alxamdullilah. ducadaan muraadkayga oo dhan waan kuhelay alle waa i aqbalay. wall adna jazakallah khayr.
@Hamdamowlid56 жыл бұрын
Nolosha Cusub somali igu so qor qaali ducadan adoo mahadsan
@mohamedabdiraman79696 жыл бұрын
Nolosha Cusub email kada i so dir
@liinacade55636 жыл бұрын
@@Hamdamowlid5 allahuma innii as aluka bi ann laka alxamdu laa illaaha ilaa anta almanaanu badiicu ass samaawati wal ardi yaa dal jalaali wal ikraam yaa xayyu yaa qayuumu innii as aluka
@Hamdamowlid56 жыл бұрын
@@liinacade5563 jazakallah wll wad mahdsanthy
@sharuzaddiomondsoomaliland91406 жыл бұрын
@@liinacade5563 abaayo jazaka Allah khayre
@aadansaalax57897 жыл бұрын
si aan kuugu mahad ciliyo ma aqano ee ilaah janatul firdosa haka warabiyo adiga iyo intii kaala qeeyb qaadatay shaqadan wanagsn
@axadxasan57596 жыл бұрын
Shek Hassan isse
@aminaahmed62785 жыл бұрын
aaamiin
@minamustalifa45927 жыл бұрын
اللهم إني أسألك بأن لك الحمد لا إله إلا انت المنان بديع السماوات والأرض يا ذا الجلال والإ كرام يا حي يا قيوم إني أسألك المغفرة والعافية في ديني ودنياي با رب العالمين.
@ahmeddhuuke66047 жыл бұрын
Maryamo abubakar Abubakar
@minamustalifa45927 жыл бұрын
Ahmed Duke Mohamed
@aqyaaryare93297 жыл бұрын
Maryamo abubakar Abubakar tnx
@integrablemaths67657 жыл бұрын
Jazakalah wa axsanu jazaaa sheikh . allha Ku barakeyo shiqow duco qiimo leh no faidaysay.
@xamdijacelhoyaded42657 жыл бұрын
Maryamo abubakar Abubakar shukran
@ifraaxhassan39145 жыл бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا اللهم الحقنا الجنة الفردوس مع حبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 🌹🌹
@yaaf_sate_7halamadrid8596 жыл бұрын
Waxan idinka codsanaa inaa isoo duceysan in uu illaah ii sahlo muradkeyga iyo muradkina bo inuu illaah aqbalo qofkasto qalbigisa waxa kujiro Illaah kaliyaha ayaa og asc walalaheyga
@Jeceel6 жыл бұрын
yaaf_sate_7 hala madrid ALLAH kusahlo dhaman alle nosahlo
Walal muradkaga ilaahay haku sahlo anagana sidoo kale amiin yaa rabi idanka ale
@abukarqalif6075 жыл бұрын
Amin yaarabi
@sahrasuge47884 жыл бұрын
Axlamduliilaa ducadan ilahay waa iga aqbalo murad kiigaa waan helay allah mahad u sugnatay Axlamduliilaa
@sahrasuge47884 жыл бұрын
Masha allah Allah mahad u sugnatay Axlamduliilaa aniga xiita ilahay waa iga aqbalay duca an ku ducestay Axlamduliilaa qof kasto Muslim ah ilahay ducadiisa haaa u aqbalo alloow anii ducadii i aqbal adiga awood leeh yaa rabii amiin amiiin amiin yaa rabii
@funnyvideos-bn8ro2 жыл бұрын
Mansha allah Wakhtigeed akhriseen wll Intee sugeeyseen fadlan ii sheega muraad ayaan Lee hay. Jazaakallah
shiikhow ducadaan iyadoo qoraala u baahanahay sidooo kle waxaan codsanayaa inuu iigu ducaysaan in illaahay if iyo aakhiroba ii fududeeyo waxaan rabaa inaan aduunkan kaga tago afkaaro iyo arrimo aan rabbo inaan kaga tago sidoo kalena aakhirona illaahay waxan ka baryayaa inuu ii dhib yareeyo, allaahuma amen
@cayshoaadan51976 жыл бұрын
mash mash alh ilhy haku xifdiyo shikh barkalah ,من لا يشكر الناس لا يشكر الله ،جزاك الله الله يحفطك ويرعاك
@ifkasalad5446 жыл бұрын
waan dhiban hy wax yaabo badan baa iga qaldan ii so duceeya inuu allaah ii rumeeyo riyooyinkeyga adna rabi ajar iyo xasanaad rabi hakaa siiyo 😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢
@mutaas99765 жыл бұрын
insha
@mutaas99765 жыл бұрын
the
@adoontiiallenaftuwaaamaano73255 жыл бұрын
Alle swt haka qado dhibka wallke Waxa ka qaldan allaha ku saxo
@aminaahmed62785 жыл бұрын
ilaahey hakuu rumeeyo wll
@rahmaahmed43175 жыл бұрын
Aamin walal ilaahayow caafi angana ha na caafiyo😭😭😭😭❤❤❤😍😍😍
Ilahay adiga moye ilh kale ma jiro adiga moye ilaha anu qacantisa ku jirno eemananka ee malikul mulku ya xayu ya qayumu alow no naxaris
@mohamedosman46775 жыл бұрын
Masha allaah akhii abdi aziiz jazakalah hadafkaygu aduun iyo akhiro waa in rebi raali iga noqdo dambigayga cafiyo cadaabka qabriga iyo kan jahanamo iga bad baadi allow aniga ehelkayga iyo walaalaha kale e musliminta ah ka bad baadi cadabul qabriga iyo fitnada dhexdiisa ah allahuma aamin ya rabi 🤲🤲🤲