ROUTINKA SABTIGA IYO ANIGO NIN DHERE KU QARARAY SAKAY. DABECADAN MA LE DAHAY. 🤣

  Рет қаралды 53,058

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 171
@daganelmi5191
@daganelmi5191 Жыл бұрын
Hamdiyay warsame haduu soomaliya ku noolan lahaa quraanka wuu dhameyn lahaa Ilmaha da'diisa baqree kujiraan Dhibaatada waa qurbaha Allah u fududeeyo quraanka Alle ❤❤❤❤
@mayweseethelightoftruth7833
@mayweseethelightoftruth7833 Жыл бұрын
May waa kaadiidey! Iyagoo qurbo kunool ayey dhameyen qaar. Waa sidu fursad uhelo waalidka!
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 Жыл бұрын
Abyo ma warsama hadu maraya quranka halkaa somali ilmaha iyago sideed jir ah dhameyan illahey ha ufududeyo warsame❤
@jannah5330
@jannah5330 Жыл бұрын
Wlhi mashallah hamda reer kaaga allaha kuu barakeeyo inagana allaha ina siiyo reer wanaagsan iyo sawj baari ah allahuma aamiin
@JamacClmaraxmaan
@JamacClmaraxmaan Жыл бұрын
Masha alllah warsame adiiga ayuu ku eegyahy inaantaduna abeehed bay uu eegtahy ilahay haku daayo wll
@hnasriinahmed8586
@hnasriinahmed8586 Жыл бұрын
Walahi Waan qoslay dabeecada wax sugid la aanta Waan kasimanahay waa lagula qabaa 😅😂😂❤
@sulekam1806
@sulekam1806 Жыл бұрын
Masha allah abayo qaali dumar guuleyso abayo inkaar aad qabtaan ku badal ducaad qabtaan because mar bay samadu furantahay🎉
@Umumaysa96
@Umumaysa96 Жыл бұрын
Qalbi maashaa allaah fariid baad tay ku dayasho mudan lkn qaali kalmadda ah inkaar baad qabtaan afkaaga ka ilaali yaan ilaahay inoo qaadin ducaa qabtaan ku badalo xabiibti
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Жыл бұрын
BalN waaye wax fcn i shegty Mahad sanid qaali 🥰
@Umumaysa96
@Umumaysa96 Жыл бұрын
@@yuuuuga1 jazaakallaah xabiibti 😍
@Muna-gml
@Muna-gml Жыл бұрын
Hamdiyey abaayo chanalka quraanka ugu fiican oo ilmahayga ka bartaan ku shegayaa waa macalin soomaali ah KZbin channel kiisa waxa ku qoran dacwa family wallahi kalay iska arag waaye inay dugsi ku dhaxjiraan u modaa illahay ajar haka siiyo macalin kaas
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Жыл бұрын
Ha macalinkaas daris a nahay mombsa Kenya 🇰🇪
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Жыл бұрын
Wilka somaliga miyaa qaali carurteyda firsadan
@hodanabdi8057
@hodanabdi8057 Жыл бұрын
Maaasha alh abyo aniba waan kahelay macalinkaas aad buu uficnyahy
@Muna-gml
@Muna-gml Жыл бұрын
Haa abaayo macali Kaas Masha Allah waaye
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 Жыл бұрын
Abayo wan kanaxay inkaraa qabtaan aad tiri ducaad qabtaan dheh Alx abayo aniga waligey hadal habar udhaw wan iska ilaaliyaa xitaa hadan xanaqo balayo Allah idinka xijaabo janada Allaha idin geyaan dhahaa
@aminaosman4997
@aminaosman4997 Жыл бұрын
Mansha Allaah tabarakalaah Alle HA Ku Xiftiyo Adiga iyo Reer kagaba beautiful family Mansha Allaah ❤❤
@ibtisaam4553
@ibtisaam4553 Жыл бұрын
Xamdi meeqa miisaan kaa dhacday , mashaa Allaah waad caatoowday
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Жыл бұрын
Qalbi 2 kiilo
@fartunomar2762
@fartunomar2762 Жыл бұрын
Xamdiyay abayo halwax said kaga qaldan oo ah jirkaga ha cadi u sawiranyahay iyo backgaaga oo mesha ku furifuurineyso dinbi iyo il wayay macanto qabrigana Ina ku nasanorabna inta iska sax qali ❤
@shamisali8552
@shamisali8552 Жыл бұрын
Msha alah abyo gaariyad gabar aan la heli karin aya thy dhiirigeliso m.a cadawgada u noolow
@MuniiraJaamac-ws3ji
@MuniiraJaamac-ws3ji Жыл бұрын
inaadeer fariid baathy maan allh
@Fad-p4i
@Fad-p4i 3 ай бұрын
Waxanka hela dhiri galin rotinkada horay usoco qalbiyey wankugu daydaa🎉❤❤
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 Жыл бұрын
Carurtana wx barashada illahay ha ufududeyo iyo quranka
@happyahmad9689
@happyahmad9689 Жыл бұрын
Mashallah keep gowing adi caruurta umari quraanka wll 1 hour wakhtiga ka sii umari kadhagayso
@Fatumaahmed5
@Fatumaahmed5 Жыл бұрын
MashaAllah make more routine dumashi quraxey
@sakariyaaden7309
@sakariyaaden7309 Жыл бұрын
Maasha allaah tabaarakalaah ilaahay ha ku barakeeyo gaari laba maaha 👍👍👍👍👆👆👆👆👌👌👌👌❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 Жыл бұрын
ilmha wadan muslimah geey si quraanga diinta ufahmaan
@Fartun-j7p
@Fartun-j7p Жыл бұрын
Xamdi isku mid ayaanahy kkk america ayaan jogaa andayga waa funny
@samiramusa8064
@samiramusa8064 Жыл бұрын
Me too abayo if i want something done it has to right away or i will do myself
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Masha Allah abyo waad dadashay ee il xun alx idinka haayo 🤲🏼🤲🏼❤❤❤
@SundusJamar
@SundusJamar Жыл бұрын
Assalaam Alaykum habibty, qosolka, saakey baan ku daawaneyey intaan quraacda sameyneyey, so funny mashallah.
@mumtazkhalif1095
@mumtazkhalif1095 Жыл бұрын
Msh allh abayo qali alle haku sharfo runtii waxa thy qof anku farxo
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 Жыл бұрын
Qosol baa igu dishay my sami adiga iyo family nabad iyo caafimada baada idiin rajeeyan ❤❤❤😊
@fatushey8006
@fatushey8006 Жыл бұрын
Alla gabdhan jecliya illhow ku daa❤wa Naag nol
@ReskayShort
@ReskayShort Жыл бұрын
Asc malinkaan Hamdi fiirsado Waxman kafaaidaaa mashallah tabarakallah sis video hadaaa mayaryahiin mise anaa umaleyey midkasta ini kadhargin dhamaanaa scmal?
@hodanmohamed2723
@hodanmohamed2723 Жыл бұрын
Masha alah tabarakalah anigu intakaliye ankuheysto waxaweyan kalsonida faridnimada masha alah walal walahy mataqanid istusnimo waxwalba sidan kulajogno ayad usameyneysa wayo qofka balufirso shekadisa dhuux dhaga ha si wanqosla runti dhirigalin weynbad notahay walal alaharahmanka ah hakuxafido adiga iyo family gaba tvgan kadawanjiray markasan idhahda sug adliketasartide wataqana hoyo qurbojogta hawl baderyaneysa markasan haw idhada mantese wan helay anigu waxkaleba kumaqoslo hadalkaga naagnool farxad kuwara dhamantin adigiyo familigagaba 🎉
@dekaanab
@dekaanab Жыл бұрын
anaa kula mida gaadhiga odaygayga oo aqalka yaala ayaa suuqa iska tagaa oo soo adeegtaaa meel iiwada maba idhaahdo
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 Жыл бұрын
Mansha allaha xbbti ilahay family 👪 haku barakeyo hoyo karti badan inad tahay ayan kadarima qli ❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab Жыл бұрын
Wow mansha allah horay uso❤❤❤❤co xabiibti
@Inner_You
@Inner_You Жыл бұрын
Sharafay Allah qayr ku siiyo wax badan ba ka faiday
@hibonura9011
@hibonura9011 Жыл бұрын
M.a abyo hamdi gabar aanku daylo ayaa thy allh haku xfdo wlshy❤
@Nawaley8
@Nawaley8 Жыл бұрын
MashAllh keep gonig søster ❤❤❤
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Жыл бұрын
Abaay marawaxo qaraarka jooji hee iyo dagdaga ❤❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Жыл бұрын
Kakakakakakakak Haye qalbi
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Жыл бұрын
@@yuuuuga1 😍😍😍😍
@-farhia
@-farhia Жыл бұрын
Xamdiyey ninkaga aaad bad oga shekeysa naga yaree 😂😂reer macalin cabdulhi wuuw
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Жыл бұрын
Qalbi iska dulqata 😂😂
@ifrahfarah-su9ws
@ifrahfarah-su9ws Жыл бұрын
MSLLH ABAYO
@FaraxmaxamedCismaan-vn2tc
@FaraxmaxamedCismaan-vn2tc Жыл бұрын
Manashalaah ilahaay xifatiyo xbbti
@rabbaaniyahxasan8580
@rabbaaniyahxasan8580 Жыл бұрын
Islabtan Taal 0.75lakada lkn makaca wakasimnyihiin midabka kaduwanyihiin
@iLhanYabe
@iLhanYabe Жыл бұрын
Abayo wanku jeclahay daralah allaha kuxifdiyi
@mkafamily6700
@mkafamily6700 Жыл бұрын
MashaAllah TabarakaAllah Ilaahay hakuu barakeeyo sister
@barwakomed691
@barwakomed691 Жыл бұрын
Abaayo ani aya kula mid ah deg dega ninkaygana deg deg majeclo
@nasramchannal
@nasramchannal Жыл бұрын
Masha allh gari dumar barakow dumashi
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 8 ай бұрын
Mansha allh tabaarakalah ❤❤❤
@Umuibtisam-m9f
@Umuibtisam-m9f Жыл бұрын
Wlhi dabecda wax la suge karin ana qaba nagta intida ijogta manta dhan howasha wan daba socoda maba suge karo wax hadan u diro😅😅
@HaniHanii1999
@HaniHanii1999 Жыл бұрын
Msh alh
@azwaan-hussein
@azwaan-hussein Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ walal hor usoco 😊
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 Жыл бұрын
kkkk walaahi anigaa kula mida walaal
@munamuxumed7596
@munamuxumed7596 3 ай бұрын
Mashallh
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 Жыл бұрын
Abaayo cusub ayaan ahaye hala iso dhaweeyo xabiibti
@sundusabdiomar3041
@sundusabdiomar3041 Жыл бұрын
Xamdiyey ilmaha wax walbo hooyadod ayey laso radsadaa ani aabohod marku joogo dacwada askaa qaabilsan ayaa dhahaa aska udacwooda dhahaa dhanka dagdagana wuxuu dhahahaa walaley waxno kuma qaban karo waa dagdag badantahy cidna kuma shaqeyn karto walhi kula mid ahy masugto ayaa laydhahaa
@mayweseethelightoftruth7833
@mayweseethelightoftruth7833 Жыл бұрын
Meshee hal daawo kuusaarantahay aniga 3 baa iisaaran!!! 5daqiiqo 15xabo ban dubey!!! KABAX!!!
@reysmohamud2359
@reysmohamud2359 Жыл бұрын
Ileen caruurta Waa isku mid inankeyga wasidaa dhib kasto wu ilasodonta 😂😂😂😂😂😂😂 hooyo raba hooya rabaaa yaab😂😂😂😂😂
@SuleeqoCaaqil-vb4me
@SuleeqoCaaqil-vb4me Жыл бұрын
M.a abayo qoyskaga allh kubrakeyo
@umusudeysimaxamed1867
@umusudeysimaxamed1867 11 ай бұрын
Whi aniga sidaa ah 😂
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 Жыл бұрын
Masha Allah Ameen yarabi 🤲🏼🥰🥰🥰🥰
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Masha allah fmily qrux bdn brakoba ❤
@Ariijiina
@Ariijiina Жыл бұрын
Isku mid wlhi fadeyd aa nagu wada furan 😂
@hamdaladan9811
@hamdaladan9811 Жыл бұрын
Samiday hamda ❤❤ noo soo badi 🫶🏽🫶🏽🥰🥰🥰🥰🥰
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 Жыл бұрын
Degdegga badan kulligeen waa nagu jiraan. Somali DNA.😅😅😅
@hamdabilan838
@hamdabilan838 Жыл бұрын
Jah Xamday Xamdiyasha wada romantic Io naxariz ah 😂😂
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Жыл бұрын
Reer gaalkacyo. Werheedhaha maxaa reer gaalkacyood idin dabadhigey ku soco waa reer gaalkacyood 🎉
@asadabdi7964
@asadabdi7964 Жыл бұрын
Maansha Allah alle ha ku xiftiyo abaayo qaali ❤
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 Жыл бұрын
Mshllh ilhy ha ufudeeyo quranka iyo cilmi walbo ay baranyaan amiin
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Mansh allah tabarak raxman wlo qaliyey
@CayniCabdi-s3g
@CayniCabdi-s3g Жыл бұрын
Wan ku saaray my sister nolow intii nolol jiirto
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 Жыл бұрын
Masha allah illahay haku siyadiyo
@JAROZ_PUBG
@JAROZ_PUBG Жыл бұрын
Maasha allaah hore u soco ❤❤❤❤❤❤
@anabosman7722
@anabosman7722 Жыл бұрын
Masha Allah keep going sis
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 Жыл бұрын
Kuraasta xagee ka soo gadatay abaayo mahadsanid
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Жыл бұрын
Buhos qali
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 Жыл бұрын
@@yuuuuga1 haa abaayo laga yaabaa in uu sweden ku oolin ama magac kale la dhahaa laga yaabaa
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 Жыл бұрын
Mansh all abaayo horey usoco ❤
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah abayo 👍 👏
@fartunomar2762
@fartunomar2762 Жыл бұрын
Sax qali jizakaalah
@cookingwithnuurta8576
@cookingwithnuurta8576 Жыл бұрын
Masha Allah 💯
@munamuxumed7596
@munamuxumed7596 3 ай бұрын
Hooyo karti badan
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 Жыл бұрын
Lkn sis miiishka cuntada ee Halkaaz aad dhigtay..why mise Aqalka ayaaa idinku yar...
@shukrimustaf9537
@shukrimustaf9537 Жыл бұрын
masha allh abyo qali❤❤
@Umutaqiya
@Umutaqiya Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo abayo
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 Жыл бұрын
Habaarada iska dhaaf wlashey. Dhowr habaaraa kaga jira
@suaadali8851
@suaadali8851 Жыл бұрын
Asc abayo isoboqda wacusbahay
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 Жыл бұрын
Kaftaankaagaa jeclahay masha alllaaah ❤
@RealGoat-q8n
@RealGoat-q8n Жыл бұрын
Mashaballah ❤❤
@RuuneyAbuukarRuuneyAbuukar
@RuuneyAbuukarRuuneyAbuukar Жыл бұрын
❤❤❤Allah kuxafido carurta byo wlhi san janalkaga ubrty wxkle mawa firsado❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Жыл бұрын
Qalbi ilaah haku xafido 🥰
@-farhia
@-farhia Жыл бұрын
Wlhi Wiilka abihi uegyahay gabdhana hoyaded wa xaqu misaan 😂mana
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Жыл бұрын
Haaa qaali ❤
@asmaadem1576
@asmaadem1576 Жыл бұрын
M.a allahuma barik ❤
@alshab3925
@alshab3925 Жыл бұрын
ما شاء الله الله يبارك فيك
@Liki972
@Liki972 Жыл бұрын
Mash alah tabarkah
@Aziiza_A
@Aziiza_A Жыл бұрын
Masha Allah isku jaran🎉🎉🎉
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshaallah😍qurux badan ❤❤❤
@amaalmahamed8374
@amaalmahamed8374 Жыл бұрын
Masha.allah
@najma649
@najma649 Жыл бұрын
masha allah qurux
@inamuxammad9372
@inamuxammad9372 Жыл бұрын
Asc abaayo derbiga ama giidarka maa ranjiga dhaaqmo ayaa ku marsan? Hada iga cawin karo sawiirkisa waan jeclaan lahaa dumar kaaba❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Жыл бұрын
Haaa qaali waan ku soo dagay sorry mcnto
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 Жыл бұрын
Inamuxamed abaayo hadaa Norway joogto anigaa kuu tilmaamaayo dukaamada rinjiga lagu gado
@sagalyusuf7192
@sagalyusuf7192 Жыл бұрын
Maaanshalah tabarakal
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 Жыл бұрын
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷
@ayaanjama2661
@ayaanjama2661 Жыл бұрын
Mashalah tabarakalah
@inamuxammad9372
@inamuxammad9372 Жыл бұрын
Waxan joga jarmalka,
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Жыл бұрын
Masha allah 🥰
@jisooismybiasandsoisyours4299
@jisooismybiasandsoisyours4299 Жыл бұрын
Mashaaalla Mashaaalla ❤
@ikraamahmed4399
@ikraamahmed4399 Жыл бұрын
Mash allah Ilahye xogad haku barakeyo Walsh ❤
MAXAA NOO QABSOMAAY BISHAAN?
17:18
Hamda Home Decor
Рет қаралды 4 М.
JAWI ROOBAD IYO MUUFO IYO MARAQ MAXAA BAL KA MACAAN ROUTINE DAY
8:57
XAFLAD DOONTA KORKEEDA AAN  KU QABTAY XAFLADII 2M
21:45
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1,2 МЛН
DEG DEG 35 OROMADII DAACISH AH OO LA QABTAY & QAAR LA DILAY
18:51
Zaki honest Official
Рет қаралды 3,8 М.
FULL ROUTIN. IYO DHIRIGALIN 👌👌👌😍🦋💪🏋️‍♀️
16:21
SIRTA SIDAAN KA DANBEYSAY IYO WAJIGEYGA WAXAN ??
13:35
Hamda Home Decor
Рет қаралды 33 М.