FAMILIE DAY. NIN DHERE MALIN DANBE IMA WADI DONO 🤪🤪🤪

  Рет қаралды 33,337

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 109
@AsmaMohamed-f2m
@AsmaMohamed-f2m 3 ай бұрын
Masha allah tabaraka raxman markan ku bartay ayaba xasilooni dareemay hamda walashay macaan horay uu soco❤❤❤
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 11 ай бұрын
Masha allah beautiful family
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 11 ай бұрын
Beautiful video 😊
@SahraCadey-b1c
@SahraCadey-b1c 3 ай бұрын
Maasha allah❤❤❤❤
@kikiki1189
@kikiki1189 11 ай бұрын
Cambuurka wuu gaabanyahay. Saa sheegtay islaamaha hooyooyinka iney role model noqdaan waaye Cambuurka iska ilaali inshaAllah 😢
@asadabdi7964
@asadabdi7964 11 ай бұрын
Maansha Allah ❤
@kawterabdirahman6294
@kawterabdirahman6294 11 ай бұрын
Isku dooqnhy xaga dharka lkin wax badan ALLE dartii uga tanaasuley ka tanaasul waxa ALLE raali ka aheen .
@umanajmo6684
@umanajmo6684 11 ай бұрын
Haa.wlhi❤❤❤❤
@Hodaneey
@Hodaneey 11 ай бұрын
Masha Allah walal qurux bad tahay Alle haku xiftiyo iyo Familien ❤waxan ku odhan laha oo wajib walalnimo igu ah sidad u waniso gabdhaha somaliyed anoo ka mida ku dar dharka quruxda badan shay baladhan oo dheer barakallah fiik❤
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 11 ай бұрын
Walalo LKn qurbaha wax baradhan mala xidhan karo bcz cimilada iyo qofka howlaha adag uu qabanayo
@Hodaneey
@Hodaneey 11 ай бұрын
@@nastexokhalid9439 wan ogahay waa shaydaanka baas walal wannku noolahay anba wan ogahay xalada meesha lakin maro baladhan waa la xidhan karaa oo kooban in badan anba wuu II sheekayn jiray hada alxamdulillah rabi wuu igu hanuuniyay rabi ha ina hadeeyo xijaabka saxda ee Rabi inoo dooray kuwa qaata ha inaga yeelo amin
@zahraibrahim2871
@zahraibrahim2871 11 ай бұрын
Wa sax wl xamda wan jecelnahay xooga dhar hos u dheer sida cambuur oo kale amaba cabayad aya fiican mahadsanidiin
@Maaido740
@Maaido740 11 ай бұрын
Masha Allah, arinta makeupka iskaga mid nahay wallee. Hadaan marsado kalsoonida dhan way iga luntaa, indhakuushayda lipis daggan ama lipgloss iyo maskaradayda oo marmar ah iyo suniyaha toostoosisto intaasaa iga badan.
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 11 ай бұрын
Asc xamda wllo maanta dhargaa gaban bad xiratay ee toob dheer xiro iyo xijaab
@sagaldaauus3233
@sagaldaauus3233 11 ай бұрын
asc hamda walalo mar walba ay ku so qora qoralka ka soo hadal arinka kenay in ad kamilo iyado yar ad rajistin ku bilowdo wayo inagaba gadho yar yar ban haysanaa thanks
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 11 ай бұрын
Abyo xishow ilmo yar waye se rajastin logu xirah
@hanefa283
@hanefa283 11 ай бұрын
Jiristiin maahee waa half vest
@yuuuuga1
@yuuuuga1 11 ай бұрын
Wall sababta waxey thy naska markey weynato kama dhaco naag tagna ayey yelan donta marka yaran logo xiro wana garan cml mcnto ❤
@sagaldaauus3233
@sagaldaauus3233 11 ай бұрын
@@yuuuuga1 shukran xabiiti aad iyo aad bad ugu mahadsan tahay jazakalah qayr🥰
@-farhia
@-farhia 11 ай бұрын
@@yuuuuga1subxanalah ma walan tahy naska dhacaya muxu yahy horta mataqan naaska wuxu ku dhaco Anku baro Number 1waaa qofka marku aad u buranyahy ocaato bo nasku wuu dhaca 2hooyada markey ilmaha caano siiyo Marka ilmoyar inaad raajabeto uxirto waa caqliga abyo ilmaha ha uxirin mardanbe
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 11 ай бұрын
Allaahuma Baarik Reer Moalin Abdulahi 🍁❤️‍🔥
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 11 ай бұрын
Qof a ka jecladey , o raba inu kula hadlo Dumashiden Deeqa Alle SWT ha idin xifdio Aamiin 🍁❣️
@fadumaqaayo
@fadumaqaayo 11 ай бұрын
Wlllshy macney allah haku dhereyo Cimriga cafimadkana haku ilaliyo❤❤💯💯
@fadumojama2521
@fadumojama2521 11 ай бұрын
Xabiibti shandada ma Zalando miyaa
@ayaanahmed3247
@ayaanahmed3247 11 ай бұрын
Hamdi qurux maasha allah barakalahu fiikum❤
@zaynabali2712
@zaynabali2712 11 ай бұрын
Abayo cambuurka gaabana asturka pls
@hamdiabdirizaak3309
@hamdiabdirizaak3309 11 ай бұрын
Naya gabdhaha gagaban xa u neyd jaweneysa kab dheer Aye ku xiranayan. but you are so cute
@FarxiyoCumar-gq7yy
@FarxiyoCumar-gq7yy 11 ай бұрын
Abyo mcn xage yurub ka dagantahy
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 11 ай бұрын
Dumashidey , jakedkan inten ka hela ?
@ayoxcrank1069
@ayoxcrank1069 11 ай бұрын
Astukra ku dadaaal abayo saadakada gaaaban iska dhaaf qof weyn ayaa tahay
@yuuuuga1
@yuuuuga1 11 ай бұрын
Skada gaban jakad dheer ku wata xiliga qabowga ayaana xirta. Barafka bananka yaalo. Mana dhafi karo Mahad sanid
@sanaahmad3599
@sanaahmad3599 11 ай бұрын
Asturka maxaad uu taqaana? Somali yaab badana gabadha is astur baad ku xijiseen halkee ka qaawantahy bal noo macne
@shugridaahir5289
@shugridaahir5289 10 ай бұрын
Asc wllshy
@hawaali8333
@hawaali8333 11 ай бұрын
Mashaa alaah tabaraka laah ❤❤❤
@nimcoqaniqani8557
@nimcoqaniqani8557 11 ай бұрын
Quen barnamijka jacaylka nafta soo badi❤
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 11 ай бұрын
Masha alaah hamda waanka helay kalsoonidada
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 11 ай бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah Al❤❤❤❤
@yusra8873
@yusra8873 11 ай бұрын
Asc abaayo tiktok sidee lacag loo gu samey yaa
@AmalIbrahim-hg9sq
@AmalIbrahim-hg9sq 11 ай бұрын
Xamdi jaakada from intee waaye
@mssmarlarag85
@mssmarlarag85 11 ай бұрын
Masha allah ❤
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk 11 ай бұрын
Masha allah ❤❤🎉
@naciimonalka992
@naciimonalka992 11 ай бұрын
Wan ku farxsanahay inan noqdo qofkii ugu horeyay ee arka vedi gaga❤
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 11 ай бұрын
Waw ❤❤❤ mashlah
@jannah3447
@jannah3447 11 ай бұрын
Jackada qurux iyo dresska iyo bursada qurux kaaa bax
@Neimadaher-q2g
@Neimadaher-q2g 11 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤❤
@dhahranadan-hc3ic
@dhahranadan-hc3ic 11 ай бұрын
Masha. allaah
@sobinnisoo
@sobinnisoo 11 ай бұрын
Gacanta aa perfum ka ku qabate see u egtahey lee Istaqfulaah balayana iska dhige oo kacmaha maa isla hagajisid waashe 😂
@monahaji1907
@monahaji1907 11 ай бұрын
👍
@xamdaayaan7150
@xamdaayaan7150 11 ай бұрын
Wllo xamday waxa jirta gabar soo maliyeed bilaa hooyo ah bilaa aabo bilaa wlalo ah magafe liibiya ku haysto sacad kasta soo oynaysa madama qof codkara dumarkana usheqeeya tahay wllo inaa uhadashan rabay xagen kaala soo. Idhiidha wllo hadaa awoodo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 11 ай бұрын
Wall manan arag Gabarta subhallh 😮😢
@xamdaayaan7150
@xamdaayaan7150 11 ай бұрын
Wllo meel aan kugu soo diro maledahay vido ayaa yaala magalada aan galo ayaa loga bahaynaya waxna waa laysu keeni laaya ay
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 11 ай бұрын
Nin dheer dulkaada ku yer kulahaa xabdi 😂😂😂😂😂
@safaamohamed6953
@safaamohamed6953 11 ай бұрын
Bageka qurux bdn
@amalo8798
@amalo8798 11 ай бұрын
Xabibti fadlan jakada dukanka and ka so gadatay ma ii sheegi karta adigo oo reli ah
@yuuuuga1
@yuuuuga1 11 ай бұрын
Waan shegay magaca wall
@jannah3447
@jannah3447 11 ай бұрын
Arket
@-farhia
@-farhia 11 ай бұрын
Xamdiyey manta dhan rer Macalin cabdulhi ledahy 😂😂faan badnidaaa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 11 ай бұрын
Rer macalin abdulhi waax logo fano miya mase waa magac fankad qalad ka fahan tay maa is tiri Ina Ader. Mcn
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 11 ай бұрын
@@yuuuuga1 rer macalin cabdullahi Allh no daayo waa raaxada aduunka ka war doona
@dekaanab
@dekaanab 11 ай бұрын
gmail ayaa saka adiga dartaa usamaysaty walaal xagee kaala soo xidhidhaaa wanku taageeraa dhiiranaan ayaan kaa helaaa
@najmaali17
@najmaali17 11 ай бұрын
Walee somali laga baxsan mayo maxaa kaqaldam gabadha way labisantahy wayna asturantahy maxaa inigu qadan oo iskiin tusay😢
@Torobaawi
@Torobaawi 11 ай бұрын
Minjaha dhuudhuban iiqari qaaliyeey Nin dheere naag buu hantiyaye waaku qasbanyaha in gawda laga saaro😂😂
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 11 ай бұрын
😂😂😂darad in aa o so qoro waray lakini waxaa is dhahay of ka walalka ha dhibin
@yuuuuga1
@yuuuuga1 11 ай бұрын
Manjoy xaal qado kuwaan ilaah ka taxadaray aniga iyo manjo dhuban. 😅😅 qaali Mahad sanid.
@Torobaawi
@Torobaawi 11 ай бұрын
​@@yuuuuga1Waad xanaaqday lakin sorry kaftan aqoon baan kuu qabaye😅
@KhadraAhmadjama
@KhadraAhmadjama 11 ай бұрын
Kkkkkkkkk alla dumaashi wlhi qosol baatahay 😂
@shamsoali3803
@shamsoali3803 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@haniabdisaabirasamra3488
@haniabdisaabirasamra3488 11 ай бұрын
Masha allah jacka da aad baan uga helay dukan ka magacisa ma iso qori karta abayo ❤❤
@ayoxcrank1069
@ayoxcrank1069 11 ай бұрын
Saakadada wey gaaaban thy xamdi
@Bilan11
@Bilan11 11 ай бұрын
Nin dheere aka Yusuf dheere 😅😅 🤐🤐
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 11 ай бұрын
Mansha Allaah Xamday dumashii nindhere waa asalkii Ugadeenkii dhadheera ee jalaqsana ilahay hasku kiin barakeeyo family qurux badan baa tihiin❤❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 11 ай бұрын
Haaa dumashi asalki waaye. Mahad sanid qalbi ❤
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 11 ай бұрын
Mashaaa allh ❤❤❤
@Maria28832
@Maria28832 11 ай бұрын
Ninkaaga ogadeen yuu ka yahaye
@ilhan6838
@ilhan6838 11 ай бұрын
@@Maria28832cowliyahan waye
@aliciaabdullahi6846
@aliciaabdullahi6846 11 ай бұрын
Hej fina, Vart har du köpt väskan ifrån ?
@Nawaley8
@Nawaley8 11 ай бұрын
Marka adiiga maaa Halloween 🎃 amisan tahay miya wllo biisinka 😱😱😱😱😱😱😱😱
@yuuuuga1
@yuuuuga1 11 ай бұрын
Waan amin sanahy miyaan ku dhahay wall. Bal iga jawaab qalbi
@salmamohamed6840
@salmamohamed6840 11 ай бұрын
Xamdiyey farxdina waku farxayo ilhey inigama qado mcney❤
@Maria28832
@Maria28832 11 ай бұрын
SERUM MAGACIIS WALAL XAMDA
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 11 ай бұрын
🌹🌹🌹
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 11 ай бұрын
😂 masha allah allah nixafido 🥰
@Hoyoo55
@Hoyoo55 11 ай бұрын
Qofkii kowaad❤
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 11 ай бұрын
Hhhhhhh hooydiin ka xishoda😂
@walaalahaisjecel5628
@walaalahaisjecel5628 11 ай бұрын
Masha Allah abaayo family qurux badan ilaahey ha idin xafido❤❤❤
@ZamzamAbdullahi-mf6wv
@ZamzamAbdullahi-mf6wv 11 ай бұрын
Masha alah abayo ❤❤❤❤❤❤ il iyo cowriba la ow
@kawterabdirahman6294
@kawterabdirahman6294 11 ай бұрын
Wax badan oo dhanka nolosha ah ayan kaa faaiidey ALLAH misanka xasantka kugu daro
@xaawoibrahimxasan8307
@xaawoibrahimxasan8307 11 ай бұрын
Asc xamdi qli🥰🥰
@hanefa283
@hanefa283 11 ай бұрын
Dukaanka magaciis
@SamsamAli-c2m
@SamsamAli-c2m 11 ай бұрын
Msh aallh hamdi qux ilxun rabi ha kahayo qali waxn ka mid ahy tagereyasha mr walb kula socda lkn ma ahi dadk comments qora Wxn layhy dumarka dharkga io jirkga ku mashquly qofk wllka ah msh alh Aya lo dhaha ishada io carabkag wa laga ilaliya
@Black-cat770
@Black-cat770 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@SundusMohamed-f2l
@SundusMohamed-f2l 11 ай бұрын
Hamday waxa lamooda ina ninkaga nogu faanaysayso guulayso❤😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 11 ай бұрын
Kakakaakak dulqad moji gabarteyda ❤
@amalo8798
@amalo8798 11 ай бұрын
Asc xabibti manshallah beautiful family Alle ha Idina xafido amin
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 11 ай бұрын
Manshaallah hamidiyay waa inan ku maqla hadan ku waayo waan darema adectid noqday hadadan soo galin waaba igu dhib shekadada 🤣🤣🥰👍
@hodanmaxamuud24
@hodanmaxamuud24 11 ай бұрын
Xamdiyay salaada marnBa yayna kaa tagin xataa ha dib dhigin
@sacdiyocumarshiikhey4087
@sacdiyocumarshiikhey4087 11 ай бұрын
Abayo beshka qurxan
@zihaamhfarah
@zihaamhfarah 11 ай бұрын
❤❤😂
@shukri333
@shukri333 11 ай бұрын
Mashaaaa alaaaaaaaah family isku filan❤
@hanefa283
@hanefa283 11 ай бұрын
ARKET MIYAA TUKAANKA
@yuuuuga1
@yuuuuga1 11 ай бұрын
Haa
@hamdabilan838
@hamdabilan838 11 ай бұрын
Xamday zamii ❤️👸
@IbrahimAli-c4d
@IbrahimAli-c4d 11 ай бұрын
Warwaxba hanowadine kalasaar nin iyo shaqsi xun ,hadi n8n somaliya uxunyahay macnahedu maaha all somali mens are bad
@Hoyoo55
@Hoyoo55 11 ай бұрын
Anoo muqal kaaga shalay daawanayamise kii kale.
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 11 ай бұрын
bronks
@fartuunhassan6528
@fartuunhassan6528 11 ай бұрын
Reer gobol Yurub yimid oo sixun ilbaxnimo. Kuraadinaa waa nuucaan. Facaan baa surwaal kuxiranee. Shame on you
@shoowaayecadde7278
@shoowaayecadde7278 11 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@falismohamed-it2oy
@falismohamed-it2oy 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sanaahmad3599
@sanaahmad3599 11 ай бұрын
❤❤
KALAY ILA ARAG QOLKAN UGO JECLAHY GURIGA CUSUB
18:00
Hamda Home Decor
Рет қаралды 22 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
Geedi "Gabdhaheeni waxay iska soo duubayaan meelihii ugu quruxda badnaa"
12:47
BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA .
16:52
Hamda Home Decor
Рет қаралды 28 М.
NAXDIN: HOOYADAY WIILKA MA DHALIN ANIGA AA DHALAY
14:28
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 51 М.
FAMILIE VLOGG. 🥰🥰👨‍👩‍👦🧥👠👜🕶️
11:07
Hamda Home Decor
Рет қаралды 43 М.
Night Routine Guriga Hagaajinay Ayaan Bilan
9:34
Ayaan Bilan Barwaaqo
Рет қаралды 13 М.
FULL ROUTIN. MALINTA DHAN WAXAN QABTO. IYO LABISKA MANTA. 🤣
17:51
Hamda Home Decor
Рет қаралды 31 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН