No video

DR MAXAMUUD OO HELAY DAAWADA SONKORTA KANA HADLAY ARRIMO MUHIIIM AH

  Рет қаралды 212,271

Kalsantv Official

Kalsantv Official

Күн бұрын

www.kalsantv.com
/ kalsantv
/ kalsantvuk
Kalsan TV Kala xiriir
Tel: +44 (0) 208 961 6267
Email: Kalsantv@gmail.com | Sales@kalsantv.com

Пікірлер: 390
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Жыл бұрын
The doctor should have contact information such as (an email) to public so they can ask questions. Most Somali culumaa, doctors and educators don't let their community have access to them. The rest of the world, people have access to their professionals through some sort of communication.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Wuu dhintay maqlay alle hau naxariistee
@mahdiahmedibrahimibrahim6231
@mahdiahmedibrahimibrahim6231 3 жыл бұрын
Waligey cilmi aan dhageysto Kan Ku ka fiican Oon ka ahayn xadiiska Quraanka kariimka majiro. Maasha Allah Mahadsanid
@ahmeddeeq7377
@ahmeddeeq7377 3 жыл бұрын
Mashallah waa mahadsantahay dhaqtar, waxaa ku fahmaya qofkii wax bartay iyo kii caqli wanaagsan leh.
@saynabfarax791
@saynabfarax791 3 жыл бұрын
Asc
@saynabfarax791
@saynabfarax791 3 жыл бұрын
Saafi
@dacadhassanmohamed3533
@dacadhassanmohamed3533 3 жыл бұрын
Maaasha allaah dhaqtar waad mahad san tahay ilaahey ha ku barakeyo ❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@zeinabibrahimawale1982
@zeinabibrahimawale1982 3 жыл бұрын
O
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 2 жыл бұрын
Asc Maasha allha Tabarkalaah allha Somali allha ka dhigo kuwi talade Drtorka qato aan anigaba ugu horeyo jisakalahu qeer Dr qeer badan allha ku siyo Allha mahad iskale kabadi Mahadasanid Dr aqontad waa mid aad iyo aad aan ugu baahanahay❤❤❤🤲🤲🤲
@safioismail1406
@safioismail1406 2 жыл бұрын
Thanks Daqtarka waxa uu sheegayo oo dhami waa runti laakiin Baliiq ayuusan ahayn Waxay ahayd in uu hadalka Qodobeeyo Oo qodob qodob u kala digo
@mahmoudabdialiabdiali3256
@mahmoudabdialiabdiali3256 2 жыл бұрын
Masha Allah wa doctor kii uu hore yey ee somaliya ee barmamij cafimad ummadisa kuu bararujiya Allah ah kuu barakeyo cilmigaga baratey wad mahadsantahay saxib
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 3 жыл бұрын
Jisaakaalhu khayr Allahe ha ka mabal mariyo.
@Idaacada1
@Idaacada1 3 жыл бұрын
Jazaaka Allaahu kheyran waa talooyin aad u wanaagsan mudana in la raaco
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 жыл бұрын
Jzakallah khayr bro
@ramapeace3139
@ramapeace3139 3 жыл бұрын
Alhamdulilah I don't eat gluten or sugar jezakumlah khairan Dr May Allah reward you inshalah
@saynabjamac5193
@saynabjamac5193 3 жыл бұрын
Cudurada.waxaa.daawo.u.ah.soonka.iyo.salaada
@xabibocabdirage9641
@xabibocabdirage9641 3 жыл бұрын
q
@abdirashidmohamud6550
@abdirashidmohamud6550 3 жыл бұрын
Maa Shaa Allah. Waad mahadsantay walaal. Wax badan ayaan kaa faaideystay.
@kadijaali4753
@kadijaali4753 11 ай бұрын
MashaAllaah Dr jzk Allah walal.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Wuu dhintay maqlay alle hau naxariistee
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 3 жыл бұрын
Masha allah subixi masajidka aad salada subax. hadal aad ii sameyay waye in Dr qalbigiisa masajidka ku xiranyhy dhamanten alle hana wafajiyo
@fadumomuse3401
@fadumomuse3401 3 жыл бұрын
Ĺ
@halimamohammedadam8783
@halimamohammedadam8783 3 жыл бұрын
Jzkl kheyr Ajar iyo xasanaad Allaah ha kaa siyoo
@mahadaahmed2322
@mahadaahmed2322 3 жыл бұрын
Scw Dr waxaa rabaa si ku hili lahaa
@ahmedtaabit7218
@ahmedtaabit7218 3 жыл бұрын
Jazaakallahu kheyr
@generalexperienceeducation7139
@generalexperienceeducation7139 3 жыл бұрын
MASHA"ALLAH" AJARR ALLAHA KASIIYOO WANADA AD INNAGUU SADAQEEYSANEYSID ALLAHUMMA AMIIN.
@abdullahimaulidisiyad435
@abdullahimaulidisiyad435 3 жыл бұрын
Don't drink water and you must drink water kkkkkkkkk
@dahabomohamed6450
@dahabomohamed6450 3 жыл бұрын
@@abdullahimaulidisiyad435 a P L11
@nastexoimannastexoiman2943
@nastexoimannastexoiman2943 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا ❤❤❤
@fatmaabdirizak6026
@fatmaabdirizak6026 2 жыл бұрын
Masha allah DR. Sifiican ayad wax inoogu shegtey jazakumullah kher wa wer cad oo caqli gal ah
@miskifarah4859
@miskifarah4859 2 жыл бұрын
Dr Maxamuud waad mahadsan tahy Ilaaheey Ajar hakaa siiyo waa sax waxa aad ka hadleysid oo dhan.
@user-ss9vb5yb4x
@user-ss9vb5yb4x Жыл бұрын
Allahaxu naxariisto walaalkey
@aminaali691
@aminaali691 3 жыл бұрын
Jisakalahu khayr ilahay ha ku daayo dar aleh ayad u shaqaysatay
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 3 жыл бұрын
Masha Allah rabi Ajir ha ka siiyo wan ka faideysty sokor ayan qabaa iyo karastarool markan socod wan cafimad
@fartuuncabdulle6328
@fartuuncabdulle6328 3 жыл бұрын
Msha alla dr allaha ku xafido
@danancadow3824
@danancadow3824 6 ай бұрын
Ninkaan waa uu dhintay ilaahy ha u naxariisto
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
Aamiin aamiin.aamiin🤲🏿🤲🏿🤲🏿
@yasinnuuriye1384
@yasinnuuriye1384 2 жыл бұрын
Dr jazakallah . Ilhey cilmiga barate hakaga dhigo mid naafic ah .
@abdinoorgedi7029
@abdinoorgedi7029 Жыл бұрын
Jazakallah Dr.
@rocky4066
@rocky4066 3 жыл бұрын
Dr maacaleesh waxan kuu xusuusinaayaa ka bilow acuudi billaahi minasheydaami rajiim kabacdi bisinka
@abdifitaaxyare8569
@abdifitaaxyare8569 Жыл бұрын
Allah u naxariisto dectorka shalay ayu dhiintay qabriga allah u wasiciyo janatul firdows acla ilahay haka dhiigo hoygiisa🤲🏼😭
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
Aamiin wll
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Жыл бұрын
Mahadsanid Dr
@MohamedAhmed-vx8ku
@MohamedAhmed-vx8ku 3 жыл бұрын
i was diagnosed to diabetic 3 month ago, i am having terrible mood changes, i am in my mid of 30s Alhamdulilaah cala kuli xaal,
@user-lz8xz2wt4w
@user-lz8xz2wt4w 3 жыл бұрын
Dhibaatooyinka uu leeyahay maxaa ka mid yacni mala oran karaa haddii habeenkii aad halmar kaliya kaadi kusoo qabato oonan wax oonan isku arag
@MohamedAhmed-vx8ku
@MohamedAhmed-vx8ku 3 жыл бұрын
@@user-lz8xz2wt4w halmar kaadi aad usoo kacdo dhib malahan, laakin caalamadaha kaadi fara badan oo mar walba ku qabaneeso iyo haraad fara badan, dhibaatooyinka waxaa kamid, madax xanuun iyo war war badan, iyo caajis fara badan, markaad cunto cunto markiiba waxaad dareemeesaa in sokortaadu kor u kacday qandho ayaa dareemeesaa, anway wuxuu leeyahay calaamada badan oo qofka ka dhiga qof bukaan ah,
@abha2476
@abha2476 2 жыл бұрын
@@MohamedAhmed-vx8ku ASW saaxiibow ilaahay ha kaa kor qaado, bal noo sheeg, maalinta ugu horreeysa oo qofka sonkor ku dhacdo muxuu dareemayaa, siduu ku garan karaa in sonkor ku dhacday, mahadsanid
@Subxanallah1110
@Subxanallah1110 2 жыл бұрын
@@abha2476 Oon badan iyo kaadi badan.
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Жыл бұрын
​@@user-lz8xz2wt4whal mar ama labo mar dhib malaha hadaa habeenki 8 hours jiifato.
@fadumohussein8041
@fadumohussein8041 2 жыл бұрын
Jazaakallaahu qayr qeyru jazaa ilahay haku barakeeyo
@qalidali218
@qalidali218 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheyarn Dr Mohamud
@shukriali9113
@shukriali9113 3 жыл бұрын
Waa Mahadsaan, Tahaye Dr !
@cqanitry2146
@cqanitry2146 2 жыл бұрын
M..a dr ilaahay haku barakeeyo
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Mahadsanid qodobo fiican waqti kooban ku dulmartay
@AM-eo6kx
@AM-eo6kx 2 жыл бұрын
He's absolutely right agree with him because he talked about flour also he talked about late snack or heavy meals night avoid eating bread or sugary food such as donuts Cakes chocolate and so on he's idea based on Jason fung idea He's Top doctor when it Comes to diabetes complications also doctor forgot to mention intermittent fasting No food for 14 hrs plus water is your friend.
@abdiabdulle9118
@abdiabdulle9118 2 жыл бұрын
@@maxamedfoom9769 yy
@fatiman2077
@fatiman2077 3 жыл бұрын
Shukran wllky
@somcaafimaad7009
@somcaafimaad7009 3 жыл бұрын
Thanks doctor for advice waxan dadka ku dhiiri geliyaa iney cunan cunto fiican oo soo boqo muqdher guleed channel
@noordinhuncho
@noordinhuncho Жыл бұрын
R.I.p Doctor Muhammad Ooh Geriyodeyi Manta 🥺😭😭
@abdinoorgedi7029
@abdinoorgedi7029 10 ай бұрын
Run miya walal ma geeriyooday
@ZahraSheeq
@ZahraSheeq 3 жыл бұрын
Maasha allh tabaarakallh shukran jazaakalhu kheyral jazaa dhokhtar
@hamdinuur2551
@hamdinuur2551 3 жыл бұрын
Dr Aniga warkaaga wan qaatay shukran wamahadsantahay warkan cml waa igusocdaa
@hudaabdirahman3144
@hudaabdirahman3144 Жыл бұрын
Wllo sonkor ayan qabaye Noco 1 ee side ku sameysay
@aminajafar1987
@aminajafar1987 2 жыл бұрын
Dr Mohamud thank you very much and Jazaakallah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍
@aminadaud7256
@aminadaud7256 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@firdowzaahmed6898
@firdowzaahmed6898 3 жыл бұрын
Dr aad baan kuu salaamayaa allaha kaa abaal mariyo casharkaan quruxda badan 2 arimood baan ku weydiinayaa dadka waayeelka hadaan caanaha ka joojiyo maxaan siin karaa mida kale bocorka mirihiisa see u isticmaalayaa mhdsanid
@samouhab123
@samouhab123 9 ай бұрын
Labdeenu ba isku mid aanahay
@mohamedsheiba7947
@mohamedsheiba7947 3 жыл бұрын
جزاك الله خير جزاك
@DaganabdulahiDagan
@DaganabdulahiDagan 3 жыл бұрын
Day dhakhtarow halkee kaala soo xiriiraa waan kuu bahanahye
@aminamohamed7833
@aminamohamed7833 2 жыл бұрын
Jazakh allah kheyr
@hunchoproduction9789
@hunchoproduction9789 Жыл бұрын
ALLAHA UU NAXARISTO SHALEYI AYU GEREYIDEYI OOH AHAAA BIL RAMADAN ALLAH YA RAXAMA DR MAXAMUUD
@HakimOmar
@HakimOmar 7 ай бұрын
Illahay ka cabso
@museaweys8825
@museaweys8825 2 жыл бұрын
Masha allah
@ibraamin7846
@ibraamin7846 3 жыл бұрын
masha Allah aad ban idin salamaya kalsantv waxan Raba Ina igu cawisan Dr Maxamuud waxaan qaba sonkor waxan Raba sidan isagadaweynlaha please aad bad umahadsantihin
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 жыл бұрын
Wll Email iyo Fb kala xidhiidh
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 3 жыл бұрын
Thanks Doc May Allah bless u and grant u Heaven.
@RahmaRahma-sp9jw
@RahmaRahma-sp9jw 3 жыл бұрын
.
@RahmaRahma-sp9jw
@RahmaRahma-sp9jw 3 жыл бұрын
.
@RahmaRahma-sp9jw
@RahmaRahma-sp9jw 3 жыл бұрын
o.
@deeqomaxamed632
@deeqomaxamed632 2 жыл бұрын
Maasha alaah aad ayaad u mahadsan tahay Dr jisaakalaah qeyr
@husseinmahad5576
@husseinmahad5576 2 жыл бұрын
Jazaakumullahu kheiran
@IBRAHIMMOHAMUD-ly6db
@IBRAHIMMOHAMUD-ly6db 2 ай бұрын
Qabriga alha uwasiciyo ma'wigiisana janatul firdowsa alha ka yelo
@munira005
@munira005 3 жыл бұрын
wcs walaal Mahadsanid Cilmigaaga ALLAH HA KUU BARAKEEYO AAMIIN YAA RABBI
@hodanhassan2484
@hodanhassan2484 3 жыл бұрын
Mashallah Tabarakallah caruurtayda oo aad u yayar ayaan siin jiray punkin soup dr ka wuxuu igu yiriy adig caruurtad way fiican yihiin maxaa siisaah punkin soup wuxuu igu yari yaa kuu sheegay waxaan iri qofnah wuxuu yiri good sii caruurtaada sukorta way ka taktay
@princesssalat8039
@princesssalat8039 3 жыл бұрын
Abayo see u samesay Ama xagee kaso heshay adoo mahadsan fahfahin maiga siin kartaa
@foos1fooska749
@foos1fooska749 2 жыл бұрын
Asc
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 жыл бұрын
Wlley bocor hindi ga biyo ayaa lagu kariyaa kadib waa la shiidaa maraq ahaan ayaa loo cabaa
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 2 жыл бұрын
@@dhemanduceysan3255 bocor cadaha miya mise bocor gaduudka????
@queens5170
@queens5170 2 жыл бұрын
@@sahrawarsame4174 abayo ani makugu caawiyaa daawo herbal+organic ah oo kaaciribtireeso
@ZahraSheeq
@ZahraSheeq 3 жыл бұрын
Kheyr badan ilaahey haku siyo aduun iyo aakhiro
@aminahussein5802
@aminahussein5802 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto Mohamuud Cabdi. Allaha Jantu Alfardooso ha ku geeyo. U duceeya .
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 ай бұрын
Wll dr kan miyuu dhintay😢😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GOORMU DHINTAY😢😢😢
@Ifiyeproduction
@Ifiyeproduction 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto ma dhintay
@IBRAHIMMOHAMUD-ly6db
@IBRAHIMMOHAMUD-ly6db 2 ай бұрын
Cid badashay o isboitalkiisa jogta majirta
@user-ni9nl9wt2z
@user-ni9nl9wt2z Ай бұрын
Marxuunka alle haw naxsriisti jansdii fsrdaws alle Haku arsaaqo , shafeecada nabi muxamed alle kama qadiyo , xisaabta askhiri alle haw fududeeyo ducadana alle hsyga ajiibo , ma aqoon waan dhegeystay weji illaahay Ayaan ugu duceeyeevay .
@juweriaomar4379
@juweriaomar4379 3 жыл бұрын
Biyaha bada wa dawo hoyadey ba laga helay sokor malin walbo bada ayey geli jirtay kablo ayey cuni jirtay iyo biyo badan iyo moordigana wey cuni jirtay wa laga wayey marki dambe sokorta
@mohamett6581
@mohamett6581 3 жыл бұрын
Asc Jaweriya abaayo hooyo maxay isticmashay oo aay son korta kaga buskootay nala wadaag
@hibonuura4948
@hibonuura4948 3 жыл бұрын
Asc abayo hoyo waxa ay cuntay nalawadag ado raliya
@sahraisse2676
@sahraisse2676 3 жыл бұрын
Abbaayo kablo magac kale leedahay
@foos1fooska749
@foos1fooska749 2 жыл бұрын
Asc abaayo
@sahraomar8850
@sahraomar8850 2 жыл бұрын
Asc thank you doctar
@sareda3649
@sareda3649 3 жыл бұрын
Mashaallah 🙏
@HakimOmar
@HakimOmar 7 ай бұрын
The best doctor. He is giving Free advice that is bad for his income. Because if you fallow his advice you’ll never visit his office. This truly priceless advice. May Allah (swt) protect you doctor.
@saciidaabukar3405
@saciidaabukar3405 3 жыл бұрын
Diktoore keer. Badan. Allah.ku.siiyo. si.fiican.aan kaaga. Faaiidaney
@MohamedHassan-f2t
@MohamedHassan-f2t Ай бұрын
Amiin
@sagalquruh8364
@sagalquruh8364 3 жыл бұрын
Sorry doct macanka aniga qabo %90 wa qaldantahay waxaan ku qaldantahay qofka mcnka qabo wuu onbadanyahay hadadan wax cunine waxyeelo halisa ayaa lakulmaya inkasto commt ku so goobi karin thnks
@aminahussein5802
@aminahussein5802 2 жыл бұрын
Sagalquruh, . Ninkaan Shiine la yiraahdaa Dr. maaha. Waxuu degenaa Austria waxuu ahaa tahriibiye. Waligii Austria waxba kama baran. Waxuu sheegeyo scientific ma ah. Waa iska hadlayaa.
@sagalquruh8364
@sagalquruh8364 2 жыл бұрын
@@aminahussein5802 Thnks apyo beentu baafinayaba layabana dr mahan kan hadu magacisa qoru nasib leyahay
@abha2476
@abha2476 2 жыл бұрын
Dhakhtarkayga oo gaal ah ayaa isna sidaas wax u sheegay, keliya waxay ku kala duwan yihiin qabays la'aanta habeenkii iyo sheekada xaaska habeenkii. Markaas muxuu ku khaldan yahay
@queens5170
@queens5170 2 жыл бұрын
abaayo ani makugu caawiyaa ilaa hadda hada kacabaneeso daawo sonkorta kaadaaweeneeso
@sagalquruh8364
@sagalquruh8364 2 жыл бұрын
@@queens5170 haa ii sheg Maxa waye dawadaas midkale adi sokor ma qabta apyo
@idiriisyuusuf4083
@idiriisyuusuf4083 2 жыл бұрын
Shukran dhakhtar ee nio shee fallen maxaa lgu daweeyaa beerka ito caloosha maxaa lgu daweeyaa...
@user-yu4ys1xn2k
@user-yu4ys1xn2k 2 ай бұрын
Jasakala kher DR
@kadijaali4753
@kadijaali4753 11 ай бұрын
Masha Allaah
@ahmedshirwa1161
@ahmedshirwa1161 3 жыл бұрын
Tan kale "Bur" ha dhihin ee waxad tiraahda cunada burka laga sameeyo (Flour based food). Hydrated mahan ee waa dehydrated. Potassium maaha ee waa Sodium (aalada cusbada/dhananka ka timada)
@dahabofaarax1105
@dahabofaarax1105 3 жыл бұрын
@damaisbeauty3084
@damaisbeauty3084 2 жыл бұрын
Maxaa kahadlaysaa waxad isku dayey saa inaa wax saxdo lakiin Adam a wax fahamsaneen
@aminahussein5802
@aminahussein5802 2 жыл бұрын
Ahmed Shirwa, Kan waxuu ku noolaa Austria, Kuwa Dadka tahriibiya buy ahaa. Waxbarashana ma samayn, waa Beenaalee xoogaa Meelahaa wax ka boosadey . Waxuu sheegey (bacteria, virus, in ay yihiin Gooryaan (worms) he is completely fake Doctor. In uu isbedeley ma garan karo, laakiin Austria waxuu ka ahaa Nin aan Diin ku dhaqmin, Qiyaanoole ah oo Naag Cadaan la noola. Ma rabo in aan ku fogaado. Hadalka waxba na aha waxaan ka baqayaa in uu Dadka qalo.
@abha2476
@abha2476 2 жыл бұрын
@@aminahussein5802ma hubtaa oo adigaa shakhsiyan u yaqaanno, mise waa laguu sheegay, dambi ma rabnee
@aminahussein5802
@aminahussein5802 2 жыл бұрын
Ab.Ha , Qof Bin Adam ah Muslin iyo Gaal ma banaana In Been laga sheego. Xaqiiqada Ninkaan Shine la yiraahdo ee Dr. Isku magacaabay , Ninkii Cilmi leh waa garanayaa waxa u sheegeyo in ay Intooda badan Waxba ka jirin( Bacteria, Virus ayuu waxuu ku sheegey Gooryaan) . Luuqadaha haddad wax ka taqaan waxaa dhegeysato waad soo gudbin kartaa. Isagu Beenta uu sheegeyo waxaa ka mid ah in uu yiri Dr. aan ahay. Waa Been. Dadka Austria degen waa yaqaanaan. Hadaad Qof ka taqaan waydii. Si fiican aan u aqaan . He is not a Doctor . Ma ku deeqdey ?
@Mohamedirshad114
@Mohamedirshad114 3 жыл бұрын
Asc Doctor contacts ma heli karnaa adoo mahadsan
@sofiafarah3313
@sofiafarah3313 Жыл бұрын
thanks for your
@anisaali6493
@anisaali6493 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@mulaaxbayle3974
@mulaaxbayle3974 3 жыл бұрын
Dr prostate ka debcay maxaa lagu daweeya
@sofiafarah3313
@sofiafarah3313 Жыл бұрын
ManshaAllah
@user-fl4fn8on6r
@user-fl4fn8on6r 2 жыл бұрын
Asc dr maxamuud waxaan qabaa gooryaan sideen u isticmaalaa qudaarta calooshayda way baxdaa mar walba miisaanka ayaa hoos iidhaco
@Haroonlacag
@Haroonlacag Жыл бұрын
Toonta u fcn Wxas dhan
@koossharif7550
@koossharif7550 2 жыл бұрын
Kalsantv waxaan idin ku waaninaayaa in qofka la waraysanaayo uu waraysto qof aqoon u leh waxa laga waraysanaayo; ninkaan takhtarnimo waxba kama oga.
@handfulhomecare2369
@handfulhomecare2369 2 жыл бұрын
This is unfortunate that a so called doctor speaks like that. It is disappointing the explanation he provides and confusing to patients. Please remove this video. Knowing little is a danger to the community as said by an Hadith. Please don't share this video. STOP 🛑
@Noobesity
@Noobesity 2 ай бұрын
Why you said that ?
@sadiiqabuukar2217
@sadiiqabuukar2217 29 күн бұрын
Exactly you get the point
@issemohamedfidow3916
@issemohamedfidow3916 2 жыл бұрын
Masha allh good
@fadumosaid5170
@fadumosaid5170 2 жыл бұрын
Masha Allah tabara ka Allah ilahow Ku xafido
@hawaaden4171
@hawaaden4171 3 жыл бұрын
Jazaakum allaahu fihi khayr
@abdirahmansuleyman7358
@abdirahmansuleyman7358 2 жыл бұрын
Asc sheq sokorta wa 2 tabe tabe 1 tabe 2 tabe 1 wa mid iskaga dhacda qofka tabe 2 wamid familka ka timado Sokorna wa organ jirkaga ka mid ah oo dhintey organkaso qabilsana inuu jirkaga ukala.qeybsho sokorta so gasha jirkaga Thats why rashinka qamadiga ama.vollkornka lo siyo qofka sokorta qaba! Wax badan oo shequ shegayo wa cilmi wawax fcn lkin sokorta maha wax aannfilayo iney qofka labaxdo cze organ dhintey maso labanayo wabilahi
@abdow4104
@abdow4104 2 жыл бұрын
Subax wanaagsan Assalaamu Caleykum Waraxmatulaah
@HRU20209
@HRU20209 3 жыл бұрын
All this information is right...
@sacidmohamud9131
@sacidmohamud9131 3 жыл бұрын
Dr shekadaada markaan dhegaystay waxaan ogaaday in ay wax ka jiraan sida biyaha aad sheegtay iyo bocorka(Pumpkin seed) iyo in cagaar badan la cuno,waad mahadsantahay dr ii soo qor ur phone or ur emailkaaga saan kuula soo xiriro.salmuckum
@axmadcumar7959
@axmadcumar7959 2 жыл бұрын
Sidee la isugu daweeyaa miraha bucorka?
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 2 жыл бұрын
Waxaan kuugu diiday Sadex arin 1 malabka waa daawo Quraankaa lagu sheegay 2 timirta waa daawodii nabiga Waana latijaabiyey 3 xaga xaaska waxaa suno ah Habeenkii ayaa oogu Fiican waana latijaabiyey Intaas waan kuugu diiday Intaas waxa kasoo haray waan kuugu Raacay
@faraxcrahmaan2050
@faraxcrahmaan2050 2 жыл бұрын
Qofka macaanka qaba timid iyo malabkuba wey kiciyaan sonkorta
@kawzarxaaji5391
@kawzarxaaji5391 6 ай бұрын
malabka safiga uba daweyaiyo timirtu
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love's
@behonesttoyourself4492
@behonesttoyourself4492 3 жыл бұрын
Please dhaqtarkaan umada halaga qabto
@abha2476
@abha2476 2 жыл бұрын
Saaxiibow sababta noo sheeg aan kaa faa'iideysannee
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 жыл бұрын
Dr mahamud kheer allah kusio 👍❤
@talalzak1843
@talalzak1843 3 ай бұрын
DR Burka ma noojilcin kartaa ? Jzkh
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Diet iyo lifestyle wa muhiim
@deeqofficial8771
@deeqofficial8771 3 жыл бұрын
mashalah mashalah wax ba ii fai deesey dr mahad sanid
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Жыл бұрын
Every doctor will agree with this doctor 90%. The world shifted to natural medicine today. Please do most of what the doctor is recommending since every other doctor in the world would recommend the same. The doctor only forget how fasting or intermittent fasting cures us.
@aminahussein5802
@aminahussein5802 2 жыл бұрын
What is uric acid? If you don't know stop to explain.
@zeynebmohamud6725
@zeynebmohamud6725 3 жыл бұрын
Asc kalsantv Dr nabarkiisa halkenkahelaa
@xamdimaxamad2997
@xamdimaxamad2997 3 жыл бұрын
Masha allah jasakallahu qeer dr👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍🥰
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 3 жыл бұрын
Ilaah ma oran habrenkii hurdada waa cadur ee waa xasooli iyo naxariiis
@halaneahmedofficial822
@halaneahmedofficial822 3 жыл бұрын
Dictore hilibka idaha kwrn maxad iga leeda chlostrol waye miya mise sonkorta iyo infection dawo uyihii maqlay iduhuye
@Ahmed-xb3wl
@Ahmed-xb3wl 2 жыл бұрын
Doctor long life
@nasraomar5362
@nasraomar5362 3 жыл бұрын
Masha,allah
@markamarka7312
@markamarka7312 3 жыл бұрын
Shukran akhii alkarim
Indhaha Dr. Maxamuud Axmed  Maxamed (Shiine)
31:27
True Cable Tv
Рет қаралды 118 М.
Yum 😋 cotton candy 🍭
00:18
Nadir Show
Рет қаралды 7 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 19 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 49 МЛН
Khatarta Xanuunka macaanka iyo mooganaanta Bulshada.
21:40
MM Somali TV
Рет қаралды 28 М.
Waa Kuma Doctor Maxamud Maxamed Abdi (Shine) Iyo Mucjisooyinkii uu la ...
14:21
Warraysi Dr Shiine, xanuunada Indhaha
38:33
Galaydh Media
Рет қаралды 19 М.
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 11 МЛН
Yum 😋 cotton candy 🍭
00:18
Nadir Show
Рет қаралды 7 МЛН