No video

DUMINTA KACBADA & KU BADALIDA MIDA CUSUB SACUUDIGA QORSHIHIISA CUSUB MIYAA?!

  Рет қаралды 73,544

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

CAJIIB! KACBADA CUSUB MALAGU BADALI DOONAA KACBADA SAXDA AH SACUUDIGA MAXAA KA SOCDA?
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
Dulmidiidchannel@gmail.com
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.

Пікірлер: 154
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 Жыл бұрын
اللهم من أراد بلاد المسلمين بسوء فاشغله في نفسه واجعل تدبيره تدميره اللهم آميييين يارب العالمين 🤲
@isseali4614
@isseali4614 Жыл бұрын
Masha Allah
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n Жыл бұрын
Allahuma aamiin
@nuuracayuuni3204
@nuuracayuuni3204 Жыл бұрын
اللهم آميييين يارب العلمين
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 Жыл бұрын
Innallillah waa inna ileyhi rajioun hasbounallah waa nicmal wakil
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@DAARUSUNNA
@DAARUSUNNA Жыл бұрын
Illaahow qeyr ayagana uga dhig anagana nasii sheekh Dulmi diid waan kugu raacsanhay ducadaas... Aamiin
@Bepatient866
@Bepatient866 Жыл бұрын
Sheekh arimahaanoo kale lama falanqeeyo intay dhan u dhacayso Kolay anigu meelaan kuu qaado garan maayee Khayr baan kaa rajaynayaa Ilaahay khayrka haku waafajiyo
@_xaqiiqo
@_xaqiiqo Жыл бұрын
Subxana Allah. Wll Dulmi Diid in aad dhahdo waan so dhaweynayaa waad ku kadsoontay sababta oo ah qpfka muslimka ah aduunyo in uu ku mashquulo maalna ka fikiro laguma tala galin Teydi kale dhismahaan miyaa wax caadi kula noqday walaahi waa cajiib kacbada sharafta badan in wax u eg la dhiso magaceeda magac u eg la isticmaalo waa arin la qorsho laga leeyahay Madaxdan sucuudi joogto meesha ay u socoto Alle weyne un baa og Xaqa Alle ha inagu hanuuniyo kuwa aduun ka saahido oo Aakhiro acmaasheeda ka fikiro Alle ha inaga dhigo
@ayanmohmed510
@ayanmohmed510 Жыл бұрын
Amiin
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Wax ha la hubsado horta yaa huba sucuudigu inu sidaa yidhi
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
@@cabdiraxmanmaxamed3093 Wax intaa ka xun ayay Kabcada ku faleen, reer alla saud, mukacab waa waa shaxan afar waji leh, waxay ku sameeyeen kabcada waxaanan hadal lagu koobi karin
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
@@CarroEdeg Waxaas cadayn yaa u haya taas akhi
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
@@cabdiraxmanmaxamed3093 Walaalo anigu Idaacad ma ahi , KZbinr na ma ihi, cadaynta aad rabtaa ma xadithbaa mise waa maqal iyo muuqaal, Kabcada waxaa ku Yaala Hotel ay iska leedahay dhilada aduunka ugu akhlaaqda xun , waa paris hilton, miyaanad xataa intaana ogayn, Waa naagta porn starka ah ee aflaanta xunxun matasha, daawo
@suleymaanabdulahi2355
@suleymaanabdulahi2355 Жыл бұрын
Maansha, Allah tabaarakalaah SheeQ ilaah Haku xifdiyo maalin iyo Habeenba Diinteena waa Diin ♥️ Nasteexo ah ♥️ 💖 ❤❤❤❤❤❤❤
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Жыл бұрын
Maasga allah aamiin ilaahow iyagana u siyaadi anagana nasii mid aanan ku fasahaadin aamiin
@macalincabdaleahmedabdikad6527
@macalincabdaleahmedabdikad6527 Жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 Жыл бұрын
Walaahi haduu Arladà oo dhan uu ka’dhigo Dahab&Dhayman cid uu Kacbada ILAAHAY swt ka’jeedin karò ma’jirto il’Laa qof uu ILAAHAY swt ka’jeediyey mooyee oo sheydaan qaatey. AlLaahuma naj’jeynaa min’kuli’shar.
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 Жыл бұрын
Allahu musali calaa Mohamad 🤲🏻Nawada hanuuni.
@MohamedAhmed-qg2jz
@MohamedAhmed-qg2jz Жыл бұрын
Masha Allah Sheikh Rabbi Haku xafido. Waa nasiib xumo😢😢😢
@khadiijomacalin7520
@khadiijomacalin7520 Жыл бұрын
Aad ayaan uga xumahy😢lkn alle weyne wuu ilaaliyay halka uu ku aasanyahay sayidkii bilyamis.......❤❤❤❤❤❤
@HamdiMohamud-xg3gv
@HamdiMohamud-xg3gv 4 ай бұрын
Aamiinaamiinaamiinaamiinaamiinaamiinaamiinaamiinaamiinaammin yaarabi
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 Жыл бұрын
Iisha Allaah maxamed binu sayid iyo maxamed binu Salman labaduba waxey wadaan waaku qasaari doonaan guulna kama gaari doonaan illaaheyna isagaa ilaashanaayo beytkiisa
@shijo2055
@shijo2055 Жыл бұрын
ماشاءالله الله يحفظك ويسعدك ويوفقك يا اخي🌹🌹🌹
@nurtoabdirahiim5940
@nurtoabdirahiim5940 Жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun sheeq arintaan makugu raacsani waayo mu dhismo kale doorto meeshaas faqsiga iyo shaleemooyinka loo goglaayo oo kacbada dhismaheeda iyo magaceeda loo ekeysiiyo waa bahdil kacbada lugu wado taasna positiv ma noqon karto dhaqaalaha ka soo galaayo ma fiicna dhaqaalo loogu duceeyana ma ah ee allah yahdiihum hadii allah hanuun la doonin umada allaha ka qabto isaga iyo intii hawshaas la wada aamiin.
@saladmaktubali3725
@saladmaktubali3725 Жыл бұрын
Mashaallah sheikh
@cabdiraxmaanxuseen9096
@cabdiraxmaanxuseen9096 Жыл бұрын
Khabiir or sheekh dulmi diid
@maryamokeyton9176
@maryamokeyton9176 Жыл бұрын
Waa ok aragtideyda Lacagtii aadijirtey Europe , America And Canada in ay u wareegto Saudi Arabia maa shaa allaah
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
SubxanaAllah SubxanaAllah SubxanaAllah
@abdullahiosman1485
@abdullahiosman1485 Жыл бұрын
Inna lillaahi wa innaa ileyhi raajicun. "Waa huru mar" "waa soo dhaweeneenaa" "80 meeel oo meelo daalo" "mukaccab". Subxanallah. Akhi mushrikiinti qureysh waxey isku dagaali jireen waraabinta xujaajta, furaha kacbada iyo daboolitaankeeda. Islamka kadibna jaceelkooda waa 1000 jibaarmay. Maantayna waxaas aad kuhadleesiin. Astaanta xaramka Alle aaway. و من يعظم شعاءر الله فانها من تقوى القلوب
@sihamahmed2338
@sihamahmed2338 Жыл бұрын
Sheekh adunku inu dhamanyo way cadahay khatumada khayar aloow
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Sheekh umadu saas ay waxudhistaan meeshey anaga madaxdeena ay dumiyaan aabiilkiisa kaliyana wax siiyo ilmihiisana wadankale guryo igadhisto school kageeyo allahu mustacaan
@sofiaomar3202
@sofiaomar3202 Жыл бұрын
Aamiin sh
@nuryusuf1551
@nuryusuf1551 Жыл бұрын
Aad iyo aad baad u qaldantay maanta sheekh shay dadka diintooda iyo qibladooda fasahaadinaya bad ka doorbiday od ka fiirisay qeybteeda aduun horumarkeed Alle u towbad keen.
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Жыл бұрын
Subxaanllaah Allaah hanaga qabto sharta🌚
@maryanmohamed7478
@maryanmohamed7478 Жыл бұрын
Waa markii balayo ku dhici laheyd sacudiga subxanllah
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 Жыл бұрын
🙉Allahayow 🤲🏻Eebbow i gee xajka inta tiirarkaaga iyo amarkaaga la tirtirin. Guusha wadaa Iska lege wax naga farxiya noo soo xaree.
@fartunq1128
@fartunq1128 Жыл бұрын
JazaakumuAllah ducadaadana Aamiin 🤲
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah shiikh
@xafso3332
@xafso3332 Жыл бұрын
Salallaahu calayhi Haslam❤❤❤walaykumusalam waraxmatullaahi tacala wabarakatuh
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Rabi
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Inshaa alaah mahamed binu salmaan magaaraayo 2030 Qofkii raali ka ah hasoo duceeyo
@isseomarbarre2760
@isseomarbarre2760 Жыл бұрын
Amiin yaa allaah
@mawliidaadanmuumin9382
@mawliidaadanmuumin9382 Жыл бұрын
Alle xaqa hawaafajiyo m salman iyo madaxda kale ee Islamka
@nafisaahmed8560
@nafisaahmed8560 Жыл бұрын
Allaahu akbar alxamdulilaah dhul dheer wax ma u taranto half minutes ayaa turki iyo Israel lagu hargufay ala wuxuu samaynaaya maxamed salmaan kajoog
@batulahussein797
@batulahussein797 Жыл бұрын
Insha allaah yaarabi amiin amiin amiin
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 Жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@faadumocabdiraxmaanshariif4885
@faadumocabdiraxmaanshariif4885 Жыл бұрын
Aamii
@sihaamahmed3773
@sihaamahmed3773 Жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲
@ikranxaaji9738
@ikranxaaji9738 Жыл бұрын
Sheekh (ALLAAH) Ka cabso kacbada lama duminkaree
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 Жыл бұрын
AMIIN AMIIN AMIIN SH ALOW DUCADA NOO AQBAL YRYA AMIIN YAA ALLAAH AMIIN YRYA YAA RABI AMIIN AMIIN YAA QAADIR AMIIN AMIIN ALOW AMIIN AMIIN
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 Жыл бұрын
Qofna ma beddeli karo, waxna kama dhimi karo/ kordhin karo sharciga Alle swt ee Suuban. Qofnan looma ogola inuu xoolo badan ku raadsado magaca Alle. Alle ayaa uunka iskale. Asagaana uunka kala xukuma.mar haddi ku siiyay ama kaa dhigay wadanka ugu hantida badan aduunka🤲🏻Alhamtulilah dhe. Quraanka>Surah At-Takathur, Quran 102:1-2) [>أَلْهَاكُمُ التَّكَاثُرُ👉🏽Alhakumu takathuru👉🏽The competition will destroy you👉🏽حَتَّىٰ زُرْتُمُ الْمَقَابِرَ👉🏽Hatta zurtumu almaqabir👉🏽Until you visit the graves ( Taasi waxay ku tusin Innuu Aadamuhu weligii dhergi doonin: Balse mufakiriinta waxay dhahaan ha qaadan durbaan culus oo aadan qaadi karayn ⁉️waxaa laga yaabaa inuu dhabarka kaa jabiyo:
@aishahibo8796
@aishahibo8796 Жыл бұрын
Balaayo way badatay ilaahow na amaanso 😢😢
@mariyaadam4865
@mariyaadam4865 Жыл бұрын
Aamiin aamiin yarabi
@samo____side9401
@samo____side9401 Жыл бұрын
Ameen Ameen Ameen 🤲
@shaakirsaid4180
@shaakirsaid4180 Жыл бұрын
mahadsanid wll
@caaishaxaaji5850
@caaishaxaaji5850 Жыл бұрын
Aamiin ilahay ha inoo gar gaaro
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Жыл бұрын
Maasha aamiin
@user-kh2qj8yb4y
@user-kh2qj8yb4y Жыл бұрын
Kabco cisub wax kama jiraan wuxuu sucuudiga samaynayo waa khalad iyo dambi hadiiba ay run tahay SubxaanaAlaah kabcada Ale waa mako iyo madiino Alaahu Akbar
@gntlmn4
@gntlmn4 Жыл бұрын
Subxanallah wa a douyoo
@DAARUSUNNA
@DAARUSUNNA Жыл бұрын
asc... Maxamed bin salmaan waa nin aragti fiican iyo mid aad u qaribanba leh
@nasriinhasaan
@nasriinhasaan Жыл бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل
@user-duckchampo
@user-duckchampo Жыл бұрын
Subxanallha waax kastaa kafiiloo
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 Жыл бұрын
Amin amin
@samatardahir813
@samatardahir813 Жыл бұрын
Aammiin yaa Rabbi
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kubarakeyo
@carinohope3117
@carinohope3117 Жыл бұрын
Waa saas sh 😍
@nmao3632
@nmao3632 Жыл бұрын
Waa ka xumahay dulmi diidow inaad horumar u aragto dhismo loo ekeesiinaayo kacba. Why ay u doorteen qaabka u dhisan tahay kacbada.??qalad weyn baan u arkaa aniga dhismahaas qaabka kacbada loo ekeysinaayo. Waxaan ka cabsi qabaa in future in ay dhacdo dad muslimiin ah inaay ku cibaadeystaan meeshaas.
@Nobody1579
@Nobody1579 Жыл бұрын
Ilahow ma Amiin 🤲🤲🤲🤲
@nuurcade8717
@nuurcade8717 Жыл бұрын
Amiin🤲❤️
@baraarug969
@baraarug969 Жыл бұрын
bismilaah meesha waaba xaafad kaamil ehee ma sidaaney kacbada u weyntahay
@kabdi2408
@kabdi2408 Жыл бұрын
Subxaanallah waxba yaan leysku daalin ninkani maxamed ibnu Salman waa fitankii oo ah nin maryo xiran waa aakhiru samaan waa calaamad xun waa ninka gurgiisa kusoo dhoweyn doona dajaalcawer subxaanallah illaahey hainaga badbaadiyo aamiin yaa rabi
@faizahassan5694
@faizahassan5694 9 ай бұрын
Mounafakin.allahou Akbar
@shucaybshucayb2974
@shucaybshucayb2974 Жыл бұрын
Aamiin
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 Жыл бұрын
Kaabada illahay baa ilachanaya soubhanallah illahow nagakabo adiga calimal kheib
@kamaalosman4461
@kamaalosman4461 Жыл бұрын
Sheekhow Arrinta xagga Rabbi waa gooni, laakiin Ninkan Ilaahi ku imtixaameey Dhulkaas barakeessan iyo Ummadda muslimiinta, waxba muusan reeban inuu Diinta Islaamka Dhaqan Rogo, Waad ogyahay Culuumada Waaweyn oo xabsiga ka buuxa, Ninkani miyusan aheen #AMRI_BINU_HISHAAM) #ABU_JAHAL? siduu uu u dhaqamayo. Allaha ha ka qabto ninkaasi meel fiican uma wado waddan kaasii.
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL Жыл бұрын
Subxaana allah
@abdirashidismail6574
@abdirashidismail6574 Жыл бұрын
Fusiqa ayaad horumarku sheegaysaa subxanalaa waxkale dhiiri Gali sheekh shaneemo iyo tiyaatar horumar makeenee
@januarySl2024
@januarySl2024 Жыл бұрын
Aan ku saxo. Waa mukacab, 6 geesood ama cubic shaped.
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Carabtani wey waashen Walaahi waxay sidani gaal sidey uu dabo socden ayaa ay cibaadadii soo gaadhen se Alle ayaa gurigiisa ilaashanaya
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Жыл бұрын
Awoodda Allah iyo qorshiyiisu waa gaar laakiin ogow insaanka maanta nool waa ka suurowdaa inuu noockasta oo xumaan ah isku dayo
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Жыл бұрын
Alxamdulilah hadii kacabada wax naga yelinba wax walba wa kusurtowa
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Saaxiib Adigaa KZbinr ah ee Faafi
@hodanxuseyn2284
@hodanxuseyn2284 Жыл бұрын
ASC. Walal horumarka sacudiga ma in Culimadii xabsiyo ku gurta ma inay tiri dumarka keligod bay so xajin karaanba bararka & maaweelada gaalada miyanan FITNO aheyn ma in musikadii ay Aadam ka cod dheerata in Ukraina sadaqo la siiyo muslimiinta la qadiyaa etc.!!!
@faadumomoalim6450
@faadumomoalim6450 Жыл бұрын
Oh no. Waw this is so yab
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 Жыл бұрын
Asc Sheekh, wuxuu shaqaaleysiinayaa maaha SACUDIYIIN EE WAA ROBOTS oo lasiindoono CITIZENSHIP ama NATIONALITY,
@BASo-f8e
@BASo-f8e Жыл бұрын
Mukacab means afar geesod
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
waa wadan ciyal mamulayan carabtuh way kibren
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 Жыл бұрын
Maxamed binu sayid iyo maxamed binu Salman labaduba waxey kutala jiraan iney burburiyaan kitaabka illaahey iyo sunnadii nabiga scw laakiin waxey kaqaadi karaan aaba jirin
@nasromohamed1831
@nasromohamed1831 Жыл бұрын
Ilaahayga Runta ah u imaada oo nala ka qariyay Rabiga Runta ah haidin xireeyo in Jesus mighty name, awalba bussiness eey aheyt meeshas ilaah dhul qalaad kama joogo, wale meeshan diin ma oolin Rabiyow mahada Iney beenti isku dhamaanoso ilaaha Runta ah marku qofwalba akhbaarta wanaagsan maqlo u imaana ilaaha noo masiixa u imaada, Ninka allah gurigiisa furaha haayay wale wu idinka raayay dhagaxi madoowna inte la geyna 😩ilaahow doonistaada ha dhacdo❤boqortooyadada hatimaado in Jesus mighty name, Somali yey wanala qiyaame ilaah raadsada ilaah afkiina Run iyo Ruuxiyan lagu caabuda, wale adunyo gadoon aa la jooga carab pagans enough aa ku daba lune kaso hara. Aderow lacagta sacuudiya lacagtaaada ma aha ina burburtid eey rabaan
@nawishupdy422
@nawishupdy422 Жыл бұрын
Allaha kuso hadeeyo wll carab kuma daba lumin ee diinta ba naga dhaxeysa wana ku faraxsanahay Rabiyow ada muslim iga dhigay Alhamdulliah proud to be muslim😭🕋☝️❤
@cabdirisaqxasan4619
@cabdirisaqxasan4619 Жыл бұрын
Subxaanalaah cadiim ilaah hakusoo hadeeyo diinteena islaamka ah oo macaankeeda allaha kutuso
@mamalop311
@mamalop311 Жыл бұрын
I laah haku soo hanuuniyo sida uu anaga inoo soo hanuuniye
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL Жыл бұрын
Allahu akpar
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Waxyaabaha ay horre u sameeyeen Reer Saudi
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Жыл бұрын
Wlal adiga Xataa Cinwaano aan sax ahayn ayaa ku soo qorataa Si aad Dhaqaalo ku hesho. Yaa ku yiri Kacbadaa la Duminaa.?
@samira-141
@samira-141 Жыл бұрын
🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
Wcs Wall SUBXANALAAH 😭 SUBXANALAAH 😭
@daherdaher9790
@daherdaher9790 Жыл бұрын
Warka positive mahaa waa khaldantahy Melkasto astaan dineed ah diinwalba waa meel khaaas ah oo meel labaad lama dhiso. Haday yuhuud tahay iyo kiristanba ama dimaha kaleh baa Maxaay yuhud iyo Kristian iyo Muslim ba kolba mid u qasbanayaa qudus.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Жыл бұрын
Camalka shaydaanka ayaa ah inuu shaydaanku isu ekaysiiyo waxa aad aad u jeceshahay.... ma fahanteen????
@omarhalane4110
@omarhalane4110 Жыл бұрын
Ilahey ka cabso xage Kacbo lagu dumiyay tan kale wa bandhig ama maxfal dacwo ahan galada lo tusa madama ilahey ka mamnucay mako iyo madina
@cumarbarkhadle7483
@cumarbarkhadle7483 Жыл бұрын
Asc.adiga qudhaadu.dadka islaamka ha waswaasin
@daauudcalidaauud2929
@daauudcalidaauud2929 Жыл бұрын
Hilbka doonfaarka malagahelaa maqaayadahas ayinooc waatan aatledahaye
@omarhashi3783
@omarhashi3783 Жыл бұрын
sheekh munaafaq sool ka shekee😂
@laylohasan4069
@laylohasan4069 Жыл бұрын
Sheeqa haku denbaabin waana qalad waxaad ku tiri hishod
@alsiisiabdi441
@alsiisiabdi441 Жыл бұрын
N N K H ❣❣❣❣❣❣❣❣❣
@ALMUFTI8
@ALMUFTI8 Жыл бұрын
الم يعلم بان الله يري
@degan4
@degan4 Жыл бұрын
Sheekhow wax hubso ilaahay ka cabso Cali Dacwo dacaayadiisa ha ku dagmin dadka somaliyeed dimbi ha u horseedin qabrigoodan u baq
@DAARUSUNNA
@DAARUSUNNA Жыл бұрын
Maxaa qaldan haduu arinkan inuu fiicanyahay kuu sheegay horumarkana ay tahay in lasoo dhaweeyo? Ama waxaadan daawan ayaad iskala soo booday ar soomaaliyaa kkkk
@zahramohammed5019
@zahramohammed5019 Жыл бұрын
Asc anaga degan riyad xafada laga dhisayo dhismaha magaceeda ayaa ladhaha xayu murabac halkas ayu murabacu kayimi xafad magaceed weeye somaliyey
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 Жыл бұрын
Ok waan fahanay.
@cabdinaasiryuusufciise5901
@cabdinaasiryuusufciise5901 Жыл бұрын
walaahi 4sana ka hor yaan sheegay iney tan soo socota oo caadi laga dhigaaya iyadoo dadka murmaaya la leeyahay caadi iska dhiga waa dimoqoraadiya nin walba kacbaduu rabuu galaayaa xorwaaya bani aadamka waliba waxaa soo socota in la lacageynaaya dhaqaala lagu bixinaaya waxaad arki dontaa dad dawaafaaya oo leh kacbadaanaa ka nadaafad badan tii hore wax jiraba ma aha ugu dam beyn wax noo haray oo dhiman ma leh kacbadeenii yaa lagu dheel dheelaayaa oo ey gaala hoosta ka maamulaayaan oo qoysas aan asalkaba carab aan aheen yahuud udhalatay ey maamulaayaan walaahi waxka daraney soo wadaan hadii laga aamusa hada kacba yey joogtaa wax ka xun oo aan hada sheegeynin hala xoreeya jihaad halagu qaada intey goori goortahay
@osmanmoalin7771
@osmanmoalin7771 2 ай бұрын
Sucuudigu ma dumin karo kacbada haddii uu isku dayo reer boqor waa laga tirtirayaa dunida
@macowkhalif7724
@macowkhalif7724 Жыл бұрын
Hubsimo hal baa la siistaa
@TheSlaveOfAllah1992
@TheSlaveOfAllah1992 Жыл бұрын
ASC KUWAS WAXAS SAMEYE KUWE CARABEGA OO MUSLIM AHIN KUWE GALAGA
Qabrigii iyo masjidkii nabiga SCW
10:40
Qays Qeyser
Рет қаралды 327 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 10 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН
Sh Umal┇Calaamadaha iyo Masiibooyinka, Qiyaamaha Kasoo Horeeeya.
17:52
Waamaxay Cajaaibta 7 ah ee aduunka ? | Cajaaibta 7 ah |
10:41
OGAANSHO
Рет қаралды 268 М.
Taariikhda dhismaha kacbada || xajka || Sheekh dirir
9:11
Kalsoor Media
Рет қаралды 11 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 10 МЛН