No video

WARAYSI XASAN ADAN IYO SAHARA AHMED IYO KHADRA DAAHIR 2014 HD

  Рет қаралды 151,116

MURTI IYO MADADAADALO

MURTI IYO MADADAADALO

Күн бұрын

FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
♥♥ ♥♥ / ♥♥ ♥♥
♥♥ ♥♥ Mahadsanid sida Aad Nogu Xidhan Tahay♥♥ ♥♥
FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥

Пікірлер: 169
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
WALAAHI WAAN OOYAY MARKAAN MAQLAY CODQDKOODA AFAR LEGEND IYO BERISAMAATKI IYO NABADI MASHA ALAAH ALOW KUU NAXARIISO SAHRA AXMAD JAAMAC KUWA KALE ALOW UGU DABA NAXARIISO WAXAAN SOO XASUUSTAY WAAYA WAAYAHII IYO BERISAMAADKI
@ahmedayuub26
@ahmedayuub26 Жыл бұрын
Geeridii sahra axmed jaamac 4 april 2018 Geeridii cabdikariim faarax qaaray jiir 13 feb. 2022 Geeridii khadra daahir cige 2 july 2022 Ilaahay ha u wada naxariisto Xassan aadan oo kaliya ayaa ka noole isagana ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha u dheereeyo
@Cabdalllah
@Cabdalllah 9 ай бұрын
Saxiix Allaaha unaxariisto Aamiin
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 5 жыл бұрын
Wlh waan ilmeey gaaray Legends of Somalia wareysigaan ma aha marki iigu horeesay ee aan dhageesto saasoo ay tahay waxaan moodaa inuu igu cusub yahay inti dhimatay Alla ya raxma inta nool cimri dheer iyo cibaada suuban inshaa Allaah
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 6 жыл бұрын
Fanaaniintaanu qabiil iyo qurun waa iska naceen walaasheen sahro allaha unaxariisto xasan iyo qadrana allaha nuuxifdiyo
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE Жыл бұрын
AUN Cabdikariim jiir iyo khadaro oo iyagana geeriyooday
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE Жыл бұрын
Abwaan Cabdikariim Jiir, Samatar, Khadra Dahir, & Sahra Axmed AUN Samatar Mooyee Intii Kale Weey Geeriyoodeen Khadra Iyo Abwaan Jiir 10 bilood Ayeey Iilka Kukala Horeeyeen 😢🤲
@sayiid798
@sayiid798 8 жыл бұрын
Gacal iyo geel kala badiyobay waa isu olaalan wale waxa talefan lagu kulansiyay dadki somali ugu qiima badna
@mustaphesool4429
@mustaphesool4429 9 жыл бұрын
sahra axmed wafanaanad kuqaali ah fanka soomaaliyeed allaa yaasaliim
@ajjejesste5182
@ajjejesste5182 9 жыл бұрын
Wlh waxaan ka calool gadomay cabdikarin qaareey Wlh alle mugdiga haka saaro Wlh waa hadal cajib ah qof muwadin ah waa dareemaa hadalka qareey
@mayduleeyebooy964
@mayduleeyebooy964 2 жыл бұрын
cawa 2022 8 1 tahay wan uducaynayaa labada marxuun sahra iyo khadra dahir ilahay naxariisti janodiisa hakawarabiye aamiinta raciya
@xinjiroliqe-nh4lj
@xinjiroliqe-nh4lj Жыл бұрын
Aamiin aamiin sxb
@arkabartirefaraxoodlay
@arkabartirefaraxoodlay Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@mohomudfadhiyare3034
@mohomudfadhiyare3034 Жыл бұрын
Ilahay, how naxariisto intii dhimatya 3 ayaa maanta inaga hoseeyaay 28/7/2023 malintaa waxay ahaayda maalin aan sifiica u dheysanaay runtii waxan dareemayaya faraxad weyan malintaa waxan jogay goobatyda shaqo waxan ilaaway in aan waxa iibyo sidaan u jecalaysaanay shaakAd ialahaya how naxariisto cabdikariim jiir iyo sahar Axmed iyo khadra daahir cige aamin
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
lagan isku xili baan daawanaynaa 3 lagands alaha unaxriiso xasan aadana cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado baan u rajayn adna sidoo kale
@tahiromar6379
@tahiromar6379 7 жыл бұрын
gacal kala maqnaa iyo geel ba waysu ololaa waxay soo xasuusteen anagana na xasuusiyeeyn waayo waayo noolaada waaberi legends
@abdiladiif7296
@abdiladiif7296 Жыл бұрын
Legends of somalies songs full respact AUN sharo axmed io qadro rabi jandiiii haidinka waraabiyo ❤❤❤❤😂😂❤😂😂
@ahmedizayoz5931
@ahmedizayoz5931 7 жыл бұрын
faananin qaaali ah sxbo ah isjecel xususo iyo waqti wacan so wada qaatay, ahna kuwa logu jecel bahweynta fanka somaliyed, rabbi ha idin xafido cafimad iyo cimri dheer alle ha idin siiyo mel ad jogtanba haybad iyo sharaf ayad ku dhex ledihiin umadda somaliyed idinko klena in an dib uhelyno umalynmaayo Samatar jiir sahra axmed iyo khadra daahir full fananin respect legends
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
😢😢😢😢 Mar kale ayaan doontay clipkan qiimaha leh😢😢 2/4/ *2020* Xasan aadan samatar heesaha ugu badan Sahra Axmed ayuu laqaaday Aun Khadrana dhawr hees buu laqaaday C/kariim qaaray Jiir waa Legend mullaxan ah👏👏👏👏👏💌💌😢
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
ADUUNYADA MUXAMED CSW LOOMA ABUURIN ASAGU KHEEYRU KHALKHI ALLAH HA AHAADO BALSE ADUUNKA WAXAA LOO ABUUREY IN ALLAH LAGU CAABUDO SIDA RABBIBA KU YIRI AAYADA KUJIRTA DHAMAADKA SUURATU DAARIYAAT.
@Tiimbare
@Tiimbare 6 жыл бұрын
Mudane Sooyaal Loo Abuuray Maahane Waa: Maxamed La Abuuray
@AliMohamed-sn2wv
@AliMohamed-sn2wv 4 жыл бұрын
Cibaado lagama hadlin sxb lkn sida adigaba aad ka dhawaajisay mar haddii kheyr kalqillaah aad tiri waa lasoo koobey waana isla meeshii labada micnee sidaa u fahan
@abdinaasiraj1459
@abdinaasiraj1459 6 жыл бұрын
Waw waw waw wlhi iney fanaanin buuxa iney yihiin waxad ka garan kartaa wali codkoodu ma is badalin full respect legend samatar khadra +sahra
@Amal8327
@Amal8327 6 жыл бұрын
Ax walhi wan qiroday sahra axmed ilhaay qabriga ha KU noro waa aduunyo . Dad is jecel bay ahayen lama arki doono abid
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto qabrigana alle hawnuuriyo danbigediina alle ha ka dhaafo maamo sahra axmad jaamac oo sannadkan geeryootay . ILLAAHAYOOW SOO HANUUNI INTA KALENA. xasan aadan C.jiir oo isna mulaxamiiste weyn ah Iyo khadra daahir oo xagga diinta u go day.
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 2 ай бұрын
Inta dhimatay allaha unaxariisto 🤲 inta noolna cimri dheer caafimaad qab iyo cibaado san bi, idnillaaaah 🤲
@duceysaneaweys8013
@duceysaneaweys8013 6 жыл бұрын
waa fanaaninta fanka somalida ugu caasan khadra sahra xasan iyo c/kariin jiir mahadsanidiin v o a garahaan caasha iyo c/csiis
@mohmedcatar5646
@mohmedcatar5646 9 жыл бұрын
masha Allah sahro Ahmed jamac maba isbadalin Qatar wlh
@saadaqsomali5221
@saadaqsomali5221 8 жыл бұрын
dad waa dadki hore wlhi xasuus ayay kaleen fananinta somliyed
@hamdih1241
@hamdih1241 6 жыл бұрын
Maasha allah alxamdulilaah cabdikariim jiir hada iftiin ayuu ku jiraa ilaahay waa soo dhaafiyay waqtigii madoobaa iyo colaadhii soo maray xamar rabi farxada hanoogu wado insha allah iyo arligoo nabada
@niiniilemahad8032
@niiniilemahad8032 8 жыл бұрын
boqor samatar ayaan halkaan kasalaamayaa
@daudmohamed4744
@daudmohamed4744 8 жыл бұрын
fiirsha dadkan siday isu jecelyihin o weli somalinimadu ugu weyntahay somali ilahay ha isu so dhaweyo.
@sainabmahamud7891
@sainabmahamud7891 6 жыл бұрын
Ax Ax Ax Ax ilahay ku Naxa Riisto Sahra Ahmed jamac Fahnanita ka lanaa noda Aaaammmmmiiiin Aammmmmiiin
@geeska
@geeska 7 жыл бұрын
Wow waxbaa ka dhacay fannaaniintii ugu waaweyneed Soomaalida ayaa is helay! Cimrigiina Allaha dheereeyo!
@muhayfayusuf6209
@muhayfayusuf6209 6 жыл бұрын
ilahay haw naxristo fnanda canka ah sahra ahmed jmc amen yaa allah
@Laki-ju8xe
@Laki-ju8xe 6 жыл бұрын
Inaba caadi maahin dhamaantood waa kuwa aan ka hilo heesahooda 😅samtar viva
@ayuubcabdi2636
@ayuubcabdi2636 3 жыл бұрын
Allaah cisada leh ee isameeyaan ku dhaartaye heesaha ma jecli laakiin Allaah baan ku dhaartaye waan Illin ayaa iga timmi waxaana ku quurooday wax kale ma ahan waa Jacaylka iyo wanaaga Soomalinimo ay isu qabto iyo balada la dhex dhigay ayaan aad uga qiirooday.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
Cajaaib waa xus iyo xul dhamaystiran Alle yarxamuu intii dhimatay.
@abdirahmanyaare4353
@abdirahmanyaare4353 8 жыл бұрын
Cabdikariim Faarax Qaarey Jiir big legend
@abdullahimohamedomargaab4388
@abdullahimohamedomargaab4388 3 жыл бұрын
😥😥😥😭😭 magac fanaanba hadaan maqlo waxa igu soodhavaya maama ZAHRA AHNED ALLOW KUU NACARIISO
@ricardoben5404
@ricardoben5404 7 жыл бұрын
Mazha Allah Fananinta smlidu ku faanto Cimrigiina Alle ha idin dheereeyo
@jamalibrahimali1347
@jamalibrahimali1347 8 жыл бұрын
manshalah ilaayahaw soomali meel ay joogtaba samata bixi
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 3 жыл бұрын
Illahay ha u naxariste illahay ha u naxariste Illahay ha u naxariste sahra axmed jaamac waxay ahayd qoof an diib uso marayan fanka somaliyed haday music ku heesayso iyo hadi kaleba makala dhacayn ruunti maxan dhagaystay illahay janatul firdawsa haka warabiyo
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto inader taasaan been ahayn qof la mida lama arkayo 😢😢
@abdallejama7086
@abdallejama7086 4 жыл бұрын
Ar odygii xasan mxa Ku dhacey waa lgu xiryaa baa layiri mrka waa baqnyaa hhhh
@garyaqaansomali1880
@garyaqaansomali1880 7 жыл бұрын
Wlhi waxaan ka xumaaday umadii somaaliyeed siday u kalla fogaatay allow isu keen umadan Fanaaniin hadaad maqasheen waabari kama danbayn
@adamtube2217
@adamtube2217 6 жыл бұрын
Big legends samatar iyo khadra iyo sahra axmed woooow
@maxamedcali482
@maxamedcali482 5 жыл бұрын
Fanaan waa kii hore laakiin waxabadan oo fanaanii badan oo burburka soomaalya ka qayb qatay
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 4 жыл бұрын
Was kuwee
@abdiboodhari9944
@abdiboodhari9944 Жыл бұрын
Cabdi kariim faarax Qaarey jiir iyo khadra daahir cige iyo sahra axmed Jaamac Illaahey ha u wada naxariisto Xassan aadan samatar Caafimaad allaha siiyo
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 2 ай бұрын
From tiktok
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 3 жыл бұрын
Caaw oo taarikhidu tahaye 29.03.2021 Waxa nool alle cimiriga alle ha uu barkeeye Abdikarim farah qareey jiir Xassan aadan samatar Khadra daahir cige Waxa inaga geeryoodeey sahar axmed jamac alle haa uu naaxariisto
@mohameddahir9749
@mohameddahir9749 3 жыл бұрын
Sxb anaa kula dhegesanaya 02:45 waxaa joga magalada muqdisho degmada cabdicaziiz suuqyaraha.
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 3 жыл бұрын
@@mohameddahir9749 anigan sacadu waa 01.48 jarmalka magalad munich
@Aduunka252
@Aduunka252 2 жыл бұрын
@@abdilaahihussencg9169 maantay 7/7/2022 oo aan dhageesanayo barnaamijkan waxaa nool kaliyah. Hasan Adan samater caafimaad iyo cimri alle ha siiye. Abdikarim Sahra Khadra Wey wada geeryodeen alle ha u wada naxariisto aamiin.🤲🤲🤲😭😭😭
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 7 жыл бұрын
Wa hobaladi waaberi o is helay wxy xasuusten AYAAMA ZAMAAN tiyatardi Hargeisa iyo muqdisho alla dhulka somaliyed nabad haka dhigo sida Cabdikariin ku duceyayba
@shakuurosman6890
@shakuurosman6890 7 жыл бұрын
alle cimriga ha idiin dheereeyo fanaaniin aad u qaaliya
@malikibrahim4677
@malikibrahim4677 8 жыл бұрын
only LEGENDS
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 3 жыл бұрын
Sahra Axmed Cod Macaana wlhi
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 жыл бұрын
Aad iyo aad inader Ilaahay haw naxariisto
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 жыл бұрын
Legends of somali peoples 💖💖💖💖💖
@sharmarkemoha4291
@sharmarkemoha4291 2 жыл бұрын
dad wey tageen inta noolna ilahey ha unaxriisto inta go Dayna ilahey ha unaxriisto aamiin
@wiiwaaljigjiga5994
@wiiwaaljigjiga5994 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@xinjiroliqe-nh4lj
@xinjiroliqe-nh4lj Жыл бұрын
Scw scw
@budbud7322
@budbud7322 8 жыл бұрын
codkoodu isma badelin kuwaan hada jira miyaa fanaanin ah dad ayaa ku qabtay
@husenmaalin381
@husenmaalin381 8 жыл бұрын
Waa akhyaar kala baadiyow day Bariidada saw madoonto Bari samad ayaa la xasuustay
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 2 жыл бұрын
Waayo waayo waqti dahabi eh ayey islasoo qateen Aun sahro iyo cabdi kariim xasan iyo qadrane allah ha dhowro
@xiisbiix8485
@xiisbiix8485 9 жыл бұрын
wauw sahra weli waa super
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 6 жыл бұрын
Alla maxeey taariiqi idin xusi doontaa baaldaha ayaad kaga jirtaan fanka soo maaliyeed raboow idin dhowr oo idin xafid
@amalali9273
@amalali9273 6 жыл бұрын
Axsan fanaan xasan Adan samatar 👋👋👋
@Th3black15
@Th3black15 4 жыл бұрын
Sow baxad sooriHii iyo laba boglyntii Man noqon basteeyo Maxam jClhy Hestaz✋
@abdifataax8563
@abdifataax8563 8 жыл бұрын
Mashaa Allah fananiintii hore allah ha idin dhowro
@aamiinaadan3000
@aamiinaadan3000 7 жыл бұрын
mansha allah waa fanaaniintii waynayd kuligiin aad ban idin salaamayaa noolaada
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 5 жыл бұрын
aduunyada wa ayaama tirsan lagu waari maayo ilahey hana hanuuniyo
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 4 жыл бұрын
Aamiin
@mohamedabdi7921
@mohamedabdi7921 6 жыл бұрын
Dad qabyaalad iyo qurun ka maran, waxaa ka dareemaysaa sida ay isku jecel yihiin iskuguna hiloobeeen qofba meel ka yimid.
@maxmetharame5383
@maxmetharame5383 2 жыл бұрын
axx wlh haduu fan jiro kaasu ahaa ilahay how naxaristo intii dhimaty inta sharaf ku nolada
@farhiyasalad8701
@farhiyasalad8701 8 жыл бұрын
khadra daahir iyo xasan iyo sahro sln sare
@apdiqani9389
@apdiqani9389 3 жыл бұрын
alle hu naxariisto sahra axmad qof karti leh oo marka wax dhacaan iyadaa loo yeedhi jiray hobalada wabari
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
MASHA ALAAH GACAL KALA MAQNAAY IYO GEEL WEY USU OLALAAN DAD BAA ISHELAY ALEYLAHEE IYO MULAXANKOODA WAAN SALAAMAYAA SAHRO AXMAD JAAMAC ALAHA UNAXARIISTO INTA KALENA CIMRIGA ALAHA UBARAKEEYO WAXAANSE KAXUMAHAY ABWAANKA C/KARIIN INUU MEEL MUGDI FADHIYO SORRY LAKIN HADA WAAN KABAXNAY ALXAMDULILAAH CALAA KULI XAAL
@MohamedSalah-ve8xq
@MohamedSalah-ve8xq 8 жыл бұрын
masha alah waa dad isu xiisay aniga na waan u xiisay
@dhorexayle6135
@dhorexayle6135 7 жыл бұрын
masha allh wa fananin somaliyey allha dhowro fananinta kalana waxa laga raba kudayasho mudan
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 11 ай бұрын
Waa waraysi taariikhiya
@abdiasishubse996
@abdiasishubse996 4 жыл бұрын
23.5.2020 ayan dhageysanayaa Scotland
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 7 жыл бұрын
xasuuso hore oo wacan bay dadkan soo wada qaateen , isku camirashada laga dareemaya inay isku xiiseen
@muniirgas2922
@muniirgas2922 9 жыл бұрын
masha allah allow faniinta daa
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 6 жыл бұрын
allaya raxma sahro axmad jamaac waxa ay ka mid aheyd hal doorkiiii HOBALADA WAABERI SANADKAN 2018 KA AYEEY GEERIYOTAY SAHRO AHMED JAMAAC KAMA KALA GARNO XASUUSTA IYO ASTAANTA AY U DHIGTAY FANKA MARKA RABI HA U NAXARIISTO
@cabdisalamceynanshe3123
@cabdisalamceynanshe3123 Жыл бұрын
ALLE ha u naxariisto sahro, qadro, iyo cabdikariin jiir
@aminaali1158
@aminaali1158 5 жыл бұрын
mansha allaah bashaal baa ka dhacaay xasuus dheeer
@aadamhoodaale8287
@aadamhoodaale8287 4 жыл бұрын
Hhhhhh AUN sahra axmad kulahaa Xasan waa fuleey 🤗 Alla dadki nasab ka ahaa way socdeen adduunka yaqe
@hassanabtidon6588
@hassanabtidon6588 4 жыл бұрын
Allah yaa Raxma Sahara Axmed I love her, samatar iyo khadra my best ones, Jiir is the best mulaxamista..
@princeaamin5472
@princeaamin5472 7 жыл бұрын
wlhi calol xumo ka xun majirto abdikarin jiir inu mugdi ku jiro ilahay hakasaro
@shukriali3547
@shukriali3547 6 жыл бұрын
MANSHAA ALLHHH DHAMAANTIIN EEBOOOWO CIMIR DHEER IDIIN SI AAMEEENN
@ibarahimhersi7180
@ibarahimhersi7180 8 жыл бұрын
yaaa tartan Cup loo dhigaayo loosameeyo fanaaniintii hore iyo fanaaniinta kuwa cusub
@puntlander2277
@puntlander2277 5 жыл бұрын
Daawadayaasha ciid wangsan lama dhahyo myaa
@cabdulahimohamed6805
@cabdulahimohamed6805 3 жыл бұрын
Masha allaah fanaanin gayiga soomaaliyeed qaali ku ah
@mohmedcatar5646
@mohmedcatar5646 9 жыл бұрын
xasan aadan sidookale
@MohamedAli-rk3qy
@MohamedAli-rk3qy 8 жыл бұрын
cida maha waa heesa macan weya
@abdisalamamin4416
@abdisalamamin4416 7 жыл бұрын
Mohamed Ali wwww
@ugbaadmohamad189
@ugbaadmohamad189 8 ай бұрын
Adeer jiir qaarey habar yaradeey sahro iyo qadro xasan adan oo aan abti uahy alla maxa legand iskugu imadeen ilahey hauwada naxariisto adeer jiir sahro qadro aaamin
@ayanadani9707
@ayanadani9707 2 жыл бұрын
khadra dahir iyo sahara ahmed jama eebe how naxariisto ya rabi u wada naxariisooo
@husseinabdille
@husseinabdille 2 жыл бұрын
Jiir iyo sahra yo qadra dahir alow idin wada raxo xasan aden adna cafimad iyo cimri dheer
@abdikariinahmedmohamed163
@abdikariinahmedmohamed163 5 жыл бұрын
MchallaH wllHi runTi fananinti hore sidas ahayen iskuna jeclayeN calol xumo buxizaY kuwan Hada jiRaa
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Abwaan c/kariin faarax qaarey jiir 😢
@malikibrahim4677
@malikibrahim4677 8 жыл бұрын
boqorada sahra ahmed
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Legenadaan 3 ka mid ah weey dhinteen RIP.
@bbbrs
@bbbrs Жыл бұрын
Sahara iyo khadra Allah SWT h u naxriisto xasan alleh ha xafido fanaanintii nadiifata ahaa
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
iya waliba c kariin f qaarey jiir iyo dhamaan fanaanimtii inaga dhintay iyo muslimiinta oo dhan
@xiisbiix8485
@xiisbiix8485 9 жыл бұрын
waxan ka wadaa codkeeda
@somalipure8835
@somalipure8835 6 жыл бұрын
Marka hore Alle hawnaxariisto sahra axmed Hadii aynu laba dawladood kala noqonay micnaheedu maha inaynu is nacnay Still we love to country
@abdiazizaydarus1641
@abdiazizaydarus1641 9 ай бұрын
still2023
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
Wadajirka wacana siyaad Barre ayaan dadkaan Kala irdeeye
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
maka dirine maxaad beenta ku falaysaa kuwa aad qabiilka ku taageeraysid ayaa kala geeyay ee snm iyo jabhadihii qabiilka ku dhisnaa ee aun siyaad barre wuxuu ahaa birijka isu haya iyaga qabiilow dhimo oo hanoolaan
@ahmadxamari6199
@ahmadxamari6199 8 жыл бұрын
ilahow dalkeyna now hagajiyo
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 8 ай бұрын
Real Somali patrio
@geeloowgulaaloow9966
@geeloowgulaaloow9966 7 жыл бұрын
maama maryan mursal aya ka maqan
@mohamedhussein6725
@mohamedhussein6725 7 жыл бұрын
haska 88.8 hhhh
@maxamedfaaraxmaxamed6651
@maxamedfaaraxmaxamed6651 7 жыл бұрын
maxa galshay mugdi c/karin hadu mugdi kujiro ayadan mugdi labad ayey kujida wayo somaliya ayey lajogda muqdisho hargeyso kama ficno
@abdiasishubse996
@abdiasishubse996 4 жыл бұрын
Maryan mursal dadkaan waa ka danbeysay
@abdiasishubse996
@abdiasishubse996 4 жыл бұрын
Isku lood maaha
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 жыл бұрын
@@abdiasishubse996 kama danbayn inader waxaba way ka horaysay
@amaalxasaan3250
@amaalxasaan3250 6 жыл бұрын
umada isjecel ayuu alle jecelyahay
@mahadgeyrte4463
@mahadgeyrte4463 3 жыл бұрын
2009 Galab Ciid Ah Ayaan VOA Ayaan Kadhageystey Weliba Anoo Gaari PL Ah Saaran Aaga Km4 Cajiiiiib Axsan Fanaaniiiin
@onkodfarayare5961
@onkodfarayare5961 6 жыл бұрын
Wlh waa halyeeyadii fanka soomaaliyeed ilmo ayaa iga daaadatay xaqiiqdii marki aan maqlay codkooda iyo sida ay isugu soo hiloobeen iyo waqtiyadi ay Isla soo qaateen iyo maanta meelaha ay ku kala suganyihiin Allow isku keen halyeeyadeena Kala maqan
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 9 ай бұрын
4 Afar ta wabari hadala dooda wan wada dhagestay khadra iyo xasan iyo jiir lkn sahra marekey hadasho waan qiirooday mana aqaano sawabta sahro si gooni ah ayey ii tabata bal arinkaa yaa ila qaba
KHADRA DAAHIR IYO XASAN AADAN SAMATAR
10:33
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 14 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 32 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН
Waraysi Xiiso badan Oo La La Yeeshay Fanaanada Sahra Axmed Jamac
15:47
Riwaayadii Shabeel Nagood🔥majaajilo iyo heeso
56:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 250 М.
VOA Somali Wareysi Hibo Nuura
20:23
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 3,9 М.
SAMATAR IYO QADRO DAAHIR - WAA QALANJO  YAABLOO
8:08
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 668 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН