Aaamiiiin Aaamiiiin Aaamiiin Eeboow Jigjiga Weligay ma arag, Eeboow anoo deeq badan sitaaa & iyo Jigjigooo dadkeedu is jecel yihiiin, oo HAL JAALE WADA YIHIIN Eeeboow maalin uun I tusi Eeboow..CAQIIDADAADA U FUDUDEEY EEBOOW WAAN HAYAA DHIBKEEY SOO MAREEN, EEBOOW DAD DAMIIR LEH OO EEBOOW ADIGA KU JECELKA WADA YEEL HADDEEY EEBOOW AAD KUU JECEL YIHIIN , JACAYL IKHLAAS KU JIRO, SHISHEEYE MA KAL KAALAYAAN EEBOOOW SOMALI OO IDIL EEBOOOW CAQIIDADAADA UFUDUDEEEY EEBOOW MUNAAFAQA SOMALI KA QABO EEBOOW MID KII XUBU MAAL XAARAAN AH KA BUUXDA EEBOOW INAGA DHEX SAAAR EEBOOOW RABIYOOOW, RACMAANKOOW, RACIIMKOOOW, DALKEEYGIIII SOOMALIYA MAGANTAADA SIII RABBOOW AAAMIIIN PLEASE DUCADAAA IGU KAALMEEEEE AAAMIINTA ان شاءالله
@boosteeyocalixalan3103 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله جزاكم الله خيرا
@fayzacheik11153 жыл бұрын
Wll muxaadarada inoso dhamaystira
@haala5523 жыл бұрын
Meeshan jigjigo miyaa dhaanto lee kunogaay dumar wada xijaaban ujeeda
@jamajama24013 жыл бұрын
DHAANTO waa laga ciyaara Teedkale jigjiga waxaa degan dad badan oo diinta ku dhagan waa DDS waa meesha soomaliya diinta islamka ka soo gashey...shuukhda badankooda waxeey ka yimaadan DDS......