Dumarow ka digtoonaada meeshaan ha is dhigina

  Рет қаралды 26,439

Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast

2 жыл бұрын

=========================================
I make reaction and inspirational videos every week.
Connect with me on social media:
Instagram: / ayub.axmed
Snapchat: ayubaxmed1
Facebook: / ayubaxmedmedia
My gear:
Nikon DSLR camera.
Software:
Sony Vegas Pro 19
Sony vegas pro 13
After effects CC
Adobe Premier Rush
Background sound:
Videohive.com

Пікірлер: 79
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
Hblahyaw tagay alle unoqdoo isqbta Jarbaad ka dhcdeen is celiya Qiimaha iyo sumcdiina ilaashda Intaan shraftiinu qubann Qolafi geed kma dhegtee go'aamda qaar adkeya💯
@khadraxuseen76
@khadraxuseen76 2 жыл бұрын
Alle ha qof kasta oo muslima dhibka haysta ha ka qaado amiiiiiiiiiin
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
Guur xalaal uun Gal meher xad Waa wax Xaaran Ka Ag dhow wana Rafaad Allah inta An Guursan een Anigu ku jiro Guur xallal Ha Siiyo Aamin 🙏
@nasroaweys7726
@nasroaweys7726 2 жыл бұрын
Allhugar gaaro maskiin ilaaahna hanagaqabto inta xun qufbuu jiclaa Buu saaas ugalay aduuunyo wlhi😢😭😢
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 жыл бұрын
Waa saxixi wa kugu raacsanahay fikirkas gabadha wa in isaga harta nin naag kale lodhisa ine isku dhibta ma aheen hdane wa in iska furta kas guur ma ahan murugo qalbi xanuun la noolanesa ilmaha korsata cashar Ka qaadato ufiican ilaahay udhawaato wax qer badan helesa insha Allah
@mihaamabdullahi8874
@mihaamabdullahi8874 2 жыл бұрын
Allh ku gargaaro abyo wllhi xanun waye yaa rabbi إن مع العسر يسرًا 🤲🤲🤲
@bizharamohamoutt
@bizharamohamoutt 2 жыл бұрын
Aboowe Ani Nolozhyda Wax badan baan kaafaiday Ilahay Cumrigaaga io cafimaadkaba hakusiyaadio My teacher❤
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Keep going our teacher🙏
@rouwaidaabdelazezrouwaidaa6860
@rouwaidaabdelazezrouwaidaa6860 2 жыл бұрын
كلامك مرره صحيح 👍🏻🥺💜
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Waa in qofka lpo deeyo qofka uu doonayo sidaa ayaana wanaagsan isqasbid mafiicna ilaahay xaqa hana fahansiiyo🥰🥰🥰❤❤💯💯
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Keep going 👍
@khadijac9841
@khadijac9841 2 жыл бұрын
Aamiin yaa RABI inshallah ninmco ayaakuu dambayn talo qiimabadan ayaadsiisay maanshallh
@fatimahassan5210
@fatimahassan5210 2 жыл бұрын
Bismilaah Yaab waye walahi yac
@zahraosman3504
@zahraosman3504 Жыл бұрын
Sax waaye walaal aniga ayaa nin ka diidaye waana ku guuleystaye oo waan ka diidaye alxamdulilah
@tahuurhassun782
@tahuurhassun782 2 жыл бұрын
Allah ku xafido wll
@farhiyaabdi5738
@farhiyaabdi5738 2 жыл бұрын
dhiirigalintaadu way i anfacday my brother ❤️❤️👍👍
@ismailmohanedsalad
@ismailmohanedsalad 2 жыл бұрын
masha alh
@vikramruh2348
@vikramruh2348 2 жыл бұрын
Saax waye wllh 😘👌
@DeeqocabdiAadan
@DeeqocabdiAadan 2 ай бұрын
Thanks aboowe
@samsambarud4376
@samsambarud4376 2 жыл бұрын
Aameen Ya Rabbi
@zeinabyussuf1991
@zeinabyussuf1991 2 жыл бұрын
Somalidu waxey dhahdaa (LAX WALBAA SHILALKEY IS DHIGTAA LAGU QALAA)gabdhow dheeman baa tihiin ha ogolaanina qudbo siro iyo nikaax aan waligii joogin mida kale nin kaligii lama guursado ee hadii reerkiisii oo hooyadii ugu horeyso eysan irabin jaceyl muxuu tarayaa gabdhow hadaf dheer lahaada allena iskuxira ogaadana nimanku ma ahan ookaliya kan aad markaa jeclaatey may be mid kasii fiican oo alle kuugu talo galaa jira ha is dadajinin oo jar haka dhicina hada abaayo alle xagiisa ucarar alaa wado kuu furine
@suleeqoquruxwanaag5636
@suleeqoquruxwanaag5636 2 жыл бұрын
Illaahey hakaa farxiyo walashey wan kula dareemeynaa dhibka
@thestrongperson519
@thestrongperson519 2 жыл бұрын
Aamin yaa rabi
@sabrinaabukar8873
@sabrinaabukar8873 2 жыл бұрын
Aaaamiin yaa Allah
@cabdisamednuur4469
@cabdisamednuur4469 Жыл бұрын
Keep going
@xasanadan8352
@xasanadan8352 2 жыл бұрын
Allow dhipta ka qaad adiga maaalik aheee yaa rabi kurbadaaaa allow ka feed oo wnaaag iyo frxd allow ugu badal
@sucdiyuusuf1970
@sucdiyuusuf1970 2 жыл бұрын
thank you wll❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯
@hothanmouse3253
@hothanmouse3253 2 жыл бұрын
Akhi Allah ku xifdyo
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 жыл бұрын
Aamiin ducadada alle how aqbalo
@dagancali4500
@dagancali4500 2 жыл бұрын
su,aalaha xage laku so diraa ustaadi
@sahracabdulaahi5161
@sahracabdulaahi5161 2 жыл бұрын
Ilahi hakuudhibyareeyo🤲🤲🤲
@fatimahassan5210
@fatimahassan5210 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@farxiyocabdi406
@farxiyocabdi406 Жыл бұрын
Mahadsanid wll mcn
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 Жыл бұрын
Aad iyo aad ✅ mahadsanid
@ruweydoabdirashiid8500
@ruweydoabdirashiid8500 2 жыл бұрын
Wllo ayuub Allah ku sharfo aduun io aaqiro 🙏😭sorry Abyo mcn ilhy dhibka haka qaado 😭
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 2 ай бұрын
Qudba siro waa xaaraan subxanalaah😢
@vikramruh2348
@vikramruh2348 2 жыл бұрын
Subaxalan
@هنادي-12
@هنادي-12 2 жыл бұрын
Abayo ku qaba to iyo khadar alle ba wa la qata ee alle ha ku fududeyo nabsi dhel dhel ma ahan qofkasto gedko aburto mirahisa ayu gurana marka abyo alle bari cunuga markad dhasho dhexda xero shaqeyo markas horay usoco cashar ayad kabaraty alle is ku xer salad is takhaaro tuko in u alle goan saxan ku wa fajiyo guleyso abayo
@zeynuushsiman9381
@zeynuushsiman9381 2 жыл бұрын
Subxanalaah
@bureqoahmed6379
@bureqoahmed6379 2 жыл бұрын
Gurimuslim maga waxaaran isgatag abaayo cunugana uxamalo korso wallahiewadulinimo meeshi igu xumed qodbasiro wa sino xaran
@fahiimoahmeddiiriye6192
@fahiimoahmeddiiriye6192 2 жыл бұрын
Apyo ilhy hkuu fududeeyo
@sihaamyuusuf4890
@sihaamyuusuf4890 2 жыл бұрын
Sorry walashy ale hakuu dib yareeyo 🤲😭😭😭😭
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 2 жыл бұрын
Dee miyuu qaba so digi yiri qudba siro waa xaran wll see rer lo dumiyaa
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
😭😭
@tahniyaabdiqani1768
@tahniyaabdiqani1768 2 жыл бұрын
Asc walal su aalaha xagee laguso gudbin karaa mahdsnd wll
@diyaahmed1695
@diyaahmed1695 2 жыл бұрын
Wll wnka xumahay wxa kgu dhcay horta Aniguse waxaan kugu la talin lahaa inaad caloosha dhagax gashatid ood iskaysid Noloshaadana aad go’aanki ugu weyna qaatadid 1-In lagugu qoslo ama lagu caawin waayo iska indha tir, qofkii kucawiyo arag kii kalana hawjoojin waalidka allah haka dhigee 2-guriga uu gabadha uu ku qabo aad, adoo ku galaya ilmaan usidaa ninkanna waa ninkayga, go’aankan ku dhiirananoow qof adagna waa inaad ku noqota,gurigana khasab ku deg yacnii isaga meelu kadhow yahay joog,tus inaadan ilmaha kaliga dhallin ,naagtiisa ayaan ahy baad dhihi,taasina been mahan. 3-hadday labada qodob hore kuusuurto gasho, Oo ilmahaaga laguu biilayo waa pressure lagaa dulqaaday,ilmahaas biilkiisa waa in meel lasaara. 4.ninkaaas nin nimo haka doonin hadduu biil kugu siinayo. Kaasi kuuma qalmo adiga 5-gabadha uu hadda qabo adiga dhibaatadaada maahan wax dhibaato ama nacayba hawgeysan iyada, waxba haku mashquulin..dhibaatdaadu waa ninka. 6- haddaad waxbaranysay ama shaqysanaysay meel iska soo saar oo ilmahaaga u dadaal, inuu bari ciilka maanta kuhaayo kabogsiiyo aaa dhici kartee tarbiyadiisa ku dadaal abihiiso kale yuunan ka noqon 7-toobad keen guurka qodbo siro da ah guur xalaal ah maahe,ilaahay waa qafuuru raxiiim toobaduna way ku furan tahay... 8-Weydhacda laakiin qofka kaliya iska saari kara waa adi abaayo dadaal bes Ilaaahay haku garab galo Anna waan kuuso ducayn insha Allah
@هنادي-12
@هنادي-12 2 жыл бұрын
Abayo Haa lkn hadey guriga tagto hadhow hadu ku in kiro kawaran horay ayan u aragnay Dumar badan ey rag ilmo ku in kiren 30 dollar ey ku weydo hada 30 dollar wax badan ma han lkn hadu ku inkiro aya kadaran tas aya dhici karto marka aniga waxan dhihi lahay Ilmaha hadey dhasho canuga ha korsato hana shaqeysato ilmo kale yu ku rarin ilen nin canugisa kowad San yelay ilmo kale marabo
@diyaahmed1695
@diyaahmed1695 2 жыл бұрын
@@هنادي-12 Abaayo waala horamaray Ilmaha iyo aabihiba DNA paternity test baa lagu ogaan karaa inu biological father yhy, Waan ogahay yaa 9gaal bilood sugaya inaad hadda isleedahay? Prenatal paternity test baa lagu ogaan karaa intuu caloosha hooyadii ku jiro,Aduunkan hadda lajoogo wax qarsoomi kara malaha! Laakiin umalayn maayo qof caadiya inuu go’aan qaadan Karo. Ninku wuu dayacay inuu ilmaha kudhibo maahan oo cidla kaga dhaqaaqo. Sababta aan taladan usiiyey baa waxay tahay inaysan waalidkeed xataa caawinayn ba ogahay somali oo madax adag baynu kasoo wada jeedna,hooyo ilma aan xlaal ahyn korsanaysa iyadoo dadku waxay dhihi lahaayeen iska indha tiraysa wey yar tahay!
@هنادي-12
@هنادي-12 2 жыл бұрын
@@diyaahmed1695 Haa abayo wan ogahay in dhiga laga qadi karo lkn somalia wad og tahay lacag aya shaqeyso kawaran hadi dadkii dhiga barayay lacag la siyo oo in kira la dhaho ama lo han jabo
@xamdicabdullahi3685
@xamdicabdullahi3685 2 жыл бұрын
ustaad qudbo sirada waa ka ak dhawdahay bid maahe totali waa xaaraan culumada sas bedhaheen hadiibo waligaa ku mahre so xaaran maaha subxnllh war gabdhow qimihiina kor uqaada allha ku sharfay maxaa isku raqiisinee😢
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 BAGA
@birimoboss747
@birimoboss747 2 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahow usaqir maskiinta waa halis qudbo siro
@yoonisahmed-lb6tt
@yoonisahmed-lb6tt 3 ай бұрын
Waa xaaran walalo qudbo siradu waxa weeye inaa xumaan layskugu tago
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@kowsar39
@kowsar39 Жыл бұрын
noo soo badi qisada 🤦‍♀️
@vikramruh2348
@vikramruh2348 2 жыл бұрын
😭💔💔💔😭😭😭
@ahmedismail3264
@ahmedismail3264 2 жыл бұрын
Instigaramka igala hadal ayubow wll
@xamdicabdullahi3685
@xamdicabdullahi3685 2 жыл бұрын
markaa dhaftaada qiime weso o waalidka qasaariso waa dhibaato subxnllh
@MaanowAbdi
@MaanowAbdi 9 ай бұрын
Khudba si rada way banan thy wayo masafada romada way baninyin khudba sirada waa sii
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 2 жыл бұрын
Asc waa run horta wixi alle qoro kunsano bay kaa wayn yihiin lkn Anigu nin hooyadii naag kale u dhisayso ma jeclaadeen mana guursadeen hadaan jeclaa xataa Jacaylkiisa martaas baan ku joojin lahaa. Maxaa yeelay hadhoow reerkaas khilaaf ma waayayo Sababtoo ah waalidkii ilama rabo. Waxaan oran lahaa kuqabatay waa la qaataaye iska korso ilmahaaga Iskana samir🙏🙏🙏🙏🙏
@rahmoahmed7395
@rahmoahmed7395 2 жыл бұрын
ayuubow wllow dumarka waxaan waxaa in ta badan kusababa waa cishqiga xad dhaafkaa inkastoo qadarta alle laga dulboodayn hadan kaadsasho ilaahay insaanka waa siiyaa mawduucyo lamida noo sooduub aan kafaaiidaysaneeh
@yoonisahmed-lb6tt
@yoonisahmed-lb6tt 3 ай бұрын
Cishqi cid walba wuu ku dhaca laakin qooqa ayaa lagu kala duwan yahay qofku waa inuu soomo is qabto haduu damco inuu xumaan ku dhaco
@iqrohasan838
@iqrohasan838 2 жыл бұрын
Walhi ayuubow 30kaa amobaa hantiy yahay kuwaan .5 laa siineeynin oona bannkà lagu ureeyayaa heeynaaa
@ilhaanaxmedsalax2690
@ilhaanaxmedsalax2690 11 ай бұрын
wall ayuup wllhi ben kuma shegayo vidoe yadada dhiiri gelin ayn ka qada...hdana wxan rawa inan shaqeysto an mel iska so saaro...hoyona wxay iledahe hdda shaqo iska dhaf...lkn nafteyda mrkn uso lapto...mawanin dhar guri mopil weyfa...ycnii wx wlpa hoyo ii ah ..lkn aniGa nafteyda inan shaqeysto...an rawa..omel iska so saro...maxn..sameya iso sheg....
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 жыл бұрын
Rikasta shilalkay is dhigta lagu gawraca hablow sharfkina tan qoskin ilashada o is ilali
@ozkaabdi2801
@ozkaabdi2801 2 жыл бұрын
Wall ayuu bow kaso hadal maalgashiga
@somalilegend7588
@somalilegend7588 2 жыл бұрын
Walll ayuub muxuu furi maba qababee waa qof qubasiro uun lagu qabo Taasina meher maaha gabadhan way madax banaantahay cid qabtana male lkn ilmaha ay sidaayi wecel maaha
@sahra6279
@sahra6279 2 жыл бұрын
Maba qabee muxuu furaa yaa u meheriyay guri muslim ah insn dumiyo ma rabo kuye ayuub 😅 allow ceeb astur
@shushucabdilsn8344
@shushucabdilsn8344 2 жыл бұрын
Qudbasiro anoo aqoon baa hbn nin wuxu yiri aan saas sameyno intaa yaabay oo fajacey aduunyadeyda ma maqal blse walidiinteyda hoyo iga ag dhow aan soo weydiiyo iri kulaha ha ogeysiin ha ogeysiin intu ku celceliyey War igatag iri wax aan aqoon ulaheyn Ku dhaqaqi maayo
@yoonisahmed-lb6tt
@yoonisahmed-lb6tt 3 ай бұрын
Qudbo siradu waxa weeye adoo xaafadu ku ogayn inaa xumaan ku dhacdo hadhawna lagu yidhaahdo gabadha uur uleedahay ninka😢
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 2 жыл бұрын
Alle ha u fududeyo nolosha ay gashay gabdha,mid ragoo gabdhaha ha dulmina oo alle uga baqa.gabdhaa waxaa gashay dhibkaa midka ay lahed waad ku dagi doonta haddana waa uu is dhadhafinaya, dumarka ha laga daayo qayanada.
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 жыл бұрын
Dumarka qaar waxad moda bila caqli wlhy maxa mad madaw galiyey iyo qaris ilahayba muu qarine
@ashaahmed1334
@ashaahmed1334 Жыл бұрын
Illhow u gargaar
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
Qudbasiradu waa sino waana xaaraan ayuubow sidan aad ku talinaysaana ma haboona maxaa qoys Muslim ka dhigay xaaraan bay isku qabaan bee gabadhan iyo ninkan meher isu hayaana ma jiro.
@Ayaan_omar
@Ayaan_omar 2 жыл бұрын
Qudbo siro waa dambi wlh
@sahra6279
@sahra6279 2 жыл бұрын
Gabadhu ninka ay la sheekaystaan ma inay cawradeeda siisaa yaab zino ayaad u badheedhay uur markuu kuu yeelo siduu guur kaaga yeelayaa nin aad la zinaysatay ilaahay cadhadiisa halaga fogaado aad liibaantaane
@hanaqaadhahabaabin1890
@hanaqaadhahabaabin1890 2 жыл бұрын
Ayuub instgramka sualihi wat naga so daahisay dad jwb iyo talo siin ka sugaya jiraa walal
@bizharamohamoutt
@bizharamohamoutt 2 жыл бұрын
Aboowe Ani Nolozhyda Wax badan baan kaafaiday Ilahay Cumrigaaga io cafimaadkaba hakusiyaadio My teacher❤
@DeeqocabdiAadan
@DeeqocabdiAadan 2 ай бұрын
Thanks aboowe
Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1
18:20
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 79 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 54 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 81 МЛН
Guriga nin ayaa la joogay xaaskayga codkiisa ayaan maqlay
8:18
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 19 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 7 М.
Farxad samayso maalin walbo oo 3daan haku xidhin
7:03
Sofiane Abraham
Рет қаралды 7 М.
7 Jileec yeysan kugu arag
10:05
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 85 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 24 М.
10 Xadgudub Lagula Dhaqmo Qofka Wax Jecel E06
27:35
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 34 М.
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 1
20:12
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 135 М.
6  QALADKA  OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO || @Xogtamaalmaha
3:51