10ka Maalmood ee Caalamka ugu fadliga badan || Tobanka dul xija ||Sheekh Umal

  Рет қаралды 2,921

TOBANLAYDA

TOBANLAYDA

3 жыл бұрын

Waxa uu rasuulku yidhi SCW ma jiro maalmo camal wanaagsan oo la sameeyo uu ka khayr badanyahay tobankan maalmood dhaxdooda camalka la sameeyo.
Camal khayr ah oo illaahay loogu dhawaado waxa ugu fadli badan sanadka oodhan maalmihiisa tobankan maalmood camalka lala yimaado ayaa ugu fadli badan.
Waa toban bari oo wata kkayr siyaado ah iyo fadli siyaado ah.
Cadamadooda iyo qiimahooda waxa ku tusaya xataa habeenadooda ayuu rabigeen ku dhaartay tabaarakahu wa tacaala fajarkaan ku dhaartay buu rabi yidhi iyo habeeno toban ah.
Sanadkii hore wixii danbi ahaa iyo sanadka soo socda wixii danbi ah laba sano danbigood maalin soonkeed baa illaahay kaaga dgaafayaa
Fadalan SUBSCRIBE nosaar CHANNELKA
↪ / @tobanlayda

Пікірлер: 2
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Ай бұрын
Jzklahu khyr Sh Mohamed Umal ❤❤❤
@loulaomar4210
@loulaomar4210 Жыл бұрын
Waxa aad haysato kan Ugu Qaalisan || Khudbah || Sh Maxamed Umal
17:05
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 114 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 32 МЛН
5 Qiso Cajiib ah | Sheekh xasaan
21:41
ABUU MEDIA
Рет қаралды 234 М.
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 27 М.
SU’AALO IYO JAWAABO MUHIIM AH BY SH USUULI
33:43
DARIIQA TOSAN
Рет қаралды 39 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 114 МЛН