No video

SAKEELKII BIYAHA AHAA AYEY WAJIGA KAGA SHUBTAY SAFAR DHEER MARKUU USOO MARAY😱

  Рет қаралды 24,390

Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast

Күн бұрын

=========================================
I make reaction and inspirational videos every week.
Connect with me on social media:
Instagram: / ayub.axmed
Snapchat: ayubaxmed1
Facebook: / ayubaxmedmedia
My gear:
Nikon DSLR camera.
Software:
Sony Vegas Pro 19
Sony vegas pro 13
After effects CC
Adobe Premier Rush
Background sound:
Videohive.com

Пікірлер: 131
@user-de8nk4yx5y
@user-de8nk4yx5y 2 жыл бұрын
الله المستعان. اللهم إنا نسألك حبك وحب من احبك. وحب كل من يقربنا الي حبك🤲🤲🤲
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Si aad uheshid shekoyin xiiso bdan🔥🔥 Dhiirigelin iyo Talooyin dhaxaL gaL ah ku xirnow UsTaad Ayuub🥰🙏
@youtubertinishow9389
@youtubertinishow9389 2 жыл бұрын
Wllo
@munomaxamed7069
@munomaxamed7069 2 жыл бұрын
Saan ujeclahy sheekoyinkaada wallo allah ha ku xafido 😍❤
@drsrayaanxuseen5802
@drsrayaanxuseen5802 2 жыл бұрын
Ayuuuuub ahmed wllka aan alle dartii u jeclahay allah aduun iyo aakhrio hkugu guuleeyo nolol qurux bdan allah hakugu arsaaqo akhirana jantul fardowzo aad ayaa ii dhiirigalisaa allah hkaa abaal mariyee💯💯💯💯👑
@drraxmoofficialchannel6132
@drraxmoofficialchannel6132 2 жыл бұрын
Masha allah taas ayaa been eheyn qofnimadada iyo waxa atahay adiga ayaa mujin karo muhim mahan in an nafteena qofkale kuxirno balse waa in an alle ukaliya talo sarana
@khadracabdisamad4884
@khadracabdisamad4884 2 жыл бұрын
tnks adeer madaxd ii saranthy waxanan kaa barty wax yabo badan runtii waxd thy qof nolosha wax badan kasoo arky kana barty 🤩
@wlaxwlaxofficial564
@wlaxwlaxofficial564 2 жыл бұрын
Ilahey qofkasta muraadkiisa ha u sahlo inta reeraha le ilhey ha isu daayo inta singleka ahna rabbi ha u sakhiro
@hawahaybe5967
@hawahaybe5967 2 жыл бұрын
Wlhi dhiirigaliyaha kliya een haysano dhinac kastaba mhdsanid wlo allaha ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiraba wlo
@amiramohamet608
@amiramohamet608 2 жыл бұрын
Wlhi dadka nasiib badanah miseneh ku ciyaarayan nasiiibka u yimid waligey qof ubax iima keenin iska daay hadiyad xitaa iskaba ilow ruux saas i jecel wali maan helin mid. Xiiso iyo soo martay i wait my realy love 💖😢😢
@nourahussein2534
@nourahussein2534 2 жыл бұрын
Aaaaah wan so maray malintaa wxa is lahaa qof asigo kle dib danbe uma heleysid alxhm allow ada mahada leh manta wxa marya her asiga u ibaryayo xitaa an ka cudo bilesto marka arko un mahad dhan wxay usugnty alle weyne kdb ayuub axmed alle haku barkeyo denbigada iyo denbiga wlidkada alle ha dhafo yarabi 🤲
@nastexacali5958
@nastexacali5958 2 жыл бұрын
wad ku mhd santhy wll dhiiragalintada anago niyad jabsan ayad nadhiiragalisa o niyada no dhista qeyr allaha kusiiyo wax wlbo jeceshahay o qeyr ku ah allaha ku siiyo👍👍👍👍👍👍
@khadraapdirahman5591
@khadraapdirahman5591 2 жыл бұрын
Wan rajeynaya wlhi inan aniguna sidaasi sameeyo qisada wiilka waxyarban ka duwanahy sidazana smeynya I.a
@halimayusuf1477
@halimayusuf1477 2 жыл бұрын
Maashaa alaah alaah ha ku barakeeyo walaal. Qaali
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Mashaa Allah waa guuleystay aakhirkiiii
@sadaammohomed663
@sadaammohomed663 2 жыл бұрын
Mashallah keep going pro
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 2 жыл бұрын
😂😂😂Ayuuuubow raaali noqo Markan sheekadaadi noloshadaa aad soo af xidhay, baaba igu kaa danbaysay ina ku daawado😅😅😅😅. Yacni xuman igama ahan wllo. Xiiso wayn iyo xamaasad bay lahyd. Marka khair insha allaah idin rajyn wllo. 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾✋✋
@ummuiqlaas1
@ummuiqlaas1 2 жыл бұрын
Ani ila hada shekada noloshisa maba dawan hada dawana i.a mar walba waxan jeclahay inaa halgoor wada firsado yscni dugitanka majecli 😹😹😹 Wahsi lee lamaroya🤪😹
@hawahaybe5967
@hawahaybe5967 2 жыл бұрын
Wlo sheekooyinkgu way nagu socdaaan runtii mhdsanid wlo ayub
@muniraqueen6474
@muniraqueen6474 2 жыл бұрын
Alle hanokadayo wall qali 🥰🥰🥰🥰
@djbaan9513
@djbaan9513 2 жыл бұрын
جزاك الله خيراً اخي ☺️
@suleeqoquruxwanaag5636
@suleeqoquruxwanaag5636 2 жыл бұрын
Masha Allah waa qiso xanuun badan lkn meel fcn ku danbeysey alxm Jazaka Laah khayr walalkey Ayuub Ahmed.
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
Wilkaa sokalee lamahelaayo hadaa kuwajiraa isasoqawii baydhahaan InshaAllah badalqayrqabaa
@yasmiinabdirizak8576
@yasmiinabdirizak8576 2 жыл бұрын
Subxanallah alla qftu xaasisanaa qfka xtaa hadaadn rabin lma luguuyo wlhi
@Ahmedramaas
@Ahmedramaas 2 жыл бұрын
Xaasid ma aha ee waxa uurkeeda ku jiray ayay banaanka soo dhigtay waana arrin Muhiim u ah qofka kale
@ummuiqlaas1
@ummuiqlaas1 2 жыл бұрын
@@Ahmedramaas wa gormee gorta aad soo bandhigeyso ma markaad qofkii kujeclaa aad lugoysay oodna lajishay jaceyl aan jirin😓
@queen-hw4wc
@queen-hw4wc 2 жыл бұрын
Sheeko cajiib ah runtii thnks mi ustaad😊😎
@user-jr3ej9pw4h
@user-jr3ej9pw4h 2 жыл бұрын
Mansha allaah wllkygi illhay haku xafido waxad tahay wll qimo badan
@luulsambar2784
@luulsambar2784 2 жыл бұрын
Subxaana llah wllhi waa naxdin sorry qofkasta oolaniyad jabshay waloo heystaa naftaa gabadhaas wey kasoo baxayaa nabsigaas
@sheekhabdulkadir1431
@sheekhabdulkadir1431 2 жыл бұрын
Keep going wll
@fardowsacrahmaan9795
@fardowsacrahmaan9795 2 жыл бұрын
Wacalayku salaam mashallah talo iyo dhiirigalin aad iyo aad u wacan ayaad siisay rabbi hakaa raali noqodo walaal waxaad tahay walaal aad u muhiim badan walaala aan Ku faano aad tahay ayuub axmed horay u soco
@ilhanalii3872
@ilhanalii3872 Жыл бұрын
Subxanalh ilahiyow qof bil adan ah aan sida iglin qof nool side wasaq logu shuba war wuxu xishod darana oo arxan darana
@farxiyomaxamed3899
@farxiyomaxamed3899 2 жыл бұрын
Qof sida uwanag badan Dacad ah rabi igu deeq Marar badan qalbiga ka dhawacme
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Wad mahadsanthy haku soo dhaho waayo Nin wax qabsankaro inow noqdo ayay u horseeday thank u ustaad
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
Waa sheeko murugo badan oo hadana lagu farxo. Dadna qof daacad u ah ayeey raadinayaan dad wixii daacada u ahaa beey ceeyrinayaan. Alhamdulilah calaa kuli xaal.
@adeelsshahad8490
@adeelsshahad8490 2 жыл бұрын
Masha allah dhiiragaliye
@farhiyaabdi5738
@farhiyaabdi5738 2 жыл бұрын
mahasanid wlky ayub
@manunited1561
@manunited1561 2 жыл бұрын
Mashallah brother
@hodanxuzeen8861
@hodanxuzeen8861 2 жыл бұрын
maazha Allaj Ayuub Ahmed Dhiiri Galiye rasmiyah
@ayanabdinasir3436
@ayanabdinasir3436 2 жыл бұрын
M.a Haa mhdsnid
@amiirainaqaali5612
@amiirainaqaali5612 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq taas marka hore adi isxasuuso oo naftaada isbadal kusamee
@noloshamedia1509
@noloshamedia1509 2 жыл бұрын
Ayub soo jeedinta qisooyinka aad buu ugu fiican yahay
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 2 жыл бұрын
Masha Allah ayub my brother jumca Mubarak kuleyahay adiga iyo familkada oo dhan
@munamahomed3489
@munamahomed3489 2 жыл бұрын
Mansha allaah wllo horaya uu soco
@cabdcali6
@cabdcali6 Жыл бұрын
Manshalh
@diirsheduwe
@diirsheduwe 2 жыл бұрын
Masha allah bro
@fatimaxasan5157
@fatimaxasan5157 2 жыл бұрын
Sheeko cajiiba waxbdna aan ka faaidey shukran wllo
@asmamahamuud8343
@asmamahamuud8343 2 жыл бұрын
Asc walaalaheyga jimca kariim
@amirahassanhussein4580
@amirahassanhussein4580 2 жыл бұрын
Wcs wr wb wll qaali sheekoyinka adbn ujeclahy illahy hku xafido hore usoco wll qaali 😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abibokiehyacin6138
@abibokiehyacin6138 2 жыл бұрын
Welcome back bro and jumca Moubarak ayub
@user-cn3cc8fq3j
@user-cn3cc8fq3j Жыл бұрын
Ayub ahmed ❤
@abuurisalle8616
@abuurisalle8616 2 жыл бұрын
Maasha alaah
@nastehasheikh8454
@nastehasheikh8454 2 жыл бұрын
Masha Allah be blessed
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 2 жыл бұрын
asc habaryar indhaheeyga wallaahi ilmaa ku soo istaagtay waa run hadalkaaga markastana waa ku dhageystaa qeyr aan dhamaan adii familkaaga aan kuu rajeynaa
@deeqacumar9657
@deeqacumar9657 2 жыл бұрын
Msha Allah ustaad keep going
@jamaadgamadiidxajimusejama3247
@jamaadgamadiidxajimusejama3247 2 жыл бұрын
Walla mcn halken kala soo xidhidha 🥺
@neimadaher1934
@neimadaher1934 2 жыл бұрын
Masha allah 💝💝💞💞🤲🤲
@nadirhaji1367
@nadirhaji1367 2 жыл бұрын
Qof lala tashado qofka oogu wanaagsan ayaarhy maashllh
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 2 жыл бұрын
Habaar bay qabtay naagtaasi yaa og maanta waxay kusugantahay kolay dhibka 100 jibaarkii nagtaasi way maraysaa
@ashaibra2686
@ashaibra2686 2 жыл бұрын
Wacaleykum ssalam waraxmatullahi wabarakaatuhu walalkey wankusamay
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Masha Allah
@kinsiahmed5541
@kinsiahmed5541 2 жыл бұрын
Asc ayuub ilaahay haku hiftiyo
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 2 жыл бұрын
Sheeko cajiib ah .mahadsnida ayuub
@saynabahmed1838
@saynabahmed1838 2 жыл бұрын
Waliga laysuma mashquuliyo qof asagoo qofku aad moodo jiir qoyay ayuu so noqonayaa
@maryamaahmad4419
@maryamaahmad4419 2 жыл бұрын
Wcs Juma lamidah wllo allaha ku xifdiyo
@shamismohamed42
@shamismohamed42 2 жыл бұрын
مشاءالله تبارك الله
@daaciyahbintusharif2058
@daaciyahbintusharif2058 2 жыл бұрын
Wcs wrm wbr waa qiso waxtar badan
@maqsuudkulmiye597
@maqsuudkulmiye597 2 жыл бұрын
Wow horo usaco
@mubaarighaybe7568
@mubaarighaybe7568 2 жыл бұрын
Ax WlllhY Zi Meeeel Xunbaaaah La igu DhuftaY Dadkah Qaarkood Xumaaaah Ayuuupow Zxp Qisooyinkah WllhY Wax Kuh Qaadashoh ayey mudanyihiine zooh Badi mahadzani
@richhome3678
@richhome3678 2 жыл бұрын
Markasta kuwa daacada ah waxaa loo maleeyaa doqomo waxaana laga Dilaa Niyada nafaheena aan hormarino nolosha wax kastoo aad la kulanto waa qadar iyo qoraal rabi
@aminoadan4190
@aminoadan4190 2 жыл бұрын
Mansha allah
@ummuiqlaas1
@ummuiqlaas1 2 жыл бұрын
Waxa laga yabaa in gabadhi maskinkas jeclaa saa ugashay ay dawaneso videogaan Gabdhoow wiilasha idin jecel qalbigooda hala dhowro 😓🥺
@miskiboolo1360
@miskiboolo1360 2 жыл бұрын
Thnk you 🙏
@amaalmahad6894
@amaalmahad6894 2 жыл бұрын
Maasha allh wll
@ayaanibrahim9306
@ayaanibrahim9306 2 жыл бұрын
My teacher ❤
@yaxyeqabiil5291
@yaxyeqabiil5291 2 жыл бұрын
Asc ayuu boow saxiix waaan kusa laamay marka hore saxiix waxan ubaa hanahay in aad icaawisid saa xiiboow waxan rabaa arimo duksi inaad iga caawisid saxiiboo walaa waxa rageeynaa in aad iiga soojawabi doontii mahad sanid
@yaasmiinali1513
@yaasmiinali1513 2 жыл бұрын
Mahdsnid wallo macaan
@saalaxafrika672
@saalaxafrika672 2 жыл бұрын
A S c Masha allaha ayuubow jimco lamid ah sxb
@nadirhaji1367
@nadirhaji1367 2 жыл бұрын
Maaashsslllh ustaaaad
@zuhraabdi1499
@zuhraabdi1499 2 жыл бұрын
Wlhi dadka qaar waxay samynyaan waad la yaabysaa naxariis darada ixtiraam la aan 😢
@manunited1561
@manunited1561 2 жыл бұрын
Keep going ☺️
@munamohamed5989
@munamohamed5989 2 жыл бұрын
Weey mnta 5 qof kaliya ayaa iga soo horaysay
@gaabsheyre342
@gaabsheyre342 2 жыл бұрын
Hello ayuub su aal ayaan wataa wll miigu jawaabi kartaaa
@ikraanhassan1001
@ikraanhassan1001 2 жыл бұрын
Heedhe aniga mid saan ii jecel maxaa u wayay tolow Alla dumarka qaar nasiib xumaaa qof saan u jecel maa la iska sii dayaaa 🤔🤔🤔
@maxamadibraahim7406
@maxamadibraahim7406 2 жыл бұрын
Inaa fool xuntahay mcquula
@qalbituma8100
@qalbituma8100 2 жыл бұрын
Qisa cajiib leh ayay eheed. Nafsi lama galo runtii
@adnamohamed613
@adnamohamed613 2 жыл бұрын
Jumca mubarak🥰🔥
@cabdicasiis3074
@cabdicasiis3074 2 жыл бұрын
meqa cinwaan ayaaad leedahay bro🤔🤔🤔
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
Wll ayub axmed jumca wanaagsan
@khadarahmed8321
@khadarahmed8321 2 жыл бұрын
Je veux vous contacte ayub j'ai ma propre histoire moi .
@hilaaljamaal8576
@hilaaljamaal8576 2 жыл бұрын
mancha Alaah
@fatuushnoah9949
@fatuushnoah9949 2 жыл бұрын
Wll ayub wad na dhiiri galisa Aduun io aaqiro ba liiban
@cadedaahir5023
@cadedaahir5023 2 жыл бұрын
m.a waan kujeclahaywll
@guledwalqiye23
@guledwalqiye23 Жыл бұрын
Xaqiiq
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Subaxaanallh 😭 😭 😭 😭 😭
@shaymaaibnumohmed2014
@shaymaaibnumohmed2014 2 жыл бұрын
Ixtjraaam daranaaa hdaysan rabin may runta u sheegto maxaaa biyo wasakha ugu shubeee way kubdhacaysaaa nabsigaas
@sihamomar5284
@sihamomar5284 2 жыл бұрын
Wll gabar somaliyed inan talo kulawado rabaa waxan kula wadagaya will anwada socono aya sidan iskula soconay aya marqura hdlkisa wayy ofariimaha udiro igama sojawabayo marwalbo waqti an iskula hdlno imasiyo buzy aya ahy ayu igabaxaa aniganh wn isga samraa marlbo maxan sameyaa wll wana jeclahy walwal aya idilay
@maxamadibraahim7406
@maxamadibraahim7406 2 жыл бұрын
I am sorry hadda ma iskadeysay mise wali sidii u jecshahay
@ijabomaxamed7913
@ijabomaxamed7913 2 жыл бұрын
Msha allaah talo fican sisay runtii
@hawahaybe5967
@hawahaybe5967 2 жыл бұрын
Sakeel waa mlintii igu horysy een maqlo sidn ufhmay waa baaldi biyo ah
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
Sakeel iyo baaldi waa loo wada iaticmaala waa isku mcne un
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Oh sorry fiicnanlahaydaa hadiii qalbiyada la Controll karo 😥😥😥😥😥
@habicabdiofficial2365
@habicabdiofficial2365 2 жыл бұрын
Dadka qaar waa bilaa naxariis wlhi💔
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 жыл бұрын
Wa qiso xanun leh nabsi iyo dulmi bay samaysay ala u mel bixiyo nabsiga ad ban u nimcahy waxa jira wil an xumeyey anon jecel u qabin wayu i jecla ana jecel wax la dhaho ma aqoje wan dayrshay marka hada wan radiya mel an ka helo aya wayey iska kay cafi le dhihi laha
@sweetlife8933
@sweetlife8933 2 жыл бұрын
Wlhi waa sheeko layaab leh qoftu xaasisanaa maxay ahyd
@ifrahmousa1992
@ifrahmousa1992 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@amrinetaali5205
@amrinetaali5205 2 жыл бұрын
Masha allah💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍
NABSI Xaaskii la qiyaanay minyaradii waalatay
19:25
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 26 М.
Guriga nin ayaa la joogay xaaskayga codkiisa ayaan maqlay
8:18
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 20 М.
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 15 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
10 ISKU TASHO EP12
22:03
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 20 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 11 М.
KABTANKA OO SOO HADLAY KADIB MJ AARSIGOODA REACTION BUUQIISA WATA
8:01
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 65 М.
Basaaskii Dilkii ISMACIIL HANIYAH ka dambeeyay & Dalka uu u dhashay |
17:10
Adigoo wanaagsan sababta laguu xumeeyo - ADIGU ISU NOQO
27:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 53 М.
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 1
20:12
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 137 М.
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 15 МЛН