ISKILAAJI | RAJO | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

  Рет қаралды 9,018,568

Tusmo Films

Tusmo Films

5 жыл бұрын

COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2019
CAMERA: CABDIQANI TUSMO
EDITED: JAMAL CADAAWE

Пікірлер: 1 800
@mariaabdirahmanomar5922
@mariaabdirahmanomar5922 5 жыл бұрын
Hesuhu waxey ka hdlayan dhawaca qalpigaga 😓 Qurankuna wxu ka hadlya dawada qalpigaga💖❤💖
@bahjarashid5868
@bahjarashid5868 4 жыл бұрын
Runtaa wlhi wllo
@abdiqaniashmar6018
@abdiqaniashmar6018 4 жыл бұрын
كلامك صحيح
@nimcoaragsan6295
@nimcoaragsan6295 4 жыл бұрын
Caqliga hawayin wll
@hibaaqheego5498
@hibaaqheego5498 4 жыл бұрын
wa runta wllo
@selmayosuf1145
@selmayosuf1145 4 жыл бұрын
Indheer garad alloow kudhowr
@hamzeabdi47
@hamzeabdi47 4 жыл бұрын
Qofkii ay heestan meel fog ka taabatay like ha saaro ❤️
@drsnajma7841
@drsnajma7841 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@abdulahimaxamedjimacale485
@abdulahimaxamedjimacale485 3 жыл бұрын
Fanaankaan aaad baan u jclhy lkn wali heys magaceyga ah ma soqaadin
@AbdirahmanBuhgele
@AbdirahmanBuhgele 4 ай бұрын
0​@@drsnajma7841
@user-pv7fk9bd9c
@user-pv7fk9bd9c 4 ай бұрын
Way I taabaty heestani
@MohamettOmar-qf8je
@MohamettOmar-qf8je 2 ай бұрын
Sai.d ii tapatay wlahi💔😭
@falonshow3893
@falonshow3893 4 жыл бұрын
Gogool ban ku dhigan laha hadii dumar lala garamo 😭😭😰 please like
@nutrafaden8115
@nutrafaden8115 4 жыл бұрын
Falon Cartan KZbin I liked
@fhadali4388
@fhadali4388 4 жыл бұрын
💜💜💜💜💜
@khadarali6372
@khadarali6372 4 жыл бұрын
Mansh allah anba fikirkago kalaan haysta wll
@sainabadan2604
@sainabadan2604 4 жыл бұрын
waa hees shidan
@djmaamis3167
@djmaamis3167 4 жыл бұрын
Fanaankan laba waxyaabood ayaa ku taageeraa 1: waa nin aanan weli arkin asagoo qof ku dhegan ama nolol qof kalle wax ka sheegayaa oo ay is heystaan dadka kuma mashquulo 2: waa fanaan soomaaliyeed oo si toosa ula hadla qalbiyada mucaashaqiinta iyo dadka dhaawacan 😪🙏😍 ..#Legend#iskalaaaji♥️🙏😍
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 3 жыл бұрын
Xaqiiq pro❤❤😥
@hamzailyasismail3601
@hamzailyasismail3601 2 жыл бұрын
Wlh bro runta ayaad ka hadashay 👍
@nimcoxaashi9300
@nimcoxaashi9300 2 жыл бұрын
L L
@ahmedzaki2723
@ahmedzaki2723 2 жыл бұрын
Wlahi pro peeN MaaDaN ZHeeGiN zXp waa ZoMaLi ZongZ off THe peZT leGenD DHaLay IzKaLaaJi NooLow INTaY NoLoL JiRTo 😚❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💥💥💥💥💥💥💥💥💥❤❤❤❤❤❤❤❤💥💥💥💥
@mohamedxhaka7538
@mohamedxhaka7538 Жыл бұрын
Wa xaqiiq
@rahma______official1351
@rahma______official1351 2 жыл бұрын
Kama daalo heestaan dhageysigiisa dadka waxay i dhahaan (uf waa kugu nacay heestaan maa iska deysid) laakise heestaan qisadeeda waxaa fahmi kara ruuxa aniga oo kale 💔😔😓
@hiboabdikarin3809
@hiboabdikarin3809 Жыл бұрын
😭😭😭😢😢
@xuseinxassan
@xuseinxassan Жыл бұрын
Hibo maxa ku helay abaayo
@MumtasAhmed-zg3ju
@MumtasAhmed-zg3ju 8 ай бұрын
Isku deyn inDa iz adkeyziD apyo wayo dumrka oh dhan taH ka zimaNah eh is adke mcneyy inzhallah. wad hleyzan mid wx wlp ku ilowdid 😢😫
@mohameddahirabdulkadir4014
@mohameddahirabdulkadir4014 5 жыл бұрын
Sida Loo Heeso Waa Inay Kaa Bartaan Kuwa Yar Yar Legend Iskalaaji 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@sadiiqmohamed5886
@sadiiqmohamed5886 4 жыл бұрын
Hestu waxay ka hadashay dhawaca qalbigaga Qurankanu dhayitanka qalbigaga ama dawada qalbiqa
@inaabiib2237
@inaabiib2237 4 жыл бұрын
2x Caashaqii ina wada galee Adigu wad ka gaabsataa Kaligay i guhaadiyoo gu'u iyo raynkiisii baa Naftayda Gabyaa ka dhigay 2x Niyadan geeraartay iyo Qalbigan heesaha godlada Gujada xasuustada iyo Markuu xiisuhu gilgilay Ayuu ereyada kalgacal Laabtayda ka soo go'ee 2x Hadana geenyooy marnaba Anigoon kaa go'i karayn Hadana kaama gaabsan karo Halkaana uma guurayoo Adigaa geediga raraaya Gogol ban kuu dhigan lahaa Hadii dumar lala gartamo BAGGE 2 2x Gurigii farxadan dhisayee Qofkaan goor iyo ayaan Caashaqan i galay u qabo Hadmuu ii garaabiyoo Tolow garab aan ka heli 2x Go'aan kama qaadan karee Ilayn caashaqu ma gudho Ma gam'o hurdadana qofkii Wehelkiisu guhaadinayee Goor ay noqotaba rajooy Mar uunban ku gaadhi doonaa 2x Hadna geenyooy marnaba Anigoon kaa go'i karayn Hadana kaama gaabsan karo halkaana uma guurayoo Adigaa geediga raraaya Gogol ban kuu dhigan lahaa Hadii dumar lala gartamo heeesta iyada oo qoraal ama lyrics ah wataas eeeeesh calaa hees...... 01/09/2019
@pastagigi1026
@pastagigi1026 4 жыл бұрын
Merci bro @yasac_abiib
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 4 жыл бұрын
thk u
@inaabiib2237
@inaabiib2237 4 жыл бұрын
@@pastagigi1026 u wlcme bro
@khadarabdi7905
@khadarabdi7905 4 жыл бұрын
Waaw
@qamarsacdiyo3165
@qamarsacdiyo3165 4 жыл бұрын
🤗🥰
@aliahmnedabees4640
@aliahmnedabees4640 5 жыл бұрын
Qofkii qofkuu jecelyahay oo aay wada soo mareen ayaa dareemi Karo.by Ali Ahmed. Ali Baashi Please like iigu qabta hadii Somali. Nimo lawadaago
@cabdishakurguutaale1226
@cabdishakurguutaale1226 3 жыл бұрын
Ax ax qof kii damiir leh ayun baa dareemi kara wll iiduceeye inu qalbi ga alle iiga masaxo qof kan jeclaa
@aliahmnedabees4640
@aliahmnedabees4640 3 жыл бұрын
Cabdishakur Guutaale Amiin Walaal qalbigaaga ilahay ha dajiyo
@bosslady4954
@bosslady4954 3 жыл бұрын
@@cabdishakurguutaale1226 same anbo i duceeya🥺
@MouktaIftin
@MouktaIftin 2 ай бұрын
😅😮6th oooolo9ooooooi😅😅o😅😅😅zoologist and other news news for oolong is la zoologistvoodoo voodoo o9999q888888⁸888888888o9o99😊9😅😅​@@cabdishakurguutaale1226
@MouktaIftin
@MouktaIftin 2 ай бұрын
Like
@xalaalmaalfamily1306
@xalaalmaalfamily1306 5 жыл бұрын
wlhi iskalaaji heesihiisa sidan ugu bogay waligy hees uguman bogin allha ku sharfo wll qaali waxn rajaynaya codkaga sidaaso dhan u macan inad inoogu aqriso qur.anka kariimka insha allh
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 5 жыл бұрын
Zumaya pintu yozeph ❤️❤️ wlhi wa runta anpa zaid aya u jeclahay hesahisa
@ousmansiyat3812
@ousmansiyat3812 4 жыл бұрын
Saxiìx Wallah heesaha majeclo runtii laakin heesaha iskilaji Inaba caadi maahan wlh
@ezliali7665
@ezliali7665 5 ай бұрын
Who is listening 2024😢
@hassanbahdon4070
@hassanbahdon4070 4 ай бұрын
Me baby😂🎉
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 4 ай бұрын
🎉
@jamacismail1720
@jamacismail1720 4 ай бұрын
Me💔🥺
@safaalaahi8950
@safaalaahi8950 4 ай бұрын
Me😢
@Faraxluugobasto
@Faraxluugobasto 3 ай бұрын
Walee habeen dhawayd aan jeexayga aan isku dhacnay ayan dhagaysanayay
@hamzailyas2365
@hamzailyas2365 2 жыл бұрын
Heestan waxa aan ku xasuusta sanadkii 2019 kii oo jacayl aad u darani i hayay oo waxa aan marwalba u diri jiray gabadha aan jacaylka aadka u daran u qabi jiray Wakhtigaa way iga sii jeeday runtii waxaan dareemi jiray xanuun aad u daran oo aniga ii gaar ahaa gabadhii markii danbe waan is fahanay lkn calaf iskuma aanan yeelan oo waxa nagu dhacay is fahan waa walow dhibku xageeda ubadnaa hadana ilaa imika ma ilaawo gabadha waayo waxay ahayd gabdh naxariis badan ❤ HALIMO farxad iigu noolow Kuma ilaawidoono noloshayda runtii 😢💔
@hamdiapdi8145
@hamdiapdi8145 Жыл бұрын
Magac halimo adunka kugu jeclhy
@maniishhassan5114
@maniishhassan5114 4 жыл бұрын
waan ilmeeye wlh hestan intii aniga cml jacel hayo like isaara 😭😭😭🙌
@Delpiero1468
@Delpiero1468 4 жыл бұрын
Walle heestanii wa wax kalee Iskalaaji good fanaan
@muuseahmed4472
@muuseahmed4472 4 жыл бұрын
Hooyada u oy intaad na ledahy hees baan u oo yey 😂😃🤣
@azmodhohl8959
@azmodhohl8959 4 жыл бұрын
Quranka ku oy intad hees ku oyeyso
@sofiamohamedlady-s0fi404
@sofiamohamedlady-s0fi404 4 жыл бұрын
Subxanalah ilintas way ku dacwaynaysaa
@sahrasaidfarah6140
@sahrasaidfarah6140 4 жыл бұрын
Waxaan horay uqalday ayaan maanta dareemaa
@jiyaappe699
@jiyaappe699 2 жыл бұрын
Hestan qalbiga kadarema😭💔wil is baranay hargesa jogo😫 aniga waxan joga muqdisho sxbtimo isku baranay wilki wan jecladay ❤🥺uma shegan karo asiga waxa daremaya inu ijecel yahay💔😭asiga wax ima shegin qalbiga ixanuno 🥺💔marku huno idhaho🥵 Yaa allah alow qalbiga iqaboji Cashaqa❤inawada gale adigu wad ka gabsata😭💔Ax😫jacel aan lula ogen xanun badana 😭 adiga geidga raraye gogol ban ku dhigan laha hadi qalbi lala gartamo maxamed🤴🏽 wan ku jeclahay 💔 go.aan kama qadan karo ilen cashaqu ma guro gor noqoto rajo Mar un wan ku gari dona😭😭
@raaqiyoruunofficial469
@raaqiyoruunofficial469 Жыл бұрын
Ax sorry abaayo😭🥺🫂
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi Жыл бұрын
Sorry abyo🥺
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
SORRY wll mcn😪
@najaxlove4647
@najaxlove4647 Жыл бұрын
2023 mare malaga yaba hada qofka ina heshy😓💔
@susumoh4696
@susumoh4696 Жыл бұрын
Sorry abayo Rajadada inaad gadhey ayaan filaa😊
@farhiamumtaz
@farhiamumtaz 3 жыл бұрын
Heestan yaa ila mida oon ka xiiso gu,in dhagaysigeda 22 /10 /2020 🎶❤
@martisoor5603
@martisoor5603 3 жыл бұрын
Me
@awalehaptidon7567
@awalehaptidon7567 3 жыл бұрын
"🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎🤎💦
@rahma______official1351
@rahma______official1351 2 жыл бұрын
Me 😔😓😔😓
@rahma______official1351
@rahma______official1351 2 жыл бұрын
Waa hees Qiiro leh markaa dhageysto waxan isku moodaa iney aniga iga hadleyso ah 😔😔😓😓💔💔💘💘
@omarjamca9605
@omarjamca9605 2 жыл бұрын
@@martisoor5603 Maxaa
@abdikafiqalbixabxab3977
@abdikafiqalbixabxab3977 2 жыл бұрын
Fri 31 dec i will never for get wlhi🥺🥺jaceelkeyga yaranta dugsiga aan anagoo ween ween dib u midoownay waqti dheer iyo wadamo kla fog😥i am sooooo happy wlhi🥰iigu soo duceeya inaan is calfano🤲
@dhaweedmohamed8755
@dhaweedmohamed8755 5 жыл бұрын
Anigu nin'kan waxan ku tilmaamo garan wayey Hadalkan hada aan ku hadlayo haddu laxan saaro waa hees'tii adun'ka 😂😂 Legend #inaCiise 👏👏
@RashiidShaaluco
@RashiidShaaluco 5 жыл бұрын
he's legend runtii🎷🎷🎷
@filzanali7642
@filzanali7642 5 жыл бұрын
Dhaweed Mohamed runta 💯heesihiisu ma kala dhacan.
@sagalabdiabdilahi2279
@sagalabdiabdilahi2279 5 жыл бұрын
Iam like wlhi
@amalhussein1662
@amalhussein1662 5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 4 жыл бұрын
Wale wa runta
@tvshidan7665
@tvshidan7665 5 жыл бұрын
Hadad qoralkayga aragtan igu duceya qof aaan jeclahay inuuu alle nayskay siiyo idinka alle waxa jeceshihiin hydin siiyo
@najiibjarmal439
@najiibjarmal439 4 жыл бұрын
Inshaa allh waad isaa heli dontiin
@siciidadan9974
@siciidadan9974 4 жыл бұрын
Aamiin ilahay haku sii iyo wllo qli ana hay sii yo wllo
@ibrahinayanle6955
@ibrahinayanle6955 4 жыл бұрын
Ilahy haku siiyo bahalku wa baleh
@falisali4648
@falisali4648 4 жыл бұрын
Insha alh waad hlysa niyadada qer usheg
@wasiraabdirahman46
@wasiraabdirahman46 4 жыл бұрын
Ilhay hayskinsiyo inshaallh
@samiirasheeke9031
@samiirasheeke9031 Жыл бұрын
Hadmuu ii Garabiyo Talow garab Kaheli 😥🥺💔 hestn Wlhi ani qalbigey Bay toos U abareysa 🥺💔🥺 Way xanuun badantahay marka Qof aad aa jeceshahy aad kala dhamatn ..wlhi Hestn mar walpa waan xusaa OO mailawo wayo marar badan ban waqtiga Io xnaunka jaceyl 💔😥 awgiz udhagezty ...wiil aaan is barany 2017 ..ilaa 2019 dhamdkedi aaan kala dhamaney qofkazow waxn kusheega gadasha jaceylkan kuqaday adi qof uma qaadin mana uqaadi doono ..jaceyl 💔 intii qof lasiiyo adaan kusiyey Lkin madan kafaidezan ..lkin qof qof sidaa kujeclaa.kujecel kurajeena 🤲♥️ Anna Nasiibkey baan Sugi 🤲🤲🤲♥️ inta ila midkana kher ban urajena. ♥️♥️♥️🤲
@yaxyemaxamed7481
@yaxyemaxamed7481 11 ай бұрын
Inagu ma isku baxnaa
@MukhtaarXassan-bu2cs
@MukhtaarXassan-bu2cs 7 ай бұрын
😊😊😊
@adracute7036
@adracute7036 Жыл бұрын
Sanadkan wuu dhamanaya isago xanunkiisa watey 🙌😑💔 bye 2022 💔😶sodhawow 2023 bilow ila dhamad farxad iyo rajoyin badan alley hala kulmiyo dhamanteyn❤☺
@samiracdey1629
@samiracdey1629 Жыл бұрын
This year is so hard for me heestan anaeyba igu socotaa 4yrs of jecl aan meelna usocon it hurts 😢💔so much 😢
@hodoabdi7105
@hodoabdi7105 5 жыл бұрын
Gurigii farxaddaan dhisaye Qofkan goor & ayaan Caashaqaan igalay uqabo💘 Hadmuu iigaraabiyoo Tolow garab aan ka heli😢😭😍
@xigashomedia8576
@xigashomedia8576 5 жыл бұрын
Si gaar bey i tabanayaan ereyadaan
@hodoabdi7105
@hodoabdi7105 5 жыл бұрын
Painful😢😭
@firaxsaciid4758
@firaxsaciid4758 5 жыл бұрын
Goorman galab kaheli wayahe😥😥🥰
@hodoabdi7105
@hodoabdi7105 5 жыл бұрын
@@firaxsaciid4758gooray noqotaba mar Un baan rajada gaadhaynaa
@khadarmaxamud6501
@khadarmaxamud6501 5 жыл бұрын
Hodo Abdi ilahay wllo haku fudu deeyo
@SacidcaliCali
@SacidcaliCali 5 жыл бұрын
Ax ax wlahi qofki qof jecel unba hestan daremayo caku jacel 😭😭💔💔
@kulahaofficialteam1582
@kulahaofficialteam1582 5 жыл бұрын
❤❤❤
@hanoolaatogobtu1173
@hanoolaatogobtu1173 5 жыл бұрын
ana kula mida walal
@nouradinapoleh6629
@nouradinapoleh6629 5 жыл бұрын
MA
@nimcohassan6698
@nimcohassan6698 4 жыл бұрын
Been maha wllhi 😭😭
@suwaydaaxmed9748
@suwaydaaxmed9748 4 жыл бұрын
Ardocali22 Cali22 waa runta
@izlaanmohamud4034
@izlaanmohamud4034 3 жыл бұрын
Wxan idinla wadaaGi Qiso igu dhacdy. Wxaan 2014 Is jeclan Gabar Mesha aan isku BaranaY waxa ay aheyd Xalfad Aroos ❤ Isbrsho Kadip Gabadhii Xiriir Kan ugu Wanagsn Ee Labo qof Oo Pini'aadam ah ay sameyso ban wada sameynY Mid kayba Midka kle wuu jeclaa, 😭 Mudo Badn an wada SoconaY Qofba Qofka kle Dareen Jaceyl oo Wangsn Baa Naga DhaxeeYy .😭 Maalin maalmaha ka Mid ah Aya Gabadha Reer Keedi guureen Gabdhina wy raacdaY marka mudo kla maqneYn Plse Sidii Hore An isku Nahy .😭 gabdhi Hpeen habenada Ka Mid ah Ayey iso WcdeY Wxa ayna igu Tiri ,😭 Qllli Reerkygi Nin bay igu Darayaan Aniguna wan ku qasbnhy inan Waalidka Amarkoda qaTo😭 isla markiipa Mobilki igu damisay ,(Haka Qabn la hydaaa😭😭) San Waaa wcaY mise wuu Densan Yhy Mobilki. Aniguna Meshaann Tagnaa Baa ku dhacY Mudo Lpo asbuca Ayan Koomo ku jiraY Qof ksta oo ii soo Galo Wxn Ku dhahaaYey Ma "Nimcaa "oo Magaceda Ahaa. Dadkygu Meel wlpa waa ly geyy Si Lay ilowsiiYo Qoftaa plse QoF la ilaawi kro Ma aheyn Spptoo wxa ay aheyd Qofki igu horeeYy an shuknsdo iguna danbeYy. Muddo Ka dip Qofti bn is Aragny iydoo xaas ah plse Wax Caruur ah Ma Dhalin . Waxa ay Iga Codsaty inan iska Cafiyo Plse Wax HdaL ah wuu iga soo pixiwayey. Aniguna waxan ku Tashty inan is ilowsiiYo . Bilooyin ka dip Gbr Kle Iska GuursdY Alxmdulilh Hdda Waxa uu ilhy isiiYeY HaL WiiL. Farxdi mudo iGa maqneydna wan helY. [Nolashu Waa iska Marxlado bdn thy ]
@yahyefarah81
@yahyefarah81 Жыл бұрын
Wallahi qalbigaa iga taabatay hadaad iska soo qorta oo ay been kaatahay waligay kuma cafinaayo bro noloshu way wajiyo badantahay
@mudahikosman4145
@mudahikosman4145 Жыл бұрын
@@yahyefarah81 Mxey been usoo kordhineysa?
@mohamudabdi5509
@mohamudabdi5509 Жыл бұрын
taliye noloshu way marxalado badan tahay saad sheegtay, alle hanaga dhigo kuwa la qabsada marxalad walba. waxaan kuu rajaynayaa farxad waarta
@nomoretalk7851
@nomoretalk7851 Жыл бұрын
@@yahyefarah81 o ma xoog ba ku leedahy wll
@cashfootball9639
@cashfootball9639 Жыл бұрын
sorry
@NAJUU539
@NAJUU539 3 ай бұрын
2024/4/4 heestan iyadoon darenahyga ka hadlayn ama aan ley dhawicin😢😢 ayaan markasta dhagaysta waxan dareema qof iyada ay ku socoto💔😭 ❤
@mohamedxaaji8609
@mohamedxaaji8609 4 жыл бұрын
Fananaaninta somaliyed hadaan kala dooran lahaa Ragga iyo dumarka 1 iskilaaji & yurub geenyo Hadaa igu raacsantahay like dhac kusiii
@omarabdulahi3661
@omarabdulahi3661 4 жыл бұрын
Waa kugu kaliga cawale intee ku hilmantay iyo fiska kadib bk raga kadib yurub
@sulekhahassan2121
@sulekhahassan2121 4 жыл бұрын
Iskalaji ax yaa fanaan walae
@necbiyasomaliya1930
@necbiyasomaliya1930 4 жыл бұрын
iskalaaji grtey lkin yurup maan garanin
@ikraansalaad7734
@ikraansalaad7734 3 жыл бұрын
@nima3696
@nima3696 3 жыл бұрын
IskAalaji iyo ifrax tolmon ....
@maidoabdi7889
@maidoabdi7889 5 жыл бұрын
codkaga ad ayu u mcnyahay Masha allah alle ha ka dhigo midkad quranka ku aqriso
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 5 жыл бұрын
Maido Abdi ❤️ amin
@hibaaqheego5498
@hibaaqheego5498 4 жыл бұрын
Maido Abdi aamiin wllo
@cabdimalik9662
@cabdimalik9662 3 жыл бұрын
M.a
@CaptainDj143
@CaptainDj143 6 ай бұрын
Heestan erayda macan hadii ad dib u soo boqatay 2024/01/16 like isar ❤
@bosslady4954
@bosslady4954 2 жыл бұрын
😭goreey noqotba rajooy Malin baan ku gari 😭💔doona 😭😭Insha Allah 😭💔💯
@caalamigroup2721
@caalamigroup2721 Жыл бұрын
sorry 😥😥
@wadadaguusha6941
@wadadaguusha6941 Жыл бұрын
Sorr qlbiyeey
@mrelyas9709
@mrelyas9709 5 жыл бұрын
Iskalaaji uu dhaaafay Fanaane Magac kale Haloo Bixiyo💯💯💯😭 Hees kasta Oo u Qaado qalbiga Ayay ku taabanaysaa
@hibolaki3028
@hibolaki3028 5 жыл бұрын
Been ma ku sheegin taas😢😢
@khadradaahir662
@khadradaahir662 5 жыл бұрын
Ha walahi
@adnahassan705
@adnahassan705 5 жыл бұрын
Haaa wlhi
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 5 жыл бұрын
Sax waa runtaa legand abdi asiis ciise iskhilaaji
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 5 жыл бұрын
Enasir Tv 😭😭 ma ila aragtay
@joker_pro670
@joker_pro670 4 жыл бұрын
Hadana Geenyooy Marnaba Anigoon Kaa Go i Kareyn Hadana Kaama Gaabsan Karo Halkaan U Min Guurayiyo Adiga Geediga Raraye Gogol Baan Kuu Dhigan lahaa Hadii Dumar Lala Gartamo 😢❤️💯 Runtii Waa Hees Aad U Yaab Bdn Aniga Saameyn Iguma Leh Oo Jcylkyga Aad bn iskugu FiicnahY Balse Ereyadaa I Cajabiyay Hdd Thay Ruux Dhibana Caashaq Ah Like Dhac iigu sii Aan Kula Qeybsado Dhaawacaagee 😢❤️
@Qalpikaaba410
@Qalpikaaba410 Жыл бұрын
Yess💔😭
@balqiisbalqiis5552
@balqiisbalqiis5552 Жыл бұрын
yesss jacayl baa qalbigayga madobeyy😢😢😢
@faizamoha3419
@faizamoha3419 Жыл бұрын
😢😢😢😢 dhibane jacel iyo dhib family iheysto 😢😢isoo duceeya😢
@xamdailkacazxamdaapthiriza2268
@xamdailkacazxamdaapthiriza2268 Жыл бұрын
waa dhipanahyy wlipa jcyl dartii 🥺🥺
@joker_pro670
@joker_pro670 Жыл бұрын
@@Qalpikaaba410 qalbiga allaha kuu qaboojiyo wll 😢
@Apdalla170
@Apdalla170 7 ай бұрын
Qalbiga haduu mar dhawac ma bogsodoh mar walbh waa uu damqanaya oo waligii ma bogsonoyoh 15/September 2022 💔😢ayaa qofta aduunka ugu jecla nin kle iga racday oo ey isgursaden bal mxan ka galapsady😫 oo sas oo dhan iigu gashay hada wax xiriir ah ma lihi🥹 marka aan isdhaho samenh ma samen karoh oo qofka aan la shekeystaba waa iga hor imanya please 🙏 hada commentgeyga Akhrisey iiso duceuy in uu ilahey gabar wanagsan calaf iigu daroh xiirir iyo Ani waan isdeyney😢
@user-eq8ez1ud5x
@user-eq8ez1ud5x 7 ай бұрын
Inshalh wad helaysa
@Khabib013
@Khabib013 7 ай бұрын
Alle haku Fududeyo sxp😢
@user-re6ri9iw6s
@user-re6ri9iw6s 5 ай бұрын
Wlhi waa run 😢
@ahmedshcrani3566
@ahmedshcrani3566 2 жыл бұрын
Magaceyga waa AHMED SHUWA 🌎❤️ 2022 ayaa dawanaya alhamdulilah UGANDA 🇺🇬
@samriita____pea2850
@samriita____pea2850 2 жыл бұрын
Me too👑
@qadarcade2380
@qadarcade2380 Жыл бұрын
Sxb Uganda inan imaado ayaan rabaa whatsappka iisoo qor
@raakiainaaliqueenbilaneey5000
@raakiainaaliqueenbilaneey5000 4 жыл бұрын
Caashaqii ina wada galee💔Adigu waad ka gaabsataa🥵kaligay i guhaadiyoo🙄guunyo iyo raynkiisi baa🤒nafteyda gabyaa ka dhigay🥺 Niyadaan geerartay iyo qalbigaan heesaha godlada☹️gujada xasuustaada iyo marku xiisahu gilgilay💔ayuu erayada kalgacal laabteyda kasoo go'ee🗣️😭 Iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji 💔💔😫🥺Gurigii farxadaan dhisayee👩‍❤️‍👨🏘️qofkaan goor io ayaan🤴🏻cashaqaan igalay uqapo💔🥺hadmuu ii garaabiyoo🤕talow garab aan ka heli💪🏻🥵 Iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji 💔💔😭
@nastairro5141
@nastairro5141 Жыл бұрын
Ma is hesheen hda wll😨
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx Жыл бұрын
Jekisksyrkleoeykelejrjiikhejtjzjzkekleletkekekekeleyyjennehkekeleleyyhekektkjfkwlnwkfkkflkwjwnwwkwhkwjdnwnkkdkhdkkhskdnwlwyddowkdudndluielduizi
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 3 жыл бұрын
Gafkena iyo giritena alle ma kulmiyo amin ya rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@raheemboy8815
@raheemboy8815 4 жыл бұрын
Hadaa jaceelka kowaad soo xasuusatay gadaal ha ufiirin ee hore ugu soco nolosha way dheertahay
@samsamali8893
@samsamali8893 5 жыл бұрын
Gurigii faraxadan dhisay qofkan goor iyo ayaan jecelkan igalaya uqabo hadmuu igaraabiya oon garab ka heli 😓😭😓😭😘😍
@kor_dahab7919
@kor_dahab7919 5 жыл бұрын
Fanan kaliyah hestii mid la tuuro laheen wad tagtee soo noqon meysid iskalaaji👏👏👏👏
@cabdixakiinsheekh9678
@cabdixakiinsheekh9678 4 жыл бұрын
Ax.ax.walahi.wahes.qaliya.lakin.waxbay.dadkaxasusinaysa
@shamsudinabdi5173
@shamsudinabdi5173 Жыл бұрын
who is waching end of 2022 december 6😭❤️ goood by 2022 with emotions 😮 i wish next year wiil be our beast year❤
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 Жыл бұрын
Me too❤ inshlh ❤
@malyuunmohamed8591
@malyuunmohamed8591 Жыл бұрын
Me too😢❤️✌🏻
@samiracdey1629
@samiracdey1629 Жыл бұрын
It will insha allah 🙏15 od December and midnight 😭😭crying....
@hamdamohmed9277
@hamdamohmed9277 Жыл бұрын
Me too hno
@shamsudinabdi5173
@shamsudinabdi5173 Жыл бұрын
@@samiracdey1629 niyada khayr u sheeg wax walba way noo hagagayaan😭❤️
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi Жыл бұрын
Waxaan dawanayaa heestan 26/12/2022🥺💔adigaa geediga rareyee gogol baan kuu dhigan lahaa hadii qalbiga lala gartamo😭💔
@ifrahitotoolmon477
@ifrahitotoolmon477 4 жыл бұрын
3/3/2020 Hapen ArBaca aH 😭😭😭😭😭 InsHa allaH Hadi IllaHay IgaadHziYo Waxan So Boqan Doona 3/3/2021 Haben Kan HabeenKiza Isago qaLpigaYgu IlaapaY Murugada 😭😭😭😭 GooraY Noqo Tapa RajoY Maruun Baan Ku GaadHi 😭😭💔
@Umatiza
@Umatiza 4 жыл бұрын
💔💔💔😭😭😭
@-Nihaal123
@-Nihaal123 Жыл бұрын
Ma noshahay talow 😢
@khaledsaid6197
@khaledsaid6197 6 ай бұрын
😂😂@@-Nihaal123
@Nihaal123-oe5ml
@Nihaal123-oe5ml 5 ай бұрын
@@khaledsaid6197 wxay hee 😂💔
@Abdallehmoha
@Abdallehmoha 3 ай бұрын
Abaayo😢
@almaahmed7417
@almaahmed7417 4 жыл бұрын
Waligay anoon hees aad ujeclan ayn tan jecladay😭😭omg ninkan fanan wu dhafay wlhu abti
@anwarabdinasir8831
@anwarabdinasir8831 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏
@mawliidjagax4337
@mawliidjagax4337 4 жыл бұрын
Ustaad iskalaaji
@suweytacali6468
@suweytacali6468 4 жыл бұрын
HPO WA SIDAA ✌🇸🇱🇸🇱🌡🌡
@user-cu9qs1ql1b
@user-cu9qs1ql1b 3 ай бұрын
Only 2024 ❤😢
@ubaxhassan8691
@ubaxhassan8691 4 жыл бұрын
Wlhi iska hes loma heso heskastane lama dhagesto iskilaji ❤️😭💔
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
Dhabtii waan uqiray boqorka codka iyo dheesha iyo weliba labiska ustaad leggan skalaji
@kamalbarket5415
@kamalbarket5415 5 жыл бұрын
True Legend Iskaaliji , Heesa matihid ee bare ayaad tahay ee hakaa faaideystaan Fanaanintu , Keep going Mucalimuu
@khadarsaed4539
@khadarsaed4539 3 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuusta inan aan jeclaa mudo 8 sano oo calaf nakala diray
@garnelleboqorka9452
@garnelleboqorka9452 3 жыл бұрын
Hahhaahah
@enghassandollow5666
@enghassandollow5666 Жыл бұрын
⁠@@khadarsaed4539 Suaal sister Calafka mxaa ka aamisantahye…? Jecel na mxaa ka amisantahye…? 😅😅😅
@enghassandollow5666
@enghassandollow5666 Жыл бұрын
@@khadarsaed4539manoshahye horta Pls reply
@Hayt-45
@Hayt-45 10 ай бұрын
@@enghassandollow5666 wy dhimaty mlha😂
@canbuulofficial4073
@canbuulofficial4073 5 жыл бұрын
Heesta haduunban u fiirsade dareen bay wadataa runti 🚶‍♂️🙋‍♂️
@AnisaAbdi-yx8kx
@AnisaAbdi-yx8kx 6 ай бұрын
Yailadageysana 2024😢❤
@user-cb1xt7xi1r
@user-cb1xt7xi1r 9 ай бұрын
Waa duni dadka qaar ay fahan sanayn waxa uu jacylku yahay iskalje walhiy shp malin oo dhan ayan ku dhagayzta ilahay janada ha inagu wada kulnimyee ....❤ Waxa kale ee aan ka xumahay qof kasta oo qof jecel hadana uu san fahmayan qofkasi waxa uu agtiisa ka yahay haba yaraatee jacyl cidii soo martay uun ba wax ka taqana wuxuu yahay 😢❤🥺 Mida kale waxn xgan kala hadlaya cida hada haysta qof jecel xitaaa hadii uu waxba agtiisa ka ahayn inay ku dhici doonto sida uu qofka ula dhaq si xun wlhiy adine bari ka maalin ayad ogan doonta wixii aad qofkii hore ku samaysay markaa waaa aduunye waxn aan ka hadlayaana waa xaqiiq cad Marka hadaa haysatid qof kas nolol wacan ayn idin rajynyaa walol izku wara jacylkuna waa wax jira
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
Iska laaji io bk fananinta Ku Waan ugu jeclahay 👑 👈 😍😍😍😘😘😘😘
@munaabdi7360
@munaabdi7360 5 жыл бұрын
Iskalaji iyo bk waa lawada fanan oo ugu cod mcn wlhi
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
@@munaabdi7360 haaa wll qaali madax weeye iskalaji iyo bk💪❤
@xidigtiibari7976
@xidigtiibari7976 5 жыл бұрын
Fanaan ba labadaas baa ii ah
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
@@xidigtiibari7976 💘
@zackjoseph8272
@zackjoseph8272 4 жыл бұрын
Kol ay noqotaba rajooy mar uunban ku gaadhi doona, yaaa ilahii war waxasa erayo ah nio + fan nooleeye iskalaji😍🔥
@mandeeqnoor4713
@mandeeqnoor4713 Жыл бұрын
Hestan wa hes qas i aha wlhi 2019 xili an jeclahy gawar isku clas nahy IKRAN nor htana genyow marnaba aniku ka goi karen 😞😔 wlhi wan ku xisy IKRAN 🥰 mantana wa 6th September 2022 😭🥺 go’an Kama qadan kare ileyn cashaqu ma guro ma gam’o hurdana qofki wehelkisa gohadinaye gorey noqotaba rajo marun wan ku gari dona 🥺😢
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 2 жыл бұрын
2022 kusoo laabty heestan💔😭qalbigan ka guban cid ifahmaysan maleh ilaahow qalbiga ixasili
@filsanbae3031
@filsanbae3031 Жыл бұрын
Amiiin yaraxman😿😿
@osamag4397
@osamag4397 Жыл бұрын
it's the middle of 2023 who is still watching this song? 😢😭💔
@rahaqueen4476
@rahaqueen4476 3 ай бұрын
💔😭
@boqoradasomalilan1825
@boqoradasomalilan1825 5 жыл бұрын
heestan qisaadayda ayay kaa hadlaysa walhi 😭😭😭😭😭😭 alla jacaylku dhib iyo xanuun badana 😭😭😭😭😭😥😥😥😥 insha alla marban ka dhamaan
@hafsamaxamud2340
@hafsamaxamud2340 4 жыл бұрын
😭
@hassannoor698
@hassannoor698 4 жыл бұрын
xaqiiq jacylku dhib badanaa 😢😢 ogaan ka ma qadnkaree ileen cashaqu ma gudho😢😢😢
@mustafesaleban5792
@mustafesaleban5792 4 жыл бұрын
Hada ma ka caafimaad qabtaa
@najahali845
@najahali845 3 жыл бұрын
runta sidokale wll qali
@hanaibrahim7173
@hanaibrahim7173 4 жыл бұрын
heestii qalbiga ka ooysiisaa😭😭 qofkii 2021 firsado like ha ila dhaafin😃😃😃😄😅
@ashiidcadde7927
@ashiidcadde7927 Жыл бұрын
I don't know why I always listen this song with no reason 🥺❤️
@ishowspeedfan10
@ishowspeedfan10 Жыл бұрын
Me too
@aminahaji3194
@aminahaji3194 5 жыл бұрын
This song touching my heart so deeply 😭
@abdirisaqyare1461
@abdirisaqyare1461 5 жыл бұрын
amina haji me as well 👍
@sucdisiciid2116
@sucdisiciid2116 4 жыл бұрын
eesh qiyasak iskalaji barteda bu dhigay wa fanan qali ah misna xikmad xambarsan
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 4 жыл бұрын
Hhhh it's right
@user-qy2pu2zm1g
@user-qy2pu2zm1g 4 жыл бұрын
Keep coming
@kingfafaa9429
@kingfafaa9429 4 жыл бұрын
ooh! So sweet 🤔
@HamzeBodhari
@HamzeBodhari 6 ай бұрын
Qofkan goor iyo ayaan Cashaqan igalay u qabo 💔 Hadmuu iigarabiyo😔 Tolow garab aan ka heli😢 Jacayl 🥺🫂
@ayanblack
@ayanblack 7 ай бұрын
Still now in 2023 this song never get old😢😢 he id the only songer who talk to our heart and heal 😢😢
@aidaroushassan1183
@aidaroushassan1183 3 ай бұрын
Heestan waxan Ku xasuusta gabadh ana jeclahay 2020 Ila hada oo ay tarikhdu tahay 30/3/2024 waxan Ku balanay guur Lakiin dhinac u qaladku ka imii wan IskU yara dhacnay lakiin diib ayaan ka heshiinay habeenkii aan heshinay ayan heesta u daray Lakiin illahay waxan ka baryaya in maruun oridayda noqoto 😢❤
@khaliildayib1962
@khaliildayib1962 4 жыл бұрын
Dhextaalka heestu malaha wuxu ku qurux badnaa GURIGII FARXADAAN DHISAYE GOFKAN GOOR IYO AYAAN CAASHAQAN .......😭
@hamdiiina
@hamdiiina Жыл бұрын
😢😢gurigii farxadaa dhisayoo qofkaan goor iyo ayaan cashaqaan igalay uqabo hadmuu igarabiyoo taloow garab aan kaheli 💔💔
@sowturahma3326
@sowturahma3326 2 жыл бұрын
Goor aay noqtaba rajooy mar unbaan ku gaari donaa I.a🥰💯😥💔
@mohamedyare8562
@mohamedyare8562 4 ай бұрын
😢😢qof ila mid jiro ileee😢
@qaaliahmett2268
@qaaliahmett2268 2 жыл бұрын
Heesaha qaar qalbigey taabtan wlle goorey noqotoba rajooy mar uubaa ku gaari dona ✈️💔😢
@anasyoo4834
@anasyoo4834 5 жыл бұрын
Esh calaa fanaan wlhi heesahaan dareenka leh intuu ka keenaa fanaanka ninkaan gacan u taagay🔥❤💯👍🏼
@missawram3603
@missawram3603 5 жыл бұрын
Mon star préféré❤️ iskilaaji horey uu sooco walal from Djibouti 🇩🇯 aad ayn kaga suugeynaa inch Allah
@najahali845
@najahali845 3 жыл бұрын
qalan jadaydi zido kale
@meymacadey3049
@meymacadey3049 4 жыл бұрын
Iskilaaji darenkiii fanka waaye 😢😢qalbika wuxu tabanaya ayuu kahadlaa aniga jacelkayga waan haystaa hadana hestaaan iny ikahaydlaysaa u maleyaaaa jacelku waa macaan marna waa qarar lkn inta jacelka haayo qalbika xanunaaya allaha idin qabojiyo iskilaaji nolow waliga abihee darenka😢🤭👈👌👈
@munamohamed3823
@munamohamed3823 Жыл бұрын
Afar sano ayn isla soconey anagon ogen jcl isu sheegan hdana an ahen dad aad isuugu dhow sanadki tagey ee 2022 ayu ishegy intas osano inu ijclaa balse u cabsanayey marku ishgto inu iwayo balse marks anigaba wn jcla asiga 😭 markn isu sheganey jclka 🥺♥️kadib wn isku dhcney 3 bil ayn kala maqnen aniga wn jclaa asna sidokle wa isku zo noqoney 3/1/2023 🥺😭♥️waxn nahy dad an waligod is arag hdana dadka iskugu dhow waxn rajenaya mar uun ina midowi dono🥺🥰😭♥️
@LibanLibanIsmail
@LibanLibanIsmail 6 ай бұрын
Inchallah kheir
@AliJay-sv6ri
@AliJay-sv6ri 3 ай бұрын
Afar sano wixiinu waa prank
@abdiqanijama2915
@abdiqanijama2915 5 жыл бұрын
cBdi casiis iskaLaaji 😍😍thanks tusmo films taageero Buuxda
@nimcaanka286
@nimcaanka286 Жыл бұрын
Listening this masterpiece the last day of 2022. December 31. Saturday. Wht a song. Thanks iskilaji for this.
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx Жыл бұрын
BdbdbdkjidjiddjjdkddbsbsjjjejjkjdjdkdkdkdkjkdkskdhisjdkdkkskdkdhsbsnssksksbkJskskskskskksksslsksjsnslsksnlskskslsksksjkssljskslskslsjsjsnskskskkskslsbsksnsnsksnslsbnsskslslsklslsnnBNKskskksksjsnsksksnsnsnsnsnsnsnsnsnsnsnsnsnsnnsnsnsnsnsnsnsnsnsnsnsksnsnsnsnsnnsnsksbsnsnnsbsnskbsnsksnsnsnskns@nsksksnsksksnsksbsnns😂bdnfjdkdjdjdjdjdjdjdjdjdjdbdkkdkddjdkdkjdkkddbkdkdkdjkldbdkdkdbldjdkdkdkdkkdkdkdndkdjkkdkdkdkjskdkdjkdjdkskksjskkslsjskskjkdsj
@ismacilcagay5788
@ismacilcagay5788 4 жыл бұрын
War Ninkaan Wa Gudaby wlha Kabtiisa Lama Gashan Karo Legend iskalaaji 👏👏👏
@user-dl3nn9yd7g
@user-dl3nn9yd7g Ай бұрын
Caashaqii na wada galee adigu aad ka gaabsataa kaligeey i go haadiyoo gooyo reerkiisi baa nafteeyda gabyaa ka dhigay💔💔😭
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 6 ай бұрын
Heestan xasuus gaar ah Ayey igu leedahay 😢❤
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 2 жыл бұрын
Qof xaladan so maray baa Heestaan daremi kara ilahay qalbiga haku qaboojiyo haddii aniga oo kale thy😭 Waxaan dhageesanooyaa maanta oo ah Maalin Arbaco ah Taariikhduna thy 6/7/2022 Saacaduna tahay 2:12Duhurnimo Thanks AL Fanaan Cabdicasiis Iskalaaji iyo Abwaanka Erayaadan qoray🙏
@filsanbae3031
@filsanbae3031 Жыл бұрын
Illhi hakuqabojiyoh qalbiga 💔😿
@nastairro5141
@nastairro5141 Жыл бұрын
Labo bil kadip anaa dhaysanya😨💔
@saammuxudin802
@saammuxudin802 3 жыл бұрын
Gar baan kuu dhigan lahaa hadii dumar lala gartamo💕 best words
@hodonfaahiye4885
@hodonfaahiye4885 4 жыл бұрын
😭😭😭😥xasuus weyen bay igu leedahay heestan si kastaba ad tiraah xasuusihii hore ilow ma iloobi kartid😭😭🙁#qalbigaygaad taalo ku leedahay#
@rithwashire8793
@rithwashire8793 4 жыл бұрын
This song touching my heart so deeply 💔😭 Still listening 23/10/2019
@rumoxasan7167
@rumoxasan7167 4 жыл бұрын
Ww qurux nolow abid iskalaji
@najmoanwar2778
@najmoanwar2778 4 жыл бұрын
Rumo Xasan risididis
@hawakenza6689
@hawakenza6689 2 жыл бұрын
@@rumoxasan7167 ⁰⁰00aà
@dibugalkheyranle4022
@dibugalkheyranle4022 2 жыл бұрын
@@rumoxasan7167 J
@suwarasiman1676
@suwarasiman1676 2 жыл бұрын
00
@zamaarailkacaz9448
@zamaarailkacaz9448 3 жыл бұрын
Mararaka Qaar waxay Niyadaydu igu tidhaahda samira heestan adiga ayay kaa Turjumaysa hadana hadana wxn is yidhaahda way badab yihin dadku xanunka noocani wada haya😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Hamsahajii
@Hamsahajii Жыл бұрын
I’m watching 2 jun 2023 Rajoy mar uun waan ku gaadhi doona
@A.shire2018
@A.shire2018 Жыл бұрын
Same 😢❤
@ayoubmohaz129
@ayoubmohaz129 4 жыл бұрын
Gogol baan ku dhigan lahaa hdi dumar lala gartamo 😰😰😰😰😰😰jacayl an ka dawoobay ayey heestan isoo xasuusinayza wlh fanaan waa iskilaaji iyo baabah
@zackjoseph8272
@zackjoseph8272 4 жыл бұрын
Same to you😭😭😭
@axmedbebe7016
@axmedbebe7016 5 жыл бұрын
Heesihi hore murti io maawelo ayay ahaayen lkn heesaha hda qaar wa kuwo qalbiga aadanaha ka hdlya 💯🔥
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 Жыл бұрын
The best song fanaanka iskalaaji Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Codka aadbuu umacaan yahay 100% Jiliinka 100% Goobta 100% Heestaan waa iga gadan tahay 100% Inta kaheshay like saar
@mssdembele7567
@mssdembele7567 Жыл бұрын
2023 inta heestaan soo boqatay wn idin salaamayyy😢❤
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 4 жыл бұрын
Ax wlhi hestasi aniga si dhap ah ayay ii tabanaysa wn ooya wlhi❤❤❤❤❤💋ax iskalaji nin dareenkizu nool yahy😘😘
@Hilal3553
@Hilal3553 Жыл бұрын
13/09/2022💔😭18:30 pm 😰 this song touching my heart so deeply Still listen 💔😣
@rahumamuhumed6764
@rahumamuhumed6764 5 жыл бұрын
Iskalaji jir oo jog intay nolol jirto fananka kaliyeee ugu jecelay fanaaniinta ❤️
@itz_me_muna-4901
@itz_me_muna-4901 3 ай бұрын
Dunidan ma soo marin ruux ka sharaf badan kana run nabi maxamed 🥺😭♥️
@qaraami_
@qaraami_ 2 ай бұрын
Kuwa sida dhabta ah isku jecel hubaal wey is helayyaan mar kale, kuwa isla joogana ku dadaala markasta labadaan eray, iga raali nqo, io wn ku jeclahay❤ Waan salaamayya mucaashaqiinta nasiibka u yeeshay in eey qof jeclaadan iyo kuwa nasiibka u yeeshay in la jeclaado,!
@sanjina1433
@sanjina1433 4 жыл бұрын
Wlh w anigo hdlayo erayadiso dhan😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔💔💔 wan ilmeyay wlh😭😭😭😭😭 Go'aan kama qadan karo ilen cashaqu ma gur ma gamo hurdana qofki wehelkisu guhadinayo gorr noqotaba rajo mar un ban k gari dona ax 💔💔😭😭😭😭😭😭 Kan jclayow Gorman k heli dona😭😭😭😭
@maxamedmaxamuud4626
@maxamedmaxamuud4626 4 жыл бұрын
Way fududaani insha allah
@hodanmahomed5274
@hodanmahomed5274 5 жыл бұрын
The best of singer 👩‍🎤 of Somali man one only a/casis iskalaji💋👏🏻👏🏻👏🏻
@naabuu777
@naabuu777 Жыл бұрын
This song touching my heart 🥺💔 Still listening 🎶 🎧 Sun 31 jul 2022
@saraabdi3020
@saraabdi3020 Жыл бұрын
💔💔😪😪
@lokmanakram518
@lokmanakram518 Жыл бұрын
💔😮‍💨😩
@sapariinmaxamed7584
@sapariinmaxamed7584 Жыл бұрын
Hesteyda🥺🥺💔
@Naimadeyr9999
@Naimadeyr9999 5 ай бұрын
Who is watching 2024 ❤wish you long life 🧬❤
@mascuudnuur3268
@mascuudnuur3268 3 ай бұрын
Me
@anizaabdi382
@anizaabdi382 5 жыл бұрын
Laxankaga wx la siistaba jiriN iskalajiyow boqorki codka ba thy ♥️
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 5 жыл бұрын
ANiza Abdi ❤️❤️❤️❤️
@istaahilyusufchannel6366
@istaahilyusufchannel6366 5 жыл бұрын
Wlhi heestan aad ayay umacantahay
@iqruushofficial6626
@iqruushofficial6626 3 жыл бұрын
Haa wllhi 🤩❤
@HamzaHaaji
@HamzaHaaji 4 жыл бұрын
Wlahi hadi la i oran laha Fananka Sanadka qof si xaqiiqdi Iskalaji ban si laha Heesihisa micno bey ku fadhiyan Asagana marku heeeta qaadayo si dagaanan kujirtu uqaada Still listening 7 january 2020
@aminaomar7919
@aminaomar7919 Жыл бұрын
06/12/22 Rajooy mar uun baan ku gaari doonaa insha Allah 2023.
@rakkiaali8417
@rakkiaali8417 5 жыл бұрын
Heestu meelbay itaaabty ax wayOo way 😩😭
@hassannoor698
@hassannoor698 4 жыл бұрын
sido kle 😢😢😢😭
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 5 жыл бұрын
Ababaay Iskalaji boqorka👑 codka, laxanka, ciyarta ee xiligan dhinac walba 100%🎺🎻 Legend thanks
@suhaib9811
@suhaib9811 4 жыл бұрын
Iskalaaji Legendary Heesahagu Inaba Caadi Maaha👍👍
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 Жыл бұрын
Jacaylku ma sahlana wlhi😔 goor ay noqotaba rajjoy mar uunban ku gaadhi doona n...a❤🌹
@canabquen380
@canabquen380 2 жыл бұрын
Jcylku waa cajiib qof ka aan jclhy si wlboon u dreensiyay ima dremayo wxaan ahyn 3 deena ilaa yarantii ayaan zxbo ahyn mid kmida ayn jclhy midka klena asaa i jcl kaan jclaa zxbkey ku jcl ayuu ileyhy ane asagaan jclhy aduun waa kaas 🥺💔 goorey noqotaba rajoy mar uuun baan ku gaari donaa insha allah❤🥰
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 Ай бұрын
I give uh one advice sis, in ur life follow the person who loved uh..!! I hope ina ifahantay❤️✌️
ISKILAAJI |  FARTUUN  | - New Somali Music Video 2019 (Official Video)
6:04
KHADAR KEEYOW | TASHO MAANTABA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:35
Y3A FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 62 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 16 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
ISKILAAJI | LABADARAN MID UUN DOORO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:22
Liibaan Jama
Рет қаралды 10 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:08
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 4,6 МЛН
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 4,5 МЛН
ISKILAAJI l HEESTA HAYBIS l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
4:41
Tusmo Films
Рет қаралды 8 МЛН
MAXAMED BK | OO LA OOYAY  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE
7:43
ABDIAZIZ ISKILAAJI|CARAFO|TRUE STORY|OFFICIAL VIDEO 2024
6:39
Kaarshe Production
Рет қаралды 619 М.
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,8 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 490 М.