xifdiyo
@maryanhassan6580
@maryanhassan6580 9 ай бұрын
Aqonyahan faysal roble masha allah wan kusuga hadalkaga allaha kuxiftiyo
@dr.abdiulusso918
@dr.abdiulusso918 9 ай бұрын
Dr. Feysal, well said.
@Cabd-m2j
@Cabd-m2j 9 ай бұрын
Bada Somaliland Somalilander Ayaa Leh Muuse Ayaana Bixinaya Ee Ma Hooyadiinbaa Udiidi Karta Cuqdad Yuururtaay😂
@menhee7408
@menhee7408 9 ай бұрын
Itooobiya sharci macelsho shacabka somaliyed ee muslimiinta ah indhahafura
@mohamedegal3268
@mohamedegal3268 9 ай бұрын
Proud of you dr rooble. Somalia has noolaato ethiopia down
@yusufsheikfarah4357
@yusufsheikfarah4357 9 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله Walal Nuur iyo Professor kaba Waad Mahadsantihiim
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 9 ай бұрын
Fariid Dr feysal cabdi rooble gobaz nice
@HanadMohamed-x1i
@HanadMohamed-x1i 9 ай бұрын
masha allah professor Faisal abdi rooble good analysis
@biraqalharari5266
@biraqalharari5266 9 ай бұрын
I am proud to be Jigigawi, like Dr. Roble
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 9 ай бұрын
Dr faysal iyo weriye nuur aad iyo aad bad umahadsan tahin
@shucaybmacalim2597
@shucaybmacalim2597 9 ай бұрын
dr faysal roble alaha ku barakeeyo wax badan ayaad nafahan siisay allaha ku xifdiyo
@soyananow165
@soyananow165 9 ай бұрын
Mash allah dr faysal si wangsan ayuu wa noogu sharaxay
@nuurjaamac5124
@nuurjaamac5124 9 ай бұрын
Adban u salamayaa dr. Faysal rooble
@hagemedia9623
@hagemedia9623 9 ай бұрын
masha allah mahadsanid professor
@WarisHussein-y4i
@WarisHussein-y4i 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤ sha Allah faysal❤
@suleimanabdirahman5295
@suleimanabdirahman5295 9 ай бұрын
Masha Allah ilaahay cimriga caafimadka haku barakeyo Aqoonyahan faisal rooble.
@talent2437
@talent2437 9 ай бұрын
Dr Feisal Roble wan khabir aad udagan oo waaya aragnimo u leh waaqica aduunka iyo Geyiga Soomaaliyeed. Fikr saliimka u ku so biiriyay wa aad ayaa laga fahmayaa. Maxadsanid Dr.
@muusakahin4135
@muusakahin4135 9 ай бұрын
Ilaahay ha uu naxariisto
@a.a9584
@a.a9584 9 ай бұрын
Mahadsanidiin.
@abdirizakhassan3234
@abdirizakhassan3234 9 ай бұрын
Mashallah guul guul soamlia from kenya
@ahmedmohamedyasin7945
@ahmedmohamedyasin7945 9 ай бұрын
Guul guul snm dhashay Somaliland iam sorry so callled dr Faysal liberate ur self
@nasserpokie
@nasserpokie 9 ай бұрын
Nin wax badan og oo soo baadhay, thanks
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 9 ай бұрын
Beesha caalamku hadeey run sheegayaan meey palestine laxasuuqayo waxka qabtaan beesha caalamku waa munaafaqeen gaalo ayaa ethopia wadata NO aamin
@sahraonline
@sahraonline 9 ай бұрын
What ever kolay soomaali weyn waxaan dhib iyo qabyaalad ahayn kama sugaayo , balse maanta inaan baddeyda difaaco ayaan diyaar u ahay haddi soomaali tilaabo uun igu tasgeersyso waan soo dhaweynayaa .from somaliland 😢😢😢😢 halkiinaanu ka dhimayney soomaaliyeey Kol aa na xasuuqdaan 😢😢😢 Kol aa na xaasidaan 😢😢😢😢 Kol aa na ceydaan😢😢😢😢😢 Cadawgaan ka dhaqaaqi laayey waa soomaali. Maantana xaasidnimo uun baa idinka qeylisiineysa. Haddaa run sheegaysaan meeday NFD meeday OG😢
@Burco.
@Burco. 9 ай бұрын
Ilaahay somaali ha badbaadsho
@rahmoismail8144
@rahmoismail8144 9 ай бұрын
Allahey ha ku Xafido Aqoonyahan Feysal Rooble waa Wadani dhen❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadminaabdi3163
@fadminaabdi3163 9 ай бұрын
Waad mahad santahay Dr faysal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faisaladan3102
@faisaladan3102 9 ай бұрын
Masha Allah samigay aqoonyahan ilahay ha noo kaadaayo
@maxamadofficial3467
@maxamadofficial3467 9 ай бұрын
Maansha allah dr faysal rooble wuxuu ku jiraa aqoonyahanada yar ee lexo jecladu ku jirto somaalinimaduna dhabta ka tahay
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 9 ай бұрын
Dr feysal allaha ku xifdiyo
@abdiali6334
@abdiali6334 9 ай бұрын
Adban ugu mahad celinaynaa Dr.Faysal Rooble iyo Wariye nuur insha allah dadka somaliyeed hA isku tashtaan awood ciidan haloo sameeyo dalka qof walba oo muwadin somaliyeed wa ku wajib inuu jiritan dadka dinta dalka dhawro
@gjama9511
@gjama9511 9 ай бұрын
Faysal waa markii iigu horeysey ee aan arko . wuxuu kubanaan yahsy in uu 5 Somaaliyeed hogaamiyo. walaanaan Garanayn cid uu somalikayaad hay. waxaanu kugu bedelidoonaa Xasan Ama xamse. Faysalow. by Ali Hawiye
@AdanDeer
@AdanDeer 9 ай бұрын
Waraysi Iyo warbixin macquul ah oo ka madaxbanaan taageerid ama dhaliil qof/koox. Waraysigan oo kale ma arkin waayahan danbe. Well done 👍
@Puntland1
@Puntland1 9 ай бұрын
Faisal Rooble wa aqoonyahan ARAGTI dheer
@ibrahimabdikadir1706
@ibrahimabdikadir1706 9 ай бұрын
viva profasor feysal rooble
@califaarax7052
@califaarax7052 9 ай бұрын
Faysal rouble faalo wacal
@cashojimacle8713
@cashojimacle8713 9 ай бұрын
maansha alaah taariikhda iyo sharafta madaxda soomaaliyeed hala dhowro cadawgana aan iska celino
@truecomment3650
@truecomment3650 9 ай бұрын
Itoobiya haday xoog bad ku qaadanayso, waxaa u fiicnaa inay ku dayaan Ereteriya inkastoo anaga aan ogolayn gardaro waayo wuxuuba dihi karaa waa baanu lahaan jirnay si fududu baa lagu bixiyey hadana waanu rabnaa. Soomaaliya iyo Itoobiya xataa ma qabo in aan gacabsi bad aan siino anagoo ciidankeena bada iyo beriga aan dhisin.❤🇸🇴
@RahmaR-r1c
@RahmaR-r1c 9 ай бұрын
Guuuuuuul somalia 💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@keyahmedibrahim4475
@keyahmedibrahim4475 9 ай бұрын
Dr Feisal Diintuu doono ha aaminsanaade warkiisa wuu i raja galiyay
@halbowle0187
@halbowle0187 9 ай бұрын
Masha Allah tabarak waa odoros iyo cabiraad qeexitaan dhab ah aniga ka shaqsi xamar wali dhanka waqooyi uma dhaafin waalid iyo ehel ehelkeyga gaarka dhib xabashi iyo ethopia masoo gaarin laakiin waxaan aaminsanahay mar walbo ethopia waan necbahay cadowgeyga koowaad bay iigu calaamadeyssn tahay waxaana cadeynaayaa difaaca dhul somaliyed iyo dad somaliyeed oo ethopia laga xorrynaayo diyaar inan dhinto ethopia Kala saar saar ma leh qowmiyada somalia mooyee inta kale waa hal Oromo xabashi Tigre waa hal
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 9 ай бұрын
Hadal waxba ma taro bada anagaa leh si fiican u fahan
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 9 ай бұрын
Hadal waxba ma taro bada anagaa leh si fiican u fahan
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 9 ай бұрын
Hadal waxba ma taro bada anagaa leh si fiican u fahan
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 9 ай бұрын
Hadal waxba ma taro bada anagaa leh si fiican u fahan
@halbowle0187
@halbowle0187 9 ай бұрын
@@AbdirahmanAyanle-mf8yj adiga naag la qabo baad tahay naag la qabana waxbo ma leh
@jaabirmohamed7523
@jaabirmohamed7523 9 ай бұрын
Haaji rooble your super hero man
@mohammedmowlidabdulahi3627
@mohammedmowlidabdulahi3627 9 ай бұрын
Xaqiiq weyi docyor faisal walhi niin rageed
@abukarhirabe1345
@abukarhirabe1345 9 ай бұрын
Masha Allah, Rooble
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 ай бұрын
Hadalka Feysal baa run ah walaahi, ❤
@amiiragk5358
@amiiragk5358 9 ай бұрын
Soomaliya guul
@hassan-8474
@hassan-8474 9 ай бұрын
Hadalada Dr ka, aad baan ugu qancay si wanaagsan ayuu u hdalay, wuuna ku mahadsanyahay Dr Faysal.
@najahboorash5378
@najahboorash5378 9 ай бұрын
Adigu sawdigii kudadaalaya in somaliland and lacitiraafin somalia walahay amxaaraan hoosgeynanaa xaarka isku xeji so.alia haysla degto
@cabdirashiidyuusufmuuse1892
@cabdirashiidyuusufmuuse1892 9 ай бұрын
Guul io gobonimo umada somaliyeed
@Abdulkadir-co4po
@Abdulkadir-co4po 9 ай бұрын
mashaAllah All of you.
@mohamedsheililla7353
@mohamedsheililla7353 9 ай бұрын
Jiida ku aadan 20ka km. ee xeebta laga soo billabi Lowyadde illa xuduuda kilinka shanaad, hadday Etobiya qabsato (Alla kama dhigee), Jabuti go'doon bay geleysa. Ka dib waxa Jabuti halisku ku noqoneysa in Cafarta soo weerarto, xukunka la wareegto ayadoo aay Etoobiya taageereyso.
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 9 ай бұрын
Open prisoner it's very important point,and it's true, excellent points. Laakiin ogaada Xasan Sheikh asagaa xiriir aan shaki laheyn Kula Jira Emirates and Ethiopia oo hadda biloowday iney la soo baxdo Wixii lagu yaqiiney. Adduunka waxaa Jira 44 waddan oo aan laheyn coastline micnaha bad laheyn, islamarkaana loo yaqaanno Locked land , Ethiopia kuwaas bay Ku jirtaa. Marka waan dad Badan nahay Bad ma lehin sidaas awgeed waa inaan bad helnaa Xoog Ama Xeelad! Waa feker mucjiso ah, islamarkaana aan Ka shaqeyn dunida. Waxaa kaliya u sawirmay iney Soomaaliya tabar yar tahay, islamarkaana Tahay iney Soomaaliya u bareerto.
@Capital_D1
@Capital_D1 9 ай бұрын
Absolutely fact ❤
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 9 ай бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay prof.
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 9 ай бұрын
Dr faysal Rooble waa Aqoon yahay aad ogu xeel dheer wadamada geeska
@ikramahmed2324
@ikramahmed2324 9 ай бұрын
Mansha,Allah 👍
@WaryaaBaabuu
@WaryaaBaabuu 9 ай бұрын
In. Allah madaxda Allah noo toosiyo Waayo xariirka ithoipia waa ka shaqeynayaa madaxtooyada
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 9 ай бұрын
Ilaahey aweeyn🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@nimcandaacad3151
@nimcandaacad3151 9 ай бұрын
Ilhy waa maalikul Mulki ee ilhy aaway mxd ola jeedaa
@ahmedomar3778
@ahmedomar3778 9 ай бұрын
Nin macquul ah weye, Faysal.
@LoveandLife1-w4m
@LoveandLife1-w4m 9 ай бұрын
Awdal iib maaha mida kale wan go'aynaa sxp badayadu iib maaha
@ayansm7785
@ayansm7785 8 ай бұрын
Awdal iib maaha
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 9 ай бұрын
Wa somali dhab ah feysal horeyayu inogu dhegey inu sirdonka itobiyo u shaqeynayo abey u washey badda
@fartunadow2551
@fartunadow2551 9 ай бұрын
SAX WA RUNTA CARABTA WA CADAWKA UGU HOREYO SOMALDA❤
@fartunhussein4893
@fartunhussein4893 9 ай бұрын
War anagaa yaab aragnay niman waaweyn oo dadkooda kuleh dhulka iyo badaynu waa iib oo ethiopian af qurmuun baanu siin war ma nili sixray waa maxay qeeradkaagii baa siin dad cadowgaaga ah bal eeg Etboipia waxay leedahay dhul iyo bad aanu anagu leenahay baan rabnaa marka haddii dhulka iyo bada lagaala wareego maxaa thy adigu ma xaarkaad ka dhaqi Anigu waxaan leeyahay illaahay ha idin soo hanuuniyo waa dadkan parlamaanka isugu imi oo gar iyo gafuurbaleh war xishooda oo la dhiil kareeya adduunweynaha si loo dhiso badda iyo dhulkuba citiraaf uma baahnidiin dhulka dhisa oo hurumariya subxannah Waxaan leeyahay guul dadkayga Soomaalilan. Puntlander from minnesota USA
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 9 ай бұрын
Adiga Chanel reerleeyahay inaa thy waanu ognahay
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 9 ай бұрын
Ma sha allah waa waraysi dhaxal gala ilaahay haydin xafido Adee Aqoonyahan Faysal Abdi Rooble Sidookale Nuur from GK❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@GuledWarsame-q3l
@GuledWarsame-q3l 9 ай бұрын
Always yaa Madexweyne SoomaaliyA kaa dhiga
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 9 ай бұрын
Somaliland is only for Somalilanders either you like or not. Somali-abeeso down
@mohamedali-sj2vu
@mohamedali-sj2vu 9 ай бұрын
Faysal wuxuu qarinayaa waa emaraadka.waana la qabaa.
@ahmedosmanafrikaner1966
@ahmedosmanafrikaner1966 9 ай бұрын
Nuxurka wareysiga: Si fiican u'dhageyso daqiiqada 42: 10. Maanta waxaa na duminya waa Carab dano waaweyn ka hele geeska Afrika oo waliba inaga ina faquuqaya Abyna waa qof la'adeegsanaayo. Aniga qof ahaan shaki iigama jiro in carabta khaliijka dann weyn ugu jirto in dalkeena burburiyaan oo Somalia weligeed iyo alaheed madaxa kor u'qaadin.
@HARGEISAAWI1122
@HARGEISAAWI1122 9 ай бұрын
Si fcb bd u hadashe kada farmajo kal kaalka oo si quman u hadal cunfi ba idinku jiree somaliland hadanu nahay ma rabno somaliga iga dhaw lkn somalidii wata cunfiga wali nagu wada warye ila siyasi wakuwa sisa u hadlaya ilhow somali wanu nahe gooni nooga saar oo madax banani nasi calami ah oo kadis ah idamkga darti
@arfabdallah7190
@arfabdallah7190 9 ай бұрын
Waar Somaliland dib u dhaceeda iyo dibaanyadeeda baa ku mashquusheen ee orda wareerka iaka yareeya 😊😊😊😊😊😂😂😂
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 ай бұрын
Anigoo ah reer Somaliland professor Feysal rooble waa dadka aan ugu jeclahay aqoonyahanada somaliyeed, feysaloow waa in aynu Ethiopia meel ugasoo wada jesano ❤, feysaloow adna Somali la dagaal gal cir iyo dhulba, inkastoo Ethiopian aanu bad inaga qaadan karin hadana muuse biixi ayaa ka xun Abiy Ahmed, waa in Muuse biixi lagu jihaado,
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 9 ай бұрын
4 DEKADOOD AYUU FARMAAJO U SAXEEXAY ETHOIPIA, NAXAA LOOGA CAVAADI WAAYEY!!!!!!.AFWEYNE WUXUU MINHISTE U SAXEEXAY RESEVE AREA SOMALI INAAY DIB U SHEEGAN KARIN!!!!!!.ETHOIPIA HADAY CADOW WAA KU HOOS NOOL YIHIIN, YA XAWAYAAN!!!!!.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 ай бұрын
@@mustafahassan2555 reserve area siyaad ma siin ee ina cigaal baa sexeexay jaahiloow reserve area waa 1954 , siyaad Afweyne wuxu xukunka yimid 1969, mida Farmaajo dekad ma sexeexin ee wuu u balanqaaday abiy Ahmed, sida u fahan si aqoon iyo garasho leh u dood, anigu reer Somaliland baan ahay,
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 9 ай бұрын
@dalaisacgibril5899 1986 BUU U SAXEEXAY DIB INAANAY SOMALIYA U SHEEGANAYN!!!!!.INAAD XAAROOD TAHAY, WAXAA LAGU GARTAA, TAARIIKH KUFSIGA!!!!!!.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 ай бұрын
@@mustafahassan2555 sidii ciyaalka ha u sheekeyn si rag weyn aynu u doodno, Reserve area waa ka horeysay siyaad Afweyne dib buu u sexeexay sheeko maaha, laakin maanta inaga reer Somaliland ahaan maca bilaa ictiraaf waan nolaan karnaa oo xoriyada wax ka qaalisan ma jirto, Xabashi iyo Oromo dhib wax aan aheyn inoo keeni maayaan, Dekad haday rabaan Djibouti baa u furan oo maca tareenkii socda ilaa Adis ababa, anigu reer jigjiga xoriyad darada ay ku noolyihiin baan ogahay, jigjiga ayuu ninka xabashigu kaga awood badan yahay somaliga walaahi, mida kale hadii saylac la keeno Faransiis, maraykan, germany British waan soo dhaweynayaa waayo dadkeena ayaa u shaqeynaya oo waa dad wax haysta, xabashi dawarsanaya brother xagaynu gaynaa, mida Somaliland xoriyad baynu haysanaa madaxweynaha waynu cayni karna, cidna waxba inama yeeli karto, xor baynu nahay, Tigray kililka shanaad waa xasuuqay,
@rashkaarow45
@rashkaarow45 9 ай бұрын
​@@mustafahassan2555 Waryaa geelwas bara taariikhda . Intaad soomirqaanta ayaad iska hadaaqeysaa . Goormaa la bixiyey dhulka aad ka hadleysid ? Mise warkii xaafaddiina ayaad iska soo xambaaratay adigoon iska hubin.
@abdulrahmanmohamed9032
@abdulrahmanmohamed9032 9 ай бұрын
This is a hateful speech and analysis. Somaliland has been begging from the Somalis in Somalia to let it free, but to no avail. Somalis did not take serious to the cause of Somaliland, and they added an insult to the injury????? Let me tell you for those who are talking the unity of Somalis, Somaliland people will not come back in a peaceful way. If the rest of Somalia has the power to bring back, let me tell you that is the only Solution. Somaliland people will do everything possible to get a political recognition, even by selling part of their land and sea. So I am telling sucj people who are considering themselves as experts of the affairs of the region, stop the crocodile tears, as you'll see soon an INDEPENDENT SOMALILAND REPUBLIC.
@ZM1233_
@ZM1233_ 9 ай бұрын
Somaliland even joined again Somalia
@MaxfuudMohamed-tk3fl
@MaxfuudMohamed-tk3fl 9 ай бұрын
Allaha ku daayo professore nin indheer garad ah
ኢትዮ ብሪክስና የግብጾቹ ለቅሶ
2:31:49
Kings of Abbay (KoA)
Рет қаралды 49 М.
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 37 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 79 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Alexander of Macedon - Conquest of Persia - Ancient History DOCUMENTARY
3:04:19
Kings and Generals
Рет қаралды 3,3 МЛН
DEG DEG TAKSIILE HASHIM QABIILKISA & QAABKU U DILAY HOOYO WARIS & CARUURTEDA
42:31
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 49 М.
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН