Fadliga 10ka danbe ee bisha Ramaan | Habeenka laylatul qadriga | Sheekh Umal

  Рет қаралды 577

TOBANLAYDA

TOBANLAYDA

3 жыл бұрын

Tobanka danbe ee bisha ramadaan mudnaan gooni ah ayay leedahay mudanaan khaas ah
Nabigeena SCW isagoo bisha inteeda kale soo dadaali jiray ayaa hadana Tobankan markay soo galaan wuxuu u dadaali jiray si uusan u dadaalin bisha inteeda kale.
Adigana tobanka oo dhan dadaalkaaga ha kala gooynin oo siyaadada khayrka iyo wanaaga badso si aanan habeenba ku dhaafin bi idnilaahi tacaalaa.
Tobankan danbe khaasatan habeen Laylatul Qadriga oo habeenkaa camalka aad la timaado 1000 bilood camal aad la timid uu ka khayr badan yahay habeenkaa ruxii istaaga Laylatul Qadrigaa oo Lilaahay daacadiisa isku taaga oo salaad iyo khayr habeekaa ku dhamaystaay dambigiisii hore waa la dhaafi ayuu Nabigu yidhi SCW
Fadalan SUBSCRIBE saar CHANNELKA
↪ / @tobanlayda

Пікірлер: 1
@naciimomaaxamed6679
@naciimomaaxamed6679 3 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam🥰🥰🥰🥰🥰
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 78 МЛН
أين أسماء الأئمة في القرآن سعودي إنصدم بالجواب
15:14
QORSHAHA QATAR KASOCDA & XASAN SHEEKH OO QAADAY TALAABO CULUS.
13:23
Abdiaziz Barrow
Рет қаралды 17 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 78 МЛН