waa beenloow axadkaan doqonka ah tusaale heesta ceelbuur dadku waxay u yaqaanan in uu sameeyey ali gaab balse xaqiiqda iyo heesta israaiilba waxaa sameeyey balse ku wareejiyey ali gaab aun sangub mudkaana aqli wax lagu sameeyo malah oo waaberi waxay u taqaanay dibigii dowlada waxuu gadi jirey daroogada waxan lagu xirey sacuudiga waagii danbana khaadka ayuu usa ku gadi jirey xoolahaan
@abdirahmanmohamud4040 Жыл бұрын
Okay: Adigu Maxaa ku soo biirisay bulshada Somali yeed, positively? Some of the things aa ku soo biriisay waa in nin oday ah aad caysid, without proof. Waa muwaadin muxaafad iyo mucaarad kuu doono noqon kara. Waa fanaan qaran. Waa waayo arag doowlad ku soo dhex barbaaray. Dabcan askarinimo soo maray. Adna, 33yrs baa qaxooti tahay, xataa passport shisheeye hadaa leedahay. Keep in mind I have stand on stage with him and met him in real life in person. Kuna darso isku reero ma nihin.
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
Wax waalan ba tahay
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
Wax waalan ba tahay
@KuromiStarz-kx8rz Жыл бұрын
Diifka sanka kaaga yaal iska tir salaad waxba kama taqaanide.
@halyeeyomar75918 ай бұрын
@ahhsahhs7474 Horta waxad kacadhootay garan maayo oo aad ku cayayso Fananka heestana inuu caligab sameyay wuu shegay in uu wax kudarsadayna ereyada waa runtii oo Cali gaab waraysigiisa ayaa shegay in Ereyo lagudaray oo lala sameyay marka cuqdada kuhaysa allaha kadaweeyo.