Ashwaganda!!! geedka oo ka maarma karin sababta wey istaahishaa, lkn intaadan cunin daawo iyo maqal

  Рет қаралды 31,769

Hussein Alje

Hussein Alje

2 ай бұрын

#ashwagandha
Waxaan ka hadla geedka yaabka leh ashwaganda
faa'iidooyinka ugu sarreeya ee ashwaganda
1-waxay hoos u dhigtaa stresska xanaqa iyo walbahaarka
2-waxay taageertaa dimiista miisaanka
3-waxay yaraysaa insuliinka
4-waxay leedahy hurdoo deep ah
5-waxay yaraysaa xanuunka
6-waxay taageertaa heerka testosterone caafimaadka leh
7-Waxay wanaajisaa adkeysiga iyo xoogga marka almintada laa saamaynayo.
-------------------------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud.
WALAALHEY SOMALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA, SIDA UGU DHAQSI BADAN JIRKAAGA IYO CAAFIMAADKAAGA BADASHO OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO WAAD ILA SOO XARIIRI KARTAA.
WEBSIDE : husseinalje.com
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY.
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO.
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINI DOONAA.
LKM SUAALO CAADI INTA IGU DHAAF OO MUUQAALADA KU SAABSAN.
------------------------------------------------
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page :
/ somali.onlinecoach
my Instagram :
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 322
@saedsheikh5892
@saedsheikh5892 Ай бұрын
‏ما شاء الله جزاكم الله خير
@cabdiqaadirhamuumi6156
@cabdiqaadirhamuumi6156 6 күн бұрын
Macalin xuseenoow ashwaganda video ayaa noogu sheegtay wax tarkiisa meeqa waqti ayaa la isticmaali karaa waqtigee ugu fiican
@cabdilahixasan9874
@cabdilahixasan9874 2 ай бұрын
Mahadsanid wll
@saidokhalif2991
@saidokhalif2991 2 ай бұрын
Jazzakallaah qeyr🎉
@saadaqmohamed9502
@saadaqmohamed9502 2 ай бұрын
Masha Allah walalkey aad ba u mahad san tahay ASHWAGANDA geed kaan wa marki igu horeeysay an maqlo Wan inaan ka faaideystaaa Insha Allah
@UmalkhayrMuuse-vl2eg
@UmalkhayrMuuse-vl2eg 2 ай бұрын
Mahadsanid❤❤❤
@IbrahimaxmedKhayre-eh8bk
@IbrahimaxmedKhayre-eh8bk 20 күн бұрын
Masha alah alah kuxiduyo
@Kinsi-fw2dy
@Kinsi-fw2dy Ай бұрын
Thanks
@user-tr3yl8ym1o
@user-tr3yl8ym1o 2 ай бұрын
Masha Allah
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 2 ай бұрын
اخي کریم جزاك الله خیر
@fadomotigow7438
@fadomotigow7438 2 ай бұрын
Ma Masha Allah ❤❤❤
@saabirhussein6582
@saabirhussein6582 Ай бұрын
Shukran
@fardowsaosman2253
@fardowsaosman2253 2 ай бұрын
MashaAllah tabarakaAllah ilaaheey haku xafido wax badan ow u fiicanyahay Waa isticmaalaa JazakaALLAH kheeyr
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Shukran wll
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Shukran wll
@AbdulahiIsaaq-pc6nx
@AbdulahiIsaaq-pc6nx 12 күн бұрын
Kenya I so jawab
@asli1087
@asli1087 2 ай бұрын
Maasha Allaah
@user-kv9qs3xv1w
@user-kv9qs3xv1w 2 ай бұрын
masha Allaah Allaahuma baarik
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Aameen
@yahyoosgym9726
@yahyoosgym9726 2 ай бұрын
Masha allah hussein Ajay ayantan KZbin waa maa waayey
@hodanwarsame1272
@hodanwarsame1272 2 ай бұрын
Masha alaah Alle ha ku xifdiyo
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
ameen adina sidokale
@user-td2vy9zr3h
@user-td2vy9zr3h 2 ай бұрын
Fadlan halkan soo dhig video gaas, khayr allaha kusiiyo.
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Inshaallah
@yahyoosgym9726
@yahyoosgym9726 2 ай бұрын
Waa nasuu gaaray walal
@shirwaccaydiid7515
@shirwaccaydiid7515 2 ай бұрын
Wlh caadim wallal wax aad iyo aad inogu Fcn baad had iyo jer ino so gudbisa shukran Allah haku xafiido
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Ameen
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 2 ай бұрын
Wll mahasanid
@khaalidbinwaliid4731
@khaalidbinwaliid4731 2 ай бұрын
Thanks ustaadi, anigaa isticmaalay walaahi wax badan ayaan ka dareemay waxayna h baahan tahay waqti badan in aad qaadatid xataa gedka somali wuu kabaxaa
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 2 ай бұрын
Masha allah mana ogin faaiidada
@fatmasheekh2073
@fatmasheekh2073 2 ай бұрын
Sawirkisa side u hela ama ganiniga
@khatraali2647
@khatraali2647 Ай бұрын
Asc h a waa aad mahadsanid arintaashwagaanda jasaakumullaahiqayr
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
Shukran
@haboon123
@haboon123 2 ай бұрын
Ilaahay haku barakeeyo habaryar waxaad jeceshahay aakhiro iyo aduunyo haku siiyo
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Ameen. Shukran
@noorafarahvy9953
@noorafarahvy9953 2 ай бұрын
Mashallah
@qadanali599
@qadanali599 2 ай бұрын
Mahadsanid Wll alle Khayr haku siiyo ma somali ayaa gadaayo Nairobi ayaan joogaye
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
adiga mudan wll haa wll +252770873757 nambarka kaas kala xariir
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 2 ай бұрын
Mahadsanid laakiin anagaba wadankeena waa kabaxaa waana geed dhalaanka xidodkiisa ayeey soo shiideen Geedkaas yaan loo ildarnaanin Maashaa Allah
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Maashaa allah
@AbdulahiIsaaq-pc6nx
@AbdulahiIsaaq-pc6nx 12 күн бұрын
walaal qer alaha ku siyo
@user-oo3dv3ub8c
@user-oo3dv3ub8c Ай бұрын
Kasosamey wallkey meqo ayan isticmalay❤❤❤
@fadomotigow7438
@fadomotigow7438 2 ай бұрын
Wamadsantahay masha Allah ❤❤❤❤
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Shukran wll
@AbdulahiIsaaq-pc6nx
@AbdulahiIsaaq-pc6nx 12 күн бұрын
asc walaal adigo rali ah
@user-oo3dv3ub8c
@user-oo3dv3ub8c Ай бұрын
Haa caajis waidilay
@abdiabdille6172
@abdiabdille6172 2 ай бұрын
Walal Hussein mesha joogtit maxa igeysit..wixi naftadha lajeceshahay walalka lajeclow
@daadir2020
@daadir2020 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad Cortisol ka Video ka so samey
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Haye inshaallah
@maxamudxirsi5994
@maxamudxirsi5994 2 ай бұрын
Asc ashwaganda waa daawo dhameystiran.
@umaayuub7119
@umaayuub7119 Ай бұрын
Isticmaalkiisa soosheeg
@halimamahamed6957
@halimamahamed6957 Ай бұрын
Asc Ashwagandada maxaa laga wada magac kale meyleedahay Wll
@hibowehliye1316
@hibowehliye1316 2 ай бұрын
Gabar ilmo nuujineyso maqaadan kartaa
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Maya wll
@Cumarsaladra
@Cumarsaladra 2 ай бұрын
Asc kasosamey walaal
@JamacNuux
@JamacNuux 2 ай бұрын
Geedka Somaliya wu kabaxa meelaha qaar w axa looga yaqaan gurya fan
@user-hw5ou3rn3d
@user-hw5ou3rn3d 2 ай бұрын
Bilaash ma isku xabeebinoosid ee waa ku dhagaysanoonaa allah yaxfadak ya aquuyaa
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
amiin wll adigane sido kale
@osmanjama4698
@osmanjama4698 2 ай бұрын
How to use Ashwaganda please thank you
@LolyOpppy-it5qs
@LolyOpppy-it5qs 2 ай бұрын
Shugran Wllo qali
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Welcome wll
@kadradjamakadra710
@kadradjamakadra710 2 ай бұрын
Asc macalin walaahy wan ku darsanay❤❤❤❤❤😊😊😊😊ilahay haa ku dhowro huno
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
wcs wr wb mahadsanid wll adigane sido kale
@najuucadey4062
@najuucadey4062 2 ай бұрын
Wan istcmala wlhi wnka hely
@manaomar212
@manaomar212 2 ай бұрын
Idoo qeedkii ah oo dabiici ah waxaa lagu gadaa tukaamada somaalida intaan kasoo gata shiitaa
@umcadil5660
@umcadil5660 2 ай бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Shukran wll
@aboubakermohamedomar3679
@aboubakermohamedomar3679 2 ай бұрын
Asc hussein, wan ku salama walalkey. Wahan rabe inaad macnayso shilajit
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Inshaallah video ayaan kaso samaynaa
@warrsanahmmed1105
@warrsanahmmed1105 29 күн бұрын
❤❤❤
@naimaboor5646
@naimaboor5646 4 күн бұрын
Waan hesnaa waa tiiro
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Waxaan kayaabay siduu somaaliya uga baxo iyo sida aan looga faa iidaysan ayaan layaabaa
@goolnuug
@goolnuug Ай бұрын
Ahwugandhah mirtiisa lam cuno waa khatar. Qof mirtiisa gadaya hadaad aragto ka carar oo dacwee
@qaaliahmed1273
@qaaliahmed1273 Ай бұрын
Wlh dhulkena nimca fadhido oo ana ogeyn gedkan dhulkena wu ka baxa xita yaran teyda mirihisa alab alabe ku ciyari jiray ilen waba dawo subxana laha😳
@sucdimuse3458
@sucdimuse3458 Ай бұрын
Shugran
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
cafwan wll
@AbdulahiIsaaq-pc6nx
@AbdulahiIsaaq-pc6nx 12 күн бұрын
walaal waxan raba in aan helo
@MAXAMADCABDI
@MAXAMADCABDI 2 ай бұрын
Waa Guryo fan dhulsoomaalida aad buu uga baxaa
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 2 ай бұрын
Guryo faanka miyaan lagudhiman wll
@sahrafahiye7315
@sahrafahiye7315 2 ай бұрын
Is.ma.xaberjineysid.waa.ku.dhageysanaa.ee.lasoco.habaryar
@zamzamomar8118
@zamzamomar8118 2 ай бұрын
Asc ustad khery Allaha ku siiyo thyroid qabaa see u isticmaala Allha ku xifdiyo
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Insha allah video kasoo samenaa
@AbdulahiIsaaq-pc6nx
@AbdulahiIsaaq-pc6nx 12 күн бұрын
sagalka bisha hada dhala neyso
@YuusufXuusen
@YuusufXuusen 2 ай бұрын
Masha,Allah wax aad ufiican waye thairotka ma ufiicantahay??
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Haa wll woo uficanyahy
@CabdikarinXaajiyuuqow
@CabdikarinXaajiyuuqow 21 күн бұрын
Waw
@leylomaxamedmaxamuud4451
@leylomaxamedmaxamuud4451 2 ай бұрын
Alla ku xafdiyo see lo is ticmalaa wall
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Lama capsuls malintii. Habeenki eyoo subaxdii
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 2 ай бұрын
😊
@AbdulahiIsaaq-pc6nx
@AbdulahiIsaaq-pc6nx 12 күн бұрын
lkn waxan u socda qaxotiga
@AbdulahiIsaaq-pc6nx
@AbdulahiIsaaq-pc6nx 12 күн бұрын
hada waxan ka bixi raba sacudiga😊
@riyaqmohamed565
@riyaqmohamed565 2 ай бұрын
Wll qer allaha kusiye kortozolka nogasosame video shukran walalkey ashwagandada geedka xididka tiiraha ladaho miya
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Inshaallah wll
@cibaadosheekh8074
@cibaadosheekh8074 2 ай бұрын
Waadmahadsantahay
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Adaa mudan
@user-pw4bs7pr1f
@user-pw4bs7pr1f 2 ай бұрын
Ka soo samee wllow
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Insha allah
@sahradaahir5134
@sahradaahir5134 2 ай бұрын
Maca kasohadal Dr
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Inshaallah wll
@user-yi9ot6xq3h
@user-yi9ot6xq3h 2 ай бұрын
Biyo qaboow wll malgu darsan karaa isoo jawaab adoo mahadsn wll
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Haa wll waku darsankartaa
@Riazmotiva
@Riazmotiva 2 ай бұрын
from hargeysa adban ku salama ❤ walaal gym schedule update ah ka soo. hadal Waxan ku jira bulking Full respect حياك الله
@fadumoosman6567
@fadumoosman6567 2 ай бұрын
Asc. Ma iistacmaali. Kar qafa. Qaba dhiigakar. IYO. Sonkarta IYO. Taaroda
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Daqtarka waayde.
@Yaaska.1
@Yaaska.1 2 ай бұрын
Caviar fish maxu faido uleyahay waxnogasheeg??
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
haye wll insha allah
@YuusufXuusen
@YuusufXuusen 2 ай бұрын
Ashwaganda waxkasta oo jirka ufiican ayaa kujira, boos
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Haa wll
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Anzal222
@Anzal222 2 ай бұрын
Hooyo uur leh ma isticmaali kartaa wall qaali iga soo jawaab
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Maya wll
@user-zl1yn7sz4s
@user-zl1yn7sz4s 2 ай бұрын
fadlan afsomaali maxa lagu dhaha
@tamamhussein7238
@tamamhussein7238 2 ай бұрын
Ani aya uhoreyo❤
@user-il3du8fx7t
@user-il3du8fx7t 2 ай бұрын
Wallalkey Ginsing ka soo halal thank you
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
haye wll insha allah
@Saiido-wc1rs
@Saiido-wc1rs 2 ай бұрын
Shirkada magaceeda iyo tel.keeda noo sooqor mahadsanid.
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
tillend Nutrition +252770873757
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Sxb yuhuudda amey leeyihiin geedkaan.
@Sayidcalixasan-gi4uq
@Sayidcalixasan-gi4uq 2 ай бұрын
Ustaad waxan rabaa in aad ee sheegtid xanuunka varicocele si dabiici maloo daawinkara.
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Insha allah vedeo kasoo samenaa
@abdisamedjama5693
@abdisamedjama5693 2 ай бұрын
Asc noomaadan sheegin sida loo istcmaalaayo waanad mahadsantahay
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Lamo xabo malinti hal subaxdi halna hawaynki
@zahraissa1559
@zahraissa1559 Ай бұрын
Asalamucaleykum
@zahraissa1559
@zahraissa1559 Ай бұрын
Side loo qadan kara
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Adduun waa hallaaway baaba.
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Maya wll meelo badan ayaaka baxa
@maryamfarahtoho4353
@maryamfarahtoho4353 2 ай бұрын
Xamar mala keenaa
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
haa wll +252770873757 nambarka kaas kala xariir
@FatmaAli-ep3ou
@FatmaAli-ep3ou 2 ай бұрын
Dhibato maledahay see loo isticmaala
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Sokor hadii qabtit dhaqtarka laxariir
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Kahortak sameey wll
@fartunmohamed3928
@fartunmohamed3928 2 ай бұрын
Asc walal waxad noshegta waqtiga la isticmalo iyo garamka laga qadankaro nososheg adigo rali ah 👍
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Wcs wll 2 xabo maalintii ayaad isticmaaleysaa 1 subaxii 1 habeenkii midkiiba waa 500mg
@MohamedMohamed-ri9bc
@MohamedMohamed-ri9bc 2 ай бұрын
Wcs walaalke mashallh hooyo nuujineyso maqaadan kartaa ? Please no sameey video kahadlayo kortizoleka please and please walaalke inshallh qeer Allah ku siiyo.
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Insha allah haa lkn hadow 1 sano ka weyn yahay
@safiyoabdi7203
@safiyoabdi7203 2 ай бұрын
It reduces stress hormone cortisol, helps to focus and improve strength and breathing during sport. It improves sleep quality.
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Saax😌
@Nmc124
@Nmc124 2 ай бұрын
@@husseinalje qaarka danba ma weyneysaa iyo baarka ma nadiifisaa iyo kelyaha
@Shadeahamod
@Shadeahamod 2 ай бұрын
Aad ban uga helah walaal mahadsanid lkn mudo inteeleg lawadaya bil layar ban wadaa 😂😂 xanaqi Iyo hurdo xumo Wa isdaynay vidiyowgagi hore ayaan ka Arke y American jogawaxana kahely walmartiga ayuu taala rer America lkn Waxa weye ksm 66 and root wana 1000 mg runti Somali wa ubahanthy husin Thank you pro🎉🎉
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Mashaallah wll
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 2 ай бұрын
MASAR AYAAN JOOGAA XAGEEN KA HELAA HABO ALLAHA KU BARAKEEYO
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Nambaradan la xariir wll +252770873757 +31639256050 +447947638231
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 2 ай бұрын
Masar.waxad.kahelesa Mesha dhirta dabiciga lagugdo
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 2 ай бұрын
​@@husseinalje walo hooyo.nujinesan ahay macabikara?????????
@ruqiyaalasow9546
@ruqiyaalasow9546 2 ай бұрын
​@@umuiqlas1810maya sidaan ka maqlay DR Isim uur iyo nuujn ba
@Nmc124
@Nmc124 2 ай бұрын
@@husseinalje markee budo tahay maxaa lagu qasaa caano mise biyo kulul ama qabow
@axmedmaxamed3297
@axmedmaxamed3297 2 ай бұрын
Asc wll Ashwa gandada isticmaalkeeda inoo sheeg markay thy herbelka taas ayaa ku kalsoonahaye. Adigoo raali ah
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Malintii 500 ila 600mg kaa badan ha qaadanin
@abdirisaqcarab1386
@abdirisaqcarab1386 2 ай бұрын
Ka so hdl kartisuulka
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Insha allah vedeo kasoo samenaa
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 ай бұрын
🤙
@editsqeri
@editsqeri 2 ай бұрын
3 berri baan isticmaalay, alxamdulllah waan arkay faa iidada.
@user-wg4xo4md4x
@user-wg4xo4md4x 2 ай бұрын
Sxp xagee laga helaa qardho ayaan joogaaye❤❤
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
+252770873757 nambarka kaas kala xariir wll
@user-wg4xo4md4x
@user-wg4xo4md4x 2 ай бұрын
@@husseinalje OK ustaadi
@user-bv8eq3ft8n
@user-bv8eq3ft8n 2 ай бұрын
Sxb xageelagu ibiza hargeysan jooga ado raliya
@abwaansugun
@abwaansugun 2 ай бұрын
Magaceeda somaliga waa guryafan 1:32
@kadroyusuf4178
@kadroyusuf4178 2 ай бұрын
Walal waan qaataa lakin waxaa ku qoran don’t use after 3 months maxaa igula talin lahayd aad ayuu i caawiyay inta aad kasheegaysid oodhan waan kahelay runtaa
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Noocaa qaadadit amoo kimika ku jirra
@FatmaAli-ep3ou
@FatmaAli-ep3ou 2 ай бұрын
Asc
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Wcs
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 2 ай бұрын
Aad baan ku salamay wllo xusenow isma adan xabeejine bilow ila dhamad wn ku dhagaystay barakallaah wllo lkn ashwagando manta ayaaba igu horaysa magaceda lkn nabarada aad so dhigtay ayaan qortay iyaga ayaan ka donan donaa insha allaaah
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
waan ka qaadi wll haye insha allah wll
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Insha allah sifiican
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 18 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 14 МЛН
BOORISH MA DAAWO BA AMA WAA DHIBAATO ?
12:32
Hussein Alje
Рет қаралды 63 М.
WAA MAXAY ASHWAGANDHA!?
15:47
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 46 М.
Gaas / Acid Reflux daweeyntiisa oo adan wiligaa maqlin
14:27
Hussein Alje
Рет қаралды 52 М.
HARDEST ARM WORKOUT I HAVE EVER DONE!
19:45
Larry Wheels
Рет қаралды 342 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 18 МЛН