Wcs wll aniguna sido kale hal sano iyo dhowr bilood bu jira, Down syndrome wu qabaa, wadamadan asia ayan qoxoti ku ahey, waxaay igu yidhahdeen wadnihiisa daloola ayanu xidheyna qaliina wa lagu sameyey, xoga wu hadlaya hada alhamdullilah wll , anigu ma yihi doctor se wan jeclan lahaa inan xaladiisa ogado walal ,
@khadiijoaxmed1717 Жыл бұрын
Wcs wll sido kale ku yar aan habo u ahy qabo anigaba oo waxa laga soshegay 10/11/2023 lkn talada aan ku sinaya aniga waxa weyan canula yar care Badan sii oo ilmaha kale waxad u qabanin u qabo wax waliba aad u awooda isku day hadii uu ilmahada soconayn practical ama physiotherapy u samee Gacmaha iyo lugaha in aan wax activity haka sameya
@khadiijoaxmed1717 Жыл бұрын
Ilhy hano wada cafiya ayaga iyo int Muslim oo qaban xanuunadan iyo kuwa ka duwan