Dumarka hoosta Ka weeynaatay marki ay caruurta dhalen/Cafimat Fican

  Рет қаралды 165,602

Cafimat Fican

Cafimat Fican

Күн бұрын

Пікірлер: 511
@umusumaya5827
@umusumaya5827 5 жыл бұрын
Abaayo ii soo duceey waxaan ahay guur doon
@hiskhalif187
@hiskhalif187 5 жыл бұрын
Anigana waxan ahay guurdoon eh labada kaar ma isku xoqona
@abdisamad32
@abdisamad32 5 жыл бұрын
@@hiskhalif187 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh maya yaa la isku xoqon kkkkkkkk
@fadumaali3385
@fadumaali3385 5 жыл бұрын
Ilahey mid qeyr qaba ha ku siiyo
@abdisalaan2712
@abdisalaan2712 5 жыл бұрын
Anigaaa diyaar inoqo
@hananwarsame2143
@hananwarsame2143 5 жыл бұрын
umu Sumaya bintu Axmed umu Sumaya bintu Axmed ilahay mid qer qabo hakugu beeen
@xhamdy9377
@xhamdy9377 5 жыл бұрын
Habo wa runta hadalkaga ani wali man gursan ilmana man dhalin lkn caafimadka haweenka bartay hoosta Illahay aya u sameyso hab cajiib cunuga ad dhashid kuma kala tageyso it’s original size aye ku noqota 6-8 weeks after birth lkn haweenka somaliyed qaarkod iskama taxadaran like iyado completely u bogsan aye shaqada sariirta bilawan lol teeda Somalida qarkod exercise ma sameyan like pelvic floor exercise
@faisadahir4686
@faisadahir4686 5 жыл бұрын
Haye abaayo aniga cunug lee dhalay waana leygu qalee hadaan uur leeyahay ilaa goormee howshu fiicantahay after birth
@deeqsanadam8207
@deeqsanadam8207 5 жыл бұрын
Ilaa 2months wallo wana inaa lamanahaga u sheegta in ad taxadar u samysan insha alah
@xhamdy9377
@xhamdy9377 5 жыл бұрын
faisa dahir Masallah abaayo ugu yaran sa inaad sugta 6 isbuux ugu badnana 8 isbuuc ama labo bilood inkasto dad isku mid ahayn
@252hassanaadan3
@252hassanaadan3 5 жыл бұрын
Hadii cunug lagu qalay iska ilali biyaha nin nin hada udiido ino ku tago nh waa danbi
@xhamdy9377
@xhamdy9377 5 жыл бұрын
Hassan Aadan walal mesha nin u diid iyo wax danbi ah ma taalo nimanka isku mid ma aha waxwalbo walaga heshiiya hada isku raacdin 2 bil ina la daayo shaqada wa caadi ninka ku jecel oo ku ixtiraamaya oo cafimadlaga rabo 2 bil waxbo lama aha wuna ku yeeli ixtiram iyo is dhagesi aya muhim ah
@Ayman12356
@Ayman12356 5 жыл бұрын
Timir ba la cuna maalinti 7 xabadood sidad fosha kugu fududaato. xiliga uurkana timir cuna diiniyan waan maqley.sourate Maryam (19) aya 23 ila 26
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 5 жыл бұрын
Maashaa Allah. Abaayo yasmiin akhlaaqda iyo cilmi iyo diinba Allah iskugu daray
@fathiyomire2165
@fathiyomire2165 5 жыл бұрын
Waa gudninka . Fircooniga ah hooyooyin ku gabdhaa haka dhaafeen
@kadramohamud1318
@kadramohamud1318 5 жыл бұрын
Waxaan idinku kordhinaa walaalahey oo kacabanayaan in hoosta weynaatay inay sameeyaan sidatan, inta aad umusha kujirtaan sida adigoo kaadi iskucelineysid camal dhowrmar maalinti sameey ee xaji adigoo isku keenaya faruuryaha kadibna tiri 20 second,kadib siidaa. Muruqa inshaa Allaah wuu adkaan doonaa una suga 6weeks xaajiga inshaa Allaah. Waad dareemi doontaan walaalahey.
@ifrahahmes3695
@ifrahahmes3695 5 жыл бұрын
Thanks. Wll
@goobjoog7658
@goobjoog7658 5 жыл бұрын
Please walaal, islaantan malyuun ah toos ula xidhiidha, waayo faallada aad halka ku soo qoraysaan waxay dareen ku keenaysaa wiilasha akhrista. Video-gan iyo comments-ka uu wato waa wax internet ku jira oo cid waliba arki karto. Wiilaal fara badani waa la ogyahay waxa ay sameeyaan marka ay wax dareemaan iyaga oo aan galmo samaynin.
@abdiyussuf1144
@abdiyussuf1144 5 жыл бұрын
Kadra mohamud gabar qatara tahay
@hanad211
@hanad211 5 жыл бұрын
Gegel exercise
@hfsohajir8853
@hfsohajir8853 2 жыл бұрын
Wll isku qabo micnah ma gacanta ku qabta ifaahsi kadi heysto oo so dibacdana mxa lagu celin Kara wll
@KadijoAbdulkadir-bs5ip
@KadijoAbdulkadir-bs5ip Ай бұрын
masha allah taas runtaada wye dadka qar sas aaminsan
@raaqiyamohamed5448
@raaqiyamohamed5448 5 жыл бұрын
Alhamdullilaah caafimaadka la isku arkay dadkaan illahay caafimaad hasiiyo cidii xanuunsaneysa Jazzaakallah kheyr abayo Yasmin Yess we are powerful from Allah
@Shumeey656
@Shumeey656 5 жыл бұрын
Masha Allah Walashey Yasmin waa runtaa 😍 balastiig waaye hoosta masha Allah
@shukricadeey6307
@shukricadeey6307 5 жыл бұрын
Weligeey mamaqal laanka iweynaaday ilaahey ayaaba quraanka kudhahay ثم السبيل يسره oola micna ah wadadi aan ufududeynay marka dumarki meeshaas cuqdad kaheyso ha iska saraan
@yagubabdulahi2308
@yagubabdulahi2308 5 жыл бұрын
Shugri Cadeey 😂😂😂😂😂😂
@shukricadeey6307
@shukricadeey6307 5 жыл бұрын
@@yagubabdulahi2308 😊😊😊
@cismangurey5733
@cismangurey5733 3 жыл бұрын
Shugri aad iyo aad walal shugran diintu cajiib weye qofki bartana nolosha kuma wareerayo
@saarahabdalla1688
@saarahabdalla1688 5 жыл бұрын
Abaayo yasmiin illhy kheyr haku siiyo cilmiga lagama xishoodo waxbaa noo faaideneesa aymhn dambo waxas soo badnaayo dadka youtbrka eh oo wax micno daro kahadlaayn abaayo waana kujclnahy marwalbo wax wangsn oo kheyr leh lee as kahadashaa illhy kuwii janada ku kulma allha naga dhigo dhamaanten insha allh
@shamsaaden6978
@shamsaaden6978 5 жыл бұрын
Waa runtaa waxaad ka hadashay khayrka Allaha ku siiyo
@qalbinadifhassan1325
@qalbinadifhassan1325 5 жыл бұрын
Waxas wa kalsoni xumo nagaha nimanka se uga fakarayen e washen ninka a ilmaha udhashay iyo ka gadal ado ilmo leh ka gursataybo wa inuw sa tahay kugu jecel yahay qofna kuma jeclanayo ila adi naftada isku qanacsanata abayooyin
@xayaatlove5453
@xayaatlove5453 5 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa maxey dhib leydahay hadee wenaday marka taas kafikiraayo maa tii ala kafikiro nin qanciskiiiisa birina naag kula guursanayo
@AH-xq8et
@AH-xq8et 5 жыл бұрын
Baraawo xbbti👏👏
@amranahmed8301
@amranahmed8301 5 жыл бұрын
Asc walaal
@cirofedhchennel1307
@cirofedhchennel1307 5 жыл бұрын
Malyun Hassan kkkkk
@MohamadAli-fn6gv
@MohamadAli-fn6gv 5 жыл бұрын
Malyun Hassan sax
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 5 жыл бұрын
Habo yasmiin wa daacad ninkii ku nici lahaa iyo kii kale jazakalaah kheyran hawo markow iweynado ayaa sameynaa insha alaah
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 5 жыл бұрын
Habo markaad barnamijyadan o kale ad ka hadlayso comment yada iska xidh si dadka caytama meel waxku qoran ayna jirin
@252hassanaadan3
@252hassanaadan3 5 жыл бұрын
Figrada ma xumo lkn ma ogtahay kumintiga in wx bdn fariin lagu so diro oo la kala faaideysto
@honeyhoney7294
@honeyhoney7294 5 жыл бұрын
😀😀😂😂😂 what's that laaankey 😂😂😂😂😂😁😁😁😁
@hadhkamusa740
@hadhkamusa740 5 жыл бұрын
waa arin fiican. cayaal suuqa xaniba
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 5 жыл бұрын
Xbbtt hadey cayan ayaga ayey dhibi wayo abayo yasmin wax xun ma sgegeyso walahi waxan ku jacladay dadka sidey ilahey u xasusin mr wlbo ilahey danbigaga ha ku dhafo iyo danbi walidkaga aby Mcn Amin Amin ya Allah ilahey janadisa ha nagu kulmiyo aqiro iyo adunkabo farxad ayn ku rajeynaya insha Allah iyo inti muslim ah
@pacifierboy
@pacifierboy 4 жыл бұрын
@@honeyhoney7294 😂😂😂😂😂
@hafsaluuluu9077
@hafsaluuluu9077 5 жыл бұрын
Abayo yasmiin mashaallh wax baadan laga faidaaa keep going
@raaqiyamohamed5448
@raaqiyamohamed5448 5 жыл бұрын
Alhamdullilaah caafimaadka la isku arkay dadkaan illahay caafimaad hasiiyo cidii xanuunsaneysa Jazzaakallah kheyr abayo Yasmin Yess we have powerful from Allah
@farhiamohamed3964
@farhiamohamed3964 5 жыл бұрын
masha allaah jasakalaah qeyr waleesheey waa runtaa waxad sheegeyso waa waxjira
@shodwdio5076
@shodwdio5076 5 жыл бұрын
Waan jeclaan lahaa inan hoos ka dhalo qaliinkii 3aad baan maraaa hadan 20bari baaan qalanahay
@hamdaabdirahman7990
@hamdaabdirahman7990 5 жыл бұрын
allahu akbar illahy hakuu kaso
@fadumaali3385
@fadumaali3385 5 жыл бұрын
Hoosta hadey weynaato, maxaa ka macna ah ilmo qurux badan soo kama soo bixin.
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
faduma ali ,sax sax Mashaallah tabarakallah sharaf aad mudan tahay. Jazakallah qeyr 💕💋💋
@xuseenrasmi171
@xuseenrasmi171 5 жыл бұрын
hapo yaazmiin thnks mida kale buro biyood ayaa la iga sheegay maxaa uroon plz mama cadey jwb
@BashirAhmed-pu9pw
@BashirAhmed-pu9pw 4 жыл бұрын
Nacam bilaash kuma waynaanin
@hibocllaahi6003
@hibocllaahi6003 4 жыл бұрын
Runtaa weye abaayo
@shamsaabdikhadir3327
@shamsaabdikhadir3327 4 жыл бұрын
Kkkkk Maasha allaah gabadh caqli badan.
@ajkovic914
@ajkovic914 4 жыл бұрын
Walalayal Ilahy waxa uu u sameeyay xubintaas muruq kaso ka caawinaya in sidi cinjirki uu dib isuguso noqdo(elasticity ) marka waxba haka walalina waa caadi waxba ma waynaanayo...by walaalkiin o Dr ah.
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
Walaalaheey alaabta kadalbada website keena waa Cafimatfican.com information Ka dhan meesha uu kujiraa sida qiimaheeda iyo boostada qiimaheeda. Jazakallah qeyr 💕
@sucaadxajichannel4444
@sucaadxajichannel4444 4 жыл бұрын
Mashaa allaaah abaayo yasmin Aniga waan ku jeclahy Illaheey haku xafiido xabibati ❤️❤️❤️😍😍😍😍😍❤️❤️❤️
@ZeyrunCuudbi1
@ZeyrunCuudbi1 4 жыл бұрын
Yes walahi my dia yasmin very good answer I’m very proud of you we somali women we lucking faith ya Rabi grant us understand Amiin
@xayaakallaah1968
@xayaakallaah1968 5 жыл бұрын
Shugran jazaakallahu qeyr yasmin kusoco alle haku barakeeyee
@umumohamed6044
@umumohamed6044 5 жыл бұрын
Yasmiin abaayo qoyaanka saaidka ah ka so hadal oo hoosta ah ani waaan necabhy ani ahn teelkada iso sheeg inaan kula xariiro ayaan raba
@mohamedibrahimhussein899
@mohamedibrahimhussein899 4 жыл бұрын
Xiligee qoyaanka isku aragtaa
@nafeesaali6126
@nafeesaali6126 5 жыл бұрын
Asc abooyo yasmiin ilahey qeer ha ku siyo
@umumohamed6044
@umumohamed6044 5 жыл бұрын
Mashaa alllh Yasmin abaayo Aad baan jecelahy baranaamiyadada alle ha ka ajir siiyo xageen kaa heli kara
@kadramohamud1318
@kadramohamud1318 5 жыл бұрын
Walaasheey Yasmiin waxaan kugu jecelahay talada wanaagsan aad markasta noola taagantahay jazakallaah ukhtii.
@amenabeauty
@amenabeauty 5 жыл бұрын
I like the subject thank you abaayo yas
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
Amena Beauty ,Aaaaw😘 sweet love 💕💋💕💋
@axmedqani1283
@axmedqani1283 4 жыл бұрын
Wax kazta waa abuurta alle abuurta alle gaan faraha lala galin 💖
@muslimocabdulahi9154
@muslimocabdulahi9154 5 жыл бұрын
Masha allh alxmdulilahi shukrn habo
@muznahassan8599
@muznahassan8599 5 жыл бұрын
Hoyo yasmiin iyo asxatedha isooduceya. Uwad rabaa. Need to see my kids. Ya rabbi owlaad baari nasii.
@goldencade1440
@goldencade1440 5 жыл бұрын
Muzna Hassan Ilaahey haku siiyo ubad qeyr qaba o baari ku noqdo wll
@shuushuu7495
@shuushuu7495 5 жыл бұрын
WLLAYAALOW MARKAAN.COMMENT TIYADIINA ARKEY BEERKAAD BA IHURI SEENE MALAHA WAXAAD UMALEYSEN MARKEY DHAWR CIYAAL.DHASHO XAAS KALOO YAR LA.LA GUURSADO SABABTU INEY TAHEY HOOSTO WEYNAATEY WAR WAXAASI WAA BUUFISE ISKA SAARA HADII MARKAAD CIYAAL DHASHAAN HOOSTU WEYNATO ISBA WUU KA JLCAYAA KOLEY IYADOO WAX WALBA ABUUR ALLE TAHAY HADANA ILLAHEY WUU ISKU DHEELI TIRAA wax yar iyo wax yar wax wayn iyo wayn Lkn arinta dhalmadu ma hadey xitaa weyneyso wax laga murugoodo iyo wax leysku naco ma aha Markaa waxaa fiican inaad buufiska iska saartaan HADAAN CIYAAL BADAN DHALO HOOSTAA IWEYNAAN IYO HADAN ILMAHA NAASKA NUUJIYO NAASAHAA IGA WEYNAAN iyo arimahan aad baryahan danbe wadaan eed UBADKIINA CAANO LA,AAN.KADHIGTEEN IDINKOO RAGIINA ,RAAXO IYO SARIIRTA EEGAYA is yar yareynta iyo operation nada iyo dhibaatoyin kaas iskadaayo isku kalsonaada murug/kurbo iyo fikir toonana yeyna idinku heynine shaley adoo yaroo BIGRO AHA AMA HOOS YAR NAASO YAR YAR IYO JIDH QURUX BADAN kii ku caashaqaye meel kasta kuweyneeyay ubadkana kaa dhaley ku kuguma nacayo Wilana ma arag wax iskunacaya arimahaas iwm iyadoo 10 iyo kabadan ba leysu dhaley ayaa leysku jclyahey dumarko kali ahana ma ahee 2 da dhinacba isbadalku wuu kadhaacaa sidaa daraadeed FADLAN HUUNOYINOW IYO WLLOYINOWBA CAADI,ISKA DHIGA BERKANA HANA HURININA
@nouramohammed9001
@nouramohammed9001 5 жыл бұрын
Yasaka kasohadal goos xanuun waxa ufiican oohoyaday aagowsahala gahaayaa ayadana inlagasiibo waydiiday malinwalbo xanuun uu kuhayaa marka waxuroon nosoosheek macaanay😍😍😍😍😍😍
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 5 жыл бұрын
Bal diinsi ukari walaaley hadad helikarto iyo dhagayare dawoyina sii waxalaga yaba in barar jiro o gowska infegshan jiro quraana Saar Allah caafiyo maamada aniga muddo gows le la ildarana 6 xabo marka xabadna masiibin ayaga iska burburay xanun babi iye kaliya ayan liqayey
@nouramohammed9001
@nouramohammed9001 5 жыл бұрын
@@umulkhayrali7487 adaaa umahadsantahay qaaali yay walaahi xanun babi iyo wayqadataaa iyo waliba diinsi aday ujeceshahay dinsiga marka anaa kacabsaday inuu isfakshan ukeeno oowaxandhahay walagaaso bixinaa lakin hooyo isbitaaal looma sheegi karo ilahay hacaafiyo abay macaaan
@nouramohammed9001
@nouramohammed9001 5 жыл бұрын
@@umulkhayrali7487 marka macanay ilahay hacaafiyo lakin goos daawadiisa wa inlabixiyo wankuu mahad celinaaa qaaali yay 😘😘😘😘😘
@aminaa7909
@aminaa7909 5 жыл бұрын
With all respect research shows with each vaginal delivery the risk is real for vaginal prolapse and rectocele. I myself had 3 vaginal delivery, big babies and ended up with problems , had surgery to fix it. Herbs will not help any one that needs surgery to tighten vaginal muscle. It is a real problem that affect all women.
@bahsanibrahim1582
@bahsanibrahim1582 5 жыл бұрын
Totally agree this are muscles and they stretch and we need to do pelvic floor exercises to strengthen them , I don't believe any herbs will treat this problem.
@khayrekidz
@khayrekidz 5 жыл бұрын
I too agree with you. I have 2 vaginal delivery and I totally feel the difference alhamdulilah we have to do kegel exercise and hold you muscles while sitting n standing that will help and of course exercise is overall 👌
@aminaa7909
@aminaa7909 5 жыл бұрын
filsan qurux yes you are right and I am registered nurse so did my research on women and vaginal problems after delivery. Exercise and health weight are good ways to prevent any problems.
@khayrekidz
@khayrekidz 5 жыл бұрын
kitty awesome Mashallah I am almost done with my nursing prerequisite and applying soon. Mashallah I am so happy for you we need more Somali Nurses and doctors. I do believe in herbs and vitamins for natural remedy but not to completely tighten your vaginal muscles. Currently I am taking Collagen plus C subhanallah it completely helped with of course exercise. We lose elasticity after vaginal delivery taking collagen totally helps
@qaalidcali4462
@qaalidcali4462 Жыл бұрын
Maxa
@umucabdullaahi2386
@umucabdullaahi2386 4 жыл бұрын
Maasha allaah abaayo waa runtaa illaah haku dhowro.
@ahmedfareey4040
@ahmedfareey4040 5 жыл бұрын
habo mcn dadka somaaliyo jogo xageey ka helikaraan jwaab fadlan mama
@umuumohamed7751
@umuumohamed7751 5 жыл бұрын
Alx waan jeclan lahaa inaa hoos ka dhalo qaliinkii labaad baan marin hada bil baan qalanahay
@nouramohammed9001
@nouramohammed9001 5 жыл бұрын
Masha allah yaska caday wan kafaa idaysana ilahay hainookaadaayo 😘😘😘😘😘
@umuayuubcade3177
@umuayuubcade3177 5 жыл бұрын
masha allh hbo wan ka helaa all barnamijyadada 💖💖💖💖
@qadanabdallabadhan828
@qadanabdallabadhan828 5 жыл бұрын
Ku jecliyaah raxmaanku ha ku daayo
@caashacuud6260
@caashacuud6260 5 жыл бұрын
abayo waa run wan furmeynaa oo waa nala jarjaraa somaliyo meesha sidii hore manoqon karto jariin bey nogu ciyaareen wayna toltolaan meesha dhan waa qaab daro markas labada dhinac waa liska jeraa somaliyo qof walba waala so jare marke dhalayaan dumarka laasim in meesha lajaro
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 5 жыл бұрын
Maasha Allah habo mcn jaskalahu khry 💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤
@user-li9jo5lg8e
@user-li9jo5lg8e 5 жыл бұрын
Masha’Allah. Abaayo thank you.
@nasteexoindho1304
@nasteexoindho1304 5 жыл бұрын
Abayo yasmiin caawa dhan saan comantic u akhrinayey wan daaley wahi indho xanun laga qadaa dad xun wan soo arkey dad kale oo badan wanaagsn wan arkey inta Wanag jecel alow inoo badi habeen wanagsn asxaabey
@aminachannel8191
@aminachannel8191 3 жыл бұрын
Waa runtaa sister
@Notgachacreaoter
@Notgachacreaoter 5 жыл бұрын
Thanks wll mcn khayr badan halaku siiyo
@shuutomohamed3099
@shuutomohamed3099 5 жыл бұрын
Mahadsanid walashey kheyr allaha kusiiyo
@realsomtalk
@realsomtalk 3 жыл бұрын
Run maaha hadalkaas. Hooosta Ilaah aruuriya.
@Kiikochanel
@Kiikochanel 5 жыл бұрын
Iisoduceeya walalayaloow 😍😍 muraadkiina alaha idiinsahlo.
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Muraadkasga oo macsileheen midigta Alle hakaasiiyo Abaayo.
@nuradan777
@nuradan777 5 жыл бұрын
Amiin
@nasteexoindho1304
@nasteexoindho1304 5 жыл бұрын
Hadiijo sii dii niyadaa jeli ilahy kiin weli ariitaani
@dalmar199
@dalmar199 5 жыл бұрын
Moment of silent for those men watching this .
@somaligirlsomali1442
@somaligirlsomali1442 5 жыл бұрын
funny plus 😂😂😂😂😂😂😂 Agreed sis😂😂😂😂😂
@bislerajo4117
@bislerajo4117 5 жыл бұрын
No Comment 💣💙
@abdiyussuf1144
@abdiyussuf1144 5 жыл бұрын
Waba interesting sheekadani @funny plus.
@hanad211
@hanad211 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@hamdasheikhassen7166
@hamdasheikhassen7166 5 жыл бұрын
Ilaahay SWT ayaa ugu talagay Rabi SWT quaanka wuxuu ku leeyahay sumasabiila yasara ee illaahay xaqa hanawada garadsiiyo
@sunduscabas983
@sunduscabas983 5 жыл бұрын
asc kk yasmiin abayo wanku jeclahay wlhi dar illaah laankey wabuqsan yahay kuqoslay wlhi kkkkkk
@fadumaali3385
@fadumaali3385 5 жыл бұрын
sundus cabas kkkkkkkkkk Ana aad ban u qosley
@ruqiyoyuusufcurre2133
@ruqiyoyuusufcurre2133 5 жыл бұрын
hhh wlhi qosol waa buqsanyhy igadheh
@user-uj5li5pk7r
@user-uj5li5pk7r 7 ай бұрын
Abaayo inteen kahela qiica hoos
@saidaabdulahi8256
@saidaabdulahi8256 5 жыл бұрын
Abaayo yaasimiin waan ku salamey salaan kadib waxaa kaarabaa abaayi ii soo dir
@quruxsan4701
@quruxsan4701 5 жыл бұрын
Hapo Aniga waxaan dhalay halwiil somalia ayaan kuso dhalay kadib dhaqtarad somalia jogto ayaa waxay igu tiri hosta walagaa gubaa Aniga nah mafahmin wan diiday safar baan uso socday hadanah waxan is leyahay waxaan amee dhibku kenaaan baan isleyahay oo wixi laga gubaye armeey kugu yalaan oo runtahay hadanah xajigeega oo 2 sano iga maqnaa ba iso socdo waxa rabaa owlaad haduu alle idmo marka talo isii waxaas liska gubayo marunbaa oo dhaqtar mala xariraa mase washeko somali waxaan ahay hoyo da yar isoo duceeya oo owlaad salixiinah rabto
@iskufilanfaraxsan7890
@iskufilanfaraxsan7890 5 жыл бұрын
abayo owlad salaxa allaha haku siyo insha allah
@osmanabdiwali1548
@osmanabdiwali1548 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 funny gabdhaha cuqdadeysan like ta ha ila dhaafina waaaan fuuuury mamada funny!!!
@badiyoabdi8925
@badiyoabdi8925 5 жыл бұрын
masha allaah xigmadada alaha ku siyadiyo mama
@halimaahmed6710
@halimaahmed6710 5 жыл бұрын
Masha’Allah tabarakullah abaayo mcnto jizakumullah kheyr 🙏🙏😘😘
@ruuneycalimaryanruun2374
@ruuneycalimaryanruun2374 5 жыл бұрын
illaheey igama yareeyo mr kale mar ayeeyba ubuqday iridiiye kkkkkkkk
@whome4851
@whome4851 5 жыл бұрын
"Wax furan oo iska soo dhacaayo ma aha" kkkkkkkkkk u sheeg naaghaan waashay
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 5 жыл бұрын
Mashan Allah abayo ilaahey haku barakeyo 😍😍
@mohamedabass2086
@mohamedabass2086 4 жыл бұрын
Asc
@mi6443
@mi6443 5 жыл бұрын
Asc, Abaayo yaasmiin guuleyso waligaa, maxaa yeelay qeybta hoose ee haweenka illaahay ayaa ugu tala galay in laga dhalo laga galmoodo alxamdulillaahi illaahay amuurihiisa, Waxaan gabdha walaalaha soomaaliyeed ku waaninaayaa in aysan ku deg degin qaliinka, Maxaa yeelay hopstaan illaahay ayaa ugu tala galay Waxaan tusaalo idiinka tusinayaa walaalayaalkeyga qaaliga ahoow, Saxan ku shub malab, kadibne geesta fartaada ku soo jiid waxay ka dhigan tahay farta aad jiideysid ilmahii oo aad dhalaysid, Ka dib malabkii muxuu sameeyay ? Wuxuu sameeyay halkii aad jiiditaanka ka bilaabtay ayuu iska soo qabsanayaa, Ilaa dahabka afkiisa, alxamdulillaahi illaahay waaye naxariistiisa ee waa in aan iska deynaa cuq dad nafsiga oo aan ku shugrinaa allaha raxmaankaa, Naasaha irmaanaaday illaahay Wuxuu ugu tala galay ilmahaas dhashay in la nuujiyo 2 labo Sano, Hadii ay suurto gal tahay oo ilma kale uurka hooyada galin amba aaney xanuusan hooyadaas, Intaas Hadii aysan dhicin hooyada u diido naaskeeda ilmahaas yar ee dhashay, Illaahayne u irmaaneeyay waxay qiyaamaha mudan kartaa dhibaato maalinta qiyaamo iyo su aalo laga weyiin Karo maxaad ugu diiday naaska illaahay ilmahaas ugu tala gay ? Lambar wan 1 haweenka soomaaliyeed awalan ha isku kalsoonaafaan hana ogaadaan in ragu aaney naga maarmin waxaan haysanaa dahab iyo johorad qurux badan waa jirkeena ee aan is daryeelno oo aan rageena, guryaheena nafteena isu qurxino oo aan isku kalsoonaano caafimaad keenane awalan ka bilaawno diinka alle kabibne daryeelka caafimaadka, Intaas wixii ka soo hara ee wax weyneeyo ee dahabka ah waa xanuuno ee ha leys daaweeyo, Dhalmo iyo galmo illaahay ayaa ugu talo galay waxne ma weyneeyaan, aan ahay inta alle isagu talo galay labada is qabto , Asc, w, wabarakaatu walaalahayga qaaliga ahoow mac salaamo fii amaanillaah.
@nasteexoindho1304
@nasteexoindho1304 5 жыл бұрын
Maryan mahadsanid abaayo gabdhaha sanad wexey ku mashquulsan yihiin maxan hoosten ku yareyna iyo naaskii baa dhacy maxaa lagu taaga subxaanlh
@user-mk3rf2pg7v
@user-mk3rf2pg7v 5 жыл бұрын
alxamdulilaha shukran abyo
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 Жыл бұрын
Masha allah walaashey.
@filsanahmed3302
@filsanahmed3302 5 жыл бұрын
Abaayo yaasmiin aniga muqdisho jooga seen ku helaa alabtaan wan ubahanahay
@deeqaabdulle9228
@deeqaabdulle9228 4 жыл бұрын
Alaabtaada dadka aan heysan africa jogo maxeey isticmaleyaan abaayo Yasmin
@fartunnuur5196
@fartunnuur5196 5 жыл бұрын
Alxmdulillah intan heysana ya Allah kurisaaq
@nuuromacalin9407
@nuuromacalin9407 5 жыл бұрын
Asc walal waad mahadsantahay qofkafakara hoosweynaatay miyuusan dareemin quruxda ubadkiisa am a muusan aragmiyaa dhoolo cadeenta caruurta
@deqaabdigure3919
@deqaabdigure3919 5 жыл бұрын
Abayo yaasmiin jazaakillaah wllhi niyadaa noo dhistaaa
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
Deqa Abdi Gure , Jazakallah qeyr abaayo waaqasab in aan isku dhisno. Loads of love macaanto 💕💋💕💋
@NasroNasro-wr9dn
@NasroNasro-wr9dn 5 жыл бұрын
.
@hodanabdirashid2730
@hodanabdirashid2730 5 жыл бұрын
@@CafimatFican abyo yaasmiin thnks xbbti side ku heli kara wan u bahnahay e plze ciwan ankla soxiriro isheeg jisakalah khayr
@user-uj5li5pk7r
@user-uj5li5pk7r 7 ай бұрын
abaayo inteen kahela qiica
@ayaaniitaadam6278
@ayaaniitaadam6278 5 жыл бұрын
Asc. Hbo mcn ❤️❤️❤️❤️😍
@ishraaofficial4762
@ishraaofficial4762 4 жыл бұрын
Abyo yasmiin mahadsanid
@kawsaraxmed5758
@kawsaraxmed5758 5 жыл бұрын
Inader anigu kuma dawado wayo codkagu aad bu u gabaan.yahay marka ma maqlo
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 5 жыл бұрын
Kkkkkkk anii xataa dhiib ban ku qabaa codkedaa
@nastehohilowle9807
@nastehohilowle9807 5 жыл бұрын
Dhagaha miyaa la dihiin cod intaan ka dhere miyaa rabtiin
@nimcomahamed5183
@nimcomahamed5183 5 жыл бұрын
Ani xita codkeda iga yar
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 5 жыл бұрын
Ani xitaa waanku daalaa cod gaabnideeda
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Mala idinkaa heeysta telefoona ciladeeysan ama isticmaala qorfe ukarsada sida shaah hal qaado qorfo sadex koob biyo malab yar hadii aad heeysato ama sonkoryar si aad sifiican wax umaqashaan igaraali ahaada
@aishabindaalib1560
@aishabindaalib1560 5 жыл бұрын
masha allah allaha ku barakeyo mama
@sirtaquruxda
@sirtaquruxda 5 жыл бұрын
Shukran abaayo
@nurtoaden211
@nurtoaden211 Жыл бұрын
Masha Allah alx ❤❤❤❤❤
@Kpopdancing9
@Kpopdancing9 4 жыл бұрын
Abaayo Yaasmiin waan jeclahay inaan barto, natural medicinka iyo toobinka. Wadanka aan joogana, waan kawaayey ee online course ma bixisaa,
@maryamadiip5745
@maryamadiip5745 5 жыл бұрын
abaayo yaasmiin mahadsanid waxaa jira gabdho aan fahmyn qimaha dhalmada wayo maryama bintu cimranbaa waydhashay ilaahay baybariday
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 5 жыл бұрын
Mahadsanid habo
@SMH325
@SMH325 5 жыл бұрын
Asc abayo Yasmin Masha Allah jazakalahu qeer
@marwoninkeedajcl1307
@marwoninkeedajcl1307 5 жыл бұрын
mashallah yasmin qali noolow wll inbadan
@qqqqqq2863
@qqqqqq2863 5 жыл бұрын
Anigaa aanmin sanaa waxan islahaa maluqalo
@foziamohamed6432
@foziamohamed6432 5 жыл бұрын
Sax waa in Allah lagumahdiya
@ikraartan2214
@ikraartan2214 5 жыл бұрын
Yaasmiin walaalo alaabtaan soomalia malaga helaayo ee seen yeelnaa
@user-vy4tz9zx3z
@user-vy4tz9zx3z 7 ай бұрын
Nanbarka wadsabka awe
@canabmusse1866
@canabmusse1866 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin ya Allaah walale qaali
@user-hw2hq8tg5j
@user-hw2hq8tg5j 5 жыл бұрын
Habo MCN videos kan okale markad nala wadagayso blz communit ka xidh
@faatimamaalim4031
@faatimamaalim4031 4 жыл бұрын
يا سمينmasha Allaah xbbti suda quruda badan ee aat nooga faa ideysid mar walbo waana xiseyaa video ga ada
@xayaatcadey8549
@xayaatcadey8549 5 жыл бұрын
waa ku kecelahay hooyo yasmiin
@ayaanaxmed4475
@ayaanaxmed4475 5 жыл бұрын
Asc abayo yasmin jasa allaah qer walashey ❤❤
@abdallaomar4289
@abdallaomar4289 5 жыл бұрын
Aan ufaa ideeye xaskeyga ee hala ii sheego waxa magacoda hala ii shego
@najun4418
@najun4418 5 жыл бұрын
😂😂😂
@nacimoomar4896
@nacimoomar4896 5 жыл бұрын
Wiilasha barnamijyadan waaka mamnuuc ina ader iskaga bad dee
@nasteexoindho1304
@nasteexoindho1304 5 жыл бұрын
Ànig ku jilci nayo isug aan soo noqdee Abdalla omar
@monaabdullah2229
@monaabdullah2229 5 жыл бұрын
pelvic floor exercises
@Aaamina12
@Aaamina12 5 жыл бұрын
Ado ilahay ilmo ku siinayo hoos jilicday maxa ka macna alxmdulilah hala dheho
@intisaamisak
@intisaamisak 5 жыл бұрын
asc mamo yasmiin somalia ma la iigu keeni karaa
@sabiriinabdi3048
@sabiriinabdi3048 5 жыл бұрын
Allaha ana waynan aan raadinaya yaab waa aduun sikala ah habeen walbo waxa umaleya inuu iska xermay oo ninkaba idhibayo waxan waa allah sidu ukala abuuray dadka rag iyo dumarba qof waa waynyahay qof waa yaryahay qof waa dhax dhaxaad 8 ciyaala hoos ka dhalay cunug an la itolin ma dhcin hadana wlhi waxa imooda gabar hadana jidka waa cariiri boomata isticmala hadana qaleel ana waxan raba wax iwayneyo oo dheecan igusameyo ee bal waxi fakir isinayo plz iso jawaaba
@qalbinadifhassan1325
@qalbinadifhassan1325 5 жыл бұрын
Abayo iska tir massage kan plz
@MohamedMohamed-uq6eu
@MohamedMohamed-uq6eu 5 жыл бұрын
Salid saytun marso bomato iskada wllshy
@sabiriinabdi3048
@sabiriinabdi3048 5 жыл бұрын
@@qalbinadifhassan1325 abaayo qali mahadsanid talo wad iguledahay ee qalad miyan soqoray dhibta ihaysa idin shegay hadi ay qalad tahay isojawab watirtiraya qali
@sabiriinabdi3048
@sabiriinabdi3048 5 жыл бұрын
@@husseinmohamed207 wlle alx wan kuqanacsanhy waxi uu allah isiyay balse xanuun aya ihaya oo sidan rabo wax uma isticmalikari oo wadadki midkale ayuu usocda marka intan laygatagin waano iso shega oo naag haben walba leh xanun ayan daremaya hadan jamac sameyo cidna marabto wll hadana wlhi mahi qof fudud inan idinka xishon wayo daruufa ibaday lagayabo inad qalad ifahantan lakin xaqa lagama xishodo ee talo keena wllha qaaligoow
@sumeyaqaali6821
@sumeyaqaali6821 5 жыл бұрын
sabiriin abdi Abayo dhalida kadib iskadaa tolitanka marwalbana vasliinka isticmall waxbad kagaran dontaa Abayo
@fathiyomire2165
@fathiyomire2165 5 жыл бұрын
Thanks walal
@hanad122mahamud7
@hanad122mahamud7 5 жыл бұрын
Waxn kugu jeclahy runta Abayo yaasmin cilmigu ceeb malaha
@fardusyussuf3700
@fardusyussuf3700 3 жыл бұрын
Scw walashay yasmin qurx ❤️❤️❤️
@afiifa22daud7
@afiifa22daud7 5 жыл бұрын
Saxwaa mcnto 😂
@maryammoalim4283
@maryammoalim4283 5 жыл бұрын
Walaley.yasmin.waxan.raba.dawada.cadada.yaratay.loo.isticmalo.siden.ku.gadan.kara.magaranayo.isoo.jawab
Sadex sheey sarirta ninkaada haula tagin) Cafimat Fican
8:05
Cafimat Fican
Рет қаралды 68 М.
Dumarka toonta habka hoos infection ka loogu yareeyo/Cafimat Fican
34:30
Yum 😋 cotton candy 🍭
00:18
Nadir Show
Рет қаралды 7 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 26 МЛН
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН
Dumarka hoos ka qalala xajiga isku tagaayaan/Cafimat Fican
12:58
Cafimat Fican
Рет қаралды 295 М.
See Loo Kale Dheereeyaa ilmaha Kaniini La'aan? 539|Cafimat Fican
9:38
Dumarka hoos maxaa lamarina ninkaada inta isu tagina/Cafimat Fican
12:00
Kilkilaha uraayo waxa lagu carfiyo/Cafimat Fican
13:04
Cafimat Fican
Рет қаралды 163 М.
3 dex shey samee hadii ad rabtid ninkaaga /Cafimat Fican
27:47
Cafimat Fican
Рет қаралды 68 М.
Habka hormoniskaada loo saxo/Cafimat Fican
22:06
Cafimat Fican
Рет қаралды 351 М.
Shahwada raga habka loo kordhiyo/Cafimat Fican
13:32
Cafimat Fican
Рет қаралды 83 М.
Gabdhaha hoost a iska xiira dhibka ay leedahay/Cafimat Fican
25:07
Cafimat Fican
Рет қаралды 76 М.
Yum 😋 cotton candy 🍭
00:18
Nadir Show
Рет қаралды 7 МЛН