FANAANIIN CADAAWAD IYO COLAAD KA DHAXEYSAY

  Рет қаралды 10,569

BULSHADA CUSUB

BULSHADA CUSUB

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@CabdiBiir
@CabdiBiir 2 ай бұрын
Heestaas aad sheegeyso wxaa loo qaaday laba gabdhood waxaana alifey abwaan jaceylku galay
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 2 ай бұрын
Abwaan Maxamed Cali Kaariye ayaa alifey, wuxuna ugu tala galay kinse Xaaji aadan oo uu jacayl u qaaday.
@kingofpacks2465
@kingofpacks2465 Жыл бұрын
Waa Fanaanati Wo Soomaalidi Waa Mashalhh
@xaylexoosh4928
@xaylexoosh4928 Жыл бұрын
Tariikhda umad sxb haqaldin xaqiiqdii fanka meel xunbaad kuwadaa maaha qolka ki jirto umada hadhaxal warejin
@khadramusse3725
@khadramusse3725 Ай бұрын
Magool Fariid bay aheed ilahay ha u naxaaristo
@khadramusse3725
@khadramusse3725 Ай бұрын
Hassan duufle Hargeisadi hore u taqanay Hassan adan Samatar ila hada Hargeisa ma jeecla
@aadammax9534
@aadammax9534 Жыл бұрын
Wll anoo fanka Somalida & dar kaleba aad wax uga og: uhoraaynti gabadh koodi wlla Hargeisa e dhanka Somaliland intay Waaberi noqon u cod macaanayd o heeso kulahayd radio Muqdisho sida heesti 'ma naftaaydan mindi geliyaa' o C. Gale ahayd aya kacadhootay codka Magool 1lasiiyey o Djibouti u guurteyo 1 ka noqotay.
@duniaguleed9276
@duniaguleed9276 Жыл бұрын
bulshada cusuwalaalo hees Ayaan raadiyaa fanaanad ayaa heestA qaatay magaceedana ma xasuusto hees D'Ange
@duniaguleed9276
@duniaguleed9276 Жыл бұрын
heesta magaceeda dangalo Ayaan u Malay nayaa waxay leedahay Ramadan Darren fudud
@aadammax9534
@aadammax9534 Жыл бұрын
Halkad shegtay cod macaanka fannaanin 35 & kabadan baa u cod macaan an hore usoo sheegay
@duniaguleed9276
@duniaguleed9276 Жыл бұрын
xasan aden waa fanan Wayne
@nasroali8220
@nasroali8220 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤🎉
@user-iy8jx2ci1c
@user-iy8jx2ci1c Жыл бұрын
Kuwa loogu macdaraye muqa,an lakagaran hesahaa macan iyo musigiyo codkay dilay mahayoo mana sugayoo iimana maqlee mareeyoo sideban ugadhaa
@alimohamed9107
@alimohamed9107 Жыл бұрын
Somali clad bay ku jirtay markaa hadii wax soo daynaysaa soo daa wax dadka soomaaliyeed isku soo dhaweenaya ana walaal timeenaya
@kingofpacks2465
@kingofpacks2465 Жыл бұрын
Maxadahy Wll Ma Lacata Mansamaya Kkkkk
@duniaguleed9276
@duniaguleed9276 Жыл бұрын
waxay leedahay raaxada Darren fudud haw duminin raaskaan ku dagaami wayay adba waad ka did ilahayd hadii duul haween damacaagu kuu kalay kula qaybsadaan
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
Hush Hush Ma dad aakhiru na mooday Bahasha wax nooga dhig Meeel xun alle ku dhigye
@ruungiire807
@ruungiire807 Жыл бұрын
Buux Ciise waad iga qoslisay inaadeer kkkkk😂😂
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
@@ruungiire807 Ruuney bal wuxuu nala hor imanayo eeg wa been aan geedna laguso gabban waxaban xasusustay shekadi ahayd Anoo meel saxaro ah maraya ayaan libaax arkay dabetana geed ayan ka fuulay Geed iyo saxare maxa isku kenay 😀😀laa xawla
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
@@ruungiire807 mahad sanid wllshy qof wgsn inad tahay aya ii muqata waayo waxad iila hadashay sidii qof i garanaya oo kale 😇🙋‍♂️
@abdilatif701
@abdilatif701 Жыл бұрын
Ninyahoow Xasan Aaden Arintaas Wuu Ka Hadlay Waana Been La Faafiyey Arintaad Sheegeysid
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Nknyahow Aniga labada Aragti waan sheegay.thanks
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy Жыл бұрын
Heesta naago ayaa loo qaadey, Hadey naago yihiin waa ok
@MohamedAli-eb7rd
@MohamedAli-eb7rd Жыл бұрын
Beenaale waar taariikh ma hayside sheeko mafrashka adeer ka daa dadka. Lama khaldo taariikhda hadii aanad xigogaal aheyn
@Ahmad17056
@Ahmad17056 Жыл бұрын
Beenaale thy
@khadramusse3725
@khadramusse3725 Ай бұрын
War beenta jooji Mohamed Mooge Liban waligi Somali ma ilawi doonta heesta Ardayda waa ninka qaday codkisana lama keni karo
@adarkahin3533
@adarkahin3533 Жыл бұрын
Waxodhan waa been.markad rabto inaad Taariikh ka sheekayso please waydii wali nool ee wax ka ogaa Mahadsanid walalo.
@adarkahin3533
@adarkahin3533 Жыл бұрын
Dadk
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Maxaa been ah ? Bal Inoo sheeg markaa heesaha uu la qaaday iyo halka uu kula heysay.
@user-xu8bv8pt4w
@user-xu8bv8pt4w 9 ай бұрын
Beenaale ayaad tahay wax aadan ogeyn ayaad ka sheekeynaysaa heesta mahayo mana sugaayo waxa sameeyey maxamed cali kaariye gabadhii uu u sameeyey ee uu jeclaa abwaan kaariye welina nool waa shan ka roon
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 31 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY
29:43
FANAANIIN LA HABAARAY AMA LA INKAARAY@bulshadacusub
9:29
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 37 М.
SABABTII AY U KALA TAGEEN ISUNA FUREEN FANAANIINTAAN@bulshadacusub
12:28
SABABTII AY MAGOOL ULA DAGAALANTAY SIYAAD BARRE@bulshadacusub
13:10
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 9 М.
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 31 МЛН