EPO:| Wacyiga | Maxay ku kala duwanyihiin qofka ogaalka leh iyo qofka aan ogaalka lahayni?

  Рет қаралды 10,661

Nazreen zallah

Nazreen zallah

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@abdihaitham8513
@abdihaitham8513 Жыл бұрын
my role model life coaching ustd nasriin saalax waxan jeclhy qaab ka aad u sharaxey so ee aad ka iyo aad ka u xeelka dheer ee ad u ruugey so oo ad u bisley neey so sharaxa dooda fahan koo da iyo is dhul dhiga dabac leh farsamo iyo xikmat ween ku laran' tahay waliba farsha xan kee da caqli yeey sani woo m,a tabarakllah bb 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢
@nimconimco7203
@nimconimco7203 Ай бұрын
Mashaa allh shukrn wll
@amiiraosman-j8z
@amiiraosman-j8z 4 күн бұрын
Jasakalah abayo waxyaaabo badan baa iga caawisay inaa xal uhelo xilqad walbana waxbaan kala baxay❤
@mariaali5872
@mariaali5872 Жыл бұрын
in badan instagram ban kala socday Alhmdulilah mantana KZbin I am proud of you wllo ❤️🫵🏾
@أمسحرلة
@أمسحرلة Жыл бұрын
خالص الشكر عزيزتي 😊 و الله إستفدت
@ShushuAxmed
@ShushuAxmed 8 ай бұрын
Mahdsanid abyo nasra quruxbadn nolow inta nololjirta❤💯
@FatushAli-d3o
@FatushAli-d3o 5 ай бұрын
Shukran 💕 xabibti cilmigaga Allah ku barakeyo❤
@niciimarooraaye6921
@niciimarooraaye6921 Жыл бұрын
Masha allah wacyigu waa furaha xalqadani waxbadan bay ii kordhisey wllhi ogaalka oo dhan baan fahmay iyo sida lagu helo jasakallah wlaal ilaahay hakaa abaal mariyo.
@SafiyaQueen-qu6pp
@SafiyaQueen-qu6pp 7 ай бұрын
Mahad sanid rabi haka raali noqda❤❤
@NaimaQasim-pn3qr
@NaimaQasim-pn3qr 9 ай бұрын
Masha allah mahadsanid abyo wax badan ka faiday ❤
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 Жыл бұрын
Mansha Allah wll aad ayaad u mahaf santahay wlhi Barnamijtada wn wada daawaday ogaalka Ruuxda Waana Mowduuco Bulshadu aad ugu baahan tahay Kii Alle Waafajiyo daawashadiisana aan filayo inu in uun ka faaiidi Mhd snid Nasriin😊😊
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 Жыл бұрын
Isoo duceeya walaalayaal 2 sano oo murug iyo diiqada ayaan dhex dabaalayayaa
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Waad ka baxaysaa wlaal bi.idni rahmaan laakiin daba gal dareenkaa murugta ah waxbaa ka dambeeya, qasab waxbaa keenay oo ay tahay in aad ogaato. Qof wacyi leh ama aqoontii leh oo ku caawin karayana raadso ama dhakhtar tag hadii aad helayso meelo laga heli karayo dhakhaatiirta aqoonta u leh. Waa muhiim marba hadii aad 2 sano murugo dareemayso in aad caawimo raadsato. Waan kuu ducaynayaa in ay albaabada fudeydka iyo farxaduhuba si dagdaga isugu kaa furaan ilaahay agtiisa waxba kuma aha’e.
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 Жыл бұрын
@@nazreenzallah Amin aamin insha Allah wll mcn
@Ismail-k3d3j
@Ismail-k3d3j Жыл бұрын
Mahadsanid sis 👐
@asiamohamud5344
@asiamohamud5344 Жыл бұрын
Ilahy swt haka saaro murugada io culeeska nafeed ad daremeyso.noloshaan ayaa iska maraxil badan qofka muslimka ah marna qalbigiisa murug kama maqnaa farxadna kama marna .intaas ka dib wll culeska kuheysta ama murugada ad daremeyso .iskama imaan meel mey kaga timid.ama ay kasoo racday.hadey tahy xanunkaa daremeyso inu yahy mid anan qofna kugeysan.waxad sameyso allah swt xudhidh wanagsan lasamee astaqfaarta badi saliga nabiga badso insha allah amurahaga allah wuu kusahalayaaa .kuna samir xanunka qalbiga ad kadaremeyso.ilahy haka dulqaado murugada
@Bellasiraji434
@Bellasiraji434 Жыл бұрын
Runtii waxyaabo badan aanan horay ugu baraarugasanyn ayaAd igu bararujisay sister mahadsanid
@Ugaaso399
@Ugaaso399 4 ай бұрын
Nazreen wad mahadsantahy anigu dhagysi kalia kuma ekyn ee macaa note baan ka qorty❤❤
@naimaabdul4177
@naimaabdul4177 Жыл бұрын
Mnsha allah wan ka helay runtii 😢aniga dhibaatada ihaysata qayb badan ayad ka hadashay lkn xage kala so xariiri karaa wllo manta kugu so biiraY horay u soco
@bulloibrahim2670
@bulloibrahim2670 Жыл бұрын
M.a horumar wacan wlal👸
@KhadraAhmedMohamed-m8q
@KhadraAhmedMohamed-m8q 7 ай бұрын
M.a abayo wxbadan ayaa fahmey alle hakaa abaalmariyo
@mariaali5872
@mariaali5872 Жыл бұрын
Ty wllo ❤️🫶👩🏾🥺🫵🏾
@nazreenzallah
@nazreenzallah Жыл бұрын
Mahadsanid wlaalo 💛🫶
@faaisoabdulqaadir2018
@faaisoabdulqaadir2018 Жыл бұрын
Ty abyo❤
@IqroC.qaadir-b7j
@IqroC.qaadir-b7j Ай бұрын
❤🎉
@AliOsman-p6e
@AliOsman-p6e Жыл бұрын
Asc abayo sobadi si an waxa badhan faid now
@asiamohamud5344
@asiamohamud5344 Жыл бұрын
Markaan bartay inan wakhtigeyga kubixiyo wax ogaalkeyga kobcinaya. Nafteyda ayaa daganansho io xasiloni heshay waxaba igaday qofka an ahay io waxa an donayo io waxa la iga donayo.ilahy iskumid kama dhigin qofka ogaalka leh io qofka an ogaalka laheyn.cilmigu waa saldhiga nolosha
@niiribaazibraahim1215
@niiribaazibraahim1215 2 ай бұрын
Wlhi codkaaga daganan ku dareema
EPO5| Ruux kaste oo dareen ahaan daalayoow!
12:28
Nazreen zallah
Рет қаралды 10 М.
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
БАБУШКА ШАРИТ #shorts
0:16
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,1 МЛН
Sida qofka shaqaalaha ahi uuu shaqada u ilaaliyo
11:31
Macalin
Рет қаралды 16 М.
Dhaxal Mise Kasbasho ! | Caqliga iyo caqli badnida |
10:34
OGAANSHO
Рет қаралды 128 М.
QISADA NUURA OO YAAB IYO AMAKAAG BADAN!!@sawdamqaalib
55:56
Sawda Qaalib
Рет қаралды 82 М.
EPO6 Dadka wanaagsani waa arsaaq |Xasuusin iyo xasilooni.
14:23
Nazreen zallah
Рет қаралды 14 М.
Episode 15: Kalsoonida Nafta| Self-Confidence |Kabasho|
32:15
Hamda Hussein
Рет қаралды 111 М.