Maanshallaah Allah ha ku dhawro/ maantana dhexda u xidha NABADA CEERIGAABO
@yousufabdi743 ай бұрын
Ninkani waa nin iimaan qaba
@HawrarLyrics3 ай бұрын
Waa xiligii lagu kala bixi lahaa meeshaaas. Ee reer Kaas kibray ee dhulmahante tuulooyinkooda loo diri lahaa.
@abdihakimmussa95443 ай бұрын
waa war fiican, waxaa warramay nin aqoon iyo akhlaaq iyo iyo taariikh iyo run yaqaan ah; mhdsanid tihiin
@YaxyecaliMaxamed-j3b3 ай бұрын
Dhubathnafkafarist cadxan😢😢😢😢 hhh
@IsmaacilAbdi-m6c3 ай бұрын
ALLAHAY ha xifdiyo DR NINE baa qaybta ugu weyn ka qaatay.,ahaana abbihii nabad gelyada
@SarahWarsama-o8u3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤MAHADSANID
@saidahmed35243 ай бұрын
Maba dhalan kani yari 1992gii
@Wrd-x8h3 ай бұрын
34sano beenta la faafiyo wa ta Ceerigaabo history Harti Daarood a leh inte leska ken dayay o la yiri cuqdad be qabane iska daya balan waye CEERIGAABO HARTI O LEH WA GUBEYNA SAQAYAN NIMADA WA JOJIN WEYSEN DADKA MARKA E SI JEDAN DILA REER FULAY HABAR HABAR😂😂😂
@abdirizakcumar12723 ай бұрын
Ilaahaw colaadaa cerigabo nabad ugu soo dabaal, dad Kala Maarmi kara ma aha, cidna degaanka ilaahay ku beeray lagama rari karo. Nabad bay ku deeqda.
@mohamodmohamod35743 ай бұрын
Aamiin insha allaa ilaahay hays afgaradsiiyo.
@m.khadarhassan86373 ай бұрын
Beeneey waa run, waatan runtii Ceergaabo
@alihassandaksale28663 ай бұрын
Horgale weyn....
@Mirhan7773 ай бұрын
Shaydaan dhulmahante ah o doonaya dab inu ceerigaabo gasho 😂😂😂 lgu fahan xasanoow
@abdimohamedabdulahi29943 ай бұрын
Wax ashahaado ah oo aanu qaadannay ma jiro hahahahahahaha !!??
@Wrd-x8h3 ай бұрын
Reer isxaaq xaako Ahmad Karaash eray u yiri a hurdo u diiday bal kawaran Deni o hadla 😂Cabadweyna habar habarta😂
@abdimohamedabdulahi29943 ай бұрын
Wuxuu ninkan caddeeyey in magaalada ceerigaabo ay leeyihiin Habar yoonis oo kaliya ???
@SarahWarsama-o8u3 ай бұрын
MAYA. Ceerigaabo heshiisyo kuma jirin oo siduu isba sheegay ee waa lawada degenaa warsangeli iyo habaryoonis. Mar ay is dagaaleen baa magaalada la qaxay. Kabacdi dib iya ganacsi ka dhexeeyey dardeed dib isugu soo noqdeen. Hadana heshiis ka dhex dacay ma jirin buu yiri. Saas bayna ilaa maanta u wada deganyihiin. Kolba anagu waa aanu sheegnay oo waa ogeyn in cerigabo heshiisyada dhex maray DHUBAHANTE iyo beelaha isaaq ay ku jirin. Halkaa waxaa ka cad in somaliland ay iska sheegatay dhulkaas, just maadama sont iyo dhulbahantuhu waagaa heshiisyada kale kala dhigteen.vwaanatii somaliland xukuumadeeda heshiis dhulbahantuhu ku raaceen.
@SarahWarsama-o8u3 ай бұрын
Wuxuu sheegay in sanaag ku jirin heshiisyadii jiritaanka somaliland IYO dhulbahantuhu isku raaceen. SOMALILAND ma sheegankarto runtii ceerigaabo. Ceerigaabo waa magaalo degenaanshaha nabada warsangeli iyo habaryonis lugusoo degey.
@mohamodmohamod35743 ай бұрын
Waa run dagaalkii sokeeye ee dhacay between 1988 ilaa 1991 ,annagaa joogney magaalada waxaa ku hadhay habaryoonis bari oo keliya (Muuse ismail,sacadyonis iyo muuse carre) Hase ahaatee muddo ka dib habaryoonis ayaa gogosha u dhigtay beelihii kaleeto ee magaalada la deganaa oo ay ugu horeysey beesha habarjeclo (basanbuur iyo aduruxmiin). Waxaa ku xigtey beesha warsangelli oo kolkii horeba xiriir ganscsi ka dhexeeyey beesha habaryoonis oo ay ku kulmi jireen meesha loo yaqaano " kala noqod" ,ayaa lala heshiiyey oo loo.ogolaaday inay magaalada soo degaan isla markaana loo celiyo hanti wixii hore looga dhacay mood iyo noolba Iyadoo loo celiyey dhammaan beerihii iyo daarihii laga haystey. Dhulbahante waxaa habaryoonis kula soo heshiisey magaalada daraweyne sidaa uu sheegay inna khaliif ,waxna waa lagu kala qortay. Waxaanna ugu muhiimsanaa in qalinka lagu dhuftay naf iyo maal wixii khasaare dagaalkaasi sababay. In laysu celiyo deeganada la kala haysto dhulkaas oo ahaa beero iyo dhul daaqsimeed waxaa laga haystey badankiisa beesha dhulbahante. Waanna loo celiyey boqolkiiba 95 % beesha dhulbahante dhulkoodii . In dhulka wixii ka soo hadhay dhulkaas iyo beerahaas gaar loo lahaa Loo aqoonsado dhul furan oo aan la kala ceshan karin oo waxaa xaq u leh hadba ciddii ku deegaan horeysey ama hadda deggan. In qofkii dambe ee ka tirsan labada beelood ee geysta dil ama dhac ay soo qabato beesha uu ka dhashay loonna qisaaso cidda uu diley ama laga heshiiyo si waafaqsan sharciga islaamka , sidoo kale haddii hanti la kala qaado waa in la soo celiyaa ama loo magdhabaa hadba cidda laga dhacay xoolahaas. Qodobadaas ayaan ka xasuustaa heshiiskii dhexmaray beesha naalaye axmed dhulbahante iyo habaryoonis bari.
@SarahWarsama-o8u3 ай бұрын
WAAGAAS DHULKA DAGAALO XOOGAN BAA KA SOCDEY. NIN FULEY AHNA MAAHAYN MEEL UU DEGI KARO😆. YAAN LA CEEBOOBIN OO HA LAYSKA DAAYO DAMACA BEENTA KU DHISAN, CADAYMIHII IYO DADKII KA QAB GALAY HESHIISKII ISU KEENAY SOMALILAND IYO DHULBAHANTE BAA NOOL. CERIGAABO IYO SANAAGTA SARI KUMA JIRIN HESHIISYADA KU SHAQA LEH ISKU SOO BIIRKA SOMALILAND KU DHISANTAY . SOMALILAND WAA KU CEEBOOBAYSA1 CEERIGAABO
@adamdalmar89003 ай бұрын
Habar jeclo ceerigaabo kama maqnayn. Halkaa been buu ka sheegay.
@SarahWarsama-o8u3 ай бұрын
@@adamdalmar8900 HABARJECLO WAA DALAQ DAM😀. WAAGAAS DHULKA DAGAALO XOOGAN BAA KA SOCDEY. NIN FULEY AHNA MAAHAYN MEEL UU DEGI KARO😆. DHULBAHANTAHA LAASCAANOOD IYO CAYNABA DEGENAA BAY MEELHAAS WAX IS DHAAFSAN JIREEN. HA CEEBOOBINA OO ISKA DAAYA DAMACA BEENTA KU DHISAN, CADAYMIHII IYO DADKII KA QAB GALAY HESHIISKII ISU KEENAY SOMALILAND IYO DHULBAHANTE BAA NOOL. CERIGAABO IYO SANAAGTA SARI KUMA JIRIN HESHIISYADA KU SHAQA LEH ISKU SOO BIIRKA SOMALILAND KU DHISANTAY OO.
@KeinanJunior42333 ай бұрын
Fake story
@musaali-dk8cq3 ай бұрын
Labada nin ee reer cerigaabo waa ilbaxnimo ka nuuqata warysiga iyo jawaabaha la isu dhiibaayo, runta iyo degganaasha, halka weriyayaash hargeysa aad mooddo in aanay waxba la socon oo su'aasha haboon aany masuulka si fiican u weyddiin karin, dabadeed laysku buuqo.