NINKAAGA TALEEFANKA WUXUU KAAGA QARSADO OGOW MAANTA

  Рет қаралды 45,697

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

NINKAAGA TALEEFANKA WUXUU KAAGA QARSADO OGOW MAANTA
WAAD KU MAHADSANTAHAY BOOQASHADAADA WALAAL HANA ILAAWIN INAAD SUBSCRIBE SAARTO SI AAD GARABKEENA U BUUXISO NOONA TUSTO TAAGEERADAADA LANA WADAAG DADKA KALE SI AAD AJARKA NOOLA QEYBSATO,
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com.
MAHADSANID.
ka Qeyb Qaado Barnaamijka KA FARXI WALAAL kuna soo dir jawaabtaada
+447399336585
Facebook pagekeyga waad igala soo xiriiri kartaa
/ sheikhmaxamedibraahim
Barnaamijka Shaqaa Sharaf Leh daawo:
• waa dhiira gelin iyo w...
• Shaqaa Sharaf Leh Q2a...
• Shaqaa Sharaf Leh Qebt...
• Shaqaa Sharaf Leh Qebt...
• Turo,Amazon,Ebay, SHAQ...
Noloshaada wax ka badal Maanta:
• Dadkaan Dartooda Ayaad...
• Maal Qabeen Ku noqo Ha...
Xadiith Soomaali badan qalad u fahmeen:
• XADIITH Soomaalida Bad...
Qisooyin:
• SODOHDII Sharta Badney...
• NIMANKA Noocaan ah Maf...
Subscribe,Like And Share, Rukumo,Jeclow sidoo kale Dadka la wadaag

Пікірлер: 247
@hamdinuur2551
@hamdinuur2551 3 жыл бұрын
Qofkii telka ladhuunto wuubakaabaqaa kaleexo kaleexo hadhuuntee 2midakale maba laqiimeeyo hadaa qiimeeso wuu kasiidaraa marka qiimayn wayso wuu xanaaqaa in lagamaseero wuuba jecelyahay marka amansii cafimaadkiina ilaalsada ninoo dhan hakumashauulin iskaweenaysii telkisa dhan uf dheh
@mohamudsheikhibrahim-miniy4440
@mohamudsheikhibrahim-miniy4440 3 жыл бұрын
run ahantii waa markii ugu horeysy aan maqlo qof xaqa ka hadlyo jashakalaah qeer sheeq
@mmahlaan8580
@mmahlaan8580 3 жыл бұрын
Wlhi wuu iga qarsadaa maahee dhulka xataa madhigaayo ana maba Sii dabagalo waan dareensanahay inuu wax qarinaayo laakin hoosheeydaa kawataa kaarlees an ka ahay kalama jecli ninki waaw yiraa asagaaa laga warsugaa ani keyga halmaraa ka xertay suu u oyay ilaahaa ogaay naftaa kabixigaartay wlhi waa ufuray waxna iiguma jirin laakin inuu dareemaa rabay anigaba inaa sameen karo laakin kuma daysado
@mushtaqabdullahi04
@mushtaqabdullahi04 3 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo walaal dumarka ixtiraama balkawaran gabdhaha inta lala guursado hadana aan loo ixtiraamayn inay masayrtay bal lagu leeyahay diintaa kugu yar hadaad muujiso inaad masayrtay dhibkii masayrka iyo garawshiyo la,aan Allah ayaa u maqan dumarka
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
Imaan la ana kena maerka ladhahy maser tirmadana wa xaaraan lalush wye rekaga dhaqo islamarkinkina dhaqan aan cadalad ehen kusi dhaqa
@fadxasayid5
@fadxasayid5 3 жыл бұрын
haa wallahi
@mariamabdullah2126
@mariamabdullah2126 3 жыл бұрын
War raggii hada way ilbaxeen 2 telephone ayey qabaan mid gaariga ama xafiiska ayaa lagu dhex qariyaa midka kalena waaka caadigaa dumaroow waxba ha is waalinin nin la ilaaliyaa nin ma'noqdo.
@kaltoumahmed8241
@kaltoumahmed8241 3 жыл бұрын
Asc Dhar ayay isu yihiin lamaanuhu. dumar kuna xaajigooda markay jecel yihiin way yar faduuliyaan xaga tlf ka xalka ninkaa tlf kiisa xidha lama faduuliyee adna tlf kaaga pin number ku taag sidaad u yaabtay isna ha u yaabee!!!!! Baaraka laahu fiik Sheekh Siday ahayd ayaad u dul istaagay.
@zahramohamed8002
@zahramohamed8002 3 жыл бұрын
Aniga rag waxaan leeyhay.gabdhah talefanad siiiiiy ha udidin si ay kalsoooni badan u helaan
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
Ok ma xuma lkn maalinta danbena shaqada aan kuu raacey dhahaysaa kkkkkkkkkkkkk
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
We urace hdu shaki jiro nin iyo nag wa isku intixan
@farduusxaashi2916
@farduusxaashi2916 3 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 hhh kum odhaneyso waayo waa qof weyno caqalileh
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
@@farduusxaashi2916 Jacayl iyo kalsooni darro isku meel ma wada galaan masayr waa jiraa lkn masayrka qaybtiis waa shaki ee masayr maaha.
@farduusxaashi2916
@farduusxaashi2916 3 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 qofku jecelbaa kamaseyra indeer
@Xalimo421
@Xalimo421 3 жыл бұрын
Dadka qaarkod aqli xuma naf teleefankeda ka qarineyso hadana rabto ineey habeenkii lugta kuso qabato sheeko ilkaha laga haraatiya qofkaas nin iyo naagba.Nolol aan kalsoni leheen wa dhiig kar iyo sokor ha kugu dhacaan adigoo jiroole ahna qof kuma rabto.Nafwalbaay kasoo qaad nafta nolosha kula wadaagto naftaado kale.
@lovelysamawada2560
@lovelysamawada2560 3 жыл бұрын
waxasi mar hore ayaay idashadeen xaga family gyga kalsooni io farxaad xaga xaafadayda ahna mar hora igu dambaysay baa ilhy ha iga saaro dhibka way dhib bdntahay markad faraha la gasho qof aan noloshada macaankeeda aqoon ama aan garanayn qiimaha aad leedahay lkin malin aan sugayo ayaa jirta inshlh ilhaw ikaalmee
@thechannelofflims5999
@thechannelofflims5999 3 жыл бұрын
Wlaahy ma aqaan kalsooni iyo farxad aan xaaskayga siinwaayay qofka aan siinayo. Wlahay labada qof ee kalosooni buuxda isa siiyo oo midwalba kalsoonidaa ilaalsha runtii waxy ku noolaadaan farxd, jacayl, iyo nolol qurux bdn. Runtii kalsoonidaa waxaa dareemi kara ookaliya qof qofkiisa kalsooni buuxda siiayay.
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
Allahu Akbar
@aminahassn1845
@aminahassn1845 3 жыл бұрын
Haday ragu sida ahan lahayeen dumarku may murugodeen
@simanhassan3685
@simanhassan3685 3 жыл бұрын
Alx aniga ilaahey waxoo iigu kar kaaray telkiisa tan kama galo tan kale 4afar sano aan isla noolnahay weli ilaahey olad nama siisin insha allaah ilaahey ayaan ka sugeeynaa lknse aniga tanba kama hili tel marki horaba lagu xirtay sekorad waayo sababta oo ugu xirtay ayaa meesha taal tan kale waxaa muhiim eh inaan ku mashuulo nafteyda intaan ku mashuuli lahaay talefankiisa
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 3 жыл бұрын
Self confidence iyo self control are really important nin lama dabo ordo 😭😭😭😱😱
@sahraabdi9699
@sahraabdi9699 3 жыл бұрын
Markii ladaba ordo wax kale buuba ismoodi
@Mowliid2024
@Mowliid2024 3 жыл бұрын
Waxaqiiq jirta waardiye ma shaqeeyo waa waalan qofku
@hodanhassan8361
@hodanhassan8361 3 жыл бұрын
Agree
@shankarooninamaxamed7339
@shankarooninamaxamed7339 3 жыл бұрын
waligay telephone ka ninkayga ma qabto mana baaro Lock kuma xirto anigana sidaas oo kale ma qabto telephone kayga Lock kuma xiro because waa ceeb waxan jirin ama aadan ogayn baar baar waxaasi waa kalsooni daro
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
Sax abyo lkn wax jiro cad hdna telki ukudido handad in dhi cades dabecad xumo weerax yaab le
@ariichahmed8769
@ariichahmed8769 3 жыл бұрын
Abyo waligana sas ahow wayo hda barto ama qabo malinta kalsoni kugu danbene qofkan wa nin xitaa hdnu naag rabin iygaa so raadsankaro marka sas ahw abyo allah haku barakeyo
@sahracumar6205
@sahracumar6205 3 жыл бұрын
Oo isagu muxuu la bood boodayaa hadii labaadho ma waxbuu qarinayaa aad haloo baadho
@sahrogoogaa9051
@sahrogoogaa9051 3 жыл бұрын
Mawa iga qariyo alxmd isku securit ayaan nahay
@umumushtaqhassan9671
@umumushtaqhassan9671 3 жыл бұрын
Asc. Aniga 4sano telephone kisa matabanin wuigaelinahaya. Darta Allah an rerkega anudaganaya.
@sowdaabdullahi8862
@sowdaabdullahi8862 3 жыл бұрын
Wll macan waan kusalamay iga rali noqo marka hora aniga xita kulamida ayaan ahay waxad badisa samirka is tiqfarta waad liban insh allah
@asliismail4218
@asliismail4218 3 жыл бұрын
Sheekh wlh been kuma sheegayi malaaikba garbaheyga saran 3sano ayaan isku hesana telkiisa siduu iga Ilalin jiray ayan malin Jänis ku helay wlh an ku dhartay inti nag la qawo ama mid la qawin wuula hadli jiray snpkiisa naag ayaa ugu badnaa fcbk sido kale qoralo ka dib wanka wada balocgay dagaalkii wuu igu sii batay wuxu dhahay maxa iga balocthy aniga u bahan waxan dhahay nag ajnabi ka ah sidee u dawata mid la qawa maxa ka dhefi wlh
@sahraabdi9699
@sahraabdi9699 3 жыл бұрын
Waa yaab social media balaayo kama horeyn Nimankii waa ku dhex waasheen fb Snapchat naag walba oo daaqada kasoo dhacda hunguri baa kahaya.
@ubahibrahim9050
@ubahibrahim9050 3 жыл бұрын
@@sahraabdi9699 wlhi warunta kkkkk
@ubahibrahim9050
@ubahibrahim9050 3 жыл бұрын
Hada maka hadhay mise hawshisu iska si wata waa yab nagahu waa itaxan haday iska hubiyan raga ma dagdagen lkn waxad moda nin nin la an jirto yaa tahayba madhahan iyado kedi eriday bay mid ayna aqon oo rerkisa sodayacay oo kedi kadaran iskaso xaraysan maxisabtaman
@asliismail4218
@asliismail4218 3 жыл бұрын
@@ubahibrahim9050 waqti xaadirkaan la jogo 11 10 2020 dhibkaas wuu i hestaa 2017 ayuu igu bilowday shedan xitaa walidkeyga markee mobilkeyga dansanyhy igama yelayo ii dheeb kada ka waca af cad buu igu yiri aniga xukumo mobilkeyga cidan raba kala hadlaa waxan u haya 5carur nagihii an baloc ka saray dhan waso celshay oo wuu ka qaday baloc aniga ciwanadeeydana baloc ka saartay wan firinayay inuu ana iso ceshanaayo kuwii nagaa waka qadyay kuweygana sidii buu baloc u saran yhy markan ku dhahay nagahas miya qabtaa marka ka qadesid ana aad iga qadin 2sano mel an frnds ka nhy ma jirto nagihi wuso ceshtay wlh mar bdn ku dhartay xitaa kitib galiyay gacanta In aan telkiisa aman sinayo wuu iga dawageeyay asan malin furay intuu sheydan i qaday intas dhib asaga i gestay alx ma aqan sidan wax yelo
@fadumiinaayasiin9311
@fadumiinaayasiin9311 3 жыл бұрын
Xbbtiii intaasbaa waad uu sabaartay hddana meshaadda kaasii waad insha Allah dhiibkasto soo martay ilmahaga maliintey ku weynaddan oo ku shageysadaan waxas waaD iilabeysaa haamii sareyo yeelo ilmahaga kaa fiikiir Allah noo wadda xafiido caruurtaa
@sharafali9598
@sharafali9598 3 жыл бұрын
Mahadsanid shiiqaw maadaama aad runta usheegtay raga qalbiga adag ood runta usheegtay waayo qof ka dumarkaa waxay ilaalsanaysaa nin kay ay jeceshay marka ragna jacaylka waa uga daraa 😏😏😋😋😋
@EsaxFX
@EsaxFX 3 жыл бұрын
Waxaan sida saxan ogahay nin telafan qarsanaayobnin fiican maha mar walbana guurkaas guur mahane waa ciyaal suuq waqtiga yuu kaha dhamaan muxuu la qarinayaa oo ku jiro
@manaomar212
@manaomar212 3 жыл бұрын
Haduuba shaki imaado ood isweydiisan uu jawaab ku siin wayo sii jaanis kale adoo baarbaarin hadey sida modey noqoto Get the road maxaaba ii geeyay baaritaankiisa Gabdhow caafimaadkina ilaashada
@shadiyoqude1597
@shadiyoqude1597 3 жыл бұрын
Masha Allaaha waa malintii uhoraysay oo aan arko shiikh rag runt usheegay
@zahramohamed8002
@zahramohamed8002 3 жыл бұрын
Asc sheikh mansha.allah waa arin muhiim u ah dadka isqab in iska ilaliyaan gurayaheen inta badan waxaa dumiya kalsooni daro
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal channelkayaga wuxuu ka hadlaa dadka masaakiinta ah, ilaahay adna ajar haa kaa siiyo walaal
@maslaxadamaseerka7997
@maslaxadamaseerka7997 3 жыл бұрын
Nimkaan naag madeey naayaane 2 taleefoon hasameestaano midkashaqada naagaha hakushugaansadeeno midkiisana naagtuu qabo suu usoo wado gorkeeda hasaaro labarka sirtana ha usheego abaayo lacagta katuuro hadhaho
@relax-tc4vv
@relax-tc4vv 3 жыл бұрын
Waxa dislike saaray allow yaa ogaada waa rageee
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 3 жыл бұрын
Raga somaaliyeed waa rag qalafsan ilahey baa qadaray inaan guursano anaga idinla hadlaya xaajikayga musqusha ayuu taleefanka la gali jiray ugu danbayn waan ku kala tagnay alx nolol iyo daganaan ayaa iga danbaysay nolol maahan nolol shaki ku salaysan
@suleeqocaaqil172
@suleeqocaaqil172 3 жыл бұрын
Maryan Hassan ilhy haku barakeyo warun 2qaf hadaynan isku kalsonayn maqurxono ilhy inti wada jogto haisku sodumo qalbiyadoda
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 3 жыл бұрын
@@suleeqocaaqil172 aamin xabiibtii
@halimodakane9857
@halimodakane9857 3 жыл бұрын
masha,Allah sheikh jazaakallaahu khayraa bulshadeena aad bey ugu,badantahay arikaan ilaahay ha ku xifdiyo aduun iyo akhiro
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal channelkayaga wuxuu ka hadlaa dadka masaakiinta ah, ilaahay adna ajar haa kaa siiyo walaal
@Loml-chi
@Loml-chi 3 жыл бұрын
Asckm subxaanallaah illaahow iimaan ka noo sug subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah
@baraarug969
@baraarug969 3 жыл бұрын
maashaa Allah sheekh runtaa kahadashay rageena waa dad wada mashquul ah haduu guriga joogo xataa dadkaluu ku mashquulshan yahay lasheekeysigooda.
@nasrocabdi7962
@nasrocabdi7962 3 жыл бұрын
Wlh waa dhibka ugu badan ee na haysto dumarka 6 sano ayaaan xaaas ahay waxa ugu badan ee aan isku qabsano saygayga waaa naaag uuuun iyo tlefon lagu dhaganyahay
@hibobudul7191
@hibobudul7191 3 жыл бұрын
Wallhi waxawad modaa sheikhu inuwa aniga igahadlayo wayo dhibka aniguwa iheystaa wllhi her waxaybagartay hanjanbkadhacdo run ahantii naftaydan ubaqay
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
Iska sabar
@ubahibrahim9050
@ubahibrahim9050 3 жыл бұрын
Alle hakaqabto shartisa
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 Жыл бұрын
Runtii qarqaris waxba kuma qrsoomaan xalaal iftiin baa la Cunaa Kuwa account qariya sheekh ka waran ee wax ugu jira aadan agayn?
@farduusxaashi2916
@farduusxaashi2916 3 жыл бұрын
Shiikhow alle haku barakeeyo wlhi arintan Aney iheysata wax iga murogobadaneyd mey jirin habeenki anigo ilmohi ugu horeyay leygu qaley ano qalan oo aad uxamiunsanya mise naag buu lasheeysanya ciil wanan dhimanuun wlhi
@Malisa24
@Malisa24 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ubahibrahim9050
@ubahibrahim9050 3 жыл бұрын
Nagtu ma tuka horaysa mise da kahoreyay ?
@cashocasho3097
@cashocasho3097 3 жыл бұрын
Masha allh sheekh ilahay haku xiftiyo lambarkaga maad nala wadagto
@m3beauty679
@m3beauty679 3 жыл бұрын
Kalsooni luntey "no live " Qalqalka waxa qaba waa qiyaanoolaha acuudu bilaah
@jaamacschire512
@jaamacschire512 Жыл бұрын
Isagu ma dadka kale ayu ka jecel yahay xaskiisa ma doqonba war taa qabto aya ku huran oo kaaga baahan Respekt waayo waa hooyada oo korintankaga dambe leh adi iyo ubadkaaga mrka xushmee
@deimanqurux4120
@deimanqurux4120 3 жыл бұрын
No kalsonii rag majiro ben le wax shegan maxne
@umumaxamed6941
@umumaxamed6941 3 жыл бұрын
Telkaygiisa kuma mashqulo kalsoonida kawayn waxwalbo mashquul owladayda igu filan
@Mowliid2024
@Mowliid2024 3 жыл бұрын
Maya maya Kalsoonida, farxada, qosolka xaaskaaygu tel foon kaayga kuma xirna. Waxaan u arkaa shaki iyo xanuu in aan telkeeda baaro oo waan ku kalsoonahay. Ayadana sidoo kale gabdhoow yaan la idin waalin Umadaha aduunka wax telfoon kumashquulsan majiraan
@naimamohamed366
@naimamohamed366 3 жыл бұрын
Ragga qaar iyaga ayaa shaki kugu abuurayan aniga ninkayga maalin ayaa ogaaday in naag kale la socdo hore kuma aana ogayn hal maaalin ayaa arkay telkiisa oo massage iska soo daba dhacay marka si fcn u fiiriyane telkiisa waxaa arkay naag qoraalo ku sheekeysanaayen waa yaabay waa waydiiye wuxuu balan iiga qaade in markle waxaan cml ee dhacayn saas ee tahayne maalinta shakiye ilaa hada shakigii waa qabaaa macnaha sidii hore ma ahi waaan wada dhaqanaa lkn shakiga wuu jiraaa asigana sbb u ahaa
@smx111
@smx111 3 жыл бұрын
Balhaday Telkiisa contorsho maxay Ka helin ? Hadday naag ku Aragto Maxay u Tahay Naagta
@waxiid3759
@waxiid3759 3 жыл бұрын
Masha allah
@ayanhappynoor2142
@ayanhappynoor2142 3 жыл бұрын
Masha Allah ilahey ha ku xifdiyo wlalkey jazakalaahu kheyr... Arin aad muhiim u ah oo qoysbadan kala fogey ayaad aad uga hada shey... Wana wax aan aad ugu farxay inaa jawab fiican ka bixisey sabab ta runta ah😍🙏🤲👍
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 жыл бұрын
Waa runtaa sheekh wey fcntahay in les amino
@aaminaomer5102
@aaminaomer5102 Жыл бұрын
Maansh alaa maansh alaa alaahu agbar alaahu agbar jisakumlaa sheekh
@zamzambasay32
@zamzambasay32 3 жыл бұрын
Nimanka waxey talefonka u didayan nago bada ayey ka shukansadan
@aishajama5525
@aishajama5525 3 жыл бұрын
Jazakallah kheer sheikh
@nurtomohamed795
@nurtomohamed795 3 жыл бұрын
Mansha Allah tabarakalaah aqli iyo diinba wd isku darsate sh ilaahay hakuu siyaadiyo jazakalahu qer.
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 3 жыл бұрын
Wax laqariyo qurunaa kujira wax lee jira lkn hadad sasoo dhan ihtimaam u siiso wuu is mahdinaaye iska daa adna telkaga hadu kuso dhoco ama qof kuso woco kala carar xata hoyada abahaa teamkaga asugana hawashee una diid inu arko adoo shataftaada dhowranaaya macnaha ka maseersi qalad ha u galin
@abdirizakjunior9280
@abdirizakjunior9280 3 жыл бұрын
Waba janis ha igalafogaato si anigana markayga aan ulafogaado
@fadxasayid5
@fadxasayid5 3 жыл бұрын
hadad aragto kawaran ninkaga o nagtis kale kulaxamanayo kucayay waliba kuleh tan agteda kumanasto omajecli o nagba kamadhigte caruurtan dhulka lajifta onqalbigoda ilaladisan utaga guriga kasi muxu istahila inlagusameeyo shekhow
@oliversalano5606
@oliversalano5606 3 жыл бұрын
Abayo wlh wa xanun badan tahay mcnto Nina ma ilowo nagti uroon waxyabihisa kale haiska biyo biyeysto,,mrka adiga markow Ku xamana hadad maqasho wadhib e dhagaaha iska tir,,wana kaxumahy xanta labadoda dhaxmartay adna iska wanaji ninkaga xaqiisa sii mcnto
@mohachamaaadam5004
@mohachamaaadam5004 3 жыл бұрын
Manzha allah alle ha ku parakeeyo🥰🥰🤲
@mohamedrooble6299
@mohamedrooble6299 3 жыл бұрын
Mashaaaaa aallaah
@fartuun5991
@fartuun5991 3 жыл бұрын
Anigu waxaanba oranlahaa ninka talefonka ladhuunta haka harina ilaa aad ogaatan waxa lagu qarinayo waayo mararka qaarkod waxa laga yaaba qofka aadku kalsontay oo aad qof wanaagsan uqabtid inaad xaqiiqdisa iyo booska aadka jogtid ka ogaatid
@AbdirashidSh.abdirashid
@AbdirashidSh.abdirashid 5 ай бұрын
Qof Walba fonkisa halodaya,xalka waka
@faaideysochannel8031
@faaideysochannel8031 3 жыл бұрын
Walaal igu caawiya subscrib waa codsi xoogmaha
@ssnnbb70ssnn69
@ssnnbb70ssnn69 3 жыл бұрын
Kkkkkkk baryahan khilaafka ugu badan waa taleefan
@iftiniftin1301
@iftiniftin1301 3 жыл бұрын
Mashallah mashallah May allaah blessings you sheikh this story like me sheikh my husband do like this to me one year
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal channelkayaga wuxuu ka hadlaa dadka masaakiinta ah, ilaahay adna ajar haa kaa siiyo walaal
@aminaabdi5398
@aminaabdi5398 3 жыл бұрын
whi anga xitaaa ihaystaa habeenkena 10 :00habeennimo lakuimnaa markas lakudahaa wan xanunsanhay ilmaha iga seexay hada qof xamilo ah an ahay hadhow ilahay nabad igu kala keeno intaaa asga dhan iskafuru ayabaa goasaday
@deeqociise4259
@deeqociise4259 3 жыл бұрын
Maasha allaah sheekh allaha ku xafido xaqiiqda .mar naba lama qarin karo laakiin rag badan sidaas sameeya jira guryahooda buuq ka taagan yahay naagta 2 badna ku dhaha reerkeyga uma sheegi karo dhuumasho le ku qaraabta hase ahaatee waa kii fashil ku dhamaada
@ashaibra2686
@ashaibra2686 3 жыл бұрын
Mashaallah wallahi warunta kalsoni laan wa nolol laan
3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله 🌹🌹
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
جزاك الله خير
@hidaayoladan1850
@hidaayoladan1850 3 жыл бұрын
Wllhi shiiqan inu iga hadlayo ayaad modaa wllhi qisoyin iqabsady hada kahor
@mumtaasqalanqo4445
@mumtaasqalanqo4445 3 жыл бұрын
Hadey ihasataa ani wallhi
@mohamudsheikhibrahim-miniy4440
@mohamudsheikhibrahim-miniy4440 3 жыл бұрын
anigaba sidoo kale nin aamin ma kahan
@deqa868
@deqa868 3 жыл бұрын
Mashalahaa thank you been maha wlla
@nestehamohame
@nestehamohame 3 жыл бұрын
shiiqo arinkaas aniga wey i heyesata telka ninkeyga dhulka ma dhigo waxan ku dhahey telkan ad ku mashquulsantahey iga da wuna diidey kalsoonidi dhan wa iga guurtey qalbigeyega ma dagana wayo wa waxa igu cusub marki hore ma qarin jirin telkisa waxbu qarinaya wayo basuwer ayu ku xirtey anigana go aaan aya I yaalo
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 жыл бұрын
Abayo iskadaa hafirin mobile ka ninkada cafimadka uma ficna fdlan dhaaf
@ubahibrahim9050
@ubahibrahim9050 3 жыл бұрын
Waxan ku dhihi laha ku kulayli hadalka in u kalsini kusiyo waa qasab xata hadu rerku dimi wayo rerki kaliga dan kuma aha hadad walwasho cafmad kuguma jiro
@thechannelofflims5999
@thechannelofflims5999 3 жыл бұрын
@@ubahibrahim9050 wllshay kadaa talaada hasiinin inantaa waa laga qurux badan yahy taldaa waayo khlad khalad laguma saxo
@illahayayamahadleeh6275
@illahayayamahadleeh6275 3 жыл бұрын
@@thechannelofflims5999 Wa runta wll Ana ahan waxa ku dhihi laha hadi adla ficil danto reer ku dhismayo haku mashkulin awladada ilasho adkarta na badso naftada ilasho wll karob fa"ido maleh intas ay carurtu Apo dhahayan aya walahi maskaxdota uu fican adkarta iyo ducata badso wll
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 жыл бұрын
Shuugran sheikh aniga waxay ila tahay inles barbaro. O les dondono cafimadka uma wanagsan wlhii
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 жыл бұрын
Kalsoni daroo aya karaceysa mrka ninkas telkis. Udaa
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
Haa abyo hdi ukalsonidas kusiyo ama ad sisid le ma ahoo kawarn waxksta hdaa darensantahy wxcad isbadalna aad ksi aragtid case cad oo bannaka yalo rerkina shock kudhacay
@abdisalamyusuf7389
@abdisalamyusuf7389 3 жыл бұрын
Sheekh dulmi diidow Nooma Aadan Sheegin Xalkii Bad Baadada Raga ilahey baa u baneeyay 4 marka
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
Xalka wxa wye cadalada dhinackasta treat equally like ilmaha dhashay cml
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
If u cant remain one or iygaba iskaka furayo ilaaa hal ee kuso harto
@dahabadollar9697
@dahabadollar9697 3 жыл бұрын
Mash alah ale haku xafido shiiqow
@gravycatgirl1073
@gravycatgirl1073 3 жыл бұрын
Xadiisankan mayga hubtaaa hore
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 3 жыл бұрын
Wlhi odaygeyka 7sano ayan isqabnaa waligey bobelkisa mafinin xataa hadii lasoo waco maqabto xataa hoyadii oo soo wacaysa asagoo kamaqan kama qaban ane kayga ma firiyo haduu idhib dhahane waa udhiibaa
@liiliqosolbadan9367
@liiliqosolbadan9367 3 жыл бұрын
Waa sax aniga maka firiyo xita hadu dhacayo nin hooyada ku madhalin naftadada kala hashiyaa reerka waa dhisamayaa
@farxaddaqoyskafamily5449
@farxaddaqoyskafamily5449 3 жыл бұрын
Masha allh
@BirimoNaqlan
@BirimoNaqlan 3 жыл бұрын
Shugran walal
@dahabadollar9697
@dahabadollar9697 3 жыл бұрын
Amiiin amiin yarabi
@amanidubi4589
@amanidubi4589 3 жыл бұрын
Keep going
@qadijaadan3412
@qadijaadan3412 3 жыл бұрын
Masha allah
@mahaddahir8118
@mahaddahir8118 3 жыл бұрын
Asc masha Allah ale hakubarakeyo sheq intekalasoo xiriraa arin ayan ubahanahay inad iga jahilbixiso Tbilisi waa codsi jwb
@makomaxamedjellea8395
@makomaxamedjellea8395 3 жыл бұрын
Asc shiiq nimanka ayagaa sabab u ah in laga shakiyo kow markow kusoo guusaday ayuu wax kama qarsajir lkn hada waxa bilabey qaris marka qileefka asa u sababa
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Жыл бұрын
Waa runtaa sh jasakalahu khayran
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@inayuusufrodal4906
@inayuusufrodal4906 3 жыл бұрын
Sheik qyr bdn alle haku siiyo wlhi waligey telkisa inabaro xita shaki kama qadin waliba waligey hdu dhaxo amaso daaho madhihin inte aadey blse asiga ayn ku arkay waxlo dulqadankarin hal talefan ayn wada isticmali jirney mudo halsano kadib waxn arky inu lambarkyga inu magal imo uga furtey aniga yab kadib inu kalsoni daro kujirto an arky waxn ku dhahy aniga telkle iso gad buq ayuba igu furey bacden aniga kiisa ayan u dhafey halsano hda kaso waregaty sastahy kisa mafalagashto blse asiga malinwalba ciwanadeyd ayu furta wlhi mawydiin marka klsoni darada adby udhib badantahy
@maxamuudmaxamed4224
@maxamuudmaxamed4224 3 жыл бұрын
Maasha allaaah
@keyfmohamed873
@keyfmohamed873 3 жыл бұрын
Markan ka hadlo fakarkeyga Akhlaq Ahan mafiicna qof in talefon kiisa labaro 🤔🤔🤔
@farxiyacumar7403
@farxiyacumar7403 3 жыл бұрын
Saxiix shiiq hadal kaaga waa cadaalad 👏👏
@ashaabukar7713
@ashaabukar7713 3 жыл бұрын
Naaguhu wa dhib why daba dhigay ninka telefonkisa imankey ladahay wax3mahubsadan ninku wu ujoga lajoga
@amiinamohamed3582
@amiinamohamed3582 3 жыл бұрын
Masha Allah shiiqo xagee kalasoo xiriraa الله يحفظك
@cabdiqani1645
@cabdiqani1645 3 жыл бұрын
Mazha Allah ixfada laah zh. Allah ha ku barakeeyo Waxwalba waa kalzooni haduu zan izfhan meezha oolin wax horumara ma gaarayaan labada qof midkoodna
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 3 жыл бұрын
Masha allah hor mar wacan sheikh jizakallah kheira
@ibadofarah7596
@ibadofarah7596 3 жыл бұрын
Muxu. Qarinaya. ?
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
Qiyano
@umuhaala4661
@umuhaala4661 3 жыл бұрын
Masha'allah masha'allah masha'allah sheekh jazaakallaahu kheyr raga beenta ku nool baalaha ayaad ka riftay share wuu iga diiday rag badan ayaan udirilahaa been iyo walwal ku nool
@maryanabdillahi6725
@maryanabdillahi6725 3 жыл бұрын
masha Allah tabarakallah Sheikh ilaahay haa ku barakeeyo ruuntada ka hadshay waan ku saray Sheikh 🌹🌹👑👑👑🌹🌹🌹🌹
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 3 жыл бұрын
Ilahey hakuxafido ya sheikh runta ayad kahadasha ilahey dhamanten xaqa hanafahansiiyo
@aminafarax6495
@aminafarax6495 3 жыл бұрын
Masha allah allaha kubarakeeyo sheeq adoo kalane allaha badiyo
@xabsacabdirahman624
@xabsacabdirahman624 3 жыл бұрын
Du
@luulbeauty6974
@luulbeauty6974 3 жыл бұрын
Masha allah qof dacabnimo uhadlayo adaa ka arkay think you sheekhi
@faisoyusuf1359
@faisoyusuf1359 3 жыл бұрын
Maan sha Allah sheeq ilhay ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo balse Raga waxa kala qarinaaya ilhay hatuso xaqa waan ubadan yihiin arinta qarsoodiga oo weliba ku ah gaba dhaqal bi jebin
@nuurofaarax7940
@nuurofaarax7940 3 жыл бұрын
Shiikhoow taleefankaaga xageee kahelaa
@ashaburale3279
@ashaburale3279 3 жыл бұрын
Mashaallah
@bursaliidbaasto3255
@bursaliidbaasto3255 3 жыл бұрын
Ane i hesataa naagta u shukaan sado wu usheegay inu naaga iyo ilmo leeyaha lakiin wextiri wan kugu rabaa lakiin anigoo ben isheega
@abdrahmanosman9403
@abdrahmanosman9403 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله حفظك الله يا رب
@Dhacdooyinka7
@Dhacdooyinka7 3 жыл бұрын
Wxvdn ayaan kaa faidey alla haku barakeeyo
@amiiraabdulqaadir8501
@amiiraabdulqaadir8501 3 жыл бұрын
Shiq alle haku xafido aaqiro iyo aduunba
@ayanzaetmo1398
@ayanzaetmo1398 3 жыл бұрын
Sheekh wattsap numberkaaga please isoo sheeg si aan su aali kuu weydiiyo
@nashaadyuusuf3830
@nashaadyuusuf3830 3 жыл бұрын
Sheekhow xagee lagala soo xiriira suaal ban rabaa inaan ku weydiiyo
@dr.arizakyusuf2389
@dr.arizakyusuf2389 3 жыл бұрын
Sheq su aal inan kuwaydiiyo doonayaa
NINKAAGA TELEEFANKISA HADAAD NAAG KALE KU ARAGTO INTAAN SAMEY
11:11
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 38 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 75 МЛН
Sheekh Asuuli su'aalo iyo jawaabo diini ah "Lideis Night"
28:24
Xogmaal Media
Рет қаралды 7 М.
NOLOL CUSUB: #32: GABDHUHU MA WAXAY JECELYIHIIN NIMANKA XUN?!
17:04
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 48 М.