Duuliyihii 20sano kadib SHAQO LA'AANTA NOQDAY -- Muxuu Sameeyey? -- Sheeko

  Рет қаралды 20,962

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Sheeko -- Duuliyihii 20sano kadib SHAQO LA'AANTA NOQDAY -- Muxuu Sameeyey?.
Waxaa noosoo jeedinayo Adam Abdi Abuzuhri (Camoo Adam).
Daawasho wacan

Пікірлер: 104
@ogaansho
@ogaansho 2 жыл бұрын
al ustaad aadam maadeey , qisyooyinkiisa waa cajiib : mar ayaan soo qaban doonaa sidoo kale , mahadsanid cabdiwali akhuuya
@yaxyebashiir1692
@yaxyebashiir1692 2 жыл бұрын
Masha allah labada ustaad cabdiwali iyo cumar inshar baarakah laah fiikum.
@mahamedyuy3582
@mahamedyuy3582 2 жыл бұрын
Soqabo wll omar
@mohamedyussuf7133
@mohamedyussuf7133 2 жыл бұрын
Cumar fuaadoow Waan ku salaamay Ina Aboow
@jiridabdinasirnuh6599
@jiridabdinasirnuh6599 2 жыл бұрын
Soo qabo uztaad in shaa Allah
@Carafaad.Cabdikerim
@Carafaad.Cabdikerim 2 жыл бұрын
Ader Aaden waxaan ahay Araday Wadankii iyo waalidkii muddo aanan arag sheekooyinkaada markaan dhageysanayo waxaan dhextagaa wadankii iyo waxsheeggii waalidiinta, Fadlan Taxanahan Sheekooyinka Noocan ah noo wad adero, (Nin 20tan jirsaday iyo waayaha adduun waa lagdamayaan)
@anfacabdukadir7678
@anfacabdukadir7678 2 жыл бұрын
Markaa somalia la joogo koorso waxba kuma tarayso camuu...koorso qabiilkee ka dhalate la dhaho ba jirto, sababtaas by dhalinyarada shaqo la aan u tahay deedna tahriib by isku shubaan.
@adanxasan2755
@adanxasan2755 2 жыл бұрын
wallahi waa jeclahey odeygaan, (sheekeyinkiisa,) hadey macquul they inoo sobadiya, (insha Allah) waad mahadsan tihiin.
@abdiqaniahmedmohamed6413
@abdiqaniahmedmohamed6413 2 жыл бұрын
Mncha allah Waxay ii tahay dhiiri galin dhaba waxan Kı dhıbana luuqada turkiga
@zakariyemohamud9693
@zakariyemohamud9693 2 жыл бұрын
Sheekooyinka wax badan baan ka bartey mahadsanid marwalba nookin
@abdulkarimabdullahi8447
@abdulkarimabdullahi8447 2 жыл бұрын
Mahadsanid Abdiwali sidoo kale mahadsanid camoo aadam😁😁
@cabdiyoose9212
@cabdiyoose9212 2 жыл бұрын
Camuuu shekadiiisa laga dhargi mayo Soobadiya he
@3HDTrolling
@3HDTrolling 2 жыл бұрын
M.a camow aadan qof waayo arag ah wax badana fahansan
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Fadlan isoo booqday 2k ayaan gaari rabtaa
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 жыл бұрын
laga yaabee inay somalidu qaar layaaban nin eedadii iyo walaashiis magaalo u joogan hadana nolol adag soomaray Aabihiina iyo adeerkiina shaqeeyaan kkk
@M.Suriyan
@M.Suriyan 2 жыл бұрын
Camoo sheekooyin badan ayaan kaa sugaynaa👏🥰
@matanebrahim9697
@matanebrahim9697 2 жыл бұрын
Masha.allah Shekadaan Aneyba igu dhacdey Barakallah Aniga Waxaa iqabsatey inaa waxbartey kadibna aan la shaqeystey raga Waxbarasha soo marin kadibna Aan doontey Civil eng Kadibna Raga Fresh ah Secondry kasoo Qalinjabinta isku Class lanoqdey Manta Alx Eng ahey Biri
@Fatima-cj1ut
@Fatima-cj1ut 2 жыл бұрын
Masha Allah waa qiso murti xambaarsan mahad sanid Adeer
@ayaanabdilahihirsihasan2869
@ayaanabdilahihirsihasan2869 2 жыл бұрын
Waa sheeko waayo arag Nimo badan laga dhaxli karo Pilote 👩🏼‍✈️ waa cilmi aan ku rajo waynay in aan ku takhasuso alle in uu iigu garabgalo iigu duceeya Bishaa baraykan fadligeeda wllyaal
@ayaanabdilahihirsihasan2869
@ayaanabdilahihirsihasan2869 2 жыл бұрын
Waa sheeko waayo arag Nimo badan laga dhaxli karo Pilote 👩🏼‍✈️ waa cilmi aan ku rajo waynay in aan ku takhasuso alle in uu iigu garabgalo iigu duceeya Bishaa baraykan fadligeeda wllyaal
@KOLOKOLO15
@KOLOKOLO15 2 жыл бұрын
Mansha allaah qisas wax badan iga kordhen ayaa nagu cawisey camuu Adam maadeey alle haku xifdiyo waya arag dhameys tiran ayaa tahay abdiwali walal adna intaas ka badan ayaan ka sugaynaa allena haku sharfo
@nuurbocor4478
@nuurbocor4478 Жыл бұрын
Waxaan soo dhaweynayaa sheekooyinka qiimaha leh ee macalin aadan noo soo gudbiyo, kuwaas oo dhiirigelin u ah da'yarta iyo aqoon korirsiga. Thanks
@saki7952
@saki7952 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah Caamu Aadan iyo adigaba aad baan idiin kaga mahadcelineeynaa sidaad qisaska dhalinyarada Soomaaliyeed ku dhiira galinaya ineey wadankooda joogaan isla markaas iyada ahna aay wax ka soo saartaan wadankooda.
@ReerAbdishakur
@ReerAbdishakur 2 ай бұрын
khyr alle ha ku siiyo ustaad cabdi wali khaliif wax badan ayaan kaa faa iday
@abuhurayraabdi1264
@abuhurayraabdi1264 2 жыл бұрын
ASC Ustad waa qiso wanagsan lagana faaidi karo wax badan lkn ustad ninkaas ma usharaxday diinta islamka ugu yaraan makuso hadal qaday wanaga diinta islamka?
@yaxyebashiir1692
@yaxyebashiir1692 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiiba oo anfacaysa dayarta ustaad alle hakubarakeeyo
@abdullahimohamudabdullahi3572
@abdullahimohamudabdullahi3572 2 жыл бұрын
Mash allah ninkaan aad ayaan ugu baahanahay sheekadiisa xigmadeysan allah ha xifdiyo
@abdiali6334
@abdiali6334 2 жыл бұрын
First like and comment mundane Abdiwali Khalif pin igu qabo maanta mahadsanid lawadagida sheekoyinkan diri galinta iyo qisoyinka ✊
@yaxyesaciid2574
@yaxyesaciid2574 2 жыл бұрын
Sxb sidad dhalinyarada u dhiiri galisid abaalkaga xaga rabi baad ka helin anaga abaalkaga waxan ku gudno magaranayno hadaan nahay dhalinyarada soomaliyed
@zakariyecabdimaxamad8229
@zakariyecabdimaxamad8229 2 жыл бұрын
Maharani hadalkagah wax ayaan kalabaxay a ivory zaki ah wll Allah kuxafido
@ismahanmohamud6012
@ismahanmohamud6012 Жыл бұрын
kornish waa meesha aan oogu jeclahay Qatar
@mon_hilaac
@mon_hilaac 10 ай бұрын
Waad isku egtihiine ma walaalo miyaa tihin
@bashiraldalali
@bashiraldalali 2 жыл бұрын
engineer abdi wali camigaa sheekadiisa noo soo badi
@farhiakitchen
@farhiakitchen 2 жыл бұрын
Masha Allah waa good story thanks Adeer
@bashiraldalali
@bashiraldalali 2 жыл бұрын
msha alaah camunaa aad baad usheeko wanagsantahay
@sahalali9568
@sahalali9568 2 жыл бұрын
Msha alah waa kaa qaadnay salaanta inoo soo badiya shekoyinka nocan ah jazakumulah ❤❤🙏🙏
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 жыл бұрын
Apprenticeship baala siiyey
@abdinasirjama7725
@abdinasirjama7725 2 жыл бұрын
Waa sheeko xiiso badan runtii
@kulanso2355
@kulanso2355 2 жыл бұрын
Mnsh allah ustaad allah haku xafido
@khalidsuleiman5
@khalidsuleiman5 2 жыл бұрын
Mashallah camu adam jazakallah khayr
@iqraabdullahielmi8783
@iqraabdullahielmi8783 2 жыл бұрын
Mahadsanid camu youtube furo sheekoyin kaaga wey wanaagsan yihiin
@amsediting5768
@amsediting5768 2 жыл бұрын
Soo badi wllka labadiinuba waa mahadsantihin allah ha idin sharfee
@abdiqani581
@abdiqani581 2 жыл бұрын
Masha alaaah ustad alaha kaa abaaal mariyo
@josephmunasaralimk7927
@josephmunasaralimk7927 2 жыл бұрын
M.a ustaad aad ayaa umahadsanthy
@abdilaahiawil3289
@abdilaahiawil3289 2 жыл бұрын
Mnsha allah soo baadi saaxiib
@raatib4846
@raatib4846 2 жыл бұрын
Waa qiso aad cajiib u ah, mahadsanidiin
@yasinfarah
@yasinfarah 2 жыл бұрын
Ustaad geology kasoo hadal
@xasanyare7660
@xasanyare7660 2 жыл бұрын
M.a waan ka helay sheekadaan
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 жыл бұрын
mnsha Alllah adr Alllah haku xafido adiga iyo abdiweliba
@mohamedfaysal1013
@mohamedfaysal1013 2 жыл бұрын
Sheeko badan nooga sheeke
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 2 жыл бұрын
Mahadsanid adeer, adeernimaa dareennaa markaa noo sheekayso 👍👌👏💪💪💪
@Carafaad.Cabdikerim
@Carafaad.Cabdikerim 2 жыл бұрын
Mahadsanid ader Aaden waa sheeko waayo aragnimo iyo dhiirigelin mudan, Noloshu waa waxbarasho iyo dedaal
@cabdixaliimyuusuf9129
@cabdixaliimyuusuf9129 2 жыл бұрын
sheekoyin cajaa ib ah
@momienahmed6207
@momienahmed6207 Жыл бұрын
waanu kuu xiisnay camuu
@asaddacar9079
@asaddacar9079 2 жыл бұрын
Mahadsanid camoo📿
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 2 жыл бұрын
mahad sanid abdiwali iyo shekha❣😍😘
@ashkiryaredaahir3964
@ashkiryaredaahir3964 2 жыл бұрын
Ma aabihiibaa u ekaa
@canbarocolay6756
@canbarocolay6756 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤ shukran
@haleefqatar9216
@haleefqatar9216 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah
@abdilahihashi1212
@abdilahihashi1212 2 жыл бұрын
Masha allah
@drcabdinaasirsoodaal1293
@drcabdinaasirsoodaal1293 2 жыл бұрын
Mash'allah ustaad allah ku barakeeyo waan ka faa ii deysanay sheekoyinkaada wax badan
@khalifcabdi1097
@khalifcabdi1097 2 жыл бұрын
THANK YOU
@majhoul9370
@majhoul9370 2 жыл бұрын
Camoo camoo
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 2 жыл бұрын
Thanks
@yakubahmed1629
@yakubahmed1629 2 жыл бұрын
Walal kasohadal sida kalsoonida lagu so ceshto
@wiiloabshir5284
@wiiloabshir5284 2 жыл бұрын
Masha allah sheeko waayo aragnimo iyo aqoon inoo ah shukran ustad
@motimacade1
@motimacade1 2 жыл бұрын
Mahadsanid camoo alle cimrigaaga ha dheereeyo noo badi muuqaalada noocana ee qisooyinka wax ku oolka ah noogu soo gudbinayso
@kaytonEmpire
@kaytonEmpire 2 жыл бұрын
Sheekooyinkaaga waan dawaday midksta ustaadi shukran wxbaankaa faaiiday inbadan♥︎
@salmaabdulle9150
@salmaabdulle9150 2 жыл бұрын
شكراً لك من كل اعماق قلبي انت شخص رائع جدأ 🙌🏽 احب اسمع قصصك ، الى الامام 😇
@abdi2728
@abdi2728 2 жыл бұрын
Masha Allah cammoo waa sheekooyij faaiido iyo xiisaba leh weeye markaa jazakallaah
@mubarakiman1093
@mubarakiman1093 2 жыл бұрын
Ilhay garbkaaga hagalo Manshaala ilhay dhalinta haku dayadaan Useful canal
@Abdisamed_
@Abdisamed_ 2 жыл бұрын
wcs camuu
@abdiqaniahmedmohamed6413
@abdiqaniahmedmohamed6413 2 жыл бұрын
Mncha allah ❤💯
@Mohamad65873
@Mohamad65873 2 жыл бұрын
Camow maa shaa alaah aad baan uga helaa sheekooyinkiisa. Alaha barakeeyo.
@rabile3817
@rabile3817 2 жыл бұрын
Asc camoo adiga qisadada maxey tahay noga sheekey
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 2 жыл бұрын
Wcs mudnayal. So noqosho wanagsan adeer adan🥰
@maxamedkinaani5220
@maxamedkinaani5220 2 жыл бұрын
Mazha Allah Ta kale waad isku EEgtihiin
@faynuuswaladuu5100
@faynuuswaladuu5100 2 жыл бұрын
Noo soo badi abdiwalaw walal aad bay noo anfacaysaaye
@yasirosman3164
@yasirosman3164 2 жыл бұрын
Masha llh sheeko wangsan ba camo nooga sheekaysay cibro qadasho badan bana nogu sugan dhalinyaro ahaan Thanks
@RaygalMedia
@RaygalMedia 2 жыл бұрын
Mashallah Xaaji Xikmad Alle ha barakeeyo sheekooyinkiisa qiimaha badan aad ayaan ujecelahay
@hubikan2445
@hubikan2445 2 жыл бұрын
Alle ha barakeeyo waxa dhan ayaan ka faa,iday
@dhagasayn6370
@dhagasayn6370 2 жыл бұрын
Mnsha allah mhdsanid macalin
@drsadiaahmed8321
@drsadiaahmed8321 2 жыл бұрын
Camu Aden wa ku xiisnay
@maryanl804
@maryanl804 2 жыл бұрын
Masha allah guul mclimiin qaali ah
@mohamedadow5780
@mohamedadow5780 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة اللة وبركاته
@calimaxamed198
@calimaxamed198 2 жыл бұрын
Masha allah allaha inxifdiyo
@Ibnu-isse32
@Ibnu-isse32 2 жыл бұрын
Aad aya ugu mhadsan tahay ustaad
@sukaynaibrahim2758
@sukaynaibrahim2758 2 жыл бұрын
Waad mahad santahay camo adan
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 2 жыл бұрын
War sxb cabdiwali ninkani ma aabahaa baa ?
@mohamedahmed-wp2fu
@mohamedahmed-wp2fu 2 жыл бұрын
Qiso cajiiba masha allah☝
@ahmedsucudi3207
@ahmedsucudi3207 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@HAGAAJIYE24
@HAGAAJIYE24 2 жыл бұрын
maasha Allah mahad sanidiin wll
@hodanmohamed2515
@hodanmohamed2515 2 жыл бұрын
masha allaah c/wali iyo aadan
@Mowliid2024
@Mowliid2024 2 жыл бұрын
mahad sanidiin
@Mowliid2024
@Mowliid2024 2 жыл бұрын
mahadsanidiin
@sukaynaibrahim2758
@sukaynaibrahim2758 2 жыл бұрын
Masha allah
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay wll
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 2 жыл бұрын
Thankzz Teacher
@anasibrahim5278
@anasibrahim5278 2 жыл бұрын
جزاكم الله خير الجزاء
@hamzadjama7006
@hamzadjama7006 2 жыл бұрын
Masha allah camo adan 🇩🇯🇩🇯
@sayid6649
@sayid6649 2 жыл бұрын
Masha Allaah Djabuti waa jeclahay
@abdirahman8500
@abdirahman8500 2 жыл бұрын
Adeer Aadan ustaad Mahadsanid. Si asbuuc le ah noogusoo gudbi.
Taariikh Nolaleedka Sh. Maxamed Xaaji Yusuf
18:11
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 6 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Seen Dalkeena u Difaacnaa? || Xeerarka Awoodda!
18:25
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 9 М.
Albaabka Jaxiimada | Caadada Xun | Fandhaal Podcast |
40:13
Omar Inshar
Рет қаралды 83 М.
Lix Hadaad ilaaliso, Wuxuu Nabiga Kuu Balan Qaaday.....!
10:23
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 12 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН