Dilka Abwaan Jaamac Kadiye,masoo afjarayaa gummaadka L/caanood & Beylahda SSC, 7 qodob oo xasaasi ah

  Рет қаралды 47,490

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Dilka Abwaan Jaamac Kadiye, masoo afjarayaa gummaadka Haldoorka Laascaanood iyo Deegaan Baylah ah, 7 qodob oo xasaasi ah.

Пікірлер: 170
@mudin8863
@mudin8863 Жыл бұрын
😢😢Allaha unaxariisto 😢😢 Waa loo aargudaa waana balan.
@Umuyahya6866
@Umuyahya6866 Жыл бұрын
Ilahay ha unaaxariisto qabrigana ha u waasiciyo 😢😢😢
@Hareedo
@Hareedo Жыл бұрын
Allah u naxariisto janatul fardoos Allah geeyo dhaman intii ku shahiiday lascanood😢
@Hareedo
@Hareedo Жыл бұрын
@@badeedxildiid5794 Naar iyo janno cidna uma heyside xanuunka ku haayo Allah ka dulqaado walal dhiban bad tahaye
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
أللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك يارب Nin qiimobadan ugu fadhiya umada soomaaliyeed ayaa baxey
@siman111
@siman111 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto aamin Inshallah wa meeshi ugu danbaysay s/land 72 hours wa in goojacade dhul lala simaa Inshallah aamin
@shamisnur9178
@shamisnur9178 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Abwaan Jamac kadiye.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Жыл бұрын
laylkase iyo mareexaan iyo ogaaden gala dagaalka oo qofki kufiirsada reer ssc xasuuqa wa fuley ilaahay ilaahay kabaqayn
@farahhassan2193
@farahhassan2193 Жыл бұрын
Hargeisa iyo Djibouti waa in layska dhiciyaa!
@MohmadSomali77-pt7ql
@MohmadSomali77-pt7ql Жыл бұрын
Wax lascaanood kadhacay walyaab balse waykuleysan doonta insh alaah
@foosmacalin1389
@foosmacalin1389 Жыл бұрын
rabiyooow.unaxariiso yaa allh yaa allh😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Жыл бұрын
dhulbahante wa gobo guni rifeyso ee allow ugargaar
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Allaaha unaxaaristo abwaan jamaac 😢😢😢
@bangaala7513
@bangaala7513 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto, ehelkiisana samir iyo iimaan haka ziiyo 🤲🤲
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Жыл бұрын
​@@badeedxildiid5794qomuludki kudhaley was eeey eey dhaley
@kinsidad3668
@kinsidad3668 Жыл бұрын
Ilaahay Naxariistii Jano ha siiyo Adeer
@husseinjama1
@husseinjama1 Жыл бұрын
Illahey ha u naxariisto Abwaan jaamac Kadiye
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Жыл бұрын
wallaahay dhulbahante haday iskadaayan xarago dagaalanka oo gunimo dagaalaman wa iskufilanyihin idanka allaah
@Warsame95
@Warsame95 Жыл бұрын
Darood meel walba laagaso wareeray kililka Ethiopia lasiyaay kafurta Somalia Iyo bariga Somalia wa laakala jaraay lkn Darood sidaas kuma haraya insha allah Somalia oo dhaan kacanta ku dhigayna
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 Жыл бұрын
Illhahay ha unaxariusto AAMIIN Yaaaarabii
@AyuubQurbo
@AyuubQurbo Жыл бұрын
‎إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun Alle Ha’u Naxariisto Abwaan Jaamac Kediye oo ku geeriyooday magaalada Laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool, Waxaan qooyskii iyo eheladii Abwaanka uga tacsiyadaynayaa geerida tiiraanyada leh ee kutumi alle ha’u naxariistee Abwaan Jaamac Kediye, Sidoo kale waxaan sigaara tacsida iyo tiiraanyaba ula qaybsanayaa dhammaan qoyskii iyo eheladii uu ka tegey maxuumku gaar ahaan Caruurtiisa, weliba waxaan sigaara ugu tacsiyadeynayaa Bulshada Soomaaliya Ee uu Abwaanka u ahaa iyo dhammaan Qoyska reer Jaamac Kediye meel kasta oo ay dunida ka joogaan, Allaah Ha'u naxariistee Abwaan Jaamac Kediye waxaan Illaahay uga baryayaa inuu janadii Fardowsa kawaraabiyo, qoyskii iyo ehelediisiina uu samir iyo iimaan kasiiyo, aamiin ‎إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Xaqiiqi weeyi Gumaad aan cidna la rabin inay ka hadho Dadkaasi 😭😭
@NasteexCabdi-q9q
@NasteexCabdi-q9q Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@farhiyoabdisharif2258
@farhiyoabdisharif2258 Жыл бұрын
ILAHAYOW UNAXARISO ABWAN JAMAC JANADA FARDAWSA NAGU KULMI IISHA ALAH ☪️🕋🇸🇴🇸🇴🐎🐎💯💯✅️✅️👍👍😭🤲🇸🇴🇸🇴🐎🐎🕋☪️
@farhiyoabdisharif2258
@farhiyoabdisharif2258 Жыл бұрын
@@badeedxildiid5794 NACALATULA CALAYK AFKAGA ADIGA HAGU NOQDO SHAYDAN KABAXAY DIINTA CINTIRAF DARTIIS 👹👹👹👹🤑🤑🤑🌈🌈🌈🌈🩸🩸🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🌈🌈🌈🔥🔥🔥🔥🔥🤑🤑🤑🔥🔥🔥🩸🩸🩸🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@abdullahicarab4936
@abdullahicarab4936 Жыл бұрын
Wllhi muse biixi wadagal oge wana inloiqaba dilka abwanka iyo dadka kale ow layay
@khadijaali2562
@khadijaali2562 Жыл бұрын
ALLAH ha unaxariisto Janatulfardowsa ALLE hageeyo Samir Iyo iimaan ALLE ha kasiiyo intii uu kageeriyoodey
@0marabdi209
@0marabdi209 Жыл бұрын
Your analysis are real objective and far sighted keep up
@abdihakimali4429
@abdihakimali4429 Жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto abwaan jaamac kadiye qabrigiisana alle hauwaasiciyo
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Allow ugargaar SSC waa GOB GUNI RIFEYSAAYE
@siradaden5830
@siradaden5830 Жыл бұрын
Innaa lilaahi Waa inaa ilaahen rajucuun Alle haunaxariisto janatufardowsa Alle haka waraabsho qabriga Alle hauwasiciyo ehelka iyo qarabada iyo reer sool SSC khaatomo
@thedailyhero8966
@thedailyhero8966 Жыл бұрын
Mahadsanid Geylan media- it’s about time to end the secessionist nightmare
@ahmedwarsame3360
@ahmedwarsame3360 Жыл бұрын
In your day dream! Mr ignorant I suggest you go school and learn history Republic of Somaliland is even older than failed state of Somalia how dare you say that SL is secessionist!?
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Жыл бұрын
Argagaxisada SNM ee ku jira, cagta hala mariyo oo mar dambe yaysan madfac ay soo tuuraan ku dhicin LAASCAANOOD.
@siradtosane6680
@siradtosane6680 Жыл бұрын
Reer Sool aad bey taariikh da ugu qoanyihiin iney aarsiga ku dhintan Jamac Kediye dhul ma dhacayo dilkiisa waa loo aaraya looma ooyayo isaga intii dhimatey
@abdimalikaden4467
@abdimalikaden4467 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto Abwaan jaamac janatul firdowso ilaahay ha oogu bishaareryo aamiin aamiin
@salmoonabdilahinuur5072
@salmoonabdilahinuur5072 Жыл бұрын
Alle haunaxariisto janadiina haku casuumo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Жыл бұрын
waxi ilaahay iyo maalinta aakhiro rumeysan hub iyo dhaqaale hala gaadhan reer ssc oo madaafiicda lagu qaraayo oo mareexaan iyo laykase hagalan dagaalka
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
Qofkii dhaqaale ku nixiyay jiradaa jasmackadoye iyo dadkale a rasaasta ku shasnaysay wuu ku dambasbayaa wuxuu kusii dheeraynayaa dhibtay haysatay dadkay guryahooda ku tuntaan ee banaanka wadhan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Жыл бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jj kudambaabi maayo ee ajar bu kaheleya qofka reer ssc hub iyo dhaqaale kutaageeraya wayo ilaahay ba nafaray qofka gardaran in laqbto oo isaaq way gardaranyihin oo wa daalimi soo duulay
@user-hj4sh5mh5h
@user-hj4sh5mh5h Жыл бұрын
Alle haunaxariisto Abwaan jaamac janatul fardowsana hageeyo
@bilowhabiba1880
@bilowhabiba1880 Жыл бұрын
Ma soo afjareeyso dilka abwaanka waba kasiidareysaa wana leysku dhamanaya aar layabo bey kudamben insha allah
@iamnabiil
@iamnabiil Жыл бұрын
Mahadsanid 😊
@MacalinCalii
@MacalinCalii Жыл бұрын
Allaha unaxaristo Aamiin Aamiin
@shooladyare9765
@shooladyare9765 Жыл бұрын
Ciil qabaad tahay Cuqdad xiqdi Somaliland nacaybi ka buuxo
@Halalmeal
@Halalmeal Жыл бұрын
30milyan ban nahey iyo ma iska celin karno dir oo ah isaaq iyo samaroon iyo ciise yaaba iiga daran wax walba😅 from hawiye
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 Жыл бұрын
MASHA ALLAH WA RUNTA ❤❤
@matanebrahim9697
@matanebrahim9697 Жыл бұрын
Allow unaxariiso Allow Janadi Fardows Kawaraabi
@CabdikariinMaddaale
@CabdikariinMaddaale Жыл бұрын
Alle haw naxariisto abwaanka
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 Жыл бұрын
Allah haw naxariisto Abwaan jaamac kadiye 🤲🤲🤲🤲
@XidigRamoz
@XidigRamoz Жыл бұрын
RABI NAXARIISTI JANO HAKA WARAABIYO
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 Жыл бұрын
Allaaah ha unaxariisto Abwaan jaamac kadiye
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 Жыл бұрын
Alle ha u naxriisto abwaanka qabriga alle ha u wasiciyo
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Жыл бұрын
قالوا انا لله وانا اليه راجعون 😢 Alle Swt ha u naxariisto samir iyo iimaan Alle ha kasiiyo dhmn, 😢
@atiquephone2657
@atiquephone2657 Жыл бұрын
Ilaahay subxaanahu watacaala haunaxariisto
@hashiugas1603
@hashiugas1603 Жыл бұрын
Illaahey ha U Naxaristo Amiin
@sport10011
@sport10011 Жыл бұрын
Ssc,khatumo guuuuuul iyo gobanimo horay usocd
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 Жыл бұрын
GUUL SSC GOBONIMO ❤❤
@NAbdinasirmohamed
@NAbdinasirmohamed Жыл бұрын
Walalayaashay wan aragnaa in la idiin gaysanayo dhibatoyin io dilal xaqdara ah kaaso qof walbo daremi karo lkn la,iska indha tirayo waxba haka warwarina jawaab dag dag ah ayaanu kajawaabi doona insha allah from mareexaan community
@Raho339
@Raho339 Жыл бұрын
Ax Ax Ax😭😭😭😭
@sport10011
@sport10011 Жыл бұрын
Ssc,khatumo guuuuuul iyo gobanimo ❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Farah Abdiqadir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 Жыл бұрын
Allha unaxaristo abwan jamaca kadiyi cilmi inshallah waa ehlu jaanoo balsii wahadeba idoor kadanbeyo laarkaa inshallah inshallah inshallah daroodow noo fadiiii kacaaaaa ol kablalaxow halganka sowada galla hadikali nin walbo wa markaga
@Football-fans327
@Football-fans327 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@cabdimahad1142
@cabdimahad1142 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@yuusufaxmad5893
@yuusufaxmad5893 Жыл бұрын
ALLAAHA unaxaristo
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 Жыл бұрын
GUUL KHAATUMO STATE ❤❤
@shayga5656
@shayga5656 Жыл бұрын
Alle ha u naxaristo
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 Жыл бұрын
Waxay ila tahey in Habar jecelo in lagu celin doono buuraha guban ee ay ka soo jaajireen. Waynnu sugeynaa natiijada dagaalkan SNM ay ka hesho!
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 Жыл бұрын
Alle ha uu naxaristo waa balan inan meydka idoor isku sawirno ka talabsano malmaha soo socdo
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Xasan iyo xamse caruurtoodii ayaa rahan loogu haystaa imaaraadka iyo masar
@abdillahiyoussouf9905
@abdillahiyoussouf9905 Жыл бұрын
ilahow unaxaristoo
@axmedyusuf6259
@axmedyusuf6259 Жыл бұрын
Ala adeerkiis saw
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 Жыл бұрын
Xildhibanada ssc iyo puntland waa calooshada ushaqaystayal bariismalinle ah dhafsaday waxka qabashada xasuuqa Laascaano 😢😢
@EngNuor
@EngNuor Жыл бұрын
Fadlan xayaysiiska ka dhexsaar warka
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Weriyahan waxa bilaa meher ku dhalay askarta Africa Somalia
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Adiga WAXAAD thy Gaal Afsomali darood barey
@حسنعلي-ص4ك9ه
@حسنعلي-ص4ك9ه Жыл бұрын
Asc
@The-informed
@The-informed Жыл бұрын
Aun abwaan kadiye, Waxaa hubaal ah isaaq dagaalku inaysan kala soocayn yar iyo weyn lab iyo dhadig, harti wuxuu xeerinayo waa lagaran waayey lkn waxa lama huraan ah inla is maato dooxo
@MM-qm7iw
@MM-qm7iw Жыл бұрын
Waxaa dilay odaygaas maskiimka sh waa argagaxisada soo fuushay viva Somaliland
@Sahal-c5s
@Sahal-c5s Жыл бұрын
Munaafaqow wa ka cadayntii in argagixisada laascanood haysata ay diluent kediye car ka hadal 1:55 a
@leylahasan8352
@leylahasan8352 Жыл бұрын
Dabacayuun falaadhi gilgalasho kagama hadho Argagixiso waa idoor dabacayun ,dilka jaamac kadiye Waa kii soo afjari lahaa SNM Insha allaah.
@cunaayeliqaaye5559
@cunaayeliqaaye5559 Жыл бұрын
Soodaaya waxaad haysaan daarood dabadhiig madhawa soomaali land taako kama tagayso dhulkeeda ayay dhalay soodaa waxaad hayso waa lagu wasayaa soomaali land guul guul guul
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari Жыл бұрын
Abwaan ka reer laascaanood ayaa dilay
@aminawaberi9475
@aminawaberi9475 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Shaaban1988
@Shaaban1988 Жыл бұрын
😭😭😭😭💔💔💔💔💔
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 Жыл бұрын
Allaha Unaxariisto qabrigana Allaha Uwaasiciyo
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 Жыл бұрын
GUUL HARTI GOBONIMO ❤❤
@AdamYusuf-nd1lw
@AdamYusuf-nd1lw Жыл бұрын
Wariye waxaad tahay namiimiye ah ee ilaahaay ka baqo waan ku waaninyaa ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚✌✌✌✌
@kaltuuncabdi4145
@kaltuuncabdi4145 Жыл бұрын
cudurks galla Fardaha haddii laga gubo dameer dawada lama gaadhayo ilayn way sii waryaa.
@biggstone3573
@biggstone3573 Жыл бұрын
Dhulbahante hadii qabriga laga soo saaro oo meel madal ah oo gacantiisa muuse biixi uu ugu toogto dhulbahante damiir uu kaga gilgilsho maleh
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 Жыл бұрын
Loo ooyi maye rag io dumar io magalooyin ba u maqan idoor ah
@salebanomar76
@salebanomar76 Жыл бұрын
XASSAN SHEIKH WAXAN SUAALAA????MA ANAKA HAWIYE ONLY KALIYA AYUU MW MADAXWEYNE UYAHAY MISE SOMALIA WEEYN🇸🇴 WAA YABANAHAY XASUQA SHACABKA EE ISAAQ MUUSA BIIXI XASUQAYO UUNA KA AMUSAN YAHAY XATAA WAN SHAKINAY LASCANOD MA KENYAA 🇰🇪 ?????
@شيخبسامالجرار
@شيخبسامالجرار Жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون
@yosufabdi455
@yosufabdi455 Жыл бұрын
Gaylan waxaan kagamahad celinayaa sida aad soowarisid xaqiaqda sool
@Asmaadirshe
@Asmaadirshe Жыл бұрын
dilka jaamac kadiye dilkiisu wuxuu soo afjarayaa dagaal dambe oo snm ku qaado laascaanood iyo dhulka ssc dhamaantood
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 Жыл бұрын
War aniga waxan la yaabanahay aawey xildhibaanadii daarood federaalka war dagaalama oo codkiina ugu hiiliya walaalahiin baaba'ay
@Abdullahgii
@Abdullahgii Жыл бұрын
Xasan sheekh maxa meesha keenay marka?
@runsheeg511
@runsheeg511 Жыл бұрын
Waa balan kaan qabto ee Idoor ah inaan bireeyo
@QoraneIsmaciilCabdi
@QoraneIsmaciilCabdi Жыл бұрын
Abwaan jaamac kediye cilmi waa in muuse loodilaa. Cidkale oo sool kuqancayaan majirto. Mujrim,daalima oo faaxisha weeeeye muuuse biiixi.
@Warsame95
@Warsame95 Жыл бұрын
Isaaqow uu diyaar garoowa Xasuuq Balaan waaye dhul garir Iyo xasuuq uu diyaar garooba hadad darood iska celin kartaan Waxa tihin annaga idin tusii dona
@smeshcel3025
@smeshcel3025 Жыл бұрын
Horta goojacade gala😂😂abti run marka laga hadlo isaaq weliga lagama adkaadey marka bakhbakhda iska da abti
@Warsame95
@Warsame95 Жыл бұрын
@@smeshcel3025 waligeen idin gumaysan jirnaay tarikhda ha ilawiin
@faysalsheekhfaysalsheekh3289
@faysalsheekhfaysalsheekh3289 Жыл бұрын
ILAAHAY ww' ogyahay ciddii dishay inakadiye wuuna cadaabi doonaa!!!!!. 45tii dil ee hore Hadraawina' uddambeeyay iyo kadiye dhulbahante waa lagu ciqaabi doonaa garac gaylanoow
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Жыл бұрын
Waa siday tahay
@gulledhaydar
@gulledhaydar Жыл бұрын
Mr. 7 points...markaan 7 qodob maqlo waa qoslaa😅
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 Жыл бұрын
Ma garan karo wax aan ku hadlo. Mindida Biixi waxaa daabka I hayo Xassan iyo Geele.
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 Жыл бұрын
😢😢😢 xanun badanaa😢
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn Жыл бұрын
Waad MAJEERTEEN AYA DILAY EE MUUSE MAG KAGA HELI MAYSAANE WIXII DILAY DOONTA
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
H was nagaa dhamow
@sport10011
@sport10011 Жыл бұрын
Daalimiin maguulaystaan mahormaraan
@mohamudaden3391
@mohamudaden3391 Жыл бұрын
Doctor ama hospital laxayeeysiiyo ma xirfad ama xeelad maxad oran laheeden
Galka Baarista: Intee le'egtahay awoodda Al-Shabaab?
19:42
VOA Somali
Рет қаралды 73 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН