sida loo sameeysto trucking Company dalka mareykanka.

  Рет қаралды 4,259

KISTA TV

KISTA TV

Күн бұрын

was sida loo sameeysto trucking Company aad xor u tahay adiga.

Пікірлер: 52
@aligeoraphy3175
@aligeoraphy3175 Жыл бұрын
Thnk u bro
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Adigaa mudan mudane. Thanks for the encouraging words .
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@yusufqasimhussein1766
@yusufqasimhussein1766 3 жыл бұрын
m.a thanks ustaad wax badan kaa faa idey wlhi
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Adigaa mudan mudane
@shuebolow4522
@shuebolow4522 5 ай бұрын
Ustad Meqaa lacag ah ayaa kubaxeyso si aan ufurto company
@KISTATV
@KISTATV 4 ай бұрын
Mudane company noocee ah ma mid truck mise mid dispatch?
@abdifatahstonez541
@abdifatahstonez541 2 жыл бұрын
Thank your buddy
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
You are welcome mudane!!
@abdifatahstonez541
@abdifatahstonez541 2 жыл бұрын
Appreciate it
@amaansanin_omar9172
@amaansanin_omar9172 3 жыл бұрын
Keep going powe
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lifetime'S
@aligeoraphy3175
@aligeoraphy3175 Жыл бұрын
noogu so xijo sida rarka loo dalbada factoring iyo Loadbordka rarka laga dalbada waxa laga raba I hve 3 truck DOT Qof kala leeyahay Ku run gareeya.
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Sida loo dispatch gareeyo trucks: kzbin.info/aero/PLFWX0quocNloMV2lMPc1p6chzjPBv3O9r Mudane intaan kusoo koobay wax kastoo kusaabsan dispatching iyo factoring. After aad daawato haddaad suaala kale qabtid waad isoo weeydiin kartaa
@KM-us2yf
@KM-us2yf 3 жыл бұрын
brother waa mahadsantahay macluumadkada waxaa ka codsan laha in aa inoo soo diyaarisid casharada licenka CDL ee qaybahisa kala duwan waliba meelaha dadka badan ku dhacan iyo waxyaabaha u bahan in la xifdiyo..mahadsanid bro
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Waa diyaar mudane waxaad filataaba waa topigaas iyo sida loo Soo qaato license
@blaak23
@blaak23 3 жыл бұрын
Somalida waa la dhacaa brokers ayaa dhaca xamuul walba ayeey leeyihiin yes. Waar waa lala xajooda la iskama dhigo in aad u baahan tahay rarku hadu yahay Minnesota ilaa Dallas 2500 ayeey leyihiin 3000 ayaa layiraaah haddi aad I baahantaan call. Me back.. Ku kale ayaa hadana lawacaa.
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Waa runtaa walaahi arrinkaan waa arrin jira waxaad moodaa inay sadaqo rarka kuqaadayaan mudane.
@beeryaregamer9319
@beeryaregamer9319 3 жыл бұрын
Taageerahaga howaad ahy zxp
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Mahadsanid mudane. Big tyme gamer..
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@fauzysayid1304
@fauzysayid1304 3 жыл бұрын
Nagu wad waa nagu socotaaye... waxaan sugnaa waa parts 2, 3, ......
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Inshallah kasoo qeyb qaato barnaamijka mudane
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share'S
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook
@umohassan731
@umohassan731 3 жыл бұрын
Wll waxaa rabaa inaa waxbadan kaa faaido ee intee kla soo xiriiraa walll adigoo mahadsan thanks you
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
KISTA TV page Facebook IGAla Soo xidhiidh inshallah
@mohamedabdalla2024
@mohamedabdalla2024 3 жыл бұрын
Masuul hadii aanan aqoon luuqada makaxeeyn karaa gaari
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Haa dad badan oo aan Aqoon luuqada baa wada. Hala wadada iyo rarka lagu qaatana waad iska badan. Marka haa waad wadi kartaa.
@casrishow9110
@casrishow9110 2 жыл бұрын
Wlal Email ayan kuso diray Haddi ad jaanis Hesho iso jawaab Mahadsanid Thanks
@kaptanwehliye4703
@kaptanwehliye4703 2 жыл бұрын
Walaal waxaan Ahay Qof joogo Europa waxan heestaaa Sharciga yar Ee Travel Documents ah . Waxaan Rabaa in aan America imaado Si aan u helo jaanisyadaan Trucks Ka ah Marka war bixin Ma inaga siin kartaaa adigoo Mahadsan aniga iyo dadka ila midka ahba.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
InshaAllah immigration lawyer laxiriir mudane
@aahmed1259
@aahmed1259 2 жыл бұрын
11 waxaad kudarta bank business Goni ku ah
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Haye Mudane waan kudareeynaa!!!
@محمدبنجبرانالمدني
@محمدبنجبرانالمدني 3 жыл бұрын
Waxaan daawan jiray taraaglayaal carab ah hadii soomali lahelay waa ok
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Maansha Allah Somalidaa trucka kaga badan qolya badan oo Soo galooti ah, laakiin anagu wax ma document gareeyso ee waa sheekeeynaa.
@Mohamed221k
@Mohamed221k 3 жыл бұрын
Sxb waxaa jira dhalinyaro somaaliyeed oo dalka kana galay ama kuso socda kuna haminaya inay taraagyada kaxeeyaane bal barnaamijkasosame sida loheli karo
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Mudane way fududahay InshaAllah
@Mohamed221k
@Mohamed221k 3 жыл бұрын
@@KISTATV haye barnaamij kaso samee sxb adoo mahadsan
@mohamedabdulahi2900
@mohamedabdulahi2900 3 жыл бұрын
Kusoco shaqo wanaagsan baad umada u haysaa
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Mahadsanid mudane
@yusufqasimhussein1766
@yusufqasimhussein1766 3 жыл бұрын
qodob walbo video inooga soo samee adoo si fican ukla dhig dhigaayo ustaad
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
InshaAllah waa talo wanaagsan
@intelligenceprimecapital9265
@intelligenceprimecapital9265 3 жыл бұрын
ASC ustaad hadii anigoo gaariga iskaleh aan jirkad weyn iska diwaan galiyo %12 markuu iga qaato laudka ma ayagaa ii dalbaayo Markaa rar dajinaayo rar kale ma iisii bokimayaan mise magaca unbaa %12 layga qaadanayaa anigoo wax service lay sameyn? Adiga ahaanse sidee kula wanaagsan haduu qofka cusub yahay
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Ayaga kuu qabanaayo loads ka mudane waliba qasab majiro. Meeshaad doonto baad aadeeusaa
@intelligenceprimecapital9265
@intelligenceprimecapital9265 3 жыл бұрын
@@KISTATV waa ku mahadsan tahay sida asxaabta u qiimayso kor ahow walal
@hamdiabdi5643
@hamdiabdi5643 2 жыл бұрын
Asc walalo ad aya umahatsantahay waxay eguqatha waqti inan youtube kadagesto lakin mafahmin.Manshaalah ilahay hakuxifdhiyo
@abdikarimpro3218
@abdikarimpro3218 3 жыл бұрын
Duraan cali
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Yes Mudane!!!
@abdikarimpro3218
@abdikarimpro3218 3 жыл бұрын
@@KISTATV ma walalkaa profesor
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
@@abdikarimpro3218 Maya mudane walaal keey ma aha Duran cali
Erayada Truck Dispatchers ku isticmaalaan baro..
16:33
KISTA TV
Рет қаралды 6 М.
Sida Loo Iibsada Truck #Somali
10:03
KISTA TV
Рет қаралды 4,9 М.
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 42 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 51 МЛН
Muxuu yahay sharciga cusub ee Maraykanka ka keenay soogalootiga ?
9:39
SAAXIIBKEY AYA TARAAG  IIBSADAY
24:04
SOMAALI TRUCKER SHOW
Рет қаралды 37 М.
ALONE TRUCKER SOLO CAMPING IN HIS LUXURY TRUCK
9:56
Somali Driving Master
Рет қаралды 13 М.
Dhibaatada Double Brokering: Iska Ilaali
12:41
KISTA TV
Рет қаралды 559
2024 Volvo VNR Atlas S1 $495K Bolt Custom Coach
9:43
InterUnetAutomotive
Рет қаралды 757 М.
Baro Sida loo sameeyo Dispatch #Somali
11:14
KISTA TV
Рет қаралды 6 М.
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 42 МЛН