No video

Sirta Ku Jirta In La Guursado Dumar Badan || Sheekh Dirir

  Рет қаралды 249,689

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

Күн бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 347
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 3 жыл бұрын
Masha Allah waa muxaadiro aad u fiican inkasta oo aanan jeclayn hadaanu nahay dumar in nalala guursado lkn waa lagu khasban yahay in la aqbalo maadaba ilaahay ogol yahay anigu ma jecli nin naag leh in aan guursado ana marabo in layla guursado ilaahay runta sheega buu yidhi e lkn amarka Allah baa leh 😊
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 жыл бұрын
Mansh allah wlo waruntaa xaqiiqdu waasidaa ninkii doonayaaba hahadle eh laakiin cadaaadu waamuhiim
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 3 жыл бұрын
@@macalincabdifataxonlinequr9753 waa runta in qofku daacad noqdo waa muhiim
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 жыл бұрын
@@fadumoelmi6895 haa wlo cadaalad ayuu alle kuxidhay qofkii raba inuu halgabadha kabad sado taamacneheedu waxaaweeye haduusan ucadaalad samayn karin waa inuu mid kugaabsadaa adu xageed joogtaa wlo adoraliya cafwan insh allah
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 3 жыл бұрын
@@macalincabdifataxonlinequr9753 lkn nimaku way hunguri waynyihiin oo xabad qudha ma iimaan sadaan inta badan kkkk waxaan jooga Oslo Norway
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 жыл бұрын
@@fadumoelmi6895 hhh cajiib wlo waadmahadsanthy aad iyo aad alle hakubarakeeyo akharo iyo aduunkabe eh waxaaweeye gabadha kaliya koly marka laguguursado ayaad ogaandoontaaye way iskahawlo badantahy tusaale ahaan xaga galmada ookalle waxaa lagayaabaa mar daahir ma aha mar uur ayay leedahy markalle waa umul markalle sikale ayay iskatahy ninkiina wuxuu rabaa wuxuu markasta kunafiso markuu shaqada kasoorawoxo hhh
@copypaste9067
@copypaste9067 3 жыл бұрын
TAANA WAXAN KU KHABOOJINEYNA INTA YAR OO AN KA XANAAJINAY HHHHH WALEE SHEIKHU WAA MASHAA ALLAH from muqdisho ayan kaaga so duceynana sheikh ilahey haku xifdiyo
@hamseabdi9071
@hamseabdi9071 3 жыл бұрын
MANSHA ALLAH ALLOW Dhowr sheekh maxamed DIRIR una DANBI Dhaaf
@sacdiyamaxamed1440
@sacdiyamaxamed1440 3 жыл бұрын
Sheekh alaah hkuxafido shukrn
@mulkiabdi7465
@mulkiabdi7465 3 жыл бұрын
Mashaallah, Allah swt hakudowro sheikh Mohammad Dirir Anaguna Allah kanadigo kuwi kucamal fala dintena amiiin damanten
@ridwanfaysaldirir4625
@ridwanfaysaldirir4625 3 жыл бұрын
Adeerkay waan jecelhy noolow adeero
@ridwanfaysaldirir4625
@ridwanfaysaldirir4625 3 жыл бұрын
0634161595 wixi su aal noso waydiya
@mulkiabdi7465
@mulkiabdi7465 3 жыл бұрын
@@ridwanfaysaldirir4625 Inshaallah biidhnillah
@bayaanjama629
@bayaanjama629 3 жыл бұрын
Maaasha allah Wixii illahey raalikayahay waa inan rali kunoqonaa dumarow
@musdhafcismaan1405
@musdhafcismaan1405 3 жыл бұрын
Ragaw dumarka halaguursado yaanan lagu qasbin sinada subxaanallah
@aliibraahimaadam111
@aliibraahimaadam111 3 жыл бұрын
Maasha Allah sheikh Mohammed cumar illaahay haa kubarkeeyo aamiin
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 3 жыл бұрын
Allahu akabar waa xaqiiq ilahay baa ubaneeyay raga afar dumar ah lakiin ilahay wuxuu kuxuray shuruud
@saleebanfodcade2634
@saleebanfodcade2634 3 жыл бұрын
Shuruudu ku xidhay waa in uu awooda dhaqala ahaan
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 3 жыл бұрын
@@saleebanfodcade2634 dhaqalaha kaliya mahan waa waxayabo badan inuu cadalad uwada samayanakaro dhinan kasata
@khadariman4561
@khadariman4561 2 жыл бұрын
Allaah ha barakeeyo Sheekh Dirir. Hadii aad addoonimada si fiican u fahansantahay, hadalkan sheekhu waxbadan ayuu kaabedeli.
@ibraahimnuur7492
@ibraahimnuur7492 3 жыл бұрын
mansha allah illahay ha barakeeyo shiikha diintenuna waa nasteexo illahay ayaana inaga og sida u wacan ummada markaa labadaa jid ayaa laka qaaday mid saxiib ku wata hawshiisa iyo mid amarka illahay qaata oo wadadaa illahay raalida ka yhy qaada
@xafsoAhmed9022
@xafsoAhmed9022 2 жыл бұрын
Masha alaah sheekh 🤣🤩💝🎉🎊😂🙏🥰🍎🌹🌹😍🤲💖🙏😂🎊🎉🎊🎉🌷😁😁🙏🙏🌏🌎🍓🍎🕋🌠
@hamidalqumairi523
@hamidalqumairi523 3 жыл бұрын
Nabi Mohammed SAW wuxuu yidhi: ninkii kasta oo awooda inuu guursado, ha guursado. Xadiis saxiix ah
@xafsoAhmed9022
@xafsoAhmed9022 2 жыл бұрын
12
@amigos8552
@amigos8552 3 жыл бұрын
Masha Allah sheekh muxamed nuur dirir ilahayow no dhawr o no xifdi culumadeena
@abdirahmanabdilleh8776
@abdirahmanabdilleh8776 3 жыл бұрын
Masha Allah.بارك الله فيك يا شيخ وجزاك الله خيرا
@amounnour715
@amounnour715 3 жыл бұрын
anoo waxaso dhan og masayr baan si aan dhaho jirin sheikh🙀💔
@bukhaari12
@bukhaari12 3 жыл бұрын
Kkk
@deeqaar1053
@deeqaar1053 3 жыл бұрын
Illaahay haku Barakeeyo... Nuur Baad U Tahay Umadeena illaahay Nagama kaa Qaado Yaa rabi...
@hamzemahmedabdi8473
@hamzemahmedabdi8473 3 жыл бұрын
Alle haku sharfo hadlkaag waan ka helay wll alle haku barakeeyo
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Aameen
@Sahragabow
@Sahragabow 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah sh dirir jazaakallaahu khayran
@engmohamedabdi7472
@engmohamedabdi7472 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@nurdinhassan8476
@nurdinhassan8476 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@fuaadcaynaan5531
@fuaadcaynaan5531 3 жыл бұрын
Masha'allah ALe culimadeena haynoo barakeeyo cimrigooda iyo aqligooda
@hassanhussein2818
@hassanhussein2818 3 жыл бұрын
Shiikh dumarka soomalidu caruur un bay rabaan nin ma rabaan
@abdihamidmohamed426
@abdihamidmohamed426 3 жыл бұрын
McHa aLLaH jazakaLLaH sHeikH ♥️
@nuuryareagadheere3880
@nuuryareagadheere3880 3 жыл бұрын
Masha allah sheikh jazakumulahu kheyran
@abdalamoha4071
@abdalamoha4071 3 жыл бұрын
بارك الله فيك
@bbenajmathequenoftheworld2267
@bbenajmathequenoftheworld2267 3 жыл бұрын
Wa runta sheikh hailala guursado lkn waina noqda xaas kuwaad tas eemuhiimsan
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Mid aan weli guursan ku bilow saas baa ku noqon kartaa ta koowaad 🤭
@maymuunamohamud7625
@maymuunamohamud7625 3 жыл бұрын
Minyaro cajiib ah o kala kacsan hadii lagaa dabo keeno kawaran .o adigana lagaa xiiso dhaco hhhhhhhhhh Hayeey
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
@@maymuunamohamud7625 u kaadi inanta wadnaha ha jarinee 🤭😂
@bbenajmathequenoftheworld2267
@bbenajmathequenoftheworld2267 3 жыл бұрын
@@maymuunamohamud7625 anigaba waxu iguursaday anigu kala kacsan ayadana uma waraayo kala kacsanandeed abayo adunyada sida iska ah xita akhiro ninka hal naag kaliye kuma egaanayo 70 dumar buu aroosaya
@bbenajmathequenoftheworld2267
@bbenajmathequenoftheworld2267 3 жыл бұрын
@@sangemohammed2057 mya walal wadna jarow maya after cunug ee dhasho ayada kala daadaneso
@cabdiidirisdaahirfariidfaa2
@cabdiidirisdaahirfariidfaa2 3 жыл бұрын
Subxaanalaah allehaugargaaro xaqa iyo diinta islaamka allehafansiiyo aamiin
@AbdirahinJelle
@AbdirahinJelle 9 ай бұрын
Manshaallah❤❤
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 3 жыл бұрын
Jazakallah sheikh 😘
@maryanabdirizak3288
@maryanabdirizak3288 3 жыл бұрын
Maansha allah sheekh allaha kuxifdiyo
@xalimohoodo4179
@xalimohoodo4179 3 жыл бұрын
Mansh Allah
@fadumohassan6308
@fadumohassan6308 3 жыл бұрын
Ragu marka hore cadaalad masameeyaa guru waadhisaan gurina waa dumiyaan sheekhaw ayadu siday tahay u sheeg dhalin yaradu ubadkii waa daya ceen diintu ma oran caruuraha hala qubo
@XamseIbraahin-op7us
@XamseIbraahin-op7us 4 ай бұрын
Sheekhu middaas isagu ma odhan ee diintaaa middaa xusayso Qofna shareecada islaamka waxba kama beddeli karo
@Light-uz3yi
@Light-uz3yi 17 күн бұрын
Shiekh dirir ilaahay haku xifdhiyo
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 3 жыл бұрын
Jazaa aka Allah kheyr
@nimomohamed358
@nimomohamed358 3 жыл бұрын
Masha Allah Allhah mahadleh
@ibraahimmohamed9221
@ibraahimmohamed9221 3 жыл бұрын
Diyaar ma u tahay nin naag qabo hhhhhh
@qabwalamqurtubqurtub6305
@qabwalamqurtubqurtub6305 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزا كم الله
@abshiromaxamed7382
@abshiromaxamed7382 3 жыл бұрын
Maasha allaah
@axmadwarse5461
@axmadwarse5461 3 жыл бұрын
Allow kubarakee shiikh maxamd jisakumulaahu khayr
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 3 жыл бұрын
Ilaahoow inbadan noo kaa daa sheekh dirir
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤❤
@aragsanabdi1016
@aragsanabdi1016 3 жыл бұрын
allh yaxfadka sheikh
@abdimajiiddalxe9999
@abdimajiiddalxe9999 3 жыл бұрын
anigu aragsan ayaan kudarsan xaaskayga
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
Sheekh Dirir Alle ha ku barakeeyo , laakiin Dumarkii Somaliyed hadii aad is tidhaa mid 2 guurso , wareer iyo dhib bay ku keenayaan , marka bal dumarkeena sharafta leh , ha ogaadan in Ilaahay baneeyey in la guursado dumar inta la ogol yahay , raguna ku dhaqo xasaaskooda si cadaalad ah .. laakin walee ku dhici kari waynay arinkaa cabsi laga qabo xaajiyada darteed
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
Ilaahey qasab kama dhigin dee
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
@@xamdixaaji4178 run , laakin way banaan tahay , mida kale shuruuda ku xidhan waa in aad si cadaalad ah oo siman ula dhaqanto , " Waxa fasirku ahaa , guursada hal , laba , sadex iyo afarba , laakin hadii aanad cadaalad kula dhaqmeyn , waxa idiin kheyr badan hal ama mid uu"
@abdiwahabshelmi1990
@abdiwahabshelmi1990 3 жыл бұрын
Dumarkane Alle hainojilciyo, Ragow anaga dumarka aan ciyaarta kadaayno wa hoyooyine
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
Jileec sideeya
@abdiwahabshelmi1990
@abdiwahabshelmi1990 3 жыл бұрын
@@xamdixaaji4178 xaga maserka no
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
@@abdiwahabshelmi1990 taas wa riyo
@user-hu4jg2wm3d
@user-hu4jg2wm3d 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وجزاء الشيخنا محمد دورر
@cusmaanibraahim4056
@cusmaanibraahim4056 3 жыл бұрын
Pjaos
@cismanjamac9964
@cismanjamac9964 2 жыл бұрын
@@cusmaanibraahim4056 پپ پپ ۶
@hiboabdirizakmohmud8641
@hiboabdirizakmohmud8641 Жыл бұрын
​@@cusmaanibraahim4056 1p0zc frscet4y1h4vreeyvwh4gyyhyhyhyryryy4y5uvthfxfstdf🎉😢😮😂😅❤😅❤😂😮😂😮😮😂😮❤❤❤❤❤❤
@saleebanfodcade2634
@saleebanfodcade2634 3 жыл бұрын
Sheekh dumar badan ha la guursado si dadku u batan anigu inshalah afarta la baneyayba waan guursanayaa inshalah qorshahay igu jirta
@somaliabelongstosomalis7374
@somaliabelongstosomalis7374 3 жыл бұрын
Masha'allah Sheikh
@m.deekowchanel9033
@m.deekowchanel9033 3 жыл бұрын
masha allh Sheekh Dirir Jazaa kalaah
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Nin Soomaali Dumar caawin u guursada ma jiro..... Xiiso uun baa wada
@somaliboy37
@somaliboy37 3 жыл бұрын
Raga Soomaalida ah .. hal milyan oo kamid ah. Ayaad la kulantey blse ayaga waa 20 Milyan. Marka maloo qaban karaa halkaas milyan dadka oo dhan waa maya wall. Mar walbo waxaa faafi og xumaanta halka wanaagu yahay qeeyr ilaa aad ka raadiso si sahlan uma ogaan kartid.. Aniga nin somali baan ahay western ka ku nool 23 Baan jiraa. Mana jecli in gabar soomaaliyeed la dulmo amba lagu ciyaaro guurkeeda waayo weey ila dhasheen
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 3 жыл бұрын
ani kama so horjedo in la ila guursado ee waxan ka so horjeda anigon bil fican haysan oo bilkaygi qiil ku jiro waa dhib marka ninki dhaqalo heesto ee gacan furan ha gursado sida abahay hoyadey abahay dahab iyo dhul bo ku sasabay lakiin wan iska gursan oo labadiba rafad ban badi taas asagay u ronay
@sakariyeaxmed267
@sakariyeaxmed267 3 жыл бұрын
oo ma in lagu sasabo oo dahab lagu siiyo rabta walay ka tahay
@minoabdirahman8352
@minoabdirahman8352 3 жыл бұрын
Masha alllaah sheikh
@Ss53426
@Ss53426 3 жыл бұрын
Sh. Cadaalad maaha dumarka bananka jooga iyo midbtarmaysaa????? Waa in la share gareeyo
@nimomohamed358
@nimomohamed358 3 жыл бұрын
Magan Allah
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 3 жыл бұрын
Maashaa Allah
@abdifatahosman5644
@abdifatahosman5644 3 жыл бұрын
Maa sha a alaaaH
@FardowsaAxmed-hs7qh
@FardowsaAxmed-hs7qh Жыл бұрын
Aallaah ka abalmariyo shiiq ❤❤❤❤
@abdiwali15_london
@abdiwali15_london 3 жыл бұрын
Jazakala sheekh.
@qadrobajiid7774
@qadrobajiid7774 3 жыл бұрын
Asc.sh.masha.allah.alle.haku.barakeeyo.aaamiin.🤲🤲🤲💝💝
@baashecabdi6703
@baashecabdi6703 2 жыл бұрын
Jasaakalaah khayr alle haku xafido
@Shakra252
@Shakra252 3 жыл бұрын
ما شاءالله 4 awood isii
@abdourahman8231
@abdourahman8231 3 жыл бұрын
Waan jooga inader
@CamanKiish2
@CamanKiish2 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@Maxamed_deeq933
@Maxamed_deeq933 10 ай бұрын
maashaa alaah
@dhaxalkiidiinta1847
@dhaxalkiidiinta1847 3 жыл бұрын
Masha allaah
@abdirammansamir8508
@abdirammansamir8508 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheyran
@naxwoibraahim5858
@naxwoibraahim5858 3 жыл бұрын
Hhhh Masha Allah Sax waaye Ilaah ha xafido shiikh dirir
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 3 жыл бұрын
Shiikhow alle haku barakeeyo 4 alle waa baneeyay shuruudna waa ku xidhay markaa shuruud dhamays tiran in ragii layimàdo weeye hadii kale rafaad iyo karaahiyo ayay isku badalaysaa Talabaad in dumarka uun guurkoda laga sheekeeyo maaha iyo way badanyihiin Waxaa jooga komanan wiil oo waayay awood ay ku guursadaan inta lagu talinaayo ku reeraha lihi ha giursadan waxan dhihi lahaa kuwaasa uga baahi badane hala caawiyo markà dumarka wixii soo hadha waa lagu khasbanyahay
@abdaleisak6323
@abdaleisak6323 3 жыл бұрын
Masha Allah
@user-cb6cx4di7n
@user-cb6cx4di7n 4 ай бұрын
Mash allah allah kuxafido❤❤❤❤❤❤❤
@user-mp1si8cr1g
@user-mp1si8cr1g Жыл бұрын
Maasha allah 🎉
@jaamacmaxamed140
@jaamacmaxamed140 3 жыл бұрын
Shekh midhkiba mahano,Angu
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 3 жыл бұрын
shiekh dirir kheyr Allaha ku siiyo bal an ku weydiyee adigu ma guursatay xaas labaad jawabtu hadey haa tahay raga waa fasaxeynaa hadeysa maya tahay waa ceshaneynaa nimankeyna 💪
@khuwaylakhuwaylachannel8376
@khuwaylakhuwaylachannel8376 3 жыл бұрын
Yaa ma.sheikha wllo sheikh midhkaliya maleh dhawr
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 жыл бұрын
Wlo sheekhu laba dumar ah ayuuleeyahy intaan hubo masnsh allah
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 3 жыл бұрын
@@khuwaylakhuwaylachannel8376 masha allah Illahey ha ubarakeyo
@wadanwalbajecel8158
@wadanwalbajecel8158 3 жыл бұрын
Ninka naagaha badan leh ayuunba dumarka badan ka hadla ee ka midha haya amba aan hayn kamam hadlo kkkkkkkk
@abdirizaaqhonda3930
@abdirizaaqhonda3930 3 жыл бұрын
Sheekh Ma laba Dumaro leyahay
@maxamedali3718
@maxamedali3718 3 жыл бұрын
Xabadeyda ku haystaa
@fathimap5514
@fathimap5514 3 жыл бұрын
Jasakalhu kher
@ahmedrose8528
@ahmedrose8528 3 жыл бұрын
Jizakallah qeer
@mahadkaysse2947
@mahadkaysse2947 3 жыл бұрын
Manshallah
@dahirali5436
@dahirali5436 3 жыл бұрын
Masha alaah
@wadanwalbajecel8158
@wadanwalbajecel8158 3 жыл бұрын
Kunkii la cadaabayo sheekhba uhoreeya cadaaladii ayaa yaraatay rago guur laynine aduunkan afarta cisha akhiradiina haku seegina .raga ka hordhinta dumarka waa danbiga iyo xuquuqda aad xaqirteen masakiinta dhawra bacadka inii fadhiya eed xaqoodii ku ciyaarteen inyar raga mooye intooda kale subxanallah xisaabi akhiraytaal qofkii isagu is xisaabin waayow
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Sax... Car caruurta la dayacey haka hadlo xaqooda.... Inta iyaga u danta ah uun bey ka hadlaan... Culimo ku sheegtu.
@maankaabchannel6364
@maankaabchannel6364 3 жыл бұрын
@@fouzianuura2327 isdaji taasna waalaga hadlaaye Sheekhana raaligelin sii lol
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 жыл бұрын
Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@rayaanbintucali7435
@rayaanbintucali7435 3 жыл бұрын
Masha allaag
@wadanwalbajecel8158
@wadanwalbajecel8158 3 жыл бұрын
Wakhtigan taagan loo ma cadaalad samaynaayo dumarka ee danbii hanagalin cadaaladii majirto Dumarku way dayacan yihiin banankay fadhiyaan ku wii masuuliyadooda gabay aakhiro suaalba utaal
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Sax qaxii halka xabo ayeyba ka bixi la, yihiin Ragga somalidu maanta
@hindabaashe7649
@hindabaashe7649 Жыл бұрын
Kada sheakh
@abdinurkosar8602
@abdinurkosar8602 3 жыл бұрын
mansha Allah sheekh
@abdirashidalimowlid8550
@abdirashidalimowlid8550 3 жыл бұрын
Jazakallahu khyr
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 Ай бұрын
Walle waa xaqiiq
@haajiciisemahamuud6058
@haajiciisemahamuud6058 3 жыл бұрын
Maasha allah
@abdullahibaris7182
@abdullahibaris7182 3 жыл бұрын
Walahi wadaakena ALLE haino xaafiido ruunbaadaana
@jamacdubad8896
@jamacdubad8896 3 жыл бұрын
Mnsha allah
@raxoyasain4409
@raxoyasain4409 3 жыл бұрын
M.a allaha xiftiyo sheekh diriir
@deeqsanadam8207
@deeqsanadam8207 3 жыл бұрын
Sheikhow rag fiicanba wa yaryihiin xabadooda inay xaqooda kaso baxaan ayaa ka horaysa inay gursadan naago badan Maaha inaa qiil lo raadiyo raga dayacay caruurii dumarkii loga dhigay masuulka Maxaa ugula talin waydaan inay calal aqal dayac tiraah dumarka carmalkaa e caruraha haysta si ay ula koriyaan mid kasta wuxu raba inay naag yar gursado ka dhalo ku dayaco inyar o allah u naxariistau mooye nabi mahmed salalahu calayhi wa salam intaa inleeg kama shabahaan raga hada hal gabadha mooye inta kale carmal bay ahayeen. Ama caruur ha haystaan ama yay haysane
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
2 daqiiqo ee ugu dambaysa muuqaal ka daawo
@mohamudmohamed9049
@mohamudmohamed9049 2 жыл бұрын
Jazakallah
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 3 жыл бұрын
Shekhoow raga aad ka hadleysid ma kuwa maanta jogaa mise waa kuwii waqtiqii Nabi mahamed CSW joogay baa.
@abdourahman8231
@abdourahman8231 3 жыл бұрын
Kuwan aya kadamac iyo dareen badan kuwi hore. Dumarkuna kaduwan kuwi hore meelkasta wa taagan yiin gurkiina waad adkayseen iyo in laydinla gursado waana laysku muqmuqda balka sheekede marka
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 3 жыл бұрын
Halka xabo un ku filnada oo masuuliyad iska saara.
@abdinurmahamed2948
@abdinurmahamed2948 3 жыл бұрын
Dhamaantoot walal
@abdinurmahamed2948
@abdinurmahamed2948 3 жыл бұрын
@@ubahdahraan4494 ubaxey bahasha soo celi lol 😆
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 3 жыл бұрын
What you mean by that?
@mehmetlacin6990
@mehmetlacin6990 3 жыл бұрын
asc sheekh allah ha ku xiifdiiyo
@Haa-s7q
@Haa-s7q 3 жыл бұрын
Shiiq rabi ha ku xifdiyo
@kabtanshinejarere2500
@kabtanshinejarere2500 3 жыл бұрын
As
@abdifatahabdulkadirhajowal3956
@abdifatahabdulkadirhajowal3956 3 жыл бұрын
Masha Allah Sheikh
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 жыл бұрын
Wllhi sheekh dirirow hal midbaa iga badan
@zaammohaa3028
@zaammohaa3028 3 жыл бұрын
Allow run kadhig 😂😂
@dakeyaalihassan617
@dakeyaalihassan617 3 жыл бұрын
Imanka ajib ah MashaaAllah walal
@abdiomar9555
@abdiomar9555 3 жыл бұрын
Waalaaxolu waaquwati illabih
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Жыл бұрын
Dumarka ilah barakeyay
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 жыл бұрын
Mansh allah shekh alle hakubarakeeyo waxaan dhihilahaa halaguursado dumarbadan insh allaah
@khuwaylakhuwaylachannel8376
@khuwaylakhuwaylachannel8376 3 жыл бұрын
Dumar badan laguma odhan ee mid hadad awood uledahay inad kafaynayso guursa lagu idhi dulmi mid midkale dulkeen alaah kugunacaya dumarka halocadalad falo cadalad alaah haye rag mahayane
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 жыл бұрын
@@khuwaylakhuwaylachannel8376 wlo waarun laakiin sida rabi hadalka udhigay iyo say dumarku aamin sanyihiin waakala laba waayo rabi wuxuu leeyahy kolba intaad ucadaalad samaynkarto guurso mid iyo laba iyo sadexba laakiin dumarku waxaad moodaa inay leeyihiin midkaliya guurso oo cadaaladiba ma imanayso hadii midkalle laguursado ayay aamiin sanyihiin subxanalah taasina waakhalad
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 3 жыл бұрын
@@macalincabdifataxonlinequr9753 Rag ayaa jira laba ama sadex ama afar qaba oo hadana caadi u degan, markaad sirta waydiisidna waxay ku odhanayaan sababta keentay inay isku mashquuliwaayaan waa daacadnimo oo runta ayaanu ku dedaalaa....... Waana sida cadaaladu ku imankarto haddii runta iyo daacadnimada lagu dedaalo. Raggoow daacad u ahaada dumarkiina oo markasta runta u sheega. Dumarku intooda badan daacadnimada iyo markasta oo runta loo sheego intooda badan waad isfahmi karaysaan, lkn maalinta ninku been iyo meermeer kula dhaqmo gabadhu dawakh iyo niyadjab ayay qaadaysaa, iyadoo uu ninku iyada oo qudha qabo ayay hadana wareer ku jiraysaa iyo muraaradilaac. Hadaba raggoow markasta runta ku dedaala oo dumarka been yaan lagu maaweelin.
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 3 жыл бұрын
@@macalincabdifataxonlinequr9753 Warkaa aad sheegtayna wuu jiraa, kolay cuqdadaas waxa sabab u ah ragga ka duwan ee ka dhaqan bedelan ragga aam faalada hore kusoo xusay. Sadex iyo afarba waa la guursan karaa haddii cadaalada lagu dedaalo, haddii lkn laga baydho cadaalada wareer iyo kalsooni darro ayaa imanaysa. Ilaahay hayna toosiyo dhammaanteen.
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 жыл бұрын
@@cabdiraxmaan-casayr haa wlo waasidaa caqiiqadu ilaahay xaqa ha inawaafajiyo insh allah dhamaanteenba
@jamaljaamamuhumed5524
@jamaljaamamuhumed5524 3 жыл бұрын
Masha allaah alle haku xafido
@abdihamid2001
@abdihamid2001 3 жыл бұрын
Xaas baan leeyahay haddeer oo waxaan is qabnaa 5 sano, 23 baan jiraa haddeer. Mid 2aad inaa ku daro baan rabaa. Tii 2aad waan hayaa. Xaaskayga koowaad waan jeclahay oo wax kasta waan u sameeyaa, Alxamdulillah. Insha Allaahna waligeey furi mayo. Balse shiikh ma ay rabto inaan guursado mar labaad. Talo maxaa ah?
@zaammohaa3028
@zaammohaa3028 3 жыл бұрын
Qalpigu labo ma ahn hdaad jeceshahy iyada mxaad midkle uraadinaysaa
@TimoAbdi
@TimoAbdi 3 жыл бұрын
don't 😠
@khuwaylakhuwaylachannel8376
@khuwaylakhuwaylachannel8376 3 жыл бұрын
Guurkaba khiyaali ayunoqday hada
@27May1988
@27May1988 3 жыл бұрын
Guurso ha u joojin
@abdalaali6591
@abdalaali6591 3 жыл бұрын
@@27May1988 Midan talo maaha sxbow ee ninka si xikmadeysan oola tali. Ha ujoojin markaad leedahay hadii uu qoyskiisu ka dumo ka wrn? Ereyadaada aad uugu fiirso markad talo bixinayso.
@beftubule1031
@beftubule1031 Жыл бұрын
all mens got extied😍
@apdirahmanfarah5611
@apdirahmanfarah5611 3 жыл бұрын
Mnsh allh
@maxamedali3718
@maxamedali3718 3 жыл бұрын
From baydhabo janaay
@nouranoir3182
@nouranoir3182 3 жыл бұрын
Sh.cabdurasaaq albaani
@user-mp1si8cr1g
@user-mp1si8cr1g Жыл бұрын
Muxaadaro || Tiirarka Qoyska Wanaagsan || Sheekh Dirir
40:53
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 84 М.
GUURKA XALAAASHA IYO FAAIDOYINKIISA ||SHEEKH MAXAMED DIRIR
52:48
QISO MEDIA
Рет қаралды 3,5 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 3,1 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
illahay oo loo Toobadkeeno ayuu Xalku ku jira ll Khudbada Jimcaha ll Sheekh Dirir
29:08
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 363 М.
SABABO AAD ISBADAL LA TAABAN KARO KU SAMAYN KARTO | SHEEKH DIRIR
1:27:03
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 443 М.
Sh Mustafe X | Marka Noloshu Ku Ciisho Culaysyaduna Kugu Bataan!
26:14
Wuxuu Ilaahay Ku Siiyay Ku Kalsoonow Sh Dirir
23:44
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 164 М.
Cibaadadu Waa inay Wax ka badasho  Nolosheena Sheekh Dirir
20:37
Baraarug Media
Рет қаралды 12 М.
ilaalinta Salaada 2015 Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir
1:18:32
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 159 М.
33 TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:07:38
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 10 М.
Muxaadaro Qalbiga Qoynaysa || Udiyaargaraw Aakhiro | Sh Maxamuud Xaliiki
44:26
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 956 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 3,1 МЛН