No video

ISKALAAJI HEES QISO DHAB AH l QOFBAA JIRA l LYRICS 2019

  Рет қаралды 4,770,501

Kabarai Films

Kabarai Films

Күн бұрын

iskalaaji new song qofbaa jira lyrics by kabarai lyrics for more lyrics be connected with kabarai lyrics
for more info
facebook kabarai daadir kabarai
instgram: kabarai_lyrics
snapchat: kabarai_daimond

Пікірлер: 864
@khalidabdirahman6264
@khalidabdirahman6264 5 жыл бұрын
Hadii qof sidan oo kale kuula dhaqmay aad soo xasuusatay suulka kor utaag
@saraluul5245
@saraluul5245 5 жыл бұрын
Wan ilmeyeyba
@ruwaydaruwayda2428
@ruwaydaruwayda2428 5 жыл бұрын
Ala maxan cidla ilmeyay
@farhiyoqali7989
@farhiyoqali7989 5 жыл бұрын
Kkkk
@ismacilciiseboqolson1433
@ismacilciiseboqolson1433 5 жыл бұрын
👍👍👍👍
@issahayatu8124
@issahayatu8124 5 жыл бұрын
) .
@farxiyocali203
@farxiyocali203 5 жыл бұрын
Tolow ma niyadeyda ayu oga ilaah ha sahlo amuraha wayo hal qof aya saas i galay lkn alxm manta waxaan hesta qofka aduunla i jcl oo 1min iga maqnan karin ona dusha ina sartay aniga iyo ubadkeyga waligey man galin nolol farxad saan hesto hada masha allah allow iga xifdi waxii xuno dhaan aamiin
@faysalaxmed5595
@faysalaxmed5595 4 жыл бұрын
Farxiyo cali manta aya saligaly aniga wan ilabi laya huno walhi waxn samyo maqan isoduce huno
@fatuushcabdiraxmam604
@fatuushcabdiraxmam604 4 жыл бұрын
ماشاء الله
@amalabdullahi4646
@amalabdullahi4646 3 жыл бұрын
Maansha Allah wllo🎃🙏🥰🥰
@Ayaan-ve2ur
@Ayaan-ve2ur 5 ай бұрын
Wllo aniga isooducee aniga maanta dareemaya taa shalay kuhaysatay
@salmosiman7489
@salmosiman7489 5 ай бұрын
Dunidaba saas ah walal farxiyo qofki dacada waxba kama halaban
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Qofwalba Waa dhawaac Oo Meel Baa xanuuneeysa Hadaa Intaa Isla gareneey like ta dhab Igu siiya Yaa ehlu sharaf 💓💓💓💓
@hindasukari3066
@hindasukari3066 5 жыл бұрын
Ninkaan heesihisa iney kuli wax ku ool yihin intii ila aragtay hit like
@abdullahiugaasabdirahman7983
@abdullahiugaasabdirahman7983 4 жыл бұрын
Wa ninka kaliya tagero
@raahoahmed4078
@raahoahmed4078 4 жыл бұрын
kmadalo dhagyzigega
@imanyare5776
@imanyare5776 3 жыл бұрын
realy waye iskaaji hesahiisa
@halooyeeloinaabakar1574
@halooyeeloinaabakar1574 3 жыл бұрын
He's the only one aaan taageero runtii 💖💖💖
@axmedxasan1604
@axmedxasan1604 5 жыл бұрын
Heestan aad bay ii taabatay kolba waan ku soo ceshanayaaa kolay dhamaataba ruuxii jiif ku daawanayoow like ii reeb xataaa hadii aad fadhiga ku daawanayso like ii tuuji 😂😂😂😂
@maryamaruunchannel6176
@maryamaruunchannel6176 5 жыл бұрын
axmed xasan aad iyo aad wlh kula mid ahay
@axmedxasan1604
@axmedxasan1604 5 жыл бұрын
Ma ila aragtay wllshy
@iqrashecks3239
@iqrashecks3239 5 жыл бұрын
Wa wax adunka kadhoco qof kasto dacad qof le sidan ugalayo
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 жыл бұрын
Anaa kaa 10 times ka badan Aan soo celceliyey
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 5 жыл бұрын
axmed xasan Masha allaah
@F13500
@F13500 5 жыл бұрын
Midba jiray 2 years kahor iqiyaameyay o aanka ka aqliyestay hada jecel fcn helay asagina nabsigi helay meelahu ku bacaha ku aruuriya qof mar hada nacdo waa bas wlhi, inta iga danbeeysa nabsigi iska ilaaliya jecelka uqabay mid ka waalan iqaaday anigana qof ijecel dhan walba kaga fcn helay guur ayaan qorshenana noso duceya in Allah ino barakeeyo awlaad qeer qabta Allah nogu deeqo xasadka alllah naga qabto. one love guys 😘😍❤
@zakariyeyahye5255
@zakariyeyahye5255 2 жыл бұрын
Saas weeye wll mabsiga waa khatar adiganah guulayso
@sacedxozan3088
@sacedxozan3088 2 жыл бұрын
@@zakariyeyahye5255 😍😍🥰🇸🇴
@Ridwaan20
@Ridwaan20 4 ай бұрын
Midkii ada gurka ku hishiisen hada ma heshay huno
@fatumadahir5905
@fatumadahir5905 5 жыл бұрын
Wlhi been mahn tas aney ihysata isoduceya walalayal ciil inu illhy iga bixiyo 😭😭
@abshirhassan1749
@abshirhassan1749 5 жыл бұрын
Adoon la xifaal tameynin, hagaga wanag udori.
@nihamqurux3267
@nihamqurux3267 5 жыл бұрын
Ilahay haka saro abayo
@sagalb9780
@sagalb9780 5 жыл бұрын
Mansha aallh afgaaga malab lagu qabay al fanaan cabdisaiiis iskalaaji intaad ifka joogto aarsanay wllo qali aad iyo aad baan uga helaa heesahaaga oo dhan midana mid kama dhacdo waban ku cadho furfurtaa markaan dhagaysdo mid heesahaaga ka mida ifga farxad ku noolow wllo qali
@hodanomar4381
@hodanomar4381 5 жыл бұрын
😭😥Mcnto sorry kula mid baan Ahay ee ilaahay baa ka weyn inta xumaanta kula rabto ilaahay taalo saaro
@sagalb9780
@sagalb9780 5 жыл бұрын
@@hodanomar4381 haaaa wll mcn wa runtaa ilaahybaa talada la saartaa ka sokow ilaahy wax adiga kaa hadlaya markaad aragto wad yar farxaysaah
@samiraabdi3689
@samiraabdi3689 5 жыл бұрын
Ala isooradiya iskalaaji Ninkale Marabo😍😍🤩😂
@munamuniza3837
@munamuniza3837 5 жыл бұрын
Noo soo wada raadiyo
@samiraabdi3689
@samiraabdi3689 5 жыл бұрын
@@munamuniza3837 😂😂angaa kasohoreyey huuno, lalaabo ur proposal🚮
@mascudhassanhajiali6759
@mascudhassanhajiali6759 4 жыл бұрын
Waa Ikan😂😂😁
@hoodocumar7771
@hoodocumar7771 4 жыл бұрын
Susan films
@abdirahmannour9678
@abdirahmannour9678 5 жыл бұрын
The one only iskalaji Fananka Aan HesiHiisa Wada dhegeystay Mai Favour 👍
@diiniyobintuabdiqaadir8479
@diiniyobintuabdiqaadir8479 5 жыл бұрын
Abdirahman Nour 😍😍😍
@abdirahmanm6177
@abdirahmanm6177 5 жыл бұрын
Iskalaaji wlhi faaida uu leeyahay hesihiisa waa xaqiiq waxuu ku heysaayo waana wax jiro oo dhabta ka hadlayo. Erayada waa muhiim. Lkn hada Somali nahay. Waxan ku mashqulna Futo qawan iyo niiko.
@Ducaqabto
@Ducaqabto 5 жыл бұрын
Saxiix walaal dadbaa youtube usoo gala hees fiirsi lkn Legend Iskalaaji heesahiisa waa kuwa xaqiiqda ka hadla dhan kaste
@nimcomuqadin1448
@nimcomuqadin1448 4 жыл бұрын
Abdirahman 🤩🤩🤩🤩😘😭
@maxamedkaarshe8550
@maxamedkaarshe8550 3 жыл бұрын
@@Ducaqabto hye quenee waad saxanthy abaayo
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 жыл бұрын
Wanaaga qofkii xabaalo Wuxuu xumo kugu sameyey Adoo la xifaal tameynin Xagaaga wanaag u door Walahi mar walbaa ilaheey dartii wanaag ugu bedelaa Iskalaaji fanaan jira hore u soco abti KABARAI Film hore u soco ❤🙏
@naazziabdallastudio4k670
@naazziabdallastudio4k670 2 жыл бұрын
The 👌 best
@rajianobwoy9553
@rajianobwoy9553 Жыл бұрын
Cwa ayan so boqday hestaan Waxana igu kalifay Qofka aan dadka ka dhaweystay
@leilaboola1618
@leilaboola1618 5 жыл бұрын
Heeskan wax uu la mid yabye heeska waano ee fananka iskalaaji really nin weyn cod u daaa iyo nuxurka ereyda waaw wa la dhacey ninka heesa hiisa
@aaminohi2907
@aaminohi2907 4 жыл бұрын
Waaaaaaaw axsan heees cod u day iyo xes xasilan
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo 4 жыл бұрын
Bal isoqabo hunoy 👉abdibille114@gmail.com tnx
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 4 жыл бұрын
Waano - hees caadi maha wlh. Aniga imaka ugo socotay. Jclka hadu dawaxiyo wll namada aya laga doortay
@sumayamohamed9172
@sumayamohamed9172 5 жыл бұрын
Xalad aan hada ku suganahay ayuba ka hadlay iskilaji wLe hesahaga waka danbeya My FV singer😘😘😘😘😘😘
@caashokeefyabdirahaman9288
@caashokeefyabdirahaman9288 3 жыл бұрын
Wan yaba nahay wlhi iskalaji meeel waliba aan ku argo sabiskaraap ayaa saraa wayo wan tageraa waliba dageero ween wlhi ❤❤💯heestaan mar waliba wan dhagestaa 😢😢😢
@Miriamegeah
@Miriamegeah 5 жыл бұрын
Waligaa qof ku xumeeyey haku dayan ka roonow original lovely song 🥰🥰🥰🥰🥰
@deeqa2700
@deeqa2700 2 жыл бұрын
Lakin walal way adag tahay qof lu xumeeyayy inad ls roonaato
@sacadyaresacadyare655
@sacadyaresacadyare655 3 жыл бұрын
War nio heesta xaqeeda ha la siiyooo anay igusocotaaa wlhi waxbaaa laytusay nio lkn waan ilaawi doonaaa insha Allah
@mahamudosmanhussein9682
@mahamudosmanhussein9682 3 жыл бұрын
Heestaan waa qiso dhab ah nafaf badan qusaysa!.
@khalidxasan6360
@khalidxasan6360 3 жыл бұрын
Bbbbbbbbbb heeeeeees iyo badh iga dheh qobaa jira adigu xafido misana xagal daacinaya
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 3 жыл бұрын
Iskalaaji hal hees oo bila macna ah waligii muusan qaadin runta unbey abaaran🥰
@amiiraabdirahman2203
@amiiraabdirahman2203 2 жыл бұрын
Waxan soo xasuustaYy wiil aan aad u jeclaaa asagu lkn aan I jeclayn balse matali jiray inuu I jecel yahay ana beentiisa wan rumaystay sababtoo ah qofka markaad jeceshahay qaladba kama aaminaysid xata asago qaldan ayaad hadana dhahaysa wuu saxan yahay runtii si dhab ah ayaan u jeclaaday wiilkaas daacad baan u ahaa wan daryeeli jiray farxad badan siin jiray murugoo dhan ka dhawri jiray markasta uu faraxsan yahay ana waxad moodi jiray in jannadii laygu bushaareyay Markuu rabo telka wuu iga qaban jiray markuu donana igama qaban jirin wuxu iila dhaqmi jiray siduu asagu rabo habeenkasta codkiisa ayaan ku sexan jiray subxiina hadanan codkiisa maqlin subaxdaasi subax qurux badan imay noqon jirin waxan dooni jiray markasta inan arko asaga si kastoon mashquul u ahay asaga kama mashquuli jirin waxyaabaha iigu xanuunka badan waxay ahaayen markasta ana ka codsan jiray inan is aragno inta badan wuxu idhihi jiray mar kale inooga dhig maalin ayuu iga aqbalay inan is aragno waan xasuusta marka aad wax sugayso waqtigu waxad mooda inanu dhaqaaqinba waxan igu dheraaday intii la gaari laha habeenkii waxan karaahsaday waqtigan gaabinaya anigooo maalinkaa aad ayaan u faraxsana runtii farxad awgeed ayaan ilmaynayay maalinkaana si fiican ayaan wax u cunay sababtoo ah awal cunto ma cuni jirin hurdana ma sexan jirin ma farxi jirin waqtiga anan asaga la hadlin waxan dareemi jiray diiqad badan io caajis runtii asagu sida loo sheekeyo muu aqoon markasta anaa u shekayn jiray isaguna wuu idhagaysan jiray uun maalinkii oo dhan waxan ka fikiri jiray ama warqad ku qoran jiray hadalka aan ku dhahayo wayo waxan is dhihi jiray hadalka aad ku hadlaysaa yaanu wax dhaawaca u gaysanin sababtoo ah wan jeclaa dhaawicisana ma rabin habenki markii ka gaaray ayaan wacay waxan dhahay masoo baxday mise waxaaba laygu jawaabay hadal xanuun I gaystay habenka waxanu I I dhahay oo awal miyaynu balansanyn wlhi wan ilowsaana ayuu idhahay teeda kale xilima ayay ahayd waqtigaan kula balamay imikana wan mashquulsane inoo mar kale waaba laygu dhigay runtii warba layskuma hayo ana asaga dartii ayaan dhib kasta u maraya asna sas iila hadlaya ax ax ax wlhi habeenkaaso dhan wan ooyay😭 saacadu markay ahayd 2:30 habeenimo intaaso dhana aan wacayay laygana qaban wayay ayaan kacay waan soo wayswaystay laba rakcadood tukaday ilahayna waxan u waydiiyay cimri dherer io cafimaad io inuu farxad helo meel kastuu joogo sidoo kalena alle waxan waydiistay inuu qalbigiisa jacayl io naxariis iigu shubo haduu khyr ii leyahay iina soo dhaweeyo😭🤲 markay todobaad kasoo wareegtay ayuu iga aqbalaay inan is aragno ka dibna waan is aragnay markaan xooga wada joognay ayuu dhahay cabitaan io cunto ayaan inoo donayaaye isii sug hye dhahay mobelkisana wuu ka tagay waan baadhay WhatsApp kiisa galay mise naago ayaaba lala shekaystaa oo mar waliba lagu faraxsan yahay hadana waxan galay wiil ay shp ahaayen waxay ku WADA hadleen mise anaaba laygu bahdilaya oo la leyahay shp qofta anigu ma rabo ayada I rabta magaalada shp ii shidane hadana anoo naxsan ayaan qoraladii sii Akhriyay mise hablo qaaqawan oo uu sawiro uu ka qaaday ayuu diray oo uu leyahay shp tii xalay aan la baashalayay waa taase kwrn wlhi naxdin awgeed ayuu dhulku ila waregay waxan ku dhawaaday inan miiir beelo wlhi qofkaa hablaha sidaa u cebaynaya oon daahir ba ahayn qofkaas runtii waxas io wax u dhaw toona kama filayn markaasan heestan gaystay mobelkiisina waxan ugu dhiibay wiilkii meherada oon dhahay wiilkaas sii ana waan iskaga imid meeshii xfda markaan imidayna block saaray Heestaasina waxay ahayd mid dhaawacayga dhayaysay mudo badan alxm hadana waan kasoo gudbay cidna noloshayda kuma xidho aan Allah ahayn😭😭😭😭😭😭😭
@CISHQI27
@CISHQI27 2 жыл бұрын
Si niyada oo qalpiyana ayaan u dhamaystay qoralkan waxa cajiiba jacaylku inuu kaa dhigayo qof adan ahayn aad ayu ku lidayaaa noloshu haku sacido qofkagana allah haku so dhoweyo
@cadeabdulahi65
@cadeabdulahi65 2 жыл бұрын
Ax ax ax walhi xanunu waye abyo
@amiiraabdirahmaan7933
@amiiraabdirahmaan7933 2 жыл бұрын
haa wa runta adigoi cisi io sharaf caaqil wayn ahaabu ciida kugu jidaya😢
@Honeysalvar
@Honeysalvar 2 жыл бұрын
Sorry wlhi 🥲
@fowsiyoaxmed683
@fowsiyoaxmed683 2 жыл бұрын
nolasho odhanba imtixan ah bayo qofkad jeceshahyba heli meysid hadad heshidna dhib iyo qarax unbad mareysa tas walawada ogyahy illahay sida khayr ku ku jiro hana wa fajiyo teda kle dhibka jira wxa waye raga somaliyed 80%gabdha markey jeclato wxay is dhahan dana gara kaga faideyso marka illahay hagar damadoda hanaga duwo🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@muxtarim4011
@muxtarim4011 3 жыл бұрын
ISKalaaji nio si kal iyo laab ah ban kutaageera👌
@nidolzack7052
@nidolzack7052 5 жыл бұрын
Axxxx wlhi hees kaan in ani la ii sameyay modaa xalkeyga iyo sidey igaga hadleyso
@meymuuncaddey5861
@meymuuncaddey5861 4 жыл бұрын
Soryy wll qofkasta meel bey ka taaban
@nasronasib
@nasronasib 4 жыл бұрын
Waa la wada dhibanyahay ma isdhahdeen illaahay ha sahlo
@meymuuncaddey5861
@meymuuncaddey5861 4 жыл бұрын
@@nasronasib haaa amin am
@saxarlaayusuf3608
@saxarlaayusuf3608 5 жыл бұрын
True so many maryole behave like that,thanks iskalaaji a true legend 💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐🌹🌹🌹🌹🌹
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Wanaaga qofkii xabaalay Wuxuu xumo kugu sameeyay Adoon la xifaal tameeynin xagaaga wanaag udoori Waaaaaw best song iskalaaji the one and only ❤️👌
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 5 жыл бұрын
Woow ninka ma jacaylibaa isaga so maray waa wada jacayli murti midhan
@omarmohamedali2505
@omarmohamedali2505 5 жыл бұрын
Heestan intaan arag ama maqal iyadoo sheeko ah waxaa iiaga shekeeyey bashiir Cabdi 2017 asoo South Africa ku cusub maanta wakaas aan dhageysaa
@istahilchannel
@istahilchannel 5 жыл бұрын
Dadbajira xasusta xiskiya manka adku heyso woow iskalaji nin aantagero 😍😍
@riekbim2314
@riekbim2314 3 жыл бұрын
I am from South Sudan. I have never known that Somalia people can have the best singers in East Africa after Ethiopia. I love the song although I don't know the meaning. Congratulations to the Jews people of Africa. Somalians are hardworking folks in Africa. I love you all. God bless Africans
@cabdiraxmancali3403
@cabdiraxmancali3403 3 жыл бұрын
I am from somalia this language is my mother tongue and I prod of it Really this language is the difficult language while other languages so easy.
@weliyowweliyow2764
@weliyowweliyow2764 2 жыл бұрын
Welcome 🙏 love your too
@kamaalabokorali4661
@kamaalabokorali4661 2 жыл бұрын
P009opppppp0 L
@anfacmuhamed5859
@anfacmuhamed5859 2 жыл бұрын
Iiwi2i n, ilolaarrrfldl )¥198+¹
@xashawedabcasar4344
@xashawedabcasar4344 2 жыл бұрын
Thanks Alot riek Bim sudan's people are our brothers really 🥰🙏🏾
@ifrahabdullahi880
@ifrahabdullahi880 5 жыл бұрын
Iskaaalaji abty mcn cod ba kugumaqan Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 4 жыл бұрын
Dhiptadana kuxamdinaya waaw ashcala miro full respect my favourite singer siklaaji majiro waqtigan fanaan kulamida
@Kabaraayfilms
@Kabaraayfilms 4 жыл бұрын
thanks sxb sare ciziyo sharaf
@maxamedducaale7531
@maxamedducaale7531 2 жыл бұрын
@@Kabaraayfilms woooow best song
@hanibeautysalon9014
@hanibeautysalon9014 3 жыл бұрын
Heestan waa qiso dhaba aniga aan ku jiro inbadana usoo dulqaatay In aan maalin uun ka boxo ii soo duceeya nolol aan farxad lahayn ma ahn nolol😭
@abdikanimuse1576
@abdikanimuse1576 3 жыл бұрын
walaalo ilaah talo saaro isku day in aad noloshaada wax ka badasho runtii nolol farxad lehayn markaad tiri ayn ka xumaaday sorry
@xaawoluulshariif7621
@xaawoluulshariif7621 5 жыл бұрын
Aad iyo aad qisdan wey I taabineysa wlhi ax inta ilmeyneyso like iisaraa
@mohamedgaas4506
@mohamedgaas4506 5 жыл бұрын
Ax yaa hees igadheh walahi
@kitaaracee6202
@kitaaracee6202 2 жыл бұрын
Anigoo sidaas la iigu sameeyay ayaan hadane si aad u wanaajinaayay waliba qof dumar eheed anigoo u sheegin jabka ee igu sameysay ayada igu tiri sidaas iyo sidaas kugu sameeyay wan qaldanaa iska key cafi waxan u sheege inan mar hore cafiyay heskan wey isoo xasuusisaa ✊🏽❤️
@hodonfaahiye4885
@hodonfaahiye4885 2 жыл бұрын
Cali bisale waa inan daganaa xamar gar ahan wabari lacagna lahaaa Wakhtiguna u wanagsanaaa Qabay gabdh deedna Iyo walaalheed aad buu ugu ronaaaa Xaga dhaqalaha gacanta Deedna wiilkii malkii waa kacay Ama hantidii waa ka dhamatay Markii meel madhan istagay Way kawada lexdeen Dadkii uu adka wax u siin Jiray😭😓waa aduun Iyo macnihii 😢😢😭 FG:maraan xamar tagay Baan cali bisile arkay My ex bay saxiibi dhow ahayeen 😭😭😭😓
@adanabsuge3516
@adanabsuge3516 2 жыл бұрын
Hodaney was cali bisle wan kuso qaban la ahay ixususi abayo
@adanabsuge3516
@adanabsuge3516 2 жыл бұрын
Hodaney waa cali bisle runti wnku fahmi wayay
@somaliqadar
@somaliqadar Жыл бұрын
Waa aduunyo iyo xaalkeed😢😢
@hodonfaahiye5594
@hodonfaahiye5594 Жыл бұрын
@@adanabsuge3516salamaulaH wl
@fadxaaxmed6142
@fadxaaxmed6142 5 жыл бұрын
Mararka qaarbaad is. Odhanysaaa Hestan ma aada lagu samyey naftaada kahadlaysaa
@ishardek
@ishardek 5 жыл бұрын
Sowmaaha amiira
@ishardek
@ishardek 5 жыл бұрын
Thanks samira
@maimunaabdulahi4572
@maimunaabdulahi4572 5 жыл бұрын
amiirtu Ahmed quruxey xaqiq heestan cadi mahan ❤️
@habibsayid4490
@habibsayid4490 4 жыл бұрын
Sxb waa runtaa
@faayahmed8979
@faayahmed8979 5 жыл бұрын
Qofbaa jira aad xasuusta 🤗 Xiskiyo maanka aad kuhayso😇 Adiga kula jecel xumaanta 😡😡 Aad i tabaty heestan ishcalaa fanan iskalaaji😍😍😍 Hadaa ka heshy o kutabaty sideda o kle like ha ila agmarin🙏❤
@wewqwewq1005
@wewqwewq1005 4 жыл бұрын
Faay Ahmed aniga ay ihaystaan wlh
@abdiahmedmahad5539
@abdiahmedmahad5539 3 жыл бұрын
Iskelaji
@abdiahmedmahad5539
@abdiahmedmahad5539 3 жыл бұрын
Hhhhh afkaaga caano lagu qapay
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 4 жыл бұрын
Waligy fanaaan madhihin manshlah lkin kan waan iri wayo ilhayba cod kumanystay
@Kabaraayfilms
@Kabaraayfilms 4 жыл бұрын
thanks walal qaali ciziyo sharaf
@user-vl4oz3vm4u
@user-vl4oz3vm4u 6 ай бұрын
This song touched my heart
@fahadyare2514
@fahadyare2514 5 жыл бұрын
Its Realy the truth behind Human Life on This Earth....iskalaji keep goin.
@habiboali5140
@habiboali5140 5 жыл бұрын
Heestan sikal iyo lab ah ayn u jchy sababto ah naftayda ayey qiimo gaar ah ku ledahay dadka ila midka ahow farta iyo sulkab like igu dhahayaa Xataa faraha lugahaa igu tabta 😁😅
@yusraabdihakim8342
@yusraabdihakim8342 5 жыл бұрын
What does the song mean pls
@yusraabdihakim8342
@yusraabdihakim8342 5 жыл бұрын
What does the song mean pls
@abdikadar9326
@abdikadar9326 4 жыл бұрын
Qisadaan waxaa Mooda inii aniga Iga hadleeso qof ixumeeyay ba hadana raba ina wanaajiyo inta awoodeeda Ah Runtii Qalbiyada binii Aadanka iskumid maaha Cajaaib qaarkood mcn weeye Qaarkoodna Xumaan uun be kufakaran Allow Khayrkooda nasoo Aadi Sharkoodana Nadhaafi Aamin
@mohamedaadandon7874
@mohamedaadandon7874 5 жыл бұрын
Laabtaada qofaad uxaarto 😭 Xariir gogol uga dhigayso😭 Xaqiiqda intuu ja weecdo😭 Xin iyo eedaan haraynin😭 Uxulo noloshiyo jacaylka😭 Dhiptadana ku xamdinaya😭 Waa tan manta ihaysata illhy ayn ku dayay wadna ka qomamayn doonta i.A😓👏😥
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
keep going nin rag baad tahaye no more calaacal
@ibrahimabdulahi2100
@ibrahimabdulahi2100 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh horay uga soco xanuunka walal wa maranmare aduun qofka mislimka ah wa la imtaxama
@Xalimo421
@Xalimo421 3 жыл бұрын
Walal waxwlba wa la gudba ogow kaliya waqtiyad u bahan tahay.Tan aniga igu dhacdey 2 mar wan dhiman gaarey maantana wan ka nolahay😢Alxamdulilah. Sabra sadkiis helo.
@mychenalahmed7174
@mychenalahmed7174 5 жыл бұрын
Fananka kaliya ka hadla wixii dhacay ama la arko badanaa iskilaaji big bro I have respect ✊ for you
@nasteehohussein2565
@nasteehohussein2565 4 жыл бұрын
🙈
@mustafyeberow5610
@mustafyeberow5610 5 жыл бұрын
🖒👍Axsan Hees Dareen Leh 💘💘💘 👌💝Legend Iskalaaji 👈
@dekohusein2435
@dekohusein2435 5 жыл бұрын
Esha cala hees iskalaaji.ad baan igu hela heesa hisi runt dhibt bubka hadal.
@Warya-woow
@Warya-woow 3 жыл бұрын
2021 Still I'm Watching • Kabaria Lyrics Is Fire 🔥😭
@Kabaraayfilms
@Kabaraayfilms 3 жыл бұрын
thanks bro
@kingquit1741
@kingquit1741 3 жыл бұрын
@@Kabaraayfilms å
@AbwaanMoArabiltire
@AbwaanMoArabiltire 5 жыл бұрын
Iskalaaji inu yahay fanaan dhamaystiraan aniga ka markhaati kacaya intabadana waxaan uu ka heesa booga nolashayda hore u socoo zhp qaaliya ayaad tehee zhp
@habibsayid4490
@habibsayid4490 4 жыл бұрын
Waxaaban uhaystay in heestan aniga ay ikhusayso. Lkn markaan soo akhriyey communitiga waxaaban arkaa in rag badani ilaqabo oo waliba laiiga horeeyey. Imika anaa doonta saaran markii maal iyo nool waxaan uruurinayey gacantayda ay kalabaxday dabadeedna itiri wiilyahoow qolqol magaalada laydhka leh Like igula walbahaara!!!
@salaadoomar285
@salaadoomar285 4 жыл бұрын
Aduunyo dhibadana qofwalba wu cabaadey qalbigeena alow qof hasiin.2020 Daacadnimo wa la aasay.
@SummerAbshir23
@SummerAbshir23 5 жыл бұрын
Iskalaaji nice song❤️👑🎶☑️👍👍 Waa hees ka hadlesah runta wale👍👌
@cabdixakin9663
@cabdixakin9663 4 жыл бұрын
Yaa salaam sxb ka ikalaaji waaa laaagaga wareeraaay runti waaa faanaaan aad iyo aad uu tageero baadaan ee akhyaartaay inti tagerto like isaara tankis
@wehliyeronow5874
@wehliyeronow5874 3 жыл бұрын
The song had a sensible theme..
@ismaelissak5708
@ismaelissak5708 5 жыл бұрын
War fanankan heso hiiso wawada macan wana dabb mmmm really I like
@hooyomacaan1734
@hooyomacaan1734 5 жыл бұрын
Haa wlhi wxd mooha in iskalaaji qalbigayga kahadlayo amma ilagaranayo wax xiskayga miranaya
@aminahassanrirash3424
@aminahassanrirash3424 4 жыл бұрын
Xaqiidii weyjiran dad noo caan ah lkn waaa inaan usawar nàaaa runtiii
@shamsocismaanaxmedshamsoci9232
@shamsocismaanaxmedshamsoci9232 4 жыл бұрын
👌👌👌👌👌
@husseinhassanow8839
@husseinhassanow8839 5 жыл бұрын
wlahi it is true story iskalije ee nolow ayn ku lee yahy wlahi iam.you big fans to iskalije 😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪👈👉👆
@filsanfilsan4610
@filsanfilsan4610 5 жыл бұрын
xaqiiq wllhy 😅😭😭😭
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 5 жыл бұрын
Iskalaaji boqorka murtida iyo codka ♥
@nimconadar1627
@nimconadar1627 2 жыл бұрын
Qof baa jira aad xasuusta xiska iyo maanka aad ku heyso adi kula jacel xumaanta😭😭
@ibtisaamaragsan5048
@ibtisaamaragsan5048 5 жыл бұрын
Hadaan wada aqriyay commentaga Somaali oo dhan way wada dulman yihiin yaa Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢
@khadanyuusuf4028
@khadanyuusuf4028 5 жыл бұрын
Heestan anay igu socotaa runtii ax waxban xasuustay😭😭😭😭😭😭
@hodanabdi7646
@hodanabdi7646 5 жыл бұрын
Iskaalaji the only one and best forever big love for uh man
@ridwaanmohamed9140
@ridwaanmohamed9140 5 жыл бұрын
Pqorka codka iskalaji allha kuxifdio hesihisu wawada xul wlhya kabarai hore usoco bwe
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 жыл бұрын
Aduun Waa xeerba xeero. Xiligu Waa islama roogaaye• Wanaaaga qofki xaabaley wuxu xumo kugu sameeyey• adoon la xifaaltamaynin xagaga Wanaaag Uu doori• 💯🙏🏽• #Iskalanji Wuxu Noo Taaganyhy Booski #MohamedMooge AUN•
@cablasalah7975
@cablasalah7975 5 жыл бұрын
Qofbaa jiraa aad xusuusta Xiskiyo mankaa ad ku ahaayso Adigaa kulaa jecel xumantaa true 👏💯
@farduuzaduale2034
@farduuzaduale2034 5 жыл бұрын
Qofbaa jira aad xasuusta xiskiyo maanka aad Ku hayso adiga kula jecel xumaanta😍
@aishamohamud7412
@aishamohamud7412 2 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@Nofeero
@Nofeero 4 жыл бұрын
Runtii aniga ayey si qaas ah iga hadlesaa allow amuraha sahal😭😭😭
@nasiiramoalim2165
@nasiiramoalim2165 5 жыл бұрын
Heestn wa qisadeda 🥺😭😥
@ishardek
@ishardek 5 жыл бұрын
INTA TAGEERTA FANAANKAN LIKE IGU QABTA
@fadumojamac353
@fadumojamac353 5 жыл бұрын
sxb
@qalbiqalbi7068
@qalbiqalbi7068 4 жыл бұрын
qofki xaladas hysto aniga aya ushegya qabka u uga bixi laha
@abdikadirhassan3792
@abdikadirhassan3792 4 жыл бұрын
ishar dek yfi
@abdikadirhassan3792
@abdikadirhassan3792 4 жыл бұрын
ishar dek fs
@abdikadirhassan3792
@abdikadirhassan3792 4 жыл бұрын
ishar dek ste
@ffff7804
@ffff7804 4 жыл бұрын
Wlh blh qofbaan dartiis dhib badan umaray wax walbo markan usameyey ayay marka ubaahday igu abaal dhacday xtaa intaas way igaga Hari wayday oo xumaan intii ay igu smayn krtay igu smaysay😭😭😭 anigoo wliba waxba udhimin la imaagay😭😭😭
@diinisaalah5406
@diinisaalah5406 Жыл бұрын
Wey saxathy sxb dunidaaan hada la joogo hadaadan gafuurka wax ka garaacin adaaa lagaaa garaacahayaaa 😅 sorry lkn wa xaqiiq jidha aniga 14 jirkeyGa ilaaa hada anigaa gafuurka wax ka garaaca waligeyna naag ma jeclaaan 200 kor wey udhaafahayaaan inta aaan silciyay oo naaga ahooo wada cabaadahayah magaalooyin badan ban uga guuray dartoood markaaan gafuurka kawada garaacay sxb naagi ma naxdo caqli Iyo diin celiyana majiraan ee waa in aad weerar aadaaa hadii kle mar waliba dhibane ayaad ahaaneysaaa ragna booskaasi kuma qurux badna is adkeee oo weerar aad
@haifanoorhaifanoor2660
@haifanoorhaifanoor2660 5 жыл бұрын
cajiib alaaxau run taabanysa heestani
@abdiqadarabdullahi9562
@abdiqadarabdullahi9562 4 жыл бұрын
War ileen dadka oo dhan waa la xumeeyey Oo away kuwii dadka xumeeyey Maxa yaab is dabayaal 2020 ayaa dawonooyaa
@salaadoomar285
@salaadoomar285 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂waan yaabaye adna ma yaabtey.Qofwalba wa ley xumeyey aawey kuwa wax xumeyey?wa su aal taagan.
@debjaceel784
@debjaceel784 5 жыл бұрын
Ruuxii Heskan Sidhab Ah U Darremay Waxa Lagu Sameyay Like Iisaar Plz Koly Aniga Ayeey Igu Socotaa Walee Walee
@faizaadan23
@faizaadan23 4 жыл бұрын
M,a Ala runbadana iskalaji xaqiq wlh
@debjaceel784
@debjaceel784 6 ай бұрын
@@faizaadan23 ❤️‍🩹❤️‍🩹
@guellehdarar1096
@guellehdarar1096 3 жыл бұрын
Its a real song reflecting in our life appreciate Mr Skalaji
@hindamuxumed6717
@hindamuxumed6717 3 жыл бұрын
Wllhi heesta xusuuso hore ixasuusisay aaax sorry😥😥😥😥😥😥😥
@hassanhohay103
@hassanhohay103 2 жыл бұрын
I'm really sorry about.
@cawaaleaxmed3201
@cawaaleaxmed3201 2 жыл бұрын
waaruntaa
@nuursiyaasi8131
@nuursiyaasi8131 5 жыл бұрын
Heestaan aniga ayuu sii xun ii taabatey xaqiiqda xisadaan oo kale ii asiibtey qof aan jeclaa wax walba uu tari jirey ayaa iga talaabsatoo igu tiri ku turi maayo iga tasho ninyahoow
@meymuuncaddey5861
@meymuuncaddey5861 4 жыл бұрын
Qofba si bey u taabaneysaa aniga jecel ahan iima taawan wlhi dad an soo garab qabtay waxa an helo siinayay ayaa manta iku jees jeesa xanunkas an u dareemay
@habibsayid4490
@habibsayid4490 4 жыл бұрын
Sxb waan kulaqabaa
@husseinhassanow8839
@husseinhassanow8839 5 жыл бұрын
wlahi it is true story iskalije kugu fano marlwbo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍👌👆👊💪
@abdihalima175
@abdihalima175 3 жыл бұрын
Iskalaaji is a legend and iconic figure in the music industry and his songs all make a difference and they are beyond educative songs
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 4 жыл бұрын
Waaa Hadal xaqiiqa Hore u soco Fanaan jira Magaca hajiro Abid Raxmaanku haydin xafido pic respect 👏👏💋❤❤🌹🌹🔥🔥🙏🙏👍👍👍
@salaadoomar285
@salaadoomar285 4 жыл бұрын
Sadexdii bilood ee sanadkii 2019 ugu dambeysey ilaa iyo hada oo la joogo 26/02/2020 wan dhageystey maalin walba bal xisaaba waxa igu dhaliyey arimo dad an qiimo iyo wanaag uhayay oo i xumeeyey ayan heestaan nafteyda ku sasabay hada wan ka boodey xanunkii badna Alxamdu
@armaanhaajilyrics7402
@armaanhaajilyrics7402 5 жыл бұрын
Islaaji leang somali u soo baxay baaa thy Inta xarer jclk plz like💋💋💋💋💋👐
@foziamohamamud3725
@foziamohamamud3725 5 жыл бұрын
Wanaga qofki xabaalay Wuxu xumo kugu sameeyay Adoon la xifaal tameeynin.....😌
@mohamedali-dl7kn
@mohamedali-dl7kn 5 жыл бұрын
Fanaan ila qabiil ah kii ugu fanansana war tolkey meeh like hayla dhafina 😀😀
@fartaxaaji5145
@fartaxaaji5145 5 жыл бұрын
Cadi maha heestan walah iskalaji aadan ku tageraaa
@bilaneey3653
@bilaneey3653 4 жыл бұрын
This song brings back memories😭😭
@iguwacrashkalvehyomacannin2091
@iguwacrashkalvehyomacannin2091 3 жыл бұрын
😢😢😢
@abdirashidaliizgowemohamed9315
@abdirashidaliizgowemohamed9315 Жыл бұрын
Me too really
@shamsaabdullah4372
@shamsaabdullah4372 8 ай бұрын
@@abdirashidaliizgowemohamed9315u
@GuleedcabdiNuur333
@GuleedcabdiNuur333 2 ай бұрын
​@@iguwacrashkalvehyomacannin2091😊😊😊😊
@XaliimoXasan-ju9qv
@XaliimoXasan-ju9qv Ай бұрын
😭🤌🏻🥱
@sweetyquruxsancali8394
@sweetyquruxsancali8394 5 жыл бұрын
Qofbaa jira Aad xilkiiza Adigu xafidoo adkeeyzo misana xagal daacinaya😢😢😢Zorry Dadku iskuwada midmashn wixii isjecel ilaahow isku dhawr❤❤✋
@ayaanosman4002
@ayaanosman4002 5 жыл бұрын
Amiin
@iguwiifiguwaal993
@iguwiifiguwaal993 4 жыл бұрын
@@ayaanosman4002 kilobyte to
@ora-uh2lr
@ora-uh2lr 4 жыл бұрын
Aamin
@khaliilaxmed351
@khaliilaxmed351 5 жыл бұрын
Wllhi heestani waa run wax badan ayey ixusuusisey😭😭
@hassanabukar315
@hassanabukar315 5 жыл бұрын
Intaa tagersan iskaalaji iyo kaxeshay kabarai lyrics like isar wall😍😍
@deeqaadanan3356
@deeqaadanan3356 5 жыл бұрын
waan ruun wlky qaali
@ahmedkhayrabdi9795
@ahmedkhayrabdi9795 5 жыл бұрын
wanaaga Qofkii XaabaLaY😢 wuxuu Xuma kgu zameeYeY🙍 Adoo La XifaaLTameYNiN🙅 XaGaaGa wanaaG UDoori😓
@mohamedali-dl7kn
@mohamedali-dl7kn 5 жыл бұрын
Inta ugu raacsan inu iskalaaji yahay fananka heesaha jacaylka like isara wiilkini ahaye😀😀
@hodanomar4381
@hodanomar4381 5 жыл бұрын
Heestan Aniga iga hadali😥😥 laakiin ilaahay baan ku dayaaya
@ayaanahmed6678
@ayaanahmed6678 5 жыл бұрын
Kula mid ban ahy
@ayaanahmed6678
@ayaanahmed6678 5 жыл бұрын
Illahey qeerka hana waafujiyo
@hodanomar4381
@hodanomar4381 3 жыл бұрын
@@ayaanahmed6678 Amiin dhamaanteen iska Samir qali❤😥🙏
@intifaackediye2197
@intifaackediye2197 5 жыл бұрын
Itaan Hees Dhagaystay waa Heestii itabtay wlhi axey aX 😭😭😭😭
@jamilamohamed9584
@jamilamohamed9584 5 жыл бұрын
Qofba jira aad xurmayso Isagu ku xaqdhawri waayo Qofba jira aad xasuusta Xiskiyo iyo maanka aad ku hayso Adiga kula jecel xumaanta 😔😓😢😭axayaa heestaan markan dhagesanay feelin very sad shiiiiiit 😓ps Iskslaaji waa boqorka the 1 nd only heesahisa kali aad udhagesta ur my favoriet singer 💯king Kabarai Lyrics thanks alot 💙
@farihaubah6916
@farihaubah6916 5 жыл бұрын
Qofbaa jira aad xurmayso 🙏 Isagu ku xaqdhawri waayo 🙅 Qofbaa jira aad xasuusta 👤 Xiskiyo manka aad kuhayso😔 Adiga kula jecel xumanta😥
@abdikarimahmed4724
@abdikarimahmed4724 5 жыл бұрын
Ahlam Youssif ❤️❤️🌹
@umumarwan1436
@umumarwan1436 4 жыл бұрын
Masha allah iskalaji anigey igusocotaa
@AishaMohamedhusein-ts8ku
@AishaMohamedhusein-ts8ku 9 ай бұрын
Xasuus 2020 jacel saaid ihaaye 😢😂😂😂
@thecadnaan7291
@thecadnaan7291 4 жыл бұрын
Ninkan wn u qirray walahi best legend mrkn lays xaqirayn
@mohamedmuse8815
@mohamedmuse8815 4 жыл бұрын
Runtii waa xaqiiq aan inabo caadi ahayn waa dhacda ruux kasta qabsan karta Umuuraha aduun raboow sahal
@hafsayusuf1992
@hafsayusuf1992 5 жыл бұрын
walikay halqof ayan sidhab ah ujecladay lkn xuman iyo cuqdad ayuu ibaray alxm hadhaho waayo qofka xumantiisa haduu arkay hakatashado wllhi kalikaa waalo waa wareer
@iidowmuusa4325
@iidowmuusa4325 5 жыл бұрын
kkkk
@hoodocarab2246
@hoodocarab2246 5 жыл бұрын
😭 Xaga wng u doori😢🌹
@waladhoussein3158
@waladhoussein3158 5 жыл бұрын
waw ech cala hees saxib kabarai merci bcq pour ton lircs
@kingmozko4402
@kingmozko4402 5 жыл бұрын
Iskilaaji nice song
@MaryanxasanColow
@MaryanxasanColow 3 ай бұрын
Iskilaaji legend Anyone 2024 ❤❤❤
@fatmamohammed4088
@fatmamohammed4088 5 жыл бұрын
Hadan kujira sheekadan magalo ka soo guuray ayaaba malinba malinta ka danbayso xalayga soo sheegayo anaaba yaabay allow imada soo haday amin
@qadriinacadeey4120
@qadriinacadeey4120 5 жыл бұрын
Qof baa jiraxilkiisa adigu xafido adkewyso misane xagal dacinaayo 😭😭😭😭😭👈
@naciimaabshiroow3617
@naciimaabshiroow3617 4 жыл бұрын
heestan aad ayee ii dabaneysa wlhi😭😭😭😭😭😭 iskalaji aad baa ku dakare wlhi
ISKALAJI || Laba Wajiile || hees lyrics +2018
4:45
ZAMI FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
ISKALAAJI HEES CUSUB GURIGII SAMIRKA OFFICIAL LYRICS 2018
6:32
Kabarai Films
Рет қаралды 2,6 МЛН
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 30 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 21 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 6 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 2,8 МЛН
ISKALAAJI 2024-Hees Cusub Ma Ilaawo Intaad Ii Tartay Video Music
6:40
AFRICA HD LYRICS
Рет қаралды 32 М.
CABDICASIIS ISKALAAJI┇OON JACAYL ᴴᴰ┇Baari Lyrics
5:12
Baari Lyrics
Рет қаралды 269 М.
ISKILAAJI | NAF NAF TEEDU DHIBAYSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,7 МЛН
Maxamed Bk  Lingax New Video 2019 Hees Qiso Dhab Ah
5:07
Dayax Films
Рет қаралды 6 МЛН
ISKALAAJI IYO HEESTII DHADHAMA RAAC 2018 LYRICS
5:00
OGAAL STUDIO
Рет қаралды 159 М.
ISKALAAJI┇"NOLOSHAADA MAAREE" ᴴᴰ┇LYRICS ©2016-2017
8:29
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,4 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 226 М.
ISKILAAJI |  RAJO  | New Somali Music Video 2019 (Official Video)
5:05
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 30 МЛН