Faarax Macalim - Haddii uu Abiy Ahmed Lughaya Xabad ka Rido 10 Kun oo Wiil oo Garissa Iyo Jigjiga ka

  Рет қаралды 99,026

SSTV

4 ай бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: kzbin.infofeatured
Facebook: web. SSTVRASMI
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 733
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 4 ай бұрын
Walahi farah macalin cid qabil ka buxo aya mucarada waa geesi farah macalin mashallah cimriga ilahey haku barakeyo abti we love you
@Malik3544
@Malik3544 4 ай бұрын
Farax Macalin Alle ha xifdiyo wa qof Muslimnida iyo Soomali nimada ku weentahy
@the_hit_man_
@the_hit_man_ 4 ай бұрын
Allah maxa somalinimadi lagu ciyaaray
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 4 ай бұрын
Lkn Waxa Uu Shegayo Been Ayeey Ubadan Yiihiin Anigu Kaliya Waxa ushagayo Been inu shegayo Waxan Ku Cadeynaya Mar itopia Lala Dagalay 2007dii Ayaa Somali LA Dagashay Been Ayuu Ku Shegay waxa Uqarinayo Ayana Ognahay in Reero Somaliyed Ayaa itopia Ka Garab Dagalayen Ayan ognahay Mana Shegayo Halkii Reer Ee LA Dagaalay itopia Ma Sheegin Ee Somali odhan Ayuu Ku Shegaya iney LA Dagaalen Marka Labadna Waa Dagaalkii Caydiid iyo Mareykanka Dhex naray Ayuu Somali Ku Shegay Alle Ha Cafiyo farax Macalin Cuqdad Reered Ayaa Ku Jirte
@maxameddaacad1258
@maxameddaacad1258 4 ай бұрын
Neefka ku faanay aniga keenayaana ahay maa soomali ka hadlaya itoobiyu ka hadlayaa kenya waa ahay bu Lee yahee markeebu waalan yahay
@maryammb7064
@maryammb7064 4 ай бұрын
Allahuma Aamiin 🤲🤲🤲❤❤❤🎉🎉🎉waa duceeyaa asaga iyo dhamaan dadka soomaaliyeed ❤❤❤🎉🎉🎉
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 4 ай бұрын
Mashallah HONORABLE FARAX IS TRUE SOMALIAN PATRIOTIC
@Batman6544
@Batman6544 4 ай бұрын
*SOMALI not Somalian
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 4 ай бұрын
@@Batman6544 شكرا
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 4 ай бұрын
❤ Faarax adaa ah maanta aabaha somaliyeed
@muniirciid
@muniirciid 4 ай бұрын
Geesi soomaaliyeed waaye wallahi Allow cimrigiisa noosiyaadi Oo barakeey
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 4 ай бұрын
Geesiga kukuuyo madaxa kagá taagan tahay.giisinamodii waxay noqotay kan oo miidhan . kukuuyo madaxa kagá taagan tahay baa nin xor ah kadaba ooyaya .cabdul kukuuyo
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 4 ай бұрын
Walasha iyo hooyo ayaa laftanagaa heesto
@user-zr1xw2wt6f
@user-zr1xw2wt6f 4 ай бұрын
Farah dabadhilif oo Dhan ayaa neceb iyo horgal. Farax waa xildhibaan horayna wuxuu soo noqday ninka labaad baarlamaanka Kenya . Afcaytamay ninkiisa ayuu Ku yaal
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 4 ай бұрын
@@faadumobilal3963 waa waxaad ku jirto ayaad ula jeceshay .somaalida la gumaysto ee loo taliyo waa lawada garanayaa. Faarx waa arday kukuuyo isma xorayn Karo Somaliland oo raggii lahaa xoraysteen buu ka daba ooyaya maseer waxaanu waligii haysanun bay hayataan .xoriyada dhulkooda iyo dhiigooda .waa lax maseertay wuu iska ciyayaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
haduu geesi yahay gumaysi buu dadkiisa iyo naftiisaba ka hoos saari lahaa xaafadi xaafad waxay ugu wareegto waaxasarad
@dirayamohamed347
@dirayamohamed347 4 ай бұрын
I love you I wish you have a long life you’re very intelligent and understanding what’s going on I watch your speech never give up. Thank you so much for your intelligent for your understanding and what you do for Somalian people.
@mrhoryaal
@mrhoryaal 4 ай бұрын
*indeed Smart and honest* ❤
@mahamoudwerah8975
@mahamoudwerah8975 4 ай бұрын
Very well said indeed
@user-zg3hf8se5i
@user-zg3hf8se5i 4 ай бұрын
Haha you call this intelligent bro your also sick
@FouadElmi
@FouadElmi 4 ай бұрын
Geesi ismaqariyo farax macalin guul
@user-th5uf1er3d
@user-th5uf1er3d 4 ай бұрын
Gesi garab wayay
@user-th5uf1er3d
@user-th5uf1er3d 4 ай бұрын
Farax maclin good man 🎉
@queenafrica8219
@queenafrica8219 4 ай бұрын
Very interested topic 👌 👍 👏 Tnx you guys ❤❤❤❤❤
@sahromahamud
@sahromahamud 4 ай бұрын
Illaaheey Haku Xafido Faarax macalin❤️❤️🙏
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
hortay isagu cagdheer iyo naftiisa ha xoreeyo midgaani intay gudo kale nuuraysuu keedu qudhmaa
@madinaainan3846
@madinaainan3846 4 ай бұрын
Halyey, Halyey dhaley mr dawara , allaha ku barakeeyo
@ferhanahmednur7233
@ferhanahmednur7233 4 ай бұрын
Geeesi dhiig soomaaaliyeed ku wayn yahay. Longlife...❤❤❤❤ boqolaaal nin baad ka qiiimo badantay runtiii
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 4 ай бұрын
Siyasiga farah moalim legend waye soomali o dhan waxe u bahantahay sadax farah o kale sida dhiiga leh wuu u hadlaya soomali dhalada aya la dhihi karaa 💯wayo somali badan o dalka ku nool siyasiya sida dhiiga iyo kalsonida ku jirta wllh inusan u hadli karin 🇸🇴🇸🇴guuuuul baan leyahay somalia iyo siyasi farah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪
@samielmi6158
@samielmi6158 4 ай бұрын
Faarax waa siyaasi ruug cadda ah,waana geesi somaliyeed oo runta ummada u sheega ,horumarka ,midnimada iyo dib udhiska dalka somaliyeed ku talo iyo tilmaan sheega.allow cimri dheer iyo caafimaad ba sii .
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
haduu geesiyahay wuu is xorayn lahaa
@moonlight2373
@moonlight2373 4 ай бұрын
somali man at his best . long live legend
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 4 ай бұрын
Legend maxaya kukuuyo ayaa madaxa kaga taagane .ma sidaas baaa Legend lagu yahay .cabdul kukuuyo .😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 4 ай бұрын
Hooyo lafta nagaa heesto
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 4 ай бұрын
@@faadumobilal3963 adigay ku hayataan oo jigjiga khudaarta kaa daadiyaan Hana moodin waxaad tahay Marwo . jigjiga waatii kaniisad wada noqotay magaaladii bay idinkala wareegeen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣nama haysato waxa ku haysta .isku mid manihin .baqal fardaha dhex cararay oo faras ismooday weeye faarax.🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Imaan92546
@Imaan92546 4 ай бұрын
Iidinkey Lafti nagaa idin hesataa illa ay qabiilkodi qadateen badii somaliyed ugu darten ilmo abarso farax maclim wa Kan isagoo dalka ka ah madax hadana dalkisa u tagan adiguse iyo Muse judaan etobiyaan adeysaan sa lafi aga joogi mayaan dalka somaliya
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 4 ай бұрын
@@Imaan92546 ma miyir qabtid waad isku yaacday.
@cabdallazubeyr4637
@cabdallazubeyr4637 4 ай бұрын
Alle ha xifdiyo abtigey Xildhiban Faarax macalin waa Wadani Dhab ah Qalbi xaadhan Samalinimada kuwayn tahay Guuleyso Abti Cimri dheer cibaado suuban caafimad qab alle haku siiyo❤❤
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 4 ай бұрын
Amiin amiin
@user-le9lk5fw4y
@user-le9lk5fw4y 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤Halyey faarax guuguulayso ❤❤❤❤❤❤❤
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 ай бұрын
Ninkaan waa rag allah ku xafido xildhibaane
@caaqilka1404
@caaqilka1404 4 ай бұрын
Thanks faarax macallin
@carinohope3117
@carinohope3117 4 ай бұрын
Masha’Allah caafimaad iyo cimriga Ilaahey hakuu barakeeyo xildhibaane ❤❤
@fatumanur7067
@fatumanur7067 4 ай бұрын
Maa shaa Allah mr Farah waa geesi Soomaaliyeed Allah hanoo xafido isagoo kalena noo badi waa xaqiiq Somali difaaca dalkeeda uma kala harayso qabiilka Allah hanaga saaro qalbiyadayda Allah burcad ha isu mariyo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
Haduu geesiyahay wuu is xorayn lahaa
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 4 ай бұрын
Isagoo Xildhibaan Ah buu sidaa Geesinimada leh u hadlaya Kuwa somalia Madaxda u ah ! Waaba eber !!
@mushtaaqabdi4190
@mushtaaqabdi4190 4 ай бұрын
cimriga aliyo cafimadka allaha usiyadiyo o allaha xifdiyo
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 4 ай бұрын
His excellency Mr Farah, i salute you, god bless you . Long live. You spoke to deaf, gready and corrupted Somali politicians, as you are aware the whole regions of Somalia, land and sea has been sold by those took the oath to protect the country and the Somali nation. They work for foreign agents not the Somali nation.
@Ugbaad_Araweelo
@Ugbaad_Araweelo 4 ай бұрын
❤❤❤❤thank you so much 💓❤❤❤❤
@ardasaid1562
@ardasaid1562 4 ай бұрын
Waxaan halkaan ka salaamayaa halyeyga soomaaliyeed faarax macalin noolow hadalkaaga waa ku diirsadaa Warkaaga markaan dhegaysto dhegsysto dhurwaayaa iga dareera Dhulkaa ii wada iftiima
@user-qi6rf2fl4r
@user-qi6rf2fl4r 4 ай бұрын
i just love his wisdom speech Hon farax macalin may you live long life
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 4 ай бұрын
FARAH wuxuu ka mid yahay fara ku tiriska SOOMAALIYEED ee laydhu marayso ALLAH ha ku Xafido.
@user-pb8ms9pk2v
@user-pb8ms9pk2v 4 ай бұрын
Halayta nool 😅😅😅😅
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
isagaaba gumaysi ku jira faarax iyo cagdheerba
@FouadElmi
@FouadElmi 4 ай бұрын
🇩🇯Ilaahaw kudhawr oo cimrigaga kubarakee,ogaden geesi kama dhamaado waa ruun walee ,farax waa seyd cabdilee xasan kii qarnigan,farax macalin quluubta somalida kujecel min jibuuti ilaa kiniya 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
Ogaadeen haduu geesi yahay heeryada gumaystaa madaw buu iska qaadi lahaa iyo marax maclinba
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal 4 ай бұрын
Hadiiba ogaden geesi yahay lama gumeysteen.
@sheikabdinasir7616
@sheikabdinasir7616 4 ай бұрын
We admire the Speach of Farah Macalin
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
I admire your stupid Vagina
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 ай бұрын
Farah is a real wadani, I never saw him waligay ma arkin live hadana 20 sano kahor ayuu rabay inuu jaamacad ii balan qaaday shahadahayda dugsiga sare gacanta laga galiyay anoo jooga nairobi lakin aniga hawlo kale kujiray dhoof ah. Isku reerna manihin somalimadu ku shaqeeyaa. Guulayso adeeer 🎉🎉🎉🎉
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 4 ай бұрын
Allahu akibar guuul wacan somalia iyo intaa samaha jacel insha allah ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙✔✍
@housseinmaud9007
@housseinmaud9007 4 ай бұрын
WAA marki igu horeys aan farax macaalin ann dhageysto an arko khabirka from jabuti cisse❤❤❤
@munahussein9687
@munahussein9687 4 ай бұрын
Masha Allah farax macalin Allaha ku barakeyo somaliyana ,wa u helisay wana wajeb ee rega somaliyeed xaqa Allaha ku tosiyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
OO muu cagdheer u hiiliyo iyo naftiisa gumaystaa madoobi gumaysto ka awoow ka awoow
@AbdirizakIbrahim-fm5gp
@AbdirizakIbrahim-fm5gp 4 ай бұрын
somalinimo honorable farah moalim qof mudan in lagu daydo❤❤❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
oo isagu muu is xoreeyo isaga iyo reerkiisa cag dheer
@user-np1sh9kd9h
@user-np1sh9kd9h 4 ай бұрын
Allah haku barakeeyo Waxan Raxmanka kaaga barya inu kugu simo somali mida sharcigu sareeyo oo xoog iyo xeeladba caalamka kadhex muuqata. Amiin amiin amiin ya Allah
@arganeshuba8699
@arganeshuba8699 4 ай бұрын
Much respect to Farah Maalim, a truly principled politician who does not shy away from speaking his mind. His steadfast support for Somalia is admirable. I'm an Oromo and I don't agree with Abiy's move to annex parts of Somalia. Abiy's move is the culmination of Ethiopia's long-standing imperial ambition against Somalia, a country endowed with a long coastline, among other things. I support Somalia's right to defend itself against the wannabe 7th king of Ethiopia.
@abubakarnurshirwa2975
@abubakarnurshirwa2975 4 ай бұрын
Thank you sir for your wise words. We hope that our two brotherly peoples will overcome this problem soon.
@ahaiban1
@ahaiban1 4 ай бұрын
Faarax Macalin he doesnot know himself, his country N F D is under Kenya rule, he's not free man and he is talking about free country like Somaliland the first Somali who became free from colony 26-06-1960. Let him free his people from kenya rule.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 4 ай бұрын
Uraaaye igu shubo tuuuug
@iidsalah1989
@iidsalah1989 4 ай бұрын
@@ahaiban1hadalkaaga meel cidla ah ayuu ku dhacay Sxb 😂😂😂 wa ka xumahay
@iidsalah1989
@iidsalah1989 4 ай бұрын
@@dauuddaaauud8339hadalkaaga meel cidla ah ayuu ku dhacay 😂😂😂😂
@deqaissa7045
@deqaissa7045 4 ай бұрын
Halyeey geesi hufan masuul sare ❤❤🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲💪💪🙏🙏👌👌
@queenafrica8219
@queenafrica8219 4 ай бұрын
This guy 👦 he's really Somali and I love ❤️ him ❤️ God bless you ❤️
@Historian-sl2om
@Historian-sl2om 4 ай бұрын
You're really a Somali, then? You love a person who is preaching hatred?
@YosefOsman-wn2xo
@YosefOsman-wn2xo 4 ай бұрын
Big respect mr farax ❤
@ashamohamud5038
@ashamohamud5038 4 ай бұрын
Maansha Allahu Faarax Macalim waa naftayada nolosheeda hadii aan Soomaaliweyn nahay. Maaha siyaasi Soomaali taqaan laakiin waa ruuxayagii oo gobonimo kudheehan Illahay ha noo xafido insha Allahu
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 4 ай бұрын
Soomaali waa ummad Eebahay haybad siiyey dhanwalba. Booska ay dehganyihiin wuxu leeyahay istaraatajiyo aad u wayn oo muhiim ah. Laakiin Ummadda Soomaaliyeed haybaddaasi badankoodu ma arkaan. ALLAHA tuso, ALLAHA mideeyo, AAMIIN, AAMIIN.
@user-xt8ov7ds2y
@user-xt8ov7ds2y 4 ай бұрын
يحفظك ربى من كل سوء وشر
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 4 ай бұрын
Farah macalin wa geesi somaliyeed
@siraadmohammed6635
@siraadmohammed6635 4 ай бұрын
Masha Allah faarax macalin Gobi Gobi dhashay waa nin geesi ah oo wadani ah jecelyahay in dalka somaliyed in aaney eithiopiya lugah soo gelin dalka somaliya laaki waxaa yaab leh kuwi somali u dhashay dalka madaxda ka ah maxaa u diidey in eey hadlan shacabkin dibad bax la dhaho sameya somaliyey kaca kaca kaca
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 4 ай бұрын
Real man, Farah, you are hero may protect you inshallah ❤
@xaawomaxamed8701
@xaawomaxamed8701 4 ай бұрын
Waa geesi soomaliyeed
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 4 ай бұрын
Wareeysiga Faarax waan ku diirsaddaa. Allah xifdiyo oo Barakeeyo oo cumriga u Barakeeyo. Cadawga allah ka qabto.
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 4 ай бұрын
Faarax macalin wa geesi somaliyed...and he doesn't scare of no one because he knows we will protect him...Ethiopia dadkayaga ayey gumeystan ilaaa ey dadkayaga iyo dhulkaya nasiiyan no peace between us...the people of Kenya are good people...but Ethiopia they are not good..by from growe puntland
@gjwehliye4416
@gjwehliye4416 4 ай бұрын
Kenya is second home for any Somali person. May god bless .
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 4 ай бұрын
@gjwehliye4416 you are right .. Kenyan people are not bad people.. .. Somalian people will be united again insha ALLAH...take care of yourself
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal 4 ай бұрын
​@@jamayusuf7205 Maxaa laba gaal oo gudboon Midna aan ugumeyn Midna aan guusha usiin Maxaa iiga gadhiishaa Kenyan iyo ethopian waa isku mid waxba hakala jeclaysan labaduba dhulka soomaalida bay xoog ku haystaan
@mrhoryaal
@mrhoryaal 4 ай бұрын
*Kuwa Diyaarka ah ee sooo Noqonaya Aniga Ka mid ah Hadii **#ETHIOPIA** wadanka soo gasho insha allah TAAS WAA **#BIYO_KAMA_DHOBCAAN** FARAX MACALIN **#HORMUUD_GOB** AH DAR ILAAHAY U JECLAHAY*
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
Fulay fulay dhalay
@mrhoryaal
@mrhoryaal 4 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r *QOF AANAD AQOON BAAD **#XUKUMAYSA** kkk Waan Fahmaya kuwii **#BUSTIHII_LAFTIGII_NAGA** Huwana baad tahay without ID aha*
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m 4 ай бұрын
Asc. Waa qasab maxaa loo soo noqon waayey meel walba dadkii dibadaha joogey qof waliba waxa uu yiri cadowga waa in aan 15 maalin inshaa'allaahu itoobiya oo dhan ku'tirtirnaa. Aniga waligeey qabiil qabiil uma'dagaa'lamin oo waa wuxuush nimo in somali somali la'dagaalo Kenya oo kenya ladagaa'lameeyso majirto marka walaalkaa oo somali'ah lalama'dagaalamo ee waxaa lala'dagaalamaa cadowga iyo dabadhilifka somaliga'ah oo soo raaca. Aniga waan dagaalami dadkoo'dhane weey dagaalami inshaa'allaahu. Dabadhilif waa waajib haduu itoobiyaanka soo raaco in lala'dagaa'lamo oo xabada loo'badiyo, waliba daba'dhilif yaalka vedio ayaan ka'soo duuberynaa kadib Facebook ayaan soo dhigeeynaa.
@issackHIA
@issackHIA 4 ай бұрын
Hero Hon. Farah Moalim, Legend somali ah Allah ku xafido.
@FouadElmi
@FouadElmi 4 ай бұрын
Siyaasi ruun usheega umadisa oo hadalkisa lagaban o farax macalin hayn ma'arag, Farax macalin wuxu kahoreeya 1000 siyaasiyiin sheegata oo umadooda waxba uqaban waxna usheegin Geesi somali difaaca,islaamka difaaca,madluunga uhadla,tariikhda way kuxusi doonta inshalaahu🙏🙏🙏🙏
@Cadceed89
@Cadceed89 4 ай бұрын
Rag rag dhalay walaahi Faarax macalin inaad wiil hoogtahay. 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🇸🇴🇸🇴
@G0_n3
@G0_n3 4 ай бұрын
The only honest Somali politician
@yasminjama2703
@yasminjama2703 4 ай бұрын
MashaAllah Faarax Macalin Geesi Geesi dhaley !!! we love hem !!!!
@aragsan5690
@aragsan5690 4 ай бұрын
Faarah macalim waxaan kujeclajay kuwaalatiga maasha Allah.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
Sidh kiisaa laga keenay saanbiya
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 4 ай бұрын
Aniga Waxan Jogaa London Hadey Xabashida Soo Aado Somalia 🇸🇴 Malinkasba Waa Soo Baxay Hadan Nolahay Oo Naf Igu Jirto Inshaa Allah ❤🇸🇴❤
@manalagaraadbaamnlgrdb9207
@manalagaraadbaamnlgrdb9207 4 ай бұрын
Indeer garad rag waa kuyaryahay dumar na lagama helo...aaqil aqoon leh weeye ...NFD guul soomaali weyn guul ..ogadenia guul in sha allah
@ah3069
@ah3069 4 ай бұрын
I will always wish the best in shaa Allah
@lifeisgucci311
@lifeisgucci311 4 ай бұрын
If this isn't the truth nothing but the truth He is defense of real man and a real politician Who knows his job and knows what he's talking about May Allah bless him and his entire family We love his interviews i hope he comes back more often
@Ogaal776
@Ogaal776 4 ай бұрын
Mashaa Allah abtigeey macaan Allaha Ku daysto
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
Faaraxow walaal jira. Caqliga, caafimaadka iyo cimriga Allaha kuu daaya. Cadowgaaga Allaha jabiyo. Aamiin. Mudane Faarax waa runtii ummadda Soomaaliyeed waa isku dareen. Waa ul iyo diirkeed.
@cabdiqaadirmaxamed9399
@cabdiqaadirmaxamed9399 4 ай бұрын
Mashallah farax macalin ilaahay haku dhowro,soomaali daacad ah walahi...wuxuu yahay dadka aan tirsado ee qoomiyadnimada soomaalidu u bahaantahay kana dhabtahay ilaahay cimri dherer cibaado iyo caafimaad lehisaga iyo dhamaan muslimiintaba ayaan khaaliga ka rajaynaynaa inshallah
@fadumoali7300
@fadumoali7300 4 ай бұрын
Mansha allaah faarax moalim
@awarsame3874
@awarsame3874 4 ай бұрын
Guuleyso Mudane Faarax Macalin. We all Love You. Never give up. Never Surrender!
@user-yl5kp9ot3v
@user-yl5kp9ot3v 4 ай бұрын
masha allaha illahey haku xafido farax macalin dawre waa geesi geesi dhalay illaheyow kuxafid aniga waan jecalhay nin soomaliya oo kuadg qadayadisah soomalinimadisa aah inlagsofalin karin kanaa dhel dhelin aadban ujecalhay ee illaheyow nosoo badi wiilshenah kuwaah wadniynubadn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sidi farx maclino kaleah aah viva wadini soomaliyed❤❤❤❤❤
@abdikhaliqofficial6198
@abdikhaliqofficial6198 4 ай бұрын
Alle ha barakeeyo xildhibaan faarax macallin❤
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 4 ай бұрын
Mashaa Allah ❤Faarax Macalim Allah ku ciseeyo
@hassanbare7088
@hassanbare7088 4 ай бұрын
Manshallah Allah haku xafida Farah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Servant10
@Servant10 26 күн бұрын
Ku dhegegnaanta waxa aad aaminsan tahy waa waxa qofka karaamo u yeelo. waa kuma siyaasiga somaliyeed ee maantay Faarax Macalin ka karaamo badan allah haku xifdiyo from Galmudug state of somalia
@AhmedmohamedNur-cr7su
@AhmedmohamedNur-cr7su 4 ай бұрын
Norken mashaalah Long life
@hassanhussein272
@hassanhussein272 4 ай бұрын
Geesi geesi, hadaanu habaryoonis nahay waanu taageersanahay faarax macalin
@salanalimadey6295
@salanalimadey6295 4 ай бұрын
Only hero farah moalim can talk like we proud of you leader
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 4 ай бұрын
Maashaalaaah ❤ Farah Macalin I love your bravery always talks. And I respectfully.❤❤❤ soomaalida doqon keet jecel yihiin ❤ Alaaha dhoowro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kingshibiinofficially4893
@kingshibiinofficially4893 4 ай бұрын
Legand adedr Faarax macalin Dawaare guulayso hadaan shacabaka Qaranaka puntilan nahay waan ku Taageernaa Guulayso Waana naguma Tashaa Kursiga Aad ku fadhido Hadaa nahay beelaha harti keenya Guulayso lipaax lipaax dhalay baa tahay dlaka guushisa waa faarax macalin guulayso 💪💪💪💪🇺🇿
@fadumoali7300
@fadumoali7300 4 ай бұрын
Waa geesi somaaliyed
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 4 ай бұрын
Mashaa Allah ❤ geesi Somaali Somaali dhalay raja ayaan leenahay inta Allah ka sakoysa inta Faarax Macalimow ookale nagu jirto Alxamdulillah waan noolnahay wali Somaliya Somaali baa leh gumeystaha dhacaayaa geeridu dhibaysaa waqtigii dhamaayo way dhaqaaqi doonaan Guul iyo gobanimo Somaliya hanoolaato Inshaa Allah ❤💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙
@queenniema5863
@queenniema5863 4 ай бұрын
Masha allha gesi gesi dhalay waka Somaliga dhabta ah alow cimrigaga dhere❤❤❤❤❤❤
@artaan8111
@artaan8111 4 ай бұрын
Farah macalin wa geesi anan hadalkisa lagaban Rabi ha xafido
@user-sq5tf9ok1e
@user-sq5tf9ok1e 4 ай бұрын
❤❤❤ Allah no xifdiyo❤❤ madax weynaha soomaaliya inaad no noqoto Ayan jeclaani lahay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
isagaaba gumaysi ku jira isaga iyo reer kiisuba
@abdinasirahmed8417
@abdinasirahmed8417 4 ай бұрын
Faarah macalim Allah xafido waa runtiisa waxaa ka mid ahay dhalinta qurbaha ku kortay waxaana diyaar u ahay qoriga qaato wadankana inaa difaaco insha Allah
@user-nk7qg1hx3i
@user-nk7qg1hx3i 4 ай бұрын
😢😢😢😢 ilahow rabiyow faarax janada ugu bisharey Kenya Farah kama adko liiibaax always waa Farah
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal 4 ай бұрын
Haduu libaax yahay wuu is xorayn lahaa.
@abukarsh.abdirahman582
@abukarsh.abdirahman582 4 ай бұрын
Siyaasi faarah macalin waa runtiis somalida waa walaalo, qofkii isku daya jab ayaa ka raacaaya.❤❤❤
@a.bismail6492
@a.bismail6492 4 ай бұрын
He fails to answer the question about NFD. If NFD is inherently and originally a Somalia region, why doesn't he protest for its unity with Somalia? The reason is simple, He lives in Kenya and refuses to create chaos and instability in his region, but he would rather incite violence and uprising in Somaliland and other Somali regions? Faraax Munfaaq is an opportunist!!
@Puntland1
@Puntland1 4 ай бұрын
Somaliland is part of SOMALIA 🇸🇴 similarly NFD is part of Kenya. Besides it was your YOUR UNCLE EGAL (former Somalia PM) who gifted NFD to Kenya. Somaliland (only represents Isaaq today even more just Sacad Muse) Do you know SOMALIA 🇸🇴 has not used the power of Government. The reason muse Bixi sign MOU with Ethiopia is to prolong his office by Putting Ethiopia's longterm ambition against Somalia 🇸🇴
@a.bismail6492
@a.bismail6492 4 ай бұрын
@@Puntland1 which us Issaq’s support. Somaliland made a terrible mistake joining Somalia. What has Somali unity invited ? Terrorism, failed statehood, poverty, piracy and mass immigration. Puntland is a majerteen entity and you’re a mouthpiece of daroodism. You only preach Somali unity when it fits your narrative. I’m glad the Hawiyes and Sheik Hassan have done an incredible job pushing Darood out of xaamar. Darood are excellent guest at being refugees in Minnesota and Kenya. That’s all
@a.bismail6492
@a.bismail6492 4 ай бұрын
@@Puntland1 for one. I’m not Habar Awal and for two. You shouldn’t be talking about tribalism when Puntland is inherently a Majerteen region. Everything Darood touches turns into stone. Didn’t Abdulaahi Yusuf invite Ethiopia soldiers into Moqadishu in 2006? Didn’t Abdulaahi Yusuf seek refuge in Ethiopia in the 1980’s and create a rebellious movement against Siaad Barre? Let’s not talk about Majerteen, one of the biggest jokes in Somali history. How’s Ilhaan Omar doing and her gay Agenda? Even your Harti brothers (Dhulbahante) joined Somaliland for over 15yrs. Daroods are only good at one thing, being the largest Somali tribal refugee and dying. The MOU is none of your concern. This is about Hargeysa and Xaamar, Issaq and Hawiye and it doesn’t concern Darood. Stay in Minnesota and Kenya and and worry about politics there.
@Puntland1
@Puntland1 4 ай бұрын
@@a.bismail6492 Double standards typical Hutu 😆 MJ destroyed Somali Government? or did MJ "freed" u from dictator? Did MJ bring foreign troops in the country? or did MJ bring about a Federal Government in Mogadishu? Did MJ settle in Minnesota because he couldn't live in a lawless country? Yet All Somali tribes followed suit? Yes back in the days it was all about Mogadishu and Hargeisa urban centers in Italian and British centers but today MJ makes it popular to live in less dense areas or parts of the country, less Crime and noise such as GAROWE ♥️ best kept secret in SOMALIA 🇸🇴 😁
@aliguuled9816
@aliguuled9816 4 ай бұрын
Walahi waa gesi masha allah 👍👌👌
@mohamedfarah8411
@mohamedfarah8411 4 ай бұрын
Always respect Mr farah macalin he's hero.
@abdullahibaris7182
@abdullahibaris7182 4 ай бұрын
MANSHALLAH mudane farax wa geesi garab wayaay ALLAH haku BARAKEYO mhesh❤
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 4 ай бұрын
Madax Weynaha Somaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Mudane Xasan Shiiq Maxamuud Guul 💪💪💪💪💪 Iyo Gobanimo 💯💯💯💯💯 👍 Raspteg 🙏🙏🙏🙏🙏 ka naxoow Nafta Waa Wiil Hawiye Weeyne ❤
@nazzy809
@nazzy809 4 ай бұрын
Love uncle Farah macalin ❤️
@MohamedAhmed-jw9gi
@MohamedAhmed-jw9gi 4 ай бұрын
Laandheere labamaahn Farax macalin wacde waa nin nool runta iyo ruuxda soomalidaba waa nooleeyay thanks !
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 ай бұрын
Itobiya Damaceedu Dadkeygii.ayuu mideeyey Gudoomiye. Farax dawaare Mahadsanid Hadal.xaaqiiq Ah ayuu Sheegay Qurbaha qoys ku hari maayo. Wiil iyo gabar. Dalka difaaciisa. Waa dawga kaliya ee inoo furan Qof kastoow Dareen iyo diyaar garoow.ku jir
@foracademic1299
@foracademic1299 4 ай бұрын
MAA-SHAA-ALLAH, Somalida Allaha mideeyo
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 4 ай бұрын
Somaliland Mingiste iyo Meles baa sameeyay. Wallaahi waa qosol, Faarax qabyaaladdu kululaa!
@fatumaali1463
@fatumaali1463 4 ай бұрын
Ilaahay hanoo kaa xifdiyo
@mayowomarr5123
@mayowomarr5123 4 ай бұрын
Maasha ALLAH. Indheer garad. Inaan wada dhalanay Dhaqan wadaagnay Hal dhooqo nalaga abuuray Kuwa wax dhaliiliyo Dhalaankaan garan. Caaqil, hogaamiye Mahadsanid.
@MunoMuktarMohamed
@MunoMuktarMohamed 4 ай бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته M r farax moalim
@fadumaabdi9765
@fadumaabdi9765 4 ай бұрын
Asc fasrax macalin cimriga iyo caafimaadka rabbi ha kuu sitadiyo❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@MohamedAli-ko4sm
@MohamedAli-ko4sm 4 ай бұрын
Ilaah Soomaali ha madiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@angel67ball51
@angel67ball51 2 ай бұрын
Waxan ka xumahay duubista codku in uusan ahayn sidii la rabey faarax macalin waa halyey soomaaliyeed somaaliyana waxay u baahan tahay nin isagoo kalah muwaadin dhab ah weeye allaha noo xafido cadowgana allaha ka hayo💜❤️💜
@fihiimamohmet4948
@fihiimamohmet4948 2 ай бұрын
Adeer guulayso faarah moucalin qof damiirkiisu noolyahy
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 4 ай бұрын
Mansha alah ilahay haku xafido Geesi farah macalin Somali nin hada udhigma lamahayo cadawgisa hajabo liibax magabade nolow intay nololi jirto ❤❤ilove you farah macalin
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 15 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31