Faa'iido Dagdag ah mise Mid soo Daahdo? || Waydiin Iyo Warcelin || Dal Mise Dibad? || 100K+

  Рет қаралды 14,699

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Пікірлер: 77
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 5 ай бұрын
Hambalyo ustaad Abdiwali 100k ,1m ayaad u qalantaa . Runtii waxa aad ku jirtaa dadka aadka u yar ee Soo gudbiya muqaalo waxtar u leh bulshada somaliyeed .
@cfataxmaxud5409
@cfataxmaxud5409 5 ай бұрын
Jazakallaah. Waxaan kuu soo jeedin lahaa inay barnaamijyadaada ay qayb weyn ku yeeshaan soo koobidda iyo falanqaynta buugta maadaama dadka qaarkood ay jecelyihiin dhagaysiga.
@abdifatahibrahim5399
@abdifatahibrahim5399 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad xalqo faado leh😊
@AdnaAli-s8u
@AdnaAli-s8u 5 ай бұрын
Ilaahay jannadiisa ha kugu casuumo ustaad
@Yuusufrashiid-by5dv
@Yuusufrashiid-by5dv 4 ай бұрын
Masha Alha macalin Hore uu soo ale ciil migag Haa ku barkeyo
@AsadAanoy-20000
@AsadAanoy-20000 5 ай бұрын
masha allah hambalyo hambaliyo hambaliyo walaal abduwali khaliif aad baad umahadsantahay dadaalkaaga aad bixineyso tan kale waxaynu kaa rajeyneynaa inad dadaalkaaga aad 2bo jibaartid markale waxaan kugu hambaliyeyneyaa guusha weyn aad gaartey.
@NaasirHusein-m8b
@NaasirHusein-m8b 5 ай бұрын
Jasakalaha khyr 🙏🏽
@AbdullahiBishar-x9r
@AbdullahiBishar-x9r 4 ай бұрын
Guulayso walaal sare lamasoo koobi karo sidaan ugu faraxsanahay inaad meel sare gaadho. Si dhaba ayaad ugu qalantaa in lagu dhiiri galiyo. Anaguna wax badan baan kaa faaiidnaa. Thanks walaal.
@maaslimmedia
@maaslimmedia 5 ай бұрын
Maalinkii Uhoraysay ee Omar Inshar Waraysiga Soo Wada gasheen ayaan ku aaminay inaad noqon doonto qof noloshiisa ka shaqeeyay maalin maalmaha kamidna inshalaah waan jeclaan lahaa inaynu kulano 🔸
@JimcaaleYuusuf-v7y
@JimcaaleYuusuf-v7y Ай бұрын
جزاك الله خيرا أستاذي
@haniapdi8335
@haniapdi8335 5 ай бұрын
masha alh hanbalyo hore kguma xidhnayn si joogto mar mar bn muqaladada la kulmi jiray lkn follower wanku aha mnta kadib ilahy hygu arsaaqo inan adiga iyo dadka kale wax tarka leh anku xidhmo
@Shukri418
@Shukri418 5 ай бұрын
Jazakullh kheyr ustaad wax badan ka faaidey, ustaad mid ayaan anigu ku guulaystey Quran akhriska iyo saalad duxada maalin walba alxamdulilaah alle ayaa iwaafajiyey marka bilaabay in aan joogteyo salaatu duxa waxaa iqabsan jirtey in aan subaxdii weeso qaato kadib dhoho howshan yar qabo oo sidaa igaga tagto kadibna malinta dambe ka shaleeyo saalada maalina tukanaayo maalinna ka tagaayo kadib waxaan go'aan ku gaarey inaan walwalka iyo shaleetada iska daayo oo maalintey isaamaxdo tukado malinta kalana aan dib u eegin kadib waa ihagaagtey marka walwalkii joojiyey
@ahmedabdihanshi1
@ahmedabdihanshi1 5 ай бұрын
🎉 hanpalyo guulayso sxb abdiwali 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@shiilamohamed7231
@shiilamohamed7231 5 ай бұрын
Asc ustad ad ban ujeclahay dhiri galintadada cilmiga kudhisan mahad said Alaha ku xifdiyo
@HidayaHourshe
@HidayaHourshe 5 ай бұрын
Mahadsanid wll
@AdnaAli-s8u
@AdnaAli-s8u 5 ай бұрын
Hormorumar wacan ustaad
@nasirahmed6243
@nasirahmed6243 5 ай бұрын
Guul
@shamisosman8637
@shamisosman8637 5 ай бұрын
Mansha allaah ilaahay hakusiyaa diyo
@MaddaaleMaxamed
@MaddaaleMaxamed 5 ай бұрын
MAHADSANID WALAAL 🎉❤
@cartedadaalow9089
@cartedadaalow9089 5 ай бұрын
Aad Baan ogu faraxsanahay inaad iigasoo jawaabtay suaasheeda waana kuqancay runtii Shukran ustaad
@abdirizakmohomed1535
@abdirizakmohomed1535 5 ай бұрын
mashaa allah ustaadi wax badan noo faa idaysay mahadsanid
@CABDUWASAC
@CABDUWASAC 5 ай бұрын
Welcome back ustaad❤
@AsmaAbdikariim-k1j
@AsmaAbdikariim-k1j 5 ай бұрын
Masha allaah tabarakalah Habalyo Habalyo Habalyo Guleyso Weligaa wll
@juuwaryele
@juuwaryele 5 ай бұрын
Ustadi machadu Dhoha hadii information ka haysid share it
@Aef_food
@Aef_food 5 ай бұрын
Mashaallah teacher Congratulations 🎉 God bless you
@cawaleAhmett
@cawaleAhmett 3 ай бұрын
m.a ilahay haka ajarsiiyo wll
@muhsinbazarce
@muhsinbazarce 5 ай бұрын
zxp cabdiwali khaliif aad baad umahadsanthy
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 5 ай бұрын
Mnsha Allah Mahadsanid ustaad waa war celin wanaagsan
@ayubdhagacade8854
@ayubdhagacade8854 5 ай бұрын
Masha allah ustaad mabruuk intaas iyo ka badanba waad mudan tahayba
@HaawoAbdullahi-m7i
@HaawoAbdullahi-m7i 5 ай бұрын
masha Allaah wllkey alle hakuziyadiyo hormar tan iyo mitfican ayaa kurajena kudayasho ayaa tahay ruti
@KhadarKeeyow-eo9yl
@KhadarKeeyow-eo9yl 5 ай бұрын
Allah ha ku xafido ustaad khalif❤
@IBRAHIMAWKEY
@IBRAHIMAWKEY 5 ай бұрын
Mash alah ustaad
@Moh_view
@Moh_view 5 ай бұрын
Masha allah mahadsanid ustad
@Adoontii_Allah
@Adoontii_Allah 5 ай бұрын
Asc walaalo waan ku dhagaysataa Allaha ku barakeeyo 👍🏾🙏✅
@aynixayaat3385
@aynixayaat3385 Ай бұрын
@Hibo-k5h
@Hibo-k5h 5 ай бұрын
Mashallah
@Hibo-k5h
@Hibo-k5h 5 ай бұрын
Khairkeeda Allaha ku so xijiyo
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad ❤
@Xulcourses
@Xulcourses 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Aad iyo aad
@nasirahmed6243
@nasirahmed6243 5 ай бұрын
Congrats
@Usama.officia
@Usama.officia 5 ай бұрын
Wll wad mahadsan tahay sida fikrada ha wanagsan nola wadagta
@farxaansaciid8419
@farxaansaciid8419 5 ай бұрын
Mash Allah ustad
@SAWDAALIMOHAMUD
@SAWDAALIMOHAMUD Ай бұрын
Good
@MohamuudAhmed-d4y
@MohamuudAhmed-d4y 5 ай бұрын
شكرا أخي الكريم
@cabdicasiismaxamuud2238
@cabdicasiismaxamuud2238 5 ай бұрын
Thanks ustaad❤
@muhamaxamud466
@muhamaxamud466 5 ай бұрын
بارك الله فيك استاذ
@mmoooooi
@mmoooooi 5 ай бұрын
masha allah mahadsanid wll guuleyso
@jaamacdigaale7403
@jaamacdigaale7403 4 ай бұрын
.hambalyo.100k
@SUHEYB.
@SUHEYB. 5 ай бұрын
Mahad sanid macalin alle haku xiftiyo,m.a
@Fosiyaheersare
@Fosiyaheersare 5 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Abdiwali.. Allaha ku sharfo Kaalin wanagsan ayaad Bulshada uga jirtaa
@shactiroole8929
@shactiroole8929 5 ай бұрын
guulayso sxb abdiwali
@kheyreahmmed
@kheyreahmmed 5 ай бұрын
Barakow ustaad
@abdullahimohamud6493
@abdullahimohamud6493 5 ай бұрын
Ustaad waxan rabay inaan kula xiriiro, sidde?
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 3 ай бұрын
Aniiga waab iska noolahay sidan caruru Yare ucaarsanayay aniiga English waan baartay 4!yrs school aaday laakin noolashi oo dhaan caruruti ku soo koobay hadan huurdad ka kiici wiilkan aniiga iska waaregaya iga soo hoor baxay thanks taladad
@afracaffe
@afracaffe 5 ай бұрын
Mashaa allaah
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee 5 ай бұрын
Thanks 💯
@samirmahamed912
@samirmahamed912 5 ай бұрын
maanshaa allaah
@mohamedhanuuniye8859
@mohamedhanuuniye8859 4 ай бұрын
16:19 Mahadsanid mowduuc aad u wanaagsan weeye, waana kuugu Hambalyeeynayaa 100.6K Waa xadiith walaal: ‎يا أيها الناس عَلَيْكُمْ مِن الأعمال ما تطيقون فإن الله لا يمل حتى تملوا وإن أحب الأعمال إلى الله ما دووم عليه وإن قل وكان آل محمد صلى الله عليه وسلم إذا عملوا عملا أثبتوه (صحيح مسلم)
@ayuubhasan7779
@ayuubhasan7779 5 ай бұрын
Mahdsnid ustaad
@YahyehussenLux
@YahyehussenLux 5 ай бұрын
Adiga mudan
@MohamudDek-f8u
@MohamudDek-f8u 5 ай бұрын
Dibad dalka waxaa yaala qabyaalad
@haredhamze
@haredhamze 5 ай бұрын
Janatul fardows ilaahay haa ku gee yo
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 5 ай бұрын
Mahad sanid mudane jasakallah
@Englishelementarylevel
@Englishelementarylevel 5 ай бұрын
Waxan rabay inan ku weydiyo suaashaan: 1.Waxan ahay arday dhigta fasalka from one,waxan aad u jecelahay inan iska jojiyo sigada balse waan iska joojin la ahay ee waxaan rabay xal aad u fudud ee aan iskaga jojin karo? Aad baad u mahadsantahay mcln.😐jawab wacan....😊
@FatikamuhumedHussein
@FatikamuhumedHussein 5 ай бұрын
Hampalyo Hampalyo Hampalyo ustaad
@kingakqanciye9610
@kingakqanciye9610 5 ай бұрын
Waxaan Ahay Qofkii 1kowaad.
@libaanabdi2302
@libaanabdi2302 5 ай бұрын
dadka aan ugu jeclahay in an dhageysto waa Abdiwali khalif
@saladqu
@saladqu 5 ай бұрын
shaqo ee ugu badan ee Qatar🇶🇦 laga heli karo & shaqooyinka aan ciriiriga ka jirin oo ay dadku ku yaryihiin,, se fursado fcn leh. Ha ahaadaan Science, Tiknoolojiyada, Farsamo & Culuumta Bulshadaba & Luqadaha.
@cabdullaahixasan981
@cabdullaahixasan981 5 ай бұрын
qof walba haduu qof Fiican la saaxiibo yaa u maqan dhalinta xun nabigeena sidaas maaheen dadka xun xataa khayrka ayuu la jeclaa
@AbdirahmanAdam-g9z
@AbdirahmanAdam-g9z 5 ай бұрын
Inta badan comment ma bixiyo, lkn muuqaalkan talooyinka iyo macluumaadka uu xanbaarsan yahay ayaa isoo jiitey. Shaqo fiican baad haysaa muuqaaladan oo kale noosii badi.
@NiciimaAhmed-gk7qk
@NiciimaAhmed-gk7qk 5 ай бұрын
M.sh
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb 5 ай бұрын
❤❤❤🎉
@iftincumar3467
@iftincumar3467 5 ай бұрын
Hambalyo ustaad
@Hiigsasho
@Hiigsasho 5 ай бұрын
ماشاء الله بارك الله فيك استاذي
RICH DAD POOR DAD || Hordhac Cajiib || ILA AKHRI Q-1AAD
28:24
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 46 М.
Awoodahaaga Kici oo Mustaqbalkaaga Sameyso!
18:27
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 33 М.
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,9 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 107 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 582 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Waa maxay Qiimaha Qofku? | Meehaal Podcast
27:39
Meehaal Media
Рет қаралды 25 М.
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 88 М.
baro qaacidooyinka la dhaqanka dadka.
10:20
SAANREEB
Рет қаралды 336
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 85 М.
NINKAAGA TALEEFANKA WUXUU KAAGA QARSADO OGOW MAANTA
18:56
Dulmi Diid
Рет қаралды 45 М.
Sh Mustafe Daawada ,Stresska, Werwerka, Walbaharka ,Baqdinta Murugada Iyo Isku Buuqa
1:08:39
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
Xirfadda Isku Kalsoonaanta! || Sadex Samee Si'aad u Kasbato!
10:18
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 19 М.
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,9 МЛН