Alxamdulilah niyadaa ii dhisan tay after listening this khudbaha yaa allah u gargaar Muslimiinta
@aichadjibril417911 ай бұрын
ALLAH AYA UU GAR GAARI REER FALASTIIN IYO UMMA ISLAAMKA DHAMAAN INCHAALLAH
@umuayman8363 Жыл бұрын
Msha allah wa khudbah rajo leh wanagsan ilahay ha inoo xafido shekhena umal
@dahirmohamed1387 Жыл бұрын
I laahayow walaalaheena falastiin guusha sii inta ka dhimatay ilaahayaw Janadaada sii ilaahayaw gar gaarkaada usoo daji Malaa igahaada usoo adeeji aamiin yaa rabi
@yayamuhyidin6706 Жыл бұрын
Jasaakalahu Kheiran Sheekhunaa Umal sidasi xaqa uga hadal mar waliba cisi ilaah baad ka helaysaa insha allaah cadawga ilaah ha jabiyo
@خدیجهاحمدمحمد-ص9ن Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء في الدنيا والاخرة فضيلة الشيخ محمد عبد امل اللهم انصر اهل غزة من ظلم اليهود
@hillowleabdirahman9857 Жыл бұрын
Jazaka Allah sheikh mohamed umal
@fartuunmohamed1062 Жыл бұрын
Waa maalin jimco ah ee allow ciidankaada u adeeji walaalaha falastiin ee garabkooda quwadey aamiin Allow cadowga falastiin ayaga isku salido oo isku halaag aamiin guul guul marwalba falastiin gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin
@บุญช่วยราชสาร-น1ย Жыл бұрын
1
@luulmohamud Жыл бұрын
Allahu Akbar Allah ha noo xifdiyo noo dheereeyo cimriga sheekheena caafimaad ka Rabi ha u saaidiyo Insha Allah wey dhaci afka Allah kaama gooyo Allow noo badi isagoo kale Aamiin yaa Rabi
@maryanmohameddirie2043 Жыл бұрын
Allahu Akbar. Mansha Allah Sheikh Mohamed Abdi Umal Allaha ku xafido. Aamiin muslimiinta Allaha u gargaaro.
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Jasakalaah kheyr sheekh alaha ku xafido way baqayaan musliminta manta joogo😢😢
@zeinabosman5151 Жыл бұрын
Ilaahey cimri dheer iyo caafimaad ku sii sheeqeena alaha ku xifdiyo
@abdifitaaxyare8569 Жыл бұрын
Mashallah khudbo qimo badan waye jasakumullahu kheyr sheekh Reer falastiin iyo dhaman musliminta allah guuleyo qalbigoda allah mideyo 🤲🏼☪️❤️
@safiyoabukar785 Жыл бұрын
اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خير
@amatallahbintuosman1092 Жыл бұрын
Reer galbeed waxey yihiin qofkastoo caqli leh wuu ogyahaye ,muslimiintaan aan waxba xanuujin oo walaalahod unaxeen baa ciil igu dilay😢😢 اللهم انصرهم وكن معهم في فلسطين
Aad baa umahadsantahy sheekh umal, Cid kale reer galbeed yaan laga maqlin, Yahuud alle hajabiyo oo walaalaheen falastiin ujabiyo allahuma aamiin. Somaliyeey kaca oo is dilkaan iyo qabyaaladan iska daaya, u naxariista kiina daciifka ah, is garab-gala oo is xishmeeya isna cafiyaa
@abdirizaqarare7822 Жыл бұрын
Allaahu akbar allaahu akbar ilaahoow noo gargaar aamiin aamiin
Jzk kheyr sheekh si waafi oo cabsi iyo hag daro ku jiriin ayaad oga hadashay shartoodana allaah ka xifdiyo
@WiitaxWiitax-cb3ex Жыл бұрын
Ya Allah protect Al masjid Aqsa
@dryaasmiinyaska7405 Жыл бұрын
اللهم إني أستودعك بيت المقدس وأهل القدس وكل فلسطين. اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء في هذا اليوم الجمعةالمباركة، وأنت أرحم الراحمين. أمين يا ربي 🤲🤲🤲
@azmi8244 Жыл бұрын
May Allah protect the people of Gaza and all muslims all over the world. Ameen
@HafssaQuruh Жыл бұрын
Sheikh alle ha kudaayo cafimaad iyo cimridheer alle ha ku siyo galada alle hajeebiyo
@abdulqadirkutub8032 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا
@muktarsiraji9020 Жыл бұрын
MashaAllah our Sheikh may Allah protect you n your family!❤