Caweyska Cawke Ee Sahra Ilays

  Рет қаралды 181,170

Universal Somali TV

Universal Somali TV

11 жыл бұрын

www.universalsomalitv.com

Пікірлер: 89
@mumtaasjamaal3581
@mumtaasjamaal3581 4 жыл бұрын
Ilahyow naxariistaadi jano ka warabi marxuunka aamiiiin amiin
@ibrahimtoreye6636
@ibrahimtoreye6636 7 жыл бұрын
Ilaahow u Naxariiso Axmed Hasan Shaqsi Somali weyn ka Baxay
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 5 жыл бұрын
Ilaahoow u naxariisto wariye Caawke aamiin aamiin aamiin
@abdirisakmuuse8678
@abdirisakmuuse8678 4 жыл бұрын
Weriye cawke alla jana iyo raxmadhasiyo amin yaa allah
@Abdikeni
@Abdikeni 9 жыл бұрын
Sahra ina adeer Allaha ku xafido caruurtaadana Allaha ku xafido.
@ayaaleomar9310
@ayaaleomar9310 8 жыл бұрын
ilaahay ha kuu naxariisto wariye cawke qabriga ale hakuu nuuro
@queenofsomaliland1872
@queenofsomaliland1872 8 жыл бұрын
ilaahay haw naxarìisto qabrigana haw waasiciyo cawke
@aryanali6527
@aryanali6527 5 жыл бұрын
Allah naxariistii jano ha kaa waraabiyo cawke
@najiibasensio1
@najiibasensio1 4 жыл бұрын
Allah haku naxariisto cawke
@alustadabdisalam1876
@alustadabdisalam1876 3 жыл бұрын
allha u naxariisto cawke mamo sahra ilays ialhay haku xifdiyo
@kadardaar403
@kadardaar403 11 жыл бұрын
mchaa allh sahra axmed cabulahi iyo cawke ......sahra inba cadi ma thid msha allh illahy codka hakuu barkeyo ana wan ku tageeraaa
@roodacraxmaan9446
@roodacraxmaan9446 5 жыл бұрын
Ilahy naxariis tii jano hakaa waraabiyo axmed xasan cawke
@abdulkadirmohamed3227
@abdulkadirmohamed3227 6 жыл бұрын
Allah ha u naxaruisto axmed cawke
@fadumoabdiqani8863
@fadumoabdiqani8863 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto cawke qabriga ha uwaasiciyo
@Xodayo
@Xodayo 11 жыл бұрын
Cawke, gabadha si wanaagsan u warayso!
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto axmed Xasan cawke
@ahmedabdiahmed5526
@ahmedabdiahmed5526 6 жыл бұрын
Allow ku naxariiso yaarabi
@hiboabdiwahaab3792
@hiboabdiwahaab3792 5 жыл бұрын
Allh haw naxaristo cawke nin qaliya ayuu ahaaa
@ahmedfaarax5597
@ahmedfaarax5597 4 жыл бұрын
Ale awu naxariisto abwaan cawke
@naasirxasan9849
@naasirxasan9849 5 жыл бұрын
Sahra ileys waa gabadh fanaanada qaaliya
@WaayoArag.
@WaayoArag. 3 ай бұрын
Sahra-Ilays, waraysi cajiib ah❤
@abdulqadirsomali
@abdulqadirsomali 4 жыл бұрын
Allah haku naxariisto Wariye qali ah Cowke
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Sahra ilays mashalah waa fanaanad wanaagsan
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 Жыл бұрын
waa oromo wareertay
@abdirahmanfaisal3112
@abdirahmanfaisal3112 6 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto axmed cawke
@mohamedcade7668
@mohamedcade7668 4 жыл бұрын
Ilaahayoow kuu naxariiso
@muusabbc5709
@muusabbc5709 8 жыл бұрын
ILAHAY naxariiso jano hasiiyo
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 3 жыл бұрын
Ala muxuu wakhtigu dheeraynayaa Ilaahay ha unaxariisto axmed xasan cawke
@ahmedabdialiahmedabdiali7666
@ahmedabdialiahmedabdiali7666 8 жыл бұрын
Sahra ilay masha allah illahay haku xafido wll
@boqoradasomaliland7841
@boqoradasomaliland7841 3 жыл бұрын
Ale ha unaxariiso jano fardowso ha ka warabiyo ala maxan qof qimo leh naga baxey cawke day sooraan day iyo inkale oo anan so kobi Karin ale ha unaxariiso cawke iyo sooraan si qas ah Aya uga qiroda 😭😭😭😭😭😭😭
@ismailabdirashidmohamed9881
@ismailabdirashidmohamed9881 6 жыл бұрын
Alle how nxariisto Coker wllee wariyuu ahaa
@abdullahnoora99
@abdullahnoora99 8 жыл бұрын
illahow kuu naxriiso cowke
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 7 күн бұрын
Cawke aleh ha unaxaristo
@ifrahxaji411
@ifrahxaji411 7 жыл бұрын
allowku. naxaristo cawke
@abdiqaadirabdullaahialiabd7179
@abdiqaadirabdullaahialiabd7179 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@MohamedAddo
@MohamedAddo 16 күн бұрын
Caweyska AUN Cawke ee AUN Sahra Axmed
@cabdiqadirbashirbashiir166
@cabdiqadirbashirbashiir166 2 жыл бұрын
Alla haku naxariistu wariye cawke
@farxiyajaamac1019
@farxiyajaamac1019 8 жыл бұрын
illahow ku naxariso
@sayidabuu114
@sayidabuu114 4 жыл бұрын
Alle ha u naxriisto rugcadaa saxaafadeed cawke wuxuu ahaa shaqsi nagu qaaliya alla yarxama
@ahmedabdialiahmedabdiali7666
@ahmedabdialiahmedabdiali7666 8 жыл бұрын
Illahay haw naxariisto yaarabi cawke
@mustafeaxmed4966
@mustafeaxmed4966 5 жыл бұрын
ILaahay naxariis Ha siiyo
@ridwaanahmed2413
@ridwaanahmed2413 11 ай бұрын
Allah haa unaxaristo
@abdialas2531
@abdialas2531 2 жыл бұрын
illahayow unaxariiso axmed xasan cawke
@shuktiabdi713
@shuktiabdi713 6 жыл бұрын
ilahay hawo Naxarsto Cowke
@mohamedjamah1705
@mohamedjamah1705 6 жыл бұрын
alle how naxariisto cawke
@abdaleadanciise4464
@abdaleadanciise4464 10 жыл бұрын
funny kulahaa gaadhigee ujecesha sawkan buuxa gaadhi suzukiya kulahaa ma siinayaa yaaaaaaaaaaaaaab
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto
@sacdiyoaxmed3160
@sacdiyoaxmed3160 6 жыл бұрын
nolosha inaan lagu waareer maaragtaan adoo doonaya in lagakaxeynayo ala yaraxma
@jecliyaasmalove9664
@jecliyaasmalove9664 8 жыл бұрын
ilahyow ku naxariso cawke
@abduhayiabdukadir
@abduhayiabdukadir 4 ай бұрын
allaah u naxriis
@shooqicartan7191
@shooqicartan7191 10 жыл бұрын
waxbaa kaa dhacay maasha alaah
@adiinahmed4092
@adiinahmed4092 9 жыл бұрын
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Mohamed Hassan cawke iyo Younis cali nuur isku maalin ayaanu schoolka wada galey. Ilaahay mohamed Hassan cawke.
@mumtaasmohaned8835
@mumtaasmohaned8835 8 жыл бұрын
allow ku naxariso
@sahracabdilaahi4890
@sahracabdilaahi4890 5 жыл бұрын
Ilaahay hakunaxariisto wariye qaliya
@abdullahiabdille2366
@abdullahiabdille2366 5 жыл бұрын
1354mendora roud eas
@abdullahiabdille2366
@abdullahiabdille2366 5 жыл бұрын
Saafuusho
@abdikanimedia205
@abdikanimedia205 4 жыл бұрын
@@abdullahiabdille2366 come
@abdikanimedia205
@abdikanimedia205 4 жыл бұрын
@@abdullahiabdille2366 the
@abdikanimedia205
@abdikanimedia205 4 жыл бұрын
Asc Somalia
@FatiyaShehkaa
@FatiyaShehkaa 6 күн бұрын
Saara Amad Abdulahaii wa oromoo
@rashiid187
@rashiid187 8 жыл бұрын
galgacayl ayaa dhexmaray alaa yarxamaka cawke
@munatansani985
@munatansani985 3 жыл бұрын
Zz
@adnaanhaibe917
@adnaanhaibe917 6 жыл бұрын
Asaal
@osmanhassan4267
@osmanhassan4267 11 жыл бұрын
cawke miiyd qof waayn aah hiin
@abdihassan4780
@abdihassan4780 7 жыл бұрын
ahun axmad xasan cawke
@hamud4015
@hamud4015 11 жыл бұрын
Cowke caadi mahan
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 2 жыл бұрын
Somali Ayaan ahay iska dheh ama isaaq ayaaan u dhaxay walaashay lkn Somaliland Yara waaa 😩
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 2 жыл бұрын
Yaa
@abdidiriye6133
@abdidiriye6133 10 ай бұрын
Xanuunoow ma noo shahay somaliland micneheedu waa dhulkii somalida Google garee ama waydii dadka aqoonta leh
@babaktabrizi8872
@babaktabrizi8872 11 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkk cawke ciyaalo suuqnimada daa
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 3 жыл бұрын
Cabdisalaan hareeri aadbuu wax ucunaa hh
@madiinocumar7275
@madiinocumar7275 2 жыл бұрын
W
@AxmedCabdiraxman-s9l
@AxmedCabdiraxman-s9l 11 күн бұрын
😂
@abdikanimedia205
@abdikanimedia205 4 жыл бұрын
Hello
@abdikanimedia205
@abdikanimedia205 4 жыл бұрын
Asc
@abdikanimedia205
@abdikanimedia205 4 жыл бұрын
Hee
@abdikanimedia205
@abdikanimedia205 4 жыл бұрын
Iwaran
@abdikanimedia205
@abdikanimedia205 4 жыл бұрын
Fcn
@abdikanimedia205
@abdikanimedia205 4 жыл бұрын
Maxaad haysa
@hodanmah7758
@hodanmah7758 11 жыл бұрын
cawke hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh cadi matihid basha ayaad taqaan hh
@suhursaad3081
@suhursaad3081 8 жыл бұрын
hhhhh waxa layidhi qof waalan haduu qoslo kafayowna wuu ku daraaa bal odeygan ila arka aad moodid inuu mirqaansan yahay Allaa og waxan ku qoslay ku yeh hhhhhhh
@mustafeguleed9545
@mustafeguleed9545 4 жыл бұрын
Wuu dhintee u ducee wllo
@maanqaboojiye6709
@maanqaboojiye6709 11 жыл бұрын
odayga maxaa lagu hestana cowke ii bashal adeer
@asmamahamed9166
@asmamahamed9166 5 жыл бұрын
&&
@xiisbiix8485
@xiisbiix8485 8 жыл бұрын
odaygan dhib badan su aalo isku mid ah weydiinaya gabadha
@AbdinasirKuluc
@AbdinasirKuluc 11 жыл бұрын
cawke caadi iska dhig ciyaala suuqnimada dhaaf in wayn baad tahay fanaanada caadi u warayso oo ilaali anshaxa wariyanimo
CAWEYSKA CAWKE & SEYNAB CIGE
1:15:31
Universal TV
Рет қаралды 962 М.
Dayaxa Maaris Oo La Dagayo (WARBIXIN XIISO IYO QOSOL LEH )
10:06
Boramanews Bnn
Рет қаралды 202 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 3,4 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 160 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 33 МЛН
Maansada Daba huwan (Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame - Hadraawi)
51:53
The Academy for Peace and Development
Рет қаралды 78 М.
WARAYSI XASAN ADAN IYO SAHARA AHMED IYO KHADRA DAAHIR 2014 HD
26:50
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 147 М.
Caweyska Cawke iyo Ubax Fahmo
49:13
Universal Somali TV
Рет қаралды 156 М.
*Fanka & Suuganta  - Maryan Mursal Ciise Qaybta 1aad
15:30
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 236 М.
Barnaamijka Taariikhdii ilaahay ha u naxariistee Abwaan Sangub
38:45
CAWEYSKA CAWKE IYO FUAD CUMAR
49:13
Universal Somali TV
Рет қаралды 151 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
0:18
MrBeast
Рет қаралды 155 МЛН
Кот Оказался В ЗАПАДНЕ🙀☠️
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 10 МЛН
This or That 🛍️
0:52
A4
Рет қаралды 4,2 МЛН
КАЧЕЛИ ИЗ АРБУЗА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 2 МЛН