ISKALAJI || Laba Wajiile || hees lyrics +2018

  Рет қаралды 7,649,138

ZAMI FILMS

ZAMI FILMS

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@hargaisa2019
@hargaisa2019 3 жыл бұрын
waahwaah ceedhcalaa hees
@ayaanahmed5321
@ayaanahmed5321 3 жыл бұрын
Mxfguhw
@jawahirmohamed9160
@jawahirmohamed9160 3 жыл бұрын
@@ayaanahmed5321 4
@xamdahassan2915
@xamdahassan2915 3 жыл бұрын
@@ayaanahmed5321 01¹¹1
@xamdahassan2915
@xamdahassan2915 3 жыл бұрын
@@ayaanahmed5321 qq
@caliwood6413
@caliwood6413 3 жыл бұрын
@@jawahirmohamed9160 gfh
@ikhlaasnuur5957
@ikhlaasnuur5957 Жыл бұрын
Heestan waxA waqtiga isku dhaafinaaya anigoo buufis xun I heeeyo beer beer u jiiifo sariirteyda ku dul fikiraayo yaaa rabbi danteyda io riyadeyda iiiso dhig merl dhaw aanaan fileeen 11 March 2k23 😭🤲
@cabdiraxmankhalif683
@cabdiraxmankhalif683 Жыл бұрын
Darbiga kabood nh😂
@eregshugri8823
@eregshugri8823 Жыл бұрын
Ana hada ayaan dhageysanaya ,buufis io qaabkaad sheegtay ban u jiifa , Allaw muraadkayaga no fududee ,no so dhawee. Aamin ,Aamin🤲🤲🤲 11/06/2023.
@kaarshemusic2779
@kaarshemusic2779 Жыл бұрын
Ana hada buufis iyo tahriiib ku jiraa caawadan ayaa ani labo qofood meel isla fadhinaa and kaligey ayaa fakaraya heestan ayaa isku dhaafinaa meeshaa rabane wax badan iii majirto xagaas iyo turkiga ayaa jooga waxaan siii rabaa xagaas iyo yurub allow hamigeyga iii rumey aduuu wax walba aktaada ka fuduud yihiine dhaman dadka ila joogane kuligeyn buufis ayaa nagu jira allow noo wada fududey🤲🤲
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 Жыл бұрын
Waankaala simanahe ilahay ha inawada siiyo waxa aan laapta ku hayno😐💔
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Жыл бұрын
Aniga ku lamid ahaye alle ha ifododeyo 😢 2023
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Cawe yaa dhageysanaya oo xaadir ah allow noo danbi dhaaf oo nugu kulansii janada naxariistada owgeed aamiin yarabi khatumo wnagsan ayaan kadalbaneynaa yaa allaah 🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹
@MohamedAli-gc5ny
@MohamedAli-gc5ny 2 жыл бұрын
Aamin ya Allah dhamaanteen
@cabdulaahiaadan4943
@cabdulaahiaadan4943 2 жыл бұрын
Amiin amiin yarabi naga aqbal
@abdiqaladid2032
@abdiqaladid2032 2 жыл бұрын
Amiin Yaarabi
@hargaysatv8323
@hargaysatv8323 2 жыл бұрын
Amiin
@SaciidomohamedHassan
@SaciidomohamedHassan 8 ай бұрын
aamiin yaarabi❤🎉
@Keyf88-8
@Keyf88-8 5 жыл бұрын
Qof cadow ah wuu jira dunidan aan joogno waliba qofki ceeshaka cuna Kan kula dhashay ba ahaade, walashe aan dad ugu jecla aan naf iyo maalba uhuray ayaa dunida idhaafin rabtay 6 month como ku jiray daacad nimada idaweysay 😭😢💔
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
😠😠😠 Ma runtad ka hadlaysaa wllo?
@alizahra4079
@alizahra4079 2 жыл бұрын
Qof dhibkaga CML so Arky le Ku daremi karo sida Anga CML wllka qaar will laan dhaanti will ad hor markiiza Iyo farxadiiza ka fikirezo azaga neh Ku dhawacayo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 2 жыл бұрын
It's true sister aniga kula daremi karo xanunka kaliga maha dhibka wa wda jiraa melkasto la jogo lkiin dacadi ma hungowdo waligaa dacad ahow iskana cafi I.a kheyr noga dambeyo kuligenba I.a
@xaliimocolow
@xaliimocolow 2 жыл бұрын
😭😭😭
@rahmocali2942
@rahmocali2942 2 жыл бұрын
Kulamid ahy waliba hooyo ligu diraa 😭😭😭😭😭marar qar wan oooya mana liamino
@ahmedmustsfahmedmustaf8649
@ahmedmustsfahmedmustaf8649 Жыл бұрын
Ninkan heesihiisa waxay ka hadlaan noolasha dhabta ee dunidan taala Ninkan mar walba wuxu ka hadlaa xaqiiqada Big respect
@Nasrajamac-hb2dl
@Nasrajamac-hb2dl 6 ай бұрын
❤❤❤❤ waasax
@craxiin_key797
@craxiin_key797 6 ай бұрын
KHALIF Faarax xayad abwankaas aya sameyay isaganay ka hadlysaaye codka ubax ka soo dhagayso qisadiisa
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Hees aan inaba caadi ahayn. Alhamdulilah. Family iyo qaraabo I jecel iyo asxaab wanagsan baan qabaaa balse heesta sibaan uga helay, erayada, laxanka iyo codka fannaankeena hobolka ah.kama caajiso dhagaysikeeeda. Salaaan sharafeeed somali maxamad dhaaaamaan meel walbo aad joogtaaan from France🇨🇵❤
@IkraanOonka
@IkraanOonka Жыл бұрын
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
@@IkraanOonka sharaf iyo karaaamo inadeeeer ❤️
@OMARJOOKAR3276
@OMARJOOKAR3276 9 ай бұрын
Waxaadse kala dhamaataan marka jeebku dhiib gabo Shilin waxa ku dhaafsada ruuxa dhalasho kuuxiga oo duunyo kaa jecel 2024 😔 like Hayla dhaafin please 🙏 😭
@abdifitahwiize8095
@abdifitahwiize8095 3 жыл бұрын
Fananka codkiisa masha allah balse ninka erayada qoray waa legend 🎶😎❤️
@malmo4235
@malmo4235 Ай бұрын
Khaalif faraax xayir ayaa sameeyey waa rageedi xitaa heesta tidhahda gafdhacay anigoon dhalay gayigan kuma qaybin karo.. GARAAD ku wuxuu I yidhi dad aan kala guudhi karin intaad kala gayn lahayd midkiii isu geeya noqo
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 5 ай бұрын
Heestaan maalin baa anoo dhagay sanaya ayaa xigmadeeda waxaa dhuuxday hooyaday oo ila socotay ana hees ahaan baan udhagay sanayay hoyadayna xigmada ayay fahan tahay way iifasirtay heetaan ilaa hada sidii ayaan ujeclahay HOOYO MCN CIMRI DHEER IYO CIBAADA TAAMA BAAN ILAAH KAAGA BAR YAYAA🤲🙏
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 4 жыл бұрын
Anigu laba fanaaan baan kow iyo labo siin lahaaa Cawaale iyo iskilaaji Yurub iyo hodan baa gabdhaha ii soo raacda Nimcan seeraar bk xariir dayax gadaal galiya wlhi afrtaas hore baa kaalmaha siin lahaaa
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Alhmdulha waxan haysta famli iyo asxab aad u wangsan oo goba Allan ugu Mahad naqa dadka wangsan ee nolashyda ku jira runtii hestana wa hees dhaba ama xaqiiqada nolsha ka hadalysa
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 4 жыл бұрын
Haday sida thay heestan mxd u dhagaysnaysa🤣
@mankacade7869
@mankacade7869 4 жыл бұрын
Sxb wan kugu faraxsanhy balse familkaga allaha kudaysto
@zahidbashi8397
@zahidbashi8397 4 жыл бұрын
OP ed and the same goes to malaysia for a new generation that will make a difference of a bit to WhatsApp only because
@امابراهيم-ث9ف
@امابراهيم-ث9ف 4 жыл бұрын
Lllllkkl
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees iskalaaji Lagend
@sumayaahmed5574
@sumayaahmed5574 5 жыл бұрын
dadkaa dhowr wa jiliyo waxa jira dhadhama raac dhararaha ladnasha dhacdhacagana urursada keep going heestan markan dhagaysanayo wanba murugoda nolashada waxan somarayn maba jiran wax kasta wad arkaysa iyo dhib kay leyihin d
@laylamaxamed4839
@laylamaxamed4839 6 жыл бұрын
Horaa loo yidhi soomaali Been kuma Maahmaahdo 😚😚walee waa erayo Jira 😍😍iskalaajigayga ku taageeraa in badan
@asiaoomaar9656
@asiaoomaar9656 3 жыл бұрын
Ana dhabana hayski dhacdadiyo xasuusti ma ilaawin dhiishad iygu kala dhantasho waxa aan dhul sugaya nafsi kuu dhitaysna markaad dhaxasho aayaha 🥺💯
@queenjanna2332
@queenjanna2332 2 жыл бұрын
Ggdhdfudiege
@Axmed-deeq.faarax
@Axmed-deeq.faarax 3 жыл бұрын
Ana dhabana hayskii dhacdadiyo xasuustii ma ilaawin dheeshaad igu kala dhantaashee waxa aan dhursugayaa nafsi kuu dhiteystaa markaad dhaxasho aayaha😪😪
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 6 ай бұрын
😢😢😢
@MyYoutubeK42
@MyYoutubeK42 5 жыл бұрын
Somalida dhan waa dad soo jabay 200 ka badan Commentigooda waxee taagan yihiin Aniga ayay iga Tarjumeesa. Brother and Sister Waa diyaarsantihiin hadaadba ka nooshihiin Waxaas oo jab ah Ee Hore u socda oo Haka daalina caawinda dadka
@abdifatahahmed6355
@abdifatahahmed6355 4 жыл бұрын
5⅞8 77 udite 72⁵52575525 Uri 5726455757⅚⁵Rft 65p7474655452555 up 77 Y po6p28p22p62o2ppppo422opp26poopopoppoppopopp44p2p4244p242po42o2p44p24242p4o242phop42p42po4p2p6oho427pop4p4o2o4p4p424p44424242p4p4o2p4p42424242442p4p422p24p52po42p4pogo24po424po427p444po44 It p4454p7o4o424o4o4o4pop24pp4oop4o2oop42o4poopo4p42o6po4p4 Ip 756pl Mi auguro che non è
@sakariyemire7713
@sakariyemire7713 4 жыл бұрын
@@abdifatahahmed6355 hahhahahahah
@NoloshaNoolaha
@NoloshaNoolaha 3 жыл бұрын
🤣😂😂
@hoodoahmed8613
@hoodoahmed8613 3 жыл бұрын
@@sakariyemire7713 ñnn
@caashokeefyabdirahaman9288
@caashokeefyabdirahaman9288 3 жыл бұрын
Adiga neh maxaa isaga rebee abowe
@Khaliifg
@Khaliifg 2 жыл бұрын
7/4/2022 Baan daawanaya qalbigana ka dhawacanay Hada aragto commentigana like💔😢
@wllbaabaa2581
@wllbaabaa2581 2 жыл бұрын
1/10/2022 baan daawanayaa
@salmaabdirahmaanabuukar5680
@salmaabdirahmaanabuukar5680 2 жыл бұрын
25/10/22
@dirircabdiraxmaancabdiraxm4260
@dirircabdiraxmaancabdiraxm4260 Жыл бұрын
Sxip ana qoraalkaga waxan arkay 7/7/2023 sanad kadib inad bogsatay oo faraxsanyahay ban rajaynayaa
@mariaclaraofficial8118
@mariaclaraofficial8118 7 ай бұрын
18 jun 2024 bn arkaya ana 😢
@iqranuur6320
@iqranuur6320 4 жыл бұрын
Wxn so xasusto malin ano guriga edadey tagay eedo nin qabo gabar u ader u aha o xamilo eh aya jogte ninkeda ma ogi mel u ka ady balse wey gumeysan jirte o cuntada xata lama sin jirin ayadane wa xamilo ana inan Nairobi adan rabe markas ayan go ansaday in an ka tagin o an wado wxan gaday dhago dahab ah o ey walashey lehed wana waday gabdhi markan Nairobi geyy aabehed aderked aya dagnayen meshas eyey iga aady balse ugu dambeyn wexey igu sameyse in ey dadka igu dirto o ey i aflagadeyso wlhi bila qalad la an iyo wax lo shegay eysan hubin marka admiga wa iska sidas cawi adon wanag ka sugeyn waye
@maxamedyare9000
@maxamedyare9000 4 жыл бұрын
Sax wallahi
@ugbaadosman9016
@ugbaadosman9016 3 жыл бұрын
Nolasha SAS ah xppti
@engcade4736
@engcade4736 3 жыл бұрын
Ha U Bixin Wanaagada Adi Ayuu Dib Kaa Anfaci Doonaa Insha Allaah
@bshszvbzbz7534
@bshszvbzbz7534 3 жыл бұрын
Ruxaad ka dhicisaa isaguna ku dhawaca😓Aduun lagu waarimayee qalbiyadan ha laysu xaaro
@sowsancabdillah6201
@sowsancabdillah6201 3 жыл бұрын
Qa ,
@qalidawil4640
@qalidawil4640 3 жыл бұрын
03/2021 Ayaay heestani i taabanaysaaa ano hore u jecla hadana maantay dareen gaara i ledy dadow wxd ledy intay gacantaada ku jirta uunpad wx ku tahay heees iyo badh fanaan wa iskalaaji iyo nimcaan hilaac
@abdullahikawtame8324
@abdullahikawtame8324 3 жыл бұрын
Tani hees kuma sheegi karno Wali markin erayo dhabta dhaqanka taabanaya oo kuwaan igala yaab badan Runtii hees kaliya inaan ku sheego way ka qiimo iyo qaayo badan tahay iskalaaji iyo khaliif faarax labadaba waan ugu mahadcelin soo saarista heestaan
@keyfmacalin2272
@keyfmacalin2272 4 жыл бұрын
Wllhi heestaaan ani igu sooo kuwi 2021 ila dawanayaaa like isaar
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 4 жыл бұрын
Dee aniga intabu waa xaqiiq 21/2/2021?
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 4 жыл бұрын
☝️☝️😂
@hoyosiciido883
@hoyosiciido883 3 жыл бұрын
@@alhamdulilaahalluakbar595 y
@istarcabdi8598
@istarcabdi8598 3 жыл бұрын
@@alhamdulilaahalluakbar595 ok
@majortuure1822
@majortuure1822 2 жыл бұрын
Legend iskalaaji waa fanaan dhageysta qaluubta shacabka iyo hadba waayaha sida isku dhalan rogaan waana muhiim in hadb waqtig la joogo murti ka tarjumeysa waqtiga iyo waayaha ba
@faadumosahra7637
@faadumosahra7637 3 жыл бұрын
Wlhi heestaan aney I mataleysaa ninkaan jeclaaday qeyrkii ka doortay isagoon waxba heysan cideenii ku kala dhimanay een dhip walba ugu samray intaan shaqeyo isbiilo waliba asagana gooni ubiili si uusan qeyrkii uga liidan hadana si fudud iiga tagay imikoon bil kala maqan nahayna aroosaya aniguna shilin iskuma furto ilahaa oo nafaqo xitaa aan isiineyn Dhaankaada ruuxaad heeryeyso dhinac tidhi ayaan dhuunta kuu qoyn😭dhabta kaad kuqabataa adigoo dhudhumo jaban cidlo kaaga dhuuntoo dhurwaa kaaga taga bahal😭wlhi xitaa degmadeydii iyo cideenii waan usoo nacay si aan ugu noqdaan garan la'ahay imika dadki aan shalay kulahaa anigaa jecel wuuna ijecelyhy ee kala tageena iyo jabkeyga kufaraxsan😭yaa allah nabsigaas wuu heli doonaa mar un
@amalKajaramalkajar
@amalKajaramalkajar 5 ай бұрын
Qli ma so kabatey
@PrinceCaptain-dn3mm
@PrinceCaptain-dn3mm 5 ай бұрын
😢 alla ​@@amalKajaramalkajar
@warfaalifeshow7584
@warfaalifeshow7584 4 жыл бұрын
Iskalaaaji heesihiisa waaba wada dhiira galin inta qalbiga laga dhaawacay ad adeyg bay ka qaadaan legend maaanta wixi ka bilowda fanaan aan taageero 1 ayaad ka tahay
@salaadoomar285
@salaadoomar285 4 жыл бұрын
Wa runta sidaas daraded ayan u dhageysteba cadow inaan ujabin.Heesta kale la yiraahdo Noloshaada maaree isaga qaado wa masha alah
@warfaalifeshow7584
@warfaalifeshow7584 4 жыл бұрын
@@salaadoomar285 haa waa dhiira galiye inta qalbiga ka dhaawacmay oo idil waa u dawo waa u dhiira galin
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 6 ай бұрын
Waaa Nolosha Dhabta ah hees ka hadLaysa oo Qaab Fan ahaan Nagula heesay ❤ AbdiAsiis iskiLaaji🎉
@anuushali4195
@anuushali4195 3 жыл бұрын
Shilin waxaa ku dhafsada ruux dhalasha kuu xiga oo duni kaa jcl 💯 hees iyo badh👌
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 жыл бұрын
Mar wlbe wan kusoo cesh ceshta wlhi 😢
@princesshudoapdikariin6886
@princesshudoapdikariin6886 4 жыл бұрын
Wlhi waa qiiroday xnuunka qarsan jiray ayuu fnnke ka hadlyaa ❤❤❤😭😭😭😭😭😭
@saadiaali6644
@saadiaali6644 4 жыл бұрын
Waa fanaanka aan oogu jeclahay heesahiisa
@shucayb-samir5878
@shucayb-samir5878 3 жыл бұрын
-2021 👍 Erayadda, iyo Laxamka heestu runtii cajiib weeye "heestuna waxay iftiimisay inay nolosha adduunkan ay tahay tababar aan dhammaad lahayn." 🔥
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
"Dhabta kaad ku qabataa adigo dhudhumo jaban cidlo kaga dhunto dhurwa kaga taaga bahaal " 💔💔💔💔💔💔💔💔
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 3 жыл бұрын
Ax ax heestan walagu yar dambaabi karaa😭😭😭
@FartunIbrahim-cc6cn
@FartunIbrahim-cc6cn Жыл бұрын
I hope it will reach to you
@talawadeofficial669
@talawadeofficial669 4 жыл бұрын
2020 yaa daawanaya wllhi hees Micno wayn wadata iskalaaji one love pr0 ❤❤❤
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️😰manta soboqday hesihisa kama dalo iskalaji😨
@nadifoslaada7077
@nadifoslaada7077 4 жыл бұрын
🙏👍😭
@nadifoslaada7077
@nadifoslaada7077 4 жыл бұрын
👍🙏😭
@MASCUUD1
@MASCUUD1 4 жыл бұрын
How ñ hmm ma hmm hhmhmmhmmjjj kuu hey yu just you up youthful uuuuuuuiu kuuuuuu iuuuuiikuuuuuuuuuuuuuuuu7iuuiuuuuuuuuuuuuuuuuiuuuuuuuu
@AasiyaAbdalla
@AasiyaAbdalla Жыл бұрын
Dhabta kaa ku qabataa adigoo dhudhumo jaban cidla kaaga dhuunto 😢 2023/8/23 hbn qamiis ah wan dareemooyaa💔
@adnajama9798
@adnajama9798 5 жыл бұрын
2020/ilaa imikka Kama daalo heestaan wllhida 😊 iskaalaji love u wllhida 💕
@لاشيئيدومللأبد
@لاشيئيدومللأبد 3 жыл бұрын
Hestan wexey isoo xasuusisaa inan aan best friend eheen oo markan isku dhacney aad iixumeeyey oo idhibay Waxan dhegeysaneyay heestan anigoo la yaaban sidaan saxiibo qaliya ueheen iyo siduu cadowga isugu baddelay😭💔
@gulied_abdirashid875
@gulied_abdirashid875 10 ай бұрын
Ramadan 10kii danbe iilahay acmasha Hana aqbalo heestu waa qiso iso jjidatay hadda iga danbayso zhp like❤
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 3 жыл бұрын
Xalay ayan muxadaro dhagaysanayay Kahadlaysa, dadka illahay ka jeesto maalinta khiymaha iney kamid yihin kuwa sheeg sheega waxay siyaan dadka kale ama kucawiyan help people even if you know they can't help you back simple !!
@farhiyayusuf9028
@farhiyayusuf9028 2 жыл бұрын
Rouue9ououheuipoiyryroi3oierrooy4yyretuiu4yi93
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 2 жыл бұрын
@@farhiyayusuf9028 oo macnaheedu yahay
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 жыл бұрын
@@yaxyeym3766 learn English don't beg people to translate wtf
@rahimamahmoud7481
@rahimamahmoud7481 2 жыл бұрын
@@yaxyeym3766 Caawi dadka xittaa hadaad ogtahay inaysan ayagu awoodin inay dib kuu caawiyaan
@rahimamahmoud7481
@rahimamahmoud7481 2 жыл бұрын
@@najiibalpha9409 inuu jaanis u helin inuu waxbarto maxaad ka' ogtahay wll ?!
@asmaabdirahman8904
@asmaabdirahman8904 10 ай бұрын
Heestaa anigu caawa ayaan dhagaysanayaaa 03/04/2024 Dharaarihii way gudbeen intaan gooni kuu ahaa wakhtigu waa gaba gabeee hadmaaan guri wada dagnaa wallahi qalbigaan ka dhagaysanayaa 😢waxaanaad moodaa in aniga laygu talo galay heesta iyo xaalada😮taagan 😂😂
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 жыл бұрын
qisadan aney iga hadleysa walaahi aney igu nacdey qisadan oo kale kkkk alla ma uurkeygu ku jiray xiligan taajirada aha een kenya ku noola dadki aan wax tari jirey marki lacagti dhamatey wejigey ii badalen allhamdulilah manta laftirkeda yurub ayan ku noolahay wana shaqeysta lakiin lacagti badneyd ba dhamatey baniadam hunguri bey kugu jecel yihiin hhh iskilaji run bu ka heesey
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 5 жыл бұрын
Dadka ayaa sidan ubadan balse dhib malaha waa laguula qabaa wlly adigu hadeer waadba shaqeystaa balse aniga ayaa kaa daran hadaan kuu qisoodo in taada ay wax kula noqon weyso laga yaabaa
@cabdulahicali4228
@cabdulahicali4228 5 жыл бұрын
Haaa wlhi waa run ani hada kenya joogaa baqiil aan ahy kii iweydiyo mahayo taganahy wlhi xaqiiq
@hayansanag
@hayansanag 5 жыл бұрын
🙄
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Waliga hays dhiibin wllo
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 4 жыл бұрын
Warunta ninki lacaglawayn hora loyiri
@abdihassan199
@abdihassan199 4 жыл бұрын
Heestaan waxay isoo xasuusisay naago aan jeclaa oo lacaggo iga cunay. Waa iska cafiyey hadda kkkk
@shamisshafici0fficial839
@shamisshafici0fficial839 4 жыл бұрын
Hhhhh anigaa kamidah umaleyn hh
@mariahonest2642
@mariahonest2642 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@cabdullaahimahadjaamac8147
@cabdullaahimahadjaamac8147 3 жыл бұрын
Meeqo naago ayaad jecleyd adiga hhh
@hafsamohamed9590
@hafsamohamed9590 3 жыл бұрын
Dead😂😂😂 Waan qoslay wlhii
@caashokeefyabdirahaman9288
@caashokeefyabdirahaman9288 3 жыл бұрын
Hhhhh adiga maxaa u siisay naag waliba lacag miyaa siinee 🤣🤣🤣
@TaqliimoCabdulaahi
@TaqliimoCabdulaahi Жыл бұрын
Wallahi ani heestaan ma aqoon jirin balse waxan bartey mar dhow lkn waxaba loo mooda dhacdo an arkey in ey ka sheekey neyso heesta waxan dhowr sugayaa nabsi kuu dhiteesta markaad dhaxasho ayyaha 😢😢😢😢😢😢😢
@ahmedshhassan2597
@ahmedshhassan2597 2 жыл бұрын
Dhabta kaad ku qabataa adigoo dhudhuma jaban cidlo kaaga dhuuntoo dhurwaa kaaga tago bahal 🥺
@umurashaadhalane7911
@umurashaadhalane7911 6 жыл бұрын
Walee hees iyo nus iga dheh waligey ma dhagesan iskalajo lkn heestan wee iga gadan tehe thnx fanaan jiro
@yaasmiinhasan1881
@yaasmiinhasan1881 5 жыл бұрын
Waa dhab aniga Aya iga hadlaysaaa
@khadracabdlaawaaawfanaanco3840
@khadracabdlaawaaawfanaanco3840 6 жыл бұрын
Dhabta Kaad Kuqabataa Adigoo Dhudhumo jaban Cidla kaaga Dhuuntoo Dhurwaa Kaaga Taga bahal Ax alle inama tuso kaaso kaleh😢☝
@faysalyuusufcabdiaxmed1449
@faysalyuusufcabdiaxmed1449 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@raxmocarab319
@raxmocarab319 2 жыл бұрын
Walahi waxaan aad ugu murugoodey dhabta kaad kuqabata adigoo dhodhomo jabancidla kaga dhuuntoo dhorwaa gaga taga bahal run tii waanka muru goodry
@queenhanii203
@queenhanii203 Жыл бұрын
𝙥𝙤𝙥
@Halleyte
@Halleyte 4 жыл бұрын
Walle waa run qoof ad garab sisay bari markad u bahato cidlo kagag dhaqaqaya👋2020 12/6 hadad iga danbayso hestan wano ka qado
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 4 жыл бұрын
Way dhacdaa lakin wuxuu wa aduunyo maalinba meel ayey ujoogta
@xaadka2350
@xaadka2350 4 жыл бұрын
22november 🤗
@Halleyte
@Halleyte 4 жыл бұрын
@@sharmakeali5248 haa wll
@safaphones5320
@safaphones5320 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh comentiga hdaan dib usii akhriyy dadkii qofwalba wuxuu leeyhy aney iga hdlysaaa ileen dhalinyrtu jabka waaku wada jiraan kaligy bn moodayy iney igusocoto habashuye warbal like ta haila dhaafina
@zaaraqaali9377
@zaaraqaali9377 4 жыл бұрын
A
@muscabcade9212
@muscabcade9212 4 жыл бұрын
@@zaaraqaali9377 💋💋💋💋💋
@rahmaabdi5566
@rahmaabdi5566 3 жыл бұрын
Dhacdadiyo xasuustii Ma ilaawo dheeshaad Igu kla dhantaasho 💔💯 Intaaz bn ka qaty 18m21
@bshszvbzbz7534
@bshszvbzbz7534 3 жыл бұрын
Iskalaaji heesihiisa waxaan ku jcl Ayaawa intaasah calacal iyo jcl caadi maaha🤩👌
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 2 жыл бұрын
Ruux kuu dhawaabaa mar dhibsada libtaadoo Dhabarjabinta kugu dila 😥😥😥
@Siciid04
@Siciid04 2 жыл бұрын
Ereyada casharro badan oo nololeed ayaa ka buuxa mahadsanid Abwaan Khaliif Faarax Xayir. Fannaanka wayn Iskalaaji taageero buuxa ayaan u ahay.❤ "Dhaankaaga ruux aad Heeryayso dhinac tiri Ayaan dhuunta kuu qoyn"
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 5 жыл бұрын
grande abdiasiis ali isse noolow inte nololi jirto hees iyo badh 😍😍😍😍
@anisacabdi4411
@anisacabdi4411 3 жыл бұрын
Erayada laqoray ayaa fudeydinaya fahanka miraha thanks 😊bro 🙏
@najmanuura5473
@najmanuura5473 4 жыл бұрын
Heestan waan jecelahy 🎶🎵 dhagaysigeda kama daalo runtii 🎧 hestan aniga ayay iga hadlayasaa runtii😰 dhabta kaad ku qabataa adigoo dhudhumo jaban cidla kaaga dhunto dhurwaa kaga taga bahal badan intaas ayaa ani igu dhacdey runtii😰😰😰 kaan laabta ku hayey ayaa cidlo igag tagay😰😰
@amiinaabdulahi1543
@amiinaabdulahi1543 4 жыл бұрын
Sorry quruxeey ❤️🌹❣️❤️🌹
@senoritahanaadi7464
@senoritahanaadi7464 4 жыл бұрын
Waynu kaxunnahy anago badan 😔
@khadarsky7371
@khadarsky7371 4 жыл бұрын
Sorry baayo
@abdullahideeq6022
@abdullahideeq6022 4 жыл бұрын
Ha bixin nacaska dhawaca ku jestay dumar yaqan MA ahan
@Hodan7812
@Hodan7812 4 жыл бұрын
Muhiima maha ruuxasi ka tage noloshada sii wado intasna cashar ha ku ahato qali 100 qiimahaga iyo qayaahaga grnya joga yusan ku muqn keliya ruuxa ka dhaqaaqe dharaaraha wacn soo dhawe oo dheh Alxamdulilah madamu jnis labaad iso maray queen always queen 💐
@iqromaxamed6740
@iqromaxamed6740 2 жыл бұрын
Heestaa waxii leygu dhigay ayey karujamey wllhi iskalaj ani mow isoqadi heestan wllhi waa ilmey 😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢🤕🤕🤕🤕
@ahmedmohamud7795
@ahmedmohamud7795 3 жыл бұрын
Legend Abdiaziz iskalaji . I support sings the best one Heestan waxaan bartay beri aan Uganda Kampala jooga ayaan bartay .
@liibaansaid1285
@liibaansaid1285 7 ай бұрын
Aad baan uladhacy erayada heestan iskalaaji waxuu kuhesaa xalaad taagan : hestaan waxaa ku xasustaa yar zhpkey aan kamabala isla joognay inkastoo uu asiga baxay zakiriye adeerkiisa ayaa nabar kunoqday wajiga badashy intuu dhahay canada ku waada buu waxbarashadiisa jojiyay kadib hoyadis lacag deeynbeey usoo raadisay uuku tahriibay habeen iyo malin kama tagin jirin aniga asiga maadama hal qol aan dagneen waxaa dhihi jiry isadaji zhp sabar hda alxm wuu tahtiibay wuxuu jooga london nolosha marba waa nooc dadkana sidoo kle mar walipa qofka bani aadamka wax waliba kafilo
@Lilmuhsin20
@Lilmuhsin20 7 ай бұрын
Guulayo shb 💗
@mushtaqmohamed2410
@mushtaqmohamed2410 7 ай бұрын
Hesta iyo qisada aad ka hadleyso waa same wlhi poe ragu waaku is garab qabta
@xashawedabcasar4344
@xashawedabcasar4344 3 күн бұрын
Absolutely taasaan been ahayn walahi heestaan wax jiro oo dhab ah ayay ka hadleysaa
@ayeeyokorisinahussein7406
@ayeeyokorisinahussein7406 2 жыл бұрын
💯✍ruux kuu dhawaabaa mar dhibsada liibtaadoo dhabar jabinta kugu diila cadaw dhimashadii rabay ruuxaad ka dhicisa isaguna ku dhaawaca dhaarar uu xuma ruux dhuulka aad ka qado waxa jiira dhiib kula jecel dhankaga ruuxad heeryayso dhinac tidhi yaan dhuunta ku qoyn dhabta kaad ku qabata adigo dhudhuma jaban ciidlo kaga dhuunto dhurwa kaga taaga bahal 🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@ubaxalixasan123
@ubaxalixasan123 2 жыл бұрын
Ruux kuu dhawaabaa mar dhibsada Liibtaadoo dhabar jabinta Kugu Dila cadaw dhimashadii Rabay Ruuxaad ka dhicisa isaguna ku dhaawaca dhaaarar uu xuma Ruux dhuulka aad ka qado waxa jiira dhiib kula jecel dhankaga Ruuxad Heeryayso dhinac tidhi yaan dhuunta kuu qoyn dhabta kaad ku qabata adigo dhudhuma jaban cidlo kaga dhuunto dhurwa kaga taga bahal😣😣😣😣💔💔
@ayeeyokorisinahussein7406
@ayeeyokorisinahussein7406 2 жыл бұрын
xaqiiq🥺🥺🥺
@liibaandangarad9580
@liibaandangarad9580 2 жыл бұрын
Iskalaaji hestii labo wajiile top waye Masha❤allaah abwaankii sameyay maskaxda alle ha ubarkeeyo
@akramabiib8895
@akramabiib8895 4 жыл бұрын
Iskalaji fanan xaqiiqada ku heesa 🙏
@Gu7ed
@Gu7ed 3 жыл бұрын
😂😂😂hesta anigey igu socotaaye inta ilamid like isaara 🥺hadda waa towbad keenaye ma la iga aqbalaaa wlaalyaal 🤲🏾
@beesaani
@beesaani 3 жыл бұрын
😐😐😐😂😂😂 maya
@Gu7ed
@Gu7ed 3 жыл бұрын
@@beesaani Nio ii codeey hadaa xariif tahay aan caadi iska dhigeee🙄
@kingwadani861
@kingwadani861 5 жыл бұрын
Boqorkii codka iskalaaji heeso jaceyl waad ka tagtay hada heeso karbaash baa bilaawatay koow koow koow iwad sheekada 2020.
@filsanbare7963
@filsanbare7963 4 жыл бұрын
Hees xqiiqo ka hadlaysa iskalaji fananka qudha waqaca taagan ka hadla keep goin ❤️❤️
@maryamamaxamed3661
@maryamamaxamed3661 5 жыл бұрын
Wiil dhalin yaro ah baa malin is barany kadib wiilka wuxu aha mid dhaqan marksto wuxu iso dhiba hadiyad wallkyga yarka ayan udiri jiray asaga qiyano kle ayuu watay blse aniga daacad ayan ahaa mar walbna ilhy ayan ku xirna asaga wuxu ikeni jiry wax kasto ubahdo balse aniga mlinki is barany kadib lama kulmin hooyadyda ayan ushegi jiray qof wlbo igu so biro ayada sxbtyda ii ehed walshy ii ehed intaba ayadana waxy idhihi jirty hadu wax kuso dhibo ha utagin walalkaga udirso haya dhahay blse malin bu igu dhahay dhar ina kugu so jimeyo ban rabaa e sobax marks an dhahy inta isiisy igu filn mhdsnid wad ku mhdsnthy waxd ila jeclty wax wlbo wu sameye wuxuna is dhahayi gabrtan aqliga ka xad blse kama yelin aniga taas hooyadyna garbkyge ehed ilahy haii xafide waxa dhcdy malin inuu idhoho abayo wan ku mehersanaa haya dhahy abahyga iyo hooyady u imaw bari markasu igu dahay maya qof haushegin qarsodi waye ani hooyady warka kuqabte nin wa warbe kas kuma jecle mustaqblkaga u raba in ku ciyaro hada block saar sidi gadib wan sary meel kle ayuu igala sohdly waxna ushegay ina ahay boqorad gabar miskin ah waxn dhahy sow walasha o kle ma ihi maxa ii qayanesa aniga wax xun kuma dhihin familka iga so dono ceeb miya hada ayuu ogaady qiimahyga iyo ina ahy gabr boqrd hada wu soolbty wuxu idhahy i ogolow hadlada ayaa ka sexn wye waa ii nastexey hadl an ku dhahy haben uu ahaay aduunka waa macaanyahy macankana carabka jecel adunka wa cagarn yahy cagarkana indhaha jecel waxbo hais racin adiga aya lagugu firna waxd samyn donto saman ii xumnbo anh wan ku so ducyna ina so hanunto by hada wu iso labaty maxan ku sameya ninks gabar ka fiicn mahelayi ina ku aroosa rabaa ayuu i dhahaya maxa dhaha🤔🤔🤔🤔
@deeqomaxamuudkaahiye2811
@deeqomaxamuudkaahiye2811 4 жыл бұрын
😥
@suleimanmohamed1359
@suleimanmohamed1359 3 жыл бұрын
Wlley hadaladadii hore waxaa ku jirey hoyadey Yaan la tashan jireye eee hada maxaa ku diiday inaad lasii tasho hoyo?
@maryamamaxamed3661
@maryamamaxamed3661 3 жыл бұрын
@@suleimanmohamed1359 wan latashydy walal hadna asgiba wn katanasuly
@suleimanmohamed1359
@suleimanmohamed1359 3 жыл бұрын
@@maryamamaxamed3661 ok wixii soo raga ayaa khyr ku jiraa mid aad ku bararto illhy ha ku sahlo inshalah
@raaniraani72
@raaniraani72 2 жыл бұрын
Mid qerkisa wato Rabi Ha kaga dhiigo byoh mcn 🎉
@abdalaali6591
@abdalaali6591 5 жыл бұрын
Waxan isleyhy mxaa commentiga u,akhrinaysay wlhi maanta waan ilmeeyey wiil yar qiso haysata ayan ka naxay rabbi haka furfuro dantaas
@kadistv5980
@kadistv5980 4 жыл бұрын
Hadey heestan adi kaa hadleenin like igu sharaf sharaf ku rajeynayaa
@warsanali4529
@warsanali4529 5 жыл бұрын
Wlhi runtii waa ii tabatey heestan cadi mahan
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 2 жыл бұрын
Dhabta kaad kuqabataa adigoo dhudhumo jaban cidlo kaaga dhuuntoo dhurwaa kaga taga bahal 5 / may/ 2022 ayeey ahed xiligii qof kan adunka ka doorty cidlo iiga dhaqaayay naag kale iga racay anigane waligey qof been uma shegin qof ma dhibaaten qof ma dulmin waxaa is weydiiyay why sidaan kuugu dhacdy koly akteyda wn ka cafiyay wlly inuu ilhy qalbiga ii qaboojiyo ii soo duceeya
@amiradan245
@amiradan245 2 жыл бұрын
Sorry bayo
@AasiyaAbdalla
@AasiyaAbdalla Жыл бұрын
Sorry 😢
@mxaakabadalikartaa1390
@mxaakabadalikartaa1390 6 жыл бұрын
iskalaaji waan ku taageera wlhi masha Allah cod ilaaha ku sii yay
@dekamohamed8410
@dekamohamed8410 5 жыл бұрын
Waarun wallahi
@mohancadde2639
@mohancadde2639 2 жыл бұрын
Nagaha maxe markasta ragga uqiyanan wa midda maskaxdeyda ka guxesa🤦‍♂️😴🇸🇴❤
@Shirtooy
@Shirtooy 2 жыл бұрын
Raga waa kuwa kahinaasiya gabadha wllo oo boqol naagod iskudulwaada
@horayusocoofficial8936
@horayusocoofficial8936 Ай бұрын
Waxaan dib uso booqday heestaan caawa ay taarikhdu thy 2024/12/31 2:50 habeenimo sanadka cusub 2025 waxaa ka dhiman halmaalin waxaan ku suganahay addus ababa mudo 11sano leen ayaa intaas ku sugaaye usa🇺🇲ugu dambaynti muraadkayga alle wuu ii sahlay waxaan rajaynaya inaa baxo 2025/1/14 waxaan rajaynaya marka xigta aniga oo usa🇺🇲 joga inaan dib uso booqdo heestaan haduu alle nafta ii daayo
@IbnuOnline-x8r
@IbnuOnline-x8r 16 күн бұрын
Ma gaadhay USA
@nololwcn2658
@nololwcn2658 6 жыл бұрын
Wwwww alfanaan iskalaaji wlhi ereyo dhab ah kaasoo dhawaaqaya farxad kunolow meel aad joogtoba
@fadumacabdale4187
@fadumacabdale4187 5 жыл бұрын
ASc
@abdishabdish1810
@abdishabdish1810 6 жыл бұрын
xaqiqo hes run ka hadalaysa baryahan heso qisiyon mcn leh ayu sas ushubayaa my idol iskalaji
@seytunosman6336
@seytunosman6336 4 жыл бұрын
Walahi waruntis hestan wahey kahadlesa wah jira wan arke inay ishegesa umaleni kolkad dagesata dad hasodawesa nin yaku qabani
@aminaali8116
@aminaali8116 6 жыл бұрын
Qof an saxiibtinimo iyo qaraba nimo ugarab qabta iga fafiyo ceebo iyo duumo an jirin waliba filan waa igu noqotay marka at this point 👉 aniga aad iitabatay heestan
@cabdulahicali4228
@cabdulahicali4228 5 жыл бұрын
usabar abyo asna alaha soo hadeeyo
@nimcomuqadin1448
@nimcomuqadin1448 5 жыл бұрын
Amina Ali 👌👌👌👌👌🤩🤩
@nimcomuqadin1448
@nimcomuqadin1448 5 жыл бұрын
Amina Ali 😍😍😍👌
@cabdulahicali4228
@cabdulahicali4228 5 жыл бұрын
@@nimcomuqadin1448 thanks
@badradalab370
@badradalab370 4 жыл бұрын
@@cabdulahicali4228 iiditejfd💋💍🌹💓😥
@haldhaaqurux8078
@haldhaaqurux8078 4 жыл бұрын
2020 daawanaya😂😂❣
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 4 жыл бұрын
😰😥☝️☝️
@baasheabdi7607
@baasheabdi7607 4 жыл бұрын
😥🙋‍♂️
@sharmaakeaxmed2320
@sharmaakeaxmed2320 Жыл бұрын
2:08 Cadaw dhimashadii rabay Guuxaad❌️ (ruuxaad✅️) kadhicisaa
@shacniinaaxmed9464
@shacniinaaxmed9464 2 жыл бұрын
Waah waah best song 🎵 😍 iskalaaji best voice ❤💘
@abdiharbiabdiharbi3269
@abdiharbiabdiharbi3269 2 жыл бұрын
Mmmp|0pmmmp🐶😡😢🐶🐶🐶👞
@KINGCADNAN2
@KINGCADNAN2 5 ай бұрын
Waxan ku jiraa qool mugdi waxan dhageystay hestan 50 mar anigu aqrinaya comments kaa aya daawanday waxan iga baxay iney anagu dhaan 1 dhib ina wada haysto ee allah qalbiyada ino qabojiya dadke na xumeyna ana iska cafino inshallah waxan so labne donaa anu farxsaan ina so ducey hada comment keyga aqriso ino allah muradkeyga allah ee sahlo adna sdokle asc😢❤
@ErrorSyrox
@ErrorSyrox 2 жыл бұрын
heeatan waxaad mooda inay i andacdayba oo igu socoto sanadkii 2021 waxuu sanad ii wada koobsady farxad io murugo waxaan bartay casharo badan oo nolosha waxaan ahy inaan yar oo dhalin yara oo waxbadan ogeen balse maanta sida 70jirkaan ufikiraa waayo xanuunkii isoo maray ayaan ka qaaday dhirasho io adeeg farabadan alxm maanta waxaan ahy qof waxaas kabaxay balse horaa looyiri inaad aaminto wax wayfactahy lkn waxaa kasiifcn inaadan waxba aaminin dadkana ka cid kugu xigaa kugu xun oo adan talaabo kaqaadikarin alxm imika waxaan haystaa qof 1000000 udhigma oo dharaaraha isoo garab istaagay ilaahy abaalkiisa jano hakadhigo
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 8 ай бұрын
Heesaha iskalaaji waan jeclahay because xaqiiqada jirta ayay kahadlaan qalbigana way tabanayasa😮
@liibaandangarad9580
@liibaandangarad9580 2 жыл бұрын
MASHA❤ALLAAH HESTAN👆 ABWAANKII SAMEYAY MASKAX ALLAAH HA UBARAKEYO
@MusaMusa-vs8yg
@MusaMusa-vs8yg 23 күн бұрын
Get to know isaac power..
@fatuu00fatuufatuush92
@fatuu00fatuufatuush92 6 жыл бұрын
Heestan wakhtigan anay iga hadlaysaa qofkii dadka iigu xigay aan qayrkii dhaafiyey ayaa idhaawacay
@TheGaafoote
@TheGaafoote 6 жыл бұрын
Fatuu00 Fatuu fatuush muxu kugu samyey
@shakunnoor1944
@shakunnoor1944 6 жыл бұрын
+Mubarik Farah 😥
@shakunnoor1944
@shakunnoor1944 6 жыл бұрын
😥
@mumtazrashidabdi4223
@mumtazrashidabdi4223 6 жыл бұрын
Nolosha Haka Dagin Hadu Ku dhaawacay Horay ugu soco Nolosha Kudhac
@amalnor
@amalnor 6 жыл бұрын
Fatuu0
@cumaraxmed3820
@cumaraxmed3820 9 ай бұрын
15/04/2024 yaa dhagaysanaya?
@ifrahhussein3133
@ifrahhussein3133 5 жыл бұрын
Horta waxaan hestaan kuarkay hablihii dhamaa oo dhahaya hestaan aniga ayey iga hadlesaa tolow inamada meesan wax jeclaan ama 50 ka ay nadheryihin ayee isku celinayaan 🤔
@hazaziabdiofficial4636
@hazaziabdiofficial4636 4 жыл бұрын
Way jecladan lkn dumarkenu wy noga nugul yihiin Dhnkaas ragu wxoda badnaa ayaka maso dhfan oo wy qarsadan
@nimcomaxamednimcoqaran4575
@nimcomaxamednimcoqaran4575 4 жыл бұрын
@@hazaziabdiofficial4636 itwiqttwqgiifwqitqtiwiitwiqttwqgiifwqitqtiw TR iqtqit
@saiidhassan6584
@saiidhassan6584 4 жыл бұрын
Sas iska dheh
@AhmedMohamed-pg4qm
@AhmedMohamed-pg4qm 4 жыл бұрын
Waay jeclaadan ana jeclaaday marwadayidii rabbi igu galladay e an laanteed saaan ahayiba garan waayey Heeesta xasuuso igu waayin baay igu leeyihin Heesta kalena nasiibyohow maad samayin markaad dadka nooca badan naqayiso itidhi midaan noloshu waxay tahay aqoon Heesta iyana walhi markuu so qaaday aad baan u dawakhsanaa Markaa dumar abaal ma geyaan inaay iyaga uun ragga ka dAba yara calaacala mooye 🧐👊👊👊👊🥱🥱
@seytunosman6336
@seytunosman6336 4 жыл бұрын
Hesta wehe kahadli dibatada jecel maaha dibatada wehetahay dad kudiba haata ama kolki lagu gumesta odad ad wanagisa okuhumeyan
@ciiltira10
@ciiltira10 Жыл бұрын
17/12/2023 sunday 16:55 Insha allh allow 2024 sanad fiican iiga dhig🥰🤲
@ifraaxuk5280
@ifraaxuk5280 5 жыл бұрын
Isklaji hesahiiza jeclhy ilhy amrkii ❤❤❤👑🎤
@farahsaed8329
@farahsaed8329 4 жыл бұрын
Ana dhabno hyatii dhacdadaiyo xanuunaki ma iloobin dheshaad ....... 24 may 2020 ayey itaabnaysaa heestani waxanad mooda cawa ina uu abwaanku uurkygy joog😢😢iskaalaji kma daalo
@gabadhahooyomcncabdi9518
@gabadhahooyomcncabdi9518 6 жыл бұрын
The best song ever. I wish it will reach million viewers 😢 what a lyrics. Ohhh!!!!!!!!
@abdulwiitalfanan7947
@abdulwiitalfanan7947 5 жыл бұрын
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 3 жыл бұрын
3.5m now.
@marwanyare3139
@marwanyare3139 2 жыл бұрын
Hfj
@07_abdulqadermuse97
@07_abdulqadermuse97 3 жыл бұрын
Somalida alle Ha daayo wlhi wan jeclahay waa umad waayo arag miidhan ah Dadkan somalidu waa umad Dhib kasoo waayo aragtay waxa se layaab leh waxad arkaysa gabadh 20 sano jirta oo ku leh wlhi anay iga hadlaysaa Naa abaayo wadnaha dadka Ha ridin balo maad arag alle hayna hareer mariyo dhaman Qofka waxan oo xumaana koobsaday waa qofka Loo yaqaano Saaxiib munaafaqa Abwaan weedhsame waaki laha Saaxibka huga eegayana Jilaalkaad kala hadhaan . Labadaas eray ayaa hestan dhan macnayn kara Waan salamaya abwaan aan aad uga dambeeyo oo dhalinyaro ah khaliif faarax xayir May allah bless you wllo
@hikamahelo8591
@hikamahelo8591 6 жыл бұрын
wow waleeee wa sax iskalaaji ku taagersanahay epow😍😍😍
@hoodomaxamed8262
@hoodomaxamed8262 4 жыл бұрын
Xasuus xasuus 😘😘😘😘
@estafri9767
@estafri9767 5 жыл бұрын
Al ustaad Iskalaaji walahi Fanaan Weyn Baa Tahay
@Cambeyste
@Cambeyste 5 жыл бұрын
Iskalaji Baso Muruq WaxKalaa Tahay👌
@siciidcabdimaxamed8152
@siciidcabdimaxamed8152 4 жыл бұрын
wllhi waa heez ad iitabetey
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 2 жыл бұрын
Shilin waxaa ku dhaafsada ruux dhalasho ku xigaa oo duni kaa jecel 💔🤞
@suubanmahamed820
@suubanmahamed820 2 жыл бұрын
Xaqiiq 💯
@maqsudmcn3828
@maqsudmcn3828 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 waliga qof asxan ha usamayn
@hanadfarah8138
@hanadfarah8138 6 жыл бұрын
Waaw. Iskilaji.
@ZAMIFILMS
@ZAMIFILMS 5 жыл бұрын
Lakiin sidaa ha ufikirin walaal. dadku isku mid maaha qof waxaad arkaysaa adiga asaxaan wayn kuu gala oo waxaad ugu abaal gudo aad waydo, thanks
@hibocabdiismaan318
@hibocabdiismaan318 5 жыл бұрын
2019/4/30/maalin talado hada jooga xaalkan sacada 20:26 daqiiqo ano isbadaley nolashan wan arki doona☝
@hitstudioone3754
@hitstudioone3754 5 жыл бұрын
Hibo cabdi Ismaan ma is badashay wlal waqti baa ka soo warege
@ahmedyare7495
@ahmedyare7495 4 жыл бұрын
Wx bdn oo nolosheyda ku sabsan ayey ka hdleydaa Ax lkn wx ksto allah ayaa kasugyaa
@ayaanumu8585
@ayaanumu8585 6 жыл бұрын
Heestani Xaqiiiq Ayeey Ka Hadleysaa Wlhi 👍
@Carfoon
@Carfoon Ай бұрын
Wlhi waa run xaqiiq bay ka hadlaysaa heestan Dadka dhawr wajiiliyo wxa jira dhadhamo raac 💔
ISKALAAJI HEES QISO DHAB AH l QOFBAA JIRA l LYRICS 2019
6:02
Kabarai Films
Рет қаралды 5 МЛН
ISKALAAJI┇"NOLOSHAADA MAAREE" ᴴᴰ┇LYRICS ©2016-2017
8:29
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,5 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
AXMED AARSHE┇HEES CUSUB (AFKAAGA MASUUL KA NOQO ᴴᴰ)┇LYRICS
8:20
ISKALAAJI NAXARIIS JACAYL WAA HEES AAD U MACAAN!
6:55
engineer abdiqani
Рет қаралды 358 М.
Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah
8:18
samatar said salah
Рет қаралды 17 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 3,3 МЛН
ISKILAAJI - KUN JEER QOSOL MAALINTAADA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:20
Liibaan Jama
Рет қаралды 20 МЛН
ISKALAAJI IYO HEESTII DHADHAMA RAAC 2018 LYRICS
5:00
OGAAL STUDIO
Рет қаралды 236 М.
ISKILAAJI |  RAJO  | New Somali Music Video 2019 (Official Video)
5:05
Tusmo Films
Рет қаралды 10 МЛН
Iskalaaji Hees Cusub Dhameys   ( Lyrics ) 2018
4:23
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 1,9 МЛН