FANKA IYO SUUGAANTA XASAN AADAN SAMATAR 20 03 2019

  Рет қаралды 110,953

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 57
@AbdisalamHusain
@AbdisalamHusain Жыл бұрын
xasanoow ❤hadaan sida weriyahaa sidiisa kuu hor fadhiyo maba hadli kareen waan ku daawan lahaa shib. ❤jacaylka kuu qabo❤hadalba igama soo baxeen❤❤ilaahbaa igu og❤❤
@dadmadheedh2854
@dadmadheedh2854 4 жыл бұрын
Aynu ku salino rasuulkeena sharaf ta leh Plz dacwada nagala shaqe Nagu caawi like and shere
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 4 жыл бұрын
Dacwah group Tv rasuul meesha maxaa keenay
@bashkaxasanfarweyneofficia6869
@bashkaxasanfarweyneofficia6869 4 жыл бұрын
Scw
@deeqchamiqo2096
@deeqchamiqo2096 Жыл бұрын
Asc
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha allllah xasan aadan samatar nolowfanaaan qaaaliya❤
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 4 ай бұрын
Wiish qofka uu wareysto markaste asagaa ka hadal badan waqti badan qofka martida studio 🎙️ ku ah sii yaaqe
@ExmanarovaExmanarova
@ExmanarovaExmanarova 3 ай бұрын
Taba Bar Dheriya ayu uban yhy Run ahanti qoF intan La,eg hadana anbaran qabka dadka lo wareysto wan ula yaby.😳
@mankamaxamed4988
@mankamaxamed4988 3 жыл бұрын
Waqti baa ka daba imaadey samatar khaatumada suuban allaha kugu dilo rabina janadi abaal hakaa dhigo
@abdihashi2310
@abdihashi2310 3 жыл бұрын
Waxaan wariye ma aha , hadal badanaa ! Samatar xataa wuu ku caajisay suaalihiisa poring ka ah . Bal is barbar dhigidh waraysigan iyo kii uu C/salaam Hereri la sameeyay Xasan Adan Samatar.
@aaribraahin6119
@aaribraahin6119 5 жыл бұрын
Fanaan qaaliya samatar
@CabdifataaxQodax
@CabdifataaxQodax 7 ай бұрын
Walhi nio lugba ka baxdy fanku wu curyamay😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hogtoy adunyo ❤❤❤❤❤❤❤
@ShiiAli-jk3wm
@ShiiAli-jk3wm Жыл бұрын
Legand fananka ugu weyn somalia
@imraaanebow7341
@imraaanebow7341 5 жыл бұрын
Maraakaan jiri jiray 15
@cumardirshe2904
@cumardirshe2904 5 жыл бұрын
Maasha Allaah Xasan aadan Samatar Fanaanka fanaaniinta weeye Runtii
@ikranmoha451
@ikranmoha451 4 жыл бұрын
2020 13 September watching ❤❤
@manduale3936
@manduale3936 4 жыл бұрын
Masha allah fanaan qaaliya
@zuualfatupe1560
@zuualfatupe1560 Жыл бұрын
14 October 2023 watching ❤
@absameosman9113
@absameosman9113 2 жыл бұрын
What a legend....... I salute you the big man on the stage hassan adan samatar
@maanoofficial4021
@maanoofficial4021 4 жыл бұрын
TV ga isk hagajiya nio weriyahan hadalka badn war dadka psychology ahan u eeg ninka hdalka bdn qadi kara iyo kan aan karayn
@CabdifataaxQodax
@CabdifataaxQodax 7 ай бұрын
Fanan qaliayA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ciyowcassio3764
@ciyowcassio3764 5 жыл бұрын
Wariyaha intuu hadley baa ka badan kan samatar , soo unprofessional . Soo gaabi suaalaha oo ximad ku xidh
@abdullahali1797
@abdullahali1797 4 жыл бұрын
Xasan aadan oo 30 Shacabka somaliyeed Caawinaya Ma .aragteen Ninkani Waa ku khasartay Soomalidii Magaca usamaysay
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 Жыл бұрын
WARIYUHU XIRFAD WARIYE MALAHAN XASAN NA WUU FAHANSAN YAHAY WARIYE BOOC BOOC INUU YAHAY
@imraaanebow7341
@imraaanebow7341 5 жыл бұрын
Xasan asan samatar Show Qabo Faanan ween ayaa tahay
@imraaanebow7341
@imraaanebow7341 5 жыл бұрын
Lugubdesodo ayaa tahay
@abdullahiabshir6192
@abdullahiabshir6192 3 жыл бұрын
Nice
@cabdiwahabcali4937
@cabdiwahabcali4937 Жыл бұрын
ilaahy hakaa soo hadeeyo
@omarmlmmmlemirlmmmomm9379
@omarmlmmmlemirlmmmomm9379 3 жыл бұрын
Heestii Beledweyne caadi ma'ahan "Beerlul"
@wllkatan1338
@wllkatan1338 Жыл бұрын
❤❤
@cabdiraxmaannoor9620
@cabdiraxmaannoor9620 2 жыл бұрын
wariyahani maha qof xirfadiisa wariyanimo fiican mana fahansana qof ka siiyay wakhti oo ah waxa dunida ugu Qaalisan
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 жыл бұрын
Fanaanka daal fara badan ayaa ka muuqda ee yaan ladhibin
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 3 жыл бұрын
welcome
@hussenali8949
@hussenali8949 5 жыл бұрын
Sokii iskaba dhaafay ma isagaa heesaba wakhtigan 2019\3\9 keedii
@mbaligas3403
@mbaligas3403 3 жыл бұрын
Xasan, dadka intiisa badan wey jecel-yihiin, somalia ha joogo ama Somaliland. inta kalana cuqdadooda ayey la dhimman doonaan.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Cuqdada aad sheegi waa Maxay Yaa Neceb Samatar oo aad Ogtahay??..JWB...
@Salibob
@Salibob 3 жыл бұрын
See ku keenty Samatar oo ku hor fadhiyo aad adiga intaas dhan hafasho. Wariye afka ka falan
@saeedhassan5204
@saeedhassan5204 5 жыл бұрын
Wax qiiro ah kama muuqato waxaad mooddaa inuu miyir-beddelmay. Weriyuhu maskax maran buu baarbaarayaa.
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Ha inkaarin soo daawo wareysigiii hareeri
@Imraan53
@Imraan53 Жыл бұрын
Anigaba intas ban daremay😢
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 5 жыл бұрын
Xassan Aaadan waa qof aan muwaadin nimmo kamuuqan. Aaana marna wanaag kaqaybqaadan: Waa in aan xiligii hore ee Bari samaadka lagu magacaabo lagunoqon ani waa xiligii fusuqa iyo dulinimmada.
@abdihakiimabuukar5229
@abdihakiimabuukar5229 3 жыл бұрын
Siilka hooyadaa maxaa wye?
@muzamilmuzamil8456
@muzamilmuzamil8456 4 жыл бұрын
Yaa sameeyey heesta bulsho
@mukhtardayib5430
@mukhtardayib5430 4 жыл бұрын
Xasan Ganey
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 3 жыл бұрын
DUQA WADANKISI HEERKA GARSIYAY XISO UMA HAYO. JABUTI OO 3 SANO GURIYAR DAJISAY AYU KA DOOR BIDAYA ❗ DADKI WAKHTIGI DAHABKA DALKODA KU SO QATAY HADAY SIDAN YIHIN KUWA KALA HADKA KU KORAY MACNO MA U YELAN DOONA WADANKODU⁉️
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
Heesta bulsho yaa iska leh Erayada heesta yaa Sameeyey?
@Yunis114
@Yunis114 3 жыл бұрын
Heesta bulshayahey ma nabad baa waxaa iska leh Abwaan Hadraawi.
@abdullahiabdikadir7688
@abdullahiabdikadir7688 2 жыл бұрын
Hassan adan samatar wajigisa aya ka daremaya wadaninimadi wey ka baxte ..Ninka wu isbadalay
@ismaciilaxmed1932
@ismaciilaxmed1932 Жыл бұрын
Wariye madhan weeye ninka waraysiga qaadayaa
@abdiwaahid1593
@abdiwaahid1593 3 жыл бұрын
Weriye xaal qaado xataa no tababar🤣🤣🤣
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 3 жыл бұрын
xasuus ween
@abdullahali1797
@abdullahali1797 4 жыл бұрын
Xasan dacas
@abdihakiimabuukar5229
@abdihakiimabuukar5229 3 жыл бұрын
Siilka hooyadaa ayaan xalay dacas kula socdey
Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q3aad - Ducaale - S4E05
1:03:38
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
Caweyska Cawke iyo Jaajuumow
1:36:22
Universal Somali TV
Рет қаралды 474 М.
QEYBTA LABAAD HEREER IYO JIBUUTI
31:47
Universal Somali TV
Рет қаралды 266 М.
Sidaan ahay oganlay
8:05
Muhyadin shahid - Topic
Рет қаралды 2,2 М.
Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q1aad - Ducaale - S4E03
46:13