Faa'idooyinka Jimicsiga || Sheekh Dirir

  Рет қаралды 150,303

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

Күн бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 564
@abdulazizoogle
@abdulazizoogle 3 жыл бұрын
Maashallah, jazakallah khayran Sheekhuna Maxamed. Diinteenu waa macaan dhankasta. Dadka qaar ayaa u malaynaya in Dadka ehlu diinka ah ku noolyihiin nolol adag oo qallafsan. Arrinku saas maaha sharafta iyo farxaduba waa diinta.
@libinmohamud834
@libinmohamud834 3 жыл бұрын
Haa warumtA
@saidaabdale4906
@saidaabdale4906 3 жыл бұрын
Aad iyo aad
@ayaanqali5966
@ayaanqali5966 3 жыл бұрын
Runtaa weeyaan zheekh waana kugu taageerzanahay zheekh
@safahaji848
@safahaji848 3 жыл бұрын
Waa dhab sheikh waa xaqiiq
@nabiilahiis2107
@nabiilahiis2107 3 жыл бұрын
Mansha alaah sh abdulaziiz oogle
@yaasiinmustafe7179
@yaasiinmustafe7179 3 жыл бұрын
Alle haka raali noqdo sheekh inta aamin leh like saar alle dartii
@MohamedAhmed-qi4ds
@MohamedAhmed-qi4ds 3 жыл бұрын
Masha Allah sheekh
@mohamedimanmuhumed2647
@mohamedimanmuhumed2647 3 жыл бұрын
Eebe ha kaa raali ahaado sh.Maxamed Sh.Omer Dirir Macalinkaygii Quraanka Tafsiirkiisa I baray Alle ha kaa Abaaliyo Wanagaas aad Mar Walba Muslimiinta U Gudbinaysid
@hamsevlogs8714
@hamsevlogs8714 3 жыл бұрын
Ilahy janada haku casino.gabigeena janada hanaga wada casuumo aamin aamin🤲🤲🤲🥰🥰🥰❤
@nouraosman3321
@nouraosman3321 3 жыл бұрын
Mnzha allh ilahy haku xafido adeero shekh maxamad shekh cumar dirir ilahy haku xafido adeero oo cimriga haka dhereyo 🌹💖🤲
@ismailbade6560
@ismailbade6560 3 жыл бұрын
Allhu akabar
@madaromar9660
@madaromar9660 3 жыл бұрын
Sh.maxamed Cumar dirir sheekh umada somaliyoo dhan ay Wadda Jecel yihiin🥰
@cabdicasiisxasan8858
@cabdicasiisxasan8858 3 жыл бұрын
Kolay adiga kaanoqaye, farxad kunoolow sheekh ilaahay xigmad ugu deeqay ilahay hakuusiyaadiyo aamiin amiin, ilaahay jnada ha inaguna kulmiyee
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 жыл бұрын
OGEEYSIIS OGEEYSIIS Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho. Mahadsanid
@guledyatana7552
@guledyatana7552 3 жыл бұрын
ilaahoow cimri dherer iyo caafimaad iyo cibaado saalixa hakugu nooleeyo sheekh muxamed sheekh cumar dirir. ilahy dartii baan kuu jeclahy
@nuuramnuur4886
@nuuramnuur4886 2 жыл бұрын
Aamin
@sophiakiin4762
@sophiakiin4762 9 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@hamsevlogs8714
@hamsevlogs8714 3 жыл бұрын
{ Sala laahu calyhi wasalam } Waalalyaal saliva nabiga yaan la soo gaabin aynu dhamaystirno . ilahayna ajar iyo zasinaad hanaga wada siiyo aamin soonkana alle hanaga aqbal aamin aamin .🥰🤲🥰🤲🥰🤲
@mohamedfarey1297
@mohamedfarey1297 3 жыл бұрын
Sheikh dirir allaha ka raali ahaado wax faaido leh ayaa markaste nala wadaagtaa jazakumullah
@nimcaanadan5584
@nimcaanadan5584 3 жыл бұрын
MashaAllaha dhulka Hooyo hawdiisa iyo jawigiisu quruxu badanaa oo macaanaa qofkii ka maqan ayaa dareemi kara dhulkii Hooyo waan u hiloobay
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 жыл бұрын
Wcs sheekh maxamed cumar dirir alleh haku xafido adiga dhamaan culimada islamka ahba Aamiiiin yaarabi anaga na alleh hanaga dhigo kuwa wax idinka barta
@mukhtarxarin8124
@mukhtarxarin8124 3 жыл бұрын
Favourite sheikh mahadsanid ustaad
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah waa dhiiri galin sheekh maxamed illaahay Haku xafido 🌛♥️
@fayzayygffcabdilahi1540
@fayzayygffcabdilahi1540 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin sheekh ilaahow noo danbi dhaaf ilaahow wajigaga iyo wajiga nabiga scw )natus
@salmayogol276
@salmayogol276 3 жыл бұрын
Mashallah sheikh Mohammed dirir May Allah protect your Iman♥️
@mohamadomar9227
@mohamadomar9227 3 жыл бұрын
Mncha Allah SH.Mohamed Omer dirir alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 8 ай бұрын
ManshaAllaah sheikh dirir nabada Allah ku siyey u mahad ceeli Allah iyo dawlad somaliland oogow somaliland nabadeda Allah u siyey alxamdu lilaahi Rabil caalamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyomacalimaden6806
@sacdiyomacalimaden6806 2 жыл бұрын
Mash allah allow imredher iyo cafimad barkaysan allahku sayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naciimchannal
@naciimchannal 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله بارك الله فيك شيخنا الفاضل الله يحفظك Waa Arin Aad uwanagsan oo Mudan in la baraarujiyo Alle caqlig cimriga iyo caafimaadka ba ha kuu siyaadiyo
@abdikadirali3325
@abdikadirali3325 9 ай бұрын
Allow naga yeel kuwa qataa naseexda iyo baraarujinta sheekha nagu baarurjiyey diinka iyo waxa uu ka qabo jirdhiska. Alloow denbiyeedeena dhaaf mid hore iyo mid soo socdaba Alloow hadaafkaad noo uumtay kuwo kasoo baxa naga yeel Ilaahoow aqbal (AAMIIN).
@a.n4524
@a.n4524 3 жыл бұрын
Jazaakallaahu khayr khayru jazaa sheequnal faadil sh maxamed sh Cumar dirir ilaahay subxaanahu watacalaa haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba
@hassanhussinabdulehassanhu252
@hassanhussinabdulehassanhu252 3 жыл бұрын
Axpapi wn xa nuunsanahee isoo duceeya ya axpaapi Mudo ayaan jiranaay ee isoo duceeya hda dhaqter tegee inw ilhy cafimaad iigu daro isoo duceeya axpaapi
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
1-Maa shaa Allah Wlhi Wa Arin Wanagsan Oo Bararujin Mudan ❣️❣️❣️ 2-Qofka Inuu Cuntada Cafimadka leh Cuno uuna Jimcisiga Badiyo Wa Arin Wanagsan ❣️❣️❣️🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃 3-Burka iyo Waxyabaha Sonkorta Kubadantahay Iska Daya Fadlan Sida Cajerta Burka Leh iyo Bastada Tusaale Hano Ahaado Nabigeena Mohamed SCW ❣️❣️❣️❣️ 4-Calosha Ayeey Cayilka Kabilabataa Waxaana Keeno Bur Iyo Sonkorta Shaxda Kubadantahay
@ruqiyaabdulqadir4261
@ruqiyaabdulqadir4261 3 жыл бұрын
Manshalah ilahow wadanakayagina nabad nogadhig janadina nagukulimi🇸🇴🥰
@barkhadibrahim38
@barkhadibrahim38 3 жыл бұрын
Amen
@haboonadan
@haboonadan 3 жыл бұрын
Anagana Alle ha noo siyadiyo idinkana Alle nabad ha idin siyo. Allaahumma amiiiiiiiiiiiiiiiin yaa Rabbi
@ruqiyaabdulqadir4261
@ruqiyaabdulqadir4261 3 жыл бұрын
@@haboonadan aniga iyo adigu maxan kalanahay sis mise dadka jiran baad kujirita
@addontialle4787
@addontialle4787 2 жыл бұрын
Allaahumaa aamiin jisakallaah qeeyr sheeqeena
@wardaaabijees3988
@wardaaabijees3988 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh noo ducee dhalin yaro ahaan in waanooyinka culimada Allah nagu an faco wanna mahadsantahay
@noora5609
@noora5609 2 жыл бұрын
Masha allah sheekh allaha ku barakeeyo waa qurux hargeyso jawi qurux badan from muqdisho
@mustafekilaas4054
@mustafekilaas4054 2 жыл бұрын
Mansha allaah sheekh maxamed sheekh cumar dirir
@omarsahuur264
@omarsahuur264 3 жыл бұрын
شكرا يا شيخنا وجزاك الله خيرا وبارك الله فيك وارجو ان نكون رفيقا في الجنة انشاء
@nuuracismaan2732
@nuuracismaan2732 3 жыл бұрын
Mash allh sheekh maxmed cumar dirir ale cimari dheerer iyo cafimad allh ha ku siyadiyo
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 жыл бұрын
OGEEYSIIS OGEEYSIIS Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho. Mahadsanid
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله، العقل السليم في الجسم السليم 🥰💝💖
@FAO24383
@FAO24383 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah ya Sheikh Jazak Allahu khayr.
@slandprince7210
@slandprince7210 3 жыл бұрын
Maa'sha'Allah wadankeena beautiful Jazaka'Allah khaayr Sheekh.
@nimosaid9623
@nimosaid9623 3 жыл бұрын
maasha allaah rabi adiga iyo waalidkaaba janada hakuku casuumo yaasheekh anagana hanagu casuumo insha allaah rabi waxan kabaryayaa janatu fardowsa all aclaah inu ingu kulmiyo
@hassanabdullahi3366
@hassanabdullahi3366 3 жыл бұрын
Sheekhaan sida aan u jeclahay Ilaahey ila og. ❤
@khadramohmed1565
@khadramohmed1565 3 жыл бұрын
Gaalada xataa ma ogala in ay intay funaanadaha iska bixi yaan oo ay basaska raacaan soomaalida qaar way isbadaleen social media yadana way ku waasheen iyagoo dad qaar aan wax faaida lahayn aynan keenayn jzk khyr sheekh
@haboonadan
@haboonadan 3 жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah. Rabbi cafimad iyo cimriga ha ku dhereeyo shiekh diriir.
@xasantaraawiix5695
@xasantaraawiix5695 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك شيخنا جزاك الله خير الجزاء
@nimcoabdirahman5580
@nimcoabdirahman5580 2 жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam
@abdulahiyare6603
@abdulahiyare6603 2 жыл бұрын
Mshallah sheikh Idris Allaha kuxifdiyah
@barwaaqocabdilaahi1899
@barwaaqocabdilaahi1899 3 жыл бұрын
mnsha Allah shiikh an jeclahy caafimaad & cimri dherer Alle haku barakeeyo
@djkamaal1328
@djkamaal1328 3 жыл бұрын
masha allah sheikh Mohammed mohamud dirir
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 жыл бұрын
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 3 жыл бұрын
آمين آمين يا شيخنا الفاضل شيخ محمد درر ولك بالمثل وجزاك الله خير الجزاء
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ،العقل سليم في الجسم السليم
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b 2 жыл бұрын
وعليكم السّلام ورحمة الله وبركاته، اللّهمّ صلّ وسلّم على نبيّنا محمّد و آله وصحبه أجمعين
@thorntonheath.croydon.3431
@thorntonheath.croydon.3431 3 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH JAZAAKALLAAH KHEEYR SCW Adeer ALLAHA kudaayo aamiin yaarabi
@amranahmed5559
@amranahmed5559 3 жыл бұрын
أمين يارب العالمين ثم أمين يارب العالمين شكرا لك يا الشيخ محمد جزاك الله خير الجزاء
@aidrousmh6963
@aidrousmh6963 3 жыл бұрын
Mnsha.allh Jazakallah khayran fidiilatul sh. Cumar dirir
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 3 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه أجمعين واجعلنا تابعين له باحسان إلا يوم الدين واسقنا حوض نبينا محمد صلى الله عليه وسلم شربتا لا نضموء بعدها أبدا اللهم امين 🥰💝💖💖💖🤲
@monetaalwaax4723
@monetaalwaax4723 3 жыл бұрын
Sheekh Diriir...mash allah arin qurux badan ayad soo bandhigtay..laakin kabo sports aah xiroo. Because sandalka jirkaaga balance manoqonayo..cafimadkaga sas kujirtaa..
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 3 жыл бұрын
Aameen ilahay kheeyr ha ku siiyo Sheekh dirir
@naimanur2924
@naimanur2924 3 жыл бұрын
JazakaAllahu khairan , sheekh moxammed sh dirir
@abuucali5963
@abuucali5963 3 жыл бұрын
Maashaa'allaah Allah haka xafido sheikheena islaamka ee soomaaliyeed
@ayaanxasan6882
@ayaanxasan6882 3 жыл бұрын
جزاك الله خيراً شيخنا
@farhandiiriyeh1480
@farhandiiriyeh1480 3 жыл бұрын
Maasha Allah. Jazakallaah khayr jazzaa Iyo duubaha khayr badan Allah idinsiiyo
@ayaanqali5966
@ayaanqali5966 3 жыл бұрын
Maazha allah tabaarakalaah zheekh mohamed zheekh omer dirir ilahay nuurka iyo cilmiga iyo cimrigaba ha kuu barakeeyo waa bil ramadaane aamiin❤
@ikraanmuuse3357
@ikraanmuuse3357 3 жыл бұрын
Wcs
@sabahahmed1495
@sabahahmed1495 3 жыл бұрын
Masha alaah masha Allah sheekh dirir ilaahy cimriga iyo caafimadka ha uu daayo
@nasirsaleban9201
@nasirsaleban9201 3 жыл бұрын
Alle hku barakeeyo sheikh Mohammed cumar dirir
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 2 жыл бұрын
Hambalyo sheekha wax fiican baad sheegtay good support
@maxamedxaashi6197
@maxamedxaashi6197 3 жыл бұрын
Mansha allah sheikh Maxamed sheikh cumar dirir waa dhalinyaro allah caafimad ka iyo cimrigabq hakuu barakeeeyo
@malkamari2
@malkamari2 3 жыл бұрын
Maasha Allah. Jazakumu Allah kheir.
@yexyacila629
@yexyacila629 3 жыл бұрын
MnzHa alaH sh.moHamed sH.cumaR alle ha ku baraKeeYo
@caesar2671
@caesar2671 3 жыл бұрын
Waa kalmad faa,iido bdn mahadsanid sh.Dirir
@ismailmahirsamajecel4957
@ismailmahirsamajecel4957 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Sheikh Dirir Allah kuxifdhiya
@maslaxmaskax2203
@maslaxmaskax2203 3 жыл бұрын
Mash allah sh alle ha kuxifdiyo
@Nursalah2
@Nursalah2 3 жыл бұрын
Sallahu caleyhi wa sallaam ❤️ Jazakallahu khayra Sheikh ilahay swt haku sharfo aduun iyo akhiro. Alhamduillah alshukrillah wlaahi waxaan Diinteenu waa diin qurux badan naxariis badan alle Hanagu hanuunsho jidka toosan almustaqiin .
@maxamedshukri3700
@maxamedshukri3700 3 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo sheekhanaa adduun iyo aakhiraba Cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban inshaa Allah
@mahadahmed3012
@mahadahmed3012 2 жыл бұрын
Maasha allaah Rabiyow noxifdi culumada Culumadu waa indhaha Iyo hurmuudka bulshada
@FouadNor
@FouadNor 3 жыл бұрын
Wcs Wr wb Sheekheyga ilaahay haku xafido adun iya aakhiro khayrka iya wanaaga nala jeceshay ilaahay miizaanka xasanaadka haku saaro Intaa waxan ku dari laha laamiga halistiisa bdn oo waxan dareemaya inuu yhy wado taraak ah Xoogo gawaariduna Xawaaro aad u sareeya bey ku soconaya Allah nooka xafido
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 3 жыл бұрын
Aamiin mashaa Allaah tabaarakallaah Allaah hanookiin xafido Aduun iyo Aakhiro Aamiin
@abdulwahap9744
@abdulwahap9744 3 жыл бұрын
Mansha allh sheikh cumar dirir allaha kubarakeeyo
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
Masha ALLAH sheikh dirir ALLAH haku xifdiyoh sheikh ALLAH dartii ku jeclahay sheikh
@quruxoday533
@quruxoday533 3 жыл бұрын
Ajar iyo xasanaaad aan Lal koobi karayn allah ha kaa siiyo amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 3 жыл бұрын
Sheekh Mohamedow dar Illaahay iigu soo ducee markaad aragto fariinteyda qurbahaan joogaaye, Cimri dheer iyo cibaado iyo caafimaad ku waar
@dheemanluul5932
@dheemanluul5932 3 жыл бұрын
Allah ha ku shaafiyo wllo si degdega shifaa'an laa yuqaadiru saqamaa
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 3 жыл бұрын
@@dheemanluul5932 jizaaka llaah walal.
@elmimusa3630
@elmimusa3630 3 жыл бұрын
Manshallah sheekh Dirir waa ku dayasho wanagsan thanks
@aragsannalka6124
@aragsannalka6124 3 жыл бұрын
Mansh Allah ilhy haku xafiido 🤲🤲Aamiin yaa rabi
@nasran5623
@nasran5623 3 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo sheikh cimriga iyo caafimaadkaba allah haku dheereeyo
@ibrahimhassan3803
@ibrahimhassan3803 3 жыл бұрын
Maasha allah Jazaakallah sheekhuna.❤
@cawosakatari7438
@cawosakatari7438 3 жыл бұрын
Mansh allah salahucalayhi waa salam Alle sheekh diriir haa kaka abaal mariyo iyo cibriidheer aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🤲
@dr.ibrahimmgamadid8618
@dr.ibrahimmgamadid8618 3 жыл бұрын
Baaraka laahu fiik sheikh mohamed
@mahammedamiin7372
@mahammedamiin7372 2 жыл бұрын
شكرا لك يا شيخ محمد ديرر جزاك الله خير الجزاء
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 3 жыл бұрын
Masha Allah Sheekh Allah xafido Amiin
@muxaadaro5260
@muxaadaro5260 3 жыл бұрын
maasha allah shekh Aamiin jazaakallaahu khayran
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 3 жыл бұрын
Maansha allaaah ilaahay sheikh ha ku barakeeyo.
@abdirahmanali3868
@abdirahmanali3868 3 жыл бұрын
Masha allah sheekh allaha kuu siyaadiyo caafmaadka Aamiin Aamiin Aamiin
@jayonceoussama8339
@jayonceoussama8339 3 жыл бұрын
Jaza k'allahu kher ya sheekh😍🥰
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 4 ай бұрын
May Allah blessed you sheikh🥰
@guledfrance283
@guledfrance283 3 жыл бұрын
Maashalah Sheekh Mohamed Sh. Omar Dirir Ramadan Kareem
@hodmanwarsame7086
@hodmanwarsame7086 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH ILAAHEY HA KU XIFDIYO SHEEKH
@cabdicasiisxasan8858
@cabdicasiisxasan8858 3 жыл бұрын
Maansha alaah, sheekh bal iisooducee inu,ilaahay raali,iganoqdo
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 жыл бұрын
Ya salaam sheikh❤️ baraka Allah
@Easyway101
@Easyway101 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته آمين امين يا رب العالمين
@ayaanmohamed5941
@ayaanmohamed5941 3 жыл бұрын
Mnzha allh ilahy haku xafido adeero shekh maxamad shekh cumar ilahy cimriga iyo cafimadka haku barakeyo adeero 🧡🙏
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
MashaAllah jazkaallaha kheyr shekhun maxamed dirir xaftiidallah
@sadiyamohamed5737
@sadiyamohamed5737 3 жыл бұрын
Mashalaha alaha ku barkeeyo shiikheeno
@ifrahismail6794
@ifrahismail6794 3 жыл бұрын
Scww from 🇨🇦
@shafinhoak4767
@shafinhoak4767 3 жыл бұрын
Masha allah
@joyfulboy9989
@joyfulboy9989 3 жыл бұрын
from unknown country 😂
@harunmuhumedmohamed8711
@harunmuhumedmohamed8711 3 жыл бұрын
OGAYSIIS OGAYSIIS ma jeceshay barashada quranka iyo ducoyinka adoo gurigaga jooga hab online ah. FAAHFAHINTA Whatsapp nagala so xidhiidh Whatsapp +252659945126
@ifrahismail6794
@ifrahismail6794 3 жыл бұрын
@@harunmuhumedmohamed8711 l
@hajir1122
@hajir1122 3 жыл бұрын
@@ifrahismail6794 call me insha allah
@zahraqueen1243
@zahraqueen1243 3 жыл бұрын
Mnshllh sheekh allaha kuxifdiyo aduun iyo akhiirabaa
@yaxye103
@yaxye103 3 жыл бұрын
macalin ama shiiq ilaahey haku xifdiyo amiin
@jamilafarhan3308
@jamilafarhan3308 3 жыл бұрын
Aaaaamin yaa rabi Alle cimriga iyo cafimadkaba Haku siyaadiyo sheekh
@iman1527
@iman1527 3 жыл бұрын
Mansha Allah shekh Allah ku xafido 🥰
Sirta Ku Jirta In La Guursado Dumar Badan || Sheekh Dirir
14:06
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 248 М.
U Soo Laabashada Xaga Ilaahay Sheekh Dirir
29:49
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 170 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 63 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 25 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Sidee unoqonkartaaa Ruux lajecelyahay || Sh Mustafe Xaaji
25:13
Salafmedia
Рет қаралды 1,1 МЛН
MUXAADARO CUSUB | Noqo Mu'min Xoogan, Hana Caajisin  - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
42:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hadalka Wanaagsan iyo Dhaqanka Fiican. Sheekh Dirir
49:40
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 224 М.
Su'aalo iyo Jawaabo Magaalada Barbara Qaybtii 2aad Sheekh  Dirir
21:33
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
Sheekh Dirir iyo Taariikh Nolaleedkiisa.
11:31
MM Somali TV
Рет қаралды 420 М.
10 Shay oo Qalbiga Lagu Nadiifiyo || Sheekh Dirir
18:35
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 199 М.
Saddex ruux Ilaahay lama hadli doono || Khutbah || Sh maxamed Umal
22:10
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 63 МЛН