Duuliye Azhari - Wareysi 2/5 - Duuliyihii baaddiyaha ku rafaaday

  Рет қаралды 62,964

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 86
@Wardoon12
@Wardoon12 Жыл бұрын
Adeer Azhari Kheyr Allaha siiyo in uu Taariikh aanan waxba ka garaneeynin nala wadaago wuu ku mahad san yahay 🥰.
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 Жыл бұрын
Mashaa Allah Waa Idin Salamay Ayanle & Duuliyaha Aduunka Waa Sheeko & Shaahid❤🇸🇴
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wax badan ayaan ka faaiiday waraysigan qiimaha badan Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤❤
@mohamedabdulle6317
@mohamedabdulle6317 Жыл бұрын
Thanks, Pilot Azhari and Ayaanle. This is really the history that needed to be written and remembered.
@JeylaniAbdirahman
@JeylaniAbdirahman Жыл бұрын
Duuliye Azhari gentleman thanks 👍👍👍👍
@abdijabaromar1979
@abdijabaromar1979 Жыл бұрын
Mohamed Siyad Barre Allah yarhamu! Reer Djibouti wan uu duceyna marxumka 🇩🇯
@ahmedmabdi487
@ahmedmabdi487 Жыл бұрын
Mahadsanid, duuliye sare Al-Azhari waxaad soo gudbisay sheeko runtii saamayn leh. Ayaanle adiguna aad baad u mahad san tahay wll.
@waliidaxmed9974
@waliidaxmed9974 Жыл бұрын
Mahadsanid mudane Ayaanle, waxaa inoo soo gudbisay wareeysi qiimo badan oo runtii taabanayo dhinacyo badan❤❤❤
@halbowle0187
@halbowle0187 Жыл бұрын
Masha Allah tabarak walhi waan ka naxay duuliye ahmed guray sidii anigoo aqoon u leh sababta waa ninkaa sabab la, aanta ku dhintay iyo qasaaro mooye faa, ido laga gaarin ilaa hada dabkii bilowday waagaa socdo
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@xamdiabdi5624
@xamdiabdi5624 Жыл бұрын
Asc buuga magacii xagee laga heli karaa pdf ma leeyahay
@shaamtechnology
@shaamtechnology Жыл бұрын
M.A hanolaaato guuleesta
@saidegal4110
@saidegal4110 Жыл бұрын
New generations have no idea how highly educated this generation was. Thank you for sharing their stories.
@Naklamasara
@Naklamasara Жыл бұрын
Wallhi waa taarikh aan waxbdn ka bartay iinkastoo aan anigaa nafteyda injineer diyareeded aaqristay 😊❤
@mukhtaradam7057
@mukhtaradam7057 Жыл бұрын
Dadkii ka Soo qaxay muqdisho dhibaatoyin badan bay la kulmeen lkn dadkii dhibatadaa gaystay ee kumananka kun ee Soomalida dilay manta yagiiba xilal hayaa. intii dhimatay allaha u naxaristo.
@moussamomed3890
@moussamomed3890 Жыл бұрын
Machallah qibrad badan waye
@JeylaniAbdirahman
@JeylaniAbdirahman Жыл бұрын
Thanks ayaanle
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Allaah ha idin xifdiya Dambigeenana ha dhaaf🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 ай бұрын
13:23 Adeer M.M Guuleed Chairman of Somali Airlines.
@Samaanchannel
@Samaanchannel Жыл бұрын
Mashallah great history
@mahadmaxamed307
@mahadmaxamed307 Жыл бұрын
Wasiir Azhari runtii tariikh buu nala wadaagay
@shuceybjakarta7041
@shuceybjakarta7041 Жыл бұрын
Azhari wa Khabiir
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 Жыл бұрын
😊😮woow War sheekadani macaanaa Ayanle🙏👑
@husseinabdulkadir6707
@husseinabdulkadir6707 Жыл бұрын
35:10 waa markii la bilaaway in Siyaad Barre magaciisa la sheego, Ayaanle wuxuu bilaaway dhaleeceyn. Ayaanlow, waxaan ku weydiinaa magacaan markaad maqasho muxuu kontoroolka kaaga dhumaa?
@dulaneyusuf5183
@dulaneyusuf5183 Жыл бұрын
Noolow Ayaanle...
@zainabg979
@zainabg979 Жыл бұрын
Illaahaty haa unaxariisto duuliye sare faarax axmed daad
@maxamedjaamac88
@maxamedjaamac88 Жыл бұрын
Qeybta hooyada labada caruur weysay aabahood ayaa runtii aad ii damqisay😢 Waxaase wali ayaan dara ah in hooyooyin badan ay la yihiin ragoodii
@afariiga1506
@afariiga1506 Жыл бұрын
Waa sugaya
@zahranoor3122
@zahranoor3122 Жыл бұрын
Ayanale salam c
@mubaraksiciid6501
@mubaraksiciid6501 Жыл бұрын
Book bagaci xagee se laga helayaa fadalan?
@zahranoor3122
@zahranoor3122 Жыл бұрын
@salim.123
@salim.123 Жыл бұрын
Amazing experience ❤
@mhandulleh3128
@mhandulleh3128 Жыл бұрын
&***&&&*&&**&**&&&&
@kdsowpod92fg16
@kdsowpod92fg16 Жыл бұрын
Muusa boqor iyo xaashi wahliye waxaa ku soo dhacay madfac uu siyaad bare ciidan kiisa soo tuureen xafad siinaay iskuul janar da uu dhabarkiisa goob joog ayaan u ahaa galabtaa 2boos ayaa noo dhexeeyay gurige ey ku shiraayeen
@duniadunia7492
@duniadunia7492 Жыл бұрын
Abahay waxa la diley 20 Jan isgoska number 4
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto aabo walaal 🤲🤲🤲
@easky363
@easky363 Жыл бұрын
I'm sorry darling.
@ashonero6293
@ashonero6293 Жыл бұрын
Alle ha u naxriisto aabbo walaaal❤
@subraarm4381
@subraarm4381 Жыл бұрын
Abdirashiid Qabrigiisu wuxuu ka soo hor jeeday Horseed iyo Tarabuunka wuxuu ku dheganaa Boarding School ka Nurse and Doctors ama Difeer, Dhaqtarka military.
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 Жыл бұрын
Buugaasi magaciisii xageese laga helayaaa ayaanlow
@drbuux4429
@drbuux4429 Жыл бұрын
من سره زمن ساءته أزمان.
@gureylsk4574
@gureylsk4574 10 ай бұрын
Wariye ayaanle cunsuriyad xanuun ah ayaa ku jirta
@HASHI-tz9us
@HASHI-tz9us Жыл бұрын
waa tariikh aad umuhiim ah ku tuseysa dhibka uu leeyahay in hal qof dalka haysan karin tacadiga dadka lagula dhaqmi jiray dadka waxa ay uhaysteen in hantida qaranka halnin uu lahaa camal uboobeen Alle naguma celiya dhibkaas iyo weji xumadaas
@mussali3427
@mussali3427 Жыл бұрын
Cabdulaahi xirsi ciise ina xirsi doobbi wuxuu ahaa nin dhulbahanta ah oo kacaan ah. oo amar ka haysta meel sare
@easky363
@easky363 Жыл бұрын
kacaanow ba'
@cheyyene
@cheyyene Жыл бұрын
Hanoolaato Buuga soo qor aanu gadanee.
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Жыл бұрын
Khadijo xasan goojaar
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 6 күн бұрын
Haddii aad rabto sawirada hablaha airhost ee xaliimo sacdiyo iyo Khadiijo iyagoo dhalinyaro ah waxaad ka daawan kartaa iyagoo la waraysanayo diyaaradi somali airline ee cawil afduubay 1984.
@saynababdi4263
@saynababdi4263 8 ай бұрын
ASHARI WAXUU KU JIRAY ISAGA IYO SALXAAN IYO SHEEGOOW KUWII WAQOOYI MAATADA GARAACAAYAY ILAAHAY IDINMA SAAMAXO
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Naagtu maxay ahayd aad soo qaaday?
@qodadimuuse5197
@qodadimuuse5197 Жыл бұрын
Gbrta 8da sano shaqeyneysay oo madaxweynuhu kaligeed ujawabay runtii waa arin tiraanyo leh
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Жыл бұрын
Asc ayanle waxa jirey wiil somali aha reer guraceyl inu aha ban filaya ama cabudwaq oo isku dayey inu sameyo diyarad alwax sheyd oo turkiya waten si ay aqontiisa sii kordhiyan raadi ma la og yahay wiilkas xsgge ku dambeyey
@nourmohamed2522
@nourmohamed2522 2 ай бұрын
Runtii waxaan ka qaatay qibrad aad u weyn dhacdooyinka wadanka dhacay, markii loo eego sheekada uu ka hadlay Duuliye Azhari sidoo kalana waa dukumenti taariikhi ah sheekadaan.
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 Жыл бұрын
Sidadaa iska ahaw
@subraarm4381
@subraarm4381 Жыл бұрын
Reer muuse Boqore Holland ayaan ku arkay
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Жыл бұрын
ADEEROW WAX SOO BARA AYAANLOW FACAA OO HEER GAARAY BAAD WAREESATAA ADIGANA SIDII CIYAALKA TIKTOKLEEYDA BAAD UDAQANTAA
@DiiriyeAbdi-xh8ms
@DiiriyeAbdi-xh8ms Жыл бұрын
Barnaa mijkaaga waa qalbi ka hadl waxaa wax ka badal oo waqtiga soo socdo ka hadal futurka
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 Жыл бұрын
Xabaddu waxay Siinaay ka qaraxday 30 Dis. 1990, maalin Axad ah.
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 Жыл бұрын
Maya waruntiis hadad daalka canshuurtiisaa wax ku barateen hadaan ad dumineysan soo qaraaan dumis matihin
@zahranoor3122
@zahranoor3122 Жыл бұрын
Asc
@abditaallo4217
@abditaallo4217 Жыл бұрын
29/12/89 bay dhacday xabadii ugu horaysay waxayna ka dhacday Siinaay.
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 Жыл бұрын
30/12/1990
@abditaallo4217
@abditaallo4217 Жыл бұрын
Osman wll si fiican baan u xusuustaa maalintaas meeshaan marayay iyo taariikhda.mahadsanid.
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 Жыл бұрын
@@abditaallo4217 haa wll, amba meeshaan joogay waa garanayaa, 30 Dis 1990 ayey ahayd, 26 Jan 1991 na odaygii Siyaad ahaa ayaa magaalada ka baxay. 1989 dhacdooyinkii waaweynaa ee dhacay waxaa kamid ahaa dilkii basdaregii talyaaniga iyo mudaharaadyadii ka dambeeyey markii culimadda la xir xiray. Mudaharaadkaas dad badan baa ku dhintay. Habeenkaas baaderiga dhaawiciisa oo ambalaas la ordayso ayaa nagu dhaafay waddada, malaa isbitaalka Madiina ayey kula ordayeen. Sidoo kale sanad kaddib 6 Jul 1990 waxaa stadium Mugadishu ka dhacay dilkii dadka faraha badan iyadoo ay bilaabmayaan ciyaarihii gobolada oo laba sano baaqday dagaaladii waqooyiga dartood. Ayaantaasna waan fadhiyey garoonka oo markhaati baan ka ahaa wixii dhacay.
@najmayoonis5020
@najmayoonis5020 Жыл бұрын
Qadiijo hostes gabar saruur bey aheed mahamed weheliye sheegiwna sidoo kale ala ya rahma
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry Жыл бұрын
Ayanle mxuu kugu sameyey AUN siyad bare? Mar walbe eeda dawladii siyad bare ayaad ceysaa. Lnk Xawadle
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz 6 ай бұрын
Hargeysa iyo Burco iyo waa lafan yihiin, xilliguna waa 1990. Cajiib
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Жыл бұрын
Hargeisa iyo Burco wakhtigaas waalaga qaxey qaxoontiga Darroor baanu joogney! Wakhtigaa Dawladdii baa haysatey sidaa daraadeed ayuu uleeyahay weey ladnaayeen.
@CabdiqaadirNuur-kp5db
@CabdiqaadirNuur-kp5db Жыл бұрын
Odagu asaga ayaaba shaqada markuu bilaabayay musuqmaasuq ku bilaabay markii laqorayay kaligitalisna sidaa ayaa u danbaysa
@kr5995
@kr5995 Жыл бұрын
Leelkase odaygu yuu ka yahay
@abdqanihirsimuse2698
@abdqanihirsimuse2698 Жыл бұрын
Gartay
@zahranoor3122
@zahranoor3122 Жыл бұрын
Aniga hostes Ayan ahay waxa let Zahra nur gabadha mahamed waye dida In ey hose Hostes guri Karan ka dib aniga gacanta tagey sido kaqtan shegay runway magaca Ayo khalafay aniga ku saxayo in ey gurisadan joranalku so qo Koray London Aya deganahay
@ahmedgarad2788
@ahmedgarad2788 Жыл бұрын
Duuliye sare Mohamed weheliye sheegow wuxuu ahaa, nin Saruur ah , oo Duuliye cajiib ah, aabihiisna nin lacag leh ayuu ahaa sidaa maqlay, saruurkii xamar madaxda ka ahaan jiray ayuu ahaa, intaan habargidirta qamaamka ah soo gelin hhhhh
@muunahasan1238
@muunahasan1238 Жыл бұрын
War odeyu been weyna wuxu yidhi wax dilay garan mahayo hade siyad bare yaa madafic ku garacay xashi wehliye iyo muuse boqor raabi ha u naxariisto
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Жыл бұрын
Iimaan laawa yaasha uu sheegayo waa noocaada ookale weriye isku sheegoow
@abdirashiidabdirisak6758
@abdirashiidabdirisak6758 Жыл бұрын
Buuqa duliyaha halkan ka heli kara
@mahadabdihassan3326
@mahadabdihassan3326 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk aduun
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Жыл бұрын
AYAANLE CALOOLWEYNE WALEE AQLIGA CALOOSHA BUU KAAGALAY...ADEER 60 JIR BAA TAHAY EE TII KUDASHAY WALLAHI WAIKUGU QASAARTAY
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 Жыл бұрын
Somalia nin walba siduu doono uu wax noogu sheegaa
@Doctorwashington61
@Doctorwashington61 Жыл бұрын
Book xge laga hela mr ayanlow
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Жыл бұрын
AYAANLE CALOOLWEYNE WALEE AQLIGA CALOOSHA BUU KAAGALAY...ADEER 60 JIR BAA TAHAY EE TII KUDASHAY WALLAHI WAIKUGU QASAARTAY
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Жыл бұрын
xaarka iska dhaq horta
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Жыл бұрын
AYAANLE CALOOLWEYNE WALEE AQLIGA CALOOSHA BUU KAAGALAY...ADEER 60 JIR BAA TAHAY EE TII KUDASHAY WALLAHI WAIKUGU QASAARTAY
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 111 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 7 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 26 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 111 МЛН