Exclusive: Prof. Bideey Wuxuu ka badbaaday Qaraxii Shaamoow Ardaydi J. Banaadir 2009

  Рет қаралды 45,263

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер
@shuceybjakarta7041
@shuceybjakarta7041 Күн бұрын
Sheekada Shaamoow xog bdn lagama heyn, inaad Dr Bidey wareysato wa wax muhiim ah. Mahadsanid Ayaanle.
@rashedgulaid6674
@rashedgulaid6674 Күн бұрын
I am incredibly proud of my friend, Dr. Bideey. May Allah bless you for your unwavering dedication, resilience, and selfless service you provide in training generations of doctors who will serve their communities for years to come. Despite the hardships and the violence faced during your students' graduation ceremony, you returned with courage and continued your vital work as a doctor and professor, inspiring and training more physicians for communities in great need. May Allah protect you and your family, and may Allah grant those who died in this horrible incident the highest place in Jannah. Rashed Gulaid
@Tuuryare151
@Tuuryare151 Күн бұрын
😊😊😊😊😊😊😊
@abshirali313
@abshirali313 Күн бұрын
Intii dhimatay Allaha u naxariisto. Dr Bidey waan salaamahayaa. Ayaanle mahadsanid
@aishaahmed1262
@aishaahmed1262 20 сағат бұрын
xogtaan maalmahaan dhan baa raadinaayay mahadsanid hanoolaato ilaah haunaxariisto dadkii halkaas ku nafwaayau
@maxammad-Cismaan
@maxammad-Cismaan 8 сағат бұрын
17 jir ayaan ahaa. Si weyn baan u xasuustaa marka ay Aljaseera soo gudbisay muuqaalka qaraxa. Xeebta ayaan ka imid magaalada Bosaaso waxana ay ahayd xilli casar ah. Aniga oo aan iska dhaqin ciiddii xeebta ayaan ku hakaday TV ga. Waa maalintii kowaad ee aan soomaaliya darteed u ooyay.
@Ахмед136
@Ахмед136 Күн бұрын
Waxe aheed Malin xasus badan oo aan qalbigey ka go'eyn 3/12/2009 oo an goob joog ahy ee qalanjabibayen batch 2 MBBS Allah unaxaristo pro cadow ,prof.shahiid iyo dhamaan asxabta ku geeriyoty.
@fnw8688
@fnw8688 Күн бұрын
Hanoolaato ❤
@abukarkhalif599
@abukarkhalif599 Күн бұрын
Wallahi marka dawanaayay waa ilimeeyay dad sidaan wadanka iyo dhalinyarada somaliyed saaan ujecel iney jiraan umamaleyneenin adi iyo abayasha somaliyed oo sidado oo kale allah badiyo waxa mudan tihiin taalo tariq ah waxan idinkula talina ina isdhiban iyo tacliin tayo fican leh inaa soo kordhisan iyo dad engineering sida kulyadaha wax soo sarka leh ina soo siyaadisaan waxan idin haya big respect waxa tihiin dadka wadankena aaminay oo anka haajirin dr thank you so much
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 Күн бұрын
Mash Allah. Wareeysi fiican
@CaashoCanabXaaji
@CaashoCanabXaaji Күн бұрын
Sheydaankii. Dhiigyacabka ahaa ee Umadda Somaliyeed Indhaha ka riday. Waaba la abaalmariyey.Waa Wasiirka awqaafta iyo Diinta.
@HusseinJibril-z3o
@HusseinJibril-z3o Күн бұрын
Yab, waa siyaasada guurgurte ee gu'racan...
@badmaax8763
@badmaax8763 21 сағат бұрын
Wax cadayn ah lama hayo anigu wax aaminsanahay in ay Ethiopia ka dambeysey
@Shaam2408
@Shaam2408 21 сағат бұрын
Xaqiiqdu waa intaa
@mohabere6073
@mohabere6073 15 сағат бұрын
​@@HusseinJibril-z3owaxa sabab u aha Farmajo Oo Cafiyay Abu Mansur
@FartuunAbdullahi-o4h
@FartuunAbdullahi-o4h Күн бұрын
Asc Allah u Naxariisto inta dhimatay Allah Barakeeyo dhaqtirta Inta Cilmi inta aan wax Baran Allah Jahliga ha ka saro inta Xasadka ah oo Dadka qarxin Allah naga qabto
@mohamoudyusuf632
@mohamoudyusuf632 Күн бұрын
Allow unaxariiso inta dhimatay prof qeyr bdn alle hasiiyo
@AbshiroAxmed-v5m
@AbshiroAxmed-v5m 13 сағат бұрын
Alle ha unaxariisto intii ku dhimaty
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden Сағат бұрын
Yaa Allah yaarabbi 😭
@aziztualhubiderie730
@aziztualhubiderie730 Күн бұрын
Mashallah adeero
@yaasirahmedtubbe6530
@yaasirahmedtubbe6530 Күн бұрын
Illahay ha unaxariisto dhamaan intii kudhimatay
@mariamahet864
@mariamahet864 Күн бұрын
Allah ha unaxaristo fhaman dadki ku dhintay🤲🏻💔
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Күн бұрын
Shabaab waa cadowga keliya ee muuqdo ee ay maanta Soomaali leedahay. Waxaan la yaabaa kuwa argagixisada hoyga, gabaadka iyo dhaqaalaha siiya. Wixii aad qarsataa way ku qarsadaan ee cadowga yaan la gargaarin.
@mohacade1324
@mohacade1324 Күн бұрын
sax wlhi intaas hadaa fahano belo ahaa laheed
@Minbarka_Culimadda
@Minbarka_Culimadda Күн бұрын
😢allaha uwada naxariisto Dhamaan waxay ahaayeen Shuhado🎉
@safiaosman8934
@safiaosman8934 14 сағат бұрын
انا لله وانا اليه راجعون 😢
@FraxsicidJamhad
@FraxsicidJamhad Күн бұрын
❤❤❤❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Күн бұрын
Allaha unaxariisto intii dhimatay
@jamasiyaad2877
@jamasiyaad2877 14 сағат бұрын
Kani weriye maaha... berigii hore ayuu magaca Hanoolaato nagu siray. Qabyaaladiiste no 1
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 Күн бұрын
Waa meeshey ku geeriyootay eedaday qamar adan cali sido kale ku dhawaacmay walalkeyga mohamed oo ka mid ahaa ardeyda qalin jabiyashii sido kale ku dhintay wiil aan deris wada eheen yarinimaden isku meel ku soo kordhnay asna ka mid ahaa ardeyda qalinjibiyaashii Alla yarxama intii ku geeriyootay 😢wali ma ilaawin
@IsseAdenAbdi
@IsseAdenAbdi Күн бұрын
Aamiin😅
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 10 сағат бұрын
Qamar hoyaded hodan isla dagnen tolow ma dhimatay xajiyada bananka fariisan jirte iyada u ekeed bakoor wadan jirte
@adancabaas8584
@adancabaas8584 Күн бұрын
Umad iska faraxsan ayay ahaa yeen,inti dhimatay allaah ha unaxariisto.
@252Somalia
@252Somalia Күн бұрын
😢😢 Allaha u naxariisto dhamaan ardaydii lagu xasuuqay qaraxii shamow. WASIR ROBOW OO AHAA AFHAYEENKA AS AYAA KA MID AH DADKII KA HADLAY QARAXA SHAMOW KUNA TILMAAMAY ARDAUDAAS GAALO LANA BARAYAY KALYA KANEECO
@Mohamedbadil114
@Mohamedbadil114 2 сағат бұрын
Waa maalin aanan iloobi doonin Nairobi ayaan joogay airport ga ayaan har iyo habeenba taagneyn anagoo markasta sugeyna dhaawacyada
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden Сағат бұрын
😭😭😭
@FadxiMaxamed-u3d
@FadxiMaxamed-u3d 4 сағат бұрын
Ilahay ha unaxriisto dhintiin ku dhimantay wlhi waan ka naxay ax soomaliya wali waa sidi iyo si lagu daray 😢😢😢😢😢
@osmanmohamuud3051
@osmanmohamuud3051 Күн бұрын
Wax badan o dhib ah aya ka dhacay xamar alx lakiin wa ka so kabaneysaa insha'allah illahey kuma so celiyo dhibkaas o kale❤
@abdisalanyoung4019
@abdisalanyoung4019 Күн бұрын
Waxaan aad iyo aad uga xumahay In Mazuulkii amray in Ardaydaas la laayo iyo Haldoorkii xiligaas inuu Maanta wasarada Diinta iyo Owqafta uu Wasiir ka yahay aduun 😢
@mariamahet864
@mariamahet864 Күн бұрын
Kan doortay iyo isagama wax isma dhaman xisabti alllah aya sugaysa 😢😢😢
@Amilah859
@Amilah859 Күн бұрын
أ نا لله و ا نا اليه را جعو ن
@mohamedabdiali451
@mohamedabdiali451 Күн бұрын
Waa sida jaamacaddi kismaayo ee laga yegleeyay duleedka magaalada kismaayo ay u qabsadeen itoobiyaanku markay soo galeen magaalada.
@ayanlefarah2452
@ayanlefarah2452 12 сағат бұрын
So sad 😞 😔 walhi
@abdirizakmohamudelmi1194
@abdirizakmohamudelmi1194 Күн бұрын
Waxaan ilaahay ugu mahadgeceliyaa inaa Ka mid ahaa Dadki Ka qaybqatay soo celinta Rajada jaamacada Banaadir oo aan beenino in lakala diro bahda waxbarashadaas isku xilqaamtay. Waxaan weli xasuustaa kalmad UU yiri prof Mohamed abdulqadir oo ahaa Gudoomiyihii bedelay Shahiid. Waxaan sidoo kale xasuustaa Abdiwali oo Madaxa waaxda xisaabaadka oo aad noola shaqeeyay
@Xalimo421
@Xalimo421 Күн бұрын
Subxanallaah maxay Dad dhaaxa dulmi ku dileen😢Cadowtinimada wa yaan horumar la gaarin.Ilaahow noo gargaar oo Cadowgeen jabi.Ilaahow Dadkeena mideey.
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 Күн бұрын
Caro alle haku dhacdo Cadawga alle khawaarijta alshabaab waa Cadawga islaamka
@saarasaara5701
@saarasaara5701 Күн бұрын
😢😢😢
@farhaanahmed9081
@farhaanahmed9081 16 сағат бұрын
Part 2 muqtar roobow ka dhig, si uu nooga sheekeeyo qaabkii ay usoo abaabulayn qaraxaas.
@MohamedSahil-w1s
@MohamedSahil-w1s 10 сағат бұрын
Isagaan Yeeleyn Lkn😅
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 Сағат бұрын
Ayaanle miyaad baxar gelineysaa ninkaas waa dambiile weyn
@drbuux4429
@drbuux4429 Күн бұрын
Dadkii ku dhintay qaraxa ilaahay ha u naxariisto, iyo dagaalada sokeeye ku dhimatayba.
@yarkabisha9326
@yarkabisha9326 9 сағат бұрын
Raggi Qaraxaas kadanbeyey Qaarba Waziira maanta 😢
@shafihussein4433
@shafihussein4433 Күн бұрын
Inta badan ardaydii kudhimatay dhacdadaas waxay ahaayayn loodkii aan iskuulka sare waxaana ka mid ahaa sxbkay Mohamed Abdulkadir zoofe Allah yarxamhu
@muhudiinkaraama9844
@muhudiinkaraama9844 Күн бұрын
😊
@son-x9x
@son-x9x Күн бұрын
mukhtar robow Abu mansur aya ka dambeyay werarkaas waana wasiir hada. somalia cadaalad laga suga
@ikranroobleali451
@ikranroobleali451 Күн бұрын
Absolutely wll, somali hadaynu nahy inkaar aya nahysata😢
@DekowAbdi-o2d
@DekowAbdi-o2d Күн бұрын
Hhhhhhh
@askarihalyey1028
@askarihalyey1028 Күн бұрын
Dr bideey wasalamaya🎉😊
@Tartiil63
@Tartiil63 15 сағат бұрын
Wan xasusta malintas waxa uu ahaa Qaraxi ugu horeyey an maqlo nolasheyda waliba Khamis ayay eheyd inti kudhimatay Allaha Unaxaristo Dhamantood
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 Күн бұрын
Ilahay ha u wada naxariisto inti ku dhimatay niinki ia dambeye wa waziir dawlada imika halke loo soocda
@sadak7267
@sadak7267 Күн бұрын
Kii malintaa dadkaas laayey waa wasiir maanta roobow .iyo cabdi qaybdiidkii dadka bakaaro ku laayey waa senator kii dadka laayo leeba la abaalmariyaa umad rogmatay oo waxba is dhaamin ayaan ku soo aruurnay
@abuubakarcusmaan2774
@abuubakarcusmaan2774 17 сағат бұрын
Sheeq abuubakar waxaan xasuusta mar aan fasaxa noo sheegaayay waxuu noo sheegay in qamiista la Soo laabanayo maalintaas waxaan imaaney isagoo meyd ah allaha unaxariisto sheeq abuubakar
@mahadosoble8768
@mahadosoble8768 Күн бұрын
Intii dhimatay allaha u Naxariisto xiligaas Meel udhow ayaan joogay Hotel Shamow, Wareysiga waxbadan ayaa kamaqnaa Maxaa u waydii waysay. Sababta Qaraxa udhacay ? Sababta kadanbeysay ? Cidii kadanbeysay ? Iyo Cidii sheegatay ?
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 6 сағат бұрын
Prof wuu iska qoslayaa heeey isma laha sheekada iyo qosolku
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 Күн бұрын
Maalintas waxa ay eheyd maalin madow u ah qof weliba o somali ah Musiibadas cid u shaki kaga jiro malaha Iney ka dembeyen kooxda mafiyada khawarijta diinlwayasha shabaab Maalintas ninki afhayenka u ahaa kooxda maanta wa wasiir dawladda federalka waa wadan dhintay o wax rajo ah lajeyn wlh 😮.
@mofosman4426
@mofosman4426 Күн бұрын
Ninkii ilaahay dilo aya dhinta. Walahi waa yaab. Reer Djibouti ayaan ahay. 42 jir ayaan ahay Weligay walahi ma maqlin dhawaq rasaas. Nabadu waa nimcada ilaahay, lakin réer Djibouti hadaan nahay si weyn ayaan u ilaashanaa nabada dalkeena. qof walba oo réer Djibouti Ah waa sida askariga oo kale. Xumaan hadii uu arko iyaga ayaa si degdeg Ah u xaliya amase gacantooda Ku qabta qofka dhibta wada ee gacantooda Ku geeya xarunta police'ka de usoo dhow. Masiibo qayra caadi ah ayuu ninkani usoo joogay. Maanta uu ka noolyahay
@mariamahet864
@mariamahet864 Күн бұрын
Mashallh nabadina ilhy ha idin siyadiyo Nabsigii laka galay maatadi ku dhimatay iyo dadki la dulmiyay xamar 1990 aya socda marka ilhy dhibatad hana dulqaado💔😭🤲🏻🤲🏻
@damcaayeraadiye6188
@damcaayeraadiye6188 18 сағат бұрын
I believe Inu xasan sheikh ka danbeeyay oo tartan jamacadisa kula jirtay jamacada benadir
@istaahilsiyaad6823
@istaahilsiyaad6823 20 сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😫😫😫
@abdullahiyousef4192
@abdullahiyousef4192 Күн бұрын
Ayaanle walaalow aconka nosaa bandhig aniga ahaan isoo dir wali waxa isku daya in dhax galo somaliada iladagan magalada fakufarcanada
@Gahtaan.
@Gahtaan. 11 сағат бұрын
Waxaan la yaabanahay ku soo qoraaya Luuqada Englishka, Tallow ma Axmaaro miyaa oo qoraalka Afka Hooyo aqoon!! misse Luuqada English ayaa ku cusub🤔 Wareeysiga Somalia ayuu ku baxaayaa maxaa keenay Afka QALAAD ??
@deeqbile572
@deeqbile572 9 сағат бұрын
hormar ayee umaleeyan hadee luqada english kusoo qoraan dhibkaas umadeena wuu ku badan yahay runtii inee luqadooda hooyo ka faanan.
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 23 сағат бұрын
Inta ku dhimatay qaraxaas Alaha u naxariisto
@mohamedhassanhashi9422
@mohamedhassanhashi9422 22 сағат бұрын
Dr Maxamed Maxamud Bidey runtii qaraxas inti dhimatay ulahay ha u naxariisto . Waxan ku so boqday Agakhan hospital Nairobi asaga Dr Buskuleeti
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 Күн бұрын
Illaahay ha unaxariiste shaamow waxa ku geeriyoday wiil aan soo wada kornay ehelna ahayn jamaal cabdiraxman burco wakhtigiisi badna nagula sugnan jiray
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 10 сағат бұрын
Jamacada way awooda in la tiigsato maxkamada caalamiga ICJ mukhtaar robow !
@ikranroobleali451
@ikranroobleali451 Күн бұрын
Wan xasusta malintas, garoowe puntland ayaan joogay, musiibo qaran aya dhacday, rabi ha u naxaristo intii dhimatay.
@aweisabdikarimshire2732
@aweisabdikarimshire2732 13 сағат бұрын
Dr-ka sheekada uu ka sheekenayo waa sheeko murugo leh, lkn uma muuqdo nin sheeko nuucas ah oo intaas qof ku nafwaayen😢😢
@Sa3dush
@Sa3dush 10 сағат бұрын
Oo miyuu ooyaa 15 sano ayaa ka soo wareegatey gadashiisna inta qarax dhacay xisaab malahn 😢😢
@AwKll
@AwKll 6 сағат бұрын
Qofkan iska qos qoslaya ayaba iga yaabiyey daqiiqada 16:18 iyo marka uu leeyahy Gaalo nama qaadayso war dhaawac baa tahay cida kuu soo gurmata xita ma Diinteedad firini mida kale Xamar waxaan baa u borofeesar ah
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 21 сағат бұрын
Ilahow alsheydaan dhul gariir ku salad ilahow meeshey jooganba folcano ku qarxi ilahoow inta ka mida nolosha ku silci aaqirona jahanaba ku xaree AAAAAAAMIIN
@Shaam2408
@Shaam2408 21 сағат бұрын
Abuu-mansuur-kii ku faanay Xasuuqii Umada 'maanta waa kuu waziir diinta .caqliga noocaa baa kuu hogaamiye ah. SOMALIA ALLE HA U NAXARIISTO
@Mursal-mohamed
@Mursal-mohamed 16 сағат бұрын
Waa xasuuus aad u murugo badan wlh . Farxad iyo nabad baa inoo danbaysa soomaaliyeey ilaahay idankiisa .
@imanhirsi
@imanhirsi 18 сағат бұрын
I wish the bandir university to open skills centre college or trade centre for youths in mugdidho .the world is replying skills people.
@joblessarts
@joblessarts 17 сағат бұрын
That would be a huge step for sure.
@DisobedientGoy
@DisobedientGoy Күн бұрын
*AYAANLE* Please interview Abu Mansur and Hasan Tahir Aweys
@marwalba3598
@marwalba3598 Күн бұрын
😮😮😮
@MohamedOmar-k4t
@MohamedOmar-k4t Күн бұрын
Cabsi Cabsi waaye taas😂
@JAAMABARRE
@JAAMABARRE Күн бұрын
prof bidey 16 sanno ayaa kasoo wareegatay qaraxii hotel shamo taariiqda jaamacadda banadir Wuxuu ka bilowdaa Qaraxii Hotel shamo wuxuuna ku dhamaadaa Qaraxii Hotel SHamo , Wax kale oo Talo iyo Aqli ah ma heysaan miyaa ? 16 Sanno ku caano maasheen Sheekadaas , Jaamacadda banadir maantey waxaa ka tayo badan jobkey iyo capital iyo jaamacado yar yar oo la furay 18kii ilaa 15kii
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Күн бұрын
ETHIOPIA AQOONTA AYEEY KA SOO HORJEEDAN ILEEN BADII AYEEY RABEEN SOMALIYEEY QALINKA QAATA QORIGA DHIGA AQOONTA WAA IFTIINKA NOLOSHA
@JubbaFilm
@JubbaFilm Күн бұрын
?????
@somalilandnew
@somalilandnew Күн бұрын
Yamyam iyo qadadweyneeey Kii idin qarxiyaaay manta Waa wasirkina 😂😂😂bal umadan wada wuxushta ah eeega
@ammeyhajji
@ammeyhajji Күн бұрын
bal kwrn qofka jano karaadinaya dilka masaakiinta nolosha u quuri la', shaki miya kaga jira inuu imaan lahayn Allah! haka qabto umada cadowga shisheeyihu dabada kaso wado.
@cabdi.rahmaanaadan1403
@cabdi.rahmaanaadan1403 Күн бұрын
intii kudhimatay Allah unaxriisto janatul fardowso allax 😅
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 Күн бұрын
Subxanallaah subxanallaah subxanallaah,Soomaali halkee loowadaa …
@Lil_Onana1
@Lil_Onana1 23 сағат бұрын
Tacliinta somalida aya Lala dagaalamay
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Күн бұрын
😢😢😢😢 muqtaar roobow qaraxas shegtay gaalo inu laayey shegtay ku faraxsanaa wa ayaan daro ween in manta xil lo dhibey masuliyada lo dhibey dowlad somalia Ka mid yahay criminal waaye ninkas dhibaato badan dilal badan geestay
@youDog-xj5gf
@youDog-xj5gf 5 сағат бұрын
Arinta uu ka hadlaayo iyo sida uu uqoslaayo ma islaha waaba nin iska qoslaayo
@kingfahadibrahim1909
@kingfahadibrahim1909 Күн бұрын
Ma ogayn in Ayaanle Abdi uu ka mid ahaa dadkii ka badbaday Qatari shaamow. Waxan ka argagaxi arrinta ah “Safkii aan fadhinay banaanka u baxay iyo Prof. dufle stage tagan ka badbaday intii kale waa dhinteen, Subxanllah.
@JubbaFilm
@JubbaFilm Күн бұрын
?
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 13 сағат бұрын
Ma idinku jiraa qof ii sheega inta qof ee ku dhimatay qaraxa hotel shoomow 2009 ? Alle haw naxariisto dhammaan tood
@yaraankaofficial692
@yaraankaofficial692 8 сағат бұрын
40 qof ku dhimatay sifcn udhagayso dr biday ayaa sheegaye isla waraysigan
@abaasabdirahman1489
@abaasabdirahman1489 Күн бұрын
Calool xumo waaye lkn asi wuu iska qoslaa
@ansarimohamoud666
@ansarimohamoud666 Күн бұрын
Waa arin muhim ah inaad ninkaan soo qabatay , qaraxa shaamow xog badan lagama hayn
@ifraaxmuxudin1562
@ifraaxmuxudin1562 Күн бұрын
Alow qofwaliba oo umada somaliyeed wax u qabtay ka amaal mari
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Күн бұрын
Ninkii Masuulka ka ahaa dhacadadaas Foosha xun soo Masuul kama ah dalka.Intii la Toogan lahaa baaba Wasiir laga dhigey.Soomaalia. Wax weyn baa qaladan
@IsseAdenAbdi
@IsseAdenAbdi Күн бұрын
Ninkii qaraxaas masuulka ahaa maanta waa wasiirka diinta awqaafta , somaliya isla xisaabtan kama jiro
@abdiwahabadam7147
@abdiwahabadam7147 Күн бұрын
Somali haddaan nahay wax kasta oo innagu dhaca meesha ayaan uga tagnaa Isla mar ahaantaasi waxba lagama qoro.Somaliya waa meesha kaliya ee Dilaa la yaqaanno uu madax dadka u noqto.haddii Qof kasta oo dambi gala madaxa Laga goyn lahaa kuwa kale Kuma dhiiradeen in aay ina xasuuqaan.
@ubaxali6837
@ubaxali6837 Күн бұрын
Waa dad cadowgooda. Aqoon alaha u naxariisto. Intuu ku dhimatay I hope one day in isla xisaabtan imaado oo la ogaado. Waxa saas u qarxiyey ardaydaad . Wax baratay why
@IscoAde
@IscoAde 8 сағат бұрын
TUUGO ALSHABAAB DIIN KU QARAABTAYAAL WAAYE DIINA MA YAQAANAAN QOF TUKANAYO OO ASHAHAADANAAYO AA LA DILAA
@CubeydHassan-j8y
@CubeydHassan-j8y Күн бұрын
Somali dayac wayn ayaa ka muqata xaga Amniga ah sidee qof laptob wata ee anan aqoon loo lahayn u galayaa hole ama meel intaas dad aqoon yahan ah isugu yimaden iyo dad dowlada high profile ka ah profosserka wariye ayaa loo malenayay ayu leyahay wariyaha lama baaro miyaaa 🤔🤔🤔🤔
@sacadbulshale5767
@sacadbulshale5767 Күн бұрын
Qaraxaas waxaa Qeyb ka ahaa Wasiirka Diinta ee Soomaliya oo Wasiirnimo Lagu abaal Mariyey.
@Islaam-24
@Islaam-24 Күн бұрын
37:30 ilaa 38:30 waa been cad wadamada yurup ama mareekanka ama dhamaan reer galbeedka shahaado jaamacad somaliya iskadaayee xataa kuwa ee shidaalka kadal dashaan ee sacuudiga shahaadadooda ma aqoonsana reer galbeed waxaa doonto soo baro waxaa doonta heeso xataa diyaaradaa duuliyaa dheh adiga iyo kan baadiyaha kayimid oo waligiis waxbo qorin waxne akhrin isku darajo isku fasal ayaa fadhiisaneesiin waxaana ka bilaabeesiin 0000 waa hada iyo kow dabcan waxaan u fahmay xayeesiin shahaadada jaamacada banaadir in wadamada yurup looga shaqeeyo iyo xataa heyadaha gaalada
@Ахмед136
@Ахмед136 22 сағат бұрын
Wll waxaas ma jiraan aniga kulahad layo ayaa jamacada Benadir ka qalanjabiyay hadana ah Dhaqtar Taqasus heerka labad ka diyariyo dalka Poland kana shaqeya, wadamada adunka ku yaalo system kala duwan ayee leyihin tusaale Uk, Ireland, Scotland si aad dhaqtar ugu noqotid ama aad taqasus(Residency)ugu sameysid waxa laga exam plab ama MRCP ama MRCS qofkasta oo Dhaqtar ah oo rbo inu UK Dhaqtar ka noqdo hada rbto Europeta kale wax kuso baro the same pathway Aya lamaraa s.kale USA waxa laga exam USMLE la dhaho jamacada Benadir Sponsor ayee ka tahay oo arday kasta kuliyada cafimadka dhigto ama dhameyay Wu gali Kara examskas.
@somalimediaproduction143
@somalimediaproduction143 10 сағат бұрын
Way aqoonsan yihiin lkn shuruud ba jirta
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 7 сағат бұрын
Dr aad ayaad umahadsantahay,waxaan kamid ahay atdayda minxada ood ooga faaidayseen 4 sano wax fii ah la igamaqaadin. Waxaanka mid ahay sharci yaqaana shareecada.
@abdillaahi8
@abdillaahi8 Күн бұрын
Ninkaan ayaanle waa munaafaq xun, markii farmaajo xilka joogay maalin walba dad dowladda caaya oo mucaaradka ugu xun ah buu soo fariisin jiray maanta oo dalku gees ka gees gubanayo masaakiintii la barakicinayo, siyaasaddii arrimaha dibadda dalku ay baylah tahay bal arka asagoo cid kawaraysanaya, tabliiq buu isu bedelay dhacdooyin hore isku mashquuliya.
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 2aad Sh Mustafe
1:08:55
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 227 М.
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 640 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН