Dumarka cadhada badan iyo gaajada dareen xidhiidhka ka dhexeeya| Emotional hunger |Hadyad course.🎀

  Рет қаралды 7,410

Nazreen zallah

Nazreen zallah

Күн бұрын

Пікірлер: 35
@najmamahdi4944
@najmamahdi4944 4 ай бұрын
Nazreen salah rabi haku barakeeyo walaal.❤
@MunaApdilaahi
@MunaApdilaahi 4 ай бұрын
Thank you wllshy qli Alle haka abal mariyo mcnto❤🎉
@AyaanKhalif-g1c
@AyaanKhalif-g1c 4 ай бұрын
Ilhey haku karmeyo ❤
@its_Me_Faazuu
@its_Me_Faazuu 4 ай бұрын
Mahadsanid Huuno Mcn😭💕🫶🏻
@asmaqadan3318
@asmaqadan3318 4 ай бұрын
Eebe weyne haku barakeeyo walal❤️
@XaawacumarAxmedXaawa
@XaawacumarAxmedXaawa 5 ай бұрын
Wadku mahadsanthy habo Allah ka abaal mariyo🎉❤
@MonaNor-ev9fi
@MonaNor-ev9fi 4 ай бұрын
Mahadsanid abyo ilhey qeyr haku siiyo❤
@mariasharmarke77
@mariasharmarke77 4 ай бұрын
mansha allah huno caqliga iyo cilmiga alle haku siyadiyo aniga iyo gabdho badanba fursad umay helin course markay baxaysay waxan ka codsanayna inaad noso badiso hada malin kasto noso dhigi karin malin dhaaf noogu soo dhig mahdsanid
@LeilaMohamed-t6q
@LeilaMohamed-t6q 4 ай бұрын
MashaAllah Allah hakuxifdiyo Jzk khairan
@SalimOmer
@SalimOmer 4 ай бұрын
jazakallah khayr - wax badan ayaan ka faaidey wll shukran
@nazreenzallah
@nazreenzallah 4 ай бұрын
Wa iyaak cafwan ustaad.
@MunaApdilaahi
@MunaApdilaahi 4 ай бұрын
Thank you wllshy mcn❤🫂
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 9 күн бұрын
Wlhi aad ban ukulalahay inta shegtay wan ahay wlhi qof ifahma man helin family xajigaba sababtas kensyso ina xanaqo anba wan ogaa😢
@NajmaHassan-u9c
@NajmaHassan-u9c 4 ай бұрын
Casharkani muxuu wax i baray wllhi waxaan is waydiinayaa hablaha awooday inay iibsadaan Coursadan waxay faa.ideen masha allah.😢❤
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi 4 ай бұрын
Qalbi mala iibsadaaa se waa xageee
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 4 ай бұрын
Masha Allah....dhibta ugu badan waxay ka iimaataa waayida naxariista hooyada inay gabadhu weydo taas ayaan gabdhaha ku kalifaha inay cadho iyo caadifada ku abuuranto inbadan alx anigu inbadan waan marey dhibtaas lkn waxaan ku fiicanahy go'aan qaadashada...Mahadsanid abyo🧕👑💯👏
@hamdi2233
@hamdi2233 5 ай бұрын
Mahadsanid ustadah❤
@PahjaApdalla
@PahjaApdalla 2 ай бұрын
Alx I’m strong girl wana oga by the way ani Waan Qaba bahida Cadifade Lakin waxa ii kenaya waxay Tahay waxan kuso dhex Koray ILa hadana La joga Family wada Naxarisa iLa hoyo iyo abe iyo walladey dhibto waxay Tahay dadka kale dhan waxan Moodi jiray inay wada Nocas yahin ayna naxaris badanYahin but totally way ka duwanyahin dadka badana Lakin waxan ku ficNahay Waxi aan arko inay ii wacNen wka Tanusala go’ana waka Qata markiba👍
@MaaidaAxmed-po5jp
@MaaidaAxmed-po5jp 5 ай бұрын
Alx abaayo alle hakaa abaalmriya❤❤❤🎉
@ayanothman4963
@ayanothman4963 5 ай бұрын
Jazaakallaahu Khayran wllo
@Ukhtei.Haifa.
@Ukhtei.Haifa. 4 ай бұрын
Mhadsnid Xppty ❤
@DeeqaCali-km2fe
@DeeqaCali-km2fe 5 ай бұрын
Ana kaso horeyay
@HadyaMohamut
@HadyaMohamut 4 ай бұрын
Abaayo wan kugu faaidey waxa jira hablo badan oo aan zhp nahay dareemana dareenadan ma uga faaideyn karaa waayo intooda badan telefonka waxba ayka dhigan kari waayeen.
@DeeqaCali-km2fe
@DeeqaCali-km2fe 5 ай бұрын
Siham
@SihaamCwahaab
@SihaamCwahaab 5 ай бұрын
First ❤🎉
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z 5 ай бұрын
Xqq markay murugadu igu bilaamatay ayaan bilaabay cuno aad uban oonan baahi u cunayn ilaan inaan ku dago mooye
@sucaadmohammed7568
@sucaadmohammed7568 5 ай бұрын
❤❤
@fardussahal1781
@fardussahal1781 3 ай бұрын
Wllo halkee lagaala so xidhiidhiyaa
@nazreenzallah
@nazreenzallah 3 ай бұрын
+252637988671 Numberkaas nagala soo xidhiidh wllo💗
@MaaidaReermagaal-rr4up
@MaaidaReermagaal-rr4up 4 ай бұрын
Erayga caadifad mxa laga wada abayo
@nazreenzallah
@nazreenzallah 4 ай бұрын
Micnihiisu waa: Dareen ama shucuur.
@fatimakiin435
@fatimakiin435 4 ай бұрын
Abyo nazra jazakallh fil janah wlhi ma qiyaasi kartid waxaa kaa faaiiday anoo is waayay cariiri iyo ciil dareemaayo garan waayay mesha liga heesta aa video aan kaa dhageestay ka helay dhiranaan bdn dib isku helay hda ku jiro xld kabasho ah alx
@Nasteha-r5l
@Nasteha-r5l 5 ай бұрын
Wll course Kan hel hibadaada gabadhnimo sideen ku heli karaa
@nazreenzallah
@nazreenzallah 5 ай бұрын
+252637988671 Numberkaas nagala soo xidhiidh wllo💗
@eng.mustafemohamed2013
@eng.mustafemohamed2013 3 ай бұрын
25:26 ​@@nazreenzallah
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
DAHABKAYGI AYAN UGADAY NINKAYGA BALSE MAXA IGARACAY!!
42:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 82 М.
10 Talo oo Kaa Dhigi Karto Qof Goobta Shaqada ka Tilmaaman!
18:04
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 63 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Shayga ugu adag Noloshaan | Nolol qabyo ah 😵
16:16
OGAANSHO
Рет қаралды 91 М.
Waa maxay Qiimaha Qofku? | Meehaal Podcast
27:39
Meehaal Podcast
Рет қаралды 35 М.
Episode 2: Ahaanshiyo| Being Present |Kabasho|
17:49
Hamda Hussein
Рет қаралды 113 М.
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
AS PODCAST
Рет қаралды 265 М.
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН